-
Content Count
212,085 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadajir ah la yeesheen Ururada Buslshada Rayidka ee Dawlad Goboleedka Jubbaland. Ujeeddada kulanka ayaa ahaa in hay’adaha u xilsaaran dhameeystirka Dastuurka ay Bulshada Rayidka Jubbaland u bandhigaan tubta Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka. Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Ururada Bulshada Rayidka ay kaalin wayn ku leeyihiin Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka. “Waxaa naga go’an in Dastuurka lagu dhameeystiro si daahfuran taasina waxay suurtagelaysaa marka Ururada Bulshada Rayidka ay kaalintooda muuhimka ah qaataan. Waxaan idinka dooneynaa inaad ka taladhiibataan Tubta loo marayo dhameeystirka Dastuurka oo maanta aan idiin soo bandhignay” ayuu yiri Wasiir Cabdi Xoosh. Sidoo kale, xubnaha katirsan Guddiyada ee Wasaaradda shaqo wadaagayihiin ayaa waxay Bulshada Rayidka Jubbaland ku dhiirageliyeen inay talooyinkooda ku biiriyaan Tubta ayna sedexda hay’ad ee Qaranka uga xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ay ku gacansiiyaan hawsha adag ee ay wajahayaan. Ugu dambeyn, ka qaybgalayashii kulanka ee katirsanaa Buslahda Rayidka Jubbaland ayaa waxay soo jeediyeen talooyin waxayna su’aallo weydiiyeen Wasiir Cabdi Xoosh iyo Xubnaha ka socday Guddiyada. PUNTLAND POST The post WASIIR XOOSH: Waxaa naga go’an in Dastuurka lagu dhameeystiro hannaan daah-furan appeared first on Puntland Post.
-
Wararkii ku saabsanaa Saraakiishii Emeraatka ee Bosaso ka duulayay shalay ayaa ahaa kuwo la buunbuuniyey oo siyaabo qaldan loo dhigey iyadoo looga gollahaa in la xoojiyl botobogaandada ka dhanka ah Dowlada Emaraatka. Saraakiishii shalay ka dhoofay Bosaso oo ahaa tababarayaashii Ciidanka Bada Puntland iyo shaqaale kale ayaa ahaa kuwo wakhtiga joogotaankooda Puntland uu dhamaadey isla markaasna kuwii badali lahaa ayaa maanta ilaa beri la sugayaa iney yimasdaan. Isla shalay galab waxaa Bosaso yimid wafdi ka socda Dowlada Emaraayka, Waxaa isna maanta Bosaso imaanaya Safiigka Emaaraatka Carabta u fadhoya Soomaaliya. Sida ay warbashinta Puntlandi.com ay warar dublamaasiyadeed ku hayaan , Waxaa maanta Bosaso ku kulmaya Safiirka Emaraatka iyo Madaxweyne Gaas, Waxayna si wada jir ah ula hadli doonaan saxaafada. Wararka kale ee Puntlandi helayaan waxay sheegayaan in Dowlada Emaaraatku ay hada laba laabtey Yaageefadii iyo Xiriirka Puntland. Wagdiga Emaraatka ee imknka ku sugan Bosaso iyo kuwa Maanta emaanay ayaa isugu jira Saraakiil ciidan iyo kueo Dublamaasoyadeed, Saraakiisha ciidanka ayaa tababaraya Ciidank Punyland sanadaha soo socd maadaama kuwii shalay dhoofay wakhtigoodii dhamaaday. Dhinaca kalena Dowlada Gederaalka ayaa lacago farabadan ku bixisay bashinta Dacaayado ka dhan ah Dowlada Emaraatka kuwasoo lagu baahinayo Saxaafadaha qaar iyo baraha Inernetka ee Bulshadu isticmaalaan. Warkaan oo faahfaahsan goor dhow naga filo Pi Bosaso
-
Cabdulaahi Faarax Weheliye ayaa ku adkaaday codeynta xildhibaan Aqalka Hoose ah oo goordhow ka dhacday magaaladda Dhuusamareeb, waxaa loo tartamaayay kursigii xildhibaanimo ee uu ka dhintay xildhibaan Bootaan Ciise Caalin. Wehliye oo taageero buuxa ka helaayay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Somalia ayaa ku badiyay wareegii hore ee doorashada markii uu helay 28 cod, Maxamed Cilmi Afrax ayaa helay 17 cod, halka Cabdulaahi Faarax Xirsi uu helay 3 cod, tiiyoo ay jirto iney 3 cod halaawday. Waa doorashadii ugu horeysay oo Heer Qaran ah oo ka dhacda Dhuusamareeb tan iyo 1967-dii. Waa kuma Cabdulaahi Faarax ———————————– Weheliye waa nin dhalin yaro ah oo ku cusub siyaasadda, waa qurbo joog, wuxuu ahaan jiray ganacsade, waa maamulihii hore ee shirkaddii bur burtay ee Qaran Express ,waxaa uu ku jiraa dadka loo tiriyo bur burka shirkadaas. Cabdulaahi Faarax hada waa wasiir u dowlaha Arrimaha Gudaha, ninkan waxaa lagu tilmaama inuusan siyaasad ahaan xor aheyn. Labo jeer ayaa loo isticmaalay inuu dumiyo maamul goboleedyo dhisan isagoo wasiiru dowle ah, dhowaan Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa diiday inuu xubin ka noqdo waan waantii ka socotay Jabuuti, inkastoo hada arrinkaa laga heshiiyay. Waxaa lagu tilmaama mid ka mid ah gacmaha uu Raiisul wasaare Kheyre u isticmaalo dagaaladda siyaasadda , dadka aad ula socday doorashada kursigaan ayaa aaminsan in lacagha lagu doortay ay ka timid xafiiska Raiisul wasaaraha. Ma’ahan nin shacbiyad badan kuleh beesha dhexdeeda, waxaase ay dad badani eegi doonaan waxa iska badala hab dhaqankiisa siyaasiga ah kadib doorashada xildhibaanimo ee maanta dhacday. Waxaa Qoray-Cabdulaahi Cismaan Faarax Raafac22@gmail.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisal wasaaaha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku siiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu shaqada ka ceyriyo guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo saraakiisha ee shaqadooda ka soo bixi waaya. Kulan uu la qaatay maamulka G/Banaadir iyo saraakiisha ciidamada Booliska ayuu Ra’iisal wasaare Kheyre ku soo qaaday kulan dhex maray guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir iyo Madaxweyne Farmaajo isagoo xusay inuusan madaxweynaha ku qanacsaneyn xaaladda amni darrada magaalada Muqdisho. “Runtii maalin dhoweyd Madaxweynaha waad la kulanteyn, wuxuuna idiin sheegay in uusan ku qanacsaneyn amni darada magaalada, waxaa idinku soo celinayaa farriinta Madaxweynaha idin soo gaarsiiyay, laga bilaabo maanta amniga magaalada waa in aad sida ugu dhaqsiyaha badan wax uga qabataan, cidii shaqadeeda qabsan weyda waa in shaqada laga ceyriyaa”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaan sharci ahaan wax awood ah ku lahayn maamulka Gobolka Banaadir oo si toos ah u hoostaga Madaxweynaha, laakiin magacaabidda Yariisow ayaa ahayd mid uu Mudane Kheyre ka danbeeyay. Kulankii xalay uu la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo Saraakiisha Booliska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow iyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Degmada Carmo ee Gobolka bari waxaa si toos ah uga socota Caleemo saarka Beeldaajaha beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi oo ay ka soo qaybgaleen wafuud kalla duwan oo ka kala timid Gobolada dalka Soomaaliya iyo dibadaba . Waxaa madasha ku sugan Madaxweyna Puntland Cabdiwali Cali Gaas iyo Wafdi ka socoday dowladda Fadaraalka Soomaaliya .
-
Halima Aden is used to firsts. She was St Cloud, Minnesota’s first Muslim homecoming queen, and St Cloud State University’s first hijab-wearing student senator. She was the first hijab-wearing contestant to compete in Miss Minnesota USA — she wore a burkini in the swimsuit round — and the first to be signed to a major agency, IMG, the industry colossus that also represents Miranda Kerr, Karlie Kloss and Cara Delevingne. Source: Hiiraan Online
-
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamadi ay xukun ku riday Niciimo Abwaan Qorone. Niciimo Qorone oo ah Gabar u dhaq dhaqaaqda Bulshada islamarkaasina Ah Abwaanad Qorta Bugaagta ayeey Soomaaliland ku eedeeysay ina ay ku dhaqaaqday waxyaabo ka dhan Soomaaliland. Maxkmada Maroodi Jeex ee Hargeysa ayaa ku xukuntay Niciimo Abwaan Qorone 3 Sano oo Xarig ah. Niciimo ayaa muddo ka badan 2 Bilood waxa ay si sharci daro ah ugu xirneyd Magaaladaasi Hargeysa. Waxaa xukunkaasi cambaareeyay Aqoonyahano iyo Qeeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed. Soomaaliland ayaa xukun ku rida dadka taga Muqdisho islamarkaasina taageera qaranimada Soomaaliya. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Soomaaliland oo Xukun ku Riday Niciimo Abwaan Qorone appeared first on Puntland Post.
-
Somali officials at Bosaso airport insisted that 'heavy bags' be checked, resulting in hours-long row, local media say. Source: Hiiraan Online
-
Magaalada Damaam ee dalka Sucuudiga ayaa maanta waxaa ka furmaya Shirkii 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacada Carabta. Shirkaan oo ay ka qeeybgalyaan inta badan madaxda Jaamacada Carabta ayaa looga hadlayaa Qadiyadaha wadamada ururkaasi kamid ah. Shirkaan waxaa Soomaaliya u matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ajendayaasha shirka ayaa waxaa looga hadlayaa Arimaha Falastiin, Syria Liibiya iyo arimo kale. Gaba gabada kulankaasi ayaa waxaa lagu wadaa in laga soo saaro warmuriyeed ku saabsan waxyaabihii laga hadlay. Wadamada Jaamacada Carabta ayaa waxaa horyaala waxkaqabada xaalada Syria oo Mareeykanka iyo Xulufadiisa ay weeraro ku qaadeen. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta oo ka furmaya Damaam appeared first on Puntland Post.
-
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaaladaasi uu ka dhacayo doorashada kursi kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaasi waxaa horay uga geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin. Kursigaasi waxaa ku tartamaya labo Musharax oo doonaya in ay ku guuleeystaan xilkaasi waxaana ay kala yihiin Cabdulahi Faarax wehliye iyo Maxamed Cilmi Afrax ( Mideeye). Amaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana halkaasi lagu arkayaa Ciidamada oo aad u hubeeysan oo amniga sugaya. Waa kursigii u dambeeyay oo Baarlamaanka Soomaaliya ka dhiman Dhowaana waxaa doorashooyin lagu dhameeystirayo kuraasta ka dhiman Baarlamaanka ay ka kala dhaceen Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, iyo Jowhar. Waa markii ugu horeeysay oo doorasho kursi Baarlamaanka Soomaaliya ay ka dhaceeyso Magaalada Dhuusamareeb. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Doorashada Kursi kamid ah Baarlamaanka oo Dhuusamareeb ka dhaceeysa appeared first on Puntland Post.
-
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska, , waxaana kulankaasi goob joog ahaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed. Kulankaan, ayaa looga hadlay howlaha Ammaanka Caasimada iyo siddii loo dardar gelin lahaa, waxaana kulanka aragtiyo kala duwan oo amniga ku saabsan isku dhaafsaday Madaxdii kasoo qeyb gashay, iyaddoo lagu ballamay in Ammaanka masuuliyad adag la iska saaro, loona naxariisto dadka Shacabka ah. Ra’iisul wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre oo hadal dheer ka jeediyey kulanka ayaa ka hadlay ahmiyadda amniga Muqdisho , ilaalinta hantida Umadda , sare u qaadista kalsoonida shacabka , isagoo sheegay in si dhab ah la iskula xisaabtami doono hadii ay timaado dul duleelo xagga amniga ah. Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumadda ay ku dadaali doonto taageeridda laamaha Ammaanka, waxaana uu ku boggaadiyey shaqada adag ee Habeen iyo maalin ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wada shaqeynta Shacabka , Maamulka Banaadir iyo hay’adaha amnigu uu yahay mid aad u sareeya taasina ay keentay guulo amni. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed, ayaa sheegay in Taliska Booliska uu kordhiyey howlgalada Ammaanka lagu sugayo, isaggoo tilmaamay in loo baahan yahay wada shaqeyn buuxda inay yeeshaan Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir , Talisyada Saldhigyada Booliska iyo kuwa Nabad sugida. Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kormeeray qaybaha Taliska Ciidanka Booliska soomaaliyeed waxaana qaybahaasi u sharaxay waxyabaha lagu qabto Taliyaha Ciidanka Booliska soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Ra’isilwasaare Kheyre oo ka qeeybgalay kulan Amniga ku saabsan appeared first on Puntland Post.
-
I went for a short working visit to the coastal city of Berbera, which I had to go to during school holidays. Again, I obtained opportunity to peregrinate to this city conventionally between the years of 1995-2006 from COOPI international NGO to whom I worked for had a main office in Borama and sub office in Berbera at the time. To begin with the history begin with the chronicles of the town; the city has gone through different times. First, Berbera has a long history of beautiful architectural buildings with diverse ethnic groups, mainly Hindi, Arab and Turks and of course Somalis who composed the bulk of ethnic groups at all times. Among the Somalis, there were different tribes, including to that of Isaq, Sool clan, Warsangali and Gadabursi. I met with friends who were born and raised in this city, but had been away for a long time and the only matter that these people were in agreeable were Berbera was not a clannish city. They said: We had heard; Issa Musa and Musa Abdallah rarely; but nothing more than that. It has been common to hear Deerayahan, Xasan jibriil, Cabadala qoyan, Dhogori since 1990. There has been a sharp drop among the different ethnic groups used to live in Berbera for example Indians, Arab, Turkish and other Somali tribes from different parts of Somaliland. Fewer individuals of the communities live in Berbera to this day. Although, they do not speak in their own languages, they are an important part of the local community. The 1980’s, Berbera was a small town, but its business activity for example shipping ships that come to the port and the people coming to trade or to board the ships to fulfill the pilgrimage were significantly higher than the size of the population in the city. Unlike before, many parts of the city are deserted; especially in the famous suburbs of Darole where the famous kiln of Elmi Bodhari was located is dilapidated and horrible. The financial prospects of the city was very appalling before the advent of DP world and nobody in Somaliland would have dared to invest in Berbera. By the way, the major holders in the country with the arrival of DP world have set great ambitions to prepare themselves for the jobs and business opportunities expected from the DP WORLD. Despite the people in the city of Berbera being busy in bustling trade of among others buying plots of greater sizes and constructing modern hotels, the size of the population remains very little and the worst is for the women and children. The majority of the people I saw were mostly men who either work directly or indirectly at the port of Berbera. It seems that people are intrigued by prospects of buying land proximate to the seaport, and that is not good because port needs reserve lands for future prospects. Surprisingly enough, the future is not bright for Berbera power utility Company. It is the only city in Somaliland, where the electricity goes off when it rains because the system (electrical grid) is out-of-date and in ruins and requires to be renovated so as to withstand with heavy rain. Unfortunately, the company is unprepared to restore the system as no other company competes with them in the city. Another issue topic of great concern was that the road route between Hargeisa and Berbera despite restructuring the road with funds obtained from Somali Development Somaliland Development Fund (SDF), Dakarbudhuq and Aw Barkhadle remain, the two most dangerous places places in the ravine for all the village on the roadside. wayside. To reduce the risk of flood-related overflow -related deaths as a result of driving through floodwater. You need to build two bridges over the gully one each at Dakarbudhuq and Aw Barkhadle so that people can travel from Berbera to Hargeisa safely. It is pleasing to note that many people in Sahil region are becoming farmers and they have invested heavily in agriculture, especially in irrigation farms. I expect from them to produce fruits and vegetables to make money despite challenges. They require to be trained in modern agricultural farming techniques and modern drip irrigation systems that will reduce water cost. Finally, I recommend for farmers in the Sahil region to be constructed greenhouses with drip irrigation systems that can be a good role model. Thanks Abdirahman Ibrahim Abdilahi Contact: Abdirahman270@gmail.com
-
Donations which keep this clinic going will run out next month and urgent funding is needed Gran Mako Ibraham with malnourished granddaughter Amren Hassan, 4 Tiny Amran Hassan howls in agony from the hunger pains that ravage her emaciated body. She is four but weighs just 21lb – the same as the average one-year-old in Britain. Her skeletal frame is the result of a drought devastating Somaliland in East Africa, where rain last fell two years ago. Nearly 80 per cent of livestock has died, destroying the livelihoods of families like Amran’s. And 700,000 people have been forced from their homes. Many walk for days hoping to find a scrap of land to farm. They have no idea when they will next eat as the region – which declared independence from Somalia in 1991 – teeters on the brink of famine. The Garowe river bed after five years of no rain Amran’s 70-year-old grandmother Mako Ibrahim has walked 30 miles through the night carrying her to the village of Abdi Geedi, where there is a mobile Save the Children clinic. It is her only hope of survival – but now even that is under threat. Donations which keep the clinic going will run out next month and urgent funding is needed. Mako says: “It is only because we have come to this new village that Amran is still alive. It is better here for her because there are aid agencies bringing food, water, and medicine. God knows what will happen to Amran. “I say all of the prayers I can that she will be well one day.” Mako says her family once owned 200 sheep and goats, and 30 camels. Now she has to beg for food. She adds: “Amran is very hungry. She has been like this for three years. Her energy is very low and she almost always has a severe fever. It never leaves her body. Rayann with baby Sayido at clinic “She can’t really walk – she only ever manages a few steps. “When I see other children running around I wish it was her. But I do not know if we will ever see that day.” Many people have only been able to survive thanks to the generosity of neighbours. Garoomaale Elmi Ali, 53, runs a small shop selling rice and bread to villagers like Mako. He has given away so much free food he is nearly £3,000 in debt. He says: “These are my friends, I can’t let them starve.” People tell similar stories in villages across Somaliland, where animal carcasses line the dusty roads as a bleak reminder that death is close by. In Hul-Xudhunle village Rayaan Mohammed is at the mobile clinic. He is with his 16-month-old daughter Sayido Jama who is 18lbs, the same size as a baby of nine months in the UK. Rayaan, 35, has nine hungry mouths to feed. She tells me that she prays for rain every day. She says: “Most of the time we only have a little rice at breakfast. There are times we haven’t eaten for two days. I suppose we will all die if this continues. “I had to stop breastfeeding four months ago because I don’t have enough milk. Sayido always has a fever and diarrhoea. Most of the time she just lies down. She has no energy to play. I can’t afford to take her to the doctor.” Back in the capital Hargeisa, tiny Ahmed Dheej is being treated at a specialist malnu-trition clinic run by doctors. This is where Save The Children refers its most urgent cases. Ahmed is 18 months but weighs 15lb – less than a six month old baby. His mother Leyla, 20, is being treated in a room down the corridor. She lost the baby she had carried to term because she was so malnourished her kidneys were failing. She cannot speak to me through her tears. Her mother Suri explains: “We lost all our livestock in 2017. My daughter doesn’t have enough milk to give Ahmed. She had a daughter two months ago but the baby passed away. “We didn’t even have time to name her. She was dead when she was born. Ahmed has been here for three months. He has malnutrition and a severe fever and diarrhoea. He was sick for 40 nights before we could bring him here. People are suffering. We are in God’s hands.” Aid provided by charities such as Save the Children is the only hope for families like these. But it needs donations before its life-saving mobile health clinic runs out of funds in May. Keyan Salarkia, Save the Children’s Conflict and Humanitarian Advocacy Adviser, says: “We have a genuine opportunity to break this cycle of hunger and despair.” How you can help Save the Children is helping the most vulnerable households with cash grants, food and animal feed. Its water, sanitation and hygiene teams are reaching families in the hardest hit areas, bringing clean drinking water. They’re building and repairing community water catchment facilities, public boreholes and shallow wells. And with your help, the charity aims to save lives now and to help people rebuild for the future. So please give now. £3 Could buy life-saving peanut paste to help return a badly malnourished Source: The Mirror
-
1967-dii kadib, waxaa ay Dhuusamareeb maanta marti galin doontaa doorasho heer Qaran ah. Kursigii uu ka dhintay Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa doorashadiisa lagu qababaya caasimada Gal-Mudug, doorashada ayaa bilaabatay goordhow. Cabdulaahi Faarax Weheliye iyo Maxamed Cilmi Afrax Mideeye ayaa ku tartami doonna kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia. Cabdulaahi Faarax —————————- Weheliye waxaa riixaya xafiiska Ra’iisul wasaare Kheyre, hada waa wasiir u dowlaha Arrimaha Gudaha, ninkan waxaa lagu tilmaama inuusan siyaasad ahaan xor aheyn ,waxaa lagu eedaya inuu lee yahay daqaro hore, xiligii uu ahaa maamulaha shirkadii bur burtay ee Qaran Express. Labo jeer ayaa loo isticmaalay inuu dumiyo maamul goboleedyo dhisan isagoo wasiiru dowle ah, dhowaan Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa diiday inuu xubin ka noqdo waan waantii ka socotay Jabuuti, inkastoo hada arrinkaa laga heshiiyay. Dad badan ayaa ka walaacsan inuu kusoo baxo kursigaan, laakiin doorashada kadib waxaa laga yaabaa inuu badalo Ajandihiisa siyaasiga ah. Maxamed Cilmi ———————–– Mideeye wuxuu ka mid ahaa musharaxiintii madaxtinimada ee Gal-Mudug, kadib waxaa uu noqday wasiirka iskaashiga ee Gal-Mudug, waxaa la sheegaa inuusan heysan faham badan oo siyaasi ah, laakiin dadka yaqaana waxey ku tilmaman nin daacad ah. Wuxuu waqti dheer la shaqeynaayay Hay’adaha samafalka, si wanaagsan ayaa looga garanaya Gal-Gaduud iyo Mudug madaama uu mudo caawinayay dadka goboladda dhexe. Dadka yaqaanna waxey ku tilmaaman nin qableh oo dhaqaalo ahaana dhisan, lama oga inuu siyaasad ahaan koray dhowrkii sano ee lasoo dhaafay. Gunaanad —————– Labadda ninba waxey heystaan rajo fiican ka hor inta aaney codeyntu bilaaban, Cabdulaahi Faarax oo dhanka Xukuumada ka socda ayaa loo arkaa inuu qabo kalsooni ka badan mida Mideeye, laakiin meesha lagama saari karo inuu Maxamed Cilmi ka jeeb buuran yahay Cabdulaahi Faarax. Waxaa Qoray-Cabdulaahi Cismaan Faarax raafac22@gmail.com
-
By: M. A. Egge The first four months dubbed 120 days of the President’s tenure was an initiative H.E. Musa Bihi Abdi heavily underscored whereby from the word go he impressed upon his chief executive officials to see to it that his visions, pledges and promises were adhered to the letter and of course, timely for that matter. So far the Head of State’s hands on method of leadership that bonds with both the grasp and knowledge of the issues at stake vis-à-vis the seriousness he deals with matters is a pointer of what is in store ahead for the future of the people and the country of Somaliland as we briefly glance over the achievements so far in the past 16 weeks or so. Despite the usual pros and cons with all the expectations, hullabaloos, constraints and unforeseen bottlenecks usually associated with major change of guard, the Kulmiye administration under President Musa Bihi Abdi has done a wonderful work given the timeline in juxtaposition to the programs he projected to implement as per his laid down plans. Under the duress caused by the serious inflation and famine that afflicted the nation as the President took over, he has managed to see to it that much of what he wanted to do has successfully taken off the ground and going well into the prescribed direction and path. The successes have been quite palpable on both the home and foreign fronts and equally, in the same breath, as far as both short and long term plans are concerned. On the foreign fronts, the nation has seen the largest influx of foreign dignitary visits who have all of a sudden decided to take the country more seriously that as has been for quite a while. Following three quick successive trips to Djibouti, Ethiopia and UAE and also after the sealing of the DP World and SL agreements reports favorable to the country’s investiture suddenly blossomed, the latest being Genel Energy’s announcement a fortnight ago of starting the ultimate real drilling of petroleum in the country, come next year. Similarly, the friends of Somaliland in the name of the UK All Parties Parliamentary Committee for Somaliland revisited the country after an over a decade hiatus. The first and foremost amongst priorities to be embarked upon was that of good governance and developmental aspects for factors of production. In this case, the state started with the streamlining of the civil service just as it did with the revising of the national priority areas hence revamping its policies. The agricultural sector which has since seen quite in impetus injected in, is part of the almost 35% the national budget earmarked for aspects that pep up development sectors that are potentially productive. Dozens of hospitals and MCHs hitherto not in operation has been put into gear just as the education sector has seen school equipping scheme ignited by the distributing of school books to pupils country-wide. Salaries have already seen the teaching and security sectors receive a whopping 29% increment. The support to electrical power and lighting industry that has seen several major towns like Burao, Borama, Buhodle, Sheikh, Gebiley and Badan is just a point to note. Similarly, major trends going on and are in process in the water resources, youth and associated social services and infrastructure are quite remarkable. When all the above is put into consideration, hence given the big war which is also in process being waged against inflation that has gored into the national economy, it is worth noting that the first 120 day of H.E. Musa Bihi Abdi is quite impeccable and commendable and surely lifts our spirits up confidently.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre, ayaa ka digay in dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay ka qeybqaadan waayan amniga magaalada Muqdisho. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sheegay in amniga magaalada Muqdisho uu yahay mid muqadas ah, isla markaana ay mas’uuliyad ka saran tahay cid waliba oo ku nool magaalada. Waxa uu Ra’isul wasaaruhu tilmaamay in shacabka laga doonaayo xitaa inay soo gudbiyaan haddii ay habacsanaan muujinayaan ciidamada xaqiijinaaya amniga waddooyinka. ‘’Dhibka ugu badan waxa uu ku dhacaa shacab masaakiin ah, si looga gaashaanto dhagarta noocaas ah, waxaan dooneynaa in dadka shacabka ee reer Muqdisho ay si dhow ula shaqeeyan ciidamada amaanka’’ ‘’Cid waliba waxaa mas’uuliyad ka saran amniga, anaguna waxaa mas’uuliyad naga saran inaan ka shaqeyno sida looga hortagi lahaa amni darro jirta’’ Ra’isul wasaaruhu waxa uu qiray inay jiraan dhinacyo dhowr ah oo ka faa’iideysta amni darada balse waxa uu cod dheer ku sheegay in kuwa noocaasi ah ay mari doonaan sharciga. ‘’Waxaan la socnaa in magaalada Muqdisho ay ka jiraan waxyaabo badan oo qalqal amni ah, dadka ku shaqeysta waxaan leenahay ha isku badnaadan’’ Waxa uu Kheyre sheegay inay muhiim tahay in si wada jira looga wada shaqeeyo amniga dalka, waxa uuna xaqiijiyay inaanu dhici doonin askari ku xadgudbaa qof shacab ah. Haddalka Kheyre ayaa kusoo beegmay xili magaalada Muqdisho waayadaani ay marti galineyso amni darro isugu jirta dilal iyo Qaraxyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
GREENSBORO, N.C. — More than 200 million eggs are being recalled over fears of salmonella. Rose Acre Farms of Seymour, Ind., is voluntarily recalling the eggs due to possible contamination with the bacteria. According to the Food and Drug Administration, 22 illnesses have been reported so far. The eggs were distributed from the farm in Hyde County, N.C., and reached consumers in Colorado, Florida, New Jersey, New York, North Carolina, Pennsylvania, South Carolina, Virginia, and West Virginia through retail stores and restaurants. They were sold under the brand names Country Daybreak; Crystal Farms; Coburn Farms; Sunshine Farms; Glenview; Great Value; as well as at Walmart and Food Lion stores The egg recall is the largest in the United States since 2010, according to Food Safety News. The recall involves eggs with the plant number P-105, with the Julian date range of 011 through 012 printed on either side of the carton or package. Salmonella can cause serious and even deadly infections in children or elderly adults. Symptoms include fever, diarrhea, nausea, vomiting and abdominal pain. Consumers who have purchased the eggs are urged to immediately discontinue use of the recalled eggs and to return them to the place of purchase for a full refund. Source: – USToday
-
Ayanle Hassan Ali, a 30-year-old Canadian born to Somali immigrant parents, is charged with several attempted murder and assault charges. He is also diagnosed with schizophrenia. Forensic psychiatrists called to a Toronto courtroom this week by both prosecution and defence agree on this central point. I have a licence to kill. I have a green light to kill. One soldier is all it takes. Just one.” — From the diary of Ayanle Hassan Ali “I intended to go somewhere today but was stopped because I didn’t have socks. Something as simple as clothing worn on my feet kept me home. Was I being melodramatic? No, because I was willing to even don a substandard sock, but was without a pair. ‘Sock Sharaf’ as I like to call it, is a feeling of pride that I get when I have clean socks. A lot can be gauged about a person from their socks.” — From the diary of Ayanle Hassan Ali There is no dispute that Ayanle Hassan Ali walked into a military recruitment centre in North York on March 14, 2016, and attacked several soldiers, swinging a kitchen knife. It’s right there in the agreed statement of facts between prosecution and defence. Was it a terrorist act? Certainly, jihadists who cleave to a war between civilizations — Muslims versus infidels — and have embraced a death cult obsession operate as if granted licence to kill, to maim, to wreak havoc. Radical Islamist websites urge believers to drive vehicles into crowds of innocents, to commit suicide bombings, to take up whatever weapon is at hand and slay even one kafir. Thus is global terrorism sowed. Crazy to most of us. Rational to them. But Ali, a 30-year-old Canadian born to Somali immigrant parents, is also diagnosed with schizophrenia. Forensic psychiatrists called to a Toronto courtroom this week by both prosecution and defence agree on this central point. The defendant’s symptoms first began to appear in late adolescence and had completely overwhelmed him on that March day, when he left his Etobicoke home with the intention of achieving martyrdom. He heard voices sending him messages, suggestions. The TV spoke to him. The radio spoke to him. Government agencies were monitoring his thoughts. He believed himself possessed by jinns, malevolent spirits. His mother long ago was diagnosed with schizophrenia, too, a mental illness with hereditary links. Anti-psychotic drugs, administered since his arrest and hospitalization in a psychiatric ward, have eased Ali’s symptoms. His thoughts are no longer wildly disorganized. He doesn’t spend hours staring at the wall. The voices in his head have quietened. But in the expert opinion of psychiatrists, he is still far from well. Well enough to stand trial, though — originally, in 2016, he was deemed unfit on a treatment order — now understanding the severity of the charges against him and the judicial process. It is a fairly low legal threshold. And none of it — the delusions, the hallucinations, the feeling of persecution, the agitation and confusion and withdrawal from all normal social involvement — means, definitively, that Ali could not have simultaneously held terrorist beliefs nor radicalized himself by adopting the violent urgings he sought out on terrorist websites. It is such a fine distinction, a blurring of illness and corrosive ideology. Ali has pleaded not guilty to three counts of attempted murder, three counts of assault with a weapon, two counts of assault causing bodily harm and one count of carrying a weapon (the knife) for the purpose of committing an offense, all “for the benefit of, at the direction of or in association with a terrorist group.” Except prosecutors have never been able to identify this terrorist group or any evidence that Ali had a connection with such an organization. Defence lawyers are arguing that Ali should be found not criminally responsible (NCR) for the lesser and included offences — attempted murder, assault, the weapons offence — but that the acts were not committed with any relation to a terrorist group. They are seeking acquittal on the terrorism-related charges. The prosecution — federal Crowns — want Ali found not criminally responsible for the terrorism offences. The Crown’s forensic psychiatrist, Dr. Philip Klassen, took the stand on Thursday, qualified to give expert opinion evidence devolving from some 41/2 hours of interviews with the defendant, plus a review of the compendious medical and case files. “I did find forming an opinion about Mr. Ali challenging,” he admitted. Adding: “I think this man had descended into the burden of illness that he had.” He said Ali should be found NCR for his actions due to serious mental health issues. Throughout the direct and cross examinations, Ali sat without expression in the dock, hands folded together. The anti-psychotic drugs have caused him to gain some 80 pounds. Behind him were the three sisters who Klassen said he leaned on heavily for an understanding of their brother and the family’s escalating crisis. It is a sad story. Mental illness is not a choice. At the time of the attack, Klassen said, Ali believed himself morally justified. As Klassen wrote in his psychological assessment, of asking Ali whether he would engage in similar behaviour today: “I probably wouldn’t do it.” Not exactly a stirring rejection of his criminal act. But it appears Ali, said Klassen, was “using religion to restore order to his mind — in some sense becoming the hero of his own story instead of the victim of his story.” Would he be a risk to public safety, asked Crown attorney Sarah Egan. “Left to his own devices, Mr. Ali would probably stop the medication.” The psychosis now under control would return. Without those restraints, “I think he is a significant threat to public safety.” Neither Klassen, nor probably anyone, could firmly establish where the psychosis ended and the violent jihadist beliefs to which Ali subscribed at the height of his illness began. Though both were intertwined. “I have an imperfect understanding of the relationship between those sentiments and schizophrenia.” Justice Ian Macdonnell has yet to rule on this phase of the trial. Defence lawyers Nader Hasan and Maureen Addie told reporters afterward that Ali is simply not a terrorist and shouldn’t be prosecuted under Section 83.2 of the Criminal Code: Anyone who commits an indictable offence “for the benefit of, at the direction of or in association with a terrorist group is guilty of an indictable offense and liable to imprisonment for life.” “He’s someone who is mentally ill. And sometimes a mentally ill guy waving around a knife is really just that — a mentally ill guy waving around a knife.’’ Hasan said the defence is worried that, if Ali is found not criminally responsible on terrorism, it “might effect his treatment going forward.” “Because this is so unusual. It’s never happened before, that’s someone been found NCR on terrorism,” under Section 83.2, which Hasan argues is intended for a narrow group. “We don’t think the Crown’s case holds water because they’ve charged him with committing this indictable offence for the benefit of, at the direction of or in association with a terrorist group. But there is no group. They didn’t find any such connection. The Crown’s theory is he’s a terrorist group of one, that one being himself. We don’t think, as a matter of interpretation, that’s how Parliament intended this provision to work. This was a provision aimed at dealing with terrorist groups. That doesn’t mean that you can’t commit terrorist offense acting entirely alone but this particular provision is about committing violent acts or other crimes for terrorist groups.” Hasan added: “Let’s be clear. We’re not asking for an outright acquittal. We’re asking for acquittal on terrorism and NCR on the underlying acts of violence. So we’re not saying he should just walk out of here a free man. The included offences — that’s what he did. And that’s what he lacked the criminal responsibility to do.” Ali, who wanted to kill a soldier yet couldn’t leave his house one day because of unmatched socks, returns to court on April 20. Source: TheStar
-
A two-day International Sufi Conference was on Friday concluded in Somalia's capital, Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah waxay ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Kullanka, ayaa socday muddo afar maalmood ah 11 -14 April, 2018. Shirkan, waxaa si habsami leh u furay Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Mudane, Eng. Cabdihakim Cabdullaahi Cumar (Cameey), Sidoo kale, waxaa ka soo qaybgalay Ku simaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis, Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Puntland, Mudane Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), Wasiiru Dowlaha Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka ee Puntland Mudane, Cabdifitah Nuur Ashkir, Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Tiknolojiyada Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane, Cabdinuur Cali Adan, Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta Bulshada ee Koofur-Galbeed Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee GalMudug, Mudane C/raxmaan Jaamac Afrax, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska HirShabelle, Mudane Cabdiweli Maxamed Cabdi, Xoghayaha Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mas’uuliyiin ka socota Gobolka Banaadir, Ururka saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSOJ, Ururka Saxaafadda Puntland ee MAP, Guddiga Saxaafada, Guddoomiyaha Guddiga Saxaafada Aqalka Sare Senator Muna Hassan. Kullanka, ayaa socday muddo afar maalmood ah 11 -14 April, 2018.Garowe, 11 – 14 April 2018: Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah waxay ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Kulanka 4 maalmood socday, ayaa looga dooday qodobada ay ka mid yihiin: Dhisidda Guddiga Wacyigalinta iyo Dhamaystirka Istaraatiijiyadda Wacyigalinta. Qaabeynta Dhismaha Xarunta Dhexe ee Waxsoo saarka Warbaahinta. Diyaarinta Anshaxa Saxaafadda. Ogaanshaha heerka uu marayo xeerka saxaafadda. Diyaarinta Istaraatijidda Isku-xirka dowladda federaalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo Dadweynaha (Media Communication Strategy.) Waxaa lagu heshiiyay qoddobadan soo socda: Ka qeybgalayaashu, waxay u mahad celiyeen Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka ee Puntland oo shirka ku martigalisay magaalada Garowe, iyo Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka oo lahayd abaabulka guud ee shirka iyo Wasaaradaha Warfaafinta Dawladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah Soomaaliya oo aqbalay casuumadda shirka. Ka qeybgalayaashu, waxay soo dhoweeyeen una mahadceliyeen madaxda iyo suxuufiyiinta warbaahinta ee doorkooda ku aadan wadatashiga iyo soo gudbinta fikradahooda la xiriira qodobada looga dooday shirka. Ka qeybgalayaasha, ayaa isla gartay in la dardargaliyo hawlaha Wacyigalinta Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, iyadoo si siman, oo isku xiran looga hirgalinayo Dalka oo dhan. Ka qeybgalayaashu, waxay isla qaateen in la abuuro, lana dhiirigaliyo barnaamijyada ka hadlaya kalsooni-dhiska, dib u heshiisiinta iyo iscafinta, lana ballaariyo barnaamijka raadiyaha ee Wadajir oo diiradda saara howlaha xasiloonida, dhismaha golayaasha deegaanada iyo dib u heshiisiinta, oo laga sii daayo dhamaan idaacadaha dowliga ah, marka laga reebo Puntland, maadaama golayaashii deegaan ee Puntland ay dhisan yihiin. Ka qeybgalayaashu, waxay isla garteen in la sameeyo barnaamijyo mid ah oo looga hortagayo qataraha argagixisada, oo isla markaana dhalinyarada lagu hagayo tubta toosan. Ka qaybgalayaashu, waxay isla garteen in, si loo helo Wacyigalin ka jawaabaysa baahida Bulshada, oo saamayn leh isla markaana Nidaamsan, loo baahan yahay in la helo Istaraatiijiyad heer federaal ah, oo loo dhan yahay, taasoo ku jaan go’an baahida Wacyigalineed ee Dalka ka jirta. Ka qeybgalayaashu, si loo hirgaliyo arrimaha Wacyigalinta, Wasaaradaha Warfaafinta ee heer Federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah, waxay isla garteen in la dhiso Guddi ka kooban Wasaaaradaha Warfaafinta ee heer Federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah, oo ka soo shaqayn doona Diyaarinta Istaraatiijiyadda Wacyigalinta heer federaal iyo hirgalinteeda. Ka qeybgalaashu, waxay Isla garteen in guddigan ay magacaabaan Wasiirada Wasaaraduhu. Ka qeybgalayaashu, waxay isla qireen baahida loo qabo in kor loo qaado, lana dhiiriagaliyo wadashaqaynta ka dhaxeysa Warbaahinta Qaranka ee Heer Federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah, iyadoo xoogga la saarayo xog isdhaafsiga, kala faaiidaysiga, wadaagista Imkaaniyaadka iyo wixii la mid ah, iyadoo lagu ammaanay Agaasimayaasha Tv-yada, in ay bilaabeen dhaqangalinta heshiiskii sanadkii hore. Ka qeybgalayaashu, iyadoo laga duulayo baahida dhanka tayada, middeynta fariimaha iyo curinta, waxay isku raaceen yagleelidda Xarun dhexe oo wax-soo-saar oo dhanka Saxaafadda ah in laga hirgaliyo Caasimadda Muqdisho, iyadoo xafiisyo ku yeelanaysa dhamaan Wasaaradaha Warfaafinta Dawlad,Goboleedyada. Ka qeybgalayaashu, waxay isku raaceen in Xaruntan ay noqoto mid Qaran, oo ay maamulayaan Guddi ay si wadajir ah u dhisi doonaan Wasaaradaha Warfaafinta ee heer Federaal iyo Dowladaha Xubnaha ka ah. Waxaa xubnuhu noqon doonaan Xirfadlayaal aqoon sare u leh wax-soo-saarka Saxaafadeed, balse waxaa ka faa’iidaysan doona Warbaahinta Dowladda iyo tan gaarka loo leeyahay Labadaba. Ka qaybgalayaashu, waxay Isla qireen baahida loo qabo istaraatiijiyad xiriirisa xog isweydaarsiga Dawladda Federaalka, Dawladaha Xubnaha ka ah, Warbaahinta gaarka ah iyo Dadwaynaha Soomaaliyeed. Istaraatiijiyaddan, waxay sahlaysaa in si fudud loo wadaago Xogta Warbaahineed ee Dalka, isla markaana Jawaab mideysan, oo ku haboon laga bixiyo waqti ku haboon. Ka qeybgalayaashu, waxay isku raaceen in Xarunta ay xubno joogto ah ku yeelan doonaan Dhamaan Dowladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka, isla markaana waxay xaruntu qeybo ku yeelan doontaa Caasimadaha Dawlad-goboleedyada. Ka qaybgalayaashu, waxay ammaan iyo bogaadin u jeedinayaan Hay’adaha Caalamiga ah ee la garab taagan taageerada si gaar ahna, waxay u bogaadinayaan TIS+ iyo cid kasta oo caawisa wasaaradda warfaafinta federaalka iyo SSI oo ballanqaaday in lix Idaacadood lagu taageero dowlad goboleedyada Jubaland iyo Koofur-galbeed. Ka qeybgalayaashu, Waxay ku dhiirigalinayaan hey’adaha iyo dowladaha taageera Soomaaliya in ay ka taageeraan dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah sidii ay fariimaha wacyigalinta u gaarsiin lahaayeen dalka oo dhan gaar ahaan deegaanada miyiga ah si looga hortago marinhabaabinta argagixisada ee dhalinyarada Soomaaliyeed. Ka qeybgalayaashu, waxay ka codsanayaan hey’adahan in ay sii wadaan caawinta warbaahinta dalka, iyagoo si gaar ah u sii xoojinaya taakuleynta ku aadan wax ka qabashada baahida deg deg ah ee dhanka Warbaahinta ee ka jirta dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo Glamudug, oo iyaga ka hooseeya dowlad goboleedyada kale, maadaama uu dhismahoodu ka dambeeyay. Sidoo kale Warbaahinta dowladda Federaalka, Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed laga taageero ballaarinta iyo tayaynta warbaahintooda si ay logo baahiyo deegaanada aysan wali gaarin. Ka qeybgalayaashu, waxay ku dhiirigaliyaan dhamaan warbaahinta dalka in ay ilaaliyaan anshaxa saxaafadda, iyadoo si habsami leh looga dooday mowduucan, qodobo dhowr ahna la isku raacay in la wada fuliyo ka hor ansixinta Xeerka Saxaafadda. Ka qeybgalayaashu, waxay soo jeediyeen in saxaafada aan loo adeegsan dhinaca xun ee loo adeegsado dhinaca wanaagsan, lagana fogaado hadalada iyo wararka been abuurka ah iyo wax kasta oo wax u dhimi kara qarannimada iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed. Ka Qeybgalayaashu, waxay u mahadceliyeen Guddiga Saxaafadda ee Golaha Shacabka oo sheegay in ay warbaahinta u soo bandhigi donaan xeerka saxaafadda inta aan aqrinta labaad loo gudbin. Ka qeybgalayaashu, waxay tilmaameen ahmiyadda dhamaystirka xeerka saxaafadda, Waxayna ka codsadeen baarlamaanka federaalka in uu dedejiyo ansixinta Xeerka Saxaafadda dalka. Ka qeybgalayaashu, waxay soo jeediyeen in shirka kan xiga lagu qabto magaalada Kismaayo ee Jubbaland dhamaadka bisha July ila bilowga August 2018, oo ay xigi doonaan magaalada Baydhaba, Dhuusamareb iyo Jowhar, iyadoo loo eegayo sida dhismaha dowlad goboleedyadu u kala horeeyeen.
-
GREENSBORO, N.C. — More than 200 million eggs are being recalled over fears of salmonella. Rose Acre Farms of Seymour, Ind., is voluntarily recalling the eggs due ... Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga gaaray Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu Hoggaminaayo. Madaxweynaha ayaa Magaalada Dammaam uga qeybgalaaya shir madaxeedkii 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo badan looga hadli doono. Shirka oo maanta Axad ah ka furmaya Magaalada Dammaam, ayaa waxaa khudbad ka jeedin doona Madaxweynaha Somalia oo kaga hadli doona qodobo gaara oo khuseeya Somalia. Shirkan ayaa waxaa lagu wadaa in culeyska lagu saaro qadiyadaha Falastiin, dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero argagixisada iyo xiisadaha ka taagan dalalka Suuriya, Yamen iyo Liibiya. Madaxda carabta ayaa si qoto dheer uga doodi doona xal u helista dhibaatooyinka ka jira dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa inta shirkan uu socdo in uu kulamo gaar gaar ah la yeesho Madaxda qaar ee shirka ka qeybgalaya,isagoo kala hadli doono xoojinta xiriirka iyo iskaashiga danaha guud. Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga, ayaa waxaa horey ugu sugnaa wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadad Somalia Axmed Ciise Cawad oo hordhac u ahaa wafdiga Madaxweynaha. Geesta kale, shirka ayaa lagu wadaa in ugu badnaan uu socdo muddo laba ama seddex cisho, waxaana laga soo saari doonaa war-saxaafadeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com