wacdaraha_aduunka

Nomads
  • Content Count

    681
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wacdaraha_aduunka

  1. Danyeer sxb u got tha link?????? missed it on the tv man
  2. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka aqbalay Haweeneyda Safiiradda u ah Dalka Belgium waraaqaheeda safiirnimada ee soomaaliya Amp. Mrs Kristina Funes-Nopper, Marwda Madaxweynaha iyo Madaxene C. Yuusuf Amp. Mrs Kristina Funes-Nopper o salan sharaf ka qadaneyso ciidnka booliska Kristina Funes-Noppe oo ah safiirda dalka Begium u fadhin doonto Soomaliya Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa manta ka aqbalay Haweeneyda Safiirada u noqon doonta Dalka Belgium oo lagu magacaabo Kristina Funes-Nopper. Haweeneydan ayaa manta Madaxweyanaha u gudbisay waraaqaheeda safiirnimada ah ee ay Soomaaliya u fadhin doonto Dalka Belgium. Dowladda Belgium ayaa noqon doonta wadankii u horeeyay ee xafiis ka furta Soomaaliya,waxaana manta laga dulbabay calanka soomaaliya calanka Dalka Belgium. Kristina Funes-Nopper ayaa sanadkii 1988 aheyd safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Belgium,waxeyna sheegtay in ay ku faraxsan tahay in mar 2aad safiir ka noqoto Soomaaliya,Mrs Kristina ayaa waxa ay sheegtay in ay ku faraxsan tahay in soomaaliya ka dhalato Dowlad wanaagsan,iyadoo tibaaxday in Soomaaliya dagaalada sokeeye uu soo maray mar xalado kala duwan waxeyna carabaabtay in ay ka xun tahay waxyaabihii soomaaliya ka dhacay mudadii 15-ka sano ee Dowlad la’aanta, Mrs Kristina Funes-Nopper ayaa iminka waxa uu xafiiskeeda ka furan yahay Magaalada Nairobi,iyadoo dhowaana la filayo in ay fariisato xafiiskeeda soomaaliya ee Magaalada Jowhar. Kristina Funes-Nopper ayaa balan qaaday in Dowladda Belgium ay wax badan ka qaban doonto Soomaaliya,waxeyna sheegtay in aad ugu farsaxsan tahay nabada ka jirta magaalada Jowhar,waxeyna umadda soomaaliyeed u sheegtay in la anuuro nabad, Mrs Kristina Funes-Nopper ayaa waxa ay sheegtay in Dowladda Belgium ay noqon doonto dalalka saaxibada la ha soomaaliya kuwa ugu horeeya,waxeyna carabka ku dhufatay in soomaaliya ay ugu deeqi doonaan kaalmo bani’aadinimo. Madaxweynaha ayaa isna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay xafiiska ay ku dhawaaqeen Dowladda Belgium in ay ka furanayaan Magalaada Jowhar soona dhoweyn doono wadanka Belgium oo uu sheegay in ay dal wanaagsan. C/casiis Xasan Max’ed (GOLF), Midnimo googooye16@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com www.midnimo.com
  3. Originally posted by Tukaale [/^^What do you study? QUOTE] I'm studying Law bro. Originally posted by Simply_I I dont recall knowing you Sorry.
  4. In my second year at St Catherines College at Cambridge University >>>>>UK
  5. Indeed very good news and swedish government and also the swedish organisation Diakonia thats currently building the extension of Galkayo Airport's ariival terminal should be applauded for their work in Puntland for helping the judicial system and in puntland and building almost all courts including the Puntland Supreme Court.
  6. I wonder what the warlords in Muqdishu are thinking right now as everyone who was mucaarid yesterday baa maanta is dhiibaya marka I'll be waiting for day when Qanyare and Yalaxow will be forwarding their codsi for cafis to their Prime Minister and Presidnet and will be waiting with anticipation the reaction to this event from Jumatu!!!! Waxaa si lama filaan ah ku yimi Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka ahna kusimaha gudoomiyaha baarlamaanka Cilmi Cismaan Boqore ayaa soo gaaray xarunta KMG ee dowlada Dhexe ee magaalada Jowhar. Waxaa si lama filaan ah ku yimi Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka ahna kusimaha gudoomiyaha baarlamaanka Cilmi Cismaan Boqore ayaa soo gaaray xarunta KMG ee dowlada Dhexe ee magaalada Jowhar. Gudoomiye ku xigeenka ayaa ahaa dadkii ugu ad adkaa ee ka soo horjeeday Madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha iyagoo fikrado kala duwan kala qabay. Gudoomiyaha oo su’aashaasi ka jawaabaya ayaa sii yiri Anagu waxaan nahay dawlad waxaana halkaan jooga madaxweynihii qaranka, Raysul wasaarihii iyo siyaasiintii kale hadii shalay aan mowqifkaygii hore hadee wax baa isbadalay mar hadaan halkaan imi. Gudoomiye kuxigeenka Cilmi Cismaan Boqore ayaa sheegay in halkaani ay joogaan madaxdii sar sare sida madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha uuna jecel yahay inuu si dhaqsi leh ula shaqayn doono. Gudoomiyaha ayaa sheegay halka uu ka yimi inay tahay dal soomaaliyeed halka uu yimina ay tahay dal soomaaliyeed mar aan ka wareeystay sababta ku dhaliyey inuu Jowhar yimaado. Xubnaha Muqdisho ayaa arintaani dhabar jab ku ah ka dib markii xubno muhiim ah kasoo tageen ka dib markii isbuucii hore uu sidaasi si la mid ah u yimi xubin katirsanaa baarlamaanka oo magaciisa la yiraahdo xuseen caraale iyadoo nayroobina ay kasoo galeen laba xubnood oo kale oo kala ahaa Qamar iyo Faax oo intoodaba ku fakar ahaa xubnaha Muqdisho.
  7. Picture 1: Stadium Muqdishu Picture 2: Not as Haarun said is host building for NGO's but is the conference hall in TAar city hotel in Gaalkacyo Picture 3: The Puntland Army and Police Academy in Carmo in Bari region. Picture 4: The bus had Puntland plates and look like the buses that go between Gaalkacyo and Addiis Ababa and the bus is either in Gaalkacyo or Galdogob DONT KNOW THE THE OTHER ONES.
  8. Thanks bro (Sky) the thing is I was in Gaalkacyo in 2003 and just recently and there's is a very big difference. There's a new Bus terminal for buses to Kilinka 5 and the rest of Puntland. There's been a ban on Trucks and lorries in the city as they made too much noise and there's a xeero for these lorries outside the city, Sky you could work out the amount of lorries passing Gaalkacyo from the whole of Ethiopia, Southern Somalia, Puntland and Somaliland. There's also 2 new control point in the city, the old one near Taar city Hotel has been taken to a place like 5km from Bacaadweyn which is like 35km from the city which shows u how the city has grown in past years. MOst people are not also that the economic co-operation agreement between Puntland and Ethiopia is active in which a new customs and security control post was built on the road to Galdogob and Hawd and Kilinka 5 and personally I have some personal experience from those customs officials suspecting everyone has contraband items with them. The terminal is larger then those of the most recent pictures from Allpuntland and theres been like 150-200 date tress planted in the Airport almost identical gardens as the one in Bosaso's new Airport. On the Entertainment side there's ''Riwaayad'' the somali version of a Night club which is every friday in Capital HOtel and every Thursday in Taar City Hotel and is quite nice with as it is live bands and the most recent band that came was the Dur Dur band from Addis Abba and costed $20, so its only rich kids afford it. :rolleyes: :rolleyes: What I also saw was an influx of somalis from Zone 5 in Gaalkacyo who moved in recently with the majority of them being Business men , and near the Airport they opened the Somali Federal State of Ethiopia Chamber of Commerce so that it would help the their citizens to do business in Puntland. There's also several factories which amazed me as these are not even reported by the media, there's the Muktar 1 and 2 which both of them can slaughter 1000 heads of sheep per hour which is mainly send to the Gulf States but also Syria and Egypt by Air from the Airport. There's the Ilo Tango plant which produces soft drinks and juices, The Shifo plant which produces bottled water which is sold all over Somalia but also to Ethiopia, the Ice cream plant opened by a former somali londoner and it produces 15 different ice creams (btw very nice flavours), Newly opened Carfoon plastic factory which does all the plastic bags in which somali's mostly carry chad with them which causes great effects on trees as they stuck on to them and lastly the Factory build by the Swedish Governmnet through Diakonia (very well-known NGO within puntlanders as they have done a lot for Puntlanders) and is owned by the local government which produces windows, doors and other decorations. Wonder where all the the money goes as the local council owns the Galkayo Water Authority also(55% share in it) plus the revenues from the Airport and taxes???? The pictures are coming having some problem with my camera but soon inshalaah. Cheers
  9. Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo aqbalay in uu bixiyo Canshuur uu ku soo rogey Cabdulaahi Yuusuf. Kaddib markii dhawaan uu iskaashi dhex maray Dowladda Kenya iyo Dowladda Federaalka gaar ahaan dhinacyada Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Nabadgelyada ayaa waxaa maalmahan la dareemayay fulinta heshiiskaasi, gaar ahaan Dowladda Kenya, iyadoo taasi jirto ayaa haddana waxaan helnay warar xaqiijinaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf uu warqad qoraal ah u diray Dowladda Kenya oo uu kaga dalbanayo in ay kala shaqeeyaan dhinaca duulimaadyada Diyaaradaha ee imaanaya Soomaaliya, ha noqoto kuwo ganacsiga iyo kuwo samafalka. Waxaa la sheegay in arrinta uu soo jeediyay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ay Dowladda Kenya ay si weyn u soo dhaweysay iyadoo lagu amray Diyaradaha tagaya Soomaaliya in ay warqad ogolaansho ah kala yimaadaan dhinaca Dowladda Federaalka ah ee fadhigeedu yahay Jowhar, isla markaana in ay ogolaadaan bixinta canshuurta Diyaaradaha imaanaya garoomada, gaar ahaan kuwa ku dhow dhow Magaalada Muqdisho. Waxaa la go’aamiyay in Diyaaradaha Ganacsiga ee ka degaya garoonka Lambar 50, Deyniile, Bali-Doogle, in ay soo maraan Magaalada Jowhar si halkaasi loogu canshuuro, hase yeeshee Xildhibaan Xaaf ayaa warqad qoraal ah u diray Dowladda Federaalka uu kaga codsanayo in uu diyaar u yahay in uu bixiyo wixii canshuur ah, isla markaana waxa uu ka dalbaday Dowladda Federaalka in Diyaaradihiisu aysan ka degin garoonka Diyaaradaha ee Jowhar, waxaana la sheegay in Dowladdu ay ka aqbashay arrintaasi, wuxuuna maalmahan Xildhibaan Xaaf waday olole uu ku taageerayo Dowladda Federaalka garabkeeda Jowhar, iyadoo Xildhibaan Xaaf uu ka mid ahaa dadkii sida aadka ah uga soo horjeeday garabka Jowhar, iyadoo sidoo kale waxaa Xildhibaanka beryahaan laga dhendhensanayay ereyo uu kaga dhaadhicinayay Xildhibaanada kale in ay taageeraan Dowladda Federaalka. Iskaashiga dhex maray Dowlada Kenya iyo Dowladda Federaalka waxa uu saameyn ku yeelan doonaa garoonka diyaaradaha ee Deyniile oo ka uu taliyo Wasiirka arrimaha aminga Max’ed Qanyare Afrax, maadaama Diyaaradaha qaadka keena garoonkaasi iyana ku qasbanaan doonto in Jowhar tagaan, haddii aysan bixin canshuurta la dul dhigay warar kale ayaa sheegaya in Maamulka Garoonka Diyaaradah Ciselay u ogolaadey bixinta canshuurtaas Dhawaan ayaa Dowladda Kenya waxay amartay in Xildhibaan iyo wasiir kasta oo imaanaya wadanka Kenya uu warqad qoraal ah ka soo qaato Ra’isul wasaare Cali Max’ed Geedi W/D Amiin Yuusuf Khasaaro http://www.somalitalk.com/2005/oct/26m105.html Very smart move from Abdullahi and Geedi and which they should have exercised their legitimate power by imposing sanctions before in which the days of the warlords not have any income from criminal activities and the first ones on the list I would presume is Dayniile and No 50 near marka and also this would probably prompt the opening of the Mogadishu International Airport or whats left of it! headed by Aided Juniour..... I also noticed that soem of the warlords usual trips to Nairobi has been concluded after the kenyan government acted on the directive from Geedi in which they must have written approval from the Prime Minister to leave the government
  10. I just came from Gaalkacyo Bosaso and Las Canod and i have been personally to the xaafad that another company is building which is called Eagle Construction company and is building 90 houses from three storey buildings to the new Gaalkacyo shopping centre called Golis and the new hotel in which President Abdulaahi opened in his tour of somalia this year called Capital Hotel. And this xaafad comes with already landscaped gardens done by phillipine workers saw them in bosaso also which did remarkle good job and also built a new fotball and a park in the xaafad. Regarding security they have 24 hours security guards and overall security is done by the police. Will upload soon of my trip to Puntland ...... Cheers
  11. Is this a possibility as as both entities have enjoyed stability and economic boom that which has not been seen by the southern entity of Somalia due to instability and on what terms would this agreement be accepted by both parts. Is this also an option to end the dispute regarding Sool,Sanaag and Cayn and also would also this hypothetical entity seek independence from the rest of Somalia or play a very active role in the newly formed Somali Government as they wouls surely have majority in Parliament and other senior posts in the government??
  12. I dont understand what drives these warlords to continue undermine the government with no success and Muuse Suudi getting slapped everyday ?????. They always seem to over-achieve my expectations
  13. Dareenka Dadweynaha Adhi-Caddeeye Iyo Yagoori Iyo Doorashooyinka Maamulka Hargeysa , Wariye Goobjoog Ahaa Labadii Maalmood Ee U Danbeeyey. Adhi-Caddeeye,Yagoori(Radiossc.net):-Dhaqdhaqaaqa ka jiray Tuulooyinka Adhi-Caddeeye iyo Yagoori ayaa ahaa kuwo caadiya labadii maalmood ee u danbeeyey, ee ay socdeen waxa uu ugu yeedhay maamulka Hargeysa doorashooyinka Golaha wakiillada . Safar aan ugu baxay maagaalooyinka Adhi-Caddeeye Iyo Yagoori ayaa waxa aan ugu kuur galay maalmihii shalay iyo maanta, waxa halkaasi ka jirtay nolol caadiya oo ay ku jireen dadweynaha deegaanka Adhi-Caddeeye iyo Yagoori, waxayna dadweyuhu shalay oo aan ku sugnaa Adhi-Caddeeye Yagoori iyo Tuulo Samakaab ahaayeen kuwo aanay ka muuqan dareen doorasho, marka laga reebo hadal hayn teeda. Hasa yeeshee waxaa jiray goobo dhinaca baadiyaha ah oo aad uga fog tuulada Adhi-Caddeeye oo kaam laga sameeyey, halkaas oo mar aan booqday ugu tagey dad reer baadiye ah oo si tuuga ah loogu gurayo gawaadhi, oo lay sheegay in ay dhammaantood ka yimaadeen dhinaca magaalada Burco, waxa kale oo jiray in lay sheegay in sanaadiq la geeyey xeryaha ciidamada hasa yeeshee ay ii suura gali weyday in aan galo. Dadkii halkaas ku sugnaa ayaanay ka dhex muuqan dadweynaha deegaanka, waxa kale oo joogay malayshiyo dhar shicib ah loo soo galiyey, sida