-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee qaybta ka ah tar-tanka doorashooyinka fooda inagu soo haya ee Wakiilladda iyo Deegaanka. Shirweynahan oo ujeedadiisu ahayd sidii haween-weynaha Somaliland loogu taageeri lahaa ka qayb-qaadashadda arrimaha Siyaasadda islamarkaana loogu dhiiri galin laha inay is-doortaan ayuu madaxweyne ku xigeenku kula dar-daarmay haween weynaha kuna yidhi “Shirkani waa uu dabada ku hayaa sidii loo awoodayn lahaa sidii haween waynuhu uga qayb-qaadan lahaayeen arrimaha siyaasadda, gaar ahaan arrintan imika taagan ee doorashooyinka oo aynu ku dhiiri gelino inay is-doortaan oo yimaadan halka siyaasadda wadanka laga gooyo hadii ay fullin tahay iyo hadii ay sharci-dajinba tahay.” Madaxweyne ku-xigeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Xukuumaddu dadaal xoogan gelisay sidii haweenku uga qayb-noqon lahaayeen Siyaasadda waxaanu yidhi. “Haweeenku waa laf-dhabarta dalkeenna waa muhiim in kooto loo sameeyo oo gobol walba tiro gaar ahi kasoo baxdo, nasiib-darro arrintaa golaha sharci-dajinta ayaa nagu diiday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biix Cabdi aad ayuu ugu dadaalay runtii inuu kordhiyo ka qayb-galka haweenka ee fullinta isagoo agaasime-yaal magacaabay, waxna madaxweynaha ayay qalin-kiisa ku jiraan, waxna doorasho ayay ku xidhan tahay, hadii kootadii la diiday hadana ka xisbiyo ahaan waxaanu isla garanay in la sharaxo haweenka “ ayuu yidhi Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland. Wa-bilaahi Tawfiiq Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoonaan karo oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay guul dareysteen dadaallo lagu doonayo in lagu dhex-dhexaadiyo ra’iisul wasaaraha xilka siiyaha Maxamed Xuseen Rooble iyo musharaxiinta mucaaradka. Dadaalladan oo lagu doonayo in xiisada lagu qaboojiyo ayaa waxaa garwadeen ka ahaa xubno ay ka mid yihiin madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) kuwaas oo kulamo ka bilaabay Muqdisho. Labada dhinac ee xukuumadda & musharraxiinta ayaa la yimid shuruudo adag, kuwaas oo carqalad ku noqday dadaallada socday oo markii guul dareystay. Sida ay ