Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - Canadian citizens living in Somalia held a ceremony on Sunday to commemorate Canada's 150th anniversary at a well-organized ceremony in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  2. Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijadii ka soo baxday imtixaan ay dhowaan ka qaadday 242 arday ah oo u tartamayey tababar ku saabsan duulista hawada iyo garoomada. Wasaaradda ayaa sheegtay in 10 arday oo keliyah ay ku soo baxeen darajooyinkii la rabay ee imtixaanka,islamarkaana ay ku guulaysteen in tababar loogu qaado dalka Turkiga,sidoo kalena ay jiraan 20 arday oo ku soo xiga,kuwaasoo loo tixgelin doono haddii uu soo baxo tababar kale. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland,Axmed Cilmi Cismaan(Axmed Garaash) oo ka hadlay munaasabadda lagu shaacinayey natiijadii ka soo baxday imtixaanka ayaa sheegay in ardayda la qaatay ay ku heleen aqoontooda iyo dadaalkii ay muujiyeen,isagoo caddeeyay in imtixaanka si hufan oo caddaalad ah loo qaaday. Halkaan ka daawo muuqaalka. Hoose ka eeg magacyada ardayda. PUNTLAND POST The post Yaa ku guulaystay Imtixaankii ay qaadday Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland? appeared first on Puntland Post.
  3. Berbera (Caasimadda Online) – Sida ay baahisay idaacada Kulmiye waxaa la hakiyay dhismaha saldhig milateri oo dowlada Imaaraatka carabtu ka waday garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. Qaar ka mida shaqaalaha madaarkaasi dhismaha ka waday oo ka gaabsaday inay magacyadooda sheegaan arimo amni dartii ayaa sheegay in Axadii shalay maayirka magaalada Berbera ku wargaliyay in shaqada la joojiyo islamarkaana ilaa amar dambe ay soo saarayaan aan la bilaabi Karin dhismaha saldhiga. Warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helayno xukuumada Somaliland ayaa sheegaya in dowlada Imaaraatku aanay fulin balanqaadyo ay la gashey xukuumada Somaliland kuwaasi oo ay ku badalanayaan saldhiga Milatari. Balanqaadyadaasi heshiiska saldhiga ku jiray waxaa ka mid ahaa in la dhiso wadada isku xidha berbera iyo Wajaale iyo in madaar madani ah laga sameeyo magaalada Berbera, balse lama fulin arrintaasi ayaa keentay in la hakiyo saldhigaasi sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno masuuliyiinta dowlada. Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo hore uga hadlay dhismaha saldhigaasi waxaan uu sheegay in aan la dhiseyn ilaa dowladu Imaaraatku fuliso balanqaadyada heshiiska ku qornaa ee ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraatku. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dhismaha saldhigga Militari ee Imaaraatka ka dhisanayay Berbera oo la joojiyay. appeared first on Caasimada Online.
  4. Madaxweyne Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Iyo Dhalinyarada Puntland Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) ayuu u magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland. Puntlandi.com
  5. HARGEISA– President Bihi today received Malaysian Investors in light manufacturing, led by Malaysian Business tycoon and the chairman of Tayyid Quality Meat plant in Burao, Mr. Rethwan Tengku. The president and the investors discussed the possibility of exporting livestock meat to markets in Malaysia.The Malay tycoon set up meat processing plant in Burao the first of its kind in Somaliland since its inception. Investors from China and Malaysia are picking interest in Somaliland due to policies in place concerning starting business.
  6. Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland. Madaxweyne,Cabdiweli Gaas ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Puntland u magacaabay,Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) oo horay u ahaa Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Wasaaraddaasi. Halkaan ka akhriso digreetada. Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26 February 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 27. February 26, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland. Markuu Qiimeeyey: Aqoontiisa iyo Khibradiisa Shaqo. Markuu Tixgeliyey: Tala soo Jeedinta Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland. 1. Waxaa Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) loo magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland. 2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu. =DHAMMAAD= XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND. The post Madaxweyne Gaas oo Agaasime guud u magacaabay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha. appeared first on Puntland Post.
