-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dhaq-dhaqaaqyo culus oo ka dhan ah dibad-baxa lagu wado inuu beri ka dhaco magaalada Muqdisho ka bilaabay qeybo ka mid ah caasimada. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo isugu jiro nabad-sugid iyo Boolis, gaar ahaan kuwa Haramcad la dhigay waddooyinka soo gala taalada Daljirka Daahsoon oo loo qorsheeyey inuu beri ka dhaco isku soo baxa ay haatan abaabulayaan xubnaha mucaaradka. Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daray in wariyeyaal tegay goobta loo qorsheeyey dibad-baxa ay soo eryeen ciidamada ammaanka ee la geeyey halkaasi. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sidoo kale sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay la wareegeen ammaanka hotelka SYL oo la sheegay in la ogaaday inay qolal ka kireysan rabeen qaar ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka. Ammaanka xarunta madaxtooyada oo iyana dhow Daljirka Daahsoon ayaa loo adkeeyey, waxaana la xiray dhammaan waddooyinka gala dhismaha xurunta Villa Soomaaliya. Dhinaca kale musharraxiinta ayaa wada abaabulkii ugu dambeeyey ee dibad-baxa, iyaga oo wacad ku maray inuu dhacayo beri oo Jimco ah, waxayna ay diyaariyeen agab loogu-talagay xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo loo qeybinayo dibad-baxayaasha. Arrintaan ayaa sii kordhineyso walaaca laga qabo inuu iska hor imaad ka dhaco Muqdisho, islamarkaana ay isku dhacaan ciidamada dowladda iyo kuwa musharraxiinta.
-
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaad-laha ah ee golaha wasiiradda oo looga hadlay arrimo muhiim ah. Kulanka maanta wasaaradda maaliyada ayaa golaha wasiirada waxay u qeybisay miisaaniyad sanadeedka 2021-ka. Sidoo kale wasaaradda caafimaadka ayaa laga dhagaystay warbixin ku saabsan laba-kaclaynta faafa ee Covid -19. Ugu dambeyn wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa golaha la wadaagtay warbixin amni. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah ee Somaaliya u fadhin doona Jamaacadda Carabta mudane Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar. Safiir Ilyaas ayaa u gudbiyay xoghayaha salaan uu ka siday Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wasiirka arrimaha dibadda Mudane Maxamed Cabdirisaaq. Safiir Ilyaas ayaa balanqaaday inuu ka shaqayn doono sidii loo sii xoojin laha xariirka iyo wada shaqeynta ka dhaxeeysa wadamda Carabta iyo Soomaaliya. Mudane Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar ayaa dhawaan loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar iyo wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan Jaamacadda Carabta. View the full article
-
At least 20 al-Shabaab militants were killed in a military operation in Somalia’s southern Lower Shabelle region, the army said on Thursday. Gen. Odawa Yusuf Rageh, the chief of Somalia’s army, told a military-run radio service that senior commanders of the group, which is affiliated with al-Qaeda, were among the dead. A military official in the region said the operation was launched after intelligence was received that al-Shabaab terrorist were hiding out in villages close to Qoryoley and Janale towns. He said several soldiers were also wounded in the operation. Janale, a strategically important agricultural town some 95 kilometers (59 miles) southwest of the capital Mogadishu, was liberated from al-Shabaab following a military offensive in 2020. View the full article
-
The president of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo has called on the leaders of the regional state to arrive in Mogadishu for talks on the election deadlock after the Baidoa meeting. The meeting is scheduled to kick-off at Villa Somalia, the country’s statehouse on February 18 and will continue until Friday, February 19. The talks are the latest attempt by Farmajo to resolve the dispute over the electoral process after Jubaland and Puntland demanded the pullout of SNA from the Gedo region. The international community is putting pressure on Somali leaders to immediately end their differences over the implementation of the Sep 17 electoral agreement signed in the capital. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa markale ku celisay walaaca ay ka qabto xaalada dalka, ayada oo aan weli heshiis rasmi ah laga gaarin arrimaha doorashada, oo xiisad hor leh ka abuuray gudaha dalka. Kaaliyaha Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Siyaasadda iyo Nabadeynta, Rosemary A. DiCarlo ayaa sheegtay ‘in lama huraan tahay’ ay tahay in xal kama dambeys ah laga gaaro is-mari-waaga doorashada, midaasi oo wax u dhimi karta xasiloonida Soomaaliya. Waxay carabka ku adkeysay in Soomaaliya oo dagaalo sakooye iyo xasilooni darro kasoo dabaalatay aan dib loogu celin, islamarkaana ay madaxda isku haya hanaanka doorashada ay iskugu yimaadan miiska wada-hadalka. “Soomaalidu waxay waddo dheer u soo mareen xasilinta dalka iyo u dhigista dhabbaha nabad waarta iyo dimuqraadiyad Doorashooyin loo dhan yahay waa lama huraan. Waxaan ka codsanayaa madaxda Soomaalida inay dib u bilaabaan wadahadalka waxaanan ku celinayaa taageerada buuxda ayay tiri,” Rosemary A. DiCarlo. Sidoo kale waxay madaxda Soomaalida iyo saamileyda siyaasada ka codsatay inay dib u bilaaban wada-hadalada looga arrinsanayo doorashada, ayada oo balanqaaday in Qaramada Midoobay ay taageero buuxda la garab istaagsan tahay. Hadalkan ayaa imanaya xili xaalada Soomaaliya laga muujinayo walaaca xoogan, islamarkaana uu meel xasaasiya marayo khilaafka ka taagan doorashada, waxaana socda dadaalo ay beesha caalamka ku rabto inay isugu soo dhaweyso dhinacyada.
-
Wasaaradda Dekaddaha, Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug oo garab ka helaysa Hay’adda FOA ayaa maanta qalab kallumaysi u qeybisay in ka badan 22 ka mid ah kallumaysatada Degmada Hobyo iyo degaannada hoos yimaada, kuwaas oo isugu jiray Rag iyo Haween, si sare loogu qaado wax soo saarka kalluumaysatada degaannada Galmudug iyo ciribtiridda saamaynta ay burcad badeednimadu ku yeelatay Kalluumaysatada degaanka. Kalluumaysatadaan la qalabeeyey waxaa qeyb ka 10 dhallinyara oo Wasaaradda u soo tababartay habka looga faa’iidaysto khayraadka badda iyo sare u qadista wax soo saarkooda, munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Wasaradda iyo maamulka Degmada Hobyo. Isu duwaha Wasaaradda Dekadda iyo Kalluumaysiga Duraan Cabdi Cali iyo Agaasimaha Wasaaradda Cabdirashiid Maxamed ayaa sheegay in agabkan loogu talagalay sidii loo dhiiri gelin lahaa dhallinyarada Kalluumeysatada ah. Qaar ka mid ah Kalluumaysatada ka faa’iidaysatay agabkaan ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda iyo Hay’adda FOA qalabkan oo ay sheegeen inay baahi weyn u qabeen, isla markaana uu wax wayn ka tari doono howlahooda shaqo. Guddoomiye ku-xigeenka degmada Hobyo Maxamed Cawaale ayaa sheegay in agabkaan uu ka saacidayo Kalluumaysatada wax soo saarkooda, isla markaana uu shaqo abuur wanaagsan u noqdo dhallinyarada reer Galmudug. View the full article
-
Ra’iisul wasaaraha Australia Scott Morrison ayaa sheegay in dowladiisa aysan cabsi gelin doonin xayiraadda ay Facebook ku soo rogtay wararka lagu daabaco bartaasi ee ay isticmaalaan dadweynaha Australia. Ra’iisul wasaare Morrison ayaa tallaabadaasi ay ku dhaqaaqeen Shirkadda Facebook ku tilmaamay mid la xiriirta kibir iyo niyad jab. Go’aanka Shirkadda Facebook ayaa jawaab u ah sharci la doonayo in laga sameeyo Australia, kaas oo ka dhigaya in shirkadaha waaweyn ee teknolojiyaddu ay bixiyaan lacagaha ku baxa wararka. Bogag ka mid ah kuwa caafimaadka dawladda, xaaladaha degdegga ah iyo bogag kale ayaa sidoo kale la xiray manta oo Khamiista ah. PUNTLAND POST The post Dowladda Australia oo ka hadashay xayiraadda ay ku soo rogtay Facebook appeared first on Puntland Post.
-
Ganacsade Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay lagu dilay dalka Koonfur Afrika sida laga soo xigtay xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas. Magaalada Darban ee dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay Marxuumka, waxaana lagu magacaabi jiray Mohamed dheere inkastoo aan faahfaahin kale laga helin dilkiisa. Marxuumka ayaa la sheegay in ay dileen Rag hubaysan oo aan Haybtooda la garan, kuwaas oo goobta isaga baxsdaya dilka kadib. Dilalka loo gaysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaas ku ganacsada ayaa maalmihii u dambeeyay sii kordhayay. PUNTLAND POST The post Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika appeared first on Puntland Post.
-
Wararka ka imaanaya Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qarax nooca miinada ah ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay wadada dher ee u dhexeysa deegaanada Danow iyo Golweyn oo ka wada tirsan gobolkaasi. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu weeraray ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda, xilli ay ku socdaalayeen halkaasi. Sidoo kale qaraxa kadib ayaa waxaa goobta laga maqlay rasaas ay rideen ciidamada Midowga Afrika AMISOM, balse ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay. Al-Shabaab ayaa dhinaca kale sheegatay mas’uuliyadda qaraxaas, waxaana ay shaacisay inay ku dishay ugu yaraan labo askari, sida ay hadalka u dhigtay. Weli ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay taliska AMISOM iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku aadan weerarkaasi loo adeegsaday qaraxa miino. Inta badan dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weeraro dhabo-gal ah ku qaada ciidamada huwanta, xilliyada ay isaga kala gooshayaan koonfurta & bartamaha dalka. View the full article
-
Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya ugu baaqday in ay iska ilaaliyaan dibadd-baxyo lagu wado in Jimcaha ay ka dhacaan Muqdisho. Qoraal ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dibad-baxyadaasi ay ka dhalan karaan rabshado saameyn ku yeelan kara muwaadiniintooda. Musharraxiinta mucaaradka ee Soomaaliya ayaa todobaadkii hore iclaamiyey dibadd-bax ay uga soo horjeedaan madaxweyne Farmaajo iyo dib u dhigista hanaanka doorashooyinka. Mareykanka ayaa xusay in isu soo baxan oo qabashadiisa ay diidan tahay dowladda ay ka dhalan karaan rabshado, wuxuuna muwaadiniintiisa kula taliyey in ay ka fogaadaan. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga caanka ah ee Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa isaga oo uu garab taagan yahay guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya wuxuu si adag uga hadlay xaaladda dalka. Samatar ayaa marka hore soo hadal qaaday is mari-waaga ka taagan doorashooyinka dalka ee 2021-j\ka, dibad-baxa beri ka dhacaya Muqdisho iyo shirkii Baydhabo. Ugu horreyn wuxuu soo hadal qaaday dibad-baxa ay abaabulayaan xubnaha mucaaradka ee la filayo inuu qabsoomo beri oo Jimco ah, wuxuuna xusay inuu ku boorinayo banaan-baxaaasi reer Banaadir, isaga oo ku baaqay in lasii joogteeyo. “Dadka reer Banaadir waxaan ku boorinayaa banaan-baxa dhacaya berri in la joogteeyo oo aanu noqon berri oo qura, waa inuu joogta noqdaa illaa ninka buurta fuushan iyo kuwa la shaqeysta uu caqliga uu soo noqdo,” ayuu yiri Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar. Sidoo kale wuxuu ka hadlay qodobada kasoo baxay shirkii guddiga farsamada ee Baydhabo, isagoo tilmaamay in heshiiska lagu gaaray lagu dilmiyey gobollada waqooyi. Prof. Samatar ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in tallaabadaas ay wax u dhimeyso qaranimada & midnimada dadka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay “Shirka Baydhabo lama heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi,waa iyadoo la kufsaday qaranimadii iyo midnimadii Soomaaliyeed lana nijaaseeyay wixii umada isku keenay” ayuu hadalkiisa raaciyey. Si kastaba Soomaaliya ayaa haatan wajaheyso xaalad adaga oo kala guur ah, iyada sii xoogeystay khilaafka ka taagan hanaanka loo wajahayo doorashada dalka ee 2021-ka.
-
PRESS RELEASE Leading African Impact Sourcing agency Careerbox receives the 2021 Global Impact Sourcing Award Leading African Impact Sourcing agency Careerbox receives the 2021 Global Impact Sourcing Award from the International Association of Outsourcing Professionals for work done to advance and promote Impact Sourcing DURBAN, South Africa, February 18, 2021/ — Careerbox (www.www.Careerbox.co.za), a non-profit company, has been recognised for its influence in promoting the benefits of Impact Sourcing by the global association that represents all stakeholders in the outsourcing value chain, IAOP. The company has to date placed over 35 000 previously disadvantaged and unemployed youth and women into permanent jobs with sustainable income. Those individuals can then provide for their families and contribute to their community economy, and have to date impacted over 142 000 lives, exceeding Careerbox’s 2020 goal of impacting 100 000 lives. As such, the organisation has now set a target to positively alter the realities of one million Africans across the continent through similar initiatives. “At Careerbox our focus is not just the future of a single individual, but the multiplier effect we can create in their entire community,” explains Managing Director Lizelle Strydom. “We believe that if you can prepare a young person to invest in their own future, you will inspire their entrepreneurial spirit and they will continue to build on their career and personal achievements which could potentially create thousands of jobs for others around them.” The organisation’s efforts toward youth development through education have seen it being named a Mandela Legacy career programme of choice, as well as being selected as a grantee of the Digital Jobs Africa initiative, sponsored by the Rockefeller Foundation. Impact Sourcing equips disadvantaged demographics and long-term unemployed with skills to fill existing, sustainable vacancies which are sourced through a corporate partner network. The Careerbox model prepares youth and women to engage in earn-while-you-learn programmes and learnerships with a job opportunity outcome at the end. The strategy encourages intentional hiring of workers from disadvantaged communities who have fewer career prospects for sustainable jobs. “The Global Impact Sourcing Award (GISA) winners for 2021 were chosen from a strong field of 44 candidates and selected based on the significance of Impact Sourcing to their business model and their public commitment,” said Jon Browning, IAOP CSR Committee Chair and CEO of Global Mentorship Initiative. “Impact Sourcing has become an essential component of today’s BPO industry and service providers recognise this is an effective means for demonstrating social responsibility.” Successful partner initiatives like the collaboration with Intel in the She Will Connect programme allowed Careerbox to contribute to developing the digital literacy of millions of women across Africa. This approach is informed by, and closely aligned to, the United Nations Sustainable Development Goals of eradicating poverty, encouraging gender equality and economic growth, and creating partnerships across the public and private lines. These values and initiatives have attracted local and international partners from across telecoms, multimedia, and financial services, and drawn praise from a diverse network of admirers including former Miss South Africa Tatum Keshwar. “Careerbox drives the Impact Sourcing work to help change lives and restore dignity to African communities,” continues Strydom. “That dignity inspires confidence, which is the primary missing ingredient we see among many thousands of our youth. We are grateful to be recognised for our work and will use this as a platform to amplify this message and impact more lives.” Distributed by APO Group on behalf of Careerbox. View multimedia content About Careerbox: Careerbox (www.Careerbox.co.za) is a training, skills development and recruitment organisation that has since 2013 focused on empowering and improving the lives of young people and women through job creation, education and skills development. The organisation has trained over 35 000 people in the last eight years, resulting in a vast majority being placed in sustainable jobs. SOURCE Careerbox Multimedia content Download logo Image: Lizelle Strydom, MD of Careerbox Link: Careerbox Share Twitter | Facebook | LinkedIn APO Group – Africa Newsroom | Unsubscribe | Safe sender instructions | Privacy Policy Distributed by : APO Group Voie du Chariot 3 1003 Lausanne – Switzerland Tel : +41 21 547 44 44 E-mail: info (at) apo-opa.com www.APO-opa.com Qaran News
-
