Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,244
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyn xilalkii ay hayeen ka qaaday Wasiirada kala ah: Mudane Yusuf Garaad Omar, Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah Marwo Khadra Axmed Ducaale, Wasiirkii Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Abdi Farah Said (Juxa), Wasiirkii Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 3 wasiir oo cusub oo buuxiya xilalka bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; Markuu arkay Qodobka 97aad farqadiisa 3aad ee Dastuurka Ku Meel Gaarka ah; Markuu arkay Qodobka 97aad, farqadiisa 2aad, xarfaha A & B ee Dastuurka KMG ah; Markuu arkay Qodobka 100aad xarfaha A, B, & C ee Dastuurka KMG ah; Markuu arkay Hawlaha Baaxadda leh ee Horyaala Xukuumadda JFS; Markuu Tixgeliyey Talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; Markuu Garowsaday Baahida loo qabo Magacaabidda Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha; Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-Heshiisiinta; Waxuu magacaabay: Qodobka 1aad – Mudane Maxamed Cadi Xayir (Maareeye), Waxaa loo magacaabay Xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda JFS. Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/01/2018. Qodobka 1aad – Mudane Cabdi Maxamed Sabriye, Waxaa loo magacaabay Xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-Heshiisiinta ee Xukuumadda JFS. Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/01/2018. Qodobka 2aad; Qodobka 1aad – Danjire Axmed Ciise Cawad, Waxaa loo magacaabay Xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda JFS. Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/01/2018. Qodobka 2aad; Wasiirada cusub ee la magacaabay waxa la farayaa inay si deg-deg ah ula wareegaan xilalkooda Qodobka 3aad; Magacaabiddani waxa ay dhaqan-galeysaa marka uu saxiixo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Rasmiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya; Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post DEG DEG: RW Kheyre oo xilka ka xayuubiyay Wasiiro & kuwo kale oo la magacaabay (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  2. Attorneys for three men accused of plotting to bomb a mosque and apartment complex housing Somali refugees urged a federal judge on Wednesday to include prospective jurors from rural western Kansas because they are more likely to have voted for President Donald Trump. Source: Hiiraan Online
  3. Ulrich Wegener, the police commando who led the 1977 West German raid that rescued 90 people from a Lufthansa jetliner that four militants had hijacked and flown to Somalia, died on Dec. 28 in Cologne. He was 88. Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Bandhigga wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin si dhaw ula socday hannaanka Maaliyadda dalka. Masuuliyiintaas ayaa ka aragti dhiibtay habka loo maareeyey maaliyadeed Soomaaliya sanadkii tagay, caqabadaha ku xeeran iyo sababaha dib u soo nooleeyey ee sida weyn ay u amaaneen beesha caalmka. Khubarada iyo Masuuliyiinta ku xeel dheer dhaqaalaha Soomaaliya ayaa tilmaamay labo sababood oo horseeday guulaha maaliyadeed ee la gaaray sanadkii 2017kii kuwaas oo kala ah: 1- In Madaxda Qaranka ay dadaal dheer ku bixiyeen hir gelinta miisaaniyad hufan oo dhammaystiran iyagoona u madax baneeyey maamulka iyo maareynta dhaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda taas oo meesha ka saartay lacago si khaldan loo maareyn jiray. 2- Wasaaradda Maaliyadda oo warbixino joogta ah u soo gudbin jirtay laamaha iyo hay’adaha ay shaqo wadaagta yihiin sida Baarlamaanka DFS, Bangiga dhexe, Hay’adda Lacagaha Aduunka IMF iyo Bangiga Adduunka. Arrinkan oo dar-dar geliyey xallinta caqabado badan oo horay u wiiqay hannaanka maaliyadeed ee Soomaaliya sidoo kalena ka hor tag u noqday musuq maasuq baahsan oo ka dhex jiray. Guulaha sida weyn loo tilmaamay ayaa waxaa ka mid ah, in tan iyo bishii 2aad ee sanadkii tagay ay ku guuleysatay dowladdu bixinta Mushaharaadka Ciidamada iyo Shaqaalaha Rayidka ah, waana markii ugu horreysay tan iyo bur burkii dowladda dhexe sida ay xaqiijiyeen Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali iyo Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Rayidka ah Xasan Abshir Maxamed. Sidoo kale, masuuliyiin badan ayaa ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda xiriirka wanaagsan iyo wada shaqeynta dhow ee ay la yeelatay dolwad Goboleedyada dalka taas oo horseeday in dhidibada loo taago hannaan Maaliyadeed oo ka tarjumaya baahida iyo awoodda dhaqaale ee dalka. Dhawaan ayey ahayd markii Bangiga Adduunka iyo Hay’ada Lacagta IMF ay ku bogaadiyeen dowladda Federaalka Soomaaliya habka ay u maareyso lacagaha dalka iyo sida loo jaangooyey miisaniyadda sanadkii tagay iyo miisaaniyadda cusub ee 2018ka. Hay’adda Lacagta Aduunka waxay xaqiijisay in hannaanka maareynta maaliyadda ee Soomaaliya uu haatan cagta saaray wadada saxa ah arrinkas oo suurta gelinaaya in daymaha laga dhaafo Soomaaliya. Dowladda Federaalka ah ayaa dadaal xooggan ku bixineysa sidii looga cafin lahaa dalka Daymihii horey loogu lahaa oo gaaraya 6 Bilyan oo doolar, arrinkas oo caqabad weyn ku noqday horumarka kaabayaasha dhaqaalaha dalka iyadoona Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre ay marar badan ku cel celiyeen in aysan wax deyn ah galin doonin dalka inta ay xilka hayaan. Deynta ugu badan ayaa lagu yeeshay Soomaaliya intii u dhaxaysay sanadkii 2013 ilaa 2016 kii oo wixii ka horreeyey sanadkii 2013kii waxa ay ahayd deynta lagu leeyahay Soomaaliya Labo Bilya oo doolar taas oo ka dhigan in ay labo labmatay deynta lagu leeyahay dalka muddaas kooban gudaheed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Soomaaliya hannaan maaliyadeed oo la ammaanay sanadkii 2017, maxaa sabab u noqday? appeared first on Caasimada Online.