  7. Muqdisho (Caasimadda Online) _ Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleysay ciidamadii xasilinta caasimadda iyadoo lagu kordhiyey ciidamo cusub oo ka tirsan AMISOM. Ciidamada xasilinta Muqdisho oo la sameeyay xiligii uu taliyaha NISA ahaa Sanbaloolshe, waxaana gaabis weyn ku yimid ciidamadaasi oo maanta lagu dhawaaqay inay howgallo ka bilaabayaan caasimadda, iyadoo lagu kordhiyay ciidamada Booliska AMISOM iyo ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xarunta gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis kula hadlay ciidamadaasi ayaa ku booriyey inay xoojiyaan amniga caasimadda, waxaana amarro laga soo saaray ciidamada ka yimaada gobollada Shabeellooyinka inay hub lasoo galaan magaalada. Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo ay dhowaan isku dhaceen ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa NISA, halkaasoo lagu dilay askar ka mida NISA. The post Sawiro : AMISOM oo lagu kordhiyey Ciidamada Xasilinta Caasimadda & Howlgallo culus oo ka bilaabanaya Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  8. Amira Adawe has just arrived at a Somali-American community radio station in Minneapolis where she hosts a weekly call-in show called Beauty-Wellness Talk. Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho ( Caasimadda Online) – Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey isgoyska KM 0 oo u dhow xarunta NISA ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta Alshabaab ee Idaacadda Andalus ayaa baahisay barnaamij gaar ah oo ku saabsanaa weeraradii jimcaha lagu qaaday magaalada Muqdisho, oo lala beegsaday madaxtooyada iyo xarunta NISA. Alshabaab ayaa sheegtay in ninkaasi lagu magacaabi jiray Cabdullaahi sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure oo Ku magac dheer( Cadiyatullaah) isagoo ka jeeda beesha Mareexaan ee degto gobolka Gedo oo ah beesha madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo kasoo jeedo. Ninkan oo wareysi lala yeeshay ayaa sheegay inuu is-miidaaminta u sameynayo inuu Alle ugu dhawaado, isla markana uu kula dirirayo Gaalada dalka ku soo duushay iyo dowladda dabadhilifka u ah sida uu yiri. Alshabaab ayaa inta badan faafiya muuqaalada, wereysiyo iyo dardaran laga qaado xubnaha ka tirsan ee fuliya weerarrada is-miidaaminta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kooxda Alshabaab oo shaaciyey magaca & Beesha Is-miidaamiyihii isku qarxiyey Isgoyska KM 0 ee Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  10. 2018 opens a new cycle in Somaliland’s foreign policy. The result of the 2017 presidential election showed that hardliners won the election. By hardliners, it means that a senior leader from the military wing of SNM won the election by a majority of 55%. Many analysts agree that the election result implies that there will be changes in the foreign policy, although the foreign minister retained his position, changes in the presidency demonstrates a new desire to shift the policy, while the foreign ministry executes the policies that are initiated by the president. However, analysts are looking to the extent it will be shifted and its effect on the dialogue between Somaliland and Somalia. Despite the fact that the dialogue was a proposal from the ruling party, Bihi seems to oppose the policy of opening a dialogue with Somalia as his stated positions were during the election campaign. His main argument was that until Somalia recognizes the ‘independence’ of Somaliland, Somaliland is not ready to negotiate with Somalia. Dialogue with Somalia was not an option before the Bihi’s predecessor Silanyo came to office in 2010. The fundamental test that Bihi would face is setting up a policy towards Somalia that includes the official dialogue, while in fact there was an absence of approach to negotiating with Somalia since the talk commenced, due to various reasons. In fact, a dialogue with Somalia was not on the table when Somaliland participated in an international conference hosted by the United Kingdom back in 2012, but it suddenly appeared in the communiqué. Four months after the conference, representatives from both sides met in London to establish ‘a framework for future talks,’ without a prepared strategy. This first round of talks was facilitatedby the United Kingdom, in the presence of representatives from the European Union and Norway. After seven official meetings between representatives from the two countries, the dialogue failed and Somaliland suspended any formal talks with Somalia. New reports suggested that several European countries are interested in playing a mediatory role in the talks. Somaliland welcomes this new initiative and Foreign Minister Shire made public that Switzerland will host official talks between the two countries, as Turkey, which facilitated four out of the seven official meetings, had huge political, economic, security and strategic interests in Somalia, and Somaliland accused Turkey of lacking neutrality among the two sides. Ankara’s involvement in the dialogue played a role in the failure of a productive dialogue. During a phone call between Bihi and Farmajo with the initiative of the Center of Humanitarian Dialogue, the two presidents agreed to restart the talks between Hargeisa and Mogadishu for a meeting between the two leaders at the earliest opportunity and new reports suggest that Djibouti is hosting the first official meeting between the two presidents in early March. Foreign ministers of both countries had a sideline meeting during the African Union summit in Addis Ababa, Ethiopia to discuss the prospects of a meeting between the two presidents. While the foreign ministers were meeting, Somalia was on the other hand campaigning for Abdisalam Hadliye from Somaliland to become the new Secretary General of IGAD, the Horn of Africa regional bloc. Although this effort ended unsuccessfully, it can undermine the trust needed for both sides before the negotiation officially starts. Although President Bihi has not publicly announced his plan for the negotiation, he met with the opposition parties leaders last week in an attempt to discuss the upcoming meetings. Statements from the presidency and from the opposition party leaders reiterated that they discussed how to prepare the negotiations, but they do not offer a clear plan for the dialogue. President Bihi needs to clearly study the significant issues that caused the negotiation to collapse in 2015, while the two governments have not reached an agreement. He also has to recognize to negotiate from a position of strength, due to the facts on the ground in Somalia. One of the important things to mention was that Somaliland has not had a clear strategy to come to the negotiation table. Two things that are supporting this argument are that the government has not clearly decided to create a framework for the dialogue, and its members who participate in the meetings usually change from one meeting to another. Although the foreign minister was assigned to lead the negotiation team, others from various agencies that are not in charge of foreign affairs usually attend the meetings, while the agenda on the table usually does not relate to their responsibilities. Members from the parliament and opposition parties also attend the meetings, which can be a challenge to the checks and balances of the system. Another thing to mention is that there were new faces in every meeting, and maybe these members are not briefed before coming to the negotiation table. Evidence of this is that in every meeting, both sides have a talk about new issues, while not focusing on implementing those that have been agreed in the previous meeting. In order to have a successful dialogue with Somalia, President Bihi needs to appoint a special envoy who leads the negotiation who works independently and reports back to the president. A timeline is another important thing that President Bihi has to make. Facilitators from the international community should be countries who do not have a significant interest in the two countries which can help to build trust, which is essential for the dialogue. Another thing to have in mind is Djibouti’s involvement as a mediatory role, which was raised by Foreign Minister Shire this week. Analysts and some politicians have a suspicion that Djibouti is biased in favor of Somalia when it comes to the future of the Horn of Africa, especially in the Somali Peninsula, due to its economic and security interests. Gulied Jama and Yacqub Ismail
