-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Fewer Somali girls in Adado being subjected to the full cut
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
(ERGO) – A local women’s group in central Somalia says it has seen a decrease in the number of girls being subjected to full female genital circumcision (FGM) following an awareness campaign. Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa goobjoog ahaa taliyaha ciidamada Xoogga Odowaa Yuusuf Raage iyo wasiirka gaashaandhgga Xasan Xuseen Xaaji. Intii uu socday kulanka ayaa waxaa lagu soo qaaday arrimaha ciidamada iyo sidii loo kordhin lahaa miisaaniyadooda. Wasiir Beyle oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda Soomaaliya ay garab-istaagi doonto ciidamada qaranka ee u taagan difaaca dalka. “Waxaan ka wada hadalnay Miisaaniyadda ciidamada iyo sidii loo horumarin lahaa. Muhiimdeena 1aad waa in aan taageernaa ciidamadeena geesiyada ah ee u taagan har iyo habeen difaaca Dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed,” ayuu yiri Beyle. Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyey ku dadaaleysay dib u dhiska ciidamada iyo tababaradooda, waxaana door muuqa ka qaata dalalka Turkiga, Qatar & Eritrea.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in dowladda federaalka Soomaaliya ay fasaxday shaqaalaha ugu yaraan 5 wasaaradood iyo xarumo kale oo ku yaalla aagga KM4, Zoobe iyo Isgoyska Banaadir, kadib markii ay dareemeen cabsi amni. Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in wasiirada wasaaradahaas iyo madaxda xarumaha kale ee aagaas ku yaala loo sheegay in ay shaqaalaha fasaxaan ilaa amar dambe, sidoo kalane ay wasiirada yareeyaan tagista xafiisyada, haddii laga maarmi karana aan la tagin ilaa war sugan ay helayaan. Wasaaradaha qaar waxaa loo reebay shaqaale kooban oo muhiim u ah shaqada, kuwaas oo waqti kooban shaqeyn doono, sida ay sheegeen xubnaha aan la hadalnay. Wasaaradaha shaqaalahooda la fasaxay ayaa kala ah, Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku taala Isgoyska Banaadir, Wasaaradda Qorsheynta oo u dhow Zoobe, Wasaaradda Waxbarashada oo ku taala Zoobe, Wasaaradda beeraha oo ku taala agagaarka CID-da, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Musiibooyinka qeybta gurmadka deg dega ah oo ku taala Harkaha iyo Saamaha kuna dhow CID, balse si ku meel gaar ah shaqadeeda loo raray Xalane iyo xafiisyo kale oo muhiim ah. Ilo sirdoon ayaa wasiirada iyo masuuliyiinta wasaaradaha u sheegay in la helay xog timaameysa in Al-Shabaab ay qorsheeyeen weeraro lagu galo xarumahaas, sidaas darteedna la fasaxayo shaqaalaha dowladda. Dadka aan la hadalnay ayaa noo sheegay in xogtaan aan lala wadaagin shaqaalaha balse macno kale loo yeelay fasaxooda, halka kuwa aan laga maarmin ee ilaa hadda jooga aysan ogeyn cabsida amni ee loo fasaxay saaxiibadood. Al-Shabaab ayaa kordhiyay maalmihii la soo dhaafay dilalka iyo qaraxyada ay ka fulinayaan Muqdisho, iyadoo sidoo kale ay bateen digniinaha ka imaanaya hay’adaha ajnabiga ah ee dagan Xalane.
-
Wasiirka wasaraada caafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawsiya Abikar Nur iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi, ayaa kala saxiixday heshiis ay dowladda talyaaniga ku taageereyso qaar kamida isbitaalada dalka. Heshiiskaan ayaa ku kacaya lacag gaaraysa 3 Milyan oo lacagta yuurada ah, waxaana wax looga qaban doonaa baahiyaha isbitaalada ay Wasaarada Caafimaadka gacanta ku hayso. Isbitaalada ay wasaaradda Caafimaadka gacanta ku haysa ayaa ah kuwa daboola baahiyaha Caafimaad ee dadka Masaakiinta ah ee ku nool xeryaha qaxootiga iyo kaamamka kuwaas oo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka Caafimaad. Wasiirka Caafimaadka iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiyo soomaliya ayaa heshiiska ka dib, waxaa ay booqdeen dhawr qaybood oo ka mid ah isbitaalka Hooyadda Iyo Dhallaanka ee Banaadir. PUNTLAND POST The post Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis caafimaad appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Farsamada ee dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ku sugan Baydhabo. Kulanka Madaxweyne Lafta-gareen iyo Guddiga ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka iyo muranka ka taagan qabsoomida doorashooyinka dalka Madaxweynaha ayaa Guddiga warbixino kala duwan ka siiyay shirarkii Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee looga hadlayay khilaafka doorashada iyo heerarkii kala duwanaa ee shirarka soo mareen. Sidoo kale Lafta-gareen ayaaa Guddiga Farsamada ee shirka uga socda Magaalada Baydhabo kula dardarmay inay ka qeyb noqdaan sidii loo fulin lahaa heshiiskii 17-kii September 2020 laga gaaray doorashada. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Lafta Gareen oo kulan la yeeshay Guddiga Farsamada appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyaha xisbiga waddani Cabdiraxmaan Cirro & Masuuliyiin sarsare oo oo xisbiga katirsan ayaa ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaaciyay laba musharax oo wakiilada iyo deegaanka gobolka maroodi u kala sharaxan oo ay soo xuleen Beesha Makaahiil-sacad Muuse oo lagu qabtay magaalada hargaysa huteelka maansoor. Munasibadan oo ahayd mid siwayn loosoo agaasimay islamarkaana ay ka soo qaybgaleen kumanaan kamid ah bulshada beesha soo xulatay labadan musharax Sheekh Axmed Dayib oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo cabdiraxmaan Fidaar oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa Qaran News
-
Waa sidee xaalka qoyskii uu ka baxay Mucammar Qadaafi? Qadaafi, xaaskiisa iyo carruurtisa oo ku sugan deegaanka Caziiziyah sanadkii 1992 Toban sano ka hor maanta oo kale, waxaa dalka Liibiya ka bilowday dibadbaxyo ballaaran oo markii dambe horseeday in xukunka laga tuuro hoggaamiyihii dalkaas Mucammar Qadaafi oo muddo 40 sano ah ka talinayay waddankaas. Waxaa kaalin weyn ku lahaa maamulkiisa wiilashiisa iyo qaar kamid ah qaraabadiisa, waxaana xilligaas isku diyaarinayay in talada uu la wareego wiilkiisa Saif Al Islaam. Hadaba xaguu ku dambeeyay qoyskii Qadaafi? Saddex kamid ah wiilasha Qadaafi ayaa lagu dilay dibadbaxyadii harreeyay dalkaas, waxaana kamid ahaa Muctasim Qadaafi oo ahaa la taliyaha arrimaha amniga ee dowladda, kaas oo ay dileen dabley hubeysan isla maalintii la dilay aabihii Qadaafi. Qadaafi Kornel Qadaafi wuxuu ahaa hoggaamiyihii ugu mudada dheeraa ee ka taliyo dal Carab ama Afrikaan ah tan iyo markii uu xukunka inqilaab milateri kaga qabsaday boqor Idriis Al Senuusi sanadkii 1969. Qadaafi wuxuu xilligaas ahaa 27 jir. Qadaafi wuxuu ku dhashay meel u dhaw magaalada Sirte sanadkii 1942, wuxuu caan ku ahaa dareeskiisa milateriga iyo haweenkii u ahaa ilaalada. Mucammar Qadaafi Bishii Agoosto sanadkii 2011, waxaa dhacay mamuulkiisa kadib markii xooggagii la dagaallamayay ay qabsadeen caasimadda Tripoli. Bishii Oktoobar sanadkii 2011, waxaa si arxan darro ah loogu dilay magaaladii uu ka soo jeeday ee Sirte. Xaskiiisii koowaad Fatxiya Khaalid waa xaaskii koowaad ee Qadaafi, waxay aheyd macalimad, dadka qaar waxay sheegaan in iyada iyo Qadaafi uusan shukaansi dhexmarin kahor guurkooda. Waxay u dhashay hal wiil, Maxamed Qadaafi, lix bilood kaddibna wey kala tageen. Xaaskiisii labaad Safiya Farqash waa xaaskii labaad ee Qadaafi, waxay u dhashay 7 carruur ah. Safiya iyo gabadheeda Caasha, xaaskii koowaad ee Qadaafi iyo wilkeeda Maxamed waxay u qaxeen dhinaca Algeria sanadkii 2011, halkaas oo laga siiyay magangelyo ka hor inta aysan u gudbin Cummaan. Waxaa lagu soo warramay in Safiya qalliin loogu sameeyay cisbtaal ku yaalla Jarmalka sanadkii 2014. Safiya Farqash Maxamed Qadaafi Wuxuu dhashay sanadkii 1970, wuxuuna ahaa madaxweynihii guddiga olimbikada Liibiya. Wuxuu sidoo kale ahaan jiray agaasimaha guud ee guddiga boostada iyo isgaarsiinta, kaas oo maamuli jiray dhammaan isgaarsiinta iyo sattelite-ka Liibiya. Maxamed Qadaafi Wuxuu u wareegay dalka Cummaan kadib markii uu u qaxay Algeria. Maxkamadda dambiyada caalamiga ah wax dacwad ah kuma aysan soo oogin, maadaama la rumeysan yahay in uusan wax lug ku lahaan qalalaasihii harreeyay Liibiya 2011. Saif Al Islaam Qadaafi Saif Al Islaam waa 49 jir, wuxuuna si weyn u yaqaannaa luqadda Ingiriiska, isagoo shahaadada u sareysa ee dhaqaalaha ka qaatay jamaacadda dhaqaalaha ee London. Wuxuu ka tirsanaan jiray urur hadafkiisa ahaa inay xoojiyaan dhaqaalaha Liibiya. Wuxuu hoggaamin jiray ha’yadda lagu magacaabo ha’yadda samafalka iyo horumarinta Qadaafi taas oo wadaxaajood la gashay maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo dad ku qafaashay gudaha Philippines. Waxaa lagu tilmaami jiray in uu yahay ‘wajiga casriga ah ee Liibiya’ balse sanadkii 2008 wuxuu ku dhawaaqay in uusan dooneyn in xukunka uu kala wareego aabihii. Saif Al Islaam Qadaafi Bishii Nofembar ee sanadkii 2011, golihii kumeel gaarka ahaa wuxuu shaaciyay in Saif Al Islaam lagu xiray koonfur galbeed Liibiya. Maxkamad ku taalla dalkaas ayaa sanadkii 2015 ku xukuntay dil isagoo ka maqan dalka. Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ayaa codsatay in loo gacan geliyo Saif Al Islaam, kadib markiii la sheegay in uu galay dambiyo dagaal. Saif Al Islaam ayaa la sii daayay sanadkii 2017 tan iyo wixii ka dambeeyay xilligaas lama sheegin halka uu ku nool yahay. Saacidi Qadaafi Saacidi Qadaafi wuxuu dhashay sanadkii 1973, wuxuu guursaday gabadh uu dhalay mid kamid taliyeyaashii hore ee milateriga Liibiya. Wuxuu ahaa ciyaartooy kubadda cagta ah, wuxuuna muddo kooban u dheelayay naadi Talyaani ah. Wuxuu hoggaamin jiray xiriirka kubadda cagta Liibiya, in muddo ah ayuu kabtan u ahaa xulka qaranka. Wuxuuna markii dambe u wareegay dhinaca aflaamta, wuxuuna ku maalgeliyay 100 milyan oo dollar. Saacidi Qadaafi Markii xukunka laga tuuray aabihii, wuxuu u cararay Niger balse sanadkii 2014 ayaa loo soo tarxiilay Liibiya si loogu maxkamadeeyo. Muctasim Qadaafi Al Muctasim wuxuu dhashay sanadkii 1975-tii, wuxuu ahaa gaashaanle ka tirsan milateriga. Wuxuu u baxsaday Masar kadib markii lagu eedeeyay in uu waday dhaqdhaqaaq xukunka looga tuuri rabay aabihii. Markii dambe ayaa cafis loo fidiyay, waxaana loo ogolaaday in dalka uu dib ugu soo laabto si uu u qabto jagada la taliyaha arrimaha amniga isla markaana uu kamid noqdo taliyeyaasha milateriga. Waxaana la dilay isla maalintii la dilay aabihii. Muctasim Qadaafi Haneybaal Qadaafi Wuxuu u shaqeyn jiray waaxda Liibiya u qaabilsaneyd maraakiibta gaar ahaan dhoofinta shidaalka. Waxaana lala xiriiriyay dhacdooyin dhowr ah, sanadkii 2005 waxaa lagu eedeeyay in huteel ku yaalla Faransiiska uu ku dhex garaacay gabadh ay saaxibo ahaayeen, sidoo kale waxaa lagu xiray magaalada Geneva kadib markii la sheegay in uu si xun ula dhaqmay labo qof oo kalkaaliye u ahaa, Switzerland ayaana lagu xiray. Inkasta oo markii damaanad lagu sii daayay, dowladdii Liibiya waxay qaaday taallaabooyin ay ku qaadaceyso badeecadaha Switzerland, waxay dalka ka saartay shirkadaha laga leeyahay dalkaas, waxayna u yeertay safiirkeedi ka joogay caasimadda. Haneybaal Qadaafi Haatan wuxuu ku nool yahay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, wuxuu qabaa gabadh u dhalatay Lubnaan, waxaana soo baxayay warar sheegay in uu baabuur uu watay uu jiirsiiyay dad waddo marayay gudaha Dimishiq oo uu kamid yahay sarkaal boolis ah. Saif Al Carab Qadaafi Wuxuu dhashay sanadkii 1980, wax badana lagama yaqaanno noloshiisa. Wuxuu wax ka dhigan jiray jaamacadda Munich ee dalka Jarmalka. Saif Al Carab iyo labo wiil uu dhalay ayaa waxaa lagu dilay duqeyntii diyaaradaha gaashaanbuurta Nato ay ka geysteen Liibiya. Dadweyne ka careysan dilka Saif Al Carab iyo wiilashiisa ayaa dab qabadsiiyay safaaradda Ingiriiska ee Tripoli iyo dhismayaal kale oo ay lahaayeen Reer Galbeedka. Saif Al Carab Qadaafi Khamiis Qadaafi Waa wilkii ugu da’da yaraa wiilasha Qadaafi, wuxuu dhashay sanadkii 1983, wuxuu ahaa sarkaal boolis ah, wuxuu hoggaamin jiray cutub gaar ah oo ka tirsan booliska, wuxuu tababar milateri kusoo qaatay Ruushka. Waxaana lagu soo warramaya in loo xilsaaray in uu ka hortaggo dibadbaxyadii ka socday magaalada Benghazi. Khamiis Qadaafi waxaa la dilay bishii Agoosto ee sanadkii 2011 isaga iyo qaar kamid ah qaraabadiisa, waxaana kamid ahaa Cabdullaahi Al Senusi madaxii sirdoonka dowladdii Qadaafi. Khamiis Qadaafi Balse ilo wareedyo ka tirsan milateriga iyo shacabka ayaa sheegay Khamiis Qadaafi uu weli nool yahay, walow BBC dad u warramay ay sheegeen in la dilay. Caasha Qadaafi Caasha waa 44 jir, waxayna kamid ahayd qareennadii u doodayay madaxweynihii hore ee Ciraaq, Saddaam Xuseen. Waxaa sanadkii 2006 guursaday nin ay qaraabo ahaayeen abaaheed. Waa gabadha keliya ee uu dhalay Qadaafi. Iyada iyo hooyadeed waxa ay u qaxeen Algeria, inkasta oo markii dambe ay u wareegeen dhinaca Cummaan. Caasha Qadaafi Miilaad Qadaafi Magaca rasmiga ah ee loo bixiyay markii uu dhashay wuxuu ahaa Cabdulsalaam Abu Zentaya, waxaa soo korsaday Mucammar Qadaafi. Waxaana lagu xasuustaa in uu badbaadiyay Qadaafi markii Mareykanka uu bambaanooyin ku weeraray gurigiisa sanadkii 1986. Markii xukunka laga tuuray Qadaafi wuxuu isku dayay in uu galo Tunisia, waxaana lagu xiray xadka, muddo 3 sano iyo 8 bilood ayuu xirnaa, markii dambana waa la sii daayay. Hanaa Qadaafi Qadaafi wuxuu ku anddacooday in gabadhii uu soo korsaday ee Hanaa lagu dilay weerarkii Mareykanka uu ku qaaday gurigiisa sanadkii 1986 xilliggaas oo ay jirtay 18 bilood oo keliya ah. Hanaa Qadaafi Balse caddeymo soo baxayay ayaa muujinayay in tan iyo sanadkii 2011 ay nooleyd, waxaana soo baxayay muuqaal muujinayay iyada oo Qadaafi la ciyaareysay kaddib sano badan oo kasoo wareegtay weerarkii lagu qaaday gurigiisa. Sida laga soo xigtay warbaahinta Liibiya, Hanaa waa dhakhtarad sanado badan ka shaqeyneysay xarumo caafimaad oo ku yaalla Liibiya. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Musharaxa madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in saddex su’aalood hadii jawaab loo helo la ogaan doono sida ay noqon karto xaaladda Soomaaliya. Daahir wuxuu sii hayaha madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay mid aan ku baraarugsaneen diidmada uu ka sameynaayo inuu si nabad ah ku wareejiyo xilka ay hoos u dhigeyso kalsoonida ay beesha caalamka ku qabi karto Soomaaliya. Musharaxa madaxweyne oo la hadlayay TV-ga Goobjoog ee Muqdisho ayaa sheegay in Farmaajo uusan kala garan karin in la doortay iyo in la duubay. “Madaxweynaha xilka waa uu ka dhamaadey mana la cusbooneysiinin, xilkana hadii uu dhamaado hadii lasii joogi karo oo isku awood la yahay in la is doorto muhiim maba ahayn. Waxaa iska dhex-gashan oo iska dhex-gashay in la doortey iyo in la duubay,” ayuu yiri Daahi Maamuud Gelle. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: “Soomaalida dhaqanka markay duubato muddo uma qabato laakiin laakiin dowlad markay doorato muddo ayay u qabataa. Labadaa ayaa isku qaldan midaas ayayna dowladdeena dhexda ka fadhisaa” Daahir Maxamuud Geelle wuxuu aaminsan yahay in hadii si dhaqso leh loo aado doorashada uu imaan karo xal, sidoo kale wuxuu sheegay in saddex su’aalood ay ku hoos jirto xaaladda Soomaaliya. “Saddexda arrimood ayaa muhiim ah xilliga soo socda. Shirka yaa ka qeybgalaya? Waa muhiim. Maxay tahay in ay kasoo baxaan? Waa muhiim. Wixii kasoo baxa yaa fulinaya? Waa muhiim” ayuu mar kale yiri Gelle. Musharaxa wuxuu doonayaa in saamileyda siyaasadda oo lagu sheego bulshada rayidka iyo mucaaradka ay ka qeyb galaan shirka, sidoo kalana la helo jadwal cad oo ku saabsan doorashada. Ugu dambeyntii wuxuu shaaca ka qaaday in Farmaajo uu ugu talagalay inuu dagaal ka dhex dhaliyo Galmudug iyo Puntland, ayna daliil u tahay sababta iyadoo Dhuusamareeb la isku mari waayay uu gogosha u dhigay Garowe.
-
Kulan looga hadlayay xaalada amaan ee bariga Itoobiya iyo la dagaallanka Al-Shabaab ayaa ka qabsoomay magaalada Dirirdhaba ee dowlad degaanka Soomaalida DDS. Kulankaas ayaa u dhexmaray Gobolada dariska ah oo kala ah Ismaamulka Soomaalida, Cafarta, Oromada iyo maamulka Harar. Waxaa kulankan guddoominayay taliye ku xigeenka Booliska Federaalka Itoobiya Melaku Fenta . Sidoo kale waxaa qeyb ka ah saraakiisha amaanka qaabilsan ee Ismaamulada bariga Itoobiya. PUNTLAND POST The post Kulan ku saabsan dagaalka Al-shabaab oo ka qabsoomay magaalada Dirirdhaba appeared first on Puntland Post.