  5. The initiative by Islamic Relief Malaysia (IRM) to build wells in Somalia is not only aimed at supplying water to the locals but also for farming and development in the strife-torn country. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday inay sii deyneyso dhammaan Maxaabiista Siyaasiyiinta ah ee u xiran arrimaha Siyaasadeed. Qoraal kooban oo kasoo baxay Xafiiska Ra’isul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn, ayaa waxaa lagu sheegay in dowladu ay dib uga fiirsaneyso go’aankii lagu xiray Siyaasiyiinta. Waxaa lagu sheegay qoraalka in deysmada Siyaasiyiinta ay tahay mid lagu hormarinaayo dib u heshiisiinta qaran, waxaana kamid ah Siyaasiyiin kasoo jeeda dhulka Soomaalida. Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay in Siyaasiyiintaasi laga ridi doono xukuno ku dhacay qaarkood, waxaana la cafin doonaa dhammaantooda. Sidoo kale, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in siyaasiyiinta hadda dacwada ku socoto iyo kuwii horey loo xukumay kiisaska la tirtiri doono ama la cafin doono, sida ay wakaaladda wararka AFP kasoo xigatay. Siyaasiyiinta uu cafiska deysmo ku dhici doono ayaa waxaa ku jira kuwo Soomaali ah oo kasoo horjeeda dowlada Ethiopia iyo maamulka Jigjiga. Dhinaca kale, Hailemariam Desalegn ayaa go’aankaas qaatay xili uu kulan la qaadanaayay hoggaamiyeyaasha kale ee xisbiga talada dalka haya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xabsiyada Ethiopia oo laga sii deynaayo Siyaasiyiinta Mucaaradka & Soomaali la sheegay inay ku jiraan appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa daboolka ka qaaday in Xukuumadiisu aysan ka raali noqon doonin in la lunsado xuquuqda Askar har iyo habeen usoo jeeda badbaadinta dalka. Kheyre waxa uu sheegay in falka is dabamarinta xuquuqda ciidamada ay la socodkiisa u xilsaaren guddiyo gaara oo aan muuqan, waxa uuna ku goodiyay in sharciga ay horgeyn doonaan cid waliba oo falka ceynkaasi ah ku lug leh. Kheyre waxa uu tilmaamay in ahmiyada koowaad ay xukuumadiisa siin doonto Askariga iyo shaqaalaha kale ee dowlada, sidaa aawgeed aysan ka aamusi doonin cabashooyinka ka imaada dhinacyadaasi. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sidoo kale Saraakiisha hogaamisa ciidamada Qaranka uga digay Seddex arrin oo kala ah: 1-Ku xadgudubka xuquuq askari 2-In Saraakiisha aysan ku tagrifali karin awoodaha ciidan. 3-In Saraakiisha ay askarta dowlada u isticmaali karin qaabab sharci daro ku ah Qaranka. Kheyre ayaa sidoo kale, ciidamada dowlada ku amaanay inay u dhabar adeegan difaaca dalka, waxa uuna sidoo kale ballanqaaday inay la socon doonaan dhammaan xaaladaha ay mar waliba ku jiraan. Haddalka Kheyre ayaa imaanaya xili uu dhiiri galin u sameynaayay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhameystay tababar. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post RW Kheyre oo 3 arrin halis ah uga digay Saraakiisha ciidamada DF appeared first on Caasimada Online.
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Somalia Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe,ayaa wakhti badan ku bixinaaya dib ula soo laabashada xubinimadiis baarlamaanka Somalia. Sanbaloolshe, ayaa loolan adag kala kulmaaya musharaxiin dhowr ah oo kula tartami doonta xubinimada baarlamaanka, waxaana soo baxaaya in qaarkood ay ku gacanseeren codsi uu usoo jeediyay Sanbaloolshe. Sanbaloolshe, ayaa baqdinta ugu badan ka qaba Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fitaax Afrax oo garab weyn ka heysta dhanka dowlada Federaalka iyo Ugaaska Beesha Xawaadle. Hogaamiyaha maamulka HirShabelle Waare ayaa isna garabtaagan C/fitaax oo xiligaan u tafaxeydanaayo kursiga Beesha Xawaadle ee banaan, waa haddii uusan Sanbaloolshe la imaan Siyaasad ka duwan tan uu iminka dheelaayo. Sidoo kele, Ergooyinka dooran doona Musharaxa ku munaasibka ah kursiga banaan ayaa qaarkood minka gaaray magaalada Jowhar oo noqon doonta halka ay doorashada ka dhici doonto. Dhinaca kale, Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Xaliimo Ibraahim Ismaciil ‘’Xaliimo Yareey’’, ayaa ku baaqday in musharaxiinta ay ilaaliyaan mudada diiwaan galinta iyo shuruudaha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sanbaloolshe oo loolan adag la gali doona Musharaxiin miisaan ku dhex leh B/xawaadle appeared first on Caasimada Online.
  9. ABU DHABI- His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, Crown Prince of Abu Dhabi and Deputy Supreme Commander of the UAE Armed Forces, today received President of Eritrea, Isaias Afwerki, who is currently visiting the country. Sheikh Mohamed welcomed President Afwerki and discussed with him means of boosting and developing bilateral cooperation for the benefit of both countries and peoples. During the meeting, the two sides reviewed various fields of cooperation between the two countries and the importance of working on their development. They also exchanged views on regional and international developments as well as a number of issues of mutual concern. The meeting was attended by Ali Al Shamsi, Deputy Secretary-General of the Supreme National Security Council, Mohammed Mubarak Al Mazrouei, Under-Secretary at the Abu Dhabi Crown Prince’s Court, and Humaid Saeed Al Neyadi, Deputy Director of the Office of the Minister of Presidential Affairs, and the delegation accompanying the Eritrean President. WAM
  10. Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn in his office in Addis Ababa, the capital. (Michael Tewelde / Associated Press) One cellblock in the Ma’ekelawi prison in the Ethiopian capital, Addis Ababa, is known as the Dark House. Its chilly, dank cells are underground, including fourpitch-black cells too narrow for inmates to sit or stretch their arms or legs. It has a second nickname: Siberia. Ma’ekelawi is one of Ethiopia’s most notorious prisons, where dissidents, journalists, bloggers and protesters have been held for speaking out. According to a 2013 Human Rights Watch report, political prisoners and others have been tortured in Ma’ekelawi through beatings, prolonged stress positions and exposure to severe cold. The government has always denied the allegations. But on Wednesday, Ethiopia’s prime minister, Hailemariam Desalegn, stunned local activists and international human rights observers when he announced that the government would release all political prisoners and turn the Ma’ekelawi prison into a museum. Desalegn’s announcement was momentous because it marked the first time the government has admitted to holding political prisoners, often referring to them as criminals or terrorists in the past. It seemed too good to be true, and many immediately doubted how sweeping the reform may turn out to be. “I didn’t believe it at first,” said Felix Horne, a Human Rights Watch expert on Ethiopia. “For many, Ma’ekelawi is a symbol of the abusive nature of the security forces. It’s hard to imagine a museum that could take place that would not be a propaganda effort against the previous government.” Ethiopia’s government already has established another museum in Addis Ababa — the Red Terror Martyrs Museum — which exposes the horrors of the torture carried out in 17 years of the communist Derg administration before it was overthrown in 1991, giving way to the current government. The museum’s slogan: “Never ever again.” Rights groups have been exposing the torture of political prisoners in Ma’ekelawi and other Ethiopian prisons since the 1990s. Desalegn said the measure was designed to create a space for national dialogue and consensus, according to the Addis Standard magazine. “Politicians currently under prosecution and those previously sentenced will either have their cases annulled or be pardoned,” Desalegn said at a news conference. He said another detention center would be built to parliament’s human rights guidelines and international standards. But the prime minister offered no time frame nor any indication of how many would be released. And he left open a major question: Will the new leniency encompass only a handful of prominent jailed politicians, such as opposition leaders Bekele Gerba and Merera Gudina, or the many thousands arrested for exercising their political views or doing their jobs? Like many, Horne suspects that change, when it comes, will be limited. “Looking at their past behavior, it seems that it will likely not be as broad as people think it should be,” he said. “What needs to happen is that torture across the country needs to stop and the government needs to make a clear announcement that it will hold security officials responsible for abuses.” One prominent activist, Blena Sahilu, questioned in a tweet how serious the government’s announcement