Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,261
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Maamulka gobolka Nugaal ayaa joojiyay qabashada dood cilmiyeed ku saabsabayd khilaafka diblumaasi ee udhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, taasoo lagu waday in caawo lagu qabto magaalada [...] Source
  2. MINNEAPOLIS (FOX 9) – A Minneapolis man is facing federal kidnapping charges for keeping hostages for ransom in Somalia. Prosecutors say it stems back to a high-profile incident from 2012 where an American journalist was one of the victims. Abdi Hassan made an initial federal court appearance Thursday morning in downtown Minneapolis. The U.S. Marshal’s Office will soon extradite him back to New York where this case is being prosecuted. Hassan has lived in Minneapolis for nearly two decades, but he also claims to work for the Somali government. The indictment, filed late last month in New York, accuses Abdi Hassan, along with other co-conspirators, of kidnapping freelance journalist Michael Scott Moore and other victims in January 2012 near Galkayo, Somalia. According to Moore’s website, he was in the country on a reporting trip and was held hostage for more than two years. At one point, Hassan and others were accused of demanding $20 million from Moore’s family members. The court documents say the men threatened the journalist. If he didn’t comply, they would turn him over to the terror group Al-Shabab. Moore details the experience in a book called “The Desert and the Sea.” Hassan is also accused of taking hostages off fishing vessels in Somalia. “I know him and his character that he’s a peaceful man, not a man who takes hostages,” said Omar Jamal, a family friend and a Twin Cities activist. “He’s very peaceful. Family man.” Jamal attended Hassan’s hearing Thursday morning in Minneapolis where the judge ordered Hassan’s removal back to New York. Jamal says Hassan has lived in Minneapolis for nearly 20 years with his family and owns a small business. According to the indictment, Hassan says he’s a Minister of the Interior for a region in Somalia and was helping the government combat terrorism and piracy. “He was trying to help the situation,” Jamal added. “He’s not the kind of person, he’s not a violent person, he’s not an extremist, he’s a good person.” Moore was eventually released from captivity and identified Hassan from a lineup. Hassan told prosecutors his role in working for the Somali Government was to release hostages. Hassan was born in Somalia, but is a naturalized U.S. citizen.
  3. Burco:(SL-T) Caqabadaha uu curinayo madaxweyne muse bixi cabdi Inta la socota xaalada ay ku jirto Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland waxay dareemayaan cabsi ku aadan Mustaqbalka Somaliland. Madaxweyne Muuse biixi cabdi intii uu talada gacanta ku hayay Bulshada jecel jiritaanka Qaranimada Somaliland waxay ka dareemayeen madaxweynaha caqabado uu samaysanayo kuwasoo Bushada jahwareer aan la garanayn ku riday. Hadaynu qaar kamid ah soo qaadano madaxweyne muuse socdalkiisii gobaladda beri, gobolada qaar kood wuxuu Bulshada xasuusinayay xanaftii laga soo gudbay, tasoo dhalisay doorashadii uu kursiga ku fadhiistay, arinkasoo ku ah caqabad horumarka ay higsanayso Somaliland, Somaliland Bushada ku nool waxay ku haminayeen in Somaliland lawada leeyahay laga shaqaynaayo, balse waxaa soo baxaya Somaliland laka leeyahay taasina waa caqabadaha ay leedahay dowlad xumadu. Waxaa kaloo jira in wasiirka maaliyada Somaliland sheegay dayn gaaraysa 80million oo dollar ay wareejisay xukuumadii hore, wuxuu kaloo sheegay in beyska berbera airport aan la kirayn, wuxuu kaloo sheegay dhaqaalihii yaraa ee lagula heshiiyay shirkada DPWORLD sanadkan 2019 lasii qaatay, intaasiba madaxweyne muuse si kale ayuu uga hadlay, Bulshadana waxay is waydinaysaa caqabadahan jira ma madaxweynaha ayaa ugu tala galay mise halku dhigii ahaa HORAA LOO SOCONAYAA ayaa sidaa ah. Dulucda qoraalkaygan wuxuu yahay Bulshadan waxaa soo food saartay biyo la’aan iyo gaajo sida ay shegeen hay’addaha afooyinka iyo hay’adda dib u dejinta qaranka, arinkaana waxaa garab socda dabaaldega uu ku jiro xisbul xaakimka kulmiye kasoo lagu donaayo in majaraha la waydaariyo siyaasiyin si wayn loo hadal hayo, Guntii iyo gunaanadka ka madaxweyne mustaqbal ahaan waxaan usoo jeedinayaa madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland inuu bulshadiisa dhibaataysan hoos u eego, waqtiyada aanan munaasabka ahayn dabaal degyada la joojiyo, kala shakiga iyo is aamin la’aantana meesha laga saaro, lagana shaqeeyo Somaliland garbaha lawada hayo. Qalinkii Maxamed Cismaan Xaaji Source
  4. An official in Burundi says the withdrawal of 1 000 Burundian soldiers from the African Union regional force in Somalia has begun. The military official in Burundi, who insisted on anonymity because he is not authorised to speak to the press, said on Thursday that about 200 soldiers boarded a flight from Somalia to Burundi’s capital, Bujumbura, in the afternoon. More soldiers are expected to be flown back from Burundi in the coming weeks. The African Union says it plans to withdraw the 21 500 troops that it has in Somalia by the end of 2020. The AU force, made up of soldiers from several African countries, has for years tried to secure the Horn of Africa country against the Islamic extremist rebels of al-Shabab. Source: AP
  5. Tel Aviv (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Injineer Yariisow ayaa ku guuleystay kiis dacwadeed oo u dhaxeeya isaga iyo weriye Daahir Calasow, oo ay haysay maxkamadda Amesterdam, si kastaba Daahir Calasow ayaa sheegay inuu racfaan kale u qaatay maxkamadda sare ee dalka Holland. Yariisow aysoo saaray war-saxafaadeed uu kusoo dhoweynayo go’aanka maxkamadda, halka Daahir Calasow uu soo saaray war-saxaafadeed jawaab ah, oo uu ku sheegay inuu maxkamadda sare racfaan u qaadan doono. Hoos ka aqriso labada war-saxafadeed oo isku xiga. War-saxaafadeedka Injineer Yariisow Daahir Calasow oo Racfaan ka qaatay go’aankii ay horey Maxkamadda Amsterdam uga gaartay 14 September 2017kii , ayaa asbuucaan go’aamisay in Dahir Calasow uu Raalligelin buuxda ka bixiyo eedeymihii been abuurka ahaa ee uu sumcadda, sharafka iyo karaamada Eng. Yarisow uu meel uga dhacay. Maxkamadda Racfaanka Amsterdam ayaa ku amartay Daahir Calasow inuu barihiisa bulshada, sida Facebook, Twitter, YouTube iyo website-yada uu maamulo uu ku soo bandhigo raali-gelin buuxda. Sidoo kale Daahir Calasow waxaa la faray inuu ka saaro qoraaladii iyo muuqaalladii uu sumcada iyo sharafka Yarisow meel uga dhacay, iyadoo la duldhigay ganaax haddii uu u hoggaansami waayo go’aanka Maxkamadad. Eng. Yarisow ayaa yiri “Waxaan soo dhoweynayaa go’aankii ay Maxkamadda Racfaanka magaalada Amsterdam ay ka soo saartay oo ay igu raacday in Daahir Calasow uu yahay shaqsi suxufinimo dadka ku baada, kuna dila sumcadooda, sharafkooda iyo karaamadooda. Go’aanka Maxkamada Racfaanka waa mid naga wada mudan soo dhoweyn oo shaqsiyaadka raba inay sumcada, sharafka iyo karaamada waxyeeleeyaan aan loo dulqaadan doonin, waxaa la soo dhaafay waqtigii uu shaqsigu waxa uu doono sameyn lahaa oo sharciga ayaa lala tiigsanayaa qofkii falalkan oo kale ku kaca.” Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sidoo kale yiri “Go’aankan Maxkamadda Racfaanka Amsterdam ayaa runtii na xasuusinaya muhiimada macluumaadka uu shaqsigu baahinayo ee uu dadka la wadaagayo ama dalka gudihiisa ama dibadiisaba. Maxkamada ayaa sheegtay in Daahir Calasow uusan maxkamada horteeda keenin caddeymaha eedeymaha culculus ee uu qorayey, iyadoo markii uu Eng. Yarisow Maxkamadda horkeenay cadeymo ku filan lagu amray Daahir Calasow inuu goobihii uu ku qoray macluumaadkaas uu raaligelin buuxda ku soo daabaco. DHAMMAAD War-saxaafadeedka Daahir Calasow Maxkamadda Racfaanka Amsterdam waxey riday xukun lagu tilmaami karo Poor Judgement – Xukun cadaaladda ka fog sida Waagii Dahabshiil xukunkii Maxkamadda Racfaanka Denbosch. Waxaan arkay Cabdiraxman Yariisow oo ku faanaya Dahir Alasow ayaan dacwadii uga guuleeystay, taas waxey la mid tahay Faankii Cabdirashiid Dhiigshiil uu Tv-yadda la fadhiyay markii uu Maxkamaddii Racfaanka Denbosch iiga guuleeystay. Cabdiraxman Yariisow waxaan leeyahay hambalyo inaad dacwadii Maxkamadda Amsterdam iiga guuleeysatay laakiin ogoow Appeal ayaan ka qaatay Xukunka liita ee Maxkamadaas ka soo baxay. Waxaan isla Aadeeynaa Supreme Court. Dacwaduna waa socon doontaa ilaa Maxkamadda sare ee Midowga Yurub. Cabdirashiid Dhiigshiil markuu iiga guuleeystay Maxkamadda Racfaanka Denbosch wuxuu soo fariistay Tv-yadda isagoo faraxsan laakiin anniga maalintaan ka guuleeystay Tv ma fariisan, waxaan maqlaayey isagoo adkeeysan waayey oo oohin qol soo xirtay. Adigana maalintaada ayaan kula sugayaa, hadaad iiga adkaatid kuwa kalena waa ragganimo. Ma jirto cid afka i qaban karto, waana sii wedi doonaa inaan shacabka la wadaago dhamaan tacadiyada aad geeysatay, gabdhaha ooynaayo ee leh waxaa i uureeyay Yariisow, waa ku qasbanahay inaan codkooda baahiyo, haddii xitaa toogasho la igu xukumo. Waa ku qasbanahay inaan fuliyo dhamaan xukunka liita ee Maxkamadda Amsterdam ka soo baxay laakiin taas micnaheedu maaha inaad afka i qabatay iyo iney wax ka bedeli karaan qadiyadeeyda inaan u dooda kuwa aan codka laheyn. By Dahir Alasow
  6. Tel Aviv (Caasimada Online) – Waaxda Dadka iyo Socdaalka ee Israel ayaa haweeney Somali-British ah u diiday inay gasho gudaha Israel si ay u booqato saaxiibkeed, waxaana ay ku xaniban tahay garoonka Ben-Gurin International Airport ee duleedka magaalada Tel Aviv. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in in sababta haweeneydan loogu diiday inay gasho gudaha ay tahay kadib markii ay sheegtay inay damacsan tahay inay degto Israel, oo ay la noolaatoo saaxiibkeed oo ah nin magan-galyo ka raadinaya Israel oo muhajir ah.” Haweeneydan oo lagu magacaabo Faiza Amin Mohammed ayaa sheegtay inaan sharaxaad laga siin sababta loogu diiday inay gudaha gasho, ayada oo hadda laba maalmood ku xanniban garoonka. Waxay sheegtay inaysan wax qorshe ah ka lahayn inay kusii nagaato Israel, marka booqashadeeda ay dhameysato. Waaxda Socdaalka ayaa khamiistii isku dayday in Faiza ay qasab ku saarto diyaarad u socotay London, taasi oo lagu guul-darreysatay. Faiza oo oo degan London ayaa ka shaqeysa isbitaal, waxaana ay racfaan ka qaadatay go’aanka loogu diiday inay gasho Israel, hase yeeshee waxaa sida ay sheegtay loo diiday inay la kulanto qareenkeeda Asaf Weitzen. Waxay ku dooday inay dooneysay kaliya inay booqasho gaaban ku joogto Israel, si ay waqti ula qaadato saaxiibkeed. Faiza ayaa 20 sano ka badan ahayd muwaadin British ah, waxayna leedahay caruur iyo ganacsi u diidaya inay dal kale degto, sida ay sheegtay. Fa’iza Amin MohammedFaiza ayaa sheegtay in saaxiibkeed ay 20 sano ka hor isku jeclaadeen Soomaaliya, hase yeeshee ay dib isku heleen sanadii tagtay, ayna dooneyso inay degenaansho uga codsato Britain. Waxay sheegtay in tani ay tahay booqashadii labaad, ayada oo sidoo kale timid bishii Janaayo kadibna dib u laabatay. “Waxaa arrintan horseeday midab takoor iyo go’aan nacasnimo ah oo macaamilkeyga laga qaatay” waxaa sidaas yiri qareenkeeda Weitzen. Wuxuu intaas ku daray “Wasaaradda arrimaha gudaha waxay ku cayaareysa sharciga, mana ahan markii koowaad, kuwa ugu badan ee dhibkan uu gaarayana waa dadka Soomaalida ah asal ahaan, oo midabka jirkooda loo beegsanayo.” Wasaaradda arrimaha gudaha Israel ayaa ku jawaabtay “Faiza waxay Israel timid laba toddobaad ka hor, wayna laabataya, ayada oo damacsan inay soo laabato oo ay saaxiibkeed la noolaato. Baaritaan ayaa caddeeyey in saaxiibkeed yahay ajnabi ku nool Israel, mana jirin casuumad uu u sameeyey sida sharciga qabo. Kadib su’aalo weydiin, waxaa caddaatay inay dooneyso inay Israel degto inkasta oo Visa dalxiis ay ku timid. Dhammaan xaqiiqooyinkan ayaa keenay in loo diido inay dalka soo gasho.” Caasimada Online Xafiiska Qaahira caasimada@live.com
  7. Burundi legislators backed the government’s threat to withdraw all the nation’s troops serving under an African Union (AU) peacekeeping mission in Somalia, saying a reduced contingent would endanger the remaining soldiers. The AU, following a plan to gradually remove foreign soldiers from Somalia as it builds its own army after decades of civil war, asked Burundi to withdraw 1,000 of its 5,400 troops. Burundi in December proposed to pull out 341 troops and asked that other nations contributing troops to the mission known as Amisom, withdraw the rest. A smaller contingent would be ineffective in fighting Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militants, Burundi’s Senate chair Reverien Ndikuriyo said on Thursday. Removing that many soldiers would endanger the remaining Burundian contingent, he said. Amisom’s mode of operation assigns each country to cover specific areas, with Burundian troops in charge of the Middle Shabelle region. While the militants seemed to be in retreat, they recently stepped up attacks in Somalia, and claimed responsibility in January for a raid on an office and hotel complex in the Kenyan capital, Nairobi, that left at least 21 people dead. Burundi is the second-largest contributor of troops after Uganda, which has 6,200 soldiers in the mission, according to Amisom. Other contributing countries include Ethiopia, Djibouti and Kenya. All contributing nations agreed to a gradual withdrawal of troops until 2021 when Amisom is supposed to handover to the Somali army, Burundian defense minister Emmanuel Ntahomvukiye told legislators on Thursday. “This is not what is being done by the AU Peace and Security Commission,” he said. Bloomberg The post Burundi says threat to withdraw its AU troops from Somalia will endanger those left appeared first on Shabelle. View the full article
  8. Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed marna Wasiir ka soo noqday Dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si kulul uga hadlay xiisada Soomaaliya iyo Kenya iyo jawaabtii dowladda Federaalka siisay Kenya. Cabdi Kariin Guuleed, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku taageeray jawaabtii dowladda Federaalka ka bixisay Go’aankii Kenya, waxaana uu farrin u diray Madaxda dowladda Federaalka. “Waxaan shaki ku jirin in jawaabtii ay dowladda Soomaaliya ka bixisay murankii diblumaasiyadeed ee Somaliya iyo Kenya ay ahayd mid munaasib ah, lana jaanqaadayey dareenka Shacabka Soomaaliyeed, waxaase mooda inaysan dowladda Kenya ku qancin culeysna ku saareyso in wadahadal lagu xaliyo muranka xuduud badeed ee inagala dhaxeeya ayuu yiri Guuleed.” Sidoo kale Cabdi Kariin Guuleed ayaa dowladda uga digay inaysan u nuglaanin hanjabaadda Kenya, isla markaana ay lugaha la gelin bohol uu sheegay inay Kenya la raadineyso si ay u xalaaleysato dhulka Soomaaliya. Hanjabaadaha Kenya ayaa loo arkaa inay ku dooneyso inay dowladda Soomaaliya ku qasabto in laga laabto kiiska maxkamadda oo miiska wada-hadalka la isugu yimaado. Hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowladda Kenya jawaabbtii ay ka bixisay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u taageeray Siyaasiyiinta mucaaradka iyo badi Shacabka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  9. Muqdisho (SMN) – Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye, Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Mogadishu Clan oo maanta ka qeyb galayay Barnaamijka maxaa ka run ah wixii la sheegay ee ka baxa Idaacadda Shabelle ayaa cod dheer ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta aragti ahaan ka soo horjeeda dowladda Somalia in meel looga soo wada jeesto damaca qaawan ee Kenya oo ay ku dooneyso in ay ku boobto Biyaha Somalia. Waxa uu xusay Nabadoonku in haddii dadka Soomaaliyeed dhammaan ay garab istaagaan dowladooda aysan Kenya iyo cid kale oo dowladaha Caalamka ah midna soo hunguriyeen Karin Kheyradka dalka. Nadoonka ayaa dalbaday in dhammaan qeybaha Bulshada Soomaaliyeed ay meel ku tuuraan Tafararaaruqa dhexdooda ah si loogu istaago difaaca dalka. Wixii ka dambeeyay Go’aankii Kenya ay ku sheegatay Biyaha dalkeena Hooyo ee Somalia waxaa isi soo tarayay Fal celinta qeybaha Bulshada Soomaaliyeed kuwaas oo dareen Caro leh ka muujiyay damac dheeriga Kenya ay ku dooneyso qeybo muhiim oo badda Somalia ka tirsan. The post Nabadoon ku baaqay in loo midoobo damaca Kenya appeared first on Shabelle. View the full article
  10. Severe lack of rain has worsened the drought in parts of Somaliland leaving 725,000 people at risk of hunger and in urgent need of humanitarian support. “The time to act is now, or the costs will increase, both in economic terms and in terms of the number of lives lost,” said Victor Moses, Country Director for the Norwegian Refugee Council (NRC) in Somalia. According to a recent report compiled by ACAPs, the 2018 rainy season was worse than normal with parts of Somaliland receiving only 25-50 per cent of average rainfall. “Thousands of people particularly women and children, who are already food insecure, are now fearing the worst as little to no rain is expected over the next couple of months,” said Moses. The Norwegian Refugee Council (NRC) has been operational in Somaliland since 2004 and is currently providing diversified livelihoods and resilience-focused support to affected families. The Somali government and humanitarian agencies launched the 2019 Humanitarian Response Plan (HRP) last month and called on donors to provide $1.08bn of funding to sustain aid operations in Somalia in 2019. Moses reiterated his appeal to the international community to do more to prevent suffering and to protect the gains the people of Somaliland were able to make during early 2018. “Somalia has been faced with recurrent droughts, often leading to immense suffering and displacement. We have learned how important it is to secure an early intervention to prevent a crisis from escalating. In addition, there is a need to strengthen people’s resilience,” said Moses. Ongoing conflicts in Sool region, are also exacerbating the food crisis. NRC is planning to support families in the troubled area of Sool and Sannag with emergency cash transfers to buy essential food, water and shelter items. “More displaced people mean more dependency on humanitarian aid, which puts additional pressure on agencies with limited resources to reach everyone in need. This is compounded by the fact people can´t reach services because of restrictions to access. We urged all parties to the conflict to allow people safe access to services they desperately need,” Moses added. Ongoing The post 725,000 people face hunger following drought in Somaliland appeared first on Shabelle. View the full article
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidanka dowladda ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib tacadiyadii 18-kii bishan February loo geystay wariyeyaal ku guda jiray hawlmaameedkooda shaqo. Ciidan ka tirsan dowladda oo isugu jiray Boolis iyo Millatari ayaa Laba suxufi oo hawlo shaqo ka hayay aagga isgoyska Banaadir tacadiyo ugu geystay, xilli maalinkaasi ay wadada xirneyd, bacdamaa uu Ra’iisul Wasaaraha dhagax dhig ku sameynayay dhismaha wadooyinka xiriiriya Muqdisho, Afgooye iyo Jowhar. Wasiirka warfaafinta Somaliya Daahir Maxamuud Geelle oo warbixin ka dhageystay Taliyaha Ururka 60-aad ayaa sheegay in saraakiishan ay hada ku jiraan gacanta laanta dambi baarista ee Booliska Somaliyed. Tacadiyada wariyeyaasha loo geystay ayaa in dabagal lagu sameeyo waxa ay ka dambeysay kadib markii baraha bulshada la soo geliyay sawirro muujinaya Labada suxufi oo garba duub u xiran, islamarkaana xabadka dhulka loo dhigay. Ururada u dooda xuquuqda saxaafada ayaa aad u soo dhaweeyay talaabadan, waxayna dalbadeen in si deg deg ah cadaalada la horgeeyo saraakiishan. Dowladda Somaliya ayaa u muuqata inay aad ula socoto dhaq dhaqaaqa Facebooka, kadib markii dhawr mar ay talaabo ka qaaday saraakiil iyo ciidan muuqaalo laga soo duubay, iyaga oo dhibaateynaya dad shacab ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  12. A Somali citizen has been charged with kidnapping and other counts for his alleged role in the abduction of a freelance journalist who was held hostage in Somalia for nearly three years, according to federal charging documents unsealed Thursday in New York. According to a criminal complaint, Abdi Yusuf Hassan was part of a conspiracy to kidnap the journalist in January 2012 in Galkayo, Somalia, and demand $20 million in ransom. The journalist was released Sept. 23, 2014. While the journalist is not named in the complaint or in a superseding indictment, the dates of his capture and release, and several details outlined in the court documents, match the experiences of author Michael Scott Moore, a German-American who was abducted by pirates in Somalia while he was there writing a book about piracy. Moore’s publicist said he was unreachable for an interview Thursday. In November, Moore confirmed to the New York Times that another man indicted in the case, Mohamed Tahlil Mohamed, was one of his captors. Mohamed and Hassan are listed as co-defendants. According to court documents, Hassan, 51, was born in Mogadishu and is a naturalized U.S. citizen. He faces six counts, including kidnapping conspiracy, hostage-taking conspiracy and unlawful use of firearms. He was arrested in Minneapolis on Friday and will be returned to New York to face charges. It was not immediately clear if he had an attorney in New York to comment on his behalf. The charging documents say the journalist was in a vehicle on Jan. 21, 2012, in the vicinity of Galkayo when he was surrounded by a group of heavily armed men carrying what appeared to be AK-47 assault rifles and a rocket-propelled grenade launcher. He was abducted and struck with weapons, injuring his head and wrist. He was taken to different areas in Somalia, and at one point was held in a vessel off the Somali coast. He told investigators that he and another hostage were typically guarded by about 10 men, all armed with assault rifles or belt-fed machine guns. In December 2013, he was moved to a residence near Galkayo, which was frequently visited by Hassan, the complaint says. The complaint says Hassan spoke English and was a translator for the hostage takers; the journalist, who identified Hassan from a lineup, said he also appeared to hold a leadership position over the other guards. Multiple times during the journalist’s captivity, Hassan ordered him to call a family member to try to demand more money for ransom. During one call on Jan. 30, 2012, the journalist told a family member that his captors were demanding $20 million “and that if they did not receive the money within 24 hours, they would stop providing food and water to Victim-1,” the complaint said. In another call in May 2012, the journalist said things had “gotten very serious” and another hostage had been tortured in front of him. The journalist said there was a real threat that if the ransom didn’t come through, he would be sold to al-Shabab. In May 2012, the pirates released a video, showing the journalist in an undisclosed location with a prayer shawl over his head, surrounded by masked kidnappers who pointed a machine gun and rocket-propelled grenade at him. The journalist was released in September 2014. Moore has said his family raised $1.6 million for his release. According to the complaint, Hassan entered the U.S. in New York on Sept. 15, 2015, and was interviewed by U.S. Customs and Border Protection. He allegedly said he worked as the Minister of the Interior and Security for Galmudug State in Somalia, which includes Galkayo, and his job included arranging for the release of kidnapped people, including the journalist. Source: AP The post Somali citizen charged in kidnapping of US journalist in Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
  13. Oslo (SMN) – Warbixin kasoo baxday hay’adda NRC ayaa looga deyriyay xaalada beni’aadanimo ee ka jirta degaanada maamulka Somaliland oo dhaca waqoyga Soomaaliya. Sida ku cad warka ay soo saartay hay’addaan fadhigeedu yahay Norway, xaalada ayaa kasoo dartay markii la waayey roobabkii la filayey sanadkaan kadib abaaro dhacay. Biyo yari, Gaajo iyo macluul daran ayey hay’addu tilmaamtay in ay haysto dadka ku nool qaybo kamid ah degaanada maamulkaasi. Victor Moses, wakiilka NRC ee Soomaaliya, ayaa tibaaxay in dadkaasi ay ubaahan yihiin gurmad deg deg ah si nolashooda oo badbaadiyo. Wakiilka ayaa intaas ku daray in gobolada ay sida ba’an uga jirto xaaladaasi adag uu ku jiro Sool, si gaar ah tuulada Tukaraq oo ay dagaalameen Puntland iyo Somailand. Hadalka hay’adda ayaa imaanaya iyada oo dowlada dhexe ee Soomaaliya ay bishii hore dalbatay 1.8 milyan oo dollar si looga jawaabo xaaladaha beni’aadanimo ee ka jira guud ahaan wadanka. The post Xaalada beni’aadanimo ee Somaliland oo laga deyriyay appeared first on Shabelle. View the full article
  14. (SLT-Hargaysa) Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo kamid Aha Waftigii Madaxweynaha ee socdaalka ku tagay Dalka Itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay kulamadii ay Addis Ababa ku soo qaateen. Hoos ka DAAWO Source
  15. Somalia waxey wajaheysa loolankii ugu adkaa ee siyaasada arrimaha dibbada. Marka la tago isqancinteena, waxaa xaqiiqdii muuqda hirar qaadi kara Soomaaliya, oo aan dalkeennu taag iyo tabar midna u heynin. Markii aad aqriso, oo aad baarto ujeedooyinka, talaabooyinka ay qaadeen, kuwa ay hada doonayan, mid walba sida ay wax ula muuqdaan, waxa ay naga aaminsanyihiin iyo hagar daamada wadamada Kenya, Ethopia, Emirate-ka, Sacuudiga, Uganda, USA, UK, Qatar, Turkiga, iyo France, waxaad ogaaneysa in Somalia ay halis ku sugan tahay, oo waliba aaney muuqan si fudud oo ay isku badbaadin karto. Waxaa Dowlada hada jirta la gudboon iney bilaawdo dhab ka hadal, oo dalku inta uusan gacanta Soomaalida ka bixin ummada loo sheego meesha humaaga ah ee la taagan yahay, culeesyada jira iyo qadiyadaha masiiriga ah ee u baahan in go’aan mideysan lagu wajaho. Culeesyada caalamiga ah ee taagan ma’ahan wax ay gooni u curisay Dowlada hada jirta, oo waa arrin mudo taagneyd balse hadba heer joogtay, laakiin masuuliyad ayaa ka saaran maareynta, madaama xiligaan ay iyagu xafiiskii wax laga maamulaayay joogan. Dhinacyada siyaasada oo dhan waa u jeedaan halista soo socota, sidaa darteed sax ma’ahan iney banaanka ka istaagan, iyadoo lagu xumeynaayo shaqsiyaadka maanta xilalka haya. Si dalka loo badbaadiyo, waxaan qabaa in loo baahan yahay “Shirka turxaan-bixinta siyaasada arrimaha dibbada ee Somalia”, kaas oo kulminaya dhamaan dhinacyada siyaasada, aqoonyahanka, qurba joogta iyo dadka wax baara oo dhan, kadibna waa in si dhab ah loo doodaa, oo waxa jira, sida looga gudbi karo iyo qorshaha mustaqbalka la jeexaa. Qarankan ruwaayad iyo waxaan ahaan jirnay kuma sii socon karo, ee aan toosno. W/Q: Abdullahi Osman Farah
  16. (SLT-Hargaysa)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo booqasho laba maalmood qaadatay ugu maqnaa dalka Itoobiya, ayaa maanta kusoo guryo noqday caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Madaxweyne Muuse Biixi iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa markii ay soo cago-dhigteen gegida caalamiga ah ee Cigaal International Airport, waxa safarkooda saxaafadda uga warbixiyey wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, waxana uu shaaciyey in wada-hadal midho dhal ah oo guul laga gaadhay uu dhexmaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Weftigu waxa uu la kulmay ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Dr. Abiy Axmed oo ay weheliyaan wasiirrada Khaarajiga, maaliyadda, wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda iyo saraakiil sarsare oo dalka Itoobiya ka tirsan. wada-hadal is-fahan dheer leh, ayaa madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha iyo madaxda labada dalba dhexmaray.” Wasiirku waxa uu si gaar ah faah-faahin uga bixiyey waxyaabaha ay sida gaarka ah uga wada-hadleen weftiga uu madaxweynaha Somaliland hoggaaminayo iyo Ra’iisal wasaaraha dawladda Federal-ka Itoobiya Dr. Abiy Axmed, “Waxannu ka wada-hadalnay sii xoojinta iyo adkaynta xidhiidhka iyo is-kaashiga muddada dheer usoo socday dalalka Somaliland iyo Itoobiya ee xagga ganacsiga, nabadgelyada iyo arrimaha siyaasadda intaba, waxana aanu ka wada-hadalnay sidii Somaliland iyo Itoobiya ay uga wada-shaqayn lahaayeen qalalaasaha iyo mashaakillada ka taagan guud ahaanba Geeska Afrika iyo sidii loosii ambo qaadi lahaa wada-hadalkii muddada hakaday ee is aragyada doorka ahna laga galay ee Somaliland iyo Soomaaliya, arrimahaasna si wanaagsan baanu isula lafo-gurnay, si wanaagsanna waa la isula fahmay,” ayuu yidhi wasiir Maxamed Kaahin Axmed. Wasiirku waxa uu si weyn uga mahadnaqay habkii maamuuska sarreeyey ee ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya iyo guud ahaanba saraakiisha sarsare ee xukuumadda uu hoggaamiyaa usoo dhaweeyeen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo. Source
  17. (SLT- Nairobi) Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta oo maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay in guddi wasiiro uu u saaray muranka dhul badeedka ah ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Waxaa uu sheegay madaxweynaha Kenya in si deg deg ah loo xalin doono muranka diplomaasiyadeed ee ka dhex aloosan Dowladdaha Soomaaliya, isagoona guddi wasiiro ah u xil saaray arintaasi. Sidoo kale Dowladda Kenya ayaa War qoraal oo soo baxay waxaa ay ku sheegtay in saacadaha soo aadan ay faahfaahin ka bixi doonaan go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya. Waa markii ugu horeysay oo ay dowladda Kenya ka hadasho muranka tan iyo intii dowladda Soomaaliya ay si dublamaasiyadeed oga soo jawaabtay tallaabadii Kenya ay ku soo ceyrisay Danjire Maxamed Nuur Tarsan, danjiriheediina joogay Muqdishana la baxday. Khilaafka u dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa haatan gaaray meeshii ugu xumaa. Source
  18. (SLT-Muqdisho)Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay inay la bixi doonto dhammaan ciidammadeeda shanta kun ee ka jooga Soomaliya, haddii Midowga Afrika uu ku adkeysto kunka ciidammada Burundi ee laga saarayo Soomaaliya dhammaadka bishan. Shan dal oo Afrikaan ayay ciidammo ka joogaan Soomaaliya. Inkastoo ay jirto walaac laga muujinayo in Soomaaliya ay weli ka fogtahay inay cagaheeda isu taagto, haddana heshiiska Qaramada Midoobay ayaa dhigaya in ciidammada nabad ilaalinta ee tiradoodu ay ka badan tahay labaatan kun ay tahay inay isaga baxaan dalka isla markaana ay ammaanka ku wareejiyaan ciidamadda Soomaaliya. Tifaftiraha BBC ee Afrika, Will Ross, ayaa ku soo warramaya in qorshaha bixitaanka ciidammada uu yahay mid lagu muransan yahay. Arrimaha ay isku haystaan waxaa ugu weyn dhaqaalaha. Bil waliba in ka badan labaatan kun oo ah ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee la dagaallama Al-shabaab, ayaa qofkiiba wuxuu qaataa lacag ka badan kun doollar. Mushaarka la siiyo ciidammadaasi, oo uu xilligan bixiyo Midowga Yurub, ayaa si toos ah waxaa loogu marsiiyaa xukuumadaha ay ka socdaan. Qayb ayaa laga jaraa lacagtaasi kahor inta aan la siinin ciidammada. Xukuumadda Burundi ayaa caddaalad daro ku tilmaantay in qorshaha haatan lagu doonayo in kunka ciidan ee ugu horreeya ee Soomaaliya laga saarayo ay dhammaan ka soo jeedaan Burundi, waxay sheegtay inay lumin doonto in ka badan hal milyan oo doollar bil gudaheed. Source
  19. (SLT-Texas) Haweeneey Dhalatay Iyadoo Aan Gacmo Laheyn & Qaar ka mid ah Faraheeda Lugaha ayaa waxay sheegtay inay markii udabaal degeysay 18 Sano Jirkeeda,taas oo kudhawaaqaday inay qorsheyneyso in ay guursaneyso. Jlissa Austin, Oo Ah 30,Sano Jir Ah ayaa waxay katimid Magaalada Houston Gobolka Texas Dalka Mareykanka,waxay la istaagtay nin ka dheer Afar meelood Seddex Meel,iyadoo ay sheegtay in ay dooratay Johnathon Shorter in Nolosha Jaceylkeeda uu siiyey isagana ay xulatay. Johnathon ayaa Yiri “Jlissa waa Qof igu weyn,waxaana Saaxiib aad igu leh Qiimo sare,waxay tahay qof la jeclaan karo awoodna uleh”. “Waxaan dhameystirnay inaan Noqono Koox Hadda isku xiran”. Johnathon ayaa ah ninka ay dooratay Gabadha Gacma la’aanta ku dhalatay,waxaana uu sheegay in 13 Sano ka hor ay kulmeen ilaa xilligaasina Saaxiibtinimo wadaag ahaayeen,waxa uu sheegay in midkeen midka kale jaceyl wadaag noqdeen. Warbaahinta Caalamka ayaa maanta oo Khamiis aheyd waxay warbixin ka sameeyeen Gabdhaan Guurkeeda isku diyaarineysa. Source
  20. Muqdisho (SMN) – Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay ganacsato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika. Dilka ganacsatada ayaa waxaa geystay burcad Koonfur Afrikaan oo ku weeraray mehrado ay ku lahaayeen duleedka magaalada caasimada ah ee Pretoria. Wasiirka Ganacsiga XFS, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa ugu horeyn tacsi udiray ehelada iyo asxaabta ay ka baxeen ganacsatadaasi. Maareeye ayaa shaaciyay in dowladdu ay dhowaan muujin doonto dareenkeeda, isla markaana jawaab ka bixin doonto dhacdadaasi. Waxa uu si adag u cambaareeyay dhibaatada dadka Soomaaliyeed ay u geystaan burcada Koonfur Afrikaanka oo mudooyinkii dambe korodhay. Illaa iyo saddex ganacsato Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay caasimada Koonfur Afrika, iyada oo weerarkaasi lagu dhaawacay mid kale. The post XFS oo si kulul uga hadashay Soomaali lagu dilay K/Afrika appeared first on Shabelle. View the full article
  21. (SLT-Hargaysa) Illaahay ha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa xalay ku geeriyooday wariyihii hore ee BBC Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan. Maxamed-Rashiid oo muddooyinkii dambe xannuunsanaa ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. “Wuxuu ku dhashay magaalada Boorama sannadkii 1946-dii, waxbarashada dugsiga hoose iyo ta dhexena wuxuu ku qaatay magaalada Awaare ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ka dibna dugsiga sare ee Sheekh ayuu ka baxay,” sida uu BBC-da u sheegay Axmed Siciid Cige oo ay BBC-da ka soo wada shaqeeyeen ka dibna ay rafiiq sii ahaayeen. Maxamed-rashiid ayaa tacliinta sare ku soo qaatay dalalka Talyaaniga iyo Britain isaga oo shahaadada ugu sarraysa jaamacadda ee PHD qaatay, sida uu Axmed ka soo xigtay marxuumka. Marka laga soo tago barnaamij soo saarihii uu ka noqday BBC-da meelaha kale ee uu ka soo shaqeeyay waxaa ka mid ahaa, bangiga ganacsiga ee magaalada Buro. Sannadkii 2010-kii ayuu u tartamay madaxweyne ku xigeenka Somaliland isaga oo u taagnaa xisbiga mucaaradka ah ee UCID, balse kuma uusan guulaysan. Isla sannadkaasna Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa u magacaabay lataliye dhanka ictiraaf raadinta ah. Sannadkii xigay ee 2011-kiina wuxuu noqday wasiiru dawlihii arrimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Warihii hore ee BBC Axmed Siciid Cige oo ay aad isugu dhawaayeen ayaa sheegay in lagu xasuusto in uu ahaa nin aad u naxariis badan oo af gaaban, masaakiintana u naxariista. “Illaahay ha u nasaxiirto Maxamed-Rashiid, qoyskiisiina Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo” ayuu yiri Cige oo ka tacsiyaynaya geeridan naxdinta leh. Geesta kale geerida Dr. Maxamed Rashiid ayaa siwayn u gaadhay shacabka Somaliland iyadoo baraha bulshada aad looga Tacsi yadeynaayay. Source
  22. Muqdisho (SMN) – Admiral Khaliif Idiris Cusmaan, oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidamada badda Soomaaliyeed, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliya in ay joojiyaan ganacsiga kala dhaxeeya Kenya. Sarkaalkaan ayaa sheegay in uu hadalkiisa ula jeedo in Kenya ay mudo kooban gudaheeda ay ku dareento qiimaha ay Soomaalidu leedahay. Dowladda ayuu ka dalbaday in hay’addaha Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya isla markaana fadhigoodu yahay magaalada Nairobi lagu amro in ay usoo wareegaan Muqdisho. Admiral Khaliif Idiris Cusmaan ayaa qaba in Kenya muddo 3-bilood ah ay ku dareemayso dhaqaalo burbur hadii la fuliyo fekradahaasi. Ugu dambeyntii, Khilaafka diblumasiyadeed ee u dhaxeeya dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa haata waxa uu umuuqdaa mid yeelanaya wajiyo horleh oo sii hurinaya xiisada. The post Admiral Khaliif: “DFS dagaal dhaqaale haku qaado Kenya” appeared first on Shabelle. View the full article
  23. (SLT- Nairobi)Dowladda Kenya ayaa si cad u sheegtay in aysan Soomaaliya marnaba gacanta u galin doonin xitaa qeyb yar oo ka mid ah dhulka ay ku fadhiso xuduudda badda ee ay ku muransan yihiin. Wasiiradda arrimaha dibadda ee Kenya Monica Juma ayaa galinkii dambe ee maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday mowqifkeeda ku aaddan arrintan ku saabsan muranka badda, iyadoo sheegtay in tallaabadii ay Soomaaliya qaadday ay ahayd mid qallafsan. “Ma jirto dowlad aan ku wareejineyno taako ka mid ah dhulka ay Kenya leedahay”, ayey tidhi Ambaasadoor Monic Juma ayaa sheegtay in Kenya ay wali Soomaaliya ka sugeyso jawaab faahfaahsan oo ku saabsan arrimaha ugu waaweyn ee lasoo hadal qaaday, iyadoo dhanka kalena xustay in Kenya ay aad isugu dayeyso iney “isxakameyso”, oo aysan tallaabo xad-dhaaf ah qaadin. “Dalal ayaa dagaal u galay wax aad uga yar arrintan oo kale”, ayey tidhi Ms Juma. Waxay dalbatay in Soomaaliya ay sharraxaad buuxda ka bixiso qodobada ay Kenya taabatay ee ku saabsan meelaha shidaalka qaniga ku ah ee la beeciyay. Wasiiradda oo ka hadleysay shir jaraa’id oo ay warbaahinta u qabatay ayaa hoosta ka xariiqday in ay jiri karto cunaqabateyn ay ku soo rogaan Soomaaliya, taasoo ku xiran hadba sida ay noqoto jawaabta ay xukuumadda Muqdisho ka bixiso sharraxaadda laga dhowrayo. Qeyb ka mid ah sharraxaadda ay Soomaaliya ka sugayaan ayey sheegtay in ay tahay raalli galin laga doonayo in Soomaaliya ay siiso Kenya. Muranka culus ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku saabsan afar waaxood oo ka mid ah dhulka ay badda ku fadhiso ee u dhow xadka biyaha ee kala qeybiya labada waddan. Dhammaan afarta qeybood ee ay isku hayaan labada dal ee dariska ah ayaa qani ku ah kheyraadka saliidda. Dacwad ku saabsan murankan ayaa hor taalla maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda(ICJ), taasoo laga dhowrayo iney dhageysato, ka dibna go’aan kasoo saarto. Xiriirka Kenya iyo Soomaaliya ayaa meeshii ugu xumeyd gaaray Sabtidii lasoo dhaafay, ka dib markii ay Kenya amar ku bixisay in Safiirkii Soomaaliya ee Nairobi ku sugnaa uu dib ugu laabto Muqdisho, iyadoo sidoo kalena u yeeratay danjiraheedii Soomaaliya fadhiyay. Source
  24. Bujumbura (SMN) – Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka dalka Burundi ayaa kulan ka yeeshay qorshaha ciidmada wadankaasi ee qaybta ka ah AMISOM looga saarayo gudaha Soomaaliya. Xildhibaanada Burundi ayaa ka dalbaday gudiga nabada iyo amaanka Midowga Africa in ay dib u eegis ku sameeyaan go’aankaasi. Reverien Ndikuriyo, gudoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Burundi ayaa sheegay in loo baahanyahay in dalalka ay ciidamada ka jooga Soomaaliya ay soo faragaliyaan sida loo meel mariyay arrintaan. Wasiirka difaaca dowlada Burundi oo ka hadlay kulanka mudanayaasha ayaa tilmaamay in ay wakiilo u direen AU-da si ay u dardar-geliyaan rabitaankooda. Sarakaal sare oo ka tirsan ciidamada Burundi ee Soomaaliya oo aan la shaacin magaciisa ayaa xaqiijiyay in Khamiisti ku dhawaad 200 oo askari oo u dhashay dalkaasi ay u duuleen caasimada Bujumbura ee dalka Burundi. Dhawaan ayey aheyd markii Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurnziza uu sheegay in aysan ku qanacsaneen qorshaha ciidamada dalkiisa looga saarayo Somalia, isaga shir degdeg ugu baaqay dalalka ciidamada ku taageeray AMISOM. The post B/Burundi oo dhaliilay in ciidamadooda laga saaro Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
  25. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Duhur. Hoos riix si aad u dhageysato The post Dhageyso: Warka Duhur ee idaacada Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article