Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka trisan golaha shacabka oo la baxay guddiga badbaadinta golaha shacabka, oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Villa Hargeysa ayaa sheegay in uu buray mooshinkii guddoomiye Jawaari. Xildhibaanadan oo ah taageerayaasha Jawaari ayaa haddaba qodobada ay soo saareen waxaa ugu weyaa:- In uu buray mooshinkii Jawaari oo uuna ku e kaa 28 bishan. In berri laga bilaabo shaqadiisa uu wadan doono guddoomiye Jawaari in ciidamada amniga ay ammniga sugaan ra’iisulwasaare Kheyre uu qaadi doono mas’uuliyadda xasilooni darro timaada Hoos ka aqri qodobada oo dhameystiran:-
  2. Madaxa Shirkada DP World ee Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu kormeer ku tagay halka laga dhisayo Bakhaarada ay Itoobiya ku keydsaneyso Shixnadaha uga soo dega Dekada Bebera. Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinayey maareeyaha Dekada Magaalada Berbera,waxana Bakhaaradaas laga dhisayaa ama ay ku yaallaan magaalada Wajaale ee Xuduudka Ethiopia iyo Somaliland. Ethiopia ayaa dhawaan saami dhan 19% ku yeelatay maalgashiga Dekedda magaalada Berbera,iyada oo heshiiskii Saddezxx geesoodka ahaa ee dhex maray Soomaaliland, Itoobiya iyo Shirkada DP World uu xiisad ka dhex dhaliyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa caawa Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ka socda kulamo gooni gooni ah oo looga arrinsanayo sidii loo xalin lahaa khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka. Waxaa xiligaan Xarunta Villa Hargeysa ku sugan hoggaanka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana socda isku daygii ugu dambeeyay ee xalinta khilaafka golaha shacabka. Xalinta Khilaafka ayaa waxaa kaalin weyn ka qaadanaaya Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha, kuwaa oo ahmiyad gaara siinaaya isku soo dhawaanshiyaha Guddoomiyaha baarlamaanka iyo Xildhibaanada Mooshinka wada. Khilaafka golaha Shacabka ayaa waxaa uu soo bilowday 14 bishaan Maarso welina wax xal ah lagama gaarin, waxaase la filayaa in caawa uu kulankaan socda kasoo baxo mowqif cad. Haddaba Golaha aqalka sare ayaa xooga saaraya xalinta Khilaafka taagan, waxayaabaha laga filan karo waxaa ka mid ah in la helo: 1-Mudeynta mooshinka oo labada dhinac ay ku qanacsanyihiin ee khilaafka golaha shacabka. 2-Mudeynta golaha shacabka iyo xallinta khilaafka in loomaro sida uu qabo Dastuurka qaranka iyo xeer-hoosaadka golaha shacabka. 3-In codbixinta mooshinka ay u dhacdo si qarsoodi ah. Si kastaba ha ahaatee, Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Jawaari, ayaa weli ku adkeysanaaya in codeynta Mooshinka ay ka dhacdo Garoonka Aadan Cadde. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in caawa uu magaalada Muqdisho kulan aan caadi aheyn uga socdo Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka Somalia. Kulanka oo ka duwan kuwii hore ayaa waxaa lasoo sheegayaa inuu ka socdo Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka caawa socda oo ay goobjoog ka yihiin labada Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa diirada lagu saarayaa khilaafka ka dhashay Mooshinka Jawaari ee heerka xun maraaya. Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo Xubnaha ka tirsan golihiisa ee qeybta ka ah kulanka ayaa xooga saaraya si xal looga gaaro khilaafka oo saameyn ku yeeshay shaqooyinka baarlamaanka. Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jawaari ku cadaadinaaya inuu qaboojiyo dagaalka afka ah ee uu kula jiro Xukuumada Somalia, waxa uuna ka dalbanayaa inuu muujiyo tanaasul. Magaalada Muqdisho waxaa ka socda hardankii ugu danbeeyay ee loogu jiro Mooshinka laga gudbiyay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Si kastaba ha ahaatee, waxaan la ogeyn waxa kasoo bixi doona kulanka caawa Villa Hargeysa uga socda guddoonka labada Gole ee baarlamaanka Somalia, waxa uuna kusoo beegmayaa xili ay maalmo yar ka harsan tahay xiliga cod qaadista. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  5. MOGADISHU, Somalia (AP) — Somali police say at least three people are wounded after a bomb attached to their vehicle exploded near the office of the International Committee of the Red Cross in the capital, Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) - The Southwest state Assembly leadership has offered their condolences to the people of the state over the death of Ruqiya Hassan Abshir who was killed last night in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  7. A couple from Somalia have been accused of keeping their four children at home and trying to brainwash them with videos of Muslim extremism, a UK High Court judge has said. Source: Hiiraan Online
  8. OTTAWA — A tearful Amanda Lindhout says she has crippling flashbacks and sometimes wakes up screaming due to her kidnapping ordeal in Somalia. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) - Somali government on Wednesday relocated 34 air control personnel to Somali capital, Mogadishu after operating outside the country more than 24 years. Source: Hiiraan Online
  10. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Qarax gaari ayaa galabta waxa uu ka dhacay laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa waxaa gaarigiisa loogu xiray ruux la sheegay inuu la shaqeynayay mid ka mid ah Hay’adaha samafalka, waxaana dhaawac uu soo gaaray isaga iyo qof kale oo gaariga la saarnaa. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in gaariga qarxay uu la socday nin magaciisa lagu soo koobay Cabdixafiid, oo la shaqeeya mid ka mid ah hay’adaha gar-gaarka. Xaaladda Cabdixafiid, ayaa la sheegey in ay liidato, iyadoo ay dhaqaatiirtu hadda la tacaalayaan. Saraakiisha ammaanka ayaa waxa ay sheegeen qaraxan nuuciisa inuu ahaa midka loo yaqaano dhejiska, hadana ay wadaan dabagalka raggii falkan ka dambeeyay. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmahan dambe wuxuu u muuqdaa mid faraha ka sii baxaya, maadaama labadii Todobaad ee la soo dhaafay ay dhaceen Afar qarax ay ku dhinteen dad ka badan 25 qof.
  11. ABIDJAN – Djibouti is in talks with French shipping company CMA CGM to develop a new container terminal at an initial cost of $660 million (£465.9 million) as part of the tiny African country’s bid to expand into a sea and air transport hub for the continent. Aboubakar Omar Hadi, chairman of the Djibouti Ports and Free Zone Authority (DPFZA), told Reuters on Tuesday that the authority hopes to award the concession in July. It was also prepared to buy out DP World’s stake in an existing container terminal to end a row with the Dubai port operator and avoid arbitration, he said. Djibouti’s strategic location has led the United States, China, Japan and former colonial power France to build military bases there. Its ports already serve as an entry point for cargo which is then sent by smaller vessels to ports along Africa’s eastern coast, but it is now seeking to become a sea-air trans-shipment hub for the entire continent. To do this, Hadi said DPFZA was also planning to construct a $350 million airport and expand Air Djibouti’s fleet of cargo aircraft. The new container terminal project could break ground as early as September with construction expected to take 24 months, Hadi said, speaking on the sidelines of the Africa CEO Forum in Abidjan, Ivory Coast. “We are going to build DICT, Doraleh International Container Terminal. This is a new plan,” he said. “We are in discussions with CMA CGM.” The port authority was not in talks with any other potential partners, he said. Shipping group CMA CGM declined to comment. Once operational, Hadi said the port terminal would boast an annual capacity of 2.4 million twenty-foot equivalent units (TEU), but subsequent expansion phases would bring that up to 4 million TEUs. Fifteen percent of the project’s cost will be financed through equity. Of that, the DPFZA will contribute 85 percent, with its concession partner providing 15 percent. The rest will be raised via international institutions and banks. “We are targeting trans-shipment,” Hadi said. Meanwhile, Hadi said the port authority was ready to end a dispute with DP World over its cancellation of a concession contract for another facility, the Doraleh Container Terminal, by buying out DP World’s 33 percent stake. Djibouti ended the contract with the Dubai state-owned port operator last month, citing a failure to resolve a dispute that began in 2012. DP World has called the move illegal and said it had begun proceedings before the London Court of International Arbitration, which last year cleared the company of all charges of misconduct over the concession. “We are prepared to pay them their 33 percent of shares,” Hadi said. “There is no need for arbitration. We are going to buy their shares.” (Reporting by Joe Bavier; Additional reporting by Gus Trompiz in Paris; Editing by Aaron Ross, Susan Fenton and Alison Williams). Source: – Reuters
  12. Sudan and Qatar on Monday signed a $4-billion agreement to develop the former Ottoman port city of Suakin in northeastern Sudan. “The agreement was signed in line with instructions of the leadership in both countries on the necessity to boost joint cooperation in the fields of transport and communications,” Sudanese Transport Minister Makkawi Awad told reporters. “We seek to establish twinship between the ports of Suakin and Hamad” in Qatar, he said. The cost of the project’s first phase amounts to $500 million and will be completed by 2020. On Sunday, Sudan unveiled the agreement to develop the Red Sea port, following talks with Qatari Minister of Transport Jassim bin Saif al-Sulaiti in Khartoum. According to Awad, Khartoum will get 51 percent of the project’s returns while Doha will receive 49 percent. “This project aims to get the Suakin port play its vital economic role as a gateway to Africa,” he said. The port of Suakin is Sudan’s second largest port after Port Sudan in northeastern Sudan. Al-Sulaiti, for his part, said Doha will send Qatari ships next month to Port Sudan with a view to reviving trade exchange between the two countries. The Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) started restoration works on Suakin Island after President Recep Tayyip Erdoğan requested an immediate restoration of the historically-significant island during a visit to the country in December. Suakin, one of the oldest seaports in Africa, was used by African Muslims who set out for pilgrimage to the holy city of Mecca in Saudi Arabia. The Ottomans used the port city — which was under Ottoman rule between 1555 and 1865 — to secure Hejaz province — present-day western Saudi Arabia — from attackers in the Red Sea Source: – Daily Sabah
  13. Somalia has urged the United Nations Security Council to take action against the construction of a United Arab Emirates (UAE) military base in Somaliland. Speaking at the Security Council on Tuesday, Abukar Osman, Somalia’s ambassador to the UN, said the agreement between Somaliland and the UAE to establish the base in the port city of Berbera is a “clear violation of international law”. Osman also called on the Security Council to “take the necessary steps” to “put an end to these actions”. “The Federal Government of Somalia strongly condemns these blatant violations, and reaffirms that it will take the necessary measures deriving from its primary responsibility to defend the inviolability of the sovereignty and the unity of Somalia,” he added. The UAE began construction of the base last year, under an agreement with officials in Somaliland, a northern region of Somalia that self-declared independence from the latter in 1991 following a civil war. Earlier this month, the UAE said it would train Somaliland security forces, including the police and the military, as part of the deal. The UAE is simultaneously investing in developing the port itself, which is strategically located close to Yemen, where UAE troops have been fighting as part of a Saudi-led military coalition against Houthi rebels since 2015. DP World, the world’s fourth-largest port operator based in Dubai, said in 2016 it would invest as much as $442m to develop the Berbera port. The deal also includes the government of Ethiopia, which took a 19 percent stake in the port. Osman’s statements come after Somalia’s parliament voted to ban DP World from operating in the country and rejected the development venture. Somaliland, however, said the vote would not affect the agreement. DP World has been facing several problems in its contracts in the region. Last month, neighbouring Djibouti terminated its deal with the company to run a container terminal. The government of Djibouti said that the contract to run the Doraleh Container Terminal (DCT) between the two parties was damaging the sovereignty of the country. Source: AlJazeera
  14. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Qarax ka dhacay wado xiriirisa magaalooyinka Beledweyne iyo Maxaas oo ka wada tirsan Gobolka Hiiraan. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowlada kuwaa oo xiliga uu Qaraxa dhacaayay kusii jeeday howlgalo. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaaro kala duwan, waxaana lasoo sheegayaa inay aaseen maleeshiyaadka al-Shabaab. Khasaare dhaawaca ah ayaa soo gaaray Ciidamada qaraxa lala eegtay, ilaa Shan Askari ayaa dhaawacmay, halka ku dhawaad afar kalane ay ku dhinteen Qaraxa. Qaraxa ayaa kusoo beegmaaya xili Ciidamada Dowladda Federaalka ay shalay Gobolka Hiiraan ku soo bandhigeen Saanad Millitari oo ay sheegen in ay ku qabsadeen dagaal ay la galeen ururka Al-shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Muqdisho (PP) ─ Isbahaysiga xukuma Itoobiya, ayaa doortay hogaamiye cusub oo ka dhashay qoomiyadda Oromo oo ku dhawaad muddo saddex sanadooda ahaa dadka ugu badan ee waday mudaharaadyo dawladda lagaga soo horjeedo. Abiy Ahmed ayaa helay in ka badan 60% codadkii la dhiibtay, sida ay faafisay warbaahinta dawladda xidhiidhka la lihi. Doorashadaasi waxay dhabbaha u xaadhaysaa sidii uu xilka ra’isal wasaarenimo ugala wareegi lahaa Hailemariam Desalegn oo bishii hore is casilay. Waxaana dalka lagu soo rogay xaalad degdeg ah maalintii ka dambaysay markii uu is casilay. War laga sii daayay idaacadda xukuumadda ayaa sheegtay in xaaladda deg-degga ahi ahayd ma huraan lagu xakamaynayo mawjadaha mudaharaadada ah ee dawladda lagaga soo horjeedo ee dalka oo dhan ka kacsanaa ilaa 2015, kuwaas oo ay sababeen arrimo door ah oo ay shacabku tabanayeen. Waxa jirta rajo ah in isbedelka hogaanka sare suurto gelin doono in wax laga qabto tabashooyinkaa qaarkood. Haddaba waa kuma hoggaamiyahan cusub ee la doortay. Abiy oo loo arkayey inuu ahaa ka ugu cadcad ragga tartanka ugu jiray buuxinta jagada uu banneeyey ra’isal wasaarihii is casilay, waa hogaamiyaha xisbiga Oromo People’s Democratic Organization (OPDO) oo ah mid ka mida afarta xisbi qawmiyadeed ee uu ka koobanyahay isbahaysiga talada dalka haya ee Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF). Dadka falanqeeya siyaasadda waxaya ku sheegaan inuu yahay siyaasi fiiro dheer oo aqoon ciidan iyo mid tacliineed oo heer sare ah leh. Wuxuu ku dhashay magaalada Agaro ee gobolka Oromia oo waxa dhalay qoys iskugu jira Masiixiyiin iyo Muslimiin. Waa 42 jir waxaanu xisbiga OPDO ku biiray dabayaaqadii sideetameeyadii. Wuxu galay ciidanka oo waxa uu ka gaadhay darajada Kornayl, sidoo kale waxa uu ka mid noqday ciidamo nabad ilaalineed oo Ethiopian ah oo Qaramda Midoobay u dirtay Rwanda. Wuxu ahaa ninkii aasaasay isla markaana agaasimaha ka noqday wakaaladda nabad gelyada internet-ka ee dalka intii u dhaxaysay 2009 iyo 2012, ka dibna waxa uu noqday wasiirka Sayniska iyo Tiknoolajiyadda. Dad badan baa waxay u arkaan in uu yahay qof hadallo cadcad oo karti leh, gaar ahaan dhinaca hogaaminta dad isku wadka leh. Waxa la rumaysanyahay in Abiy uu taageero wayn ka haysto dhalinyarada Oromada iyo sidoo kale qoomiyadaha kale. Ugu dambeyn, Dadka dhaliilaa se waxay leeyihiin maadaama oo uu xubin keliya ka yahay isbahaysiga talada haya, awood u yeelan maayo in uu is-bedellada badan ee dadka mudaharaadayaa doonayaan meel mariyo. PUNTLAND POST The post Waa kuma Hogaamiyaha cusub ee loo doortay inuu hoggaamiyo Xisbiga Xukuma Itoobiya? appeared first on Puntland Post.
  16. 34 ka mid ah Shaqaalihii maamulaayay Hawada Soomaaliya oo ku sugnaa magaalada Nayroobi ayaa maanta soo gaaray Garoonka Diyaadaha ee Magaalada Muqdisho , Shaqaalahan ayaa Hawada Soomaaliya ka maamulayay Magaalada Nayroobi Mudo ku siman 27 Sano, waxayna si toos ah wixii hada ka dambeeyay ay Hawada soomaaliya ka maamuli doonaa dlkeenay Hooyo. Daba yaaqadii sanadkii tagay ee 2017kii ayay ahayd markii Soomaaliya ay la soo wareegtay maamulka Hawada , kadib Munaasibada lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo uu ka soo qayb galay Madaxweyne Farmaajo. Halkan kadaawo.
  17. Ciidamada Amniga ee Gobolka Mudug ayaa maalmahan waxa ay wadeen Howlgalo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Gaalkacyo . Ciidamada ayaa Howlgaladan waxa ay ka sameeyeen dhamaan Xaafadaha ay magaalada ay ka koo bantahay ,waxayna ku soo qab qabteen dhalinyaro falal Amni daro kawaday magaalada Gaalkacyo. Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Axmed Cismaan Cali ayaa sheegay in Howlgalo oo laba jibaar ah ay Ciidamada ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ayna noqon doonaa kuwo joogto ah. Waxa uu sheegay in howlgalkan looga golahaa xaqiijinta Amniga iyo ka hortaga falal Amni daro. Taliyaha ayaa fariin udiray Waalidiinta dhashay dhaliyarada Mobilada furata xiliyada habeenkiiya , wuxuna sheegay in ay jiraan Waalid marka Caruutooda lagu soo qabto fal Amnidaro Saldhiga uga daba yimaada iyagoo ku andacoonaya in uusan wax dambi ah galin . Halkan ka dhagayso. Taliyaha qaybta Gaalkacyo
  18. Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in Sadax dhalinyaro ah oo saxiibo ah Qaraxa loogu Xiray Gaari yar oo nooca raaxada ah oo ay wateen xili ay marayeen laamiga Zoobe. Dad goob jooge yaal ah ayaa Puntlandi u sheegay i Qaraxan laga maqlay Xaafado ay kamid yihiin Waabari, Wadajir iyo Howlwadaag. Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmay mid kamid ah dhalinyaradii Gaariga Qaraxa loogu xiray, waxaana goobta uu Qaraxa ka dhacay soo gaaray durbadiiba Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Qaraxyada dadka loogu dhajiyo Baabuurta ayaa mudooyinkii udambeeyay waxa ay ku soo badanayeen Magaalada Muqdisho waxaana Qaraxyo noocan ookale ah lagu dilay Mas,uuliyiin dowladda ka tirsan iyo Xildhibano. Al-shabaab ayaa intabadan Qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdsho looga bartay in ay fuliyaan ,mana jirto ilaa iyo hada wax war ah oo dahnkooda ka soo baxay .
  19. Sudan and Qatar on Monday signed a $4-billion agreement to develop the former Ottoman port city of Suakin in northeastern Sudan Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhaco qarax . Wararka hordhaca ah oo ay heleyso Caasimadda Online ayaa sheegayo inuu ahaa qaraxaas mid lagu xiray gaari uu lahaa qof. Gaarigaan ayaa la sheegay inuu ahaa nooca raaxada wuxuuna marayey laami yaraha Soobe ee Degmada Wadajir. Illo xog ogaal ah ayaa Caasimadda u xaqiijiyey inuu gaarigaas watay mid kamid ah Shaqaalaha Hey’adaha Samafalka. Waxaa qaraxaas ku dhaawacmay mid kamid ah Shaqaalaha ICRC oo saarnaa gaarigaas, waxaana gubtay gaariga guud ahaantiisa maadaama qaraxa lagu xiray uu ahaa mid culus. Sidoo kale wararka ayaa sheegayo inuu qarax ku dhaawacmay qof kale oo ninkaan gaariga la saarnaa, waxaana hadda dagan meesha uu qaraxa ka dhacay. Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa soo gaaray halka uu qaraxa ka dhacay, waxaana meesha laga qaaday dadkii ku dhaawacmay Wixii warar ah ee kusoo kordha waa idinla socodsiineynaa Inshaa Allah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo maanta ka hadlay bandhig ku saabsan shaqooyinka oo Garoowe laga daah-furay, ayaa dowladda Puntland iyo shirkadaha ganacsiga ugu baaqay in ay sameeyaan qorshe cad oo lagu badbaadinayo mustaqbalka dhalinyarada waxbartay ee shaqo la’aanta. Mudane.Cali Xaaji oo soo xiganaya diraasad laga sameeyay heerka shaqo-la’aanta ka jirta degaannada Puntland,ayaa sheegay in dhalinyarada Puntland ee waxbartay 30% keliyah ay shaqeeyaan,isagoo da’yarta ku dhiirri-geliyay in aysan marnaba yasin shaqooyinka hoose ee lagu meel-gaaro. Siyaasigaan ayaa sidoo kale dhalinyarada ku boorriyay in ay hirgeliyaan hal-abuur ganacsi,si ay shaqo-la’aanta uga baxaan,taasoo uu sheegay in aanay ku xirneyn lacag badan,balse ay u baahantahay ka go’naan shakhsi. Dhinaca kale Cali Xaaji ayaa ka digay,in haddii aan dhalinyarada shaqo-abuur loo samayn ay halis weyni ka imaanayso,islamarkaana ay ka faa’idaysan doonaan dhinacyo kale ama ay badda ku dhammaanayan. “Waxaan idiin sheegaya,waxaan ku fadhinaa miino qarxaysa,miinadaas meel ay nala aadayso ma naqaan. Ma badda ayey ku dhammandoonaan? Ma cid kale ayaa ka faa’idaysan doonta?” ayuu yiri Xaaji. Halkaan ka daawo PUNTLAND POST The post Cali Xaaji Warsame”Waxaan ku fadhinaa miino qarxaysa” appeared first on Puntland Post.
  22. Safiirka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Ambaasadoor Abuukar Cismaan oo ka hor hadlay Golaha ammaanka ee QM, ayaa waxa uu ka codsaday in ay tallaabo ka qadaan dowladda Isu Taga Imaaraadka oo uu sheegay Ambaasadoorku in si qaawan ay ugu soo duushay uguna xad gudubtay madax baanida Soomaaliya, kadib markii ay heeshiis sharci darro la gashay Maamulka Soomaaliland. Safiirka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Ambaasadoor Abuukar Cismaan oo ka hor hadlay Golaha ammaanka ee QM, ayaa waxa uu ka codsaday in ay tallaabo ka qadaan dowladda Isu Taga Imaaraadka oo uu sheegay Ambaasadoorku in si qaawan ay ugu soo duushay uguna xad gudubtay madax baanida Soomaaliya, kadib markii ay heeshiis sharci darro la gashay Maamulka Soomaaliland. Waxa uu sheegay Ambaasadoorka in Imaaradka arinta lagu ciqabo maadaama ay ku soo xad gudbeen dalka Soomaliya Qawaaniintii udagsanayd . Imaaradka Carabta ayaa Caasimada Soomaaliya iyo Gobolada dalka waxa uu ka fuliyaa Mashaariic ay dowladda ku taageeraan, taas oo ay ka midyihiin Tababaro iyo maalgalin ay siiyaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka. 1-dii Bishani March ayey ahayd markii dowladaha Imaaraadka, Ethiopia iyo maamulka Soomaaliland ay wada gareen Heshiis Sadax geesood ah oo lagula wareegay dhismaheeda dekeda Ber bera.
  23. Hogaamiyaha Waqooyiga kuuriya Kim Jong Un ayaa maanta waxa uu qiray in uu diyaar uyahay ama uuba meesha uu ka saaro halista hubka Nuklerka hadii kuuriyada Waqooyi iyo Maraykanka ay bixiyaan jawaab wanaagsan ,sida ay sheegeen Madaxda dalka Shiinaha. Hogaamiye yaasha ayaa balan qaaday in Gacanka kuuriya laga joojinayo halista hubka wax gumaada ee qatarta ah. Kim Jong Un Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa hadalkan ka sheegay booqasho rasmi ah oo uu kutagay dalka Shiinaha. Wakaalada Wararka ee Shiinaha ayaa sheegatay iyadoo soo xiganaysa Madaxda dalkaasi shiinaha ,hadii kuuriyada Koonfureed iyo Maraykanka ay si saaxiib tinimo ah uga jawaabayaan dadaalka ay wado kuuriyada warooyi in lasoo Afjari karo Xiisada ka dhex alosan Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi. Madaxa Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Xukuumada Shiinaha ay la soo xiriirtay ayna usheegeen Booqashada uu Kim Jong Un uu ku joogo dalkaasi shiinaha.
  24. Shir ay ku yeesheen dalka Maraykanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxa ay ku meel mariyeen waqti kor dhinta loo sameeyay Xafiiska Siyaasada ee jimciyada Qurumaha ka dhexaysa ee UNSOM. Golaha ayaa isku raacay in muddada uu Xafiiska uu shaqaynayo lagaarsiiyo ilaa iyo 31 bisha March 2019 ,siloo dar dargaliyo howlaha Xafiiskaasi uu u hayo Soomaaliya, gaar ahaan taageerada Barnaamijyada hor-umarineed ee Hay,adaha Dastuuriga ah ee dalka . Soo jeedinta Qaraarkan ayaa waxaa lahayd dowladda Ingiriiska maadama Xafiskan shaqadiisa ay ku ekeed sanadakan 2018ka,balse waxaa muuqatay in ay jirto baahi looqbo in Xafiiskan mudada loo kordhiyo si loo dhamaystito howlaha harsan. kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu amaanay dowladda Soomaaliya dadaalada ay samaysay . Xafiiskan siyaasada ee Qaramada Midoobay ee UNSOM ayaa waxaa loogu talagalay in dowladda uu ka taageero dhinacyada Siyaasada, Dhaqaalaha, Dibudiska iyo dib uheshiisiinta dalka , waxaana Xafiiskan la Aasaasay sanadkii 2013kii. Puntlandi.com .
  25. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray shaqaalihii ka shaqeynayay Hay’adda maamusha hawada Somaliya ee ICAO iyada oo ay maanta kaddib ku shaqeyn doonaan Magaalada Muqdisho. Wasiirka duuliska Hawada ee xukumada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo horkacayay mas’uuliyiin soo dhoweysay shaqaalahan oo tiradooda lagu sheegay inay gaareysay 34 ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin weyn oo guul ay u tahay Dowlada Soomaaliya, isla markaana Muqdisho maanta ay keeneen 34 ka mid ahaa shaqaalihii ka shaqeynayay xafiiskii maamulayay Hawada Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Wasiir Omaar waxaa uu sheegay in uu ku faraxsanyahay in ugu dambeyn maamulka Hawada Soomaaliya laga maamulo Muqdisho,iyada oo dhamaadkii sanadkii hore la soo wareejiyay qalabka maamulka Hawada xariggana uu ka jaray Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu tilmaamay wasiirka shaqaalahan ay Nairobi ku shaqeynayeen tan iyo sanadkii 1993-kii, haatanna ay Muqdisho si rasmi ah ugu shaqeyn doonaan. Maamulka Hawada ayuu sheegay in sidoo kale weli laga sii maamuli doono magaalada Nairobi inta ay xarumo kale ka dhisayaan gudaha dalka, si haddii meel ay wax ku yimaadaan meesha kale usii shaqeyso. Dhanka kale, wasiirka ayaa tilmaamay in ay jiraan arday u diiwaangishan si tababar loogu soo siiyo qalabka maamulka hawada, ka wasaarad ahaanna ay dedaal badan bixinayaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com