was. Almost as soon as the announcement was made, there were reports in Ethiopia that the prime minister’s office had begun to retreat on its admission that there were political prisoners in its jails. The government of Ethiopia is a closed, opaque and authoritarian organization, which jails and harasses local journalists and bloggers and denies foreign journalists access to report on protests that have wracked the country in recent years or on a severe hunger emergencycaused by the worst drought in half a century. According to Human Rights Watch, Ethiopia uses spyware and malware to monitor and hack Ethiopian activists and critics abroad. It reports that security agents pursue and abduct opposition figures who flee to neighboring countries, taking them back to Ethiopia to be jailed. The government does not tolerate demonstrations. Security forces killed at least 800 protesters in 2015 and 2016, according to Amnesty International. The protests were initially sparked in 2015 by the expansion of a municipal boundary in the Oromia region, the nation’s largest, with farmers afraid they would be forced off their land. But thousands later took part in protests against the government. According to Amnesty International, authorities used torture and arbitrary arrests to crush the protests, with more than 11,000 demonstrators arrested and detained. The heavy-handed actions led to tensions in the governing Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front coalition, which might explain the timing of the move to release prisoners. Ethiopia has also been under intense international pressure to do so. Then-U.S. President Obama was criticized by some for visiting Ethiopia in 2015, given its poor record on human rights. However the nation is a staunch U.S. ally in the counter-terrorism battle in the Horn of Africa. Ethiopia released five jailed journalists and bloggers just weeks before Obama arrived. But thousands more dissidents would later be arrested. The Addis Standard, an independent local magazine, called for the closure of the Ma’ekelawi prison in a June 2016 editorial, saying: “It is, by any definition, a state-run ‘Torture Chamber’ built by an extinct repressive government but preserved and run by a government which proclaims itself ‘democratic.’” The editorial added that the prison was, above all, “a symbol of a regime that acts contrary to the values, principles, and rules of the constitution it championed.” Some former prisoners cited in the 2013 Human Rights Watch report recalled being suspended from their wrists with their toes barely reaching the ground, or being bent with their hands tied to their feet. Some were beaten on the soles of their feet or doused with cold water and whipped. Many political prisoners were arrested under Ethiopia’s 2009 Anti-Terrorism Proclamation, used to stifle dissent and to hold them for extended periods without trial. Amnesty International spokesman Fisseha Tekle said the release of political prisoners was long overdue and called on the government to move swiftly. “Today’s announcement could signal the end of an era of bloody repression in Ethiopia. For prisoners who have spent years incarcerated on politically motivated and trumped-up charges, this is long overdue. “Most have been detained solely for peacefully exercising their human rights, and should never have been in jail in the first place. We are calling on the Ethiopian authorities to implement today’s decision as quickly as possible by immediately and unconditionally releasing them.” Los Angles Times
  11. The Somalia-based al-Shabab extremist group says it has executed five men accused of spying for the Kenyan, Ethiopian and Somali governments. Al-Shabab announced the killings on its Andalus radio station, saying they were carried out in a public square in Kuntuwarey town in Lower Shabelle region late Tuesday. Witnesses say the men were tied to poles and shot dead by masked gunmen after a self-proclaimed judge read out their verdict in front of a crowd at the execution ground. Al-Shabab, al-Qaida’s East African affiliate, has fought for years to impose a strict version of Islam in the Horn of Africa nation. Despite losing territory in recent years, the group continues to carry out lethal attacks in many parts of the country, especially Mogadishu. An October bombing there killed 512 people. AP
  12. Wegener was the mastermind behind the creation of Germany’s elite anti-terror unit GSG-9. He became a household name in West Germany after his leadership during a celebrated 1977 rescue operation. Ulrich Wegener, the architect of Germany’s elite anti-terror unit, the GSG-9, and widely known as the “hero of Mogadishu,” has died aged 88. Wegener died December 28, German daily Bild said Wednesday. Germany’s interior ministry later confirmed the report. The former brigadier general of West Germany’s border police was “an outstanding police offer who accomplished so much for Germany’s security,” Interior Minister Thomas de Maizière said. “We will retain honorable memories of him.” Events of ‘German Autumn’ remembered 40 years on https://www.youtube.com/watch?v=fun4dL601T0 Saving lives in Somalia Wegener became a household name after he led a successful GSG-9 mission to free over 90 hostages from the hijacked Lufthansa airplane “Landshut” in the Somali capital of Mogadishu in October 1977. Four Palestinians had hijacked the aircraft and demanded the release of 11 imprisoned members of the Red Army Faction (RAF), a notorious left-wing German terrorist group, in exchange for the hostages. GSG-9 officers stormed the plane, killing three of the hijackers and freeing all 91 passengers without injury. Three RAF prisoners — Andreas Baader, Gudrun Ensslin und Jan-Carl Raspe — commited suicide after the hostages were freed. For his leadership, Wegener quickly became known as the “hero of Mogadishu.” Learning from the past The Mogadishu operation was the culmination of Wegener’s efforts to create Germany’s first elite anti-terror troop. Wegener had received the order to create the unit following the deaths of nine Israeli Olympic athletes during the 1972 Munich Olympics. Palestinian terrorists had taken the athletes hostage and transported them to a nearby military airport in Fürstenfeldbruck. During the police rescue operation, all nine hostages and a German police officer were killed. The fiasco convinced German authorities of the need to establish an elite group of police officers trained and equipped to combat terrorists and prevent future tragedies. LANDSHUT RETURNS TO GERMANY 40 YEARS AFTER HIJACKING A long-awaited return to Germany The years haven’t been kind to the Landshut, perhaps the most famous Boeing 737-200 in Germany’s history. It is currently rusting away at a “cemetery” for airplanes at the Fortaleza International Airport in Brazil. But now officials want to take the plane apart, transport the pieces to Germany and restore it at the Dornier Museum, close to Lake Constance. LANDSHUT RETURNS TO GERMANY 40 YEARS AFTER HIJACKING The RAF and the German Autumn The Landshut became famous in 1977’s German Autumn: the weeks during which the country was shaken by several terrorist acts committed by the Red Army Faction and allied groups. Four militants from the Popular Front for the Liberation of Palestine hijacked the Lufthansa plane to blackmail the German government into releasing prominent RAF members from prison. ‘We did the work together’ Wegener remained with German police until 1988 when he left to help train Saudi Arabia’s “Special Security Forces.” In a recent interview, the former policeman said “he was happy that we [the GSG-9] were able to show what we could do” during the 1977 Mogadishu operation. “We had trained for such an operation for years at German airports.” Wegener however never warmed to his popular title, according to German news outlet Die Welt/N24, saying recently: “we did the work together.” amp/rc (AFP, dpa)
  13. US forces interdicted a Shabaab car bomb intended for Somalia’s capital. This marks the third time the United States has conducted a strike in order to prevent an imminent car bomb attack on the capital in the past month. It is also the first publicized US counterterrorism strike in 2018. In the early hours of Jan. 2, US forces hit the vehicle approximately 50 km west of Mogadishu. The assault killed two Shabaab fighters and destroyed the vehicle-borne improvised explosive device (VBIED), or suicide car bomb, which was intended for Somalia’s capital, according to the US Africa Command (AFRICOM) press release. Shabaab is al Qaeda’s branch in East Africa and Somalia. It has maintained a persistent insurgency and has controlled territory in both southern and central Somalia for well over a decade. Shabaab uses its safe havens in Somalia to attack the fledgeling Somali government and neighboring countries. It has also plotted attacks against the West. The US military launched a record 35 counterterrorism strikes in Somalia in 2017, outpacing the combined strikes of the entire previous air campaign, which began in 2007. The rise can be partly explained by loosened restrictions. In Mar. 2017, President Trump signed off on greater authorities in Somalia based on heightened threat assessments from the Departments of Defense and State. Data on US counterterrorism strikes in Somalia, Yemen, Pakistan, and Libya is regularly updated on the US strikes page. Bill Roggio is a Senior Fellow at the Foundation for Defense of Democracies and the Editor of FDD’s Long War Journal. Alexandra Gutowski is a military affairs analyst at the Foundation for Defense of Democracies.
  14. HARGEISA— The Interior Minister, Hon. Mohamed Kahin Ahmed inspected police headquarters on Wednesday morning. The mission of the ministers tour was to heighten national security and to know the real needs of men and women in boots. The minister was accompanied by police commissioner, Brigadier General, Abdilahi Fadal Iman. Hon. Mohamed held meetings with top commanders of Somaliland Police Force. He inspected Criminal Investigation Department, Traffic Police department and Rapid Response Unit as well as Special Protect Unit. The minister also discussed with police chiefs on security situation in Somaliland.
  15. Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhameystay tababar. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaana boggaadiyey saraakiishan cusub ee Boliiska Soomaaliyeed, waxuuna ku amaanay sida ay ugu soo hureen naftooda in ay u shaqeeyaan dalkooda, isla markaana ay ka filayaan isbadal ballaaran oo la taaban karo inay ku soo kordhin doonaan guud ahaan ammaanka dalka. “Waxaan idinku hambalyeynayaa sida wanaagsan ee aad diyaarka ugu tihiin difaaca dalkiina hooyo, waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan ciribtirka argagixisada, waxaana ku kalsoonahay inaad waajibaadkiina si weyn uga soo bixi doontaan, Dawladda Soomaaliya waxaa ka go’an sidii ay u xoojin laheyd tayada iyo tababarka Ciidamada Soomaaliyeed,’’ ayuu yiri RW Khayre. Ugu danbeyn, Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa u xiray saraakiishan cusub darajooyin, isagoo sheegay in ay wax weyn ka badeli doonaan hannaanka Booliska iyo sidii mar kale dib loogu soo celin lahaa kaalintii fir-fircooneyd ee ku lahaayeen amniga guud ee dalka. PUNTLAND POST The post Dawladda waxaa ka go’an xoojinta Tayada & Tababarka Ciidamada Somalia: RW Khayre appeared first on Puntland Post.
