Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,385
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka duhur. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Duhur-140220.mp3 View the full article
  2. In a lengthy Universal TV interview President Mohamed Abdullahi Mohamed urged President Said Abdullahi Deni “to respect people’s wishes” adding that Puntland “claims to be a Mother of Federalism”. ” I have been to Puntland twice since Deni was elected President of Puntland and invited him to visit Mogadishu, Puntlanders like good governance” President Mohamed said. President Mohamed downplayed the controversy over educational policy between Puntland State and the Federal Government of Somalia. “Our debate should have revolved around the quality of education our children receive, which schools are performing well, which are underperforming” President Mohamed told Universal TV. President Mohamed has not elaborated how a debate on the quality of education in Somalia could take place in the absence a national curriculum widely accepted throughout the Federal Republic of Somalia. President Mohamed: Puntland claims to be the Mother of Federalism In Puntland President Mohamed has come under fire over his choice of words. Puntland does not claim to be the mother of federalism. It happened that leaders from the first autonomous state in Somalia argued for the merits of federalism after state collapse. “President Deni has a mandate. When President Mohamed urges Puntland State President to respect wishes of people the Head of State is unwittingly fomenting dissent ” Dahir Aden, a retired Puntland administrator told Puntland Post. © Puntland Post, 2020 The post President Farmaajo: Puntland President Must Respect People’s Wishes appeared first on Puntland Post.
  3. Mareeyaha waxa loogu yeero Golaha Murtida iyo Madadaalada Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Yuusuf ( Shube ) ayaa maalintii shalay laga hor istaagay inuu galo xarunta Wasaarada [...] Source
  4. The U.N.’s International Civil Aviation Organization (ICAO) forecast global airline revenue could fall by $4 billion to $5 billion in the first quarter due to flight cancellations linked to the coronavirus outbreak, it said in a statement. Source: Hiiraan Online
  5. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. GEERIDU WAA XAQ Allah ha u naxariisto waxaa habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Boston dalka Mareykanka 13.02.2020 Siyaasi,aqoonyahan iyo [...] Source
  6. Love (or lust?) is in the air in the Kingdom of Saudi Arabia, as the country prepares for Valentine’s Day tomorrow following decades of the practice of marking the day being forbidden. Source: Hiiraan Online
  7. The Cabinet has approved the decision to contribute 163 million rupees as a total contribution from Sri Lanka for the arrears amounts recovery and loan concessionary package for the reformation process of Somalia. Source: Hiiraan Online
  8. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa Magaalada Kampala ee caasimadda waddanka Yugaandha kaga qeyb galay shir looga hadlayay xuquuqda Shaqaalaha iyo daryeelka Bulshada. Shirkan oo ahaa kulankii 46-aad ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda 19 Waddan oo Afrikaan ah, iyadoo diiradda lagu saaray xuquuqda Shaqaalaha iyo Tababariddooda, shaqa abuurka iyo la dagaalanka gaajada. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa warbaahinta u sheegay in shirkan ay muddo ka maqnaayeen, balse hadda kadib xubinimadii Soomaaliya ay joogto noqon doonto. Wasiir Sadiiq ayaa sheegay in tababar iyo kobcin dhanka aqoonta ah loo ballan qaaday in ay heli doonaan shaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa soconayay muddo Saddex Cisho ah, iyadoo laga soo saaray war murtiyeed lagu sheegay in layska kaashado dhammaan waxii shirka looga hadlay. PUNTLAND POST The post Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shirweynaha Xuquuqda Shaqaalaha appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (SMN) – Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in laga musuqmaasuqa mushaharkooda. Cabdullaahi Xasan Xaashi, mid kamida saraakiisha, oo u waramay Shabelle, ayaa arrintaas ku eedeeyay xubnaha ka sareeya. Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayuu xusay in ay gunadooda si toos ah ugu soo dirto. Dowladda ayuu ugu baaqay in ay soo farageliso arrintaan isla markaana ay sidda ugu dhaqsiyaha wax uga qabato. Sikastaba, Xaashi ayaa kamid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmadda Baardheere ee gobolka Gedo. View the full article
  10. Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku eedeeyay Kenya in ay faragelin ku hayso waddanka. Farmaajo oo u waramay mid kamid ah mowjadaha leyska arko ee Soomaalida ayaa ku adkeystay in aysan u dulqaadan doonin arrintaas. Isagoo hadalkiisa sii wata, hogaamiyaha dalka ayaa sheegay in ujeedada ka dambeysa faragelinta Kenya ay daaran tahay arrinta badda. Qaar kamid ah maamul goboleedyadda dalka ayuu caddeeyay in ay si hoose ula shaqeeyaan dowlado shisheeye. Dhaqankaas siyaasadeed ayuu ku nuux-nuux saday in uu yahay wax aysan u dulqaadan doonin ayna wax ka bedeli doonan. Ugu dambeyntii, laamaha garsoorka ee waddanka ayuu faray in ay ka shaqeeyaan sidii cadaaladda loogu simi lahaa dhamaan muwaadiniinta. View the full article
  11. Muqdisho (SMN) – Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, ayaa soo dhaweeyay xayiraadii laga ay Al-Barakaat. Duqii hore ee magaalada Muqdisho ayaa talaabo lagu farxo ku tilmaamay arrintaas, isagoo u mahadceliyey cid walba oo gacan ka geysatay. Madaale oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ugu baaqay Mareykanka in uu magdhow ka bixiyo xayiraadaas iyo sumcad dilka shirkadda, sidduu hadalka u dhigay. Bandhiga Al-Barakaat ayaa ahayd shirkadii ugu baaxada weyneyd ee ku taalay Soomaaliya, taasi oo 2001-dii xayiraad ay kusoo rogey dowlada Mareykanka Qeybaha Bulshada Soomaaliyeed ayaaa tani si weyn u soo dhaweeyey iyadoona bogaadiyey in xayiraada laga qaado shirkada Al-Barakaat oo lagu waayey cadeyn muujineysa in eedeymaha markii hore loo xayiray View the full article
  12. Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashey warbixin ay soo saartay Hay’adda Amnesty International oo ku saabsanaa in ay jiraan xadgudubyo ka dhan ah xoriyadda hadalka ee Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda uga warqabto mas’uuliyadeheeda ee ku aadan xuquuqda uu leeyahay qofka muwaadinka ah,ayna u taagantahay in la ilaaliyo xoriyadda hadalka iyo midda shaqsiyadeed. “Waxaa ina soo gaaray qoraal ka soo baxay Hay’adda Amnesty International,oo ka hadlaya arrimo la xiriira xadgudub ka dhan ah xoriyadda hadalka,dowladda Soomaaliya waxay si buuxda uga warqabtaa mas’uuliyadeheeda ee ku aadan in xuquuqda uu leeyahay qofka muwaadinka ah,ayna u taagantahay in la ilaaliyo xoriyadda hadalka iyo midda shaqsiyadeed”. ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ay soo saartay dowladda Soomaaliya. War-saxaafadeedkan ay soo saartay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in warbixinta Amnesty ay tahay mid la buun-buuniyay iyo been abuur,iyadoo xustay in ay tahay qorshe magan geliyo raadis dadal reer Yurub iyo dano kale oo gaar ah oo laga leeyahaya. Sidoo kale ma jiraan cadeymo loo haayo in eedeynta loo jeedinayo dowladda Soomaaliya ee ah xadgudbyada suxufiyiinta,balse arrintan ay u muuqato arrin la siyaasadeeyay,oo ahdaaf gaar ah laga damacsanaa,sidaasi darteedina ay dowladdu si adag u beeninayso warkaasi ay soo saartay Amnesty International. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xustay in ay xaqiijinayso xoriyadda iyo xuquuqda uu leeyahay muwaadin kasta,isla markaana ay qeyb ka tahay xoriyadda saxaafadda,waxaana ay dowladdu intaasi ku dartay in dalka uu mamnuuc ka yahay ficilkasta oo dhaawici kara xuquuqda muwaadinka iyo xoriyatul qowlka. View the full article
  13. Muqdisho (SMN) – Kulamo ay guddiyada sare ee Baniga adduunka iyo IMF yeesheen 12-13-kii bishaan ayey uga doodeen dekumenti ay shaqaalaha bangiga adduunka iyo IMF ka diyaariyeen Soomaaliya, oo khuseeya hindisaha sare ee dalalka saboolka ah ee aad u deymeysan Guddiga sare ayaa soo dhaweeyay dadaalka dowladda FS ee lagu hagaajinayo xariirka Soomaaliya iyo hey’adaha deymaha ku leh iyo sidoo kale nadiifinta deymaha, waxayna isku raaceen in qiimeynta la sameeyay ay muhiim u tahay in Soomaaliya laga cafiyo inta badan US$5.3 billion ee lagu leeyahay Kulamadii guddiga sare ee IMF ay yeesheen February 12, 2020, Kristalina Georgieva, oo ah agaasimaha maamulka iyo IMF ayaa caddeysay in Soomaaliya ay kasoo baxday imtixaankii ayna u qalanto in daynta laga cafiyo. Madaxweynaha kooxda Baniga adduunka, David Malpass ayaa kadib kualka guddiga sare ee Baniga adduunka ee maanta dhacaywaxuu shegay in maanta tillaabo wanaagsan loo qaaday in Soomaaliya ay dib u anba qaado in maaliyad ay ka hesho hey’adaha maaliyadda caalamka, waxuuna Soomaaliya ugu hambalyeeyay dib-u-habeynta ay sameysay, isaga oo u mahad celiyay saaxiibada caalamka ee gacanta ka geysay guusha la gaaray. Bangiga Addunka iyo IMF ayaa qiray in iyada oo ay jiraan caqabado waaweyn oo ku hor gudbanaa in horumar laga sameeyo dadaallada socday, ay Soomaaliya ku guuleysatay imtixiinkii xilliga dheer ay ugu jirtay nadiifinta deymaha lagu leeyahay, waxayna isku raaceen inay Soomaaliya si guul ah ku gaareyso barta go’aan gaaridda ee dhamaadka bisha Maarso ee 2020. Waxay caddeeyeen in gaaridda barta go’aanka ay u baahantahay wadashaqeyn gudaha ah, taageero ka timaada saaxiibada Soomaaliya iyo dhinacyada deymaha ku leh dalka oo si wadajir ah uga qayb qaata. View the full article
  14. European Union Delegation to the Federal Republic of Somalia launched a €5.17 million project to support the Federal and Federal Member States Ministries of Education to deliver equitable and inclusive quality education for the population. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka subax. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Subax-14022020.mp3 View the full article
  16. Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africa ( Africom) Stephen Townsend, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo kulankii dhexmaray Wefdiga Mareykanka iyo madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Wefdiga Maraykanka, waxaa hoggaaminayey Safiirka USA u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africa ( Africom) Stephen Townsend. War-saxaafadeedka, ayaa lagu faahfaahiyay howlgallo qorshaysan in Al-shabaab looga xoreeyo degaannada Jubbaland, Taliyaha Africom ayaa si gaar ah madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland ugu ammaanay la dagaalanka Alshabaab. Sidoo kale, wuxuu qiray in Amniga, Kala dambeyn buuxda ka jirto dowlad goboleedka Jubaland, taasi oo u baahan in la sii xoojiyo, islamarkaana Al-shabaab laga saaro meelaha ay ku harsan yihiin. Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africa ( Africom), ayaa sidoo kale hambalyeeyay dib u doorashadii madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, doorashadaas oo dowladda Federaalku diiday in ay aqoonsato. PUNTLAND POST The post Maraykan oo amaan iyo bogaadin u jeediyay madaxweynaha Jubaland appeared first on Puntland Post.
  17. Guddiyada maamula labada hay’adood ee ugu weyn maaliyadda dunida waxay ku ammaaneen Soomaaliya shaqada laga qabtay isbeddello dhinaca dhaqaalaha iyo maamulka hay’adaha maaliyadda ah iyadoo haddana bay yiraahdeen duruufaha Soomaaliya ay yihiin kuwo adag. Labada hay’adoodba waxay ansixiyeen inay aqbaleen in Soomaaliya daymaha laga khafiifiyo. IMF iyo Bankiga Adduunka waxay labaduba sheegeen inay tallaabadani muhiim u tahay in Soomaaliya laga saamaxo inta badan daynta lagu leeyahay oo ah $5.3 bilyan oo doollar. Agaasimaha hay’adda IMF oo ah gabadha lagu magacaabo Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in oggolaansaha ay bixisay IMF uu yahay mid taariikhi ah. Waxay sheegtay inuu si cad u aqoonsanayo isbeddellada dhinaca dhaqaalaha ee ay Soomaaliya samaysay muddadii ay kormeerka dhaqaale ku hayeen shaqalaaha IMF. Waxay sheegtay inay muhiimaddda kowaad u tahay IMF in Soomaaliya ay marin u hesho tasiilaadka dhaqaale ee ay ku samayn karto kobac dhaqaale, iyo faqriga oo hoos loo dhigo. Madaxweynaha Bankiga Adduuunka David Malpass ayaa isna go’aanka soo baxay shalay kadib sheegay inuu ku faraxsan yahay inay Soomaaliya si dhow ula ay shaqeeyeen, isla markaana ay dawladda gacan ka siiyeen horumarka ay ka sameeyeen inay waddanka gaarsiiyaan heer daynta laga cafin karo. Waxa uu sheegay in si geedisocodka loo dhammaystiro oo ay Soomaaliya u hesho dayn-cafiska waddamada faqriga ah ee daymaha culus lagu leeyahay in hawsha maaliyadeed ee Soomaaliya ee hadda ay kormeerka ku hayaan IMF looga soo baxo si lagu qanacsan yahay, iyo in dawladda Soomaaliya ay dawladaha iyo hay’adaha daymaha ku leh ay daymahooda siiyaan ama ay kula heshiiyaan istiraatijiyo looga nadiifiyo. Waxa uu sheegay David Malpass in Bankiga Adduunka uu kula talinayo hay’adda horumarinta caalamiga ah ee hoos timaadda IMF ee IDA inay iyadu ka cafiso daymaha lagu leeyahay Soomaaliya dhammaadka bishan Febraayo. Intaasi waxaa dheer ayuu yiri in Soomaaliya looga baahan yahay in waajibaadyada saaran dhinacooda ay kasoo baxaan si ay u gaaraan heer dhammaystiran oo la gaaro go’aan kama dambays ah bisha Maarso ee sannadkan. Waxa uu sheegay in marka ay Soomaaliya gaadho heerka dhammaystirka ah inay xaq u yeelan doonto dayn-cafin aan shuruudi ku xirnayn marka loo eego barnaamijka waddamada faqriga ah ee lagu leeeyahay daymaha culus; iyo weliba barnaamijyada daymaha culus ee u dhigma kuwaas ee ay ku wada jiraan hay’adaha Bankiga Adduunka, Bankiga Horumarinta Afrika (AfDF), iyo taageerada IMF. Waxa uu intaasi ku daray in waddama la isku yiraahdo Paris Club laga filayo inay Soomaaliya siiyaan taageero ka sokow dayn-cafinta. Barnaamijka waddamada faqriga ah ee daymaha culus lagu leeyahay waa barnaamij ay sameeyeen IMF iyo Bankiga Adduunka oo ay ku jiraan dhammaan hay’adaha lacagta ee dunida iyo waddamada ugu tunka weyn ee dayamaha bixiya kaasi oo qaamaha looga khafiifiyo waddamada ugu faqrisan dunida si looga yareeyo caqabadaha ka hortaagan kobaca dhaqaalahooda iyo hoos u dhigista faqriga. Ilaa hadda 36 waddan ayaa barnaamijkaas hantay, shuruuda looga cafiyo daymahana kasoo baxay. Xigasho: VOA Somali PUNTLAND POST The post IMF iyo Bankiga Adduunka oo ansixiyay in Soomaaliya laga cafiyo inta badan deymaha lagu leeyahay appeared first on Puntland Post.
  18. MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo has publicly apologized to the people of Somaliland over massacres by former autocratic regime of Siad Barre in the late 1980s in an unprecedented move not before taken by former presidents. Source: Hiiraan Online
  19. US Attorney General William Barr has said that President Donald Trump "undercuts" him by tweeting, making it "impossible for me to do my job". Source: Hiiraan Online
  20. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa magaalada Nayroobi ka furay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo hay’adda IFC oo ka tirsan Baanka Aduunka. Shirkan oo Agaasimaha ay ku wehelinayeen Madax ka tirsan Wasaaradda, ayaa hay’adda ka wada-hadleen siddii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee labada dhinac, horumarinta Ganacsiga iyo fududeynta wax dhoofinta. Shirka, waxa kale oo ay kaga wada-hadleen siddii kor looggu qaadi lahaa mashaariicda iyo shaqooyinka ay ka wada-shaqeen labada dhinac ee khuseeya Ganacsiga iyo Maal-gashiga maadaama oo wakhtigan ay dawladda Soomaaliya u dhow dahay in wakhtiyada soo socda laga cafiyo deynta. PUNTLAND POST The post Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmay magaalada Nairobi appeared first on Puntland Post.
  21. Somali al-Shabab militants on Wednesday night burnt eight homes and some shops belonging to National Police Reservists (NPR) in Garissa county near the border with Somalia, officials said on Thursday. Source: Hiiraan Online
  22. Istar Restaurant is located at 235 Dixon Rd. in Etobicoke Source: Hiiraan Online
  23. The US Army's Africa Command (Africom) says in a new report that it aims to render al-Shabaab incapable of conducting effective operations by next year. Source: Hiiraan Online