Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya Saraakiisha is maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in manta oo Khamiis ah ay Xabsiyada maamulka kasii deyn doonaan Maxaabiis farabadan. Saraakiisha ayaa sheegay in Maxaabiistaas ay tirro ahaan dhanyihiin 1,500 Maxbuus oo siyaabo kala duwan looga xiray Jabhada ONLF. Maxaabiista laga sii deynaayo Xabsiyada ayaa waxaa ku jira kuwo xiran ku dhawaad 10 sano, halka qaarna lagu qabtay howlgalo ay ciidamada ku sameeyeen duleedka magaalada Jigjiga. Saraakiishu waxa ay sheegtay in deysmada Maxaabiista ay daba socto wadahadal qaatay maalmo badan oo dhexmaray dowlada Ethiopia iyo ONLF. Qoysas aad u farabadan ayaa la filayaa in ay saaka tagaan Xabsiga lagu magacaabo Jeel Ogaadeeniya ee Magaalada Jig jiga halkaas oo ay inta badan ku xir xiranyihiin maxaabiista ONLF ee saaka la siideynayo. Sidoo kale, deysmada Maxaabiistan ayaa kusoo beegmeysa xili ay dowladda Ethiopia dhawaan xabsiga ka siidaysay boqolaal ka mid ah Kooxaha Mucaaradka ah ee Oromadda. Dhinaca kale, Dowlada Ethiopia ayaa u muuqaneysa mid ku socota boholo mugdi ah oo mideyn kara burbur iyo qalalaaso amni. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ethiopia oo sii deyneysa Maxaabiistii ugu badneyd ee ka tirsan Jabhada ONLF appeared first on Caasimada Online.
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo dowlada Federaalka ah ee Somalia dhawaan sheegtay inay la dagaalantay Musuq-maasuqa dhaqanka u ahaa shaqsiyaadka xilalka ka haya dowlada, ayaa waxaa soo baxaaya kiisas cusub oo la xiriira musuqa. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo arrintaas ka hadlaayay ayaa sheegay inuu jiro kiisas badan oo la xiriira Musuqa kaa oo ay iminka xaqiijiyeen. Yariisow, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka Soomaaliyeed , kuwaasoo aan haba yaraatee ku dhicin Qasnadda dowladda. Waxa uu Yariisow sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Shaqsiyaad gaar ah ay adeegsadaan Hantidda loogu tala galay Shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna ku goodiyay inay daaqada ka saari doonaan shaqsiyaadka lagu helay musuqa muuqda. Shaqsiyaadkaas ayuu sheegay Yariisow inay ka qaadi doonaan talaabo sharciga waafaqsan, waa haddii ay is dabaqaban waayan shaqsiyaadkaas. Sidoo kale,Yariisow ayaa arrin muhiima ku sheegay in canshuurta laga qaado Shacabka ay muhiim tahay in ay ku dhacdo qasnadda dowladda si dib loogu soo celiyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Musuqa lagu hayo Canshuurta G/Banaadir oo gaaray heerkii ugu sareeyay & Yariisow oo qeyla dhaan afka furtay appeared first on Caasimada Online.
  3. Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Ciidan ahaan u qoraneyso Dowladda Qadar ayaa maalmaha soo socda ka baxaya dalka,waxaana dhalinyaradaan oo tiradooda aan la qiyaasi karin ka baxayaan magaalada Hargeysa halkaasi oo diyaarad Qadar leedahay ka qaadeyso. Qaar ka mid ah dhalinyarada oo ka baxay magaalada Muqdisho oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay iney ku sii jeedaan magaalada Hargeysa oo ay kaga sii gudbayaan dalka Qadar oo tababar ciidan ay u aadayaan. Waxay sheegeen dhalinyaradaan in lacagta ay ku tagayaan magaalada Hargeysa ay iyaga iska dhiibayaan, balse maalmo ka dib halkaasi ay ka qaadi doonto diyaarad laga soo dirayo dalka Qadar. Hanaankaan Ciidan qorista ayaa Dowladda Qadar u soo martay mas’uuliyiin caan ah oo Soomaaliiyeed oo qaarkood Dowladda hadda ku jira, waxaana loo qeybsaday hanaanka qabiliga ee 4.5. Warfaafiye.com
  4. Mogadishu (HOL) - The U.S. military says it has carried out an airstrike in southern Somalia that killed three Al-Shabaab militants. Source: Hiiraan Online
  5. The US Military says it has carried out an airstrike in Southern Somalia that killed three members of Alshabaab militants. Source: Hiiraan Online
  6. The US Military says it has carried out an airstrike in Southern Somalia that killed three members of Alshabaab militants. Source: Hiiraan Online
  7. Information from Israeli intelligence helped to prevent the downing of a passenger jet, Prime Minister Benjamin Netanyahu has said. Local media linked his comments to the attempted bombing of an Etihad Airways flight. Source: Hiiraan Online
  8. The new freezers at Somalia’s only forensic laboratory can store thousands of DNA samples, although for now there are just five.The big hope is that they could be the start of a revolution in how the troubled Horn... Source: Hiiraan Online
