Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,135
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah goordhow lagu qaaday xarun ay ciidamada uu tababaray Imaaraadka ku leeyihiin degmadaas. Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa la xaqiijiyay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo uu waday ruux naftii halige ah, kaa oo ku Qarxay Xarunta ciidanka. Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlaayay qeybo badan ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari nooca loo yaqaan NOAH oo uu waday naftii halige. Ciidamada ku sugnaa xerada ayaa ahaa ciidamo uu tababaray Imaaraadka Carabta oo saldhig ku lahaa degmada Afgooye. Qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas fara badan oo ay rideen Ciidanka Dowladda oo ay tababartay Imaaraadka. Goobta uu ku Qarxay gaariga ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo ku dhow Toban iyo afar, waxaana Qaraxa kadib ay ciidamadu isku gadaameen goobta uu Qaraxa ka dhacay si ay u fidiyaan gurmad. C/fitaax Xaaji Cabdulle, oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa qiray in Qaraxa uu ka dhashay Qasaaro xoogan. Goobjooge ayaa sheegay inuu indhihiisa ku arkay Meydadka 11 ruux, oo ay ku jiraan ciidamo dhowr ah, waxa uuna tilmaamay in goobta uu ku Qarxay gaariga xiligaa ay taagnaayen dad farabadan oo qaarkood aan lagu heyn nolol iyo geeri, sida uu hadalka u dhigay. Goobjoogaha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada ay kor u dhaafayaan Toban ruux oo ay ku jiraan Ciidamo. Geesta kale, maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka waxa ayna tilmaameen inay u adeegsadeen Gaari Qarax,ku dileen Ciidamo, kuna burburiyeen dhismaha saldhigga. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xerada ay degan yihiin ciidamada DF ee uu Tababaray Imaaraadka (Yaa ka danbeeyay) appeared first on Caasimada Online.
  2. Four Kenyan medics at been suspended after cutting open the skull of the wrong patient at a hospital in Nairobi. Source: Hiiraan Online
  3. Weerar ismiidamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhawayd waxa uu ka dhacay irida laga galo Xarun Imaaraadka Carabta uu ku taba baro Ciidamada dowladda Soomaaliya. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari noociisa uu yahay NOAH oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ka dibna lala beegsaday halkii uu bar tilmaa meedkiisa uu ahaa. Xaalada degmada Afhooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa kacsan, waxaana hakad galay isusocdii gaadiidka iyo dad weynaha . Mid kamid ah dadka deegaanka oo uu la xiriiray Warsidaha Puntlandi oo sababo Amni magaciisa uqariyay ayaa noo xaqiijiyay in Qaraxan uu ahaa Qarax wayn oo jugtiisa laga maqaly Magaalada oo dhan ,uuna jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacleh oo so gaaray Ciidamadii Xeradaasi lagu tababari jiray. Al-shabaab ayaa innta badan lagu yaqaan in ay sheegtaan Qaraxyada noocaan oo kale ah , kana fuliyaan Degmada iyo Magaalooyinka waaweyn ee dalka soomaaliya .
  4. Jowhar (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal qaraaran uu iminka ka socdo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka oo goordhow bilowday ayaa waxaa uu u dhexeeya ciidamada dowlada iyo maleeshiyaadka al-Shabaab, waxa uuna dagaalka ka danbeeyay kadib markii maleeshiyada ay weerar abaabulan ku qaadeen xarumo ku yaalla gudaha degmadaasi. Maleeshiyada al-Shabaab oo wata gaadiid dagaal ayaa degmada kasoo weeraray jihooyin kala duwan, waxaana hada la soo warinayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal culus. Maleeshiyada ayaa dagaalka hadda socda kula wareegtay gacan ku heynta meelo ka mid ah degmada, sida xarunta degmada iyo saldhiga Ciidanka Booliska, kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Dowladda. Maleeshiyaad iyo Gaadiid dagaal ayaa lasoo sheegayaa in lagu arkaayo qeybo kamid ah Degmada, waxa ayna ciidamada dowlada faarujiyeen qeybo kamid ah Degmada oo iminka ay maamulayaan al-Shabaabka. Sidoo kale, maleeshiyada al-Shabaab ayaa Qarxisay qaar kamid ah Xarumaha maamulka Degmada Balcad, waxa ayna khudbad u jeediyeen dadka deegaanka. Waxaa cakiran xaalada Degmada Balcad waxaana ka socda dagaal leysu adeegsanaayo Hubka qeybahooda kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Jowhar Caasimada@live.com The post Dagaal qaraar oo ka socda Balcad & Al-Shabaab oo qarxisay qeybo kamid ah Xarumaha maamulka appeared first on Caasimada Online.
