
A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka Khaatumo State , Ururda Ka howlgala Gobolka Cayn , Iyo Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada. Olahan balaadhan ee Qashin gurista ah ee Laqabtay maanta ayaa Ku beegan Maalin loo Asteeyay In La xuso Maalinta Nadaafada Gobolda Sool Sanaag iyo Cayn kuna Aadan 18 bisha may ee aynu ku guda jirno. Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Qayb wayn ka qaadanaysey ololahan balaadhan ee maanta ka dhacay gudaha magaalada waxaan qashinka laga soo daabulayey , Wadooyinka waawayn ee Magaalada, Suuqyada ganacsiga & dhamaan xaafadaha kala gedisan ee ay ka koobantahay magaaladu. Kayse Maxamed X Cali Maayarka degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ugu horayn War fidiyeenada uga warbixiyey ololahan balaadhan ee Maanta kasocda gudaha Magaalada Buuhoodle. Waxuuna ku dheeraaday inay Ka Maamul ahaan Si joogta ah uxisidoonaan maalintan loo Asteeyay Nadaafada gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn. Sidoo kale Shacabwayna Qaybta wayn ka qaadanayey Maalinta nadaafada Gobolkada Ssc Ayaa iyaguna Dareenkooda Kawaramay. waxayna sheegeen inaysan marna Raali ka ahayn in lakalagooyo dalka Soomaaliya Islamarkaan uu Reer kamida 5 Qabiil ee dega gobolada waqooyi uu yidhaahdo maamul madax banaan Ayaan Ahay. Ardayda Gobolka Sool ee kusugan Gudaha magaalada Buuhoodle ayaa Iyagun dhankooda Siwayn uga Qayb qaadanayey Xuska maalinta Nadaafada deegnaadada khaatumo State. Kadib markii Dhamaan wadooyinka waawayn ee Magaalada iyo dhamaanba xaafadaha kala duwan ee ka koobantahay Magaalada Buuhoodle ay gaadiidku kasoo daabuleen Qashinka ayaa Waxay udhaqaaqeen Meel si aada magaalada Ugu baxsan halkaas oo loo asteeyay in lagu gubo Qashinkaasi. waxaxan Gaadiid oo boqolaal dadwayna ah saar naayeen Galibinayey Cutubyo ka tirsan ciidamada Maamulka Khaatumo State. Maamulka Khaatumo State ayaa Siwayn uga Qayb Qaatay Ololahan Waxayna noqonaysaa markii ugu horaysay oo Maamulku uu shacabkiisa Laqaybsado Xuska Maalinta Nadaafada Gobolda Sool, Sanaag iyo Cayn. Maaha markii ugu horaysay oo sidan looga xuso magaalada Buuhoodle iyo Qaybo badan oo kamida gobolada Sool Sanaag iyo Cayn maalinta loo asteeyay Nadaafada Goboladasi waxayna Kusoo id laatay Jawi aad uwanaagsan.
-
Somalia is still unified, but that is how I protect its unity! XX ma inagii baa is yeel yeelayna...
-
The demo was more than anti-siilaanyo, but to keep somali unity! Jobs well done for those who put time and money on this.. What was that famous somali poet Baqasha suulka weyn iyo faras ma isku mid baa? Kuwa kala go'a u waashay iyo kuwa isku duubnida u dagaalama ma isku midbaa??????????
-
I love the men's ads in poet... Khaatumo ku soo dego.. Job well done Khatumo!
-
Ardayda Gobolka Sool oo Diiday Inay Imtaaxinka S/L gallaan Aadayna G/Cayn si ay ugu galaan Imtixaanka laga qaaday ardayda gobolada kale ee Somalia. Boqolaal arday oo ka yimi gobolka Sool gaar ahaan magaalada la haysto ee Laascaanood ayaa soo gaadhay gobolka Cayn, magaalada Buuhoodle kuwaas oo diiday diiday inay u fadhiistaan imtixaanka sanad dugsiyeedkan ee fasalada 8aad iyo 12aad. Ardayday oo dufcadii u horaysay lagu soo dhaweeyey magaalada buuhoodle iyo gaaraya 180 arday ayaa sheegay in intaa in kabadanina ay soo socdaan. Maamulka Khatumo ayaa ardaydan u diyaariyey goobahii ay ku deggi lahaayeen iyo kana qaadi doona imtixaanka sanad dugsiyeedka 2011/2012.. Soo dhawayntii ardayda - Sawiro https://picasaweb.google.com/shuriye/May152012?authkey=Gv1sRgCMCG_9fNgrPNuAE#slideshow/5742758946009891058
-
Those near DC, come out for Somalia Unity on May 17th, before the US State Department! Show your Support for Somalia Unity!
-
Don't freak out yet. It aint happened, just one more day.. Somali unity is untouchable.. One nation, one flag and one people, that is the slogan!
-
My assumption was good.. Was expecting Iley's pic from this thread and there he is.. Ilay? A good leader? I think he isn't until he brings ATT on board dancing for Tigreys..
-
^^ Only wish clean Diaspora.. Many I saw in here aren't that helpful to return either..
-
She looks cutie.. Have her join the demo.
-
Ethiopias foreign policy on Somaliland and Somalia
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Nothing new about Ethio's foriegn policy to wards somalia.. Qofkii caqli lehna waa ogyahay, doqona loo sheegi maayo.. -
Abtigiis;828816 wrote: ... The change of heart and mind on Somaliland has nothing to do with the purported allegations that jacaylbaro has threatened to release videos that allegedly show me kissing a teenage girl inside a car in Hargeisa. :D This is simply a lie, xinnfanin and his mendacious unionist zealots will use to discredit the logic in my judgement about this matter. If it's not, what else it might be? Ma waalibaa ku soo gashay? Mise things people believe in that corridor.. Sixir!
-
Xaaji Xunjuf;828106 wrote: A khadar beryahan Caaqilka guud eeh Buhoodle waad ku kacsantahay laakin i have been told he is the real boss in buhoodle cidi lama hadli karto xita hadu faroole la shiro. Honestly, I was never being a fun of odayaal oo dhan no exceptions. That is why I am not happy with the new somali constitution that they are saying Odayaal baa ansixinayaa.. I doutbed if mojirty of them have basic literacy. Having said that Buhodle has no strong institution to enforce anything yet, but only a baby of 4months old and it's the closest one so far, Khatumo. Until then, anyone is as powerful as Odayga in that regard including myself.
-
Seeing Carafaat using clan federalism and other terms like koonfurian, XX and Carafaat are one person.. lol
-
Jacaylbaro;827246 wrote: Yes , , you heard first . . In Hargeisa I'm here now sitting with A&T and wondering about . . U know what . . loool Did you tell him about how many people were killed in 88 and how f.q.sh mascared 50K people? Probably that is why he opened a thread about it..
-
wyre;827903 wrote: Independence what!! cleanup babe..
-
^^ :D I think if there is any truth to this, the least mistake they made is state's name.. I would called this, Camey & Dabagooye substate of Puntland! It's so easy to write anything up and have millions of mouth pieces to spread it for free..
-
Indeed, they are exceptionals.. May allah make things easy for all those who are struggling..