  9. Waxyaabo badan ayey wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya kuwaas oo ah labo dal oo deris ah isla markaana wadaaga dhinacyada siyaasadda iyo amniga, iyada oo taasi jirto ayaa dadka ka faalooda arrimaha Africa waxa ay sheegayaan in ay saameyn ay ku yeelan karto isbeddelka ka dhacay Itoobiya Soomaaliya. Dhawaan ayaa waxaa is casilay ra’iisulwasaaraha dalkaasi, waxa ayna aaminsan yihiin dad badan in Soomaaliya saameyn aan wanaagsaneyn ay ku yeelan karto xaaladda ka taagan Itoobiya. Prof, Axmed Maxamed ayaa arintani ka hadlay waxa uuna yiri: “Haddii ay burburto Itoobiya annaga dan nooguma jirto, maxaa yeelay horaa waxaa loo dhahay biyo kaa badan iyo col kaa badan waa ay ku hafiyaan, sababtoo ah boqol milyan haddii ay waayaan dowladnimadii xajineysay annagii oo dhan ayaa qatar galeyno, Jabuuti ayaa qatar galeyso, Soomaaliya sidoo kale qatar ayey galeysaa cid kasta oo xaduud la leh qatar ayay galeysaa”. Itoobiya Soomaaliya waxaa ka jooga ciidamo aad u badan kuwaasi oo ku sugan gobollada dalka, qaarkoodna waxa ay ka mid yihiin ciidamada AMISOM waxa ayna ka caawiyaan dowladda Soomaaliya dhinacyada nabad-gelyada. Dr Xasan Sheikh Cali oo ka faalooda arrimaha ammaanka ayaa ka warramay saameynta ay Itoobiya ay ku yeelan karto Soomaaliya waxa uuna yiri: “ Haddii Itoobiya ay dhibaato ka dhacdo oo qalalaaso ka dhaco, waxa ay nagu yeelaneysaa raad xun waxaa imaanaya dadka Itoobiyaanka ah in ay nagu soo qaxaan intee ayaan geyneynaa, dhulkeenna ayey sidii hirka u soo galayaan meel aan dajinno ma heyno dhulkana waa ay la wareegayaan”. Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sanadkii hore wada-gaaray heshiisyo dhowr ah kuwaasi oo ay ka mid yihiin in la iska kaashado dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda. The post Isbeddelka Itoobiya saameyn ma ku yeelan karaa Soomaaliya? appeared first on Caasimada Online.
  10. Muqdisho (Caasimada Online)-Boosaaso markii ay howlaheenni nooga dhammaadeen ayaan ka shiraacannay oo mar kale aan soo marnay waddada dheer. Qaddar aan ku hakannay Qardho ka dib waxaan toos u tagnay Garowe. Habeen markii aan hoyannay waan ka soo gudubnay. Cadaado ayaan u istaagnay in aan shidaal ka qaadanno, kaalin shidaal oo nadiif badan oo aan u maleynayo in ay markaa cusbayd. Oday keligii joogay ayaan shidaalkii ka iibsannay. Intii gaariga uu ku shubayay shidaalka ayaan odaga iskala sheekeystay oo aan magaciisa weydiiyay. Adan ayuu ku soo koobay. Waxaan weydiiyay wiilal uu dhalay oo Xamar jooga in ay jiraan? Haa mid baa dhigta Jaamacadda, ayuu ka billaabay. Qaarka kale inta aanuu sheegin ayaan weydiiyay magaca wiilkiisa Jaamacadda dhigta. Wuu ii sheegay. Markaas ayaan odaga weydiiyay oo aan ku iri adigu ma Adan hebel ayaad tahay? Wuu ila yaabay! Ka dib waxaan u sheegay in wiilkiisa aan saaxiib nahay. Qofka keliya ee aan Cadaado wadahadalnay ayuu ahaa, wuxuuna noqday saaxiibkeey Aabbihiis oo aanan weligeyba hore isu weydiin in uu nool yahay iyo magaalada uu deggan yahay ama waxa uu ka shaqeeyo. Waxaan maalintaas safarkeenna ku hakinnay Beled Weyne oo aan habeen ku hoyannay. Markaan aniga oo og wixii socodkii hore iga qabsaday, waan ka baaqsaday Hotel. Waxaan jiif ka helay xarunta Italian Medical team. Maalintii xigtay ayaan subaxnimadii ka soo baxnay Beled Weyne waxaanan ku soo laabannay Muqdisho goor galab ah. Ilaaheey mahaddiis intaa aan soconnay Muqdisho ilaa Boorama, Borama ilaa Garowe iyo Boosaaso, Boosaaso ilaa Muqdisho baabuurka wax cillad ahi nagama gelin. Marka laga reebo in shidaal, saliid iyo biyo aan ku shubnay, xataa hal taayar lagama beddelin. Wuxuu ahaa safar guul noogu dhammaaday. Xarig Laakiin warka aan Muqdisho ugu nimid wuxuu ahaa in Cali oo aan Hargeysa u xilsaarany in uu waraaqaha ku goobo qoysaska ay u socdaan xabsiga la dhigay. Ma ahayn marka keliya ee Cali ay ciidammada amnigu ay xireen. Marna wakhti gaaban ka dib ayay iskood u soo daayeen. Marna waxay kalliftay in aan la xiriiro Madaxa Radio Hargeysa, Xasan – Kuuriya, si uu General Morgan u wargeliyo. Tabtaas ayaan Cali xabsiga uga soo deynay. Waxaa billowday in annaga oo la kaashaneyna Ururka Bisha Case e Soomaaliyeed xarumihiisa Gobollada, iyo hey’ado kale oo badan in aan jawaabo ka helno wakiillada aan Gobollada u xilsaarnay in ay goobaan qoysaska Maxaabbiista. Wakiillada qaar waxay ahaayeen dad ay ICRC shaqo gelisay, qaarna waxay ahaayeen dad Dowladda u shaqeeya oo si samafal ah uga qeyb qaadanaya howsha. Safar Kale Safarkii marka aan maalmo yar ka nasannay, Beatrix iyo anigu waxaan isu diyaarinnay safar kale oo aan ugu baxayeno Wanla Weyn, Buur Hakaba, Baydhaba, Luuq, Garba-Haarreey, Buur Dhuubo iyo Qansax Dheere. Markan waxaa socdaalka nagu wehlisa Kornelia oo u timid in ay shaqada ka beddesho Beatrix oo loo beddelay Lima, dalka Peru. W/Q. Yuusuf Garaad The post Boosaaso – Muqdisho – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Saddex iyo Tobnaad appeared first on Caasimada Online.
  11. Jabuuti (Caasimada Online)- Ciidamada mariiniska badda ee Soomaaliya ayaa ka qey qeybgalay dhoolatus ay wadajir u sameeyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Jabuuti. Dhooaltuskaan oo taliska Mareykanka ee Jabuuti soo qaban qaabiyay ayaa loo qabtay dalalka xeebta badweynta India dhaca. Ciidamada mariiniska Somalia ayaa kusoo bandhigay ciyaarsiis iyo khubradooda, iyadoo ay goob joog ahaayeen ciidamo ka socda dalalka midowga Yurub. Somalia ayaa leh xeebta ugu dheer Afrika, hase ahaatee waxaa xeebaheeda ku sugan ciidamo ajnabi ah oo burcad badeeda ka ilaaliya. The post Sawirro: Ciidamada mariiniska badda Soomaaliya oo Jabuuti kusoo bandhigay dhoolatus cajiib ah appeared first on Caasimada Online.
  12. The post Xog: Dowladda Qatar oo si qarsoodi ah ciidan ugu qoroneysa Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  13. Nizar Manek February 21, 2018, 8:12 AM ESTUpdated on February 21, 2018, 8:43 AM EST Ethiopia’s ruling party could choose the leader of the protest-hit Oromia region as its next chairman, a step toward succeeding Prime Minister Hailemariam Desalegn, a party official said. The Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front will probably decide on a new head within the next two weeks, Getachew Reda, a member of the EPRDF’s executive committee, said in an interview on Tuesday. Lemma Megersa, the leader of the Oromo Peoples’ Democratic Organization, has been touted as a potential successor to Hailemariam. Hailemariam Desalegn “There is nothing institutional, moral or legal that stands in the way of Lemma becoming chairman,” Getachew said in the capital, Addis Ababa. “This is not in any way an endorsement of anyone. Technically, anyone can come in.” Hailemariam resigned Feb. 15 after failing to quell more than two years of sporadic and often deadly anti-government protests in the Oromia and Amhara regions. The next day, the government declared a state of emergency, the second time since 2016 it’s suspended the constitution to deal with the unrest. The demonstrations occurred amid conflict between the Oromo and Somali regions that has forced more than 900,000 people to flee their homes. Ethiopia, Africa’s fastest-growing economy over the past decade, is a key U.S. ally in its battle against al-Qaeda in the Horn of Africa. Home to more than 100 million people, the $72 billion economy has drawn investors including General Electric Co., Johannesburg-based Standard Bank Group and hundreds of Chinese companies. The Oromo and Amhara communities together make up more than half of Ethiopia’s population, Africa’s second-largest after Nigeria. Activists from both groups claim that minority ethnic Tigrayans, who make up about 6 percent of the population and are represented by the Tigrayan People’s Liberation Front, dominate an authoritarian government. The EPRDF Council is expected to meet by the first week of March to decide on whether to accept Hailemariam’s resignation, Getachew said. The politburos of the EPRDF and the South Ethiopia People’s Democratic Movement — a regional party that makes up the ruling coalition alongside the Tigrayan People’s Liberation Front, the Oromo People’s Democratic Organization, and the Amhara National Democratic Movement — “technically endorsed” Hailemariam’s decision to stand down last week, he said. Power Vacuum “Once the council has decided, there will be a vacuum, and that vacuum will need to be filled immediately,” Getachew, who is also a member of the TPLF’s executive committee, said. Lemma is a member of the EPRDF Council, but isn’t a member of Ethiopia’s parliament, the House of People’s Representatives. That means the council could elect him chairman, but a new prime minister “will have to become a member of parliament,” possibly through a special by-election, Getachew said. If no constituency is available, an MP could be removed or stand down to make way, he said. During the EPRDF’s quarter-century rule of Ethiopia, both of its prime ministers — Hailemariam, a southerner from Wolayta, and Meles Zenawi, a Tigrayan who died in office — have also been chairmen of the ruling coalition. Lemma has been president of the Oromia region since 2016.
  14. By Ahmed Abdi Somaliland’s Good Governance Sector (GGS) held a meeting on good governance at Ministry of the Interior on Wednesday. The meeting which was arranged by the GGS was invited a number of Somaliland’s institutions including to Ministry of Interior, Ministry of Justice, Foreign Affairs, Ministry of Constitutional Affairs, Department of Fire Services and the Police as well as partners of the Good Government Sector. Representatives from UN and the International Community that were invited to the meeting were included UN SOM, UNDP, UN-HABITAT, EU REPRESENTATIVES, MAX PLANCK, German, Civil Society. In the meeting, the parties discussed the National Development Plan B initiatives.
  15. Somaliland International Marathon Run, which is expected to become a yearly event, is the first time such an international event to be held in Somali territories since 1991. The event was largely organized by a team from Untamed Borders Ltd led by James Wilcox, including co-organizers Enda Nevin and Oliver Sills. Ahmed Salan played a leading role in bringing the event to Somaliland. Fozia, a nurse, and visual artist running for the 42km marathon for the Somaliland marathon, she placed the 3rd for the women.[Photo by Mustafe Saed volunteers directing/guiding the runners on the route.[Photo by Mustafe Saed] volunteers getting ready and taking selfies.[Photo by Mustafe Saed] fixing the stage where the awards will be given later that morning [Photo by Mustafe Saed] runners of the 10km race getting into the [Photo by Mustafe Saed] the 10km race runners stretching prior the marathon start[Photo by Mustafe Saed] runners in line waiting the 10km race to start[Photo by Mustafe Saed] runners in line waiting the 10km race to start[Photo by Mustafe Saed] Mr. Guled Abdullahi Mahmud (3:01:45) in second place for the 42km race of the marathon[Photo by Mustafe Saed] Medical volunteer helping one of the runners who go hurt streaching around the stadium[Photo by Mustafe Saed] Runners helping each other wear the tag number[Photo by Mustafe Saed] Rooble Mohamed managing the last registrations for the 10km race for the Somaliland Marathon at the stadium[Photo by Mustafe Saed] waiting to sign the runner tag number at the 5km point of the 10km race.[Photo by Mustafe Saed] In the 42 Kilometre, David Hallard (2:55:27) was the victor while Mr. Guled Abdullahi Mahmud (3:01:45) in second place and while on the third spot was Robert Michalski(3:16:44). The men’s 10 thousand meters, the winner was Mr. Said Farhan Omer, 34’ 12”, 2ndplace Hamse Haybe Aden and Mahmud Ibrahim Mumin in the 3rd spot with 34’ 33’. Ms. Vicky Burford, was the winner of Somaliland International Marathon Run women 10 thousand meters, in the second spot was Shaylene Tomarty and Fozia Ahmed Omer clinching third place. British Runner David Hallard (2:55:27) who won the first place for the 42km race.[Photo by Mustafe Saed] Runners resting after the marathon ended[Photo by Mustafe Saed] Performers from SOCSA performing at the closing ceremony of the marathon[Photo by Mustafe Saed] third place Runner Robert Michalski from Polland [Photo By Mustafe Saed] Runners resting outside a full tent after they finished the 10km run in the first mixed gender marathon in Hargeisa, Somaliland.[Photo by Mustafe Saed] The 42.2 km marathon and the 10km race will start and finish in Somaliland’s capital city, Hargeisa. These are semi-supported events with basic medical provision and drinks at each of the stations along the routes. BY.Mustafe Sa’eed Tweets @themustafasaeed
  16. MOGADISHU, Somalia – The United States military says it has carried out a drone strike against al-Shabab extremists in Somalia, killing three “terrorists.” The U.S. Africa Command statement says the airstrike occurred Monday near Jilib town in Middle Juba region. “We assess no civilians were killed in this strike.” The U.S. has carried out a growing number of drone strikes in the Horn of Africa nation in coordination with Somalia’s government. Most are against al-Shabab but a small number have targeted Islamic State group-affiliated fighters in the Puntland region in the north. The U.S. carried out more than 30 drone strikes last year in Somalia after President Donald Trump approved expanded military efforts against al-Shabab. The U.S. says it has carried out four such strikes so far this year. The al-Shabab extremist group is blamed for the October truck bombing in the capital, Mogadishu, that killed 512 people. AP
  17. By Gulaid Dalha Following the commemoration of Somaliland Youth Day (20th February) at Ambassador Hotel, the incumbent president of the Republic of Somaliland H.E. Muse Bihi Abdi addressed the nation in a wide range of issues pertaining the role of youth on the development, comprehensive plans for his government, combating against corruption improving the education of Somaliland. In his speech, president Bihi revealed that his government has created Youth Fund Account for Somaliland youth. Remarking this, Mr Bihi said, “We have created Youth Fund Account as part of developing the nation’s youth. We have deposited sh 2.5 billion. The second step is to assign a task force committee that runs the program. We are ready to consult with the scholars in selecting the eligible committee for the task. I hereby call on the businessmen to participate the fund.” In his remarks, President Bihi also unveiled new comprehensive plans of his government towards quality education. Elaborating the priority of quality education to the nation at large, Hon. Abdi said, “We have also created another account for Youth Education Development. Improving higher education is of a paramount importance to the nation and we must be hands in glove to tackle the task. We all know that our universities have more graduates each year but they experience unemployment.” Urging the amelioration of public schools’ education quality, the president said, “It is incredible that public schools are today under the worst condition. Public schools are attended by the children of the martyrs for the sake of Somaliland, civil servants and the poor people. Public schools look like forsaken shabby houses while private schools are advertised 24 hours by the media.” During his address, the president of the Republic of Somaliland vowed that his government will no longer tolerate low quality education at public schools. “80% of our people attend at public schools – these are the children of the real citizens, soldiers, who sacrifice their selves for the sake of Somaliland, the unemployed, the retired, and the refuge returnees with no property at towns. The remaining 20% take their children to private schools and pay US dollars, causing some of the children to not even know Somali script. This is unacceptable!” For the first time in Somaliland’s history, the president of the Republic of Somaliland has pledged that his government will contribute free learning materials for all the students currently learning at Somaliland public schools. “We have handed over $1.8 million to the Ministry of Education and Higher Studies to contribute free learning materials including textbooks to all Somaliland public school students. As estimated, they are around 109000 students in number. Somalicommentator
  18. Maxaabiista la fasaxay. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa cafis ufidiyay in kabadan 1500 oo maxaabiis dhaqancelin ugu jirtay xarunta dhexe ee dhaqan toosinta DDSI kuwaas oo isugu jiray nabadiid iyo kuwo galay danbiyo kala duwan kadib markuu gudiga cafiska heer deegaan xaqiijiyay inay saxmeen islamarkaana uu gudigu hordhigay madaxwaynaha DDSI. Sidaasna uu madaxwaynuhuna qalinka ugu duugay. Dhinaca kale maxaabiista heer federal ku xidhan waxay isugu jiraan laba qaybood:- Kuwo ay maxkamadaha heer deegaan xukumeen oo adaraa ahaan loo geeyay heer federal cafiskooduna uu ku xidhan yahay gudiga cafiska heer deegaan iyo kuwo ay maxkamadaha federaalku xumukeen oo kuxidhan heer federaal. Sidaadarteed, xukuumada deegaanku waxay ka codsatay heer federaal in maadaama oo maxaabiistii qowmiyadaha kale ee ka dambi badnaa lasiidaayay sidoo kalena in maxaabiista Soomaalida ah lasiidaayo dambi kasta oo ay u xidhan yihiin. Ugudambayntii waxaa xusid mudan in aysan talaabadani ahayn tii koobaad, labaad, sadexaad… iyo tii ugu dambaysaytoona ee waa mid looga bartay islamarkaana dhaqan u ah xukuumada DDSI inay cafis ufidiso maxaabiis badan. Puntlandi.com
  19. Culimada magaalada Bosaaso ayaa shir ay ku qabteen galabta magaalada Bosaaso waxa ay kaga hadleen sicir bararka dhaqaale ee hor taagan Xujayda Soomaaliyeed ee doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka oo kamid ah acmaasha waaweyn ee tiirarka Islaamka. Culimada ayaa ka digay caqabadaha dhaqaale ee xilligaan ka taagan gudashada Xajka inay keenidoonto in dadku gudan waayaan waajibaadkaan Diiniga ah, islamarkaasna Ilaaheey hortiis wax laga weydoono cidii arrintaas ka masuul ah oo ay ugu horeeyan shirkadaha Dhiig miiratada ee isbaarada u dhigtay inay dadku dhaqaale ay awoodaan ku tagaan Xajka. Halkaan ka dhegayso codkooda. Culimada Bosaaso (1)
  20. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa maanta xilka la wareegay Taliyaha cusub Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Xuseen Cusmaan Xuseen ee dhawaan la magacaabay. Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa xilka la wareegay kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta, oo ay goobjoog ka ahaayen mas’uuliyiin badan. Xuseen Cusmaan Xuseen, ayaa xilka kala wareegay ninka lagu magacaabo C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo si KMG ah usii hayay xiika muddo ku dhaw Afar bilood. Wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Wasiir kuxigeenka iyo Saraakiil ayaa ka qeyb galay munaasabadda kooban ee xil wareejinta. Taliyaha cusub ee Nabad Suggida Somaliya Xuseen Cismaan Xuseen, ayaa balan qaaday inuu la imaan doono hufnaan shaqo oo ku saleysan ad adeeg iyo isbedel la taaban karo. The post Sawirro: Taliyaha cusub ee NISA oo xilka kala wareegay Taliyihii hore appeared first on Caasimada Online.
  21. Shir muddo saddex beri ah uga socdey magaalada Garoowe Hay’adaha Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Federaalka, Dawlad goboleedka Jubbaland iyo dawladda Puntland ayaa ayaa maanta kusoo xirmay Caasimadda Puntland ee Garoowe. Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay Hay’adaha shaqaalaha rayidka ah ee dawladda dhexe iyo dawlad goboleedyada xubnaha ka ahi u yeelan samaysan lahaa wadashaqayn rasmi ah iyo xiriir joogto iyo sidii loo samayn lahaa shuruuc ay kuwada shaqeeyaan hay’adahaasi si loo dardar geliyo shaqada Qaranka. Waftiga dawladda dhexe shirka uga qayb geleyey ayaa waxa hoggaaminayey guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Qaranka, Waftiga Jubbaland waxaa hogaaminayey guddoomiyaha hay’adda shaqaalah rayidka ah ee JL ah dhinaca Puntland ay hoggaaminayeen Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha rayidka ah ee PL iyo guddoomiye ku xigeenka. Waxaana lagu soo bandhigay shirka muuq baahiye lagu muujinayey qaabka ay u dhisan yihiin hay’adahaasi iyo shuruucda ay ku shaqeeyaan, sidoo kale goobta waxa laysku weydaarsadey aqoon kala duwan oo la xiriirta sidii looga gudbi lahaa caqabadaha taagan loona gaari lahaa guulo hor leh. Ugu dambayn Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa lagu ammaanay qaabka ay u shaqayso iyo guulaha ay ka gaartey dhinacyada shuruucda iyo shaqaalaysiinta isla markaana waxaa laysla qaatay in ay noqoto Hormuudka Hay’adaha shaqaalaha Rayidka ah Dawladda Dhexe iyo Dawladaha Xubnaha ka ah. The post Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladaha xubnaha ka ah oo Garoowe shir ugu soo xirmay appeared first on Puntland Post.
  22. Bosaso[Puntland Post]Qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari, ayaa baaq ay soo saareen waxay kaga hadleen dhibaatada ka dhalatay kharashaadka iyo adeega la siiyo xujayda Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ka soo xajiya. Culuma’uda ka hadashay shir Jaraa’id oo lagu qabtay masjid Rowda ee magaaladda Bosaso, waxaa ka mid ah Sheekh Axmed Daahir, Sh. C/rashiid Abu Saalax, Sh, Faarax Cajab iyo Sheekh Axmed Maxamuud Faarax. Culumada ayaa ugu baaqay dowladda federaalka, Maamul goboleedyada iyo shirkadaha diyaaradaha inay u fududeeyaan, islamarkaana ay u naxariistaan dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay soo xajiyaan. Halkan ka Daawo Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Daawo”Culumo Baaq Ka Soo Saaray Qiimaha iyo Adeegyada Qaaliga ah ee Xajka appeared first on Puntland Post.
