-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Garowe (PP News Desk) — Questions have emerged about the make-up of Puntland electoral arbitration committee appointed last year by Puntland State Government. Four members of Transitional Puntland Electoral Commission have been appointed as arbitration committee members. Ali Haji Warsame criticised TPEC members moonlighting as members of the arbitration committee. TPEC has a mandate to conduct pilot local elections in three designated districts of Puntland. Ali Haji Warsame, a senior and founding member of Mideeye, a political association, has pointed to a possible conflict of interest that can affect pilot local elections if TPEC members moonlight as arbitration committee members. Warsame, a former Puntland Education Minister, expressed his view in a tweet, but it is not clear if his view reflects the position of the political association. Some political associations in Puntland are exploring ways to expand election venues to lobby for inclusion of more districts with diverse populations. Conflict of interest: Guled Salah, the TPEC Chairman, is a member of the arbitration committee. Last year Puntland political associations held conferences to publicise their policies through which they had won supporters in major districts of Puntland. “TPEC had imposed this form of pilot local elections on Puntland. It is not what political associations have negotiated. Political associations do not heve a level playing ground due to the way pilot local elections have been planned” said Adan Ali, a Bosaso-based political analyst. © Puntland Post, 2021 The post Questions Emerge About TPEC Members in the Arbitration Committee appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay la wadaagtay Qaramada Midoobay qoraal ay ku qoran yihiin “qaabka ay Somaliland rabto inay ula shaqeyso QM”, xili is-faham hordhac ah laga gaaray khilaafkii labada dhinac. Somaliland ayaa horaanta sanadkii hore joojisay wada-shaqeyntii ay la laheyd Qaramada Midoobay, iyada oo deegaanadeeda ka mamnuucday dhamaan hay’addaha Qaramada Midoobay, oo iyagu ka fuliya gudaha Somaliland mashaariic horumarineed iyo mid bini-aadanimo. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Xukuumadda Muuse Biixi ayaa waxay Qaramada Midoobay u gudbisay qoraal ka koobna 7-bog, kaasi oo lagu sharraxay isla-markaana lagu faah-faahiyey Habka ama Baratakoolka Somaliland doonayso in Qaramada Midoobay ula shaqayso, iyadoo ixtiraamaysa Madax-bannaanida ay ku doodo. “Jamhuuriyadda Somaliland waligeed kamay mid noqon nidaamka federaalka, xiriir rasmi ahna lama yeelan muddo soddon sano ah Soomaaliya, markaa waxa Qaramada Midoobay laga sugayaa inay Dawladda Somaliland ula macaamisho maamul gooni ah, iyada oo la ixtiraamayo madax-banaanideeda dhuleed iyo xaqa aayo ka tashigeed,” ayaa lagu yiri qoraalkaas oo si gaar ah ugu dirtay mas’uuliyiinta QM. Qoraalka ayaa waxa aad loogu dheeraaday in Qaramada Midoobay ay ixtiraamto madax-banaanida Somaliland, islamarkaana ay ula dhaqanto sidii dal ka go’ay Soomaaliya, waxaana soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta Somaliland, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xukuumadda. Khilaafka Somaliland iyo Qaramada ayaa dhawaan waxa laga gaaray is-faham hordhac ah, midaasi oo keentay in xukuumadda Biixi u dirto qoraal dheer oo ku aadan qaabka ay ula tacaamuleyso Somaliland, oo iyadu ku dooda inay tahay dal madax-banaan, hase yeeshe uusan weli caalamka u aqoonsan. Arrintan ayaa haddey dhaqan-geliso Qaramada Midoobay noqon doonta mid meel ka dhac ku noqota Qaranimada, waxayna ka hor imaneysa qorshaha 4-ta sanadood ee soo socota ee Qaramada Midoobay ku hawl-galayso, kaasi oo ay hore u dejisay dowladda federaalka Soomaaliya.
