nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Dhubad, It is called, "systematized delusions" no matter how hard you try to bring evidence, it never gets through, dhaga daboolan dhinacna ka duleela ayaa la arki jirey, hada waa indha daboolan docna ka doleela! Kolleey nimankaas safaarad ku sheega Itooobiyaanka hor tubnaa sidii ayagoo gaaweeto loogu qeebinayo bariis sidii nimankii askarta ahaa ee xeryaha ku jirey camal soo wax lala yaabo ma ahan ayagoo waliba sheeganayo madax tinimo
  2. ^^^ dat is one giant tissue, r u sure it is not shukumaan About the programme, I would have loved Ina Xuub Caaro Sirdoon in la tago magaaladiisa Liverpool or Manchester, dat guy is suicidal and would destroy Somalia hadii madaxweyne laga dhigo
  3. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Abtigiis, do you e-shigshig, yacni ma shigshigtaa, duqa? Just asking. loooool, I seen him doing e-shigshig few times, sometimes more than 5 times shig-shig in one word
  4. lool Leezi-Gaal, haye, ani muggoo waa kaa yaabey, Waa in cirbaha lagaa toogtaa alleylahay
  5. Dhubad, yeah, he lives in Liverpool da Xuub-caaro one, I was told he is married to someone I know. Then waxaaba la igu dhahay, the guy is good husband and takes care of his children and his wife, cajjiib!!
  6. Xiinfaniin lool sxb, waa nabadee see tahay, maad ka deysid sxb gabdha badanoo yaqaano sarfigaa ayaa jiree, kuwa kuu sharxayo ficlu daxraja waa min wazni faclala, iyo ficilka mujarradka ah inuu imanayo asagoo ceyntiisu kasra tahay wa laamuhu wa faa'uhu saxiix yihiin gheyr muctal
  7. Zaylici, sxb aad baad ugu mahadsantahay the videos, AfSoomaalkaagu waa heer sare, mida kale arrima muhiim ah ayaad ka hadashey kuwaasoo u baahnaa in bannaanka loo soo saaro. Tan kale ee styleka ah or qaabka aad u soo bandhigeysay, kolleey anigu si heer sare ayaan u arkaa fikir ahaanteyda, waayo your message was going on with your style of presentation
  8. lool Xiinfaniin, lool@Kittaabka Riyaalu-saalixiinkaan aan soo xasuustaa markaad maskaxday kusoo dhacdaba Raggeedi waaye War Baashi, Icelandna ma ka dhacdey
  9. ^^^ lool, actualy Ireland, not Northern Ireland, yeah, the Irish meesha waxba ma keenin, that was pure joke indeed
  10. To: Masbal Muxiyidiin From: Boolbaro Masbaleey marka hore salaan muujisan oo muuqata midabkeeda kasoo go'dey mowjadaha dhiiggeyga iyo maqaalada lafaha niikada iga hoo mar aad mirqantidee, micna aad ku fadhidaa meel kasta aad ka muuqatid miyirkeey aad ku taalaa maankeey adaa qaatay maskaxdeey ma joogto mar kasta magacaa aan meel kasta ku sheegaa la igu maadsadaa inaan maraan ama mariil ahay ma u maleenaayi saas inaan ahay muxibadaa kalkaceelka aan kuu qabo aa i maroojisey mooradeeda minqarka ka dhigay mircood lagu shubey mallaay maraqiis, maqrib iyo mashriq meeshaan tago madaxay magacaa masbal maka baxo, muran aa laigu diley inaan meel iska dhigo magacaaga masbal anna wa ka diidey murankiin marrabo aan dhahay mar haddiin ku arko mushaari kuu walaaqo malawax kuu dubo markaas aad ogaanee muxibadiin kuu qabo micnahay ku fadhido miizaanka ay leedahay , mawqifkeey mar hore aan kuu sheegay micna aas xanbaaranyahay Mowlahey Alle waaye Maalikul Mulki waaye Midigteey aas taaganyahay meel kasta aan maalin walbo maro ma daayo magacaaga muraadkeey ilaah ha sahalo maalintiin ku arko sidin kuu marjinaayo oon kuugu diimaayo ma maleen kartid masbaleey, muuqaalkaaga aa i maan qaaday ku tuurey meel kale maradaada aad meedaarsantahay markiin arko mugdi anoo joogo waa ii muuqataa micna darro ma u marinaayi warqadaan mawlaca ma ka baxo mar kasta waa