Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Too many spoilers ku jira Somalia.
  2. waxa igu qosol badan qolyaha daha safirka uu fadhiya Somaliland iyo Somalia. waba daad khiyaali ku nool.
  3. Iyo qarkaleba way joogan. Ta labaad odaygan shaqadiisa maha arimahas wu ka bad badiyay ruuntii ila sanadkii hore and he was ignored.
  4. Jajuuskan maxa walay horta. Somaliland/Waqooyiga Mahdi Guuleed uun ba metela.
  5. UN envoy James Swan arrives in Hargeisa - WWW.JOWHAR.COM UN envoy to Somalia James Swan arrives in Hargeisa, capital of Somaliland. During his visit to Hargeisa, James Swan will meet with Somaliland regional administration officials. Nonetheless, James...
  6. It is easy to blame Siad Bare but what about the rebel groups who after taking power were unable to form a national government. If you are going to overthrow a government have a plan in place.
  7. Waxa la yaab leh odaygan Cali Mahdi miyana ahayn ninka dabaq $8 million ah ee ugu dheer ka dhistay Xamar ? haday balaayo dhacdo miyana dabaqiisa ka dumayniin wa caqli darada haysata siyaasiinta koonfuurta qarkood.
  8. Wuxu ka baxay fanaaniimada not only him but a lot of others.
  9. There was already a 1975 census but old man Siad Bare didn't like the results and tried to hide it. Lkn wa ruunta in 2021 lama oga, which is why 1 man 1 vote is important in Somalia sii ay cidwalba xaqeeda uu heesho rather than 4.5.
  10. Horta he is right that the Somaliland region folks are the second largest in Somalia. Lkn xage bu ka keenay 38% ? according to old census and CIA sources Somaliland region folks & south central folks waxba ma kala badna only 3% . To jump from 25% to 38% in 30 years waba waali. There is no group that reaches 30% +mark in Somalia the four major groups wa between 20-27% .
  11. Meeshii America way walatay. It is straight out of season 4 AHS.
  12. Tas daadka koonfurta dega ba ishooda laga arkay waqooyiga waxas lagama ogola lkn. Tusaale Jubbada hoose oo ay degan ila 10 reerood ba lagu magacabaya hal reer. The south is way too diverse. Somalia hal gobol kaliya jira oo hal reer lagu magacabi karo haday ugu badato kasna wa Nugaal.
  13. lkn haadii ruunta la sheego Hassan Sheikh Mohamoud ba khaladka leh oo beelo gar ah ku magacabay Sool iyo Sanaag oo la wada dego. It is like Faysal Ali Waraabe saying Mudug iyo Galgaduud belongs to the D block boys.
  14. Wuxu ogaday iin Hassan Sheikh Mohamoud lagu karbasho Farmaajo.
  15. Benadir football team got some fans. https://www.facebook.com/abdihakiin.ciidle/videos/3167542336806764
  16. Wa sax Djibouti way ixtiraamta midnimaada dalka marka logama baqayo. lkn Kenya wa cadow baada kugu haysta marka laysma barbar dhiigi karo.
  17. What is your take on the visit @galbeedi is it the usual visiting seedi trips.
  18. They have similar dhaqan to Somalis crabs in a bucket.