Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,481
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (SLT-Tehran)-Wasiirka arrimaha dibedda Iran, Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in haddii Mareykanka ay wada-hadallo doonayaan, ay marka hore qasab tahay inay u hoggaansamaan heshiiskii sannaddii 2015 laga gaadhay barnaamijka Nukliyeerka Iran. Isaga oo maanta ka hadlayey dalka Malaysia, oo uu booqasho ku joogo, ayaa Zarif waxa uu Mareykanka ku eedeeyey inay “ku lug leeyihiin argagixisanimo dhaqaale oo ka dhan ah shacabka Iran.” Waxa uu tusaale usoo qaatay go’aankii uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uga baxay heshiiskii 2015, kaasi oo Iran ay ogolaatay kadib wada-hadallo socday laba sano oo ay la gashay dalalka Mareykanka, Britain, Shiinaha, France, Russia, Jarmalka iyo ururka Midowga Yurub. “Kama aynan tagin heshiiskaas. Waxaan weli miis la fadhinaa shan dal oo kale iyo Midowga Yurub, Mareykanka wuxuu ahaa dalkii lixaad ee go’aansaday inuu ka baxo.” Ayuu yidhi Zarif. “Sidaas darteed, haddii ay doonayaan inay kusoo noqdaan qolka, waxaa jira tikit ay tahay inay iibsadaan, tikit-kana waa u hoggaansamidda heshiiska.” Trump ayaa aad u dhalleeceeyey heshiiskaas, wuxuuna sheegay inuu ahaa mid aad ugu wanaagsan Iran, islamarkaana uu furay waddo ay si fududd ugu sameysan karto hub Nukliyeer. Source
  2. (SLT-Hargeysa)-Madaxa xarunta Dhaqanka Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac ayaa sheegay in aanay aqoon u lahayn, islamarkaana ogayn in Mr Donal Molosi oo ay ku marti qaadeen Bandhigga Buugaagta Hargeysa u ololeeyo dadka isku jinsiga ah. waxa uu ku dooday in ay muhiimadda siiyaan dadka iyo dalalka kala duwan ee Somaliland imanaya, Halkan hoose ka DAAWO Source
  3. (SLT-Riyadh)-Gantaal ay Yemen ka soo rideen Kooxda Xuutiyiintu ayaa ku dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Abha ee Dalka Sucuudiga, Arbacadii Xalay. Gantaalka oo aan ahayn kii ugu horreeyay ee Xuutiyiintu la beegsadaan Garoonka diyaaradaha ee Abha ayaan sababin dhimasho iyo dhaawac ah, sida uu ku warramay Wargeyska The National. Col Turki Al Malki oo ah Afhayeenka Xulafada Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaallada ka wada Yemen, ayaa sheegay in gantaalku uu Garoonka ku dhacay Xalay 11:30. Kooxda Xuutiyiinta ayaa iyaguna xaqiijiyey inay Gantaal ku weerarreen garoonka diyaaradaha ee Abha. “Ficilladan socdaa waa Dambi dagaal..” ayuu yidhi, Afhayeenka Xulafada oo Maanta hadlay Afhayeen u hadlay Jabhadda Xuutiyiinta ayaa isaguna sheegay inay Gantaalka la beegsadeen goob Madaarka Abha ka mid ah oo Diyaaradaha lagu xereeyo, hase-ahaatee ma sheegin inay bartilmaameedkoodii la heleen. Source
  4. (SLT-Hargeysa)-Eng Faysal Cali Waraabe hoggaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa sheegay in uu tagayo caleemo saarka madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), haddii uu ammaanku u saamaxo. “Axmed Madoobe Caleemo Saarkiisa Waan Tagayaa hadii Nabad Galyada Meeshu Wanaagsan tahay,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal oo ka hadlayay shirka golaha Dhexe ee xisbiga UCID ugu soo dhammaaday Burco. Eng Faysal ayaa muddooyinkii u dambeeyay sheegayay in mucaaradka Farmaajo uu taageerayo, islamarkaana doonayo in Somaliland faro geliso siyaasadda Soomaaliya iyada oo cid kasta oo Farmaajo iyo xukuumaddiisa iska caabiyaysa gacan siinayso. Source
  5. (SLTHargaysa) Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Gudida Qandaraasyada Qaranka Ku Ammaanay Shaqada Ay Qaranka Uhayaan. Source
  6. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii uu Madaxweynaha maamulka Puntland uu ku sheegay in uu wada heshiisinayo Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa hore u sheegay in uu maamulkiisu diyaar u yahay in magaalada Garoowe ay martigeliso shirar looga hadlayo maqaamka Muqdisho iyo wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu si adag uga hadlay baaqaasi ka soo yeedhay Madaxweyne Deni, isagoona dowladda federaalkana eedeymo u jeediyey, wuxuuna yiri “Inagu Maamul ma nihin ee waxaynu nahay Dal iyo Dawlad, Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland waa ku khalad inuu inaga Maamul inagu sheego, marka uu leeyahay Soomaaliya iyo Somaliland ayaan wada hadashiinayaa, oo Garowe ayaan Shir ugu qabanayaa si loo dhamaystiro Dastuurka qabyada ah, waxaan leeyahay marka hore adigu waxaad ka mid tahay Soomaaliya, Maamulkoogu waa Maamul Goboleed ka tirsan Soomaaliya”. “Shir Somaliland aad ugu qaban karto Garowe ma jiro, Dastuur qabyo ka ah Soomaaliya oo Somaliland u yaalana ma jiro, anagu Somaliland ahaanu waxaanu leenahay Dastuur noo gaar ah, markaas marka aad leedahay Somaliland iyo Soomaaliya ayaana wada hadashiinayaana waa aragti gaaban, Madaxweynaha Puntland dhex ma noqon karo, wuxuu ka hadlayanaa waa waxay awalba ku hadli jireen qolada Soomaaliya ee uu la midka yahay”. Wuxuuna intaas kusii daray “Soomaaliya diyaar uma aha wada-hadalada, mana doonayso inay inala hadasho, daacadna kama ah, maxaa yeelay Soomaliya waxay ogtahay inay wada-hadalada Somaliland wax badan ku waayeyso iyo inaynu ka gar helayno, madaama aynu ka gar leenahay, dood kasta oo ay ku doodo, iyo si kasta oo ay noo sheegantana wax u suurtagalaya maaha, ee waxay ka baqaysaa inay si toos ah inoola hadasho”. “Wadamo badani sababo kala duwan ayey aqoonsiga Somaliland u diidayaan, in badana xogogaal baanay ka ahayn xaqiiqooyinka jira, Wadamada og xaqiiqooyinka jira, sababo kale duwan ayey aqoonsiga u diidayaan, ama Wadamada Afrika ha noqodaan, ama Wadamo kale oo Caalamka ahba noqdaan, laakiin maaha in marnaba la iska indho tiro aqoonsiga jiritaanka dawladnimada iyo dalnimada Somaliland”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  7. Madaxweyne Ku-xigeenkad Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arrimo muhiim ah. AKHRISO PUNTLANDPOST The post Puntland oo golayaal deegaan u dhisaysa in ka badan 8 degmo & nuxurka shirkii golaha xukuumadda. appeared first on Puntland Post.
  8. Munaasabad tababar loogu soo xireyey Ciidamo gaaraya laba boqol oo Askari oo qeyb ah Booliska gaarka ah ee dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ka dhacday Magaaladda Jowhar, waxaana ka soo qeyb galay madaxweynaha maamulka Maxamed Cabdi Waare, Taliyeyaasha Ciidamada Hirshabeelle, saraakiil ka socota Booliska Federaalka, Amisom Boliis, UN iyo mas’uuliyiin kale. Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Hirshabeelle C/qaadir Aadan Jeelle ayaa sheegey in Ciidanka maanta tababarka loo soo xeray ay yihiin Dufcadii labaad ee Ciidanka gaarka ah ee Booliska Hirshabeelle. Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegey in dawlad goboleedka Hirshabeelle ay u suurta gashay inuu yeeshaan Ciidamo si gaar ah u tababaran, kuwaasi oo qeyb ka qaadan doono howllgalada Iyo Xaqiijinta Amniga deegaanada HIrshabeelle. Dhanka kale wasiir C/qaadir jeelle ayaa sheegey iney dufacadaan tii ka horeysey ay ka qeyb qaateen isku-furka wadada xiriirisa Muqdisho iyo jowhar, iyaddoo dufacadaan ay ugu tala galeeen xoreynta degmooyinka ka maqan gacanta maamulka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Hobyo (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaarayo Gobolka Mudug ayaa sheegayo inuu dhaawac soo gaaray madaweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin. Dhaawaca soo gaaray madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa la sheegay inuu ahaa shil gaari oo ka dhacay Gobolka Mudug sida ay Caasimadda Online u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. Shirka Gaari ee uu ku dhaawacmay Caalin ayaa la sheegay inuu ka dhacay Deegaanka Gawaan oo u dhaxeeyo Wasil iyo Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug. Faahfaahin dheeraad ah lagama helin nooca dhaawaca ah ee soo gaaray madaxweynihii hore ee Galmudug. Caalin ayaa horey usoo noqday madaxweynihii Galmudug ka hor inta aan la sameyn maamul Goboleedyada. Wuxuu hadda kamid ahaa xubnihii ka qeyb galayey shirka Beelaha Habargidir uga socdo Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Wixii kusoo kordha xaaladda Caalin waxaad ku akhrisan doontaan wararkeena soo socdo Inshaa Allah. Caasimada Online Xafiiska Gaalkacyo caasimada@live.com
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeer ku tagey xafiisyada kala duwan ee ku shaqeeyo Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Xamar. Ujeedka kormeerka Guddoomiyaha ayaa ahaa mid uu ugu kuur galayey qaabka ay u shaqeeyaan xafiisayada iyo saraakiisha xafiisyaduba, isagoo ammaanay hannaanka shaqo ee qeybaha kala duwan ee kormeerka uu ku sameeyey. Guddoomiyaha cusub ayaa warbixino la xiriirta howlmaalmeedka ay bulshada u hayaan ka dhageystay maamulka waaxihii uu la kulmay, isagoo kula dar-daarmay in lasii xoojiyo adeegyada shacabka loo hayo. “Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta soo booqday xarumaha kala duwan ee D/hoose iyo Maamulka Gobolka banaadir oo igu soo dhaweeyeen maamulka iyo shaqaalaha, waxaana rajeynayaa in dhowaan aan guda gali doono shaqooyinka muhiimka ah ee ina horyaalla”. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa waxaa kormeerka ku weheliyey Guddoomiye ku-xigeennada Maamulka iyo Xoghayaha Gobolka.
  11. All planes flying to Kismayo Airport will first have to land in Aden Abdille International Airport in Modadishu, federal government of Somalia has announced. Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, sida ay goordhow shaacisay hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Qoraal ay NISA soo dhigtay barteeda twitter-ka ayaa lagu sheegay in sarkaalkan oo ka tirsanaa warbaahinta Al-Shabaab laga soo qabtay degmada Howlwadaag. NISA ma aysan shaacin xilliga la qabtay iyo magaca sarkaalka, hase yeeshee qoraalka ay soo saartay ayaa waxaa la socday sawirrada ninka la qabtay, ayada oo qiyaas ahaan ay da’diisa u muuqato soddon dhammaad ama afartan horraad. Hay’adda NISA ayaa bilihii dhowaa aad sare ugu qaadday howl-gallada lagu beegsanayo Shabaabka ku dhex jira magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayada oo lasoo qabtay qaar badan oo ka mid ah, oo shaqooyin kala duwan ka dhex hayey kooxdan. Dadaalladan ayaa hoos u dhigay qaraxyadii iyo dilalkii qorsheysnaa ee kooxda ay ka fulin jirtay gudaha magaalada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  13. Vacancies: 6 Positions for Banadir Regional Administration (BRA) : Administration Officer Communication Officer Engineer Surveyor Finance Officer Architectural Engineer Project Coordinator Source: goobjoog.com
  14. Terms of Reference Position Title Project Coordinator Department Coordination Unit Reporting to Director General/Project Manager Duration 20 Months (depending on continued budget availability and need for the position as well as satisfactory or better performance evaluations) Duty Station Banadir Regional Administration (BRA) Mogadishu Somalia) Background Somalia Strengthening Institutions for Public Works Project (SSIPWP) The SSIPWP project is the centre piece for building the capacity of the Federal Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing (MPWR&H) and the recently established state-level Ministries and the Banadir Regional Administration (BRA) by developing more effective, efficient, inclusive and accountable institutions for public works and infrastructure. The SSIPWP project is funded by the African Development Fund (ADF) and the Transition Support Facility (TSF) of the African Development Bank (AfDB) and implemented through a Tripartite Protocol Agreement between the Somalia Federal Government, African Development Fund and the United Nations Office for Project Service (UNOPS). The purpose of the SSIPWP project is improve the capacities of MPWR&H, State-Level Ministries and BRA responsible for public works to enable them independently plan, manage and oversee infrastructure construction projects and maintenance of public works (Project Appraisal Report, 2016). Purpose of the Position · Lead and manage staff, contributing to their capacity building and career development Scope of Service Reporting to the Director General/Project Managerand has to Monitor and review performance and hold staff accountable for meeting the success criteria; give corrective feedback where required and take decisive action in the case of poor performance. Duties and Responsibilities, include, but are not limited to: Ensure that programmes are implemented according to agreed objectives and achieve agreed results in line with Concern’s and donor policies and procedures Ensure all expenditure is authorized and spent in accordance with Concern’s internal procedures; review monthly expenditure and ensure it is in line with programme plans. Ensure the allocated budget is utilized effectively and any necessary adjustments are requested in a timely manner. Technical coordination of the project throughout the different components (infrastructure, capacity building) as well as the preparation and the organization of the activities in close coordination with Ministry authorities and Project team and when needed MPWRH FGS. Support, accompany and manage the team and partners in the planning, implementation, monitoring, evaluation and learning of the activities Ensure compliance with guidelines, policies and procedures at all stages of program implementation Ensure proper and timely financial and narrative donor reporting in compliance with internal and external reporting requirements Prepare briefings and background information when requested by PM and other entities Maintain a good level of communication with any relevant stakeholders and dialogue with all relevant actors involved in the area Be in charge of the communication and visibility of the project by promoting the actions as per the communication plan. Ensure all staff understand the Core Humanitarian Standard and that the Complaints and Response Mechanism is functioning in the office and all programme areas. Ensure beneficiaries are aware of Concern’s accountability engagement related to sharing information regarding Concern’s mission and activities as well as the Complaints and Response Mechanism. Ensure the ongoing staff training or refresher sessions on the Code of Conduct and Associated Policies and the Anti-Fraud Policy. Any other tasks assigned by the procurement department head. Required Qualifications, Experience and Skills Master or Bachelor degree in law, political sciences, public administration, international relations or equivalent. Excellent, proven organizational and project management skills, preferably in a multi-cultural and international environment Capacity to establish effective working relations with public institutions and non-state actors including at senior level and to ensure an efficient co-operation with the AFDB Delegation At least 5-6 years of professional experience Proven capacity in team management and ability to security management Good command of program and project management life cycle including strategic planning, development, management, monitoring and evaluation Excellent communication skills ability to adapt to a diverse multicultural environment Diplomacy, patience and rigor Good interpersonal skills Proven experience in drafting institutional documents and reports Ability to work under pressure, Fluency in Somali & English. Submission Guideline: Interested Somali candidates who meet the criteria above are encouraged to send their application letters and detailed CVs to brassipwp@gmail.com, Closing date by 5th Sep 2019 @5: 00 pm. Kindly indicate “Project Coordinator BRA Mogadishu Somalia& VAno 0092/19” on the subject line when applying. Qualified Female candidates are highly encouraged to apply. Only shortlisted candidates will be contacted. Source: goobjoog.com
  15. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax noociisa lagu sheegay Miino oo ciidamo ka tirsan dowladda lagula eegtay isgoyska Albaraka, degmada Hodan ee Muqdisho. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in goobta uu qaraxu ka dhacay uu taagtaa gaari nooca loo yaqaano Qooqanta oo ay la socdeen askar. Wararka qaar ayaa sheegaya in gaariga uu ka yimid dhinaca Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka ah. Khasaaraha ka dhashay dhacdadan ayaa lagu tilmaamay dhaawac soo gaarey askar la socotay gaariga, kuwaasi oo baxbaano loola cararay. Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda falkan oo kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada lagu soo qabqabtay tirro dad ah. View the full article
  16. Terms of Reference: Position Title: Architectural Engineer Department: Public Works Reporting to: Director Public Works Duration: 20 Months (depending on continued budget availability and need for the position as well as satisfactory or better performance evaluations) Duty Station: Benadir Regional Administration (BRA) Background: Somalia Strengthening Institutions for Public Works Project (SSIPWP): The SSIPWP project is the centre piece for building the capacity of the Federal Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing (MPWR&H) and the recently established state-level Ministries and the Banadir Regional Administration (BRA) by developing more effective, efficient, inclusive and accountable institutions for public works and infrastructure. The SSIPWP project is funded by the African Development Fund (ADF) and the Transition Support Facility (TSF) of the African Development Bank (AfDB) and implemented through a Tripartite Protocol Agreement between the Somalia Federal Government, African Development Fund and the United Nations Office for Project Service (UNOPS). The purpose of the SSIPWP project is improve the capacities of MPWR&H, State-Level Ministries and BRA responsible for public works to enable them independently plan, manage and oversee infrastructure construction projects and maintenance of public works (Project Appraisal Report, 2016). Purpose of the position: Architects create designs for new construction, BRA’s donor projects, alterations and redevelopments and use his/her specialist construction knowledge and high-level drawing skills to design buildings that are functional, safe and sustainable. Create plans and gather design requirements for new structures. Design alterations or repairs to existing buildings and str Scope of Services: Architects stay involved throughout the construction process, adapting their plans according to budget constraints, environmental factors or client needs. Focus on the style, design, quality and feasibility of the project while adhering to all building requirements and codes Duties and Responsibilities include but are not limited to: creating building designs and highly detailed drawings both by hand and by using specialist computer-aided design (CAD) applications liaising with construction professionals about the feasibility of potential projects working around constraining factors such as town planning legislation, environmental impact and project budget working closely with a team of other professionals such as building service engineers, construction managers, quantity surveyors and architectural technologists applying for planning permission and advice from governmental new build and legal departments writing and presenting reports, proposals, applications and contracts specifying the requirements for the project Adapting plans according to circumstances and resolving any problems that may arise during construction. Prepare preliminary designs of rehabilitation assessment projects. The design will include sketches, vignettes and drawings. Prepare all necessary construction documents including working drawings, architectural, structural, and mechanical and specifications. In assistance with ministry of public works, monitor and supervise the projects of the ministry. Any other duties assigned by his/her Supervisor Required Qualifications, Experience and Skills: Minimum of Bachelor degree of Architecture, or related discipline. At least 5 years of professional work experience in a relevant Architecture or related field Experience in working in the public sector. Excellent organizing and structure design skills; Demonstrated structural skills; Demonstrated competence in the use of Architecture software’s; Excellent oral and written communication skills in Somali. Fluency in English highly desirable. Submission Guideline: Interested candidates who meet the criteria above are encouraged to send their application letters and detailed CV to brassipwp@gmail.com, Closing date by 5th Sep, 2019 @5:00pm. Kindly indicate “Architectural Engineer BRA – Mogadishu, Somalia” on the subject line when applying. Qualified Female candidate is highly encouraged to apply. Only shortlisted candidates will be contacted. Source: goobjoog.com
  17. Terms of Reference: Position Title: Finance Officer Department: Admin & Finance Reporting to: Director Admin & Finance Duration: 20 months (depending on continued budget availability and need for the position as well as satisfactory or better performance evaluations) Duty Station: Banadir Regional Administration (BRA) Mogadishu Somalia) Background Somalia Strengthening Institutions for Public Works Project (SSIPWP) The SSIPWP project is the centerpiece for building the capacity of the Federal Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing (MPWR&H) and the recently established state-level Ministries and the Banadir Regional Administration (BRA) by developing more effective, efficient, inclusive and accountable institutions for public works and infrastructure. The SSIPWP project is funded by the African Development Fund (ADF) and the Transition Support Facility (TSF) of the African Development Bank (AfDB) and implemented through a Tripartite Protocol Agreement between the Somalia Federal Government, African Development Fund and the United Nations Office for Project Service (UNOPS). The purpose of the SSIPWP project is improve the capacities of MPWR&H, State-Level Ministries and BRA responsible for public works to enable them independently plan, manage and oversee infrastructure construction projects and maintenance of public works (Project Appraisal Report, 2016). Purpose of the position The Finance Officer oversees day to day financial operations of the ministry office under the direction of the Director Admin and Finance. The Finance Officer will be responsible for entering journal entries into Creative’s Dynamics database, compiling the required backup documentation for each entry, and ensuring each transaction is in compliance with Creative policies. Scope of services The Finance Officer will prepare and submit payroll and ministry information as required by the BRA office Mogadishu Somalia. Duties and Responsibilities, include, but are not limited to: Process State payment requests from the Ministry office for operational procurements under the BRA program payments from the official ministry bank account to program vendors; Review the program milestone payments and submit to ministry Office with supporting documents for processing; Track and maintain the petty cash register for program petty cash; Prepare projections as requested for operational or programmatic periods; Track programmatic payments to the beneficiary and follow up as required with the Operations or project manager to ensure timely implementation of programming; Track and coordinate all financial payments inside BRA in coordination with project finance team; Review all state ministry office and consultant timesheets for accuracy and compliance; Review all financial supporting documents from beneficiaries in order to verify all costs are allowable, allocable, and reasonable and supporting documentation is complete; Prepare and submit payroll and state ministry information as required by the project team Support training for beneficiaries on financial processes, as requested; Perform other duties as assigned. Required Skills and Qualifications: Bachelor degree in finance, accountant, CPA level or any other related field discipline Over two (2) years of experience in an accountant, auditor, or finance officer position; Excellent oral and written communication skills with fluency English required; Somali and English language skills strongly preferred; Demonstrated knowledge of financial rules and regulations; and Knowledge of Excel or advanced accounting systems preferred. Strong interpersonal skills Bilingual in English and Somali Experience in working UN, INGOs and Government Institutions Submission Guideline: Interested Somali candidates who meet the criteria above are encouraged to send their application letters and detailed CVs to brassipwp@gmail.com, Closing date by 5th Sep 2019 @5: 00 PM. Kindly indicate “Finance Officer BRA Mogadishu Somalia & VA-no: 0091/19” on the subject line when applying. Qualified Female candidates is highly encouraged to apply. Only shortlisted candidates will be contacted. Source: goobjoog.com
  18. Terms of Reference: Position Title: Engineer Surveyor Department: Construction Reporting to: Director of Construction Duration: 20 months (depending on continued budget availability and need for the position as well as satisfactory or better performance evaluations) Duty Station: Banadir Reginal Administration (BRA) Mogadishu Somalia) Background Somalia Strengthening Institutions for Public Works Project (SSIPWP) The SSIPWP project is the centre piece for building the capacity of the Federal Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing (MPWR&H) and the recently established state-level Ministries and the Banadir Regional Administration (BRA) by developing more effective, efficient, inclusive and accountable institutions for public works and infrastructure. The SSIPWP project is funded by the African Development Fund (ADF) and the Transition Support Facility (TSF) of the African Development Bank (AfDB) and implemented through a Tripartite Protocol Agreement between the Somalia Federal Government, African Development Fund and the United Nations Office for Project Service (UNOPS). The purpose of the SSIPWP project is improve the capacities of MPWR&H, State-Level Ministries and BRA responsible for public works to enable them independently plan, manage and oversee infrastructure construction projects and maintenance of public works (Project Appraisal Report, 2016). Purpose of the position The Engineer will manages all costs relating to building and civil engineering projects, from the initial calculations to the final figures. They seek to minimize the costs of a project and enhance value for money, while still achieving the required standards and quality. Scope of services TheEngineer will manages estimates and costs of the work. When the project is in progress, they keep track of any variations to the contract that may affect costs and create reports to show profitability. Duties and Responsibilities, include, but are not limited to: Undertake cost analysis for repair and maintenance BRA project work; assist in establishing a client’s requirements and undertake feasibility studies; perform risk, value management and cost control; advise on a procurement strategy; identify, analyses and develop responses to commercial risks; prepare and analyses costing for tenders; allocate work to subcontractors; Review architectural plans and prepare quantity needs Estimate quantity and costs of materials Prepare contracts and documents Set budgets for payments, inventory needs, and materials Analyze costs for maintenance and additional building needs Track changes in plans or constructions; update budgets Negotiate with contractors and subcontractors Hire and document contractors and subcontractors Act as a liaison between clients and site managers/engineers Keep track of construction materials and inventory Identify potential financial or construction risks Advise clients on improvements, strategies, and/or estimated costs Document progress, materials, and reports on project Advise on property taxes, regulations, and local laws Source maintenance costs and facilities management for clients Develop and maintain working relationships with contractors and subcontractors Utilize software to calculate, record, and track inventory and estimates Any other duties assigned by his/her supervisor. Required Skills and Qualifications: Minimum Bachelor of Quantity Surveyor, or equivalent. At least 3 years of professional work experience in surveying. Experience in working in the public sector. Excellent organizing and survey skills; Demonstrated survey skills; Demonstrated competence in the use of Microsoft Office; Excellent oral and written Surveying skills in Somali and English. Submission Guideline: Interested Somali candidates who meet the criteria above are encouraged to send their application letters and detailed CVs to brassipwp@gmail.com, Closing date by 5th Sep 2019 @5: 00 PM. Kindly indicate “Engineer Surveyor BRA Mogadishu Somalia & VA-no: 0091/19” on the subject line when applying. Qualified Female candidates is highly encouraged to apply. Only shortlisted candidates will be contacted. Source: goobjoog.com
  19. Jowhar (SMN) – Madaxweynaha Dowlad goboledka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu tababar u soo xiray Dufcadii labaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle. Munaasabadda oo ka dhaceysay dugsiga Tabaarka Ciidanka Boliiska Hirshabelle ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qayb galay saraakiisha ciidan iyo masuuliyiin kale. Waare oo madasha ka hadlay ayaa waxa uu kula dardaarmay ciidamadda in ay ka shaqeeyaa amniga iyo xasiloonida. Isaga oo sii hadlaya waxa uu askarta ku booriyey in ay shacabka u turaan, isla markaana aysan gaarsiinin wax dhibaato ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADDA View the full article
  20. Shirkadda Diyaaradaha ee Air Uganda ayaa Maanta oo Khamiis ah duulimaad toos ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Xaflad lagu daahfuray duulimaadka ay Diyaaradda Uganda Airlines ka sameyn doonto Magaalooyinka Muqdisho iyo Kampala ayaa Saaka lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde International Airport. Daah furka waxaa ka qayb galay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda XFS Cabdulqaadir Axmed Kheyr, Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare, Cabdullaahi Goodax Barre iyo qaar ka mid ah Safiirrada Beesha Caalamka ka jooga Soomaaliya.. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre, ayaa bogaadiyay duullimaadka ay shirkadda Uganda Air ka billowday Muqdisho, wuxuuna sheegay in ay tallaabadani fursad weyn u tahay Gacansatada Soomaaliyeed, Shacabka, Ciidanka AMISOM iyo bahda waxbarashada ee ay wasaaraddiisu hormuudka ka tahay. Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda XFS Cabdulqaadir Axmed Kheyr, ayaa sidoo kale u mahad celiyay Dowladda Yugaandha, madaxda shirkadda Diyaarada Air Uganda iyo Dadkii ka shaqeeyayba, wuxuuna sheegay in ay tani fursad weyn u tahay Shacabka iyo Ardayda Soomaaliyeed, kuwaas oo markii ay ka ambabaxaan Muqdisho si toos ah u tegi doono Dalka Yugaandha. horay ayay 2013 kii Uganda Airlines duulimaaadka uga billowday Muqdisho, waxaana uu hakad ku yimid safarradii ay Soomaaliya ku iman jirtay Air Uganda arrimo dhaqaale awgood, iyadoo ay haatan joogtayn doonto shirkadda Air Uganda duullimaadyadeeda Muqdisho. Goobjoog News Source: goobjoog.com