Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey


  1. Me, Good Post, laakin Qaybta 3aad ee ugu dambeysa waa yara ila qalad:

     

    Magaca Carbeed hadduu kan 3aad & wixii ka dambeeya uun buu caan noqdaa sida: Dahir Rayale Kahin, Lakini Kinsi looguma yeero Xaaji, Shariifna sidoo kale sheek Axmed looguma yeero, ma qaldanahay?


  2. Wadaad ayaa Muxaadaro cinwaan uga dhigay: ATTAKFIIR MIN TALEEX ILAA TORA BORA, haddaba meelaha ay isaga egyihiin Saidka & Alshabaab ayaan hoos ku soo koobayaa intaan ka gaaro:

     

    Adeegsiga Gabayga

     

    Waxaa la hubaa in Sayidku suugaanta meel sare ka istaagay siiba gabayada, laakiin markuu halganka billaabay Sayidku gabayga sidaa kumuu ahayn oo Diiwaankiisa waxaa ku jira mid & laba laga garan karo arrintaas, markii dambase wuxuu gaaray inuu gabay carbeed tiriyo ood mooddo in dhiig lagu qoray oo u dhaca sida MADFACA! kuna dhamaada: DAM DAMAA!.

     

    Waxaan aragnaa sida AL-Shabaab xoogga u saaraan suugaanta, iyagoo weliba u isticmaala si xeeladeysan:

     

    Carabaha & Dunida Muslimka: Nasheedooyin

    Europe & North America: Hip hop

    Soomaalida: Afarreyda Abu-Zubayr (Ina Godane).

     

    Xuduudaha oo laga gudbo

     

    Al Shabaab waa caddeysteen inaysan Somaliya kaliya ku ekeyn ooy rabaan iney xuduudaha ka tallaaban! waxa ugu badan ee lagu eedeeyo waa in ay ku xiran yihiin Badaha gadaashooda & buuraha Tora Bora, waxana la dhihi karaa waa khilaafka keliya ee kala dhexeeya Xizbul Islaam.

     

    Sayidkana siyaasad taa la mid ah ayuu qabay waxana kuu caddeynaya tixdan gabyga ah:

     

    Haddaan waayey calan lay nashriyo tan iyo Nayroobi

    Miyaan waayey naamuus janniyo daalac iyo naasil

    Haddaan waayey Ciidoo naqliyo inaan Nugaal daaqo

    Miyaan waayey neefaan xarbada naalo ugu fuulo

    Haddaan waayey ruux iga naxoo ii nasabad sheegta

    Miyaan waayey naxariis Alliyo Nebiga Jaahiisa.

     

    Dagaalka Qallafsan ee Mucaaradka

     

    Waxaan wada ogsoonnahay sida ad-adag ee Al Shabaab ula dhaqmaan dadka ka soo horjeesta, sidaas si ka daran ayuu Sayidku ku ahaa dadkii berigaa ka hor yimid dhaq-dhaqaaqiisa, labadoodana waxay ku xukuman dadkaas iney gaaloobeen, waatuu Sayidku lahaa:

     

    Nin aqdaama Ferenjiga, maantiyo abuurriin

     

    Ama aaladduu sida, ama awrta buu rara

     

    Ama adhiga buu qala, ama laba ugaadhsada

     

    Ama uba ilaalaa, ama uurka kala jira

     

    Ashahaado beeniyo, islaamnimo ha lagu dhaqo

     

    Ilaahayna nama oran, anna ma oggolaan karo.

     

    Intaas ayaan hadda hayaaye, adinkuna bal ku yara dar-dara.


  3. Originally posted by NASSIR:

    I'm not here to vouch for the content of the article but what I can personally verify is the level of contempt and
    hatred
    we show towards religious and ethnic minorities.