  16. INTRODUCTION Young people under 30 years of age represent an essential part of the Somaliland Republic’s population (60%). For 4 million (approx.) citizens in Somaliland only two million futures. Children and young people have specific needs that need to be taken into account in the process of their preparation for a societal and working life. They belong to the most vulnerable groups in the society and they are also a precious source of its development. We youth propose for strategy for the youth which will define strategic objectives of the policy towards youth, while it reflects youth’s needs particularly in the field of young people’s education, employment, creativity and entrepreneurship, their participation, health, wellbeing and relation to nature, social inclusion and volunteering. It tackles also global themes and defines strategic objectives within the youth work. The Strategy to aim and contribute to increasing the quality of young people’s life, particularly through developing personalities of Somaliland Republic’s citizens as cultured personalities that are being prepared to work in a constantly changing democratic environment and use their creative potential in practice as well as in their active participation in the society Proposed Strategy pillars Investing in youth The unemployment is at its peak between 15/16 – 24 years of age. Out of the total number of unemployed young people in Somaliland the percentage of those long-term unemployed reaches approx. 60%. The unemployed young people’s educational level in comparison with other countries is higher, as most of them have completed full secondary-school or university studies. The number of young people, who want to start their own business, is increasing more among secondary-school students than among undergraduates. They perceive an actual beginning of their business as unrealistic due to shortage of financial and other sources. The migration of educated young people is growing. Almost more than 20% of young people population migrates to other countries. Despite these facts a young person’s situation at the labour market is difficult. Many try to acquire the missing competences by means of migrating abroad, which enable them to finance themselves and family. The above-mentioned facts influence young people’s autonomy. Young men leave their parents at the age of 20 – 35 years and young women at the age of 25 – 30 years. The main reason of this tendency is fear that after they have left their parents, they will be exposed to social exclusion and poverty. Aiming to use young people’s potential for the country’s economic and societal development, it is necessary to expend more sources for development of those areas of the policies, which affect young people in their everyday life, enhance quality of their life, contribute to decreasing their social dependence and support their autonomy. This is how Somaliland can become a country, in which young people will want to stay and live. At present day more than 70% of young people in Somaliland would prefer to live in another country. Empowering young people’s status It is necessary to encourage and use young people’s potential in the renewal of the society and engage them actively in decision-making processes at all levels. The Strategy is fully compatible with the European frame, in which based on contemporary knowledge on young people’s situation there are three general and interlinked objectives that are closely related to the objectives of the renewed social agenda, namely: – to create more opportunities for youth within education and employment, – to enhance young people’s access to decision-making processes and encourage young people’s full participation in the societal life, – to encourage mutual solidarity between the society and young people. Within Strategy’s each objective there are two or three „areas of activity“ with partial objectives. These encompass education, employment, creativity and entrepreneurship, participation, youth and the world, health and well-being, social inclusion, volunteerism and finally youth work as a specific supportive objective, whose role is to assist in achieving all other objectives. Cross-sectorial approach The state policy towards youth includes areas of young people’s life, which are on agenda of several state administration bodies. Therefore creation and implementation of an effective policy towards young generation inevitably requires cooperation among affected ministries and other state administration bodies, whose line of business involves measures affecting youth. Participation Youth policy can be effectively ensured, if it is prepared in cooperation with affected ministries and if it is consulted with young people. Strategic objectives are to be developed through discussions with young people, young leaders, youth leaders and youth workers. Experts from individual ministries and fromresearch contributed to the objectives’ formulation, in order that Strategy reflects the need of creation of an evidence-based policy. Inclusiveness The Strategy has to be built on the assumption is each young person has the right to be respected, to have the access to state-care measures and to equal treatment. The Strategy supports young people’s full engagement in the society, based on active citizenship and employment of youth of all social strata. The Strategy to be developed must be based on human rights’ respect and protection in a multicultural society and on prevention of all forms of discrimination. Solidarity between generations The Strategy has to be focused on young people, but it fully respects the need for solidarity and dialogue between generations for the sake of sustainable development and in order to meet the needs of various groups of population. Considering the real needs The Strategy’s to be developed by nine working groups’ members which involved state administration bodies’ representatives, representatives of self-governments, employers and non-governmental organizations being active in particular area as well as experts, researchers and young people. The applied process has to be within the Strategy’s value orientation emphasizing the significance of young people’s engagement in creation of measures and in consultation processes. The Strategy is built on reflection of young people’s and experts’ actual needs and opinions in individual areas. By Mohamed Yusuf Roble (BS,MA) Social development consultant Tel: +252 63 4420683
  17. HARGEISA– Somaliland President, Col. Musa Bihi holds talks with Djibouti’s representative to Somaliland, Hon. Husien Omar Kawaliye at the presidency this Wednesday morning. The talks focused on bolstering the bilateral ties between Somaliland & Djibouti on the areas trade and security. Mr. Kawaliye, Djibouti representative to Somaliland commended the incumbent president, Col. Musa Bihi for giving priority on boosting the relations between the two countries.
  18. BADHAN— Somaliland’s National Defense Forces stationed in Badhan barracks have chased out of Somalia’s Planning minister, Mr. Jama Mohamed Hasan and his delegation who paid a visit to eastern Sanaag. The planning minister for Somalia’s federal government hails from Badhan and Somaliland national army exchanged fire with the minister’s bodyguards which they could not withstand with the robust and superior forces of Somaliland soldiers. According to reports coming from Badhan confirm that soldier from Somaliland’s national defense forces sustained minor injuries while two bodyguards of Somalia’s planning minister have been injured. This confrontation which Somaliland’s National Army have overpowered the minister’s bodyguards forced them to flee from Badhan district which lies in the east of Sanaag province. This is the second attempt made by Somalia’s minister who came to the eastern regions as it is interpreted as a clear violation of Somaliland’s territorial integrity.