uu ii sheegay Askari ka mid ahaa kuwii codaynayey, inta badan waxaaba goobahaas ka jiray dareen cabsiyeed oo mugweyn oo ay ka qabeen dhinaca dadka deegaanka u dhashay. Deegaanka Yagoori oo aan iyadana Booqaday ayaa dadku aanay waxa cod ah ka dhiiban sanaadiiq, raadkeedna aan laguba arkayn iyada oo ay dadku aad uga cadhaysaanyeen dhacdooyinkii maalmihii ugu danbeeyey ka dhacayey Wadhake iyo Burco. Goobaha ay sheegeen in ay doorashadu ka dhacayso oo ahayd goobo baadiyaha ah ayaa dadka laga soo kaxeeyey Burco iyo Wadaamo-Goo la sheegay in lacag 10 dollar ah la siinayey qofkiiba si ay goobahaas u yimaaddaan intooda badani, Cabdi Jaamac Dhoolawaa oo ka mid ahaa dadkii halkaas la keenay oo waliba ku labisnaa shaadh milatari ah, ayaa ii sheegay in ay dadkan ka soo daad gureeyeen gobolka Togdheer si ay baadiyahan uga codeeyaan. Guud ahaan xaaladda deegaanka ayaa iyadu ahayd mid deggan oo aan dareen doorasho ka muuqan, waxaase la yaab ku noqotay dadweynaha deegaanka Hadalkii uu Ninka lagu magacaabo C/waaxid C/qaadir ka siidaayey BBCda, kaas oo sheegay in Doorasho ka dhacday Adh-iCaddeeye, waxaana ay noqotay arrin dadka deegaanka ka fajicisay. Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Hargeysa oo lagu magacaabo Maxmed Qaasaali ayaa ii sheegay in ay dhibaato weyn ku qabaan joogitaanka ay ku sugan yihiin goobahan , oo ay mar uun jecel yihiin in ay dhulkoodii ku noqdaan, oo kaamkan uu joogo ee cidlada ah iskaga tago, isaga oo ii sheegay kuwo badan oo saaxiibadiis ahi in ay maalin kasta ka baxsadaan ciidamada , dibna ugu noqdaan deegaankoodii. Intii aan ku sugnaa Adhi-Caddeeye, Yagoori iyo Tuulo Samakaab, ayaa waxa dhawr jeer soo yeedhay dhaqdhaqaaq Ciidan, hasayeeshee waxba may dhicin. C/qaadir Gaabuush Adhicadeeye /Somalia gaabuush6@hotmail.com
  14. TAck brorsan Fyrkanten but need to wait like everyone else the next day as I dont live in Sweden no more. But thanks Fyrkanten for the info
  15. One sided indeed... Not much of a radio station as its a propanda machine used by Mogadishu ******** to further their intentions. I wonder Milk and yonis and others if these stations have people with journalistic background at all as everyone can say anything in a radio???????
  16. mashalaah I truly wish all the best for my brothers in Somali Galbeed keep on tha good work
  17. Congratulations walaaliyaal and I hope you all the best!!!
  18. Soon Qanyare will accuse Mongola of arming the government with weapons. I await everyday for the dos of lame attempts of these above mentioned persons earlier mentioned in this topic to derail this government but as every day goes by these acts just get even more ridicolous !!!!!!
  19. Indeed Very good News now the only task left for government to accomplishe before the reconstruction plan is put in force is a massive clean-up of all war-lords from mogadishu :cool: and am anticipating that the moment when President Abdulaahi and Pm Geedi will be received in Villa Somalia with an honorable salut from the National Army and that moment is very close indeed
  20. Qodobka 11aad: qaybtiisa labaad oo dhigaysa: Dawlad goboleedka Puntland waxay dhawreysaa heshiisyadii ay dawladihii hore ee Soomaaliya la galeen shirkad shisheeye, haddii heshiiskaas/heshiisyadaas aysan ka hor imaamayn danaha iyo maslaxadaha Puntland? Of course it's in the interest of Puntland to develop it's energy sector but the issue is how's to decide if this contracts are for the benefit of Puntland, Is it the puntlanders and their administration or dayniile/somalitalk aka moryaan sites?? :mad: :mad:
  21. Am Muslim first then 2= Somali 3= Swedish cause born and breed in Sweden + the passport plays a role 4= Arab cause I feel somalis got more resemblence to the arabs like religion, music and culture. 5= African cause Somalia is situated in Africa :confused: :confused: