-
Content Count
212,085 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (SMN) – Hooyo Khadiijo Cabdi ayaa labo wiil oo ay dhashay ku weysay qaraxii xooganaa ee Isniintii la soo dhaafay ka dhacay agagaarka isgoyska KM4 ee M/Muqdisho. Marxuumiinta oo lagu kala magacaabi jiray Cabdiraxmaan Jeylaani Axmed iyo Cabdirisaaq Jeylaani Axmed ayaa ahaa isku xirfad ka shaqeynayay hal goob. Sidoo kale Hooyo Khadiijo Cabdi ayaa horay waxaa wiil kale looga dilay magaalada Muqdisho, iyadoo geeridani ay murugo xanuun badan ku reebtay xubnaha Qoyska. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixinta.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor-timid kuna gacan seertay liiska odayaasha dhaqanka Jubaland ee soo xulaya xildhibaanada maamulkaas, kaasi oo dhowaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in magacyada iyo liiska ay soo saartay Jubaland usuan waafaqsaneyn kan saxda ah ee dhaqanka beelaha Jublanad ee u diiwaan gashan wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya. Qoraalka ayaa lagu sheegay in wasaaradda ay kala shaqeenyeso wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland sidii loo sixi lahaa liiskan. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa ka digtay halista ka iman karta haddii la guda galo soo xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland, ayada oo aan la sixin liiska. Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale ku gacan seertay is-diiwaan gelintii Axmed Madoobe ee madaxweynaha Jubaland, inkasta oo aysan si shakhsi ah u magacaabin. Qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha ayaa lagu yiri “Wasaaradda waxay caddeeneysaa inaysan ansixi karin diiwaan-gelinta musharaxiinta madaxweynaha Jubaland ayada oo aan la dhameystirin xulista xubnaha baarlamanka.” Hoos ka aqriso qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha
-
Muqdisho (SMN) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane James Swan ayaa ugu hambalyeeyay xilkan dhawaan loo soo magacaabay. Guddoomiyaha iyo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa iska xogwareystay Amniga, siyaasadda guud ee dalka, horumarinta iyo arrimaha gargaarka. Danjire James ayaa uga mahadceliyey Maamulka iyo shacabka Gobolka Banaadir soo dhaweynta wanaagsan, isagoona tilmaamay sida ay uga go’an tahay in ay sii dardar geliyaan wadashaqeynta Maamulka Gobolka iyo Mashaariicda ay ku taageeraan bulshada Caasimadda. Dhankiisa, Guddoomiyaha ayaa la wadaagay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya dadaallada joogtada ah ee Maamulka Gobolku ay ku bixinayaan horumarinta iyo sugidda amniga Caasimadda, xal u helista arrimaha barakacaayasha, dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, dariseynta iyo dib u heshiisiinta oo dhammaantood laga gaaray guulo la taaban karo. Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay kala shaqeynayaan Wakiil James Swan arrimaha loo egmaday ee hortabinta u leh dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorsheyaasha ku qotoma xasilinta dalka iyo horumarintiisa. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maanta dhaq dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolkaasi. Sida ay ilo deegaanka ah u sheegeen Shabelle Somaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay ciidamo dheeraad ah geysay duleedka magaalada Ceerigaabo ee xarunta G/Sanaag. Ciidamadan oo watay gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay ka soo baxeen aaga deegaanka Tukaraq iyo galbeedka magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamadani saldhigyo cusub ay ka sameysteen dhanka Buuraleyda Ceerigaabao, halkaas oo ay fariisimo ku leeyihiin ciidamo taabacsan Jabhad uu hoggaamiyo Korneyl Caare. Korneylkan aya horay ugu goodiyey inuu weerari doono saldhigyada ciidamada Soomaaliland ee goboollada Sool iyo Sanaag ee waqooyga Soomaaliya. Xaaladda aya haatan kacsan, iyadoona dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayo agagaarka degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. View the full article
-
Muqdisho (SMN): Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Duhur-24072019.mp3 View the full article
-
The Brooks area opened its doors in June and July to welcome close to 30 Somali immigrants. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in hoobiyeyaal lagu garaacay dhowr dhisme oo ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaas oo aan ka fogeyn madaxtooyada Soomaaliya. Goobaha hoobiyeyaasha ay ku dhaceen ayaa waxaa ka mid ah iskuulka 15-ka May, iyo dhismayaal ay deggan yihiin siyaasiyiin oo ku dhow xarunta madaxtooyada. Weli lama helin wax faah-faahin oo ku saabsan hoobiyeyaashan, iyo haddii ay jiraan khasaarooyin ka dhashay. Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Caasimada online, Insha Allah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Heavily-armed Al-Shabaab militants have launched two simultaneous attacks against Somali military bases in Somalia’s southern Lower Shabelle region on Tuesday night. Local officials said Somali troops repulsed attacks on El-Jaalle military training facility near Marka town, and in El-Salini base near K-50, Lower Shabelle region. There are reports of injuries from the attack on El-Jaalle – per security sources. The region has witnessed attacks on Somali and AU troops in the past by Al-Shabaab which still controls large swathes of rural areas, where it orchestrates assaults and bombings. View the full article
-
Somali National Army chief General Dahir Aden Elmi, along with top military commanders are in Milano after receiving an invitation from his Italian counterpart Enzo Vecchiarelli. Elmi and Vecchiarelli discussed a range of issues related to the military cooperation between Somalia and Italy and agreed to extend the training mission for Somali troops. Italy is among several EU countries helping the Somali government in the rebuilding of the country’s national army and the fight against the Al-Qaeda-linked Al-Shabab. The two countries share historic relations back to Italy’s colony in southern regions of Somalia in the early 19th century. View the full article
-
Doha (Caasimada Online) – Shirka Qatar Petroleum ayaa sheegtay in heshiis la gashay shirkadaha ENI iyo Total, si ay saami 25% ugu yeelato sahminta saddex Baloog oo ku yaala Lamu, oo ah gobol dhaca xadka Soomaaliya iyo Kenya. Qatar waxaa ay saami ah 13. 75 ka iibsatay ENI, halka ay 11.25 ka iibsatay Total, waana saddex Baloog oo ku yaala Laamu Basin. Goobta heshiiska lagu saxiixayey waxaa joogay Saciid Al-Qaabi oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta ee Qatar ahna madaxweynaha shirkadda Qatar Petroleum. “Waan ku fasaxsannahay in aan ku guuleysanno heshiis shidaal qodis ah oo xeebtan Kenya, waxaa ay sii adkeyneysaa in aan ku sii siqno Afrika” sidaasi waxaa yiri Al-Qaabi. Bolooyadan oo kala ah: L11A, L11B iyo L12 ayaa ku yaalo sida aan sheegay Lamu oo ah bariga Kenya, waxaa ay ku fadhisaa 15,000 square KM, xagga moolka waa 1,000-3,000 oo Mitiri. Heshiiskan ayaa waxa uu u baahan yahay inay ansixiso dowladda Kenya, si uu u dhaqan galo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Qatar’s foreign policy has always been one of creating stability and prosperity and non-interference in the internal affairs of sovereign countries, the Government Communications Office (GCO) on Tuesday said. Referring to the comments of a Qatari national published by the New York Times, the GCO stressed that the person is not, and has never been, an adviser of any sort to the Government of Qatar. In a statement on Tuesday, the GCO said: “The State of Qatar’s foreign policy has always been one of creating stability and prosperity – we do not meddle in the internal affairs of sovereign countries. Anybody doing so is not acting on behalf of our government. In Somalia, the UAE has pursued a foreign policy that seeks to manipulate and control, in exchange for financial support. “Khalifa al-Muhannadi is not and has never been, an adviser of any sort to the Government of the State of Qatar. He does not represent the State of Qatar and he had no right to comment on behalf of the government. We will be investigating this individual and he will be held responsible for his comments, which we reiterated do not represent our principles. “Somalia is an important partner for the State of Qatar, but we do not interfere in their internal affairs. Our relationship with Somalia is built on mutual respect and shared interests. We hope for the best for its government and its people. Our support to them will continue till stability in maintained.” The GCO said though it asked for the recordings from the New York Times to support its investigation into the allegations, the US daily did not grant the request due to their editorial policies. “The GCO respects the policies of the New York Times and will not be taking further action in this regard,” the statement added. Meanwhile, Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad said he agreed with Qatar’s statement which refuted a story carried by the New York Times which alleged complicity in Bosaso attack back in May. “Somalia is satisfied with Qatar’s statement” he confirmed in an interview with journalist Harun Maruf,” HE Lolwah Alkhater, the spokesperson of Qatar’s Foreign Ministry said in a tweet. View the full article
-
Somalia’s Ministry of Education has announced the results of the national secondary schools’ exam on Tuesday. The Minister, Abdullahi Godah Barre said the first ten students will be offered fully sponsored a scholarship in and outside of the country. Total students of 22, 499 students out of the total 31,500 candidates who sat for the exams have passed. With 8,162 female students and while male counterparts, who progressed to the next level of education are 14,337. Students can check their performance via online profile provided soneb.gov.so. The unified national secondary schools examination was postponed and new exam papers reset following wide spread leakage via the social media on early May. Scores of students were wounded following a protest. An education official was arrested by the police in connection to the leakage. The Somali government has undertaken reforms to improve education sector which is one of the areas affected by the civil war that broke out in the country in the early 1990s. View the full article
-
Kooxda kubbadda cagta Muqdisho City Club ayaa si heer sare iskugu diyaarisay ka qeyb galka tartanka kooxaha qaarada Afrikca ee CAF Confedration Cup 2019,iyagoo laba ciyaarooda la dheelaya naadiga Malindi Sports Club oo ka dhisan dalka Zanzibar. Guddooomiye ku xigeenka naadiga dowladda hoose ahna la taliyaha maamulka isboortoga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin ka maamul ahaan in mudo dheer ka dib ay kooxda munashiibiya kusoo laabto tartamadii lagu yeeqnay ee qaarada. Maxamed Jeylaani Ajeeloow Isagoo ciyaaryahan ah ayuu kooxda Muqdisho City Club kala qeybgalay ciyaarahan iminka wuxuu aad ugu faraxsanahay in mudo dheer ka dib ay kooxdiisa kusoo laabto ciyaaraha dibadda wuxuu ka sheekaynayaa xiisaha waqtigaas ay u lahaayeen tartamadda dibada iyo dhallinyarada nasiibka u yeelatay iminka iyo munashiibiya difaacaan. Maamulka kooxda Muqdisho City Club ayaa is badal dhinaca macallinka sameeyay,iyagoo horaanta bisha July xilikii macallinimo u magacaabay Maxamed Mestiri Lamjed oo kasoo jeeda dalka Tuniisiya wuxuuna booskan ka badalay Hussein Mblangu Hassan oo u dhashay dalka Uganda Agaasimaha kooxda kooxda naadiga dowlada hoose Cabdifataax Macallin Yuusuf Fooley ayaa Goobjoog u sheegay ka qeybgalka tartamada qaarada ay u lee yihiin qibrad aad u wanaagsan taasina ay u sahlayso in ay guulo kasoo hooyaan. Xidigaha naadiga dowlaldda hoose oo qaarkooda inoogu warbixiyay diyaar garowkooda ayaa sheegay in ay qaateen tababaro kala duwan tartanka kooxaha CAF Confederation ay ka keenidoonaan natiijooyin maadaam sanadkii lasoo dhaafay tartanka jaamacada carabta ay kusoon hareyn baqtiyaa nasiib Abuukar Maxamed Sheekh oo ah Guddoomiyaha kooxda Muqdisho City Club ayaa shacab gobolka Banaadir u balanqaaday in ay usoo hooydoonaan guulo aad u wanaagsan maadaam markii ugu horeesay mudo dheer ka dib ay ku ciyaaraan magaca caasimada. Si kastaba kooxaha Muqdisho City Club iyo Malindi Sports Club ayaa labo kulan isku arkaya tartanka kooxaha CAF Confedration Cup waxaana kulanka 1-aad ay kuwada dheelayaan magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti,halka ciyaarta 2-aad ay ka dhacaysa wadanka Zanzibar. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Is Diyaarinta Kooxda Muqdisho City Club W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
-
The Organization of Islamic Cooperation (OIC) condemned roundly the car bomb terrorist attack on July 22, near a checkpoint in Somalia capital Mogadishu, on the road leading to Mogadishu international airport. Source: Hiiraan Online
-
Doha (Caasimada Online) – Khalifa Kayed al-Muhannadi, waa ganacsade u dhashay dalka Qatar sida uu isagu sheegto, laakin waxaa la leeyahay waa sirdoon dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada. Ninkan waa saxiibka dhow iyo garabka midig ee amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad, waxaana la sheegaa inuu u raaco safarafa dibadda ah sida booqashadii ay ku tageen dalka Indonesia sanadkan bilowgiisa Janaayo 2019-kii. Khalifa Kayed al-Muhannadi, waxaa lagu eedeeyey in uu si toos ah u maalgeliyo kooxaha argigixisada jooga dalalka Libya, sida uu sheegay afhayeenka ciidamada dalkaasi Axmed Al-mismaari 2017-kii, isaga oo intaasi raaciyey inuu Al-muhindi 8 Bilyan oo Dolar uu ka diray akoonkiisa, kuna diray Bank ku yaala Tunis, waxaa kale uu gacan siiyey kooxo jooga Suuriya, Soomaaliya, Wageys Ingiriis ah ayaa horay u qoray inuu qaabilsanaa sirdoonka Qatar ee Tunis, iyada oo lagu helay inuu maal-geliyey kooxo argigixiso ah, oo ku sugan waqooyiga Afrika. Dowladda Qatar ayaa iska fogeysay inuu Khalifa Kayed al-Muhannadi matalo ama mas’uul rasmi ah yahay, iyada oo sheegay iney ixtiraamo qarannimada dalalka, Laakin Dooxa marna ma inkirin inuu Khalifa Kayed al-Muhannadi la soo xiriiray safiirkooda Muqdisho, sidoo kale ma beenin macluumaadka ay qortay New York Times. New York Times ayaa todobaadkan daabacday qoraal sheegaya iney heleen wada hadal dhanka Telefanka ah oo dhex maray Khaliifa Kaayid Al-muhindi iyo safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamsa Haashim, kaas oo ninka hore uu ugu bishaareynayo safiirka iney xulafadooda qarax ka filiyeen magaalada Boosaaso, ee bariga Soomaaliya si ay halkaasi Imaaraadka uga ceyriyaan. Ma aha wax qarsan loolanka Imaaraadka iyo Qatar, laakin waxaa cusub iney si bareer ah ku dagaalaan gudaha dhulka Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Shirka Qatar Petroleum ayaa sheegtay in heshiis la gashay shirkada ENI iyo Total, si ay saammi 25% ugu yeelato sahminta saddex Baloog oo ku yaala Laamu, oo ah gobol dhaca xadka Soomaaliya iyo Kenya. Qatar waxaa ay iibsatay xisadada 13. 75 oo ay ka iibsatay ENI iyo 11.25 oo ay ka iibsatay Total, waana saddex Baloog oo ku yaala Laamu Basin. Goobta heshiiska lagu saxiixayey waxaa joogay Saciid Al-Qaabi oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta ee Qatar ahna madaxweynaha shirkadda Qatar Petroleum. “Waan ku fasaxsannahay in aan ku guuleysanno heshiis shidaal qodis ah oo xeebtan Kenya, waxaa ay sii adkeyneysaa in aan ku sii siqno Afrika” sidaasi waxaa yiri Al-Qaabi. Bolooyadan oo kala ah: L11A, L11B iyo L12 ayaa ku yaalo sida aan sheegay Lamu oo ah bariga Kenya, waxaa ay ku fadhisaa 15,000 square KM, xagga moolka waa 1,000-3,000 oo Mitiri. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
WASHINGTON — A businessman linked to the Qatari Emir told Qatar’s ambassador to Somalia that an extremist attack in May was carried out to advance Doha’s interests in the country against the UAE, an audio recording obtained by the New York Times revealed. According to the New York Times report, in the recording Khalifa Kayed Al-Muhanadi tells Qatari ambassador Hassan Bin Hamza Hashem that “the bombings and killings, we know who are behind them.” Al-Muhanadi says the attack was done in order “to make Dubai people run away from there.” “Let them kick out the Emiratis, so they don’t renew the contracts with them, and I will bring the contract here to Doha,” Al-Muhanadi said. The ambassador then tells Al-Muhanadi that the attacks were taking place “to make them run away,” referring to the UAE. “Our friends were behind the last bombings,” Al-Muhanadi replies. When asked by the New York Times about the recording, neither Al-Muhanadi nor the Qatari government denied the authenticity of the phone call, which was secretly recorded by a “foreign intelligence agency opposed to Qatar’s foreign policies.” During the phone call, the Qatari businessman tells his country’s diplomatic representative to Somalia that he is connected to a family member of Somalia’s president and would help in the transfer of contracts from UAE-owned DP World onto Qatar. The Dubai state-owned port operator DP World has a presence in the Horn of Africa. It launched last October a $101 million project to expand a port in the breakaway region of Somaliland. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and has acted as a de-facto independent state since then but is not internationally recognized. Gunmen shot and killed a DP World subsidiary company manager in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland in February, with the al-Shabab militant group claiming responsibility for the attack according to Reuters. When contacted by the New York Times, the Qatari ambassador denied he knew Al-Muhanadi and cut the phone call short. Al-Muhanadi, however, told the New York Times that he was school friends with the ambassador. “I am a retired man and a trader … I do not represent any government,” Al-Muhanadi was quoted as saying. Qatar’s communications office released a statement to the New York Times saying that they “do not meddle in the internal affairs of sovereign countries.” “Anyone doing so is not acting on behalf of our government,” the statement read. Last April, the UAE ended its mission to Somalia after an incident that saw Somali soldiers board an Emirati airplane at the Mogadishu airport, assault its soldiers at gunpoint, and confiscate $9.6 million. Relations between Somalia and the UAE had been strained over the ongoing diplomatic crisis engulfing Qatar, the Associated Press reported at the time. Somalia’s government remained neutral in the conflict despite the Saudi and Emirati stance in denouncing Doha. “Just talk to our friends from the simple people of Somalia,” Al-Muhanadi tells the Qatari ambassador, according to the audio recording obtained by the New York Times. “They know that the Emiratis are responsible for destruction.” — Al Arabiya English Qaran News
-
Khaliifa Kaayid Al-muhindi, waa ganacsade u dhashay dalka Qatar sida uu isagu sheegto, laakin waxaa la leeyahay waa sirdoon dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada. Ninkan waa saxiibka dhow iyo garabka midig ee amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad, waxaana la sheegaa inuu u raaco safarafa dibadda ah sida booqashadii ay ku tageen dalka Indonesia sanadkan bilowgiisa Janaayo 2019-kii. Kaayid Al-muhindi, waxaa lagu eedeeyey in uu si toos ah u maalgeliyo kooxaha argigixisada jooga dalalka Libya, sida uu sheegay afhayeenka ciidamada dalkaasi Axmed Al-mismaari 2017-kii, isaga oo intaasi raaciyey inuu Al-muhindi 8 Bilyan oo Dolar uu ka diray akoonkiisa, kuna diray Bank ku yaala Tunis, waxaa kale uu gacan siiyey kooxo jooga Suuriya, Soomaaliya, Wageys Ingiriis ah ayaa horay u qoray inuu qaabilsanaa sirdoonka Qatar ee Tunis, iyada oo lagu helay inuu maal-geliyey kooxo argigixiso ah, oo ku sugan waqooyiga Afrika. Dowladda Qatar ayaa iska fogeysay inuu Khaliifa Kaayid Al-muhindi matalo ama mas’uul rasmi ah yahay, iyada oo sheegay iney ixtiraamo qarannimada dalalka, Laakin Dooxa marna ma inkirin inuu Khaliifa Kaayid Al-muhindi la soo xiriiray safiirkooda Muqdisho, sidoo kale ma beenin macluumaadka ay qortay New York Times. New York Times ayaa todobaadkan daabacday qoraal sheegaya iney heleen wada hadal dhanka Telefanka ah oo dhex maray Khaliifa Kaayid Al-muhindi iyo safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamsa Haashim, kaas oo ninka hore uu ugu bishaareynayo safiirka iney xulafadooda qarax ka filiyeen magaalada Boosaaso, ee bariga Soomaaliya si ay halkaasi Imaaraadka uga ceyriyaan. Ma aha wax qarsan loolanka Imaaraadka iyo Qatar, laakin waxaa cusub iney si bareer ah ku dagaalaan gudaha dhulka Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com