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isal wasaaraha Xukuumada Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay talaabooyinka ay qaadayaan Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowlada Somalia. Kheyre waxa uu sheegay in Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ku sugan magaalada Muqdisho ay ka dhageysan doonaan dhaliilaha wax dhisaaya. Kheyre waxa uu sheegay in qorshahooda uu ku jiro dhageysiga talooyinka mucaradka, balse waxa uu taa bedelkeeda sheegay sida loo dhageysan karo Siyaasi ay taladiisu dalka dumineyso! Khayre ayaa wuxuu sheegay in uu soo dhaweynaayo qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah oo aragti wax dhiseysa ku mucaaradaya nidaamka dowladnimo ee dalka ka jira, waxa uuna diiday in lagu khasbo qaadashada aragti mucaarad oo dumineysa dowlada. Kheyre wuxuu sheegay inay ka digayaan dhaliilaha danaha shaqsiga ku jirto ee shacabka Soomaaliyeed aysan dani ugu jirin. Wuxuu tilmaamay inaysan marnaba diideyn dhaliil u tilmaamaysa wadada wanaaga, ayna u baahan yihiin dhaliilaha noocaasi ah ee wax lagu toosiyo. Dhinaca kale, waxa uu ballanqaaday inay u nuglaan doonaan talada Siyaasiyiinta aan aheyn waxa uu ku sheegay Qaran dumiska. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kheyre oo weerar dadban ku qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah DSF appeared first on Caasimada Online.
  20. In a surprise move, Ethiopia's prime minister has announced the release of political prisoners and the closure of a notorious detention centre, allegedly used as a torture chamber. Source: Hiiraan Online
  21. Ururuka Qareennada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestay go’aankii maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ay maanta ku ganaaxday 8 qareen oo lagu eedeeyay iney diideen u doodista siyaasi C/raxmaan C/shakuur. Qoraal ay soo saareen ayeey kaga hadleen sharci ahaanshiyaha go’aankaasi, mudada loo sheegay iney u doodayaan Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo sidoo kale arrimaha keenay iney maxkamadda ku celiyaan go’aankii kiiskaasi loogu soo magacaabay. Halkaan hoose ka dhageyso: http://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/01/Ururka-Qaneenada-sax.mp3Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka: Source
  22. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku guuleystay dib u furista waddooyin ku xirmay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan kuwa Suuqa magaaladaasi. Gaas ayaa socdaal ku maray xaafado kamid ah Gaalkacyo, waxaana wehlinayayey mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, maamullada Gaalkacyo ee Labada dhinac, saraakiil ciidan, waxgarad iyo shacab. Taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka ee qeybaha 21-aad iyo 54-aad Janaraal C/laahi Aadan Xuseen (Cirro) iyo Janaraal Siciid Maxamed Warsame (Siciid Dheere) ayaa uga mahad celiyey madaxda Puntland, Galmudug, maamullada Labada dhinac ee Mudug iyo Gaalkacyo iyo shacabka Labada dhinac sida ay uga qeybqaateen nabadeynta magaaladaasi. Dhanka kale, Madaxweyne Weli Gaas ayaa sheegay inaan loo dulqaadan doonin cid walbo oo dhib ku ah nabadda Mudug, lagana hortagi doono qof walba oo isku daya inuu isku diro shacabka wada deggan gobolkaasi. Gaalkacyo oo ay amni ahaan hadda la wareegeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalmahan dambe kasoo kabaneysay dagaalladii soo maray. Goobjoog News Source
  23. VT iDirect, Inc. (iDirect), a company of Vision Technologies Systems, Inc. (VT Systems), today announced that Dalkom Somalia has installed an iDirect Hub and will leverage iDirect’s series remotes to provide high-speed satellite connectivity in Somalia. The new iDirect network will enable Dalkom Somalia to scale its service more cost-effectively, expand end user data rates up to 38.5 Mbps, and improve Service Level Agreements by reducing service set-up duration. It will also provide back-up connectivity for service restoration in cities as needed. Dalkom Somalia is one of Somalia’s fast-growing telecom companies offering next-generation solutions for broadband, connectivity, cloud computing, managed services, satellite services, and internet services for businesses, wholesale and consumer segments. Financed by Dalkom Somalia as part of the company’s strategy to provide world class infrastructure to support the Horn and East Africa region’s needs for innovative Telecommunication & Information and Communications Technology solutions, the new iDirect network will serve a wide range of markets, including Government and non-Government Organisations, charities, healthcare, academic institutions, Internet Service Providers, telecommunications operators and financial services. “Through the iDirect platform, we are opening up areas where no connectivity has existed before,” said Mohamed Ahmed Jama, CEO, Dalkom Somalia. “iDirect’s platform technology enables us to gain critical operations advantages by increasing data performance and efficiency, and shortening service installation. And these are critical requirements to expand our service reach and capabilities.” “The expansion of connectivity in Africa is a major priority for iDirect,” said David Harrower, Senior Vice President of Global Sales, VT iDirect. “Our partnership with Dalkom Somalia hinges on the provision of efficient, high-speed satellite service, enabling the expansion of businesses, government and non-profit services across the continent. This new network in Somalia will