-
Ankara (Caasimada Online) – Turkiga ayaa u yeeray safiirka Mareykanka u fadhiyo Ankara kadib caro ka dhalatay hadal kasoo baxay Mareykanka oo ku saabsanaa dilka 13 qof oo u dhashay dalkaas oo u afduubnaa maleeshiyaadka PKK ee ka dagaallama halkaas. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyay Mareykanka in uu taageerayo argagixisada isla markaana uu garab siinayo maleeshiyaadka Kurdiyiinta. Turkiga wuxuu ku eedeeyay dilka 13 qof inay ka dambeeyeen kooxda PKK. Mareykanka wuxuu sheegay in uu cambaareynayo dilka waa haddii la xaqiijiyo in kooxda PKK ay ka dambeysay dilkaas. Erdogan wuxuu ku tilmaamay hadalka Mareykanka ‘mid jees jees ah’. In ka badan 700 qof ayaa lagu xiray guud ahaan Turkiga kadib markii dowladda ay qaaday howlgal ka dhan ah kooxda PKK oo lagu tuhmayo dilka. Turkiga wuxuu sheegay in 13 qof laga helay god ku yaalla gobolka buuraleyda ah ee waqooyiga dalka Ciraaq ka dib hawlgal ka dhan ah kooxda Kurdiyiinta ee PKK oo ay halkaa ka fuliyeen. Wasiirka gaashaandhigga ee Turkiga, Hulusi Akar ayaa shaley sheegay in dhammaan maydadka la helay mid mooyaane inta kale ay madaxa kaga taallo rasaas taasoo muujineysa dil toogasho ah oo dadkaas loo gaystay. Illo dhanka ammaanka ah ayaa laga soo xigtay in dadka dhintay ay ku jiraan sirddoonka Turkiga, militariga, iyo booliska. PKK ayaa Websit ay leeyihiin waxaa ay si fudud ugu sheegteen in maxaabiista qaar ay ku dhinteen intii ay socdeen isku dhacyadii ay la galeen ciidamada Turkiga. Mr Akar wuxuu sheegay in afartan iyo sideed dagaal yahan la dilay intii uu socday howlgal qaatay afar maalmood. Isha: BBC SOMALI
-
Afhayeenka aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay in ay hirgelin doonto guddi ka madaxbanana gollahaas oo baaritaan ku sameyn doonaa weerarkii horraantii bishii Janaayo ee sanadkan lagu qaaday aqalka Capitol, weerarkaas oo ay qaadeen taageerayaasha madaxweyne Trump. Warqad ay u qortay xildhibaanada aqalkaas ayay Pelosi ku sheegtay in guddigaas uu u shaqeyn doona oo uu baaritaanka u sameyn doona si lamid ah sidii weerarkii labaatan sano kahor lagu qaaday daarihii dhaadheeraa ee ganacsiga ee dalka Mareykanka. Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump oo lasoo golle-joojiyay aqalka sare ee dalka Mareykanka ayaa lagu waayay dembi ah in uu ka dambeeyay weerarkii gacan ka hadalka ahaa ee lagu qaaday aqalka Kongreska, haseyeehsee qaar kamid ah xubnaha Jamhuuriga iyo kuwa dimuqraadiga ayaa taageeray in guddi madax-banaan uu baaritaan ku sameeyo weerarkii dhacay ee ay ku dhinteen dad gaaraya 5 qof. Madaxweyne Trump ayaa markii labaad taariikhda Mareykanka ka badbaaday dacwad gallaafan lahayd mustaqbalkiisa siyaasadeed kadib markii la waayay tiradii loo baahnaa si dacwadda lagu soo oogay ay ansax u noqoto. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Trump oo mar kale baaritaan lagu samaynayo appeared first on Puntland Post.
-
This dangerous political standoff could lead to a terrible miscalculation. Stop it before it is too late In a month’s time, one of the most consequential proceedings involving Somalia’s sovereignty will commence at the International Court of Justice – an outcome that could have far-reaching implications for Somalia. The never-ended first wave of Covid-19 is spreading again and will continue to destroy the lives and livelihoods of millions. A resurgence of terrorism continues to take many innocent lives every day, reversing a decade-long slow progress in security; and a deep economic hardship, exacerbated by systemic corruption in plain sight, is killing off the prospects of generations of Somalis who have already been without a future for thirty years. As if this were not enough, a depressingly familiar, and entirely predictable, manufactured political crisis is now playing out, leading to a standoff, finger-pointing and threats. In midst of what is arguably the most difficult period in Somalia’s history, a president, whose constitutional term ended but wants to overstay, and opposition politicians who are all united in what there are against, rather than what they are for, are squabbling when all around them is tottering and the country is on the brink. While an “international community”, acting out of political, economic or security self-interest, and tired of the absurdities and stupidities of Somali “leaders”, is constantly being implored to play the reluctant referee as though this were a game of unruly kids scuffling in a playground. It would have been comical had the consequence of this were not so grave and a whole country’s future weren’t at stake. The long-suffering people of Somalia are once again paying the price. People before politics Leading the country at a time of crisis is not a confidence game as many Somali “leaders” seem to believe. It is a test of one’s mettle and requires integrity and leadership maturity. Preserving the country’s fragile progress means putting aside personal anger and ambition and thinking in the national interest above all else. Farmaajo’s term, whose indelible enduring image is one of mayhem, discord and unimaginable suffering, is over. It is an extraordinary sheer folly to think that he can be part of the political calculus he has done his best to undermine. Farmaajo’s failure might be the condition for progress the country needs in order to move forward – a point lost on many. Indulging the personal political fantasies of a former president who craves office and will do anything for it is indeed the worst possible outcome for the country. Somalia had been here before and was plunged into a disaster from which it has yet to recover after thirty years. We should not ignore this warning from history. It is equally reckless to pour fuel into this anger and use this dangerous period to whip up political frenzy, risking a dangerous miscalculation. In Somalia, opposition is habit-forming and the more someone opposes, the more they think they are doing a good job in