Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,700
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Posts posted by Deeq A.


  1. Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, shir Jaraa,Iid  ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay heshiishkii sedax goosadka ahaay ee dhawaan ka dhacay Magaalada Abuu dubay ee Dalka Imaaradka.

    Kaas oo ahaay dekada labaad ee ugu weyn Soomaaliya, ee Berbera Siyaasiga ayaa sheegay in aay ku xadgudubtay madaxbaaninada iyo midnimada Soomaaliya, loona baahan yahay in shacabka iyo Madaxda si isku mid ah ugu jawaabaan.

    Siyaasi Nuur Ismaaciil Sheekh ayaa shacabka ka dalbaday in aay muujiyaan go,aankooda ku aadan heshiishkii Magaalada Berbera oo aay isku soo bax ka dhigaan Magaalada Muqdisho.

    Dad baddan oo Soomaaliyeed, ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay heshiisha dhawaan ka dhacay Magaalada abuu dubay ee Dalka isku taga Imaaradka Carabta waxaa aayna ku baaqeen in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ka baxiso jawaab Cad oo ah oo arintaasi la xariirta.

    The post Dhageyso: Shacabka Soomaaliyeed oo looga baaqay in ay muujiiyeen dareenkooda heshiishkiii dekadda Berbara iyo xadgudubka UAE appeared first on Caasimada Online.


  2. Warqad aan helnay, ayna u xaqiijiyeen diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa ku xusan in ergada Soomaaliya ee Jaamacadda  Carabta ay dalbadeen in ajendaha kulanka wasiirrada Jaamacadda Carabta ee Qaahira lagu daro qodob ku saabsan Dekadda Berbera iyo heshiiska Xaqdarrada ah.

    Ergadu waxay  sheegtay in warbaahinta laga sheegay heshiis 3 geesood ah oo looga faa’ideysanayo Dekadda Berbera kaas oo ay galeen DP World, mas’uuliyiin gudaha ah iyo mid ka mid ah dowladaha dariska.

    Qoraalka loo gudbiyay Jaamacadda Carabta waxaa lagu xusay in dowladda federaalka ah ay si rasmi ah u sheegtay in heshiiska aaney qayb ka ahayn, cid u matashana aaney jirin, iyada oo heshiisku ka hor imaanayo qarannimada Jamhuuriyadda Federaalka ah iyo in uu yahay faragelin arrimaha gudaha iyo midnimada Soomaaliya.

    Heshiiskan waxaa lagu sheegay in ay wada-galeen dad aan wax bixin karin lana siiyay dad aan istaahilin, waxaana Jaamacadda Carabta loo gudbinayaa  qaraar ka dhan ah heshiiska, kuna qasbaya dowladaha xubnaha ka ah in ay u hoggaansamaan.

    The post Soomaaliya oo Jaamacadda Carabta ka dalbatay in laga hortago heshiiska Berbera appeared first on Caasimada Online.


  3. Muqdisho (Caasimada Online)- Gudoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xaflada furitaanka Munaasabada Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka Somalia Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa ka hadlay qaban qaabada munaasabada furitaanka.

    Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa sheegay inay wadaan qorsho wanaagsan oo lagu furaayo munaasabada waxa uuna tilmaamay inay muhiim tahay in la sameeyo munaasabad kaduwan kuwii hore.

    Xildhibaan C/risaaq Jurile, waxa uu tilmaamay in qorshaha uu yahay in 10-ka Bisha si rasmi ah loo furo Kalfadhiga Baarlamaanka Somaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dalka.

    Waxa uu Xildhibaan C/risaaq Jurile, sheegay in hal madal lagu qabanaayo xaflada furitaanka, isla markaana ay si wada jira uga soo wada qeybgali doonaan Madaxda ugu sareysa dalka.

    Xildhibaanka ayaa yiri “Guddoonka Labada aqal waxay magacaabeen guddi labada aqal ka kooban oo Toban Xubnood ah guddigaasi markuu kulmay waxay ii doorteen inaan Guddoomiye u noqdo’’

    Waxa uu intaa raaciyay ’’Waxaan go’aaminay oo aan isku raacnay Furitaanka kalfadhiga Sedexaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inuu noqdo 10-Maarso, isla markaana Hal xaflad iyo Hal madal lagu furo Kalfadhiga sedexaad ee Labada aqal”

    Isagoo haddalkiisa siiwata ayuu yiri “Waa markii ugu horeysay Kalfadhi wadajir ah uu yeesho Baarlamaanka labadiisa aqal oo loo sameeyo Hal xaflad Madaxweynahana uu khudbad ka jeediyo, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mid weeye, labo aqal ayuuna ka kooban yahay’’

    Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa sheegay in guul ay u noqon doonto haddii sida loogu tallo galay ay ku qabsoonto munaasabada.

    Geesra kale, Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay in labada Gole ay hal goob kuwada qabsadaan munaasabada furitaanka.

    Caasimada Online

    Xafiiska Muqdisho

    Caasimada@live.com

    The post Jurule ‘’Waxaan wadnaa qorsho aan waligii lagu fakerin oo lagu qabanaayo hal munaasabad’’ appeared first on Caasimada Online.


  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay Go’aanka ay dowlada Djbouti dekadeeda uga ceyrisay Shirkada DP World oo laga leeyahay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

    Mareykanka ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Go’aanka Shirkada DP World looga wareejiyay Dekadda, waxa uuna tilmaamay in Heshiiskii Shirkada DP World lagu wareejinaayo shirkad Shiinaha laga leeyahay.

    Jeneraalka ugu sareeya ee saldhigga ciidammada Maraykanka ee Djibouti ayaa sheegay in Go’aanka Djibouti ay kusoo dhaweysaneyso Shiinaha ay ciidamada ku muteysan karaan cawaaqib kala duwan.

    Jeneraalka waxa uu sheegay in ay aad uga walwalsanyihiin suurtogalnimada in Shiinaha uu la wareego dekada DJibouti ee dhawaan laga wareejiyay shirkadda Imaaraatka laga leeyahay ee DP World.

    Waxa uu Jeneraalka sheegay in Shiinaha uu halis ku yahay Ganacsiga Africa sidaa aawgeed ay muhiim tahay in Djibouti ay ka fiirsato Heshiiska DP World ay ku joojisay, isla markaana ugu wareejineyso shirkad cusub.

    Djibouti ayaa bishii hore DP World ka wareejisay maamulka dekada Dooraale ee ay kasoo degaan qasacadaha qafilan ee xamuulka (kunteenarada), iyada oo sheegtay in shirkadda ay xalin weysay muran soo jiitamayay illaa sanadkii 2012-kii.

    Sidoo kale, maamulka Shirkada DP World ayaa go’aanka dowladda Djibouti ku tilmaamtay mid sharci daro ah, waxayna dacwad ka furatay maxkamadda caalamiga ah ee dhexdhexaadinta London.

    Dhinaca kale, Dowlada Mareykanka ayaa aad uga walaacsan in Shiinaha uu la wareego Dekadaha ugu dhaqaalaha badan ee Qaarada Africa, waxaana kala dhexeeya is maqiiq.

    Caasimada Online

    Xafiiska Muqdisho

    Caasimada@live.com

    The post Mareykanka oo digniin kasoo saaray in dekadda Jabuuti laga howlgalsho Shiinaha appeared first on Caasimada Online.


  5. Image result for Minister Beyle IMF

    The Government of Somalia has reported on the tax system reform and tax administration improvements it is introducing with support from international agencies.

    In its yearly consultation with the International Monetary Fund, the Somalian authorities said they had implemented a number of key policy measures in 2017. These included concluding discussions with telecommunications companies to pay their tax obligations in line with existing laws, retroactively to October 2017. Under the agreement, telecommunications companies have started paying sales taxes based on self-reported sales figures, which local authorities will audit to ensure accuracy.

    Authorities said "the agreement also clarifies that there will be no more negotiated payments of taxes; instead, compliance with the income tax (personal and corporate) law and the sales tax law will be enforced."

    Somalia has also concluded an agreement with an airline for it to pay in full its sales tax and arrival and departure fees.

    Somalian authorities told the IMF: "We are determined to strengthen tax collection. A significant increase in domestic revenue remains an important target under the program. We are pressing ahead with the implementation of the recently agreed-on tax measures as well as improving compliance. We will continue discussions on the harmonization of customs with federal member states and draft a common customs strategy roadmap for Somalia. We expect the large and medium taxpayer office (LMTO) to start enforcing tax compliance with the identified taxpayers in early 2018."

    In addition, the country has said it will look to establish a more effective audit program by March 2018.

    In concluding comments, Somalia sought technical assistance in a number of fiscal areas, including tax policy, revenue, and customs administration; budget preparation and execution; and reforms in cash management and forecasting


  6. Wasaaradda ayaa sheegtay inaanay aqbaleyn in lagu tunto xaquuqda Rakaabka.

    “Si aan uga jawaabno cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala diyaaradaha duulimaadka ka sameeya gudaha dalka iyo dibadiisa una ilaalino xaquuqdooda waxaan soo saarnay amaradan” ayuu yiri Wasiirka.

    1. Rakaabka Diyaaradaha waddanka gudihiisa ama dibadiisa aadayo Garoonka waa inay soo galaan saddax saac ka hor inta aanay diyaarada kicin.
    2. Rakaabka lama soo galin karo garoonka mudda ka badan saddex saacadood inta aanay diyaarada kicin
    3. Diyaarad rakaabkii sugayay oo garoonka joogo lagama kireyn karo qolo kale, iyada oo laga tagayo rakaabkii diyaarada oo ku sugan gudaha garoonka.
    4. Dhammaan diyaaradaha waxaa la faraya inay soo gudbiyaan jadwalkooda duulimaadyada ee billa ah.

     

     


  7. somalia-water-woman-900x395.jpg

    For many women in East Africa, it can be a long tiring walk just to find clean water for their families. Photo: Pablo Tosco/Oxfam

     

    Water is life. Water is on everyone’s mind, and as we observe World Water Day on 22 March, the time has come for us to take action and find ways to conserve this limited resource so that future generations can also make use of it.

    “In pastoralists’ communities, the saying that goes ‘Water is life’ really means that if we are able to conserve even a litttle drop of water that we have, it goes a long way to securing the future for our familes and livestock.”
    Abdishakur Ali Aar
    Havoyoco Project Manager in Ethiopia

    Where every drop counts

    Aleybeday is a uniquely beautiful remote village that lies on the Somaliland-Ethiopia border. The village is semi-arid with a short rainy season, receiving about 650 millimeters of rain per year. It is an area bordered by sandy land and highly susceptible to drought conditions in as much as it has a vast land covered with small trees that attract camels from faraway villages.

    The people in Aleybeday village were experiencing water problems over a long period of time. A local resident recalls: “We used to go to places as far as Jigjiga and Arabsio across the border to fetch water. The situation was really severe that people had to walk for kilometers to these water points of about 50 kilometers or more.”

    The fact is that water in the area is scarce, camel herders have to cover long distances to secure water for their families and livestock. But luckily in Aleybeday village, there is a borehole which was firstly constructed by Somali Region Water Development Bureau in 2005.

    The borehole was poorly constructed and lacked basic materials. It was installed with rusted pipes, water taps were clogged and the troughs too short so the animals could easily fall in. As a result, the people in the area could not get a regular supply of water for their domestic use and for livestock.

    Abdishakur Ali Aar, Havoyoco Project Manager in Ethiopia says: “The water pump was not functional and could not easily pump out water. Most of its materials needed replacement especially the metallic water pipes that were extensively damaged by rust.” In addition, “The borehole had no cover at all so the anxiety was that even the little water available was neither clean nor safe for consumption.”

    somalia-water-borehole-livestock-cows-camels-900.jpg

    Cattle drinking water from the borehole in Somaliland. Photo: Oxfam

    Cattle drinking water from the borehole in Aleybeday village. Photo: Oxfam

    Oxfam in partnership with Havoyoco reached out to the people in Aleybeday. The team carried out a needs assessment to address the water situation and chose to rehabilitate the well due to its strategic location. Aleybeday water borehole is the only one of its kind in the area and serves the huge pastoral and agro pastoral communities that are living around the border areas of Ethiopia and Somaliland.

    Kebede Tesema an Engineer of Molla Taye Construction Company in charge of the rehabilitation of the borehole explains the extensive process of rehabilitation: “The materials you are seeing here now are brought from as far as Harta Sheikh and it took us about twenty days to complete rehabilitation. So far three new water troughs for cattle camels and sheep are in place and all the rusty old pipes and pumps have been replaced with new modern ones.”

    A source of hope

    Abdishakur Aar is hopeful about the rehabilitated borehole and believes it will go a long way in improving the water situation, making a great impact in improving lives for the people of Aleybeday. “We all know that in pastoralists’ communities, the saying that goes ‘Water is life’ really means that if we are able to conserve even a litttle drop of water that we have, it goes a long way to securing the future for our familes and livestock,” he explains.

    The borehole now provides water to the large communities in Fafan and Jarar particularly Daroor, Rabaso and Abokor in Ethiopia and Farawayne, Baligubadle, Balicabane and Wajale in Somaliland. Modern animal troughs have been put up in addition to a number of community water points that are serving about six thousand livestock and eleven thousand households.

    “This source of water has restored hope for the future back to the Aleybeday people.  As you can see in the peoples’ faces, they are so relieved that this spring of life will be sustainable and sufficient to supply clean water especially in the dry seasons,” he concludes.

    somaliland-rehabilitated-borehole-oxfam.jpg

    A water borehole rehabilitated by Oxfam's partner in Somaliland, Havoyoco. Photo: Oxfam

    The water borehole rehabilitated by Oxfam’s partner in Ethiopia, Havoyoco, in Aleybeday village. Photo: Oxfam

    Oxfam


  8. Bayle.jpg

    The Government of Somalia has reported on the tax system reform and tax administration improvements it is introducing with support from international agencies.

    In its yearly consultation with the International Monetary Fund, the Somalian authorities said they had implemented a number of key policy measures in 2017. These included concluding discussions with telecommunications companies to pay their tax obligations in line with existing laws, retroactively to October 2017. Under the agreement, telecommunications companies have started paying sales taxes based on self-reported sales figures, which local authorities will audit to ensure accuracy.

    Authorities said “the agreement also clarifies that there will be no more negotiated payments of taxes; instead, compliance with the income tax (personal and corporate) law and the sales tax law will be enforced.”

    Somalia has also concluded an agreement with an airline for it to pay in full its sales tax and arrival and departure fees.

    Somalian authorities told the IMF: “We are determined to strengthen tax collection. A significant increase in domestic revenue remains an important target under the program. We are pressing ahead with the implementation of the recently agreed-on tax measures as well as improving compliance. We will continue discussions on the harmonization of customs with federal member states and draft a common customs strategy roadmap for Somalia. We expect the large and medium taxpayer office (LMTO) to start enforcing tax compliance with the identified taxpayers in early 2018.”

    In addition, the country has said it will look to establish a more effective audit program by March 2018.

    In concluding comments, Somalia sought technical assistance in a number of fiscal areas, including tax policy, revenue, and customs administration; budget preparation and execution; and reforms in cash management and forecasting.

    TN


  9. ilaa iyo 13 kamid ah Maxaabiis soomaaliyeed oo ku xirneed Xabsiyada ku yaalay dalkaasi liibiya ayaa maanta laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho.

    Maxaabiistan oo mudo dhowr sano ah ku xirneed dalkaasi ayaa markii ay ka soo dageen Magaalada Muqdisho waxaa wajiyadooda laga dheehanayay farxad .

    Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Madaxda dowladda Soomalaiya ugu saraysa .

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48 Maxbuus oo kale oo kuxiran dalkaasi liibiya in la soo deen doono maalmaha soo socda.

    Halkan ka daawo.


  10. Muqdisho (Caasimada Online)-Shir uu xarunta Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya kula qaatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Madaxda Shirkadaha Diyaaradaha ayuu ugu gudbiyay amaro oo ay ay Wasaaradu uga jawaabayso cabashooyinka dadweynaha Soomaaliyeed ee raaca diyaaradaha dalka ka howlgala.

    Maxamed Cabdulaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo qodobayeey Go’aanada ka soo baxay Wasaaradda ayaa sheegay inaanay aqbaleyn in lagu tunto xaquuqda Rakaabka.

    “Si aan uga jawaabno cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala diyaaradaha duulimaadka ka sameeya gudaha dalka iyo dibadiisa una ilaalino xaquuqdooda waxaan soo saarnay amaradan”

    1-Rakaabka Diyaaradaha waddanka gudihiisa ama dibadiisa aadayo Garoonka waa inay soo galaan saddax saac ka hor inta aanay diyaarada kicin.

    2-Rakaabka lama soo galin karo garoonka mudda ka badan saddex saacadood inta aanay diyaarada kicin .

    3-Diyaarad rakaabkii sugayay oo garoonka joogo lagama kireyn karo qolo kale, iyada oo laga tagayo rakaabkii diyaarada oo ku sugan gudaha garoonka.

    4-Dhammaan diyaaradaha waxaa la faraya inay soo gudbiyaan jadwalkooda duulimaadyada ee billa ah.

    Wasiir Oomaar ayaa intaa ku daray in la ganaaxi doono shirkadii ka xadgudubto Go’aanada Wasaarada ee lagu ilaalinay xaquuqda dadweynaha.

    “Cidii jabisaa amarada aan soo saarnay marka koowaad waxa ay mutaysan doontaa ganaax laba kun oo doolar ah, marka labaad shirkadii jabisaa waxay mutaysan doontaa Ganaax 2 kun oo doolar iyo 7 maalin oo shaqa ka joojin ah, marka sadaxaad cidii jabisaa amarkaana waxaan ku ganaaxi doonaa laba kun oo doolar iyo inaan kala noqono ruqsada shaqo oo ay duulimaad uga sameyn karaan dalka’’ ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka.

    Ku-xigeenka Mareeyaha Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya Axmed Macalin xasan ayaa tilmaamay inay dowladdu ka go’an tahay ilaalinta xaquuqda Rakaabka.

    Guddoomiyaha Ururka ay ku midaysan yihiin shirkadaha diyaaradaha Xasan Xaashi Muxamad ayaa ka hadlay kulanka iyo go’aanka Wasaaradda.

    “Kulankaan oo isku keen yeeray Wasiirka waxbadan ayaan isla meel dhignay oo aan ka doodnay oo ay ka mid aheyd caqabadaha ku yimaada duulimaadyada iyo in si sax ah aan uga wada hadalno’’ ayuu Yiri Xasan Xaashi

    Amaradaan ayaa la rumeysan yahay inay xal u yihiin caqadihii Rakaabka diyaaradaha ka haystay waqtiga uga lumo sugista duulimaadyada diyaaradaha ee Garoomada oo marar ka qaar saacada badan ka qaata.

    Caasimada Online

    Xafiiska Muqdisho

    Caasimada@live.com

    The post Akhriso: Amarka uu Wasiirka Duulista XF dul dhigay Shirkadaha Duulimadka ee Garoonka Muqdisho appeared first on Caasimada Online.


  11. Wasiiru-dowlahii amniga ee Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya mudane  C/qaadir  C/raxmaan Cali iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Faarax  oo loo yaqaanay Kabaweyne ayaa Qarax miino waxaa lagula eegtay  degmada Wala weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose  gaari ay saar naayeen xili ay ku sii jeedeen Magaalada Muqdisho .

     

    Wasiirkan iyo Xildhibaankan Qaraxa uu haleelay oo  kawada  tirsanaa Maamulka koonfur Galbeed ayaa halkaasi durbadiiba  ku dhintay .

    Sidoo kale wararka  ayaa sheegay in Qaraxan ay ku dhaawacmeen  labo askari oo ka mid ahaa ilaalada Mas’uuliyinta Qaraxan ku dhintay .

     

    Alaha unaxariistee labada Mas,uul ayaa Garoonka Magaalada Bali doogle ku kulmay ka hor inta uusan Qaraxan haleelin Madaxeynaha  Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Saraakiil ka socotay Ciidamada Maraykanka oo ku sugnayd  Garoonka bali doogle  halkaas oo looga hadlaayay kulan ku saab sanaa Amaanka deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidii Al-shabaab looga xorayn lahaa gobolada ay ku sugan yihiin .

     

    Kooxda Al-shabaab ayaa Warbaahintooda ku soo qoray in ay Qaraxa Mas,uul ka ahaayeen , waxaana ay sheegeen in bar tilmaameedkooda uu ahaa  Wasiirka iyo Xildhibaanka ayna la socdeen xiligii ay ku soo wajahnaayeen goobta Miinada loogu Aasay.

     

     


  12. Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax Miino ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degaan u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo  Wanlaweyn.

    Qaraxa oo intiisa badan laga wada maqlay Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa lagu dilay Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/qaadir C/raxmaan Cali.

    Wasiirka ayaa waxaa Qaraxa kula geeryooday Axmed Cabdi Faarax (Kaboweyne oo ahaa Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

    Mas’uuliyiinta dhanka amaanka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa xaqiijiyay Geerida labada mas’uul waxa ayna sheegen inay u dhinteen dhaawacyo kasoo gaaray Qaraxa.

    Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/qaadir C/raxmaan Cali, ayaa la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta safar shaqo ku tagay degaanka Bali-doogle ee degmada Wanlaweyn.

    Maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax lagu dilay Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/qaadir C/raxmaan Cali (Baraf) iyo Axmed Cabdi Faarax (Kaboweyne) oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

    Maleeshiyada waxay sheegeen mas’uuliyiinta ay beegsadeen in ay soo abaabuleen weerar bilo ka hor ka dhacay degaanka Jameeco Jilyaale oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe, kaasi oo Shabaabka ay sheegeen in Ciidamo Mareykan ah ay ku xasuuqeen Caruur wax ka baraneysay Machad Islaami ah.

    Dhinaca kale,Maleeshiyada al-Shabaab ayaa horay Qaraxyo ugu dilay mas’uuliyiin dhowr ah oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

    Caasimada Online

    Xafiiska Muqdisho

    Caasimada@live.com

    The post Yaa ka danbeeyay Qaraxii lagu dilay Wasiiru Dowlihii Amniga M/K/Galbeed & Xildhibaan ka tirsanaa HirShabelle appeared first on Caasimada Online.


  13. Britain’s grand welcome for Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman will begin on Wednesday with a lunch with Queen Elizabeth, as the two countries seek to widen longstanding defence ties into a far-reaching partnership.

    Both sense an opportunity to broaden their existing relationship: Britain is looking for trading partners as it exits the European Union, and Saudi Arabia needs to convince sceptical investors about its domestic reforms.

    But as Prince Mohammed and Prime Minister Theresa May meet, demonstrators will protest both countries’ roles in Yemen where war has killed an estimated 10,000 people and where 8.3 million people depend on food aid and 400,000 children have life-threatening levels of malnutrition.

    Inside May’s Downing Street offices the two leaders will launch a “UK-Saudi Strategic Partnership Council” – an initiative to encourage Saudi Arabia’s economic reforms and foster more cooperation on issues such as education and culture, as well as defence and security.

    “It will usher in a new era of bilateral relations, focused on a partnership that delivers wide-ranging benefits for both of us,” May’s spokesman told reporters.

    Britain is vying to land the stock market listing of state oil firm Saudi Aramco, but no decision is expected this week.

    Later this month Prince Mohammed visits the United States, which also wants the lucrative listing, although sources said both countries may miss out.

    British officials were privately delighted at the decision by Prince Mohammed, 32, to choose Britain as the major western destination on his first foreign trip since becoming heir to the Saudi throne last year.

    The British government is keen to transform its historic defence relationship into two-way trade and investment, eyeing both an expanded market in Saudi Arabia for service sector exports, and attracting Saudi cash to finance domestic projects.

    Business deals are possible with British defence group BAE Systems and European weapons maker MBDA, and initial agreements could be concluded on gas exploration, petrochemicals and other industries, according to British and Saudi sources.

