-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Turkey will send medical supplies to Somalia to help the country combat the coronavirus outbreak, the Turkish presidential spokesman said on Friday. Source: Hiiraan Online
-
Garoowe (Caasimada Online) – Dowlada Puntland ayaa beenisay sheegashada dowladda federaalka ee ah in saddex diyaaradood oo agab aan cunto ahayn Jimcihii ka dejiyey magaalada Garowe ay soo dirtay xukuumadda federaalka. Sheegashadan ayaa waxaa sameeyey wafdi ka tirsan dowladda oo uu hogaaminayey wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Calaamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka ayagoo la socday diyaaradaha. Wafdigan oo sidoo kale ay ku jireen xildhibaano iyo Wasiir ku xigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa sheegtay in ay Puntland keeneen saddexd diyaaradood oo ka yimid dowladda oo sida agab isugu jira bacaha roobka, teendhooyin, kadiifado iyo maacuun, kuwaas loogu talagay dadkii ku barakacay daadadkii ku soo rogmay magaalada Qardho. Hase yeeshee, Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in agabkaas uu ka yimid Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramadda Midoobay ee loosoo gaabiyo UNHCR, uuna la yaabay sheegashada dowladda. Diyaaradaha sidday agabka ayaa ka yimid magaala madaxda waddanka ee Muqdisho, halkaas oo laga soo daabulay alaabta muhiimka ah, hase yeeshee ma ahayn agab ay bixisay dowladda dhexe. “Waxaa isoo gaaraya macluumaad sheegaya in mas’uuliyiin reer Puntland ku meleta dowladda dhexe oo maanta [Jimcadii, 1-da May, 2020] u yimid in dadkooda dhibaatadu gaadhay ay soo booqdaan in ay sheeganayeen in [alaabta] ay ka timid dowladda federaalka ah; sidaas maahan alaabtaas waxay ka timid Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay baa lahayd,” ayuu yiri. Sheegashada mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda ayaa lagu tilmaamay “sumcad ku raadin iyo olole siyaasadeed.” Villa Soomaaliya ayaa gurmadka loo fidinayo shacabka ku ceyrtoobay fatahaadaha Qardho ku taakuleysay hal milyan oo Doolar.
-
Saddex diyaaradood oo gargaar sida oo ay wadeen wafdi ka socda dowladda Federaala Soomaaliya ayaa maanta oo Jamce ah ka soo degay garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Magaalada Garowe. Wasiirka Qorsheyntaiyo Xiriirka Calaamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hogaamniyey wafdigan oo isugu jira Wasiiro iyo xildhibaano degaan doorashadoodu tahay Puntland oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka ayaa sheegay in ay u yimaadeen in ay soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhacay daadadkii Qardho, kadibna ay kula laabtaan madaxda dowladda Soomaaliya. Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Gargaraka iyo Maareynta musiibooyinka dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa sheegay in ay Puntland keeneen saddexd diyaaradood oo sida agab isugu jira bacaha roobka, teendhooyin, kadiifado iyo maacuun, kuwaas loogu talagay dadkii ku barakacay daadadkii ku soo rogmay magaalada Qardho. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Ahmad Jabuuti oo kamid ahaa mas’uuliyiintii Puntland ee garoonka diyaaraha Garowe ku soo dhaweeyey wafdigan ayaa ka mahadceliyey gargaarka ay dowladda Soomaaliya soo gaarsiisay dadkii ku waxyeeloobay dhibaatadii ka dhalatay daadadkii ku soo rogmay Qardho. Wadfigan waxaa kamid ah Wasiirka Qorsheyntaiyo Xiriirka Calaamiga ah Jamaal maxmed Xasan, Wsasiirka Kalluumeysaga iyo Kheyraadka badda,Cabdullaahi Bidhaan Wasiiru dowladaha Maaliyada Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xigeen Gargaarka Cabdirashiid Maxamuud Xasan, Xildhibaan Cumar ismaaciil Waabari iyo Xildhibaan Maxamuud Maas. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayy door muuqda ka qaadanaysa dhibaatadii ka dhalatay fatahadii daadadkii Qardho, iyadoo horay u bixisay $1,000,000 oo loogu talagay dadkaas. PUNTLAND POST The post Wafdi ka socda DFS iyo saddex diyaaradood oo Gargaar sida oo soo gaaray Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey cudurka faafa ee Coronavirus/Covid-19 ayaa shalay sheegay in dowladda federaalku qof kasta oo dhinta ay u aqoonsan tahay inuu dilay Coronavirus. Hadalka Wasiir Maareeye ayaa ku soo aadaya xili xasaasi ah oo bulshada qaarkood ay shiki badan ka qabeen in wax ka qaldan yihiin tirada xad dhaafka ah ee la sheegay inuu dalka ku dilay Coronavirus. Dadka uu gudaha Soomaaliya ku dilay cudurka faafa ee Coronavirus ayaa gaadhey 28-qof, halka Kiisaska guud ay yihiin 601, sida ay shaacisay Wasaarada caafimaadka Soomaaliya, iyada oo la filayo inay sare u sii kacdo saacadaha soo socdo tiradaasi, maadama ay Wasaaradu soo saarto warbixin maalinle ah oo ku saabsan xaalada Coronaha ee dalka. Tirada dhimashada Soomaaliya ee Coronavirus ayaa hogaanka u haysa dalalka geeska Afrika oo iyagu ay cudurkaasi uga geeriyoodeen tiro ka yar mida Soomaaliya, taasi oo soo if-bixisay labo arrin, oo midood ay dabada ku hayso adeeg xumada caafimaad ee ka jirta Soomaaliya. Iyada oo dad badana ay aaminsan yihiin in hadalka Maareeye uu cadeyn u yahay in dowladdu liiska dhimashada iskaga darsato dad badan oo aan la marin hubin caafimaad oo la xiriirta cudurkaasi, inkasta oo Wasiirada caafimaadku ay dhowr jeer ku dooday in qofkasta oo liiska Coronaha ku jira lagu shaaciyay kadib markii baaritaan la mariyo. Hadalka Wasiir Maareeye ee uu ku sheegay in ‘dowladdu qof kasta oo dhinta u aqoonsan tahay inuu dilay Coronavirus’, ayaa sidoo kale soo shaac bixinaya qorshe culus oo ay ka leedahay dowladda federaalku, kaasi oo lagu rabo in xad ka bax laga dhigo tirada dhimashada ee cudurkaasi, iyada oo aan la xaqiijin. Siyaasiyiinta qaar ayaa sheegay in dowladdu ay uga dan leedahay korarka Kiisaska Coronaha iyo kuwa dhimashada, si ay fursad ugu hesho muddo korodhsi, ama lacag looga qaato hay’ado caalami ah, taasi oo ay si madax banaan u xaqiijin karin Caasimada Online, walow waqti xaadirkan ay muuqato eedeymaha mucaaridka dowladda ugu jeedinayaan muddo korodhsiga ee la xiriirta Coronaha. Dhawaaqa kasoo yeeray Wasiir Maareeye ayaa sumcad xumo weyn usoo jiidaya dowladda federaalka, iyada oo aan la cadeyn karin inay hadalkaasi kula socdaan Mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka, isla markaana ay tahay qorshe jira oo kasoo fakaday afka wasiirka. Waxaana xusid mudan in tirada Kiisaska Coronaha ee dalku ay maalinba maalinta kasii dambeyso sii kordheyso, iyada oo Wasaarada caafimaadkuna ay shaaciso dad hor leh oo uu soo ritay cudurkaasi iyo kuwa kale oo uu galaaftay noloshooda.
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Habeen-01052020.mp3 View the full article
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Masjidka Xareed Yaroow oo kamid ah Masaajida ugu waaweyn dalka, gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa maanta gebi ahaanba lagu tukan salaadii Jimcaha, kadib markii la xiray masjidka. Culimada gacanta ku haysa maamulka masjidka Xareed Yaroow ayaa isla qaatay in masjidka la xiro, sababa la xiriira cudurka faafa ee Coronavirus/Covid-19 oo si weyna ugu sii fidaya gudaha dalka. Waxaana dhowaan cudurka Coronaha laga helay qof kamid ah jameecada masaajidkaasi ku tukan jiray, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Culimada maamulka masjidkaasi, midaasi oo u horseeday inay culimadu qaatan go’aanka xirista masaajidka. Masjidka Xareed Yaroow ayaa noqonaya masjidkii u horeeyay ee gudaha Soomaaliya la xiro, tan iyo intii uu dalka ka bilwoday cudurka safmarka ah ee Coronavirus, oo hadda kusii fidiya dhamaan gobolada dalka. Dowladda federaalka ayaa hore go’aan uga qaadatay xirista masaajida, inkasta oo uu ka dhashay guux badan oo laalay go’aankii dowladda, waxaana hadda sarre usii kacaya cabsida laga qabo in gudaha masaajida uu ku faafo cudurkaasi, maadama ay dad badan iskugu yimaadan.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horeysay si rasmiya u shaacisay goordhoweyd oo maanta ah in gudaha deegaanadeeda uu qofkii u horeeyay ugu geeriyooday cudurka faafa ee Coronavirus/Covid-19. Wasiirka caafimaadka Somaliland oo warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa sheegay in qofkii u horeeyay uu cudurkaasi ugu geeriyooday magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Sida ay ogaatay Caasimada Online, qofkaasi ayaa shalay lagu aasay magaalada Boorama, iyada oo loo aasay qaab ka duwan sidii hore loogu aasi jiray dadka, iyada oo meydkaasi aaseen koox xidhneyd dharkii loogu tala-galay Coronavirus. Wuxuuna kamid ahaa dad dhowaan looga shakisanaa cudurkaasi oo dheecanadiisa loo diray dalka dibediisa, si loo xaqiijiyo in uu qabo iyo inkale, inkasta uu geeriyooday iyada oo aysan iman jawaabtu shalay, haddana maanta ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in natiijada kasoo baxday baaritaankiisa looga helaya cudurka Coronavirus. Waana qofkii ugu horeeyay ee gudaha Somaliland ugu dhinta cudurkaasi, iyada oo la sheegayo inuu ahaa Wiil dhalinyaro ah. Somaliland ayaa wajaheysa khatar hor leh oo cudurka Coronavirus ah, xili ay maanta shaacisay in Boorama uu qofkii u horeeyay ugu geeriyooday cudurkaasi, iyada oo ay aadna u hooseyso tayada caafimaad ee maamulkeedu.
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Golaha Isbadal Doonka Jubaland ayaa Golaha Ammaanka ee QM u gudbiyey dacwad ka dhan ah ergeyga gaarka ah ee xogahayah guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Qoraal ay Golaha u direen Golaha Ammaanka ayey ku sheegeen in tan iyo markii Swan uu madax ka noqdan xafiiska QM ee Soomaaliya bishii May 2019, ay luntay sharaftii iyo aaminaddii lagu qabay xafiiska QM ee Soomaaliya, sida ay hadalka u dhigeen. Waxay sheegeen in Swan uu ceersanayey danaha dhinacyo gaar ah, kuwaas oo horseeday dagaallo, islamarkaana ka horimanaya ujeedooyinka iyo mabaadi’ida axdiga ee QM ee Soomaaliya iyo xafiiska uu u dhaartay. Golaha ayaa sheegay in warqaddii kasoo baxday xafiiska UNSOM 28-kii April ee lagu taageeray heshiiska Axmed Madoobe iyo qaar ka mid ah siyaasiyiintii kaso horjeeday, ay tahay go’aan uu ku taageerayo musharax ku guuleystay hanaan doorasho oo aan dhameystirneyn oo dhacay bishii August 2019. Golaha ayaa sheegay in Swan uu la saftay afar nin oo ay sheegeen inay isku beel yihiin, oo heshiis gaaray, isaga oo iska indha tiraya 32-ka beel ee kale ee wax ka dega Jubaland. Sidaas darteed, ayay yiraahdaan golaha, Swan hadda kadib lagama soo dhoweynayo deegaanda Jubaland, “waxaana codsaneynaa in laga qaado xilka xafiiska QM ee Soomaaliya. Hoos ka aqriso qoraalka
-
On the occasion of International Workers Day, the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) has today called upon the Federal Government, the Federal Member States and the private sector employers to scale up efforts to guarantee their protection and ensure the provision of incentives for the frontline workers. The federation said these frontline workers, which include health workers, journalists, government officials, transport employees, workers in the informal economy and security forces, have in some instances gone the extra mile beyond the demands of their duty to embody a Somali spirit just to save lives and protect our poorly resourced healthcare system. FESTU has particularly demanded a sufficient supply of personal protective equipment (PPEs) and hand sanitizers for workers, especially the frontline workers. In addition, the trade union umbrella body said functional hygienic wash rooms, suitable and safe rest rooms and other facilities must be made accessible to ensure that workers and in particular frontline workers are safe, protected and empowered to carry out their duties efficiently. “Our survival literally depends on their ability of being able to do this. With less support from management and public protection agencies many frontline workers are particularly vulnerable at this time to labour exploitation, acts of injustice and abuse including gender-based violence” said Omar Faruk Osman, FESTU General Secretary. FESTU and affiliated unions avowed that they will not relent in exposing and reporting those who want to take advantage of our courageous frontline warriors during this difficult time in our history. The organised labour has urged the government of Somalia, members of the business community and the working people of our beloved country to join forces with the international community at all levels to defeat this virus. “We call on the government and the private employers to safeguard workers’ jobs, wages/salaries, benefits and incomes as we continue to battle this virus. In such time of uncertainty, workers and families need to be able to rely on a predictable source of income to support their households and generally cushion themselves against the shocks and negative financial impact created by the pandemic. Anything else will be inhumane” added Osman. FESTU boss stated that: once the critical phase of the pandemic has passed and employees slowly resume work, we call on the government and the owners of enterprises to sustain the focus on hygiene and social distancing that the pandemic warranted. This includes deploying labour inspectors to ensure enforcement and compliance with standard health and safety guidelines”. “This year Somalia will be celebrating its 60th independence anniversary, a reality that would not have been possible without the hard work and sacrifices of workers who fully identified with the liberation struggle. Sadly, Somali workers are yet to enjoy full and unhindered freedom as they continue to face gross human and labour rights abuses. In addition, workers’ organisations still face many uphill battles to function effectively and without interference in the interest of workers. Despite this, workers continue to reject this circumvention of their rights and stand strong” stated Osman. View the full article
-
Waxa aan tacsi la wadaagayaa qoyskii, qaraabadii uu ka baxay AHU Marxuum Carab Ismaaciil Baandali oo xaqii ugu yimid magaalada Hargeysa, si gaar ahna ganacsade Cabdillaahi Carab Ismaaciil, Marxuumkana waxa aan Ilaahay uga barayayaa in uu Jannatul Firdowsa geeyo. Aamiin. pic.twitter.com/O4CtuyK86g — Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) April 30, 2020 Qaran News
-
Wasiir isaga oo cunugiisa dhabarka ku wata shir kaga qeybgalay AISSATOU BAH Wasiirka waxbarashada dalka Sierra Leone ayaa kasoo muqday shir muuqaal ah isaga oo canugiisa oo 10 bilood dhalan ku wata dhabarka. Waxay arrintani hadal heyn ka dhex dhalisay baraha bulshada. Wasiirkan oo lagu magacaabo Moinina Sengeh wuxuu sheegay in tallaabadan uu uga dan lahaa in ay dhiirrigelin wanaagsan ay u noqoto ragga kale si ay u caawiyaan haweenka. Wuxuu BBC-da u sheegay in dhif ay tahay in la arko aabe canugiisa ku sita dhabarka. Mr Sengeh ayaa jikada ku jiray xilliggii uu billaabanayay shirka oo ahaa mid muuqaal ah oo la isticmaalay barta Zoom, kaddibna wuxuu arkay caugiisa oo hurdaya. Wuxuu go’aansaday inuu dhabarka ku sido isaga oo shirka ku jira. Waxay arrintani fakar ku reebtay rag badan oo aan ilmahooda qaadi jirin, waxayna tusisay in ay ku dadaali karaan xannaaneyta carruurtooda. “Waxaan leeyahay saaxiibbo badan oo aan waligood xafaayad ka baddalin cunugooda, carruur badan ayeyna leeyihiin, mana fahansana sida ay arrintaas suurtagal ku tahay,” ayuu yiri. Ragga qaar ayaa qoraal uu wasiirkan soo dhigay Twitter-ka uga jawaabay iyagoo tusaya dadaalka ay carruurtooda u sameeyaan. “Wuxuu dhiirogelin u yahay rag badan oo ku nool Sierra Leone iyo guud ahaan qaaradda. Waa nin aanan rumeysneyn in haweenka oo kaliya ah ay saarantahay mas’uuliyadda daryeelka carruurta”, waxaa sidaas sheegtay Nemata Majeks-Walker oo u doodda xuquuqda haweenka dalkaas. Qaran News