joogaa muraad aan akhristaa inaan maalin arko muuqaalkaa muranka uu dhamaado mishkilo ay meel kale aado anna meel aan fadhiisto midigtaa agteed ku raaxeesto muslimiin ii maciinto usheegto mishkiladeey ma arkin mana ka maarmi in la ii maciino, munaafaq ma rabo mooradiisa mar hore aas iyiri masbal mixibba hadiid u qabtid anaa kuu maciinaayo anigana marabo aan dhahay maqaaxi horteed aan ku murannay maqaarkeey waa dhamaaday saan maalin walba isku maraayay gabadh kasta een muuqalkeed arko u maleeyo masbal kadib laigu maaweeliyo masbal waa arkee mishkilada iska dhaaf malaariya aa kugu dhaceeso maando aa noqonee mixrabka aa ka niikinee anina waa ka diidaa warkood maka yeeli murankood iniis maskaxdeey marto miinshaar aan wattaa kii agteey soo maro magacaaga masbal soo mariyo ama sheego qoorta aan ka jaraa masaar aan ku faagaa madaxiis maka haraayi illaa aan mowtkiisa ka tillaabsado, masbaleey ma ii jeedid miyaa rafaadka aan kuu marooyo mise maciin aaad heshay oo midigtaa fadhiyo mawqifkaa ii sheeg ma nooli ma joogi minanka maalintii dhan waa ka maqanahay ma garanaayo meel aan maraayo mar hadaan ku arko ma ku sii deenaayo meel kasta aad gasho makaa haraayi mooritaaniya aad ma haraayi muqdisho aad ma samraayo meeshiid gashid madaxeey waa galaa markaas aad arkee muxibadii jaceelka aan kuu micneeyay murtideey xanbaarsantahay mashaqadii isoo martay indhaheeyga misbaaxa noqdeen ma arki waxbo subixii saan u maqanahay maghribkaa iga taga anoo maroodi mooradiisa ku jiro meelaha awaaraayo ku moodo mulac maskiin oo meel iska fadhiyo maqaarkiis eber noqdey, ma maleen kartid muxibadiin kuu qabo masbaleey maantoo dhan ma deenaayo malafkaan aan qoraayo majaroor maskin aa la i moodaa markii la i arko wax ma cuno mushaari ma miirto adi daraadaa aan maciin la'aan meelaha u maraa, hadda maxaa i leedahay mawqifkaa aan sugaa ku adkeesanaa inaan maalin ku arkaayo mugdiga iga dhamaanaayo maankayga soo noqdo maskaxdeyda taam noqoto miyyirkeyga juusto noqdo masbaleey micna weyn aa agteey ku leedahay ma garan kartid adiga anaa kuu muujinaayo micneenaayo mixnadiin soo maray mishkiladii i marjisay mashaqadii i maroojisay masharabkiin cabbo ma u maleeyo sharaab mindi aan moodaa maankey ma joogo masbaley adaa la tagay ma ogid laakin, madiina aad aado magaca iska soo baddasho muuqaalkaa wareejiso mar kasta waa ku soo saaraa haiga dhuuman masbaleey mashrax aa tahay waa micdaartaa maraan haiga dhigin murugo haigu ridin misqool aan cunaa mircood aan ka daba geeyaa tiitiin mirihiis aan quutaa maalin kasto ma u jeedid miyaa saan ahay, mar isoo fiiri, muranka ha dhamaado, mawlaca aan kasoo baxo,maryaha aan iska xoorno, mugdi aan galno, mallaay camaleeti aan is rifno minyara ma keenaayi Maalikul Mulki aan ku dhaartay minweyn aan minyara laheen inaad noqoneyso aan kitaab ku maraa, muxaadara wax la moodo aan akhriyaa meeshiin maro laakin ma ahan muxaadaro madadaalana ma ahan maxay tahay masbaleey adaan ku weydiiyee? maxa sugee jawabta muxibada aan kuu qabo micneenteeda lee waaye. BY BOOLBARO BARALAATI PS: Wrote this back 2004, don't know what was I thinking of, Warqad Jaceel ah
  11. ^^ lool sxb, lets be series here, Chelsea had more chances tonight than United, and played well, I wouldnt hate Chealse tonight because they beat Liverpool in Semis. The luck was witht the Red Devils as usual
  12. As much as I hate both teams, Chelsea deserved something tonight, I feel sorry for them runti, this trophy was theirs! And that Drogb should be tought good mannres and attitue, slapping someone on the face, whattttt, what does he think he is anyway.
  13. nuune

    guurdoon

    Ceesaan yaroo mina shaakiriin
  14. It is also good when you are doing the total system recovery, and you desperately want your files and documents not to be lost, knowing that you would lose them, all you have to do to get your files/documents back and access it after the recovery, do this while doing the recovery, rename where you want the operating system to be instaleld or saved, if it was WINDWS, delete it, and type any name, that means you will end up having 2 operating systems in one machine. Once the recovery takes place and everything is finished, your old files/documents would be located in the C-drive. Nothing is lost, you can access all your work, but be carefull, you are logged in to 2 operating system which are identical, one which was corrupted, and the new one you created from the recovery, but there is no conflict between the 2 OS, all you are doing is accessing the old crashed one from the new one you just created.
  15. Global Peace Index Rankings A lower score indicates a more peaceful country. Global Peace Index 2008Compare 2007 2008 Country Rank Score ================= Iceland 11.176 Denmark 21.333 Norway 31.343 New Zealand 41.350 Japan 51.358 Ireland 61.410 Portuga l71.412 Finland 81.432 Luxembourg 91.446 Austria 101.449 Canada 111.451 Switzerland1 21.465 Sweden 131.468 Germany 141.475 Belgium 151.485 Slovenia161.491 Czech Republic171.501 Hungary181.576 Chile191.576 Slovakia201.576 Uruguay211.606 Netherlands221.607 Hong Kong231.608 Romania241.611 Oman251.612 Bhutan261.616 Australia271.652 Italy281.653 Singapore291.673 Spain301.683 Poland311.687 South Korea321.691 Qatar331.694 Costa Rica341.701 Estonia351.702 France361.707 Vietnam371.720 Malaysia381.721 Latvia391.723 Ghana401.723 Lithuania411.723 United Arab Emirates 421.745 Madagascar431.770 Taiwan441.779 Kuwait451.786 Botswana461.792 Tunisia471.797 Panama481.797 United Kingdom 491.801 Mozambique501.803 Laos511.810 Cyprus521.847 Zambia531.856 Greece541.867 Gabon551.878 Argentina561.895 Bulgaria571.903 Tanzania581.919 Nicaragua591.919 Croatia601.926 Libya611.927 Cuba621.954 Morocco631.954 Equatorial Guinea641.964 Jordan651.969 Bosnia and Herzegovina661.974 China671.981 Indonesia681.983 Egypt 691.987 Paraguay701.997 Senegal712.011 Kazakhstan722.018 Malawi732.024 Bahrain742.025 Syria752.027 Rwanda762.030 Namibia772.042 Bolivia782.043 Albania792.044 Peru802.046 Burkina Faso812.062 Dominican Republic822.069 Moldova832.091 Ukraine842.096 Serbia852.110 Bangladesh862.118 Macedonia872.119 Mongolia882.155 El Salvador892.163 Brazil902.168 Cambodia912.179 Cameroon922.182 Mexico932.191 Belarus942.194 Papua New Guinea952.224 Jamaica962.226 United States of America 972.227 Trinidad and Tobago982.230 Mali992.238 Ecuador1002.274 Azerbaijan1012.287 Turkmenistan1022.302 Guatemala1032.328 Honduras1042.335 Iran1052.341 Yemen1062.352 India1072.355 Saudi Arabia 1082.357 Haiti1092.362 Angola1102.364 Uzbekistan1112.377 Algeria1122.378 Philippines1132.385 Uganda1142.391 Turkey1152.403 South Africa 1162.412 Congo (Brazzaville)1172.417 Thailand1182.424 Kenya 1192.429 Mauritania1202.435 Ethiopia 1212.439 Cote d'Ivoire1222.451 Venezuela1232.505 Zimbabwe1242.513 Sri Lanka1252.584 Myanmar1262.590 Pakistan1272.694 Democratic Republic of the Congo1282.707 Nigeria1292.724 Colombia 1302.757 Russia 1312.777 Lebanon 1322.840 North Korea 1332.850 Central African Republic 1342.857 Chad 1353.007 Israel 1363.052 Afghanistan 1373.126 Sudan 1383.189 Somalia 1393.293 Iraq 1403.514 Only Iraq is behind as as the worst nation in terms of peace :confused:
  16. I don't see any problem if they are all from one qabiil, it is them(that people from that qabiil) who are making the efforts to launch a tv for all! I don't know wuxuu la cabaadayo ninkaas aqoonyahan ku sheega ah. Baryahan, wax kasta cillad baa loo raadin
  17. I remember, we were supporting Bush to win over Al-Gore back 2000, even if Obama becomes madaxweyne, little he can do to handle the outside American policy, his main duty will only focus inside the country. Dhiiga unbaa iyara qaadayo mooyaanee maba taageereen Barrack Hussein Obama, sometimes waad qiiroon markaad dhageesatid hadaladiisa!
  18. Following Faarax's reply, the truth is: "yatamanacnacna wahunna raaghibaat, yabkiina wahunna kaathibaat Yadxikna wahunna qaamiraat Yadriqna wahunna baaquliin " Nephy, adiga miyaad diidi laheed wiil kugu yiri macaanto(doesn't mean inuu orange juice dushaada ku cabey), waan hubaa inaad indhaha wararaq intaas ka siiso ugu jawaabi laheed "maxaa kuu daran wasaqyahow caloosha tuubada leh" and deep down u be saying "aboowe, huuno, walaalkiis, macaane hee", maxey taree hee wax hoosta laga dhahay ad-adeeg isku yeel aa kaa dafey hadalkii aad oran laheyd
  19. I think next time he says sweetie to a woman, they will sue him! Laakin, soomaali haadaan nahay, jiljileecaas ma lihin, well of course for most people, macaanto, cadeey boolo, huuno iyo jimankaasba waxaa isticmaala dadka maskax falluuqa qaba, waxaana loo isticmaalaa dadka maskaxdu oloshey oo kalmad naxariisa agtooda aanba soo marinba. I remember in a party, wiil baa gabar ku yiri "macaanto kaalay aan isla dance gareenee", markaas bey indhaha intey ka soo gashey wiilkii ku tiri "ma adaa dhadhamiyey macaankeyga", wiilka raggeedi uu ahaa maba iska waalinin wuxuu ku yiri "hadaba hadeynu is dhadhamino bal ka warran" intey qosol yaroo qoonsimaad iyo qardajuuf ku jiro intey wac ka siisey bey halkii gacmaha is qabsadeen bog to bog la isla jeesay. Marka, in maskixiyyan and mabda'iyyan, dumarka aad bey u jecelyihiin i lagu yiraahdo kalmadaha ay diidaan marka hore!
  20. Bada-Cas, wlcme back widaaw, meey kiin daari ayaamahaan
  21. No need for all that departure and arrival thing, the time it takes to write dat, simple wacdi or muxaadaro would suffice.
  22. wel if u get da massage, dat is al ye need, alwayz da main point is important, once u got it, den nothin is needed, dat is wot I think aniway
  23. ^^^ Geeloos, akhri qormadaan kor ku soo qorey, adaa fahmayo waxa uu MMA soo qorey, qumaati u dhuux, eray bixinta la iskama allifo, tab, xeelad iyo taawo ayey u baahantahay marka la curinayo ama la hidinayo, bal yara akhri qoraalkaas kor ku xusan adaa fahmi doona eray bixinta!