-
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaha Puntlad mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa kulan la qaatay madaxda iyo hogganka Xiriirka Kubbadda cagta Puntland,iyagoo kawada hadlay horomarinta iyo qorshayaasha iskaashi ee Wasaarada iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland sanadka 2021. Wasaaradda Ciyaaraha Puntland ayaa dhawaan xubno cusub ku kordhisay Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland,wuxuuna kulankaa ka dhacay xafiiska wasiirka,waxaana sidoo kale goobjoog ahaa madaxda Wasaaradda iyo bahda isboortiga deeganada Puntland. “U jeedka kulanka waxa uu ahaa sidii loo dar–dar gelin lahaa lahaa hawlaha shaqo ee Xiriirka Kubbadda Cagta u hayaan shacabka iyo bahda isboortiga Puntland,waxaan rajaynaa in aan sanadkan gaarno guulo waaweyn sanadka 2021” ayuu Goobjoog Sports u sheegay Axmed Cabdalla Tigaana oo ah agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaraha ido dhalinyarads Puntland. Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland ayaa Wasaaradda ciyaaraha la wadaagay wixii u qabsoomay sanadkii lasoo dhaafay 2020 iyo qorshayaashaas u dagsan sanadka 2021 ee ka qabanayaan guud ahaan gobolada Puntland. “Waxaan isku af garnay in aan si wadajir ugu wada shaqeyno horomarinta guud ahaan isboortiga Puntland,waxaana Madaxda Wasaaradda ay inoo balanqaadeen in 2021 ay horomar weyn laga samego goud ahaan isboortiga Puntland” ayuu Goobjoog Sports u sheegay Maxamed Cali Ciise (Ciirio) oo ah gudoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland. Sidoo Kale Aqriso Warar Ku Saabsan Puntland Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
-
Wasiirka caafimaadka dawladda FS marwo Fawsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in kiisaska laga diiwaan galiyey dalka ee cudurka COVID-19 ay kordheen labadii bilood ee la soo dhaafay. Waxa ay sheegtay in baaritaanadii laga sameeyey dalka 1-da ilaa 31-da January iyo 1-da ilaa 11-da February ee sanadkan lagu ogaaday in xaaladaha ay kordheen 52%, dhimashaduna ay siyaaday, taas oo muujinaysa sida uu u soo labakacleeyey cudurku. Wasaaradda caafimaadka ayaa shegtay in bulshada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ku baraarugaan khatarta cudurka, ayna sare u qaadaan heerka taxadarkooda, iyagoo maraya dhammaan talooyinka caafimaad ee looga hortago cudurka ama loo dajiyey qofka lagu arko astaamaha uu leeyahay. Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa xustay inay diyaariyeen qorshe bulshada lagula wadaagayo xogta xaalada cudurka, islamarkaana sare loo qaaday awoodda baaritaankiisa, iyadoo shirkado gaar loo leeyahay la siiyey ogolaanshaha baaritaanka cudurka, si adeegga bulshada loo fududeeyo, maadaama qofka dalka ka dhoofaya looga baahanyahay inuu haysto shahaadaha baaritaanka COVID-19. Tallaalka cudurkan oo ay ansixisay hay’adda WHO ayey sheegtay Drs Fowsiyo inuu Soomaaliya soo gaarayo, kaas oo wax ka tari kara xakamayntiisa, iyadoo intaa ku dartay in baaritaan dheeraad ah lagu samaynayo nuuca cudurka oo Soomaaliya kiiskii ugu horreeyey laga diiwaan galiyey March 2020 in isbadal uu ku dhacay iyo in kale. Tirada guud dadka cudurka laga baaray 24 saac ayaa dhan 1,529 qof, waxaana laga helay 90-ruux, iyadoo kiisaska cudurka ee wadanka ay marayaan 5,273, waxaa ka bogsooday 3,750 halka dhimashada guud ahaan ay marayso 154 qof. View the full article
-