  5. Muqdisho (Caasimada Online)-Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa waxaa looga hadlay heshiiska Dekedda Berbera. Heshiiska oo ahaa mid saddex geesood ah ayaa waxaa wada galay DP World, Somaliland iyo Ethiopia, waxa ayna Wasaaradda ku tilmaantay heshiiskaas mid lagu wiiqayo midnimada iyo wada jirka ummadda Soomaaliya. Heshiiska oo Seddex geesood ah, ayaa waxa saamigiisa loo qeybsaday DP World maalgashiga Dekedda weyn ee Berbera saami dhan 51%, halka ay Somaliland yeelaneyso 30%, Ethiopia oo DP World u aqoonsatay saaxiib dhinaca Istiraatiijiyadda ah ay siisay 19%, iyada oo Ethiopia maalgashan doonto dhismaha muhiimka u ah Dekedda Berbera. The post Akhriso: DFS oo qoraal ku cadeysay mowqifkeeda ku aadan Heshiiska Seddex geesoodka ee Dekedda Berbera appeared first on Caasimada Online.
  6. Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in degmada Balcad iyo qaybo kamid ah ay la wareegeen gacan ku haynteeda maanta kooxda Al-shabaab. Degmada balcad ayaa Magaaalada Muqdisho waxa ay ujirtaa qiyaastii 37km taas oo qatar ku ah Xukuumada Soomaaliya iyo Amniga dalka siiba Caasimada. Al-shabaab ayaa waxa ay gudaha ugaleen Xaruntii degmada iyo Saldhigii Ciidamada Booliska ee degmada Balcad. ilaa iyo hada lama hubo khasaaraha ka dhashay weerarkan maanta ay ku qabsadeen Al-shabaab degmada Barlacd oo ah magaalo Istiraatiiji ah, waxaana ku sugnaa Saldhigii ay Al-shabaab gudaha ugashay Ciidamada Amisom. Dadka deegaanka ayaa Puntlandi usheegay in ay jiraan dad shacab ah oo hubkii layswaydaar saday ay waxyeelo ka soo gaartay . Degmada Balcad ayaa kujirta xaalad cakiran ,waxaana jirin wax isku socod aha oo dadka iyo gaadiidka toona.
  7. Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab, kadib howlgal ka dhacay Tuulooyin hoosyimaada Gobolka Gado. Saraakiisha hoggaamisa ciidamada ayaa sheegay in howlgalkaasi uu ahaa mid khaas ah, isla markaana laga gaaray ujeedkii laga lahaa. Saraakiishu waxa ay sheegeen in howlgalkan uu si gaar ah uga dhacay Tuulooyinka kala ah Caanoole, Barrow Diinle, Daahir Malin iyo Cali Xareed. Waxa ay tilmaameen saraakiishu in tuulada Caanoole lagu dilay 2 sarkaal iyo Dagaalyahano tiradooda ay ka badan tahay 20. General Ismaaciil Saxardiid oo ah Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid xooggan isla markaasna ay si wada jir ah ay iskaga kaashadeen ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo Mareynkan ah. General Ismaaciil Saxardiid, wuxuu sheegay labada sarkaal ee la dilay in lagu kala magacaabi jiray Mahad Cabdi Kariin iyo Cabdulaahi Macalin Geeddow. General Ismaaciil Saxardiid, wuxuu sheegay in Mahad C/kariin uu ahaa Sarkaalka Shabaab ee degaanka Caanoole, halka C/laahi Macalin Geeddow uu ahaa sarkaalka Shabaab ee degaanka Barrow Diinle. Dhinaca kale, General Saxardiid waxa uu tilmaamay in tuuloyinka kala ah Caanoole, Barrow diinle, Daahir Malin iyo Cali Xareed ay markii hore joogeen Al-shabaab balse hada ay soo gashay gacanta ciidamada dowladda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Magacyada qaar kamid ah Saraakiisha Shabaab looga dilay Gobolka Gado oo la shaaciyay appeared first on Caasimada Online.
  8. Dowladda Ruuska ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo aan walin Dunida lagu arag mid lamid ah ,hub kaas oo la sheegay in uu duqayn ka gaysan ka ro dunida Meelkasta oo loo baahdo in lagu duqeeyo .
  9. Mogadishu (HOL) - Two government soldiers were killed and six others injured on Friday after a suicide bomber attacked a military near Afgoye, a police offical confirmed. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) - Two government soldiers were killed and six others injured on Friday after a suicide bomber attacked a military near Afgoye, a police offical confirmed. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) - A suicide bomber has attacked a Somali military just outside of Mogadishu on Friday, a police official confirmed. Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir looga hadlayo Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun. Shirka looga hadlayo dhaqan galinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Dalka aanu walaalaha naxay ee Jabuuti ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Hoggaamiyaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheekh Maxamed, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha Bulshada . Axmed Ducaale Geele Xaaf Hoggaamiyaha maamul goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug ayaa dadaal xoogan ugu jira dhaqan galinta heshiiskii ka dhacay Caasimadaha Somalia iyo Djabuuti kaasoo ka mid noqday heshiisyada miro dhalay. The post Shirka Hirgalinta Gudiyada dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusun oo ka furmay dhuusabareeb (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
  13. Mogadishu (HOL) - Al-Shabaab fighters have shot and killed nine transport donkeys on Thursday suspected of ferrying goods to government-controlled areas in Bakool, an official said Source: Hiiraan Online
  14. War Saxaafadee ka soo baxay maanta Xafiiska Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka bada ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin Heshiiska ay kala saxiixdeen Maamulka Soomaaliland iyo Shirkada DPW ee laga leeyahay dalka Imaaradka carabta . Heshiskan ayaa dhigaya in 51% ay yeelato Shirkada DPW 30% Maamulka Soomaaliland halka dowladda Itoobiya lasiiyay 19% . Hadaba halkan ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Dowlada Soomaaliya oo dhamaystiran. Halkan-Ka-Akhriso
  15. CAIRO (KUNA) -- Arab health ministers decided to provide healthcare sectors in the war-torn Yemen and Somalia with urgent financial aid. Source: Hiiraan Online
  16. MANDERA, Kenya, March 2 (Xinhua) -- Five Kenyan police officers were killed early Friday after suspected Al-Shabaab militants attacked two camps in Mandera County, northeast Kenya. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL)) Somali President, Mohamed Abdullahi arrived in Uganda's capital Kampala on Thursday evening to attend a summit of AMISOM Troop Contributing Countries. Source: Hiiraan Online
  18. Turkish President Recep Tayyip Erdogan is on tour in Africa again. It is no longer about economic cooperation only. Turkey could also be much involved in the issue of security in the future. Source: Hiiraan Online
  19. Bosaso-[Puntland Post]-Shirkadda Nooceeda ku cusub yahay Puntland kana shaqeyn doonta hilibka ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyey Magaalada Bosaso ee Xarunta gobalka Bari,. Shirkadan ayaa loogu magacdaray Rugsan waxana fikir keeda leh dhalinyaro. Xafladda xarig jarka oo ka dhacday xarunta gudaheeda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland, xildhibaano ka tirsanaa golaha deegaaanka degmada Bosaso iyo madax ka socotay Amal Bank. Dr Cabdiqani Huurse ismaaciil oo ah Maamulha shirkada ayaa sharaxaya adeegyada ay shirkada Rugsan ay bixin doonto. Shirkada Rugsan waxa ay ka shaqeyn doonta ibinta hilibka iyada oo la ilaalinayo tayada neefka la qalayo iyo caafimaadkiisa. ”Rugsan waxa ay u shaqeyn doonta qaab caalami ah oo dinida hor martay ay isticmaasho ‘ Shirkadda qof walba isagoo gurigiisa jooga ayuu ka helayaa hilibka tayo leh, waa shirkadda casri ah oo lagu soo kordhiyey markii ugu horeysay ”.Puntland ayuu yiri Sidaas wax yiri Madax shirkada Rugsan Dr Cabdiqani Huruuse . Isuduwaha wasarad Xanaanada Xoolaha ee gobalka Bari,Maxamed Warsame iyo Madaxa Arima Buslshada ee dawlada hoose xildhibaan Galeyr ayaa si wada jir ah u soo dhaweyey shirkadan waxana ay qireen in adeegyada noocan oo kale ah baahi loo qabay. shirkadan Rugsan ka shaqeyn doonta iibinta hilibka iyada oo adeegsanaysa qalab casri ah ayaa noqonays markii ugu horaysa oo shirkada qaabilsan hilibka laga hirgaliyo Puntland . Hoos ka Daawo Muuqalka Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Magaalada Bosaso oo laga hir geliyey shirkad iibisa hilibka appeared first on Puntland Post.
  20. So far, SEK 200 million ($24 million) has been transferred abroad using the Transfer Galaxy service, but soon it could be a matter of billions. The team at the transfer galaxy. From the left: Khalid Qassim, CEO Yosef Mohamed, Mustafa Ibrahim, Ali Mohamed and Abdirahman Ahmed Huhule. Photo: Press image Transfer Galaxy, a company founded by Somali immigrants for cheap and handy money transfers is expanding rapidly and has acquired SEK 30 million ($3.6 million) in venture capital, the Dagens Industri economic daily reported. The company was founded by Somalis Yosef Mohamed and Khalid Qassim in the migrant-dense Vivalla district in the city of Örebro, which is present on the police list of blighted areas as “extremely vulnerable.” Before Transfer Galaxy arrived, Somali immigrants had to avail themselves of a local representative’s services for money transfers, which spurred the entrepreneurial duo into creating “Swish for migrants” as a cheap alternative. “Send money to your loved ones,” the front page of the service’s website says. The aim of the $3.6 million support from the company Backing Minds and the Alfvén & Didrikson investment company will allow it to grow internationally. Earlier, the company grew by customers recommending the service to others, now extra staff will be employed to speed up the growth. According to Susanne Najafi, one of the founders of Backing Minds, Transfer Galaxy is one of the fastest-growing companies in Sweden. “I believe this company will be valued at over one billion kronor in the future,” Najafi told Dagens Industri, pointing out that the company is growing by a double-digit percentage each month. The company was started in 2015 and subsequently grew to attract 600 loyal customers. Since then, the company has grown considerably and after acquiring a license from the Swedish Financial Supervisory Authority, helped its customers from 25 European nations to send almost SEK 200 million ($24 million) abroad via mobile or computer. “We want to become a global company and Vivalla’s largest employer,” Transfer Galaxy CEO Yosef Mohamed told Dagens Industri. At present, unemployment in Vivalla is three times higher than in the rest of Orebro. According to Transfer Galaxy, $605 billion is being sent to immigrants’ home countries every year internationally. Therefore, the company aims to specifically address those two billion people in the world who do not have access to a regular bank. “For example, in Somalia, the founders’ home country, 73 percent use mobile money, compared with only 15 percent of the population who use a traditional bank,” the company wrote in a press-release. Source: sputniknews.com The post Swish for Migrants’ One of Sweden’s ‘Fastest-Growing Companies’ appeared first on Puntland Post.
  21. KAMPALA — Officials from countries that contribute to AMISOM, the African Union force in Somalia, are meeting this week in Uganda to discuss a transitional security plan for the troubled country. Source: Hiiraan Online
  22. Dubai (Caasimadda Online)– Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa ogolaaday heshiis meel ku dhac ku ah qaranimada Somalia, meel ku dhacna ku ah dowladda federaalka, muujineysana faragelinta ay dowladda Imaaraadka Carabta ku hayso Somalia. Imaaraadka Carabta ayaa shirqool siyaasadeed u dhigay Xasan Cali Kheyre, hase ahaatee lagama fileyn inuu ogolaado shirqoolkaasi loo dhigay oo uu ku ogolaaday in heshiiska dekadda Berbera dhaco, dowladda Itoobiyana saami ku yeelato halka dowladda Somalia ay banaanka ka taagan tahay. Heshiiskaan oo dhacay 1-Marso, ayaa dowladda Itoobiya saami dhan 19% ku yeelan doontaa dekadda Berbera, halka maamulka Somaliland qaadan doono 30% inta soo hartayna oo ah 51% shirkadda DP World ee Imaaraadka la tegayaan. Heshiiskaan oo lagu soo beegay xili Xasan Cali Kheyre uu ku sugan yahay Imaaraadka, sababta loogu casuumayna ay tahay in uu ogolaado oo cadaadis lagu saaro inuu dhaco heshiiskaan, taasoo uu si fudud u aqbalay. waxaase ay fadeexad iyo wajigabax ku tahay ra’iisul wasaare Kheyre inuu cod hoose ku ogolaado faragelinta qaawan ee Imaaraadka iyo meel ku dhaca qaranimada Somalia. Warar hoose ayaa xaqiijinaaya in RW Kheyre loo gacan geliyay malaayiin dollar iyo balan qaadyo loo sameeyay, tasoo keentay in si fudud ku aqbalo heshiiskaan oo aan la ogeyn sida ay isku fahmi doonaan madaxda sare sida madaxweynaha iyo guddoonka labada aqal. Baarlamaanka Somalia ayaa looga fadhiyaa tallaabada uu ka qaadan doono arrintaan foosha xun, hase ahaatee waxaa horay baarlamaanka u yiilay mooshino ka dhan ahaa heshiisyada Imaaraadka ee maamulka dekaddaha Berbera iyo saldhiga milatari ee uu ka dhisanayo, kaasoo hakad la geliyay kadib culeys madaxda sare lagu saaray inay arintaan laalaan. Madaxda dowladda ayaa balanqaadyo dhaqaale ka hela Imaaraadka oo sameyn ballaaran ku yeeshay arrimaha Somalia, danahoodana si fudud u fuliya. The post Ra’iisul wasaare Kheyre oo wax ka ogolaaday heshiiska ay Itoobiya saamiga ugu yeelaneyso dekadda Berbera appeared first on Caasimada Online.
  23. The post Daawo Video: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo malaayiin dollar oo maalgashi ah ku guuleystay appeared first on Caasimada Online.
  24. Dubai (Caasimadda Online) – Heshiis saddex geesood ah oo ay wadagaleen shirkadda dekedaha ee DP World, Somaliland iyo Itoobiya; ayaa dowladda Itoobiya la shaaciyay inay si rasmi ah qeyb uga noqotay maamulka Dekadda Berbera. Heshiiskan oo maanta ka dhacay magaalada Abu Dhabi ayaa DP World waxa ay yeelaneysaa maalgashiga dekedda Berbera saami dhan 51%, halka ay Somaliland yeelaneyso 30%; Itoobiya ayaa oo DP World u aqoonsatay heshiiska ka noqoto dhinac Istiraatiijia ah, iyadoo la siiyay saami gaaraya 19%; iyada oo Itoobiya maalgashan doonto dhismaha muhiimka u ah dekedda Berbera. Guddoomiyha Shirkadda DP-World Axmed Bin Suleymaan ayaa ku sheegay heshiiska u dhexeeya shirkaddiisa DP-Worl, Somaliland iyo Itoobiya mid waxtar leh, isaga oo muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay hirgelinta fursad ay kuwada shaqeeyaan Itoobiya oo ku sheegay in ay tahay waddanka 110; milyan oo dad ah. Sacad Cali Shire; Wasiirka arrimaha dibadda, iskaashiga & xiriirka caalamiga ah ee Somaliland ayaa sheegay dhankiisa in mashruucani yahay mid aad muhiim ugu ah Somaliland; kaas oo xal u noqon doona mashaakil ay wajaheysay Somaliland; sida shaqo la’aanta iyo maalgashiga. Heshiiska dekeda Berbera ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo dowlada Jabuuti ay ka laabatay heshiis ay shirkadda DP WORLD ku dhiseysay dekeda Dooraale ee dalkeeda. The post Akhriso Qoraalka Rasmiga ah ee DP World oo Dowladda Itoobiya lagu siiyey Saami ka mida Dekadda Berbera appeared first on Caasimada Online.
  25. The Agricultural Development Minister Hon. Ahmed Mumin Seed on Thursday visited Gebiley region to inspect water and soil conservation project which was launched in Biji district. The minister was accompanied by the director general, German Development Bank officials who have funded the project. The minister has expressed his hope that the project will bear fruit and will increase food production in Somaliland. He urged that the farmers in the district to set a good example that the rest of farming community in the country will emulate. Mr. Seed revealed that this the beginning of project which has just started in the district and will be followed by other various projects. The minister in his speech has reiterated that the time is right to benefit from running water which will be conserved and will not erode the soil. These are the problems that hampered the farmers in the country to develop and be successful. The minister has expressed thanks to the German Development Bank (KFW) for their support.