  23. MOGADISHU, Somalia (AP) — The United States military says it has carried out a drone strike against al-Shabab extremists in Somalia, killing three “terrorists.” The U.S. Africa Command statement says the airstrike occurred Monday near Jilib town in Middle Juba region. “We assess no civilians were killed in this strike.” The U.S. has carried out a growing number of drone strikes in the Horn of Africa nation in coordination with Somalia’s government. Most are against al-Shabab but a small number have targeted Islamic State group-affiliated fighters in the Puntland region in the north. The U.S. carried out more than 30 drone strikes last year in Somalia after President Donald Trump approved expanded military efforts against al-Shabab. The U.S. says it has carried out four such strikes so far this year. The al-Shabab extremist group is blamed for the October truck bombing in the capital, Mogadishu, that killed 512 people.
  24. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabada maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo sanad walba 21-ka Febraayo la qabto. Waxaana soo qaban qaabiyay maamulka Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga ee “AGA” iyo Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo kaashanaya Abwaannada Xamar. Waxaa ka soo qayb galay kulanka guddoomiyaha Gollaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, guddomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga ee “AGA” Maxamed Daahir Afrax, guddoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta, Abwaano, Fannaaniin iyo qaar kamid ah qaybaha kale ee bulshada. Guddoomoyiha Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga ee “AGA” Abwaan Maxamed Daahir Afrax, ayaa ka sheekeeyay taarikhda ku duugan xuska maalintan, sida ay dunidu u qiimaynayso iyo sidii ay ku dhalatay, cidii jideysay iyo sababta maalintan loo doortay, isagoona cadeeyay ahmiyada ay maanta oo kale u leedahay shacabka Soomaaliyeed. Waxuuna soo jeediyay in la is waydaarsado habkii la iskaga kaashan lahaa horumarinta iyo soo noolaynta dhanqanka iyo Af-Soomaaliga oo raacay burburkii dawladnimo. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u mahed celiyay maamulka Akadeemiyad-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Akadeemiyada cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo si wayn u harumariyay xarunta Akadeemiyada iyo Afka. Waxuuna balan qaaday in xukuumadiisu ay muhiimad wayn siinayso soo noolaynta Afka iyo dhaqanka. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in aas aaska iyo jiritaanka dadkeena uu yahay Af-ka, maadaama ay isku fahmaan shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan. Sidoo kalena uu yahay Af ka gudbay xaduudda Soomaaliya oo saameyn ku yeeshay dawladdaha aan dariska nahay. “Af-Soomaaligu waa afka rasmiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya. waana in loo adeegsadaa shaqooyinka xafiisyadda dawladda si loo hagaajiyo maqaamka afkeena hooyo. Dhamaan shaqaalaha dawladda ayaan farnay in ay dhiirigaliyaan isticmaalka luuqadeena.” Ayuu yiri R/W Khayre. Guddoomiyaha Gollaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tilmaamay in Af-ka Soomaaliyeed lagu soo qaaday weerar si loo dabo jaro balse ay dadka Soomaaliyeed ay naftooda u hurayn sidii ay u difaaci lahaayeen afkooda hooy. Waxuuna sheegay in kooxda Akadeemi-Gobaoleedka Af-Soomaaliga ay rubac qarni soo wadayn qaylo-dhaan ay ku baraarujineyaan Soomaalida damiirka leh, si loo badbaadiyo afkeena.
  25. Al-Shabaab militants in Somalia are extorting huge sums from starving communities and forcibly recruiting hundreds of children as soldiers and suicide bombers as the terror group endures financial pressures and an apparent crisis of morale. Intelligence documents, transcripts of interrogations with recent defectors and interviews conducted by the Guardian with inhabitants of areas in the swath of central and southern Somalia controlled by al-Shabaab have shone a light on the severity of its harsh rule – but also revealed significant support in some areas. Systematic human rights abuses on a par with those committed by Islamic State in Iraq and Syria are being conducted by the al-Qaida-affiliated Islamist militants as the west largely looks away because most analysts do not see the group as posing a threat to Europe, the UK or the US. The group has put to death dozens of “criminals”, inflicted brutal punishments on gay people, conducted forced marriages, and used civilian populations as human shields. In one 2017 incident investigated by the Guardian, a man was stoned to death for adultery. In another, four men and a 16-year-old boy were shot dead by a firing squad after being accused of spying for the Somali authorities. In a third, a 20-year-old man and a 15-year-old boy were killed in a public square after being found guilty by a religious court of homosexuality. Last year at least five people were lashed publicly after being accused of “immoral or improper behaviour”. They included a 15-year-old and a 17-year-old who were given 100 lashes each for “fornication”. UN officials said they had received reports of stonings for adultery. The former al-Shabaab leader, Hassan Dahir Aweys, who defected in 2013, described the group’s aim as “Islamic government without the interference of the western powers in Somalia”. Al-Shabaab, which once controlled much of south and central Somalia, including the capital Mogadishu, was forced to retreat to rural areas by a military force drawn from regional armies seven years ago. Since then it has proved resilient, and remains one of the most lethal terrorist organisations in the world, but appears to be suffering a crisis of morale and financial pressure, prompting the drive to squeeze revenue out of poor rural communities. One recent defector from central Somalia told government interrogators that the group forces “Muslims to pay for pretty much everything except entering the mosque”. Another said that al-Shabaab’s “finance ministry” – part of the extensive parallel government it has set up – is “hated”. The former mid-ranking commander, who defected four months ago, described how wells were taxed at $20,000 (£14,000) per month and a fee of $3.50 levied at water holes for every camel drinking there. One small town in Bai province was forced to pay an annual collective tax of a thousand camels, each worth $500, and several thousand goats, he said. In addition, trucks using roads in territory controlled by al-Shabaab have to pay $1,800 each trip. Five percent of all land sales is taken as tax, and arbitrary levies of up to $100,000 imposed on communities for “educational purposes”, the defector said. There is also evidence that the movement is suffering from manpower shortages. A third defector said al-Shabaab now insisted that all male children attend its boarding schools from the age of about eight. The children train as fighters and join fighting units in their mid-teens. “By that age they are fully indoctrinated. They are no longer under the influence of their parents,” said Mohamed Mubarak, research director of the Horn International Institute for Strategic Studies thinktank. According to Somali authorities, troops stormed a school run by al-Shabaab in January and rescued 32 children who had been taken as recruits to be “brainwashed” to be suicide bombers. “Al-Shabaab used to demand money or children from clans: now they demand both,” the defector said. Al-Shabaab has also told people they will be punished – possibly put to death as spies – if they have any contact with humanitarian agencies. Somalia has been hit by a series of droughts, and only a massive aid effort averted the deaths of hundreds of thousands last year. A new military campaign launched by President Mohamed Abdullahi Mohamed and supported by the US has seen intensive drone strikes on al-Shabaab targets, putting the militants under significant pressure. Fears of spies have led to a series of internal purges. Suspected agents are jailed and brutally tortured. “Distrust is so high that when they go into battle, everyone is afraid of being shot in the back by his comrade,” one of the defectors said. “When soldiers get leave, half come back. Al-Shabaab now send patrols to collect people who have fled home. They stay in jail until they agree to rejoin.” Abdirahman Mohamed Hussein, a government official overseeing humanitarian aid in southern central Somalia, told the Guardian that extremists used local populations as human shields. “They do not want people to move out because they are worried that there could be an airstrike if the civilians leave,” Hussein said. Al-Shabaab also imposes tight restrictions on media, the defectors said. “Most people only listen to al-Shabaab radio stations or get news from al-Shabaab lectures which go on for hours and which cover religion and which all must attend,” one said. Another said some people risked harsh punishments to listen in secret toVoice of America and the BBC. “Life is really tough in al-Shabaab-controlled areas. There is no food, no aid and children are being taken,” said Mubarak, the thinktank director. “Al-Shabaab are still trying to portray themselves as defenders of Somali identity. The message has a lot of sympathy but is not translating into active support.” The draconian punishment, seizures, taxes and abductions run counter to the strategic guidance issued by al-Qaida leader Ayman al-Zawahiri, who has called for affiliates of the veteran group to build consensus and support among local communities. Their practices do, however, recall those of Isis. Al-Shabaab also manipulates rivalries between clans and tribes, and benefits from the failures of local authorities to provide basic services. Several interviewees said they preferred using al-Shabaab’s justice system, and that the group had brought security. In once case in May last year, two clan elders in Beledweyne in Hiran region agreed to seek al-Shabaab justice to settle a case of rape. The attacker was found guilty and stoned to death. “We decided to go to the al-Shabaab court because the judge rules under the Islamic law and there is no nepotism and corruption,” said Abdurahman Guled Nur, a relative of the rape victim, in a telephone interview. “If we went to a government court, there would be no justice because the rapist could have paid some cash to the court and he would be freed.” Mohamed Hussein, a farmer in Barire, a town 40 miles south of Mogadishu that has seen fierce fighting, returned home when al-Shabaab took control of the area in early October. “When the government soldiers were here, there was looting, illegal roadblocks and killing,” he said. “But al-Shabaab cuts thieves’ hands and kills looters. The Islamic court gives harsh sentences for the criminals, so everyone is scared of them. That way we are in peace under al-Shabaab. If you do not have any issue with al-Shabaab, they leave you alone.” Additional reporting by Abdalle Mumin Source: – The Guardian The post Al-Shabaab steps up extortion and indoctrination as morale dips appeared first on Caasimada Online.