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Jubbaland ay kordhiyeen howl-gallada laga sugayo amniga magaallo xeebeedka Kismaayo. Ciidamada ayaa howl-galladooda kusoo qab-qabtay tiro dhalinyaro ah, kadib markii ay gudaha u galeen xaafado ka tirsan magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay sii daayeen qaar ka mid ah dhalinyarada, kuwa kalena ay ay gudbiyeen saldhigga, ka gadaal markii looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab. Sidoo kale ciidamada ayaa lagu soo warramayaa inay fariisimo hor leh ay ka sameysteen xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo, si loola socda dhaq-dhaqaaq dadka & gaadiidka. Saraakiisha ammaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka inay is-dajiyaan, sidoo kalena ay la shaqeeyaan ciidamada Booliiska. Muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa magaallo xeebeedka Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka dhacayey falal liddi ku ah ammaanka, kuwaas oo u badan dilal qorsheysan iyo weeraro loo adeegsaday bam-gacmeedyo, kuwaas oo dhaliyey khasaare kala duwan View the full article
-
Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magacaabay Guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland. Guddiga ayaa ka kooban 9 xubnood oo 4 kamid ah, kamid yihiin Guddiga sare ee doorashada, halka 5 kalana ay ka yimaadeen qeybaha bulshada. Magacyada Guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland ayaa kala ah. 1. Guuleed Saalax Bare 2. Cali Jaamac Faarax 3. Xafso Salaad Maxamed 4. Cabdirisaaq Axmed Siciid 5. Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf 6. Eng. Salaad Xareed Cali 7. Saalim Siciid Saalim 8. Sareedo Maxamed Xasan Jeyte 9. Dr. Maxamed Xasan Maxamed Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa bisha Juun ee sanadkan doorashooyin gole deegaan oo hordhaca ka qaban doona degmooyinka Qardho, Eyl iyo Uffeyn. PUNTLAND POST The post Puntland: Guddi loo magacaabay khilaafaadka doorashooyinka golayaasha deegaanka appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Mucaaradka ayaa dhawaan ku dhawaaqay banaanbax weyn oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, ayada oo dadweynaha ay iskugu imaanayaan Taalaada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, maalinta Jimcaha ee taariikhdu tahay 19-ka Febraayo. Banaanbaxa Mucaaradka ayaa hadal hayn badan ka dhaliyay dalka, waxaana laga cabsi qabaa inuu horseed u noqdo amaan darro ka dhacda Caasimada, maadama ay dowladda wado qorshe la sheegay inay ku bur-burineyso banaanbaxaas. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa maanta Warbaahinta u sheegay in banaanbaxaas uu yahay mid nabdoon, islamarkaan ujeedka ay ka leeyihiin uu yahay inay bulshado ku cabiraan ra’yigooda, kaasi oo ay uga soo horjeedan madaxda dalka ee waqtigoodu uu dhamaaday. “Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Banaadir waxaan ugu baaqeyna inay kasoo qeyb-galaan mudaharaadka ay hogaaminayaan Midowga musharaxiinta oo lagu doonayo xuquuqdooda, oo lagu doonayo in nidaam loogu taliyo dalka oo keli-telis uusan ka dhicin, sidii hadda ka hor taariikhda madow ee dalkeena ku dhacday,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Siyaasiga ayaa waxa uu ka digay in dowladda federaalka ay is-hortaag ku sameyso banaanbaxaas, isagoona Shacabka Muqdisho ka dalbaday inay kasoo qeyb-galaan banaanbaxaas oo uu sheegay inuu yahay mid nabadeed. Waxa uu intaas kusii daray “Mudahaaradku waa xaq dastuuri ah, si nabad ah in loo baxo oo ra’yigana loo cabiro, markaas waxaan rajeynaynaa in dadku sidaas u fahmaan, diyaarna waxa u ah Midowga Musharaxiinta inay idin hor kacaan oo ay dadka Soomaaliyeed tusaan wadada nabada ah iyo wadada dimuquraadiga ah inay ku raadsadaan xaqooda siyaasadeed iyo mid kaleba”. Hadalkan ayaa imanaya xili Musharaxiinta mucaaradka ay Axadii ku dhawaaqay banaanbaxaas oo dhacay dhamaadka toddobaadka, iyagoona sheegay inay hor-kici doonaan, kaasi oo ay uga soo horjeedan madaxweynaha waqtiga uu ka dhamaaday, islamarkaana ay ku dalbanayaan in dalka ka dhacdo doorasho dhaqso ah oo wada-ogol ah.
-
The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development Agricultural policy describes a set of policies or laws relating to domestic agriculture and imports of foreign agricultural products. Governments usually implement agricultural policies with the goal of achieving a specific outcome in the domestic agricultural product markets for the benefit of farming community and the nations’ economy at large. Agricultural policies take into consideration the value chain which starts with the preparation of production of a primary commodity and ends with the consumption of the final product and it includes all the economic activities undertaken between these phases such as: primary production, for instance, all processes of soil cultivation, crop establishment, fertilization, crop protection, harvesting and secondary like manufacturing or processing of goods which provides value addition to agricultural products, creating facilities for primary processing, delivery, and also activities performed during tertiary such as service sector wholesaling, retailing and banking. Analyzing value chain provide favorable agriculture policies encompassing everything from primary production sector- Secondary sector and tertiary sector. Policies are important in providing guidelines and directions to be followed in improving domestic agriculture production, and thus reduce poverty. It also helps farmers to use improved inputs. Policies also help commercialization of small holder agriculture and increased value addition. However, it is the responsibility of the Ministry of Agriculture and Development to produce policies, rules and regulations governing the importations, supply, use and quality of any input imported for agricultural purpose and will help to oversee development of agricultural sector in Somaliland which has been in existence for over 25 years, but still lacks coherent national agricultural policy (s), rules and regulations. The Ministry of Agriculture Development should ensure coordination mechanism among stakeholders in the sector including among others, private sector, international aid organizations and other governmental bodies have a comprehensive policies in place. Therefore, after the essential policies are established, it will guide the Ministry of Agriculture Development and other stakeholders in the sector. It will allow sector stakeholders to engage in productive and profitable sartorial activities while at the same time ensuring that the interest and wellbeing of the general public are adequately addressed and protected. Objectives of Any Agriculture Institution • To improve capacity of the institution, departments and relevant sectors • To Improve the technological infrastructure needed to support services • To establish policy framework, viable National Agriculture Strategic Plan, Action plan, monitoring, and evaluation Programme. • To develop human resources at at all levels within the institution • Modernizing existing institutions and supporting them in forming sound policy framework, organizational structures, terms of reference for individuals of departments and sectors and effective methods of management • Develop relevant programmes to enhance management skills • Improve Coordination w2ithin the institution and stake holders in the sector Key Policy Issues • Food security and nutrition development • Manage pest and diseases problems • Improving farmers access to new technology and planting methods • Institutional capacity building and human resource development • Sustainable Watershed management • Infrastructure, marketing, trade and investment development • Strengthening agriculture Research and extension services • Seed production , processing and storage • Improving farmers access to new technology • Post-harvest handling and technology • Agriculture Cooperatives • Improving information collection, analysis, storage and dissemination • Irrigation to introduce stability in agricultural output • Commercialization and intensification of production especially among small scale farmers The key areas of policy concern, therefore, include: • Increasing agricultural productivity and incomes, especially for small-holder farmers. • Emphasis on irrigation to reduce over-reliance on rain-fed agriculture in the face of limited high potential agricultural land. • Encouraging Commercialization diversification and intensification of production into non-traditional agricultural commodities and value addition to reduce vulnerability. • Enhancing the food security and a reduction in the number of those suffering from hunger and hence the achievement of MDGs. • Encouraging private-sector-led development of the sector. • Strengthening Research Extension and information dissemination • Appropriate and participatory policy formulation and environmental Sustainability • Ensuring environmental sustainability. Formulated and approved sector policies According to the Constitution of the Republic of Somaliland, agriculture, livestock, fisheries, myrrh and gum are all indigenous economic production activities of the country, and therefore, the state should encourage them. However, despite of the high importance given to the sector in the Constitution, there are no parliament-approved legal framework, but a draft document and have not been enacted or implemented, as presented in the following: • Somaliland Food and Water Security Strategy Passed in 2014 • Land Resources Tenure and Agricultural Land Use In draft form • National Agricultural Policy – In draft form • Master Plan for Reconstruction and Development of Somaliland Agriculture In draft form • Agriculture Rule and Regulation In draft form The above documents was prepared by the Ministry of Agriculture development with funding from the European Union in 2008. They have to be reviewed and approved and submitted to parliament for approval. Regards, Abdirahman Ibrahim Abdilahi Contact : Abdirahman270@gmail.com Qaran News
-
Waxaa diyaargarowgii ugu danbeeyay galay doorashooyinka baarlamaanka iyo dawladaha hoose ee Somaliland, kadib markii muddo badan ay ku imaaneysay dib u dhac . Somaliland ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in la bilaabay hubinta iyo cusboonaysiinta diiwaangelinta codbixiyayaasha. Komishanka Doorashooyinka Somaliland (SNEC) ayaa wuxuu Isniintii sheegay in dhamaan lixda gobol ee kala ah – Maroodi-jeex, Togdheer, Sanaag, Saaxil, Sool iyo Awdal kominshinka ay diyaar ku yihiin si ay hawsha u fuliyaan. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland SNEC Cabdirashiid Maxamed Cali ayaa warbaahinta ugu sheegay magaalada Boorama in doorashada laga fulinayo 120 xarumood oo diiwaangelin ah muddo toban maalmood ah. Guud ahaan 747 musharax ayaa u tartamaya doorashada golaha deegaanka halka 246 musharax ay u tartamayaan 82ka kursi ee baarlamaanka. Dhanka kale 700,000 oo codbixiye ayaa la diiwaangeliyey intii lagu guda jirey doorashadii madaxweynaha ee 2017. Doorashada 31-ka May waxay noqoneysaa tii ugu horreysay tan iyo 2005-tii markii xilkan loo doortay Baarlamaanka hadda xafiiska jooga. Sikastaba Iskudayo doorasho ayaa dhowr jeer fashilmay. Carruurta dhalatay markii xildhibaannada hadda jira loo doortay xafiiska waxay hadda xaq u leeyihiin inay codeeyaan doorashooyinka soo socda. Source: goobjoog.com
-
Saylad lagu iibiyo Geela oo laga furay Dalka Australia,Yaase Dilal ka ah Dalka Australia oo ay ku nool yihiin geel aad u badan balse aanan la dhaqanin oo hawdka daaqa, ayaa waxaa markii ugu horreysay laga bilaabay suuq internet-ka ah oo lagu iibiyo geela duurjoogta ah ee dalkaas. Suuq oo ah mid dhanka internet-ka balse aan ahayn seyladii xoolaha ee ay Soomaalidu taqaanay ayaa ah meel lagu xaraashi doona geela dalka Australia. Suuqa AuctionsPlus ee dalka Australia ayaa la soo dhigay sawirrada 120 neef oo geel ah, kuwaas oo noqonaya geelii ugu horreeyay ee lagu iibiyo bartan, waxaana halkii neef lagu iibinayaa 250 doollar. Suuqan ayaa waxa uu soo jiitay dad kala jooga gobollada fog-fog ee dalka Australia, gaar ahaan galbeedka Queensland, kuwaas oo aad u daneynaya inay iibsadaan geela. Inkastoo uu jiro dalab, haddana wakiilka suuqa Scott Taylor waxaa uu sheegay in inta badaan geela la iibsado ay wali sii joogi doonaan deeganaada miyiga ee ay iminka joogaan. “Waa in lagu qaadaa baabuurta xamuulka ee korka ka furan, taasina waa qaali oo maxaa yeelay geela lagu ma safrin karo baabuurta xamuulka ah ee lagu qaado lo’da,” ayuu yiri Scott oo la hadlayay warbaahinta ABC ee dalka Australia. Arrintan ayaa ka dhigan in dadka iibsada geela aanay u kaxeysan doonin halka ay degan yihiin balse loogu xanaaneynayo halka iminka ay ku nool yihiin ee ah deegaanada miyiga. “Waxaa jira dad badan