    ROYAL TREATMENT

    The three-day visit will include two audiences with the British Royal family, a briefing with national security officials, and a prestigious visit to the prime minister’s country residence.

    May intends to use the private dinner at Chequers, a 16th-century manor house 40 miles (60 km) northwest of London, to bring up concerns over the humanitarian crisis in Yemen, her spokesman said.

    A Saudi-led military coalition is fighting the Houthi movement in Yemen, generating what the United Nation said in January was the world’s worst humanitarian crisis.

    201837636559899928664406s3.reutersmedia.net27.jfifDemonstrators drive a van with a large protest poster on it during a protest against the visit by Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammad bin Salman in central London, Britain, March 6, 2018. REUTERS/Peter Nicholls

    “You can expect them to discuss Yemen, and the prime minister to raise deep concerns at the humanitarian situation,” May’s spokesman said. “She will also reiterate how seriously we take allegations of violations against international humanitarian law.”

    Speaking to reporters in London on Monday, Saudi foreign minister Adel al-Jubeir said his country had failed to effectively communicate the reasons behind its involvement in Yemen, but that they had not chosen to start the war.

    Protestors are planning to target the Saudi officials over Yemen and other human rights issues, and Britain for licensing 4.6 billion pounds of weapons sales to Saudi Arabia since 2015.

    Buses have spent two days touring London with banners accusing Prince Mohammed of war crimes, with more planned for Wednesday ahead of the main rally.

    “It is vital that people show up to the protest tomorrow outside Downing Street to make clear that the UK government’s complicity in the war on Yemen is not supported by the public and that we demand a peaceful and humane foreign policy,” said Lindsey German of the Stop the War Coalition.

    Reporting by William James; Editing by Robin Pomeroy

    Source: Reuters

    The post Royal welcome and noisy protests await Saudi crown prince on UK trip – Reuters appeared first on Caasimada Online.


  14. Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Isloow oo ku sugan Magaaladda Aljeeriya ee Dalka Urdun, kagana qeyb gali doona shirka 35 ee Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Dalalka Carabta, ayaa maanta la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalkaasi Samiir Al-mubiiydayn, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo quseeyo labada dal.

    Wasiir Isloow, ayaa Wasiirka arrimaha gudaha Urdun warbixin kasiiyey Xaaladda Amni ee Soomaaliya, sida ay u shaqeyso Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo in qaabka Ciidammada AMISOM ay uga baxayaan dalka markii uu dhammaado waqtigooda.

    Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Wasiirka arrimaha gudaha ka codsaday kobcinta awooda Ciidanka Soomaaliya, Tababaro iyo agab in lagu kaabo hay’addaha Amaanka , in la iska kaashado Amniga iyo Khibradaha, in la sameeyo xog is weydaarsi u dhaxeeya Hay’addaha Amniga iyo in la saameeyo guddi heer wasiir ah oo kawada shaqeeya arrimaha amniga.

    Dhinaca kale Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Galabta ku qaabilay deegaankiisa Mudiirka Jaamacada Naayif alcarabiya ee culuumta amniga Dr C/majiid bin C/lla Al-bunyaan, isaggoo wasiir ducaale u hambalyeeyay Dr: C/majiid oo dhowaan loo doortay Mudiirka Jaamacadda, Halkaas oo ay kaga  wada hadleen siddii ay Jaamacada uqu qaban lahayd Booliska & Ciidamada Amniga tababaro kala duwan loogana heli lahaa waxbarasho bilaasha oo loogu deeqo Booliska iyo Amniga.

    Wuxuu balan qaaday mudiirka jaamacada inuu diyaar u yahay  wax alaala waxii lagu horumarinayo Ciidammada Soomaaliya, gaar ahaan (Booliska) lana kala saxiixan doono heshiis u dhaxeeya Wasaaradda & Jaamacada.

    wasiirka-amniga-1-640x480.jpg?resize=640 wasiirka-amniga-2-640x480.jpg?resize=640 wasiirka-amniga-3-640x480.jpg?resize=640

    The post Sawirro: Maxay kawada hadleen Wasiirka Amniga DF & Wasiir Samiir Al-mubiiydayn appeared first on Caasimada Online.


  15. Cadaado (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumada maamulka Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa manta si wada jira u kormeeray dhismooyinka uu ku shaqeyn doono maamulka ee Dhuusamareeb

    Xaaf iyo Sheekh Shaakir, ayaa qolqol u galay dhammaan dhismaha uu ku shaqeyn doono maamulka, waxa ayna si wada jira u sheegen in dhismaha uu kusoo idlaan doono muddo kooban.

    Madaxa Xukuumada maamulka ayaa sheegay in dhawaan la dhameystiri doono guryaha uu ku shaqeyn doono maamulka, islamarkaana uu maamulka u shaqo bilaabi doono si deg deg ah.

    Waxa uu Sheekh Shaakir sheegay in maamulka uu khasab ku yahay inuu ku shaqo bilaabo magaalada Dhuusamareeb, maadaama uu aha Heshiiska.

    Sheekh Shaakir ayaa tilmaamay inuu jiro muran yar oo ku aadan hanaanka uu maamulka ugu shaqeyn doono Dhuusamareeb.

    Heshiiska ayaa ahaa in maamulka Galmudug uu ku shaqeeyo magaalada Dhuusamareeb, sida uu ahaa Heshiiska.

    Madaxtooyada-Galmudug-1-640x427.jpg?resi 1-6-640x427.jpg?resize=640%2C427 2-5-640x427.jpg?resize=640%2C427

    The post Sawirro: Halkee ayuu marayaa dhismaha Xarumaha uu ku shaqeyn doono maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb appeared first on Caasimada Online.


  16. War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaraya Gobollka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in qarax Miino oo ka dhacay Duleedka Degmada Wanla weeyn ee Goobolka Sh/Hoose ay ku dhinteen wasiir iyo Labo Xildhibaan.

    Qaraxaan Miino ayaa waxa uu haleelay Gaari ay wateen Masuuliyiintaan oo ka amba baxay Degmada Wanla Weeyn ee Gobolka Sh/hoose.

    Qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali Baraf  Sidoo kalena ahaa Xildhibaan katirsan Koonfur Galbeed.

    Sidoo kale waxaa qaraxaasi ku geeriyooday Xildhibaan  Axmed Cabdi Faarax oo isna katirsanaa Baarlamaanka Maamulka Hir Shabelle.

    Labadaasi masuul ayaa ahaa isku beel sida wararku ay sheegayaan kuwaasi oo socdaal ku marayay Gobolka Sh/hoose.
    Al-Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada weerarakaasi iyaga oo sheegay in ay qaarijiyeen masuuliyiin xilal ka hayay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Hir Shabelle.
    Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah
    Xasan Maxamed Samatar Cowke
    Puntland Post Muqdisho

    The post Wasiir iyo Xildhibaano ku Geeriyooday Qarax Miino Duleedka Wanlaweyn appeared first on Puntland Post.


  17. Balli-doogle. (Caasimadda Online) – Sida ay sheegtay idaacadda Goobjoog News labo xildhibaan oo ka kala tirsan maamullada Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay ku dhinteen qarax miino oo dhacay agagaarka Balli-doogle.

    Fahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso Qarax haleelay Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo K/Galbeed oo ka dhacay maanta agagaarka Garoonka Ballidoogle ee Gobolka Sh/hoose.

    Qaraxan ayaa la sheegau inuu anaa miino wadadda la dhigay oo ku qaraxday Gaari ay saarnaayeen labada mas’uul oo lagu kala magacaabo xildhibaan Axmed Cabdi Faarax (Kabaweyne) oo ka tirsan Hirshabeelle iyo Xildhibaan C/ qaadir Cabdiraxmaan (Baraf) oo kale ahaa wasiiru dowlaha Amniga maamulka K/Galbeed.

    Warar kala duwan ayaa kasoo baxay qaraxan qabsaday labada xildhibaan oo la sheegay inay saaxiibo ahaayeen kana soo kala jeedaan maamullada Hirshabeelle iyo K/Galbeed, iyadoo ku soo jeeday magaalada Muqdisho.

    Caasimada Online
    Xafiiska Muqdisho
    Caasimada@live.com

    The post Faahfaahin ku saabsan laba Xildhibaan oo lagu dilay Qarax miino lala eegtay gaarigooda appeared first on Caasimada Online.


  18. download-5.jpg

    In the context of a worsening human rights situation and repression of journalists and their independent union in Somalia, combined with lack of accountability for serious human rights violations and abuses, the International Federation of Journalists (IFJ) and its Somalia affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), held a meeting on Somalia on side lines of the 37th session of the United Nations Human Rights Council on 6 March in Geneva.

    Held under the theme “Human Rights Violations and Abuses in Somalia: the fight against impunity goes on”, the panellists at the side event highlighted the scourge of impunity for violence targeting journalists in Somalia, describing it as the biggest hindrance to freedom of expression and otherfundamental human rights.

    “Unforgiving attacks against journalists and their fundamental rights of freedom of expression and freedom of association including trade union rights have become entrenched and systematic where perpetrators are no longer concerned that they are committing egregious human rights abuses,” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General.

    NUSOJ attested that the climate of impunity, not only enables the perpetrators to evade prosecution for flagrant violations and abuses of freedoms of expression and association and other crimes against journalists, but also fosters a culture of continued and escalating repression. “Even when rights violations were reported there was no action. Instead, our union suffered reprisals and was threatened,” Osman added.

    “Until our government tackles the system of impunity anddecides to really deliver justice to victims of human rights abuses, especially those persecuted or wronged for exercising their rights to freedom of expression and association, the human rights record of Somalia will continue to be blighted by many ills. We urge President Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Khaire to eradicate the culture of impunity that they inherited, otherwise their commitment to human rights and justice will remain an empty rhetoric.”

