Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Therefore according to the law, Somalia’s hydrocarbons cannot be negotiated for sale at the moment due to the following: Somalia is currently going through a political crisis as they are in a middle of choosing PM (Central Government). Capital invested in this period can be at risk. Source: Hiiraan Online
  2. Turkish President Recep Tayyip Erdogan on Saturday warned his French counterpart Emmanuel Macron "not to mess" with Turkey, as tensions between the NATO allies escalate. Source: Hiiraan Online
  3. Israel’s government has allocated $51 million to bring over 2,000 Ethiopian citizens this year, the office of Prime Minister Benjamin Netanyahu said Source: Hiiraan Online
  4. Qormadan 4aad waxa aan ku dul istaagi doonnaa Cutubka 3aad ee buugga oo ah Maansada (Gabayada, Geerrarada iyo Heesaha) “Gabayada La Saaray, Aqoon-darrada Geeraarrada, Sharraxa Aan Loo Baahnayn, Hojis iyo Hooris La’aan, Tiraab Lagu Daray Tix, Hees Manhajka Laba Jeer Ku jirta +++” 45 bog oo ka bilaabmaya 30, kuna eg 74 waxa ku qoran maansada oo loo dhambalay gabayo, heeso iyo geeraarro. Waxa qaybtan kolka muqarrarka la joogo lagu daray bilihii iyo maalmihii hore ee Soomaalida. Hadal tiraab ah ayaa tixdii lagu daray, waxa ay ahayd in curisyada ama meelo kale la raaciyo, sidan ayaana buugga lagu yeelay waana cutubka 6aad. Maansooyin muqarrarka ugu jiray geeraar ahaan ayaa lagu beddelay jiiftooyin. Ma marka hore ayaan geeraarka iyo jiiftada la kala aqoon ee muqarrarka la dejinayo, mise xeelad ayaa looga jeedaa? Raadraaca ku dhigan muqarrarkii la dejiyay 2015kii, ee qaybta maansadu waa sidan 1. Maanso 1.1.Gabay: 1.1.1. Macaan iyo Qadhaadh 1.1.2. Amaanta riyaha 1.1.3. Macallimiinta: Gabaygan oo uu curiyay abwaankii weynaa ee Xaaji Aadan Axmed (Afqallooc) waa laga saaray guud ahaan manhajka, illaa hadda lama garanayo waxa lagu duray, maadaama oo uu ahaa gabay sharci ah. 1.1.4. Waano 1.1.5. Geela iyo Riyaha 1.1.6. Orod xoogso 1.1.7. Gabow iyo geeri 1.1.8. Bilihii iyo Maalmihii Hore: Kuwani ma tix baa mise waa tiraab? Maxaa halkan lagala soo doonay? Gabayga kowaad oo uu Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasin) curiyay looma samayn hordhac ku saabsan hal-abuurka sida goobta xilliga dhalashada, hanaqaadka, dhimashada iyo tilmaan dheeraad ah oo ay ardaydu ku aqoonsadaan. Sadarro badan waxa jebinaya higgaadda qallaafaha leh. Si ka duwan sidii uu caanka ku ahaa ayaa meelaha qaar loo qoray, bal luuqda Maxamed Mooge ee ka horraysa 1984kii iyo buugga 2016kii la qoray kee sax ah? Gabayga looma samaynnin hojis iyo hooris, markaas saw Guurow noqon maayo? Gabayga labaad oo ah Orod Xoogso, waxa curiyay Abwaan Ismaaciil Mire, sida ka hore malaha hordhac hal-abuurka ku saabsan, higgaad toosan, hojis iyo mooris. Meerisyadiisa waxa loo qoray si ka duwan sidii uu ahaa, ee ugu jiray Manhajkii Soomaaliya; inta meeriska kowaad la qoray ayaa laga booday ka 2aad, 3aad iyo 4aad. Waa meeriskii kowaad lagu xigsiiyay kii 15aad iyo kii 16aad, markaas ayaa 4aad la soo qaatay. Waxa isku xiga 1, 15, 16, 4, 5. Yaa xeerkii xigashada tixda ku tuntay? Awal waxa uu ahaa: 1. Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye 2. Xaluun baan xaddaas gabay la kacay, oo xafiiltamaye 3. Dhaqashaba ha xaalaysanine, maqal xuruuftayda 4. Cabdi iyo Xuseen iyo Xirsi baa, kaa xusuus badane 5. Xiniinyoolihii kula sinnaa, xoogsi buu tegaye Imakana waa 1. Caliyow xasuus kugu dullee walad xumaadaaye 2. Wax badan baan xagaagii wan weyn xawda kuu jaraye 3. Wax badan baan sidkaha kuu xayiray xaas walwaallada e 4. Xiniinyoolihii kula sinnaa xoogsi buu tagaye Boggaga 34-46 waxa lagu soo qaatay hal ciwaan oo muqarrarka ku jira, waana Geela iyo Riyaha. Hal cashar ayaad 12 bog ku jiraysaa. Ammaanta iyaha waxa isku taxay gabay 45 meeris/tuduc/beyd, oo aan hoos-u-deg iyo kala-fogayn lahayn.Geela waxa laga horraysiiyay laba bog oo sharrax ah, waa cilmi ku habboonaa in sayniska lagu dhigo, ama curiska lagu daro. Ma geela ayaa laga warramayay mise waxa loo baahnaa hordhac aan ka badnayn bog badhkii oo lagu sharraxo gabayga geela, ujeeddadiisa, qofka tiriiyay iwm? Haddiiba se gabayga geela ee Cumar Istareeliya ku jiray buugga fasalka 2aad, maxaa looga baahan yahay in geela lagaga noqdo? Gabay kale oo geela ah baa lagu sidkay haddana. Waxa lagu sii nabay geeraar kale oo geela ka hadlaya, waa 140 meeris oo xidhiidhsan, taxan, sanka isku wada haya… Hal fakaag malaha. Hadda garo oo qaybtii gabayada ayaa geeraar lagu dhafay, ma gabayga iyo geeraadka ayaan la kala sooci karin? Gabay kale oo geela ah baa lagu sidkay haddana. Halkaas waxa aad uga sii gudbaysaa gabayga