oo kala jooga gobolka New South Wales oo doonayay ilaa siddeed geel ah, haddii ay noqoto in baabuur xamuul ah oo korka furan lagu safriyo, qiimaha wuxuu isku tegayaa ilaa lix kun oo dollar,” ayuu sii raaciyay. Inkastoo aanan la ogeyn heerka uu gaarsiisan yahay dalabka geela ee haatan la bilaabay in suuqa internet-ka lagu iibiyo, haddana waxaa jira in dadka qaar ay u adeegsadaan tartamada geela ee gudaha dalkaas halka kuwa kalena la sheegay inay doonayaan inay qashaan oo ay hilib ka helaan. Geela ayaa dalka Australia la geeyay qarnigii 19-aad, waxaana sababtu ahayd in loo adeegsado gaadiid ahaan inkastoo markii dambe lagu fasaxay hawdka. Dowladda Australia ayaa sanadihii dambe bilawday inay layso gela hawdka ku nool, kadib markii la sheegay in uu biyo badan cabo, taas oo lagu tilmaamay mid caqabad ku ah deegaanka, maadaama abaaro ay kusoo noqnoqdeen dalkaas. Qaran News
-
Taliska ciidamad Booliiska degmada Cadaado ayaa amar ku soo rogay gaadiidleeyda degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Taliye ku-xigeenka Booliska magaalada Cadaado ayaa lagu amray in darawalada gawaarida mirayada madawga ah wata ay iska soo diiwaan geliyaan saldhigga booliiska degmada Cadaado. Hoos Ka Akhriso Qoraalka Taliska Booliiska Degmada Cadaado. Source: goobjoog.com
-
Wasiirka wasaaradda Dastuurka xukuumadda FS mudane Saalax Axmed Jaamac oo ah shir gudoonka gudiga farsamo ee ka socda dawladda FS,dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee shirka arrimaha doorashada looga hadlayaa uga socdo Baydahbo ayaa ka warbixyey habsami u socodka shirka oo maraya maalintii 2-aad. Waxa uu xusay in shirka oo furmay shalay galab islamarkiiba la guda galay in laga wada hadlo arrimaha la isku khilaafsanyahay ee la xiriira doorashada, sida xaaladda gobolka Gedo, arrinta gudiga doorashada iyo qaabka loo maamulayo doorashada xubnaha Baarlamaanka ka soo galaya deegaanada Somaliland. Wasiir Saalax ayaa xusay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xubnaha gudiga kula hadlay aaladda fogaan aragga uu ku baraarujiyey inay hortaal hawl muhiim u ah dalka oo dhan, sidaa darteed ay u shaqeeyaan si mas’uuliyad iyo tanaasul leh. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u mahadceliyey madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed oo isna la kulmay gudiga kuna booriyey inay go’aano dalka doorasho ku hoggaamiya soo saaraan, waxaana uu ku ammaanay sida wanaagsan ee maamulkiisu shirkan u marti galiyey. View the full article
-
Baydhaba (Caasimadda Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed waxaa maalintii labaad ku shiraya guddiga farsamada dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir kuwaas oo xal u raadinaya arrimaha ku hor gudban doorashooyinka. Guddigaan oo is fahamkooda kadib u gudbin doona dhinacyada ay kala matalayaan ayaa la sheegay iney wakhti badan ku bixiyeen sidii xal looga gaari lahaa arrimaha ugu waaweyn ee hortaagan doorashada, waxaana ugu horreysa arrinta Gobolka Gedo oo ah tan keentay inuu fashil ku dhamaado shirkii Dhuusamareeb 4. Guddigaan waxey shir gudoon u doorteen wasiirka dastuurka xukuumadda xilka sii heysa Saalax Jaamac, kaas oo sheegay in hormar laga sameeyay maalintii koowaad ee shirka, maadaama ay waqti dambe isla gaareen. Wasiirka wuxuu sheegay in maalintii koowaad uu jawi wanaagsan ugu dhamaaday, isla markaana ay hawlahii loo igmaday wax la taaban karo ka qabteen, walow uusan faah-faahin ka bixin arrimaha la isla fahmay. Sidoo kale wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in guddiga ay magaalada Baydhaba ku gaaraan heshiis, magaaladuna ay noqoneyso magaalo laga tago iyadoo waxa harsan la isla fahmay. Dadka oo dhami waxey ka war sugayaan shirka guddiga farsamada uga socda magaalada Baydhaba, kaas oo wixii natiijo ah oo kasoo baxa lala wadaagi doono dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Beesha caalamka ayaa riixeysa dhamaan shirarka la isugu soo dhaweynayo madaxda is diidan ee Soomaalida, waxeyna doonayaan in la qabto doorasho loo siman yahay oo qof walba uu kalsooni ku qabo, kuna dhacda wakhtigeeda.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/02/Warka-Duhur-1622021.mp3 View the full article
-