significantly aid local citizens in Somalia.” Dalkom Somalia is a pioneer in the area of telecommunication innovation in Somalia and the horn of Africa. The company delivered the first Sub-marine fibre-optic cable in 2013, a tier-3 data center in 2015 and the first satellite teleport in 2017, setting the pace for innovation in the industry to connect Somalia to the rest of the world. VT iDirect, a subsidiary of VT Systems, is a global leader in IP-based satellite communications providing technology and solutions that enable our partners worldwide to optimize their networks, differentiate their services and profitably expand their businesses. For more than 20 years, the VT iDirect organization has focused on meeting the economic and technology challenges across the satellite industry. Today, the product portfolio, branded under the name iDirect, sets new standards in performance and efficiency, making it possible to deliver voice, video and data connectivity anywhere in the world. VT iDirect is the world’s largest TDMA enterprise VSAT manufacturer and is the leader in key industries including mobility, military/government and cellular backhaul. In 2007, iDirect Government was formed to better serve the U.S. government and defense communities. For more information please visit http://www.idirect.net. VT Systems is an engineering company providing integrated solutions to the commercial and government markets in the aerospace, electronics, land systems and marine sectors. VT Systems’ innovative solutions, products and services include aircraft maintenance, repair and modification; software solutions in training and simulation; satellite-based IP communications technology; network solutions that integrate data, voice and video; rugged computers and computer peripheral equipment; specialized truck bodies and trailers; weapons and munitions systems; road construction equipment; and ship design and shipbuilding. Headquartered in Alexandria, Va., VT Systems operates globally and is a wholly owned subsidiary of ST Engineering. Please visit http://www.vt-systems.com. Source: – Prweb The post Dalkom Somalia Launches iDirect Network to Expand Satellite Connectivity in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  24. Five security officers were killed on Tuesday in an attack by suspected Al-Shabaab terrorists on the Elwak-Kotulo road in Mandera. The attackers also burnt a police lorry while several officers were injured in the evening ambush. Mandera South deputy county commissioner Daniel Bundotich said three police reservists and two Administration Police officers died in the attack. “We lost five security officers in the attack while on patrol on Elwak-Kotulo road,” he said. A second contingent of GSU personnel that was responding to the first attack was also ambushed, Mr Bundotich added. LORRY BURNT Nation established that the lorry that was burnt was the one the GSU officers were in. The terrorists are said to have attacked the first security group of APs, police reservists and regular police officers as they patrolled the notorious Elwak-Kotulo stretch. “Combined forces were on patrol before being ambushed by suspected Al-Shabaab militants at Dubacity around midday. A team responding to the attack was also attacked and their lorry burnt,’’ said Mr Bundotich. He added that another team was being assembled to respond to the two attacks. In November, two police vehicles were burnt to ashes in the same area, compelling police to stop escorting buses. SAFER ROAD Buses on the Mandera-Nairobi route have since switched to Marsabit-Moyale road, which is considered safer. According to Mr Bundotich, a gun fight ensued before the suspected militants retreated. “We are sure of more casualties on their side, considering the ground evidence,” he said On Sunday, KDF killed five suspected Al-Shabaab terrorists believed to have been involved in an attack on Ijara Police Station in Garissa. KDF spokesman David Obonyo said a vehicle that had been taken away by the terrorists during the attack on the police station was destroyed after explosives it was carrying exploded during a gun fight that ensued between the soldiers and the militants. Source: – Daily Nation The post Five security officers killed in Mandera Shabaab attack – Daily Nation appeared first on Caasimada Online.
  25. The U.S. military said on Wednesday it had killed two militants in Somalia in an air strike targeting al Shabaab, an al Qaeda-linked Islamist group that is fighting to topple the U.N.-backed government. The military’s Africa Command said the strike took place around 50 kilometers (30 miles) west of the capital Mogadishu on Tuesday, and that a “vehicle-borne improvised explosive device” had also been destroyed in the early morning attack. Last month Washington warned of a threat to its diplomatic staff in Mogadishu and directed all non-essential staff to leave the city. Al Shabaab was pushed out of Mogadishu in 2011 and has lost control of most of Somalia’s major towns. But the group retains a strong presence in the south and center and can still carry out major attacks. It was blamed for twin bomb blasts in Mogadishu in October that killed more than 500 people. The militants aim to topple Somalia’s government, to drive out African Union peacekeeping troops and to impose the group’s own strict interpretation of Islamic law. Source: Reuters The post U.S. says air strike kills two militants in Somalia appeared first on Caasimada Online.