waano iyo gabayga gabaw iyo geeri oo sidii caanka ahayd u susumaya, qulqulaya oo is-wada haysta, aan lahaynna tuducayn (paragraphing), kana madhan hojis iyo hooris. Malaha waa guuroowyo? Soomaalida ayaa tidhaahda “Hadal nin badiyay ma wada odhan, nin yareeyayna kama wada tegin”. Waa lagu daalayaa baristooda iyo barashadooda in lagu koobo 20 bog ayay ahayd oo tayo leh. Abwaan Hadraawi ayaa yidhi: “Saddex erey halkii dooni Soddon yaanay kaa qaadan” Geeraarrada iyo Heesaha Muqarrarka laga dhisay manhajka ee la dejiyay 2015kii, waxa uu geeraarrada iyo heesaha u qorsheeyay sidan: 1.1.Geeraar: 1.1.1. Casiisow waa mahaddaa: Waxa curiyay Abwaan Timacadde, waanu ku jiraa 1.1.2. Dalxiis: Geeraarkan waxa lagu beddelay maanso uu curiyay Abwaan Xasan Muxumed Qalinle oo Jiifto ah, kana sheekaynaysa harada Figtooriya. Haddii la rabay in geeraar la qoro, maxaa keenay in jiifto loo rogo? 1.1.3. Sayidka: Geeraar uu curiyay Sayid Maxamed Cabdalle Xasan oo fardaha ah ayaa ku jira. Sharrax ah bog iyo waxoogaa ayaa ka horreeya. 1.1.4. Af iyo Hadal: Kuma jiro manhajka geeraarkani, waxaana aan filayaa in halkiisa ay ku jirto maansada Tanaad ee Abwaan Gaarriye IHUN uu curiyay. Maansadan waxa laga horraysiiyay laba bog oo dheeraad ah, kuna saabsan guddidii qortay afka Soomaaliga. 1.2.Hees (casri) 1.2.1. Beledweyn: Waa ay ku jirtaa, waxana curiyay Abwaan Hadraawi. 1.2.2. Qaayo badan: Mooyi meel lagu dhaafay, kuma jirto heestani buugga 1.2.3. Umul baa ilow dee: Waxa curiyay Xuseen Aw Faarax, waanay ku jirtaa. Innaga oo sheegnay in aanay manhajka ku jirin geeraarrada Dalxiis + af iyo hadal, halkoodana la geliyay laba jiifto, waxa sidoo kale lagu kordhiyay hees la yidhaahdo Ambaqaad. Haddii la raacayo raadraacii muqarrarka ee la dejiyay 2015kii, halkee ayaa buugga fasalka afraad lagaga soo daray heesta Ambaqaad ee uu curiyay Abwaan Siciid Saalax Axmed? Waxa ay ku jirtaa fasalka shanaad ee dugsiga dhexe, sidee ayay maanso ama hees qudhi ugu jiri kartaa dugsiyada dhexe iyo sare? Haddii xitaa qaybinta hal-abuurka lagu saleeyay gobollo, miyaa la waayay maanso kale oo Siciid Saalax Axmed leeyahay? Waxa qaybtan laga saaray gabay iyo hees loo cuskaday inaanay ku jirin muqarrarkii 2015ka, laakiin waxa is-weyddiin leh halkee ayaa lagu gawracay ama lagu nacay gabaygii Macallimiinta ee Afqallooc, geerarraddii Dalxiis iyo Af iyo hadal oo lagu beddelay heeso, heesta qaayo badan oo aan la qorin iyo barta lagaga soo daray heesta Ambaqaad ee Siciid Saalax Axmed. La soco qaybta shanaad haddii Alle idmo Siciid Maxamuud Gahayr siciidgahayr@gmail.com Attachments area Qaran News
  5. At the outset, acknowledge these following short remarks that reveal the past reputation of the Trafigura Group Pte Ltd. The current government of Somaliland has welcomed any foreign investor no matter who itis or who it was. As the head of Berbera Oil Terminal mentioned, the newcompany’s facilities that theyplacedisanopportunity to serve clients within the country andincorporate oil logistics across the EastAfrica. The government officials then mentioned the enthusiastic attitude that the new company hasnonetheless they did not allude to any disapproval of thisnew company. WhenKulmiye turned out to be the leading party, corruption and manipulation has been disseminated. Somaliland’s people have witnessed a massive deceit in every public sector, ministers has looted millions of dollars, conflict of interest in the public sector has been overwhelming and the people of Somaliland barely receives services. The capital of the nation does not have enough water, the streets are very narrow, and vehicles are overnumbered. The parliament and other legislative bodies are overdue, the constitution of the land is deserted, and democracy is in the dead edge end. Certainly, one of the intermediaries, fixers or perverted persons brought Trafigura to Somaliland. This distorted firm is well-know in the world. I do not know who brought it to Somaliland, but the chances that one of the Kulimye party members guided this company to Somaliland is very high. Let me shed a minuscule light of the actual colors of the Trafigura firm. The Public Eye accused the Trafigura firm and its associates of dumping low-quality fuels with high levels of sulphur and other toxic ingredients in African countries. Even though the Trafigura firm dismissed that allegation and insisted the fuel quality standards were a matter for the national government, the real question is does Somaliland havea national quality standard? In order for Trafigura to meet that national quality specifications? Public Eye accused Trafigura of selling Western African countries a diesel that are sometimes hundreds of times higher than European sulphur levels. It is very important that Somaliland at least has the instruments or technology to test the level of sulphur, in order to meet quality specification of the diesel, and at the same time to meet the standard that is indicated by the African Refiners Association or the European or international standard level.As we known,polluting fuels would never sell in America, Europe and most developed nations. According to the UN Environment program, the high-sulphur diesels are major contributors to respiratory diseases such as bronchitis and asthma in west Africa, whichthey receive rom companies like Trafigura. To meet the required quality specifications as reliably and efficiently as possible, the fuel purchase country must have to set a national regulatory authority. In 2016, five western African countries blocked the import of diesel that holds sulphur levels higher than the European limit. In addition, the African Refiners Association had indicated that Trafigura firm ought to follow the recommendations of the Public Eye’s report. In 2006, Trafiguradonated a huge amount of money to Jamaica’s government rules party (people’s national party), the amount of money paid was $31 million America dollars. According to senator Knight in JamaicaTrafigura company has got its oil license from Jamaica’s government at that time. The Netherland laws prohibits its companies to donate any foreign governments, and finally the case of Trafigura affairs go all the way to London-based Privy Council. The court hearing that’sdated-on March 1, 2021. In 2006, Trafigura was suspected to have embroiled in the injury of thousands of people in the Ivory Coast. Even though Trafigura disavowed any misconduct, the Trafigura was charged around $1.2 million America dollars. Not only that, but one of the Trafigura employee’s that involved in the ship’s operation, was charged around $29,500 America dollars. The captain of the ship also was sentenced to a 5-yearsuspended detention term. On top of that, Trafigura paid $160 million American dollars to the government of the Ivory Coast without disclosing responsibility. In 2017, the United States of America authority issued an investigation into the corruption and market manipulation relating to the oil trade. According to the Guardian newspaper, the Washington-based financial markets regulator has issued subpoenas to a large pool of people ordering them to hand over all information they hold relating to the company’s activities. The authority had requested full information for the last four years that the Trafigura company has manipulated and any corruption they may have been involved in with the oil products and trade. As the paper states, there were inks between the Trafiguracompany and Brazil’s trade member Jorge Luz, who becamewell-known as the Deacon of Bribes in Brazil and was sentenced to 13 years and eight months for his part in coordinating bribes that were worth $20 million American dollars. According to official papers, Luz talks about a proposal from Trafigura with the state oil company Petrobras, under which the trading corporation would contribute Petrobras money in swap for discounted oil. Swiss as well as Brazil investigators have executed search warrantsto look into Trafigura, the investigation were related to the alleged bribes paid at least $31 million America dollars that the employee of Brazilian petroleum company has received from 2011 to 2014. Trafigura is one of the risk-takercompanies and at the same time they useloopholes, middlemen, third party’s and intermediaries;bribes paid through outthird parties. Most of the western countries formed the Bribery Act, the act states that the holding companies is liable for failing to prevent an entity from bribing on their behalf. Hiring the agents, fixers and any kind of intermediaries is a habit for risk-taking companies. Most of the large companies still use and enter all kind of intermediaries’ arrangements such as counselors, lobbyists, solicitors’, advisors, brokers, suppliers, and subcontractors. Continuously, the head executives could easily be able to make an inappropriate payment through to intermediary. Not only that, although they have many options at their disposal. In conclusion, Somaliland is not a recognized country, and it is a vulnerable for perpetrators such as those who do not have good reputations. The fuel sector has health hazards such as respiratory diseases. Trafigura is not only working the fuel sector, it is also involved with toxic dumping in the Ivory Coast, therefore, we, the Somaliland citizens are worried about Somaliland’s health, environmental sustainability, and government officialsusing public office for private gain. Somaliland’s government must provide the full information of this company and must share information to media and other institutions. The government allows the civic participation to express their opinion and their standpoint of their views of this company. Let them probe the activities of this company to private institutions or allow them to be the watchdog committee that observes the company’s movements. By Osman Awad waaba2003@yahoo.ca Qaran News