  24. Thanks sxb MMA, Qormadan yar ee soo socoto waa muhiim, waliba xagga eray bixinta, in qofka eray bixinta curinaya waa laga maarmaan in uu yaqaano qaabka iyo xeeldaha loo eray bixiyo. ============================ Af-Soomaaliga oo ah af ka hanaqaaday xaga suugaanta ayaa misna ah af ka soo koraya xaga soobaanta(The language other than the literature). Kolol badan ayaad isu weydiinaysaa erey aad ku aragtay af kale waxa uu af-Soomaali ku noqonayo, lama waayo haddii tab loo leeyahay lana garanaayo tubaha ereybixinta ee af-Soomaaliga. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigayaa tubaha ereybixinta ee af-Soomaaliga: 1-DOOYEYSI: Tubta 1-aad; waxa la dooyeystaa erey afka ku sii jiray oo lahaa macne hore -si macne labaad oo uu yeesho loogu qabatimo.Tusaale: -GUJISKA BADA; ereyga gujis marka hore waa bahal ka mida bahlaha miyiga ku nool,hasehaatee waxa macne labaad loogu dooyeystay si uu ugadhignaado ereyga SUBMARINE oo ah macne nagu soo kordhay. Tubtan koowaad marka ereybixin lagu hidinayo waxay qofka uga baahan tahay inuu ereyada af Soomaaliga hodan ka noqdo, si uu ugu soo helo ereyga ku soo kordha ereyga u dhigmaya. Tusaalayaal ereybixineed oo sidaas oo kale ah waa kuwan: -Theme= Dabuub -Term= Tiraab -Phrase= Tibaax -Email/Mail/Post= Dhambaal -Dialect= Laqan -Bank Account= Qandi -Bank= Deni -Instrument= Daab -Bachelor= Yood -Master= Yahan -B.A.= Taawo-Yood -B.Sc.= Kasmo-Yood -M.A.= Taawo-Yahan -M.Sc.= Kasmo-Yahan Haddii tubta koowaad lagu hidin kari waayo ereybixinta waxa loo dhurtaa tubta labaad oo ah sidatan. 2-LADHKAB: Tubta 2-aad ee ereybixinta waxaa la isku ladhkabaa laba erey oo ku jiray afka oo kala lahaa laba macne,si ay u soo ifbixiyaan macnaha cusub ee markaas la maaganaaday. Tusaalayaal: Bir+Lab= BIRLAB=Magnet War+Faafin= WARFAAFIN= Broadcasting War+Baahin= WARBAAHIN= Mass-Media War+Geys= WARGEYS=Newspaper War+Baan= WARBAAN=Sentence Biiraa+Leh= BIIRAALE=Magazine Qor+Ool=QOROOL= Library Mash+Dhac= MASHDHAC=Music Beeg+Qaab=BEEQAAB=Format Or+Og=OROG=Colloquial Gar+Eef= GAREEF= Grammar Hal+Ged= HALGED=Subject Sidoo kale haddii erey lagu hidin kari waayo tubta koowaad iyo ta labaad waxaa loo gudbaa tubta kale ee jirta sida tubta seddexaad. 3-NUDUBSI: Tubta 3-aad ee ereybixinta waxa la adeegsadaa nudubada afka(The Prefixes and Suffixes).Erey jira oo macne la yaqaan leh ayaa macne kale oo ay is-xigaan ka soo baxayaa marka lagu nudbo nudubada jira.Qofka tubtan yaqaanaa waxa uu astaan u yahay af-aqoodnimo(Is a Linguist)maxaa yeelay waa tubta ugu adag ee erey lagu soo bixitimiyo iyadoo Erey lagu hordarayo ama dibkarayo nudub,ereyga markaas la bixitimiyaa waa inuu yeeshaa beeqaab jira.Tusaalayaal: Qor+Aal= QORAAL=A Book/A Writ Cur+Is= CURIS=Composition Gur+Aab= GURAAB=Slang Tub+Aab= TUBAAB=Mathematics[Waxay isku beeqaab(FORMAT)yihiin Hiraab,Tiraab] -Dal+Ti= DALTI= Nationalist[Waxay isku beeqaab yihiin Murti,Marti] Odh+Ni= ODHNI= Oral[Waxay isku beeqaab yihiin Shacni] -Qor+Ni= QORNI= Written Tal+Ni=TALNI=Government Cur+Iye= CURIYE= Element (Seid Cabdi)