Wararka naga soo gaarayo Daljirka Dahsoon oo ah goobta lagu balan san yahay in uu berri ka dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen Midawga Musharixiinta ayaa la sheegaya in ciidamo fara badan ay dowladda geeystay. Ciidamo isugu jira Nabad Sugid dharcad ah, Booliis iyo Haramacad ayaa la sheegay in lagu daadiyay wadooyinka soo gala Daljirka Dahsoon , halkaas oo uu berri oo Jimca ah ka qabsoomi doonno banaanbax aad u weyn. Qaar ka mid ah wariyayaasha warbaahinada madaxa banaan oo tagay halka banaanbaxa lagu qabanayo ayaa la soo kala eryay kadib markii ciidamada ay diiden in wax laga duubo halkaas. Madaxtooyada Soomaaliya oo aan sidaa uga fogeyn goobta uu banaan baxa ka dhacayo ee Daljirka Dasoon ayaa sidoo kale amankeeda aad loo adkeeyay. Hotel Naasa Habloow laba oo u dhaw Daljirka Dahsoon ayaa sidoo kale la sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda lagu wareejiyay, kadib markii Hotelka ay qolal ka kireysteen Madaxweeynayaashi hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed kuwaas oo berri ka qeeyb galaya Isusoo baxa Daljirka . Dhanka kale Hotel SYL oo ka soo horjeeda madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa la wareegay ciidamada Ilaalada Madaxtooyada , kadib markii laga war helay in ay kireystan rabaan xubna ka tirsan midawga Musharixiinta , kuwaas oo berri ka qeeyb galaya Banaanbaxa Daljirka Dahsaoon. Waxaa sidoo kale la xiray dhamaan wadooyinka Muhiimka ah ee soo gala Madaxtooyada illa iyo Daljirka Dahsoon. Waxaa Ciidamo fara badan lagu daadiyay goobaha ay dagan yihiin Musharixiinta Mucaaridka iyadoo Hotelada Muqdisho intooda badan la geeyay ciidamo dharcad ah kuwaas oo ka xog warama kulamada ka dhacayo Hoteelada. Wariya ka howl gala magaalada Muqdisho oo sababa amni aan magaciisa u qarinaya ayaa inoo sheegay in xilli laga soo celiyay in uu warbixin ka diyaariyo goobta baanan baxa uu ka dhici rabo ayaa sheegay in isaga oo ku sii jeedo goobtiisa shaqada ay gaari uu saarnaa ay istaajiyeen ciidamo dhar cad ah , kadib su’aalo la wayeeydiiyayna ay iska soo daayeen markii danbe. Sikastaba xaaladda magaalad Muqdisho ayaa aad u kacsan maanta oo khamiis ah , iyadoo dowladda ay si adag u diidan tahay in uu dhaco babanaanbaxa Berri. Source: goobjoog.com
-
Bosaso (PP News Desk) — Puntland Security Forces have foiled Al-shabaab plans to attack parts of Bosaso, the commercial city of Puntland. Improvised explosive devices seized by Puntland Security Forces in Bosaso. “Our forces managed to prevent attacks Al-shabaab was planning in parts of Bosaso. Puntland Security Forces seized improvised explosive devices assembled at Al Madow to wreak maximum havoc against citizens” reads a statement issued by PSF. Last week Puntland Security Forces arrested Al-shabaab operatives at Galgala mountains. The new security strategy places preventive measures at the heart of PSF operations in coordination with the police and neighbourhood structures following the reorganisation of Bosaso into four major neighbourhoods. © Puntland Post, 2021 The post Puntland Security Forces Foil Al-shabaab Attack in Bosaso appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta hadal-siiyey warbaahinta ayaa ka warramay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan shirkii guddiga farsamada ee magaalada Baydhabo. Cabdi Xaashi ayaa si weyn uga soo horjeestay qodobadii kasoo baxay shirkaas oo gogol xaar u ahaa midka ay isugu imaanayaan dowladda & dowlad goboleedyada. Sidoo kale wuuxuu tilmaamay in aysan jirin cid ku metashay shirkaasi gobollada waqooyi, wuxuuna xusay in uusan jirin heshiis rasmi ah, balse iyaga loo heshiiyey. “Heshiiska shirkii Baydhabo anaga qeyb kama nihin, waa ayo cida noo heshiineysa wax aan qaadan karno ma ahan, aniga iyo Farmaajo waxaa isku diinahay Dastuurka,” Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey ” Marka aan si gaar ah uga hadlo Somaliland – dowlad ahaanna uguma jirto, dadka halkan u jooga midnimada xubno kama lahan. Su’aasheydu waxay tahay yaa nagu metela, waa ayo cida noo heshiineysa? Heshiis ma jiree waa naloo heshiiyey,”. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo is-afgarad lagu gaaray shirkii Baydhabo, sida lagu sheegay war-murtiyeedkii kasoo baxay guddiga farsamada ee qaban qaabada shirka u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.
-
(SLT-Hargeysa)-Bulshaweynta xaafada Xero Awr ee magaalada Hargeysa, ee degmada Ibraahim Koodbuur ayaa sameeyay bannaanbax ay ku diidan yihiin baddelida saacadaha biyaha, taas oo wakaalada biyuhu dhawaan ku wargelisay bulshadu in ay iibsadaan. Saacdan ayay sheegeen masuuliyiinta wakaallada biyaha ee magaalada Hargeysi in ay tahay mid cusub, islamarkaana ka duwan tii hore ugu xidhnayd dadka guryahaha, ahna mid cusub, qiimaheeduna dhan yahay 50$. Dadweynahani ayaa u cawday Madaxweynaha Somaliland, kana codsaday inuu arrintani wax ka qabto , Maareeyaha wakaaladda biyaha magaalada Hargaysa, mudane Maxamed Cali Daarood ayaa ilaa hadda aan ka hadal cabashada bulshadu ka qabto baddelista saacadaha cusub, ee muranku ka taagan yahay. Source