  6. Aqoonyahan Axmed Ibraahin Cawaale, oo ah deegaanjire aqoon durugsan u leh deegaanka, ayuu Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare” ka wareystay sidii looga falceliyey geedkii Mooliga ahaa ee laga gooyey buurta Daalo, sidii uu geedku caanka u noqday, iyo geedku waxa uu yahay ba? Bishii Julaay ee sannadkan (2020) ayey ahayd, markii ay Mooligan dhallinyaro kibir u la tegeen, iyagoo inta ay naftooda halis geliyeen, geedkaa haadaanta ka laalaada is ku soo dul sawireen. Markii uu sawirkaasi soo shaacbaxay, ayaa siyaabo ka la duwan looga falceliyey. Waxa dadka taabatay dhallinyaradaa naftooda khatarta ku biimaysay, is la markaa na sawirkaa geedka lagu soo galay uu dhib horseedi doono. Dad ka la duwan, ayaa geedka u arkay in uu halis yahay, nafo na uu galaafan doono, haddii aan tallaabo laga qaadin. Kuwo kale, waxa iyaga na u muuqatay in geedka iyo dadka la ka la badbaadiyo, oo laga gaashaanto waxyeello kasta oo iman karta. Dadka dadaalka danbe waday waxa ku jira, Axmed Ibraahin Cawaale, oo markii uu sawirka arkay ba olole ayuu galay, isaga oo ii sheegay in uu diyaar lahaa wixii qarash ku baxaya in deyr lagu xidho, halka geedka laga gelayo, si aanay cid danbe ugu dhawaan ama aanay u fuulin. Hidisahan na waxa uu la socodsiiyey wasiirka wasaaradda Deegaanka ee Somaliland, Shukri Xaaji Baandare. Tallaabadaa fiican ee uu ku dhaqaaqi lahaa Axmed, waxa ka soo hormaray, go’aan ay gaadheen dhankii kale ee geedka cadawga u arkayey. Waxay guddoonsadeen in geedka dhagax lagu dilo. Waxa go’aankaa khaarijinta ah fuliyey askar ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland, markii ay taariikhdu ahayd 05/08/2020. Waxa na goyntaas la fuliyey Waxay is tuseen in ay dhallinyarada halista ka badbaadiyaan, se geed qaaliya oo mudnaa in ay dhawraan oo ay badbaadiyaan, ayey haadaan ka tuureen. Way ka qabyaaladeeyeen saaxiibkay, oo caqli ku may darin waxii ay garaadkooda ku la faqeen! Qaran News
  7. Alle how naxariistee waxaa galabta magaalada Hargeysa lagu aasay Siyaasigii caanka ahaa Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule), oo isla maanta magaaladaas ku geeriyooday. Marxuum Cali oo ahaa ninkii qabsashaddii Laascaanood Ciidamada Somaliland u fududeeyey, ayaa sida caadada Somaliland ahaan jirtay waxaa la filayey in sida siyaasiyiinta la midka ah Aas Qaran loo sameeyo, balse waxaa galabta Aastay ehelkiisii, iyadoo wax masuuliyiin ah uu ka qayb galay Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo isagu si weyn uga muuqday goobtii Aaska ee Marxuum Cali Sandule. Ilaahay how naxariisto marxuum Cali, heladiisiina samir iyo iimaan haka siiyo. Source
  8. Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- Qubanaha Shbelle 12=09=2020 View the full article
  9. Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada dalka, doorashada la filayo inay dhacdo sanadka dambe ee 2021. Kheyre ayaa qoraal uu ku daabacay bartiiska Twitter-ka ku sheegay in fikir iyo talo wadaag dheer kadib uu go’aansaday ku dhawaaqida musharaxnimada jagada madaxweynaha Soomaaliya. Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay inuu fahansan yahay fursahada iyo caqabadaha dhow iyo kuwa fog ee la xiriira hoggaaminta dalka. “Fikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba” ayuu qoraalkiis ku yiri Xasan Cali Kheyre. Fikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba#AmmaanoIyoAdeeg pic.twitter.com/Fcx4x2AqEC — Hassan Ali Khaire (@HassanAKhaire) September 12, 2020 Ku dhawaaqida musharaxnimada Kheyre ayaa ku soo aadaysa, iyadoo magaalada Muqdisho uu ka furmayo shir lagu go’aaminayo hannaanka doorashada dalka ee 2020/2021. Dad badan ayaa horey u aaminsanaa inuu Khyre u tartami doono xilka madaxtinimada, basle ku dhawaaqistiisa ayaa ku soo aaday xili xasaasiya. Kheyre ayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya si kedis ah looga qaaday 25 Luulo 2020, waxaana xilkaas horey loogu magacaabay 23 Feebaraayo, 2017-kii. PUNTLAND POST The post Kheyre oo ku dhawaaqay musharax madaxweyne 2021 appeared first on Puntland Post.
  10. Raisulwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga waxa uu ku shaaciyay inuu yahay murrashax u taagan qabashada madaxweynaha dalka sanadda 2020-2021. Kheyre ayaa sheegay inuu ummadda Soomaaliyeed ugu soo adeegay xilka ra’isulwasaaraha islmarkaana ay u suura galeen waxyaabo badan intii uu jagadaas haayay wax kalane ay qabyo u ahaayeen waxa uuna yiri “Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu hore u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee. Muddo xileedkii 5aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas’uuliyad Ra’iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii waxna laga soo bartay”. Xasan Cali Kheyre ayaa hoosta ka xariiqay in fikir iyo wadatashi dheer ka dib uu go’aansaday inuu isu soo sharaxo jagadda ugu sareysa dalka waxa uuna intaa sku daray in uu ogyahay fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hogaaminta. “Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Somaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan markale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo” ayuu yiri ra’isulwasaarihii hore ee dalka Xasan Kheyre. Hadalka ka soo yeeray Xasan Cali Kheyre ayaa ku soo aadaya xilli uu dalka galayo marxalad doorasho ah dabayaaqada sanadkan iyo horaanta sanadka cusub inkastoo wali saamileyda siyaasadda aysan xal rasmi ah ka gaarin nuuca doorasho ee dalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Ra’iisul wasaarihii la riday ee xukuumaddii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharrax madaxweyne doorashada 2020/21. Khare oo war qoraal ah soo saaray ayaa marka hore uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna sheegay in dadka iyo dalka uu ugu adeegi doono si hufnaan leh. Halkan hoose ka aqriso:-: Bismillah, Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu hore u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee. Muddo xileedkii 5aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas’uuliyad Ra’iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii waxna laga soo bartay. Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Somaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan markale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo. View the full article
  12. Madaxweynaha dowlad Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Axmed Madoobe ayaa shalay si deg-deg ugu baxay magaalada Kismaayo, kadib qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay gudaha magaaladaasi. Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta ka qeyb-galay aaska Allaha u naxariistee gudoomiyihii Rugta ganacsiga iyo warshadaha ee maamulkaasi. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa isaga iyo madaxda kale ee dowlad goboleedyada u jooga Xamar ka qeyb-galka shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka. View the full article
  13. Kulanka mudanayaasha golaha oo uu shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaashu akhrinta 2-aad Marsiiyeen Hindise sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, waxaana qodobada sharcigan fikradahooda ka dhiibtay qaar ka mid mudanayaasha golaha shacabka. Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka ka hadlay ayaa soo jeediyay in la is waafajiyo shaqada laanta socdaalka iyo jinsiyadda ee arrimaha dibadda iyo Sharci No 112. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyey ka doodista sharcigan. Sidoo kale Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay Hindise sharciyeedka Dhowrista maalgashiga iyo maalgashadaha, heshiiska iskaashiga arrimaha waxbarashada oo u dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Heshiiska dhismaha aagga ganacsiga xorta ah ee qaaradda Afrika, Heshiiska xubinimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee suuqa Iskaashiga Ganacsiga ee Bariga iyo Koonfurta Afrika iyo Hindise sharciyeedka diiwaangelinta sumadaha ganacsiga. View the full article
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyey inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Kheyre oo qoraalkan soo dhigay bartisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in mudadii uu hayey xilka ra’iisul wasaaraha dalka wax-badan uu qabtay waxna ka bartay. “Bismillah, Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu hore u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee. Muddo xileedkii 5aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas’uuliyad Ra’iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii waxna laga soo bartay,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xasan Cali Kheyre. Qoraalka Kheyre ayaa intaas ku sii daray, “Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Soomaaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS.” Waxa uu qoraalkiisa ku sheegay in uu fahamsanyahay fursadaha caqabadaha la xiriira hoggaaminta dalka, islamarkaana uu ku hoggaamin doono karti, hufnaan iyo daacadnimo, hadii uu ka noqdo madaxweyne. “Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan mar kale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo,” ayuu yiri Xasan Cali Kheyre. 50-maalmood ayaa ka soo wareegatay markii xilka kulan buuq hareeyay looga qaaday Xasan Cali Kheyre, welina lama buuxin booskii uu ka baxay ee ra’iisul wasaaraha dalka. Kheyre ayaa waxaa xilka ka qaaday baarlamanka 25-kii July, kadib markii ay isaga iyo madaxweyne Farmaajo isku qabteen arrimaha doorashada oo uu kaga soo horjeestay madaxweynaha, taasi oo keentay in Villa Somalia ay ka abaabusho mooshin. Intii uu xilka hayey Kheyre, gaar ahaan muddooyinkii dambe, waxaa taageerayaasha madaxweynaha ay ku eedeyn jireen inuusan daacad u ahayn oo uu yahay musharax doonaya inuu xilka ka tuurto. The post Xasan Cali Kheyre oo ku dhowaaqay inuu yahay musharax madaxweyne first appeared on Caasimada Online.
  15. (SLT-Riyadh)-Maxkamad federal oo Mareykan ah ayaa u yeedhay 24 sarkaal oo isugu jira saraakiil hore iyo kuwa ka tirsan dowladda Sacuudiga, si wax looga weydiiyo wixii ay ka ogaayeen weeraradii ay Al-Qacida ku qaaday Mareykanka 11-kii September 2001, oo lagu dilay 3,000 oo qof. Qofka ugu caansan ee maxkamadda looga yeedhay ayaa ah Amiir Bandar Bin Sultan, oo ahaan jiray safiirka Sacuudiga ee Mareykanka. Go’aankan ayaa wax deg deg usoo dhoweeyey qoysaska dhibanayaasha weerarka, oo ku qeexay tallaabo hore loo qaaday oo caddeyn doonta in xubno ka tirsan dowladda Sacuudiga ay wax ka ogaayeen weerarka. Qoysaska dhibanayaasha ayaa fuliyey baadhitaan madax banaan oo shaaca ka qaaday in laba ka mid ah raggii weerarka fuliyey, Khaled Al-Mihdhar iyo Nawaf Al-Hazmi ay taageero maaliyadeed ka heleen shaqsiyaad ku xidhan dowladda Sacuudiga kadib markii ay yimaadeen Mareykanka. Sida uu shaaciyey Yahoo News bishii May 2020, dokumentiyo FBI ayaa muujiyey in sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Sacuudiga oo ka shaqeynayey safaaradda Mareykanka ee Washington, kaasi oo kaaliye u ahaa diblomaasi lagu magacaabo Ahmed Al-Jarrah uu si joogto ah xidhiidh ula lahaa laba qof uu si toos ah weerarka gacan uga gaystay. Mid ka mid ah raggaas waa Fahad Al-Thamiri oo imam ka ahaa masaajidka Boqor Fahad ee magaalada Los Angeles, kaasi oo la kulmay qaar ka mid ah raggii weerarka fuliyey. Ahmed Al-Jarrah oo tan iyo sannaddii tagtay ka shaqeynayey safaaradda Sacuudiga ee Morocco ayaa ka mid ah shaqsiyaadka ay maxkamadda u yeedhay. Waxaa sidoo kale loo yeedhay Saleh bin Abdulaziz Al-Sheikh oo ahaan jiray wasiirka arirmaha diinta Sacuudiga. Amarka loogu yeedhay 24-ka qof ayaa loo diray dowladda Sacuudiga, waxayna ku xidhnaan doonta go’aankeeda haddii ay u ogolaaneyso inay maxkamadda ka hor marqaati furaan, taasi oo la rumeysan yahay inaysan dhici doonin. Source
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safarkii deg-dega ahaa oo ay shalay ku kala aadeen magaalooyinka Kismaayo iyo Nairobi. Axmed Madoobe ayaa Kismaayo uga qeyb galay aaska Allaha u naxariistee guddoomiyahii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin oo shalay salaadii Jimcaha kadib qarax is-miidaamin ah lagu dilay. Sidoo kale madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa isna galabta soo gaaray Muqdisho, kadib safar gaaban oo uu ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Si rasmi ah looma shaacin sababta ka dambeysay safarka uu Qoor Qoor ku tegay Nairobi, hase yeeshee wuxuu halkaas kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Imaaraadka iyo xubno uu ku jiro madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed. Sabtidii maanta waxaa lagu waday in uu Muqdisho ka furmo shirka wadatashiga madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, balse dib u dhac aan sababtiisa la shaacin ayaa ku yimid, iyadoo ay xusid mudantahay inay Muqdisho ka maqnaayeen Axmed Madoobe iyo Axmed Qoor Qoor. Si-kastaba Muqdisho caawa waxaa ku wada sugan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka, waxaana la filayaa inuu shirka si rasmi ah u furmo berri, haddii aysan iman caqabad cusub. Shirka oo saddex goor oo horey baaqday ayaa lagu rajo weyn yahay inuu berri furmo, balse waxaa weli jira shaki iyo cabsi ku saabsan in arrimo lama filaan ah ay iman karaan, sidii dhowr jeer oo horey dhacday. The post A/Madoobe iyo Qoor Qoor oo soo laabtay iyo wararkii ugu dambeeyey ee shirka first appeared on Caasimada Online.
  17. New York (Caasimada Online) – Maxkamad federal oo Mareykan ah ayaa u yeertay 24 sarkaal oo isugu jira saraakiil hore iyo kuwa ka tirsan dowladda Sacuudiga, si wax looga weydiiyo wixii ay ka ogaayeen weeraradii ay Al-Qacida ku qaaday Mareykanka 11-kii September 2001, oo lagu dilay 3,000 oo qof. Qofka ugu caansan ee maxkamadda looga yeeray ayaa ah Amiir Bandar Bin Sultan, oo ahaan jiray safiirka Sacuudiga ee Mareykanka. Go’aankan ayaa wax deg deg usoo dhoweeyey qoysaska dhibanayaasha weerarka, oo ku qeexay tallaabo horey loo qaaday oo caddeyn doonta in xubno ka tirsan dowladda Sacuudiga ay wax ka ogaayeen weerarka. Qoysaska dhibanayaasha ayaa fuliyey baaritaan madax banaan oo shaaca ka qaaday in laba ka mid ah raggii weerarka fuliyey, Khaled Al-Mihdhar iyo Nawaf Al-Hazmi ay taageero maaliyadeed ka heleen shaqsiyaad ku xiran dowladda Sacuudiga kadib markii ay yimaadeen Mareykanka. Sida uu shaaciyey Yahoo News bishii May 2020, dokumentiyo FBI ayaa muujiyey in sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Sacuudiga oo ka shaqeynayey safaaradda Mareykanka ee Washington, kaasi oo kaaliye u ahaa diblomaasi lagu magacaabo Ahmed Al-Jarrah uu si joogto ah xiriir ula lahaa laba qof uu si toos ah weerarka gacan uga gaystay. Mid ka mid ah raggaas waa Fahad Al-Thamiri oo imam ka ahaa masjidka Boqor Fahad ee magaalada Los Angeles, kaasi oo la kulmay qaar ka mid ah raggii weerarka fuliyey. Ahmed Al-Jarrah oo tan iyo sanaddii tagtay ka shaqeynayey safaaradda Sacuudiga ee Morocco ayaa ka mid ah shaqsiyaadka ay maxkamadda u yeertay. Waxaa sidoo kale loo yeeray Saleh bin Abdulaziz Al-Sheikh oo ahaan jiray wasiirka arirmaha diinta Sacuudiga. Amarka loogu yeeray 24-ka qof ayaa loo diray dowladda Sacuudiga, waxayna ku xirnaan doonta go’aankeeda haddii ay u ogolaaneyso inay maxkamadda ka hor marqaati furaan, taasi oo la rumeysan yahay inaysan dhici doonin. The post Mareykanka: 24 mas'uul oo sare oo Sacuudiyaan ah oo loo haysto weerarkii 9/11 first appeared on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. Warka Habeen 12=09=2020 View the full article
  19. MOGADISHU (HOL) - A 20 year old woman who was allegedly gang-raped and thrown to death from a high rise building in Mogadishu has been identified by the family which has called for arrest of those behind the heinous act. Source: Hiiraan Online
  20. The president of Jubaland Ahmed Madobe has on Saturday attended the funeral for the head of Jubbaland Chamber of Commerce Chairman Shafi’i Rabi Kahin killed in a suicide attack outside a mosque in southern Somalia on Friday. Madobe has condemned the attack in the strongest terms possible and urged local people to be more vigilant and work with the regional troops fighting against Al-Shabaab. Al-Shabaab has claimed Friday’s attack which was carried out by a bomber targeted the business leader as he walked out of a mosque after performing Friday prayers. Al-Shabaab has stepped up attacks in Somalia as the country moves closer towards the election deadline with leaders in deadlock over the election model. View the full article
  21. The leader of Galmudug state of Somalia Ahmed Abdi Kariye known as Qoor-Qoor has held a meeting with the United States Ambassador Donald Yamamoto in Mogadishu. “US embassy is encouraged that FMS presidents are in Mogadishu to conclude talks and begin implementing consensus way forward on elections,” said the embassy in a tweet. The US has applauded Qoor-Qoor for his hard work and the people of Galmudug for the historic role in the election process. The remarks come as the leaders of the country fail to convene in Mogadishu on Saturday after two of the presidents of the Federal state left the capital for Kismayo and Nairobi. View the full article
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Xog muhiim ah oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in xilliyo kala duwan shaqada laga eryay tobaneeyo ka mid ah ciidanka Gaashaan oo sanado ka hor la hoos geeyay ciimada uu gacanta ku haayo Mareykanka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in ciidankan toos loo hoos geeyay Mareykanka markii xilka laga qaaday taliyihii NISA ee Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, waxaana markaas sidoo kale laga saaray dhamaan liiska ciidamada Qaranka. Xubno ka mid ah ciidankaan oo aan la hadalnay ayaa noo sheegay in hadda shaqada laga eryay iyadoo aan sababta loo sheegin, waxaana shaqada ka joojiyay saraakiil Mareykan ah. Sidoo kale qaar ka mid ah ciidamadan oo la hadlay idaacadda Kulmiye Muqdisho ayaa arrintan xaqiijiyey. “Adigoo iska jooga ayaa lagu eryayaa sabab la’aan, hadda aniga oo kale anigoo iska jooga ayaa lay keenay warqadii shaqa joojin, waxaa laygu qoray inaa afar sano ka tirsanaa qof fiican ahay oo waxtar leh,” ayuu yiri qof ka tirsan ciidankii la eryay. “Markii aan tagnay xafiisyada dowladda qof na qaabisho waan weynay nabad ma heysano oo meel kasta ma tagi karno ciidan ma nihin waxaan codsaneynaa in shaqada ciidanka nagula celiyo,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay askariga la hadlay idaacadda. Ciidanka Gaashaan waxey qeyb ka yihiin ciidamada ugu tababarka wanaagsan kuwa Soomaaliya waxeyna qaarkood tababar ku soo qaateen Mareykanka, halka qaar kalena lagu tababaray gudaha dalka. Ma cadda sababta shaqada looga joojiyey, hase yeeshee waxaa jira warar sheegaya in arrintan ay ku lug leeyihiin xubno ka tirsan dowladda. Hoos ka dhageyso wareysiga ciidanka Gaashaan ee idaacadda Kulmiye. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/09/Cod-Askari.mp3 The post Boqol ka mid ah ciidankii ugu tababarka wanaagsanaa Soomaaliya oo la ruqseeyay first appeared on Caasimada Online.
  23. Garowe (PP News Desk) — The Mayor of Garowe Ahmed Said Musse sent a stern warning to Puntland MPs and senior officials who do not pay the annual tax they owe Puntland State government. Mr Musse explained why the local government resorts to removing doors of houses belonging to officials who have failed to pay annual tax liabilities on time. “Parliamentary immunity protects MPs against arrest. Officials who fail to pay taxes are criticise the local government. We will sue senior officials who refuse to pay taxes” said Musse. Lawfare: Garowe Mayor threatens to sue MPs who have not paid their annual tax liabilities. Asked if the local government removed doors of houses owned by poor people, Garowe Mayor said that “the poor people pay taxes regularly because they live in small houses.” Last month Mohammed Ahmed Haraf, an MP, accused Garowe local government of leniency towards criminals. “The job of Garowe Local Government is now confined to collecting house tax. They remove doors and gates of properties whose owners either had not paid tax or are not in town, and make it easier for burglars to break into houses” Haraf wrote. Locals criticise Garowe Municipality for bending the rules when enforcing tax collection against citizens whom the local government accuses of not paying to annual taxes. “Why sue MPs and senior officials for not paying taxes when you can remove doors of property owners for unpaid taxes?” asks a Garowe-based former civil servant. Power struggle between the Mayor of Garowe and local MPs highlights the barriers to the progress towards a rule-based governance in Puntland State. © Puntland Post, 2020 The post Garowe Mayor Threatens to Sue MPs for Unpaid Taxes appeared first on Puntland Post.
  24. Madaxweynaha Jubbaland oo shalay deg deg ugu duulay Kismaayo ayaa iminka dib ugusoo laabtay Muqdisho si uu usii wado wax ka faafinta Xal Siyaasadeed oo [...] The post Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho kusoo laabtay appeared first on . Source