  11. Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa maantay shaacisay Natiijada kasoo baxday Imtixaan loo qabtay arday tababar loogu qaadayo dalka Turkiga. Ardaydaan oo laga qaadanayo maamul gobaleedyada iyo Magaalada Muqdisho ayaa tababar loogu qaadayaa Dalka Turkiga oo ay kusoo qaadan doonaan tababar ku saabsan duulista hawada iyo Garoomadda. Imtixaankaan oo ay galeen 280 arday ayaa waxaa ku guulaysta 10 arday oo galay kaalimaha ugu sareeya kuwaas oo maantay ay soo bandhigtay Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Garoomada Dowladda Puntland. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in Imtixaankaan uu u dhacay si cadaalad ah islamarkaan 10-kaan qof ay kusoo bexeen aqoontooda. Marka laga soo tago 10-kaan arday kaalimaha ku guulaystay waxaa ay wasaaraddu sidookale soo bandhigtay 20 arday oo iyaguna noqon doonta fursad sugayaal,iyadoo 32-daan qof loo gudbiyey Dowladda Federalka Soomaaliya. Tobankaan arday oo afar kamid ah ay yihiin gabdho ayuu wasiirku yiri”Gabdhuhu waxay Umma baahna in qoondo loo sameeyo ee waxay u baahan yihiin in cadaalad loo sameeyo” Hoos ka akhriso Puntlandi.com
  12. Mogadishu (HOL) - The Somali government has issued an ultimatum to the military soldiers based in the outskirt of the capital city not to carry heavy weapons inside the city's streets. Source: Hiiraan Online
  13. Introduction 27 years passed since the former Somalia dictator Siyad Barre was toppled, and the second Republic of Somaliland has reborn. After 27 years Somaliland became a democratic state that peacefully went through five free and fair presidential elections, and two parliamentary, and municipal elections. Somaliland has rebuilt its country and infrastructure. In Somalia after nearly 18 internationally sponsored conferences a government was stalled in Mogadishu. This nominal government is propped by 22, 000 AU troops and it is still a basket case on paper government that does not represent anyone. Somaliland did not get much economic or developmental fund from the unfair broken world led by a crumbling so-called United Nations run by unelected bureaucrats who obtain huge salaries and other types of benefit. This is the same unfair world that called the rump and unviable Somalia a legitimate government, while democratic Somaliland that has done everything by its own unrecognized state. I believe this is not important at all, what is important Somaliland to move on keep building its economical, y, educational, and health infrastructures. Analysis/Background The republic of Somaliland is surrounded by dictatorships. There was one semi democratic state in the whole region-Kenya and that country itself is going through a very serious political stalemate, because half of the Kenyan population thinks last presidential election was stolen from Raila Odinga, the opposition candidate. Ethiopian prime minister has recently resigned followed massive demonstrations and unrest in Ethiopia. State of emergency was imposed and the things are trending Ethiopia is heading to a difficult situation where nobody can predict what will happen. Though the dictatorships surrounding Somaliland are superficially friendly to Somaliland, deep down, they are extremely jealous about Somaliland ability to build up democratic institutions from scratch, something they failed to do. In Ethiopia the leader of the group that toppled Mengistu died in in 2012 after ruling Ethiopia for nearly 20 years. In the span of those 20 years Ethiopia barely conducted one parliamentary election where the ruling party rigged and won. In the tiny Republic of Djibouti which is basically a one-city state one strong man was ruling over there for nearly 20 years, and there are no signs he will ever be replaced by anybody else. I strongly believe these dictatorships will never recognize Somaliland, but Somaliland is growing steadily and its democratic institutions are close to a maturity stage something our neighboring dictatorship fail to achieve, so as the internationally multilateral institutions are declining, and the dominant powers of the world are a precipice decline and marred by economic, political, and competition from other emerging states, Somaliland should not worry about this unfair, unjust, unscientific and arbitrary recognition .phenomenon Republic Somaliland needs to continue doing what they were doing, keep on building up our economy, exploitation of the country’s resources, and investing on our human capital. Prof. Suleiman Egeh is a freelance writer, political analyst and a senior science instructor