highlighting the problems of their opponent, hoping that is sufficient for them to lead the country. It is not. That is why this unsightly presidential scavenger hunt, in which the quality of one’s leadership and vision is merely an afterthought, will not be the answer either. It is the system that produced Farmaajo and will produce another one who might equally be minded to act on his worst instincts when it suits him, just as Farmaajo did. We should not be making the same mistake again. The question of who will be best placed to take the country out of this political mess is therefore only answerable if Somalis prioritise what is in the country’s national interest. Time for a technocratic government This crisis is another important opportunity. The current focus of holding “elections” is a fine idea but there is no time for it, and it won’t change much even if it happens. We should be looking to the future for solutions, not the past for the wrong sort of inspiration. There needs to be a national forum at which key political leaders and community elders are invited and a new care-taker technocratic president elected through consensus. There will then be a two-year technical extension, whereby the current heads of the Legislative and Executive branches are replaced. This technocratic president and prime minster, who must be untainted by the current political squabble, and parliamentary speakers will all be constitutionally barred from seeking re-election. The prime minster must also be a female. During the two-year technical term, the government will be constitutionally precluded from striking any agreements that impact the county’s sovereignty, including natural resources agreements. However, it will have the authority to review and annul existing agreements that are detrimental to Somalia, under parliamentary oversight. A four-fifth in both Houses of Parliament will be needed to dissolve the government, and if that happens, the House Speakers will also fall. Members of parliament would also be barred from serving in the new government, even if they resign their parliamentary seats. This will stop another servile parliament and the charade of government MPs double-hatting in both branches of government. The government will have four objectives to deliver: finish the constitution within 6 months; secure the country adequate enough to deliver national elections; a directly elected Mogadishu mayor and complete the economic reform programme for debt relief. There will be clear timelines for delivery under parliamentary oversight. At the very least, this will be a dress-rehearsal of life after 4.5, allowing the political parties to take shape. More importantly, it will help the country navigate what is arguably a very dangerous and politically toxic period. The solution is in plain sight if Somalis are serious about it. Much of what is wrong with Somalia lies with Somalis and no amount of infantile-like dependency on the “international community” will solve it. Let us for once put our people and the country before politics. Abdi Ali can be reached at abdirahman.ali3@gmail.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo dhawaan laga bedelay xilka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac, kaasi oo uu qeyb weyn kasoo qaatay Amb. Ben Fender. Rooble ayaa intii uu kulanka socday uga mahad-celiyay Amb, Ben Fender kaalinta muga leh ee uu ka qaatay xiriirka labada dal, isagoona u rajeeyay mustaqbal wanaagsan, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha. Sidoo kale Ben Fender ayaa isaguna dhinaciisa si weyn uga mahad-celiyay sida loogu soo dhaweeyay dalka iyo sida loogu fududeeyay inuu guto howlihiisa, xili uu ku jiro maalmihiisi u dambeeyay ee Soomaaliya, maadama ay dhamaatay muddo xileedkisii shaqada Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya ayaa markii uu kulanka soo dhamaaday Safiirka ku macasalaameyay Dharka dhaqanka Soomaalida iyo Abaalmarino kale oo ugu muujinayay sida ay dowladda federaalka uga mahad-celinayso dadaalkiisa intii uu joogay dalka. Kulankaan oo ahaa mid sagootin ayaa waxa uu imanaya xili uu dhamaaday muddo xileedkisii shaqada, waxaana dalka loo soo magacaabay bilowgii sanadkii 2019-kii, oo xiligaas uu bedelay Mr. David Concar.
-
The narrow waters separating the Arabian peninsula from the Horn of Africa have never served as much of a moat. Goods and people routinely cross. Iran and the United Arab Emirates (uae), in particular, are increasingly active in the Horn. Tensions between them rose after the uae established diplomatic ties with Israel last year, a move that Iran furiously condemned. A string of recent arrests shows how the rivalry between the two is adding volatility to an already unstable region. In recent weeks Ethiopia arrested 15 people for allegedly plotting to attack the uae’s embassies in Ethiopia and Sudan. The authorities said that those arrested were working for a “foreign terrorist group”, but did not say which. Around the same time Sweden said it was holding two men, a Swede and an Eritrean, on suspicion of planning a terrorist offence in an unnamed foreign country. Western intelligence sources say the arrests were linked and Iran was behind the planned attacks. That would be nothing new for Iran. It has a history of plotting attacks in Africa, often unsuccessfully. Western spies believe it may be looking for soft targets so that it can retaliate against its rivals, namely America, Israel and the Gulf states. Iran is destabilising the Horn in other ways, too. Since 2013 un experts have voiced concerns to the Security Council about a flow of weapons from Yemen and Iran into Somalia. In recent years as many as four shipments every month have been arriving. Western and local forces have intercepted several boats heading for Somalia and Yemen, loaded with weapons made in Iran or North Korea. Some of these arms may go to al-Shabab, a Somali jihadist group. Others may be destined for Houthi rebels in Yemen. Last June, for instance, Saudi Arabia seized a dhow carrying anti-tank missiles and thousands of assault rifles made in Iran on their way to Yemen via smuggling networks in Somalia. In January al-Shabab released a video commemorating its attack last year on an American air base in Manda Bay on Kenya’s coast. Its fighters can be seen carrying Iranian-made rocket launchers. But they are also carrying rifles stolen from the Somali army—originally supplied by the uae. From 2014 to 2018 the uae trained part of Somalia’s army. But the countries fell out after Somalia resisted Emirati pressure to cut ties with Qatar following a dispute between the Gulf states. Somalia, for its part, was angry with the uae for making deals with Somaliland, a breakaway region. Nowadays the uae is more active in Eritrea and perhaps Ethiopia. It has provided weapons to Eritrea’s army in defiance of a un arms embargo. And it has used an air and naval base in the port city of Assab to launch air strikes in Yemen. That base, claim Ethiopian rebels, has also been used to launch drone attacks against them. Eritrea is fighting alongside Ethiopia’s government against the Tigrayan People’s Liberation Front (tplf), the ousted rulers of Ethiopia’s northern Tigray region. Iran and the uae are not the only Middle Eastern powers operating in the Horn. Israeli journalists have long reported the existence of secret Israeli intelligence facilities in Eritrea, which occupies a strategic position, overlooking the Bab al-Mandab strait at the mouth of the Red Sea. Is any of this good for the Horn? Somalia’s fragile attempts at state-building were set back earlier this month, when presidential elections were indefinitely delayed. Ethiopia, meanwhile, is at risk of splintering into warring ethnic groups. The region needs outsiders to douse these flames. Instead, many are fanning them. This article appeared in the Middle East & Africa section of the print edition under the headline “Adding to the chaos”
-
On February 8, 2021, the Federal Republic of Somalia (FRS) descended into leadership crisis after the members of the federal parliament and president Farmajo lost the mandate to govern because of the end of their terms in office on December 27, 2020 and February 7, 2021 respectively. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay xaqiijinayaan warbixino hordhac ah, gabdhihii dhowaan lagu dilay degmada Daynille, waxay shaqaale ka ahaayeen xafiiska taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, waxeyna shaqadooda aheyd nadaafad iyo cunto karin. Magacyada Gabdhaha ayaa lagu sheegay, Fartuun Xuseen Xasan iyo Muno Xuseen Xasan oo walaalo iyo dumaashidood Faadumo Sheekh Nuur. Laba k amid ah Haweenka la dilay waxay ahaayeen xaamilo, waxaana sida xogta lagu helay dilkooda ka dambeeyay Al-Shabaab. dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay toogasho ku dileen gabdhaaan oo mudooyinkii ugu dambeeyay sheeganayay cabsi amni. Ragga wax dilay ayaa la sheegay in ay wateen Mooto Bajaaj kadibna ay ku baxsadeen. Ilo kamid ah kuwa ammaanka ayaa sheegay in ay gabdhaha mid kamid ah ay hore u sheegtay in laba wiil iyo gabar kale ay ku cadaadiyeen in adeega lagu kariyo cuntada wasaaradda gaar ahaan xafiiska taliyaha ay ka iibsato dibada gaar ahaan goobo ganacsi oo si gaar ah loogu tilmaamay. Allah ha naxariistee gabadha geeriyootay warkeeda ayaa la sheegay in aysan shareysan iyada iyo dadkii ay la wadaagtay oo ahaa ciidan iyo shaqaale hoosaad, balse geeridooda kadib uu soo baxay tuhun ah in la damacsanaa in sun lagu dilo taliyaha xoogga iyo dadka isticmaala kushiinkaas. Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa Caasimada Online u sheegay in ay wali wadaan baaritaan dhab ah, islamarkaana ay soo bixi doonaan dadkii lugta lahaa dil wadareedka haweenkaan oo aad looga dareemay Muqdisho.
-
DICTATORS’ DECEPTIVE HORN OF AFRICA MILITARY ALLIANCE Free, democratic nations establish military alliances for their own cooperative, noble defensive purposes with the overwhelming approval of their peoples and public-elected parliaments while brutal dictators have illegal military alliance for the purpose of suppressing, repressing, and committing atrocities and other human rights abuses against their nations to hold onto their criminal dictatorship. Dictators’ military alliance is approved coercively by dictator’s hand-picked parliament and lacks defensive purpose but supporting brutal, dictatorial rule. The North Korean-style brutal dictator of Eritrea announced mindlessly that Ethiopia, Eritrea and Somalia have intentions to have military alliance, named “NATO-like Horn of Africa Military Alliance as Eritrean Express wrote it”. The two dictators, PM Abiy Ahmed and Isaias Afwerki, are already seriously alleged of committing war crimes in Tigree Region and they want to commit more crimes in the Horn of Africa with this misleading military alliance. They have three objectives for the impossible mission announcement of military alliance which are: 1. To get away with the war crimes they allegedly committed in Tigree Region and to distract world public opinion from Ethiopia and Eritrea military quagmire in Tigre Region. 2. The central objective of PM Abiy Ahmed and dictator Isaias Afwerki is to annex Somalia through deceptive “East Africa Merger” to seize seaports of Somalia for landlocked Ethiopia and to get Somali military to defend the Nile Dam from Egypt and Sudan. Both deceptive “East Africa Merger and misleading “Military Alliance in The Horn of Africa” are doomed to failure. Somalia, Somaliland and Djibouti will reject both cunning ideas and, instead, will have true military alliance in the Horn of Africa. 3. To make cover up for the former president of Somalia, Mohammed Abudullahi Farmajo, for the thousands of young Somali military trainees killed and wounded in the deadly Tigre Conflict and to keep him in office longer to become dictator like them. Former president, Farmajo, sent Somali young troops secretly and illegally to the civil war in Ethiopia to help Abiy Ahmed’s insane order of Tigre invasion without the approval of the Somali people and parliament. This deceitful announcement of dictator Isaias Afwerki is a wake up call to all Somalis in the Horn of Africa to get prepared for a long war in the Horn to defeat the dictators and their puppets and to defend their freedom, democracy, liberty and sovereignty. Somalia and Ethiopia are historically two nations hostile to each other, had several wars before and never had any peace deal. Somali political leaders, traditional leaders, intellectuals, civil society etc should send stern warning to the dictators, who are already involved in catastrophic wars in the Horn of Africa, and condemn the interference and meddling of the sovereignty of Somalia. They also should send #MANIFESTO to OAU, UN, European Union and United States of America against these brutal dictators in the Horn of Africa that they will be solely responsible for the consequences of their open aggression disguised in “Military Alliance in the Horn of Africa”. Somalis must prepare for wars of self-defence to defeat the neighbouring enemies and those pushing them behind for false military alliance to annex Somalis and their lands. Ibrahim Hassan Gagale ibrahim_hg@yahoo.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Qaran News
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/02/Bar___Qubanaha-1522021.mp3 View the full article
-
Oslo (Caasimadda Online) – Maxamed Jaamac waa aabe Soomaaliyeed oo isaga iyo qoyskiisa ay ku nool yahiin magaalada Oslo ee dalak Norway, muddo 24 saac ayuuna ku taajiray kadib markii lacago looga aruuriyay Internet-ka. Qoyskaan waxey daganayaan guryaha ay maamulanaa dowladda Hoose, gaar ahaan degmada Toyen eek u yaalla Caasimadda, ayaa la kulmay dhibaato kaga timid dowladda Hoose kadib markii dhaqaalaha bishii lasoo dhaafay uu gaaray darajadii guriga looga saari lahaa. Maxamed iyo Dowladda Hoose waxey ku heshiiyeen hadii dakhliga soo galo bishii uu dhaafo wax ka badan 15 kun oo Karoon oo u dhiganta $1,500 (Kun iyo Shan Boqol Doolar) inuu raadsan doono guryaha gaarka loo leeyahay ee kiradoodu qaaliga tahay, waa sida ay ku sheegeen kooxda Dowladda Hoose. Maadaama uu soo galay dakhli ka badan intii lagu heshiiyay, maamulka Dowladda Hoose waxey ku wargaliyeen inuu baneeyo guriga, aabaha guriga (Maxamed Jaamac) wuxuu warqad cabasho ah u diray dowladda Hoose kana codsaday in loo naxariisto oo aan guriga laga saarin, maadaama lagu jiro xilli (COVID19) uu jiro, sidoo kalana qabow daran uu jiro, isagana ay u joogaan Caruur aad u yar-yar. Dowladda Hoose wey ku gacan seyrtay cabashadii aabaha Soomaaliyeed, waxeyna go’aan ku gaareen in loo diro Boolis si guriga looga saaro, waxaana banaanka loo soo saaray qoyskii xilli uu jiro qabow aad u daran. Booliska waxey ku qanciyeen qoyska iney heystaan amar dowladeed, isla markaana aysan waxba ka badali karin, waxeyna qoyska usoo bandhigeen iney raacaan oo ay intii habeenkaas ah seexdaan goobaha la seexiyo dadka wadooyinka laga qaado ee sarqadda ka badato ama isticmaalaha maandooriye xad dhaaf ah. Maxamed Jaamac iyo qoyskiisa wey ka diideen Booliska iney halkaas u raacaan, isla markaana ay seexdaan goobtaas. Gabar aan magaceeda la faafin balse reer Norway ah oo daris la aheyd qoyska ayaa dhibaatada qoyska iyo waxa ay ka ogtahay xaaladda ku faafisay baraha bulshada, taasna waxey keentay in dowladda Hoose ay la kulanto dhaleeceyn shacabka kaga timaada, ilaa laga codsado iney iska casilaan xilka. Gabadha waxey dadka reer Norway ka dalbatay in qoyskaan laga bixiyo lacagta dibaajiga ah ee guryaha kirada la isaga qaado oo dhan 50,000 Karoon, balse ay saacad gudaheed dadka ku bixiyeen, waxeyna ku qasbanaatay iney badasho mowduuca sheekada ilaa ay gaarsiiso in loo iibiyo guri. 24 Saac gudahood waxaa loo aruuriyay lacag dhan 1 Malyan oo Karoon, waxeyna maamulka Dowladda Hoose hadda kala shaqeynayaan inuu helo guri uu iibsado si ay xalka dhibaatada qeyb uga noqdaan. Aabe Maxamed Jaamac iyo hooyo Aamina waxey heleen garabka dadka reer Norway, waxaana loo aruuriyay lacag aan caadi aheyn, dowladdu ma canshuuri doonto sida la sheegay, sidoo kalana website-ka IPAS ee lacag aruurinta laga sameeyay ayaan isna khidmad ka qaadi doonin.
-
Afhayeenka Golaha Midowga Musharixiinta Mudane Daahir Maxamuud Gelleh ayaa sheegay in Banaanbax ay ku baqeen maalinta Jimichu uu yahay mid sharci ah, oo Dastuurka Dalku uu xaq u siinaayo in muwaadiintu ay si xor ah u mujiyaan dareenkooda. Mudane Daahir Gelleh oo maanta la hadalay warbaahinta ayaa ku tilmaamay ujeedada ka danbeysa isu soo baxo bulsho ee Jicmihu inuu yahay mid lagu dalbanaayo in Dalka iyo Dadka Somaaliyeed loo hor kaco isbadel nabadeed oo looga badbaadinaayo dhaqanka foosha xun ee dibu dhaca iyo kalitalisnimada ah. Mudane Musharax Daahir Maxamuud Gelleh ayaa uga digay madaxda sare ee Hayadaha Amingu in ay ka fogadaan talaabo kasta oo keeneysa isku dhac iyo carqaladeyn ah oo loo geysto shacbiga Somaaliyeed ee maalinta Jimacaha isgu soo baxaayo Banaabaxa ay ku soo bandhigayaan dareenkooda ah badbaadinta Dalka iyo Dadka Somaaliyeed. Halkan ka daawo hadalka Mudane Musharax Daahir Gelleh : The post Daawo : – Afhayeenka Midowga Musharixiinta Daahir Gelleh oo uga digay Hayadaha Amaanka in ay carqaladeyaan Banaabaxa Jimcaha. appeared first on . Source
-
Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has sent his condolences to the family and friends of the late Mohamed Yusuf Haji, a Member of Kenya’s Senate. “I send my deepest condolences to the family and friends of Senator Mohamed Yusuf Haji who has represented the Somali community in various important positions,” Farmajo said. The Former Kenyan Minister of Defense Senator Mohamed Yusuf Haji has died in Nairobi on Sunday night following an undisclosed illness. View the full article