    Speaking at the event, Joel Odigie, coordinator of Human and Trade Union Rights of ITUC Africa underscored the contribution of media towards peace and security, especially in crisis situations such as in Somalia. But he denounced the journalists’ working conditions in the country.

    “The working and living conditions in Somalia are dire and getting worse and more precarious for Somali journalists who are among the vanguards of democracy and civil liberties. Yet, they are paying a heavy price and are under attack from multiple fronts.”

    “The violations of journalists’ and trade union rights are frequently reported in Somalia but our affiliated federation FESTU and its unions, such as NUSOJ have shown total resilience and staying power in defending their freedoms. And as organised labour, we have elected to stand with them andcounter these attacks and resolved to demand accountability so as to free and improve the working environment of journalists and media workers,” Odigie added.

    The IFJ said the event was organised during the 37th Session of the UN Human Rights Council to remind the world community that attacks on media professionals are a threat to democracy and the rule of law in Somalia which UN Member States have a collective obligation to support.

    “The state’s institutions in Somalia are still fragile and need international support to serve their purpose in the interest of the population,” said Ernest Sagaga, IFJ Head of Human Rights and Safety who moderated the event. “Member States in the Human Rights Council have an obligation to help address the situation in Somalia where journalists and trade unions are ruthlessly targeted.”

    Speakers at the event condemned continued restrictions to freedoms of expression, association and peaceful assembly in Somalia, urging the Somali President and Prime Minister to immediately stop ongoing harassments against journalists and trade unions who are abused solely for peacefully exercising their rights to freedom of expression, assembly and association.

    IFJ, NUSOJ and ITUC-Africa also called upon the Somali government to implement ILO decisions to ensure thorough, independent, judicial and impartial investigations into the unlawful attacks against journalists and trade unions. In the event of the government’s failure to carry out credible investigations into these attacks, the panel said that ILO should take the matter and set up an International Commission of Inquiry – the organisation’s highest investigating authority.

    IFJ


  19. Magaalada Bosaaso waxaa ku taala xarun wax lagu baro laguna dhaqan celiyo Caruurta darbi jiifka ah ee aan waalidka lahan .

    Xaruntan ayaa lagu magacaabo Macadka Ismaaliga ah ee Tarbiyada Caruurta (ISLAMIC ORPHAN COLLEGE)

     

    Xaalada caruurta ku xaraysan xarunta  dhaqan celinta  ee Ciyaalka Darbi jiifka ah ee Magaalada Bosaaso ayaa la ga soo deerinayaa, ka dib markii  ay soo wajahday daroofo  nololeed , waxaana Caruurtan caawin jiray Culimada Magaalada iyo qaar ka mid aha ganacsatada Bosaaso .,balse maalinba maalinta ka dambaysa waxaa soo kor dhaya caruuta darbi jiifka ah ee xeradan lagu soo xareeyo ,taas oo keentay in ay Culimadii gacanta ku haysay xaruntan ay dabooli kari waayaan baahida ka jirta Xaruntan.

     

    Macadka ayaa waxaa la  Aasaasay sanadkii 2009 kii ,waxaana Mudadii uu jiray ka qalin jabiyay dhalinyaro gaaraysa ku dhawaad 600 oo qof.kuwaas oo qaar kood shaqooyin ka helay Hay,adaha dalka ka shaqeeya.

    Macalimiinti wax ka dhigi jirtay ayaa isaga tagtay Xaruntan ka dib Markii ay waayeen mudo wax  Mushahar ah .

    Sharmaarke Cabdi Cali waxa uu bare ka yahay Macadkan , waxa uu kamid ahaa Ardaydii lagu Aasaasay 2009 kii , mudadasi wixii ka dambeeyay Sharmaarke Noloshiisa waxbadan ayaa iskabadalay maadama uu uu kamid ahaa  Caruurta darbi jiif ahayd .

    Sharmaarke hada waa nin  heer jaamici ah kana dhisan dhanka diinta iyo maadiga labadaba waxa uu kawaramaya xaalada  Caruutan ay ku sugan yihiin iyo baahida ka jirta Xarunta  uu baraha ka yahay .

    Halkan ka dhagayso .

    kala xiriir hadii aad doonayso in aad caawiso Caruurtan Tel-+252 907722623 ama  +252 907346819.

          DR0000_0175.mp3

    Halkan ka daalaco Sawirrada.

    IMG_1498-1.jpg IMG_1500.jpg IMG_1501.jpg IMG_1503-1.jpg IMG_1504.jpg IMG_1505.jpg IMG_1506.jpg IMG_1507.jpg IMG_1508.jpg IMG_1509.jpg

     

     

    IMG_1435.jpg IMG_1439.jpg IMG_1440.jpg IMG_1485.jpg IMG_1494.jpg