  14. Doonidii Xafiis ee dhaawan ku soo caariday xeebta Magaalada Bosaaso ayaa maanta si toos ah waxa ay ugu soo xiratay dekead Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland . Doonidan ayaa maanta waxaa laga dajiyay gabi ahaanba rarka saaran oo ubadnaa Qalab dhisme iyo gaadiidka dadweynaha. Sheekh Fu,aad Xaaji oo ah Gudoomiyaha Gudiga badbaadintii Doontaasi oo uwaramay warsidaha Puntlandi ayaa sheegay in lagu Guulaysatay maanta in doonidan lagu xiro Dekeda Bosaaso lagana dajiyo rarkii saarnaa qaybtii udambaysay. Waxa uu sheekh Fu,aad sheegay in qayb kamid ah alaabtii saarneed Doontaasi ay qoyday ,haatana lagu howalnayahay sidii Doonidan loo cilad bixin lahaa. Horaantii bishan ayay ahayd markii dadaalo ay sameeyeen shacabka Ganacsatada, iyo dowladda, ay ku samato bixiyay hantidii saarneed Doonidan oo lagu qiyaasay ku dhawaad sagaal boqol oo kun oo doolar . Halkan ka dhagayso codka Sheekh Fuaad . Sheekh Fu,aad Xaaji
  15. Despite possessing more than five University degrees which includes a PhD in Tuberculosis and Immunology, a Master’s Degree in Infectious Diseases and Immunology and another Master’s Degree in Medical Diagnostics, Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU (HOL) - Somali government has issued ultimatum to the military based in the outskirt of the capital city not to carry heavy weapons in the city. Source: Hiiraan Online
  17. Nairobi-(Caasimadda Online)-Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa u digay Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada mucaaradka ku ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay shirar ku qabtaan magaalada Nairobi. Aadan Ducaale ayaa tilmaamay in dowladda Kenya oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta aysan marnaba ogoleyn in laga mucaarado dowladda Soomaaliya magaalada Nairobi ”Xiriir aad u wanaagsan ayaa nagala dhaxeeya dowlada ay hogaamiyaan Farmaajo iyo Kheyre, Kenya raali ka ma ahan in gudaheeda shirar Siyaasadeed lagu qabto lagana mucaarado dowlada Somalia, ” Ayuu yiri Xildhibaan Aadan Barre Ducaale. Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada ay u ogol yihiin inay Nairobi yimaadaan, kuna nastaan, balse aysan ogolaan doonin inay dowladda ku mucaaradaan. “Halkaan Nairobi uma ogolin inay ku mucaaradaan, hadii ay rabaan Jabuuti, Addis Ababa iyo Dara salama ha aadaan, hana ku mucaaradeen”ayuu yiri Aadan Barre Ducaale oo xilligan wajahaya cadaadis uga imaanaya Maxkamadda Kenya oo ku aadan qaabkii uu ugu guuleystay doorashada, isla markaana la filayo in mar kale lagu celiyo doorashadii uu ku guuleystay bishii August ee sanadkii hore. Siyaasiyiin iyo Xildhibaano katirsan dowlada Soomaaliya mucaaradna ku ah dowlada Farmaajo ayaa saldhig waxa ay ka dhigteen dalalka Kenya iyo Imaaraatka si ayu uga mucaaradaan Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo. Dowladdii ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la xusuustaa in meelaha siyaasiyiinta mucaaradka geed fadhiga u ahaa ay ka mid ahayd magaalada Nairobi, iyadoo Madaxweyne Farmaajo halka uu Ololihiisa doorasho iyo midii mucaaradnimo ee uu kala soo horjeeday dowladdii Xasan Sheekh uu ka soo bilaabay Nairobi oo muddo deegaan u aheyd. macadda sida ay usaamayn doonto mucaaradka dowladda hadalka Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post mucaaradka dowladda Farmaajo Oo godkooda biyo ugu soogeleen kadib go,aankii Aadan Barre appeared first on Caasimada Online.
