-
Content Count
212,105 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
DUBAI: Air Djibouti began its first flight to Aden International Airport on Wednesday after a three-year hiatus due to the war against pro-Iranian Houthi militia in the province of Aden, Saudi state-news channel Al-Ekhbariya reported. The airline launched the trip on Wednesday in the presence of Djibouti’s ambassador to Yemen Mohammed Ali Issa and Yemen’s ambassador to Djibouti Abdullah Musallam Al-Sakhtari, according to the official Yemeni news agency. Aden’s Undersecretary for Transportation Khalid Al-Jahlmani welcomed the delegation from Djibouti, and expressed appreciation for the efforts to facilitate trade between the two countries. For his part, the Djiboutian ambassador said that the inauguration of his country’s flights to Aden were the signals of the development of relations between the two nations. The Yemeni ambassador said that the resumption of flights between the two countries will also facilitate humanitarian organizations’ work in Yemen. Source: – Arab News The post Air Djibouti begins first flight to Aden after three-year hiatus appeared first on Caasimada Online.
-
ADDIS ABABA – Nearly 5,000 people have fled to Kenya from the Ethiopian border town of Moyale after the weekend shooting of nine civilians by troops, the Kenyan Red Cross said Tuesday. Ethiopian state media said soldiers on Saturday shot nine civilians near the town after mistaking them for members of the banned Oromo Liberation Front (OLF) who were trying to sneak into the country. “Approximately 5,000 refugees have arrived in Moyale, the majority being women and children,” a Red Cross statement said. “These include pregnant and lactating mothers, chronically ill persons, those abled differently and the elderly.” A Moyale resident said Ethiopian soldiers were trying to seek out Oromo activists. The border town is sliced in two with one side in Ethiopia and the other in Kenya. Related Content Ethiopian refugees speak of horror and agony “There is continued aggression and harassment which creates fear and forces people to flee,” the local resident told AFP. Oromia was the epicentre of a protest movement against Ethiopia’s one-party rule that started in late 2015 and spread to the neighbouring Amhara region, leaving hundreds dead and resulting in tens of thousands of arrests. A 10-month state of emergency imposed in October 2016 quelled much of that violence, but the government remains unpopular among the Oromo, Ethiopia’s largest ethnicity who inhabit Oromia. Source: – AFP The post 5,000 Ethiopians flee to Kenya after weekend shooting: Red Cross appeared first on Caasimada Online.
-
Shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgalla Somaliland ayaa xalay dhaqan galiyay amar lagusoo rogay oo ku saabsanaa inaan lacag ka yar $10o la isugu diri karin taleefoonada gacanta, iyadoo tilaabadaan ay qeyb ka tahay qorshe wax looga qabanayo sicir bararka xoogan ee ka jira Hargeysa. Amarkaan ayaa ujeedada laga leeyahay waxay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa isticmaalka lacagta gobolada waqooyi (Somaliland) kadib markii ay soo wajahday hoos udhac weyn, taasoo keentay sicir barar saameyn ku yeeshay nolasha dadka. Adeegga moobelayada lacagta loogu shubto ee Zaad ee shirkada Talesom iyo adeegga E-dahab ee shirkada Somtel, waxaaana ay xalay dhaqan galiyeen in lacag kayar 100 dollar aanan la isku dirin, waxaana dadka horey loo faray in lacagtaas kala baxaan taleefoonadooda, Islamarkaana u badeshaan lacagta maxaliga ah ama Dollar. Halkaan hoose ka akhriso amarkii lagusoo rogay. Puntlandi.com
-
African Union (AU) on Tuesday pledged to help Somalia’s youngest state, Hirshabelle in its fight to reopen and secure main supply routes of the state. Al-Shabaab militants have set up roadblocks on roads linking towns of Hirshabelle state where the group carries attacks against Somali National Army and AMISOM forces. Following discussions between Hirshabelle state President, Mohamed Abdi Waare and AU Special Envoy to Somalia, Francisco Madeira, AU said its troops will intensity the war against Al-Shabaab terroist group in Middle and Lower Shabelle regions. Madeira said he talked with President Waare on challenges that faced Hirshabelle state and means to help the state to set up adminsttrative structure in liberated areas. ” We discussed the details of the transition and saw the transition needs to be strengthened, what we think regional forces can contribute,” Madeira noted, Adding ” And the importance of regional forces to secure MSRs (Main Supply Routes) side-by-side with African Union Union Misssion in Somalia ( AMISOM) and Somali National Security Forces.” For his part, Waare commended AMISOM’s role in liberating Hirshabelle areas from Al-Shabaab militants. “AMISOM is important to us in our daily lives, helping us to tackle these challenges in Hirshabelle,” said Waare. The leaders jointly agreed to accelarate the process to secure Mogadishu-Beledweyne roads. The discussions comes inbthe wake of a deadly attackby Al-Shabaab fighters on AMISOM convoy escorting trucks carrying supplies from Mogadishu early this month. Al-Shabaab killed several AMISOM soldiers and destroyed vehicles in the attack in Balad, 30 km north of Mogadishu The post AU pledges to help Hirshabelle reopen roads in its state appeared first on Caasimada Online.
-
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan ka yeeshaan xeerka Dowrista Gobonimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed. Xubnaha Aqalka sare oo kulankii ugu horeeyay Kalfadhigooda Sedexaad shalay ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo qeybiyay Xeerkan oo dalka ka mamnuucaya Shirkadda DP World. Xildhibaan Maxamed Aamiin oo ka tirsan Xildhibaanada Aqalka sare ee Dalka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Xildhibaanada Aqalka sare ay guryahooda kusoo aqristeen Xeerka oo shalay loo qeybiyay sidoo kale ay ka hadli doono arimo ku saabsan amniga “Aqalka sare Baarlamaanka ayaa maanta kulmaya waxayna ka doodayaan xeerka Dowrista Gobonimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed, xeerka waa loo qeybiyay way soo aqriyeen maanta markuu furmana waa laga doodi doonaa, hadii ay dooda maanta ku filnaato waxaa macquul inay soo gaba gabowdo, hadii waqti loo baahdana waxay ku xiran tahay dooda iyo sida ay noqoto iyo waxaa sidoo kale laga hadli doonaa amniga, arimo badan oo amniga ayaa taagan, iyana dood ayaa laga furi doonaa insha alaah”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Aamiin Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa shalay soo bandhigay Warbixin uu kaga hadlayo Waxyaabihii u qabsoomay Kalfadhigii hore iyo Arimaha horyaala Kalfadhigan. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalin ka hor ansixiyay xeerka Dowrista Gobonimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed,kaasi oo guud ahaan Dalka ka mamnuucaya Shirkadda DP World. Xigasho: Somali National News Agency(SONNA). PUNTLAND POST The post Xubnaha Aqalka sare oo Maanta ka Doodaya Xeerka Dalka ka Mamnuucaya Shirkada DP World appeared first on Puntland Post.
-
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo maalmo ka hor ka guurtay xarun ay kiro ahaan ugu jirtay ayaa haatan ka shaqo bilowday xarun cusub oo ay ka dhisatay dhinaca galbeed ee magaalada Garoowe. Muddo saddex maalmood ah oo ay socotay hawsha guuritaanka hay’adda,ayaa gebi ahaanba waxaa istaagay shaqadii ay Baasaboor-bixinta,waxaana dhibaato kala kulmay dhacabka Soomaaliyeed ee adeeggan loo qaban jiray,kuwaasoo warbaahinta ka jeediyay cabashooyin ku aaddan arrintaas. Dadka baasaboorka soo doontay qaarkood oo meelo fog ka yimid ayaa wararku sheegayan in ay magaalada Garoowe ku xayirmeen,kadib markii uu ka go’ay Kharashkii ay ku soo tala-galeen,halka qaar kalena ay dib ugu laabteen degaannadii ay ka yimaadeen,iyagoo aan wax shaqo ah loo qaban. Haddaba shaqadii Hay’adda ayaa maalintii shalay si rasmi ah dib uga bilaabatay xarunteeda cusub ee ay haatan u guurtay,waxayna shacabka ka raalli-gelisay dhibaatada ay kala kulmeen baasboor-bixinta saddexdii maalmood ee hay’addu soo guuraysay. Agaasimaha Laanta Puntland ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Maxammed Faarax Qanbi ayaan saaka wax ka weydiiyay cabashadada dadweynaha ee ka dhalatay hakadkii ku yimid shaqada? Halkaan ka daawo jawaabta Qanbi. PUNTLAND POST The post Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo raalli-gelin bixisay. appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa bilowday in dalkeeda ay ka erido Muwaadiniinta kasoo jeeda dalka Jabouti, kadib go’aankii ay dowlada Jabouti dalkeeda uga ceyrisay Shirkada DP World. Dowlada Imaaraadka, gaar ahaan Wasaarada arrimaha Gudaha ayaa muwaadiniinta Jabouti ku wargalisay inay isaga baxaan dalka marka ay dhameystaan wakhtiga uga harsan sharciga dal ku jooga. Qeybta dowlada Imaaraadka Carabta u qaabilsan ajaaniibta ayaa boqolaal muwaadiniin Jabuutiyaan ah ka eriday dalka, kuwaa oo ceyrintooda ay kusoo beegmatay xili ay dowlada Jabouti ku dhawaaqday go’aanka ay dalkeeda uga erida DP World. Dowlada Jabouti ayaa arrin sahlan ku sheegtay in Imaaraadka uu qaado talaabo ceynkaasi ah, maadaama ay diidmo ka muujiyeen howlaha shirkada DP World. Madaxweynaha dalka Jabouti Ismaaciil Cumar Geele oo la gaarsiiyay Jawaabta ka dhalatay eryinta DP World ayaa soo dhaweeyay ficilka dowlada Imaaraadka Carabta, waxa uuna tilmaamay in dadka la eryinaayo aysan heyn dal la’aan. Dhammaadka bishii tagtay dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday iney ka laabatay heshiiskii ay kula jirtay Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta Carabta. Dowlada Jabuuti waxa ay ku eedeysay maamulka Shirkada DP World amar ku taagleyn iyo inay garan weyday in dhulka lagu heshiiyay uu yahay dhul Jabouti. Sidoo kale, waxaa lagu Wareejiyay Maamulka Dekeda Dooraale Shirkad Cusub oo leedahay Dowladda Jabuuti taasoo dakhliga ay soo xareyso ay isticmaaleyso Dowladda Jabuuti. Si kastaba ha ahaatee, dowlada Imaaraadka Carabta ayaa dhammaan howlwadeenada shirkada DP World u isticmaasha qaab Sirdoon, waana tan soo dadajisay in dowlada Jabouti ay erido shirkada, marka laga soo tago khilaafka jira. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dowlada Imaaraadka oo bilowday inay soo musaafuriso Muwaadiniinta kasoo jeeda dalka Jabouti appeared first on Caasimada Online.
-
Three Illinois men have been arrested and charged in connection with the August bombing of a mosque in a Minneapolis suburb, federal officials said Tuesday. Source: Hiiraan Online
-
African Union (AU) on Tuesday pledged to help Somalia's youngest state, Hirshabelle in its fight to reopen and secure main supply routes of the state. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowladda Sacuudiga ayaa bilowday dadaalada ay ku dhex dhexaadineyso dowladaha Somalia iyo Imaaraadka oo isku haya Heshiiska Dekadda Berbera iyo faragalinta sii kordheysa ee uu Imaaraadka ku hayo Somalia. Dowlada Sacuudiga ayaa wafdi hordhac ah u dirtay magaalada Abu Dabai ee xarunta dalka isutaga Imaaraadka Carabta kuwaa oo hordhac u noqon doona wafdi heer sare ah oo ku baxay dhex dhexaadinta labada dal. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah mas’uuliyiin ka tirsan qoyska boqortooyada waxaana lagu wadaa in la kulanka madaxda Imaaraadka kadib ay magaalada Riyadh uga yeeri doonaan Madaxweyne Farmaajo ama Ra’isul wasaare Kheyre oo ay la furi doonaan kulamo lagu dhex dhexaadinaayo labada dal. Dowlada Somalia iyo Imaaraadka ayaa Khilaafkooda ugu xoogan ka bilowday heshiiskii 3 geesoodka ahaa ee ay wada galeen Somaliland, Ethiopia iyo Shirkadda DP-world oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta, waxaana Heshiiskaasi waxkama jiraan ka dhigay Somalia. Dowlada Sacuudiga ayaa Siyaasad ahaan u janjeerta dhanka Imaaraadka carabta, waxaana aad looga cabsi qabaa in Sacuudiga uu Somalia ku qanciyo in shirkada DP World ay dhameysato Heshiiskeeda ama loo ogolaado kala bar. Baarlamaanka Somalia ayaa Shirkada DP World ku amartay in laga eryo dhammaan dalka, isla markaana Heshiiskaasi uu yahay mid sharci daro ah, waxayna dalka ka mamnuuceen shirkadda DP-World. Dhex dhexaadinta Sacuudiga ayaa kusoo beegmeysa xili Dowladda Soomaaliya ay todobaadkii tagay u gudbisay fadhiga Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta warqad ay dacwo uga tahay Imaaraadka Carabta oo shirkad laga leeyahay heshiis Saddex geesood ah uga gashay Dekeda Berbera. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sacuudiga oo durba bilaabay dhex dhexaadinta dowladaha Somalia & Imaaraadka Carabta (Sidee ayuu u socdaa?) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa shalay loo qeybiyay Xeerkii ay maalin kahor soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadanaa in dalka laga mamnuucay Shirkadda DP World. Xildhibaanada BFS ayaa talaabo sharci darro ah ku tilmaamay dhammaan heshiisyadii ay shirkadda DP World ku gashay Somalia, sidaa aawgeedna waxa ay Xildhibaanadu shirkada ka mamnuuceen inay ka dhex shaqeyso Somalia. Xildhibaanada BFS ayaa sheegay in DP World guud ahaan laga mamnuucay Somalia, isla markaana wixii khuseeya Hanti Qaran aysan bixinkarin maamulo iyo shaqsiyaad gaara. Xildhibaanada Aqalka Sare oo shalay laga sugaayay inay go’aan ka gaara Heshiiska Dekadda Berbera iyo Shirkada DP World ayaan u suurtagelin in ay ka doodaan Xeerka Shirkadda DP World, maadaama ay ka hadleen weerarkii lagu qaaday Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), balse maanta ayay mar kale ka doodayaan arrinta DP World. Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa xaqiijiyay in maanta ay xildhibaanada ka hadlayaan heshiiska DP World, go’aan mideysan ay ka qaadan doonaan. Geesta kale, Hadii maanta xildhibaanada Aqalka Sare u codeeyaan xeerkii Baarlamaanka Golaha Shacabka, waxa uu xeerkan u gudbi doonaa Madaxweynaha Soomaaliya, iyada oo intaasi kadibna lagu soo saari doono faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Golaha Aqalka Sare ee BF oo go’aan ka gaaraya Heshiisyada Shirkadda DP World. appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Soomaliya ayaa saakay moosin k dhan ah guddoomiyaha aqalka hoose ee baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari u gudbiyay gudoonka golaha. Diyaarinta Mooshinkan ka dhanka ah Jawaari ayaa maalmahaan Muqdisho ka socday, inkastoo uu si rasmi ah u soo shaac–baxay xalay, markaasoo ay ka socdeen Muqdisho kulamadii ugu dambeeyay ee lagu gudbinayay mooshinka ka dhan ah Jawaari. Xildhibaanada mooshikan saxiixay ayaa tiradooda lagu sheegay inay 100 ka badan tahay , iyadoo wararka qaarkood ay sheegayaan in mooshinkaan ay dabada ka riixayso madaxtooyada Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa lagu eedeeyay in mudadii xilka uu hayay uu ku kacay falal liddi ku ah dastuurka iyo xeer hoosaadka golaha shacabka, waxaana mooshinkan gacanta loo geliyay saakay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka. Ugu dameyn, Mooshinkan ayaa kusoo beegmaya maalmo uun ka hor markii uu furmay Kal-fadhiga saddexaad ee baarlamaanka Somalia, kaasoo horay loo sheegay inay horyaallaan sharciyo fara badan oo la doonayo in inta uu socdo la meel-mariyo. HADDABA, AKHRISO MOOSHINKA LAGA GUDBIYAY JAWAARI IYO WAXA LAGU EEDEEYAY; PUNTLAND POST The post Xildhibaanno Guddoonka Baarlamaanka u Gudbiyay Mooshin ka dhan ah Prof. Jawaari appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qabtay mooshin laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari). Guddoomiye ku xigeenka C/weli Ibraahim Muudey ayaa saaka aroortii lagu wareejiyey mooshinka oo ay saxiixeen 107 xildhibaan, waxaana uu saxiixay qabashada mooshinka, iyadoo ay taasi ay keeni karto arrimo dhowr ah iyo xiisad siyaasadeed oo ka dhex qaraxday madaxda sare ee dalka. Go’aanka ugu horeeya ee qabashada Mooshinka Jawaari keenayo ayaa ah inuusan Jawaari guddoomin karin fadhiyada golaha shacabka, iyadoo uu noqonayo xildhibaan caadi ah inta mooshinka ka yaalla meel laga saarayo. Xiisada siyaasadeed iyo mooshinka Jawaari ayaa si lama filaan ah u soo shaac baxday xalay iyadoo mooshinkan oo ay hore u wadeen xildhibaanno aan badneyn ay taageereen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha. Akhriso Mooshinka laga gudbiyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Qodobo xasaasi ah oo lagu soo eedeeyay Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Cabdweli Muudey oo qabtay Mooshinkii Guddoomiye Jawaari iyo Xaaladda Jawaari oo meel xun mareyso appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gudbiyey Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Mooshinka oo ay saxiixeen 107 xildhibaan ayaa qodobo dhowr ah lagu soo eedeeyay Guddoomiye Jawaari, waxaana goor dhow xildhibaanada wada mooshinka ay shir jaraa’id ku qabanayaan hotel u dhow xarunta Madaxtooyada. Xiisadaan siyaasadeed ee soo wajahday Prof. Jawaari ayaa muran iyo buuq badan ka dhex abuuri doonto Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Jawaari lagu yaqaan inuu yahay nin inta badan dhankiisa holac ka shido siyaasadda. Haddaba Caasimadda Online ayaa heshay nuqul kamid ah qodobadii lagu soo eedeeyey Guddoomiye Jawaari, waxaana dhawaan diinla wadaagi doonaa cidda gadaal ka riixeyso mooshinka Jawaari laga diyaariyey. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso Mooshinka laga gudbiyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Qodobo xasaasi ah oo lagu soo eedeeyay appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaanno gaaraya 107 xildhibaan ayaa saxiixay mooshin laga diyaariyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Mooshinkan oo muddo soo socday ayaa mar kale xalay qarxay markii ay ku soo biireen xildhibaannada taageersan xukuumadda iyo Madaxweynaha oo dhinacooda ka war helay in mooshin kale laga wado Ra’iisal wasaare Kheyre. Xaalad kacsan oo siyaasadeed iyo qoraalka mooshinno iska horjeeda ayaa xalay oo dhan ka socday magaalada Muqdisho iyadoo xildhibaannadu waagu u baryey, waxaana xafiisyada guddoomiyaha baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha ka socday qorista mooshinnada. Guddoomiye Jawaari ayaa hore waxaa ugu dheganaa xildhibaanno arrimo kala duwan ku soo eedeeyay oo u badan kuwo shaqsi ah, laakiin waxay xaaladu mar qura is bedeshay markii mooshinkiisu xoogeystay oo uu ku soo biiray madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kadibna, taageerayaasha Jawaari ay bilaabeen Mooshin ka dhan ah xukuumada iyo Ra’iisal wasaare kheyre. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post In ka badan 100 xildhibaan oo saxiixay Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiye Jawaari iyo xiisad siyaasadeed oo.. appeared first on Caasimada Online.
-
Go’aankii barlamaanka Somalia dalka kaga cayriyay DP world kadib waxaan baaritaan ku sameeyey saamaynta go’aanka Barlamanku ku yeelenayo shirkadda P&O Port ee maamusha dekeda Bosaso, sharci ahaan. DP world iyo P&O Ports waa laba shirkadood oo kala madax banaan waxaana iskaleh maamulka Dubai (Dubai Government) waana shirkado ah sida Fly Emirates iyo Fly Dubai, wax aka dhexeeya xiriir shaqo laakiin si buuxda ayay u kala madax banana yihiin sida uu caddeeyey maamulaha DP world Sultan Ahmed Bin Suleyman waqtigii maamulka dubai uu lasoo wareegey P&O Port 2006 diika akhriso lifaaqan https://www.logisticsmiddleeast.com/article-11082-po-ports-established-in-dubai-to-diversify-dp-world P&O Port waxa la asaasay sanadkii 1822, waxaana asaasay ganacsato British ah oo xiriir lalahaa boqortoyada ingiriiska, mageceedana waxa laga soo gaabiyay (Peninsular and Oriental Steam Navigation Company ) sanadkii 2006 ayaa waxaa gatay maamulka Dubai (Dubai Government) oo ka bixiyay lacag dhan ($5.7 billion) iyagoo ugu talagashay maamulka dekedaha yaryar iyo kuwa dhexe sida ku cad mandate ka shirkadda. Taariikhda P&O oo dhamaystiran ka akhriso halkan http://www.poheritage.com/our-history/timeline ama https://en.wikipedia.org/wiki/P%26O_(company) Sidaa awgeed waxaa halkaa ka cad in labada shirkadood ay kala madax banana yihiin taas oo suaal galinaysa go’aankii baarlamanku inu ku koobnaan doono shirkada DP Worl oo maamulka Somaliland heshiis kula jirto ama labada shirkadood oo xilfi wadaagta ah uu isku si ugu dhacayo. Marka aan eegno aamuska Puntland ee ay ka aamustay go’aankii baarlamanka iyagoo aan soo dhowayn iskana fogeyn iyo sidoo kale falcelin la’aanta shirkada P&O Port waxay muujinaysaa in uuna qoseyn go’aankii baarlamanku maadama an magocooda lagu xusin. Xasuusnow madaxa DP World Bin Suleyman markii uu ka jawaabayay hadalkii raisal wasaare khayre waxa uu sheegay inay heshiis kula jiraan maamulka Somaliland oo uu ku sheegay mid madax banaan isagoo aan haba yaraatee soo qaadin Puntland, taasi waxay caddaynaysaa in labada shirkadood waxba iska quseyn. Dowladda Somalia iyo Sharci yaqaanada ku xeel dheer arrimahaas ayaan u daynayaa inay faahfaahin kasiiyaan shacabka soomaaliyeed in go’aankii baarlamanka ee DP World dalka lagaga saaray uu ku kooban yahay kaligeed iyo in P&O Port kula jirto? W/Q: Siyaasi Abdullahi Nur Email : Mrabdullahi.nur@gmail.com The post Ceyrinta DP World ee Berbera saameyn ma ku yeelaneysaa heshiiska dekedda Boosaaso? appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in halkaa uu ka socdo ololo ka dhan ah dowlada Imaaraadka Carabta. Ololaha ayaa xooligiisa ka socda Xafiiska Ra’isul wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre, waxaana lasoo sheegayaa in ololahaasi uu Hoggaaminaayo RW Kheyre. Ololaha ayaa waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano ka kala tirsan labada Gole, Siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale oo gabi ahaan ka mideysan sida dalka looga saari lahaa dowlada Imaaraadka. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa qeybaha kor ku xusan ku tashkiilinaaya sida ay kaalin mug leh uga qaadan lahaayen soo afmeerida faragalinta uu Turkiga ku hayo Somalia iyo in Shirkada DP World laga eryo dalka oo idil. Waxa uu Ra’isul wasaare Kheye dhinacyadaasi ka tirsan dowlada ku dhiiri galinayaa in Somaliland ay qeyb ka tahay maamulada ka jira dalka, sidaa aawgeed aysan waxba kasoo qaadeynin go’aan waliba oo ay ku buunbuuniso xiisada Dekadda Berbera. Waxa uu sheegayaa in cida ay xifaaltanka kula jiraan ay tahay dowlada Imaaraadka Carabta oo iyadu adeegsaneysa Shirkada DP World, hase ahaatee ay labaduba weyn doonaan qorshooyinkooda Somalia. Sidoo kale, Ra’isul wasaare Kheyre ayaa Xildhibaabada iyo mas’uuliyiinta kale ku dhiirigalinaaya inay ka dhiidhiyaan qadiyada ay dowlada Somalia ku difaacaneyso Dekadda Berbera oo Hanti Umadeed ah. Tallaabadaani ayaa kusoo beegmeysa xili Madaxda ugu sareysa ee dalka ay isku raaceen in Dekadda Berbera ay u baahan tahay badbaado, waxa ayna arrintaani muujineysaa in xaalku yahay mid cakiran. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Kheyre oo bilaabay olole ka dhan ah dowlada Imaaraadka Carabta appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee dalka, ayaa mar kale sheegay inaanu ka gaabsan doonin muujinta falka lagu weeraray Hooygiisa ku yaalla magaalada Muqdisho. Qaybdiid, ayaa sheegay inaanu ku yareen awood dhan waliba ah, balse uu weli tixgalin gaara siinaayo dowlada Somalia si go’aan lagu qancikaro looga soo saaro kiiska weerarka. Qaybdiid, waxa uu tilmaamay inuu awoodo ka cad goosiga Imaaraadka oo uu sheegay inay ku dhex dulmiyeen dalkiisa, hase ahaatee uu dowlada Somalia dib ugu celinaayo kiiska baaritaanka oo aanu weli ku qancin. ‘’Waxaan ka danqanayaa in ciidamo ay tababareen shisheeye carbeed ay igu dhex weeraraan dalkeyga, mar kale ayaan dowlada ugu baaqayaa inay ka faa’iideysato fursadaha aan weli ku sugaayo xal u helida kiiska weerarka’’ Qaybdiid, waxa uu carab ***** inay isku biirsadeen laba arrin oo kala ah dowlada FS oo aan diyaar u aheyn inay qaado talaabo lid ku ah falka lagu weeraray Hooygiisa iyo Imaaraadka oo u muuqda in Somalia uu ku sanduleynaayo awoodiisa. Sidoo kale, waxa uu Qetbdiid ku goodiyay in wakhti xun ay dadku dhagta u taagi doonaan Jawaabta uu ka bixin doono falka aan weli loo helin xalka. Si kastaba ha ahaatee, Maalintii uu dhacay weerarkaasi waxaa la xiray ciidamadii weerarka fuliyay, iyadoo maalmo kadib xabsiga laga sii daayay ciidankaasi mana jirto cid gaara oo dusha laga saaray falka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Qaybdiid “Ciidamo uu tababaray shisheeye ayaa si sahlan iigu soo xadgudbay, waana ka jawaabi doonaa” appeared first on Caasimada Online.
-
Around 650 students have had their education disrupted after the closure of seven schools in Darar-weyne, 125 km south of Erigabo, in conflict-torn Sanag region, where control is disputed between Somaliland and Puntland. There has been a massive exodus of people fleeing Darar-weyne since January, when tensions flared. The education coordinator in Darar-weyne, Farah Adan Hersi, told Radio Ergo that the only secondary school had been turned into a military base for the Somaliland troops deployed there towards the end of last year. Farah said the facilities had been damaged and they would replacement equipment and supplies if they reopened the school. Nineteen teachers who taught in the various schools in Darar-weyne have left to seek jobs in other areas. Many families fled to villages between 15-20 Km away, including Garab-Ad, Hamilka, Beerwaafo, Siigoder and Daba-mam’a. Others joined IDP camps south of Darar-weyne. Those who could migrated even further away to the large town of Erigabo and El-Afweyne. Ibrahim Ahmed Yusuf, 25, was a student in first grade at Darar-weyne secondary school. He is now tending the family’s last remaining 20 goats from their original herd of 150 before the drought. The family fled into the rural area and cannot afford to send Ibrahim elsewhere to study. His four sisters and three brothers, who were in primary schools in Darar-weyne, now spend their time at home. Their parents are worried that the conflict will affect their children’s future. Among the 650 students affected are 227 girls. Darar-weyne has few residents left in it – the men have all gone, leaving around 350 women and children, with no means of leaving. They are dependent on their remaining livestock. Amina Yusuf Mohamed is still in Darar-weyne with her eight children. Six of them were in local schools. She sent her eldest son to Burao to continue his secondary studies under the care of relatives. But the rest of her children are home without any options. They depend on the small income of her husband, working as a carpenter in El-Abwayn, 60 km away. ERGO