    Thou canst not find people who [truly] believe in God and the Last Day and [at the same time] love anyone who contends against God and His Apostle - even though they be their fathers, or their sons, or their brothers, or [others of] their kindred. [29] [As for the true believers,] it is they in whose hearts He has inscribed faith, and whom He has strength­ened with inspiration from Himself, [30] and whom [in time] He will admit into gardens through which running waters flow, therein to abide. Well-pleased is God with them, and well-pleased are they with Him. They are God’s partisans: oh, verily, it is they, the partisans of God, who shall attain to a happy 58:22 (Asad)


  4. *Da'bo saliid 'geed macsar eey lahaayeen'

    *kuunto laf 'xayeesi oow ahaay'

    *Tusbax-Geel

    *Basa hilib

    *ilka boqol

    *Micir

    *Canjalaq 'wamaa acjalaka' ayuu kari waayey

    *Majo Baasto 'lugo yar-yar'

     

    Waa ku soo noqon!


  5. Cowke, waxan Culimada Boosaaso ka qaylisiiyey miyaa been ah? APL uun ha akhrine bal iska hubi warkan aad thread walba ku qoreyso!

    Culimada ku dhaqan Magaalada Boosaaso ayaa si kulul uga hadlay nin ka soo jeeda Dhulka Soomaali galbeed oo uu Maamulka Puntland sida la xaqiijiyay u gacan galaiyay Gumeysiga Itoobiya, ninkaasi oo ka mid ahaa shan nin oo dhulkaa ka soo jeeda oo maalmo ka hor laga qabtay Dekada Magaalada Boosaaso xiligaas oo ay ka soo dagayeen Dooni ay ka soo raacen dalka Yemen.

     

     

     

    Culimada Kala ah Sheekh Axmed Daahir , Sheekh Xasan Xuseen Axmed iyo Sheekh Fu’aad maxamuud xaaji nuur ayaa Salaadii makhrib kadib hadlo kukul oo ay arintaas uga soo horjeedaan waxa ay ka jeediyeen Masaajidda kala ah Al-Rashiid, Ramadaan, Iyo Al- aqsaa... ka sii akhri http://www.somalimirror.com/2009/10/27/culimada-magaalada-boosaaso-oo-si-kulul-uga-hadaly-nin-loo-ga can-galiyay-itoobiya/


  6. Ar yaakhee kan M/weyne maaha!, Dambiishiisa(Sh. Hassan) ayuu wataa oo marna iskama dhigo!, Afkii tuugsiga ku fiicnaana si fasiix ah ayuu u yaqaannaa!, -ma ogi inuu gabayo FARAZDAQ style uu yaqaanno & in kale-, mar kasta uu safar aado waa inuu soo maraa Carabaha, weliba Libya ayuu ka soo billaabaa!-goorba Qaddafi ayuu ku beerlaxawsadaa inuu cilmiga uu ku shaqeysto Libya kaga aflaxay!.

     

    Labada Shariif, Ballantii ayay ka dhabeeyeen aheyd ineysan marna kala harin!


  7. Duke, waan ogahay in website kasta sidaas qoray, waana tan iga yaabisay, waayo anigaa dhegeystay, waana kan warkiisii oo sax ah:

     

    Al-Shabaab ka hadlay Duqeymihii Shalay AMISOM Muqdisho u geysatay.

    By Somalimirror on 23 Oct, 2009 10:39 AM in Main, Wararka

     

    Waaliga Gobolka Banaadir u Qaabilsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Max’ed Xuseen ayaa Sheegay in Duqeymihii Shalay Ciidamada AMISOM ka geysteen Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen Dadka badan ay tusaale Cad u tahay in Dagaalka ka socda Xamar uu yahay mid u Dhexeeyo Shacabka Soomaaliyeed iyo Gaalo soo duushay.

     

     

     

    Sheekh Cali oo Xalay Saxaafada lahadlayey ayaa Sheegay in Cadawtinimada AMISOM Daliil u tahay Shacabka ay ku gumaadeen Suuqa-Bakaaraha iyo hareerihisa iyagoo ku andacoonaya waxbaa nalakaga soo tuuray wuxuuna intaa ku daray inay taasi marqaati u tahay in Dagaalku u dhexeeyo Shacabka iyo Ciidamada AMISOM.

     

     

     

    Sheekh Cali oo arimahaa ka hadalayana waxa uu yiri:“Dhibaatooyinkii iyo Xasuuqii ay u geysteen Musiibada ka dhacday ayagoo ku mar marsiyoonaya in meeshaa hoobiyo laga soo riday ama wax lagaga soo riday ayey Dadka Muslimiinta ah ee Shacabka ah ee ku dhaqnaa deegaankaas ee Masaakiinta ah Hooyooyinka …kuwa Qudaarta gadaayey kuwa Caanaha gadaayey ay maanta ku xasuuqeen halkaas taasna waxay tusineysaa Maanta Xamar waxa ka socda inaysan aheyn Qolo muslimiin ah baa Dadgaalaeyso iy qolo kalaa dagaalameyso maanta waxa Xamar ku dagaalamaayo ama Dagaalka ka socda Xamar inuu yahay Dagaal u dhexeeya Shacabka Muslimiinta ah ee Xamar ama Soomaliya ku dhaqan iyo Gaaladaan soo duushay ee Saliibiyiinta ah ama Kirishtaankaan soo duulay iyo qolodaan Murtadiinta ah ee gudaha ka siineyso garabka ugu ah inuu u dhexeeyo Dagaalka Xamar ka socdo taas inuu Cadeyn u yahay waayo waxaad arkeysaa Xitaa Gaaladaas soo duushay ee Saliibiyiinta ah hadii wax la yeelo in laga aarsanaayo Shaabkaan Muslimiinta ah ee Guryaha joogo ee waxay geysteen aan la’arag”.

     

     

     

    Dagaalka ay ku jiraan Ciidamada AMSIOM ayuu ku tilmaayay inuu yahay mid lagula Dagaalamayo Diinta Islaam iyo Ehelkeeda isagoo leh:“waxaan ognahay Dadkaa Gaalada ah ee soo duulay kaliya waxay u socdaan inuu yahay Diinta Islaamka inay la dagaalamaan iyo Ehelkeeda”.

     

     

     

    Waxa uu sidoo kale Sheegay in Murugada iyo Shalaaytadu ku Dambeyndoonto Dadka iyo Dalalka ay ka yimaadeen Ciidamada AMSIOM isla markaana u aari Doonaan Shacabka ay gumaadeen wuxuuna yiri:“ ha’og'aadeeno saaka haday Dad badan oo Muslimiin ah wax noqdeen oo saaka loo murugoonaayo oo dhib badanu uu soo gaaray insha Allahu waxaa laga murugoon doonaa horeyna looga murugooday Kampala iyo Bujumbura… , Murugtaan Maanta anaga naheysato ama Dadka Muslimiinta ah ay murugoonaayaan oo Caruuta weysay ama Dadka Muslimiinta ah kuwada baaba’een insha Allaahu horana waa loogu aaray hadana waa loo aari doonaa, Dadbadan oo madax ah oo hoobiyaha soo agaasimaayey ayaa tagay hadana kuwa dambe insha Allaahu waa tagi doonaan oo waana labaabi’in doonaa”.

     

     

     

    Dadka ku dhintay Duqeymihii Ciidamada AMISOM shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho ayaa kor u dhaafaya 20 Qofood oo rayid ah halka 80 kalane dhaawacyo darani ka soo gaareen.

     

     

     

     

    www.somalimirror.com


  8. Abwaan,

     

    N3-ga balka waan ka helay!

     

    Thread-kii Siyaad waxaad u ekeyd nin Taariikhda aad u yaqaan! mise Vendetta aad u baratay?, haddii taariikh 20 sano ka hor aad sidaa uga sheekeyseysid inaad mid Current ah oo Attore-heeda weli noolyahay aad taqaanideey aheyd, sheekada dhanna waxaa keenay 'ASKAR GAALSHIRE'.

     

    Ceelasha Biyaha & Afgooye inuu degganyahay miyaad mooddaa oo uu dadka la soo qaxay?, waxaan maqlay inuu Xafiis ku leeyahay H/wadaag-jidka 30ka & kan warshadaha dhexdooda-.

     

    Tan ah in la cararo, ma waxaad qabtaa in uu AK47 intuu qaato dagaallamo? maxay ku kala duwanyihiin-markaas- isaga & wiilka 20 jirka ah?