  18. Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeela Maxamed Cabdi waare ayaa waxa uu dhawaan magacaabay Gudi madax banaan oo Baar lamaanka hortagi doona iyo Taliye yaal Ciidan, taas oo ay ka soo hor jeesteen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeele. Xildhibaanada ka soo hor jeestay magacaabista Madaxweyne waare ayaa sheegay in uu Madaxweynaha baal maray Dastuurkii udag sanaa Maamulkaasi kaas oo dhigaya in hadii uu Madaxweynaha xilalkaasi magacaabayo marka hore uu soo jeedinta leeyahay Wasiirka Amniga ee Maamulkaasi taas oo la sheegay in uusan samaynin Madaxweynaha . Xildhibaan Geele Warsame oo kamid ah Xildhibaanada ka soo hor jeestay magacabsita uu sameeyay Madaxweyne Waare ayaa sheegay in aysan magacaabistan aysan waxba ka ogayn Baarlamaanka Maamulka Hir- shabeele iyo Xeer ilaalinta oo ay tahay Warqad uu Waare jeebkiisa kala soo baxay. Arintan ayaa noqonaysa khilaaf kale oo horleh oo soo kala dhax gashay Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Maamulkaasi ee Hir-shabeele . Halkan Hoose ka dhagayso . 140227_005 - My Recording
  19. 2018 opens a new cycle in Somaliland’s foreign policy. The result of the 2017 presidential election showed that hardliners won the election. By hardliners, it means that Source: Hiiraan Online
  20. Maamulka Gal mudug ayaa sheegay in howlgalo ay Ciidamada Gal mudug ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ay ku soo qabteen rag xiliyada habeenkiiya Nalalka Soolarka ah ee kuxiran wadooyinka Magaalada Cadaado kala bixi jiray Batariyada kujira. Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo Magaalada Gaalkacyo kulahadlay Warbaahinta ayaa shacabka ugu baaqay in ay soo sheegaan ragaasi Burcada ah ee labaxaya Batariyada kujiran Nalalka kuxiran Wadooyinka Magaalada ee ka qayb qaadanaya bilcda Magaalada iyo Amniga. Sidookale Duqa degmada ayaa shacabka waxa uu faray in ay Biyaha wasaqaysan ee fariista meelaha gododka ah laga sii daayo si aysan uga dhalan cudurada faafa. Xirsi Yuusuf Barre duqa gaalkacyo
  21. Maamulka gobolka Bari ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Dhamaan Shirkadaha Qandaraas layaasha ah ee ka howlgala gudaha Magaalada Bosaaso. Shirkan ayaa ka dhici doona xarunta Rugta ganacsiga ee Magaalada Bosaaso. Maamulka ayaa sidookale kulanka ku casuumay Culimaa udiinka Puntland ee Magaalada Bosaaso. Ujeedada kulankan ayaa lagu sheegay sidii looga tashan laaha dayactirka Wadada hal bowlaha ah ee dhexmarta Gudaha Magaalada Bosaaso oo ah wadada kaliya ee magaalada laga soogalo lagana baxo. Gudoomiyaha gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa ku amray in shir ka dahaasi ay soo xaadiraan shirkaasi, si loo Qiimeeyo dhaqalaha ku baxaya dhismaha wadadaasi. Gudoomiyaha ayaa sheegay inaysan ka soo qayb gali doonin Shirkan Shirkadihii aan ka qayb qaadan bad baadinta doonidii ku soo Caariday xeebta magaalada Bosaaso 4tii bishan . Halkan ka dhagayso Gudoomiyaha hadalkiisa. Gudomiye dhado
  22. Question: What does a Republican call a black woman who graduated Phi Beta Kappa from the University of Illinois, finished Harvard Law School, won the Miss America Pageant and became a successful attorney? Source: Hiiraan Online
  23. Ciidanka difaaca cirka ee Uganda ayaa guutadii ugu horraysay u soo diray Soomaaliya,si ay u taageeraan hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM. Guutadan cirka ayaa waajibaadkoodu yahay sahminta waddooyinka saadku u maro ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM,gaarsiinta gurmadka caafimaad,soo badbaadinta askarta go’doonta iyo duqeynta Al-shabaab,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda difaaca Uganda. Ciidanka oo isugu jira duuliyaal rag iyo dumarba leh oo wata diyaaradaha helicopters ayaa shalay lagu wareejiyay hoggaanka sare ee ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM,waxaana Wasaaradda difaaca Uganda ay sheegtay in diyaaradaha helicopters ay cirka ka taageeri doonaan ciidamada dhulka kala dagaallamaya Al-shabaab. PUNTLAND POST The post Dowladda Uganda oo markii u horraysay ciidamo cirka ah u soo dirtay Soomaaliya. appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ay dib uga bilowdeen isticmaalka Hubka waaweyn ee lala maro waddooyinka ayaa waxaa arrintaas mar kale amar kasoo saaray Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle). Wasiir Ducaalle, ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay si toosa ula xisaabtami doonto dhammaan Hay’adaha amniga, Wasiirada iyo Xildhibaanada dowlada. Wasiir Ducaalle, waxa uu sheegay in dhammaan dhinacyada kor ku xusan uu kula xisaabtami doono Hubka ay ku dhexwataan magaalada Muqdisho iyo waddooyinkeeda. Wasiir Ducaalle, waxa uu cadeeyay in mar kale ay mamnuuceen in magaalada lagu dhexwato Hubka kaweyn AK47, waxa uuna cod dheer ku sheegay in sharciga ay la tiigsan doonaan cidii jabisa amarka, isla markaana ka qaadi doonaan Hubka dheeriga ah ee laga mamnuucay magaalada. Ducaalle, ayaa sheegay in Ciidamada Millitariga Soomaaliya ee ka imaanaya Shabeelooyinka si gaara uga digayaan in ay Hubka waa weyn la soo galaan gudaha magaalada, sida Daba-jeexa iyo Qoriga Dhashiikaha. Sidoo kale, wuxuu Wasiir Ducaalle sheegay arrintan inuu kala hadlay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, wuxuuna Taliyaha soo saaray wareegto ah, marka Ciidamada xoogga imaanayaan Muqdisho in ay fasax ka qabaan isaga. ‘’Looma baahno in Hubka kaweyn AK47 lagu dhex isticmaalo magaalada Muqdisho, waan ku celineynaa ciidankii lagu qabtaa Hubka mamnuuca ah in lala hortagi doono sharciga’’ Dhinaca kale, Ducaalle ayaa Hubkaasi sababta loo mamnuucay ku sheegay in loogu tallo galay furumaha dagaalka iyo in lagu qalqal galiyo shacabka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiirka amniga oo mar kale digniin culus u kala diray dhinacyada Hubka culus wata (Go’aan) appeared first on Caasimada Online.
  25. The three day trial cost an estimated £10,000 before it was thrown out of Bristol Crown Court by a judge Questions have been asked of the senior police officer in a landmark female genital mutilation case thrown out of court due to insufficient evidence and her relationship with a key witness. DCI Leanne Pook, of Avon and Somerset Police, led the investigation after campaigner Sami Ullah claimed a cab driver from Bristol had allowed his daughter to undergo a form of FGM. But last week, after three days on trial at Bristol Crown Court, a judge threw the “deeply troubling” case out – extinguishing any hopes the prosecution had of securing the UK’s first ever FGM conviction. National newspaper The Mail on Sunday has since made a number of claims regarding DCI Pook and her relationship with Mr Ullah. According to the paper, DCI Pook is a trustee of the anti-FGM charity where Mr Ullah worked and has known him in a personal capacity for several years. The paper also reported it was DCI Pook who first took Mr Ullah’s police statement, in which he alleged the taxi driver had said his daughter had undergone a form of FGM in Bristol. Read More By June 2016, three months after the alleged conversation between Mr Ullah and the driver, DCI Pook had been made a trustee of Integrate – the anti-FGM charity Mr Ullah worked for at the time. After Mr Ullah reported the cab driver to police, the man’s six-year-old daughter was examined by two experts for evidence of FGM but only one identified a possible mark. During an interview with police, the 29-year-old Somali driver insisted he was against FGM and called his passenger a “liar” for claiming they discussed the practice. The father, who cannot be named for legal reasons, was charged with assaulting / ill-treating / neglecting a child or young person to cause unnecessary suffering or injury on June 13 last year The judge called the prosecution “deeply troubling”, described Mr Ullah’s evidence as “inconsistent” and said the medical evidence in the case was “inconclusive at its highest”. Ian Liddell-Grainger, MP for Bridgwater and West Somerset, told the Mail on Sunday DCI Pook’s and Mr Ullah’s relationship in the case was a “conflict of interest”. “That is unbelievable – it’s a total conflict of interest,” he said. “This shows there are major issues at Avon and Somerset Police – the force is losing credibility with the public it’s there to serve.” In a short statement, Avon and Somerset Police confirmed DCI Pook took Mr Ullah’s initial statement, and that her role in the case was senior investigating officer. After being cleared of any wrongdoing, the father said in a statement released by his solicitors: “The investigation by the police began in 2016. “It has placed an intolerable pressure upon him and his family. “He wishes to thank his wife and the wider community for their support throughout this process. “He is very pleased that the proceedings are finally over.” Source: – Bristol Post The post Questions asked of lead investigator in collapsed Bristol FGM case and her relationship with key witness appeared first on Caasimada Online.