Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. ^^ i guess thats what she is expecting

     

    finesista, did u by any chance watched todays 7.00 pm news on chanel five (thats if u r in UK)....coz they were talking about abusive partners, believe it or not they said 1 in 5 men are suffering from their partners domestic violence. I guess they were talking about you.... i think u need to see a shrink before our law locks you up.


  2. ^^^hadaad waxaad igu qasbee inaan halahaas oo kilometer inaan soo jeexo just inaan ku baro jalaqsannimada. socodka waa inaan kaa badalaa, gabar oo jalaqdhee jalaqdhee u soconeynin wax wiilashaan uma qabanaayaano. laafyada sidaad u luxeesit waa inuu muruq almost ku galaa....waa ku sidee. fasaxeyga uugu horeeyo baswaaye adaan kuugu qoranahay. calool xumadaan maan fiirsan karaa :D ...ha niyad jabin, hadaad aduunka u hor leedahay marka waad nasiib badan tahay inaad i baratay waqtigaan noloshaada aad'ka uugu muhiimsan :D ...dhon woori... help is on the way


  3. ^^^marka sidaas aad igu leedahay ciyaal xamar aan ahay

     

    baabuurta (basaska) garaangarahooda iney ciyaalka dhax galaan ee dalcad yar kasoo dagi jireen....xaafadahiina waxaas malaga yaqaano miyaa? mase adi waxaad ka waday fiilooyinki (birta ahaay oo sida garaan gar laga sameeyo ee ciyaalka baabuur ka dhiga jireen, taas maa ka wadaa?


  4. wiilo of course sidatani waa soomaalinimo. waa inaan wax ka naqaanaa geographyga, taariiqda iyo siyaasadaheeda soomaaliya hadaan noqoneeno 100% maryooleey

     

    haa, waa saxday su'aashi koowaad (5 dhibcood aad leedahay wiilo)

     

    Madaxweynihi ka horeeyay Siyaad Barre magaciis?

     

    j_b adna diyaar ma tahay?


  5. adi meel aaba iiga dhacee

     

    seen u garan waayay aabitay, baliil iyo garaangar? makuu fasiraa

     

    aabitey - geeda xiriga ku xiran oo hawada u baahan

     

    baliil- kumanaano aan qabay

     

    garaangar- dhaxdiisa inaan galno aan buur iska soo tuuri jirnay

     

     

    see camalkaa adi


  6. ^^i understand ur point.....have u heard the sayin "magaalo sidey u taalo aa la'la yaalaa".

     

    Euro 2004 is different, bcoz they were representing their country thats not linked to religion

     

    i personally haven't come acros flags being waved during the diwali festival but this rule goes for them as well right

     

    we dont c flags during christmas do we? do u understand my point bro


  7. am i well informed individual? ....aah, no insults

     

    northener, i think u r bit confused here. we r not celebrating s/land national day, for gods sake its eid. i dont understand the need of waving any kind of flag...and i honestly do believe it creates racial hatred....but then again thats my opinion


  8. bob mate that girl u r referring 2 just did u a favour...and for ur information that girl has a name (sheherzade it what she likes to call her self)..i think u should appereciate what the sister did 4 u :(