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden ayaa la filayaa in uu jimcaha soo socda kulankiisi u horreeyay la yeesho Hoggaamiyaasha dalalka ku bahoobay ururka G7. Madaxweyne Biden iyo Hoggaamiyaasha G7 ayaa kulankooda uga wada-hadli doona Arrima ay kamid yihiin xanuunka COVID-19, dhaqaalaha guud ee dunida iyo la tacaamulka dalka Shiinaha. Kulanka oo ku qabsoomi doona qaabka fogaan-aragga waxa si gaar ah diiradda loogu saari doona Qorshaha looga guulaysan karo faafidda xanuunka COVID-19 iyo dib u habaynta dhaqaalaha Aduunka. Biden oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga ayaa 20-kii Janaayo xilka kala wareegay madaxweynihii hore ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku howlan in uu soo diyaariyo farriinta dib ula falgalka dunida iyo hey’adaha caalamiga ah. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Biden oo kulankii u horeeyay la yeelan doona Hoggaamiyaasha G7 appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu. Gudoomiyaha ayaa maray dhamaan shuruudihii looga baahna qof-ka uu ka lumo kaadhku, kadibna wuxuu qaatay kaadhkii codaynta. Gudoomiyaha ayaa waxaa wehelinayay saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga oo ay kamid ahaayeen, Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse C.laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C.qani Ibraahim Salaf, Maxamuud Cali Muuse Jiir oo kamid masuuliyiinta sare ee Xisbiga iyo Murashaxiin kale. Source
-
America has deployed the first naval ship to Eastern Africa in over a decade to boost maritime security and allow freedom of navigation in the region. This comes two months after Kenya’s President Uhuru Kenyatta received the US-Africa Command (Africom), Gen. Stephen Townsend, in Nairobi. The Expeditionary Sea Base USS Hershel ‘Woody’ Williams (ESB 4) has been deployed along the Eastern and Horn of Africa coastal line as Kenya and US seek to strengthen military co-operation. The naval ship can be used for a broad range of military operations acting as a mobile sea base to support multiple operational phases. Its deployment comes amid a diplomatic crisis between Somalia and Kenya. During the December 12, 2020 meeting between Kenyan and US officials in Nairobi, America promised to offer Kenya security assistance by professionalising the Kenyan military forces, increasing the country’s counterterrorism as well as border security capabilities, besides others like increasing peacekeeping capabilities and maritime security. Last week on Tuesday, Kenya’s Defence Cabinet Secretary Monica Juma received the vessel at the Port of Mombasa. Details on how long the ship will be deployed along the Indian Ocean remain scanty. The ship’s commander Vice Administrator Gene Black said Kenya is a strategic partner and a priority for the United States and will remain an integral part of a successful US-African alliance. During the stay of the ship, it will support security co-operation missions and operations in and around the African continent. The deployment of the naval ship demonstrates America’s commitment to African countries through interoperability training, maritime security and safety to allow for freedom of navigation within the region. View the full article
-
About 200 immigrant spaza shop owners shut their doors on the weekend in Nelson Mandela Bay and protested. Four Somali shop owners have been shot and killed in the past week, in KwaNobuhle, New Brighton and KwaZakhele. Another was shot but survived. According to Said Mohamed, chairperson of the Somali Association, Hussein Ibrahim was killed on Monday in Mavavana Street in KwaZakhele and the perpetrators sped off with his bakkie full of stock. Abdi Hakin Jelle and Mikail Pito were both killed on Friday in Vuku Street in New Brighton. Abdunasir Abukar was shot and killed in KwaNobuhle in Uitenhage on Friday. Police spokesperson Priscilla Naidu confirmed the killings. “Two people were shot dead in their shop in Vuku Street in New Brighton on Friday. It is alleged that at about 7:30pm, the two victims aged between 23 and 25 years old were inside the shop when two suspects entered and shot both of them. One victim passed away at the scene while the other passed away on the way to hospital. Groceries, cigarettes and cash were taken.” In another incident on Friday, a 38-year-old shop owner was fatally shot and his assistant wounded when they were robbed at about 11:30am in Khama Street, KwaNobuhle. Naidu said, “It is alleged that the shop owner was busy offloading stock for his shop when three armed men approached him. The suspects ordered the owner to open his shop. A fight broke out between the owner and the suspects which resulted in his fatal killing. On hearing the shots, his assistant rushed out and was also shot. He was admitted to a local hospital. Cash and groceries were taken. The bakkie was recovered not far from the scene.” Shop owners protest On Saturday the protesting shopkeepers marched down Durban and Standford roads in Korsten, Port Elizabeth. They forcefully shut two shops they found open in Durban Road. They waved placards saying: “Stop killing us fellow Africans.” Mohamed said: “We are killed and robbed every day because we are not prepared to pay the protection fee. “The police fail to protect us and communities are also exploiting us. If we ask for protection from the communities where we do our businesses, the community leaders also expect us to pay them.” “We have ordered over 600 of our shops to shut down in the townships because we cannot live like hunted animals.” Mohamed said vehicles are constantly robbed when returning from wholesalers and shops are victims of extortion rackets. “The thugs easily block our roads and rob our stock worth thousands of rands when we cross over the speed humps. Ten of our vehicles have not been recovered and no suspects have been arrested,” he said “These thugs demand between R1,000 and R2,000 a month per shop. They are well known, but police are not doing anything about them,” Mohamed said. “We want minister Bheki Cele to intervene because the police have failed us,” said Abdrisek Adan. “We are doing everything legally. But the police are more concerned about raiding our shops than protecting us.” “We are not here to take anyone’s job. Ours is to do business and create jobs for the needy. We have been assisting the poor families with burials and food parcels. But now we are killed like animals. We demand the same protection from police because we are also Africans,” he said. View the full article
-
Health authorities in Somalia say the country has been hit by a second wave of the coronavirus, blaming travels abroad and public gatherings ahead of elections for the increase in cases. Minister of Health and Social Care Dr. Fawziya Abikar said cases have increased 52% in February compared to January. She urged people to wear masks and avoid gatherings. Dr. Abdirizak Yusuf Ahmed, director of de Martini hospital, the main medical facility for coronavirus patients, told VOA Somali that hospitalizations, positive results, and fatalities have all increased within the last two weeks. About 120 people died in Somalia in all of 2020, and more than 30 have died in 2021, he said. “The trend that we are observing shows that most of the cases are imported and attributed to large-scale public gatherings, where essential public health measures are not enforced,” Dr. Mamunur Rahman Malik, the World Health Organization’s (WHO) Somalia country representative, told VOA Somali. “It is difficult to verify, but owing to election season, many new travelers, especially from countries which are currently in lockdown, have arrived,” he said. The overall number of coronavirus cases in Somalia remains small, with just 5,183 confirmed cases, and 152 deaths to date. Ahmed said it is “epidemiologically possible” that new virus variants from Britain and South Africa have reached Somalia. He said travelers from Britain and South Africa have tested positive for the virus and are now in hospitals. Health authorities in Somalia sent samples to Nigeria to verify if new variants exist in the country, he added. Malik warned that progress is at risk of being pushed back, as there is no strong public campaign to ban public gatherings or for people to practice public safety measures. Health officials said elderly people are paying the price, as transmission is going on at the household level. Somalia is expecting a shipment of the AstraZeneca COVID-19 vaccine to arrive later this month. WHO said Somalia will receive 1.2 million doses from Gavi, the Vaccine Alliance to vaccinate 600,000 front-line workers, including health professionals and staff in local governments. More doses will come in March and April to cover 20% of the population. The Somali government will be responsible for finding resources to vaccinate the remaining 80% of the population. View the full article