-
Waxaan ku wareejinnay Maxamed Haldoor gaadhigii Xisbigu ugu deeqay, gaadhi baahiyihiisa oo dhan lagu soo sar-gooyey, Maxamed waxa aan u rejeynayaa mustaqbal ifaya, Ilaahayna waxa aan u weydiinayaa inta laxaadkoodu kala dhiman yahay in uu bulshada u geliyo naxariis, & walaaltinimo pic.twitter.com/IrmcRS9Fug — Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) April 30, 2020 Qaran News
-
Makkah (Caasimada Online) – Tijaabooyin dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in heerka faafitaanka cudurka Coronavirus ee dalka Sacuudiga uu aad uga sarreeyo sidii marka hore la rumeysnaa, ilo-wareedyo caafimaad ayaa sidaas u sheegay wargeyska Middle East Eye. Sida ay ku warrameen saraakiil caafimaad oo Sacuudiyaan ah, ku dhowaad 70% dadka degan magaalada barakeysan ee Makkah ee labada milyan ah ayaa la rumeysan yahay inuu ku dhacay Coronavirus, sida lagu ogaaday tijaabo magaalada laga sameeyey ayada oo dadka aan loo kala soocin inay isku arkeen astaamaha cudurka iyo in kale. Sacuudi Carabiya ayaa waxaa illaa hadda laga diiwaan geliyey 21,402 kiis iyo 157 dhimasho oo la xiriira COVID-19. Tirooyinkan ayaa ah kuwa ugu badan lixda dal ee xubnaha ka ah Golaha Iskaashiga Khaliijka. “Heerka faafitaanka cudurka wuxu saddex ama afar mar ka badan yahay tirada la shaaciyey,” ayuu il-wareed u sheegay wargeyska Middle East Eye. Labadii April, Sacuudi Carabiya ayaa Bandow 24 saac ah kusoo rogtay labada magaalo ee barakeysan ee Makkah iyo iyo Medina, taasi oo qeyb ka ah dadaal lagu xakameynayo faafitaanka cudurka. Bandowga ayaa la qafiifiyey 26-kii April, kadib billowgii bisha Ramadan, hase yeeshee midka Makkah ayaa weli sidiisa ah. Ayada oo Makkah la saaray xanibaaddii ugu adkeyd, waxaa la rumeysan yahay in magaalada barakeysan ay tahay xudunta faafitaanka cudurka ee dalka Sacuudiga. Xajka sanadkan oo ku aaddan bisha July ayaa la rumeysan yahay in la joojin doono ama waqtigiisa lasoo gaabin doono.
-
The hostile attitude of the United Arab Emirates (UAE) against Turkey is an attempt to disguise it hypocrite policies, the Turkish Foreign Ministry said Thursday, calling on the country to stop its “destructive” agenda by fueling civil wars. In a statement released by ministry spokesperson Hami Aksoy, Ankara called on the UAE to stop the putschist government in Libya and funding terrorists such as al-Shabab in the African Horn. Turkey has been always respectful toward the political and territorial unity of Arab countries, the statement noted, adding that the UAE should “know its place” and stop any hostile attitude against Turkey. A statement by the Emirati Foreign Ministry Thursday expressed “its categorical rejection of the Turkish military intervention” in support of Libya’s United Nations-recognized Tripoli-based Government of National Accord (GNA). Since the beginning of the conflict in Libya, the UAE has been supporting self-renegade Gen. Khalifa Haftar. Turkey also accused the UAE of carrying out a separatist agenda in Yemen. Earlier this week, UAE-backed groups in Yemen, named The Southern Transitional Council (STC), declared that they would be ruling the country’s south with no alignment with the internationally recognized and Saudi Arabia-backed central government. Source: Daily Sabah
-
Kenya has started negotiating a withdrawal from Somalia by 2021. The country is set to leave as Ethiopia’s influence continues to rise. Kenya has achieved a lot since it intervened in 2011. Its intervention was a “game changer”, contributing to a momentum that led to al-Shabaab losing all major Somali cities. But it has fallen short of its goals to subdue al-Shabaab and end terrorism in Kenya. And it will leave a Somalia where its rivals are gaining power and challenging Kenyan national interests. The intervention Kenya’s public motive for intervening in 2011 was self-defence. Its defence forces moved into Somalia to stop al-Shabaab attacks and improve the country’s internal security. Since then, al-Shabaab has lost territorial control over all of Somalia’s larger cities. In 2012, Kenya reclaimed Kismayo. In the same year, it convinced Ethiopia to join the fight. The combined forces of Kenya and Ethiopia were redeployed under the African Union Mission to Somalia. This was crucial in containing al-Shabaab between 2012 and 2016. This combined force weakened the terror group to the point that it is now unable to hold territories within Somali cities. But this still does not mean that the intervention was successful. Since it began, al-Shabaab has launched three large attacks in Kenya. In 2013, it attacked Westgate Mall in Nairobi. In 2015, it attacked Garissa University in northeastern Kenya. And last year it attacked the Dusit Hotel complex, also in the capital. By late 2019, al-Shabaab’s infiltration in Kenya’s northeast intensified, and locals are increasingly accommodating their presence. The situation in the area around the coastal town of Lamu is similar. Al-Shabaab is taking advantage of animosities between the Muslim Bajunis and the Christian elite who settled in the area in the 1970s. Broadly speaking, Kenya has managed to curtail al-Shabaab activities in trouble spots in Kilifi and Mombasa. The country also managed to return a large number of foreign fighters to Somalia without much blow-back. Yet the intervention of 2011 failed to keep Kenya completely safe. Nor did it fully vanquish al-Shabaab. The group is still strong, despite having lost much of its territory. It is richer than ever, propelled by its efficient taxing of the Somali business community, tolled checkpoints and investments, including some in the agricultural sector. Its leadership structure remains intact, with many key officers having served more than four years. Kenya’s dilemmas Kenya’s withdrawal from Somalia will have its own drawbacks. For one, it will abandon its long-time allies inside Somalia. Thus, it will lose leverage with both Addis Ababa and Mogadishu. The government of Somalia’s president, known as Farmajo, has increasingly been at odds with Kenya. The two countries are currently in a diplomatic row over their shared maritime border. Second, Farmajo’s agenda to place his preferred candidates in political office in Somalia’s regional states has challenged Kenya’s allies in Somalia and especially the regional state of Jubaland. It has become clear that Farmajo is willing to draw Ethiopian forces as well as the Somali National Army into his quest to consolidate power by appointing political allies. This has pitched Ethiopia against Kenya, and created tension. Ethiopian forces have recently intervened in support of the Somali government in Mogadishu, targeting the enemies of the Farmajo government. That government has been increasingly willing to use military force against the opposition (as well as the Somali media, and against the regional state of Jubaland, led by Kenyan ally Ahmed Mohamed Islam “Madobe”. Kenya leaves a Somalia where neighbouring Ethiopia plays an increasing role, and also works against Kenya’s former allies. Also, there are stronger totalitarian tendencies on the part of the Somali presidency than before. Its withdrawal will leave Ethiopia with a dominating position in the African Union Mission to Somalia. As Ethiopia’s alliance with Farmajo is strong, this is bad news for the Somali opposition, including allies of Kenya. By withdrawing, Kenya has also let its allies down. It has shown that it cannot be trusted to stay the course. Yet the withdrawal follows a wider pattern in Kenyan politics, wherein the 2011 intervention was the exception. Kenya’s foreign policy strategy has traditionally been passive and restrained. It has held back from the more aggressive politics of all of its neighbours. In the past, this strategy served Kenya well, and the country avoided much of the turmoil that plagued neighbouring countries like Uganda, Sudan, South Sudan, Somalia, and even Tanzania. A Kenyan withdrawal is thus a return to Kenya’s traditional foreign policy, and saves Kenyan lives and resources. Kenya’s relationship with Ethiopia has been the cornerstone of its regional foreign policy, and a Kenyan withdrawal can repair the relationship. But that will be done on Ethiopia’s terms, enhance Ethiopian power in Somalia and leave Kenya with fewer allies within Somalia. This is the dilemma faced by Kenyan decision-makers today, and their choices will have far-reaching consequences. Stig Jarle Hansen – Is Associate Professor of International Relations, Norwegian University of Life Sciences. Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa lagu waramay in barqinimadii maanta ay laba qof ka afduubteen degaanka Burujeed, oo qiyaastii 70 KM u jira Guriceel. Burujeed ayaa kamid ah tuulooyinka ugu caansan ee hoostaga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ma cadda sababta dhabta ah ee ka dambeysa qafaalashadda shaqsiyaadkaas oo la tilmaamay in ay kamid ahaayeen dadka degaanka. Mas’uuliyiinta Galmudug ayaa nan wali wax war ah kasoo saarin dhacdadaan oo lasoo wariyey in ay cabsi ku abuurtay shacbiga halkaas. Talaabadan ayaa kusoo aadeysa xilli laamaha ammaanka dowlad goboleedka ay maalmihii lasoo dhaafay sarre u qaadeen howlgaladda ka dhanka ah Al-Shabaab. View the full article
-
Tartan aqooneedka shabakada warbaahinta Shabelle ayaa caawa gelaya is-araga labaad ee wareega koowaad, waxaana ku balansan degmooyinka Wadajir iyo Howlwadaag. Labadan degmo ayaa is-aragii labaad waxay bar-baro lasoo galeen degmooyinka Dharkenley iyo Kaaraan. Dhamaantooda waxay ka tirsan yihiin gobolka Banaadir. Tartameyaasha Wadajir iyo Howlwadaag ayaa rajeyneya ain ay bandhig fiican oo qanciya dhageysteyaasha iyo daawadayaasha Shabelle ay soo bandhigaan. Barnaamijka tartan aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sanadkan wuxuu ka xiiso badan yahay sanadihii hore. Taaba-gelinta sanadkaan tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan waa dalada Somali Forex Association ee loo soo gaabiyo (SOFA), halka su’aal diyaarintuna ay tahay Jaamacadda caalamiga ah ee Princeton International University ee M/ Muqdisho. View the full article
-
Sheikh Abdulhayi Aden Sheikh Hassan, a popular Islamic scholar, is giving short broadcasts on Radio Ergo, advising how Somali Muslims should protect themselves and their society during the Coronavirus pandemic. Source: Hiiraan Online
-
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya, Augustine Mahiga, ayaa Jimcada maanta ah wuxuu ku geeriyooday caasimadda dalkiisa Tanzania ee Dodoma. Illaa iyo haatan, lama shaacin sababta dhabta ah ee ka dambeysa dhimashadda diblumaasigan. Madaxtooyadda dalka Tanzania ayaa war-saxaafadeed ku shaacisay Mahiga uu xanuun kusoo boodey isagoo jooga gurigiisa isla markaana uu dhintay markii Isbitaal loola caray. John Magufuli, madaxweynaha Tanzania, ayaa sheegay in uu murugada la wadaagayo qoyska iyo asxaabta Mahiga. Augustine Mahiga oo dhashay taariikhdu markii ay ahayd 28-ka bishii August ee sanadkii 1945 ayaa ahaa wakiilka UN-ka ee Soomaaliya intii u dhaxeysay sanadihii 2010 illaa iyo 2013. Waqti xaadirkaan wuxuu ahaa Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee xukuumadda Dodoma. Intii u dhaxeysay sanadihii 2015-kii illaa iyo 2019-kii, wuxuu ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Tanzania. Hoos ka dhageyso warbixinta warkan https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Mahiga.mp3 View the full article
-
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka kulanka Jimcaha ee shabakada warbaahinta Shabelle, ayaa ku dhaliilay dowladda in kaalmooyinka bani’aadanimo aysan si siman ugu qeybinin gobolada dhibaatooyinka fatahaaduhu ay ka dhacaan ee Soomaaliya. Prof Dalxa ayaa sheegay in taariikhda dalka ay dadka bartay ay kamid tahay “in la siyaasadeeyo kaalmooyinka bani’aadanimo oo loo kala eexdo dadka dhibaatooyinka fatahaaduhu saameeyeen”. Xukuumadda federaalka ah ayuu ugu baaqay in si siman kaalmooyinka bani’aadanimo loogu qeybiyo gobolada waddanka. Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa siyaaba kala duwan lacago ugu kala deeqday qaar kamid ah magaalooyin ay ka dheceen fatahaado taasi oo dadka qaarkii dowlada ku eedeeyay in ay iska indha tirayso dadka ku nool gobolada qaar ee dalka sida gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degmada Afgooye oo aysan dowladu gaarsiinin kaalmooyinkii loogu talagalay xilli ay saameyn ku yeesheen fatahaadihii sanadkii hore ka dhashay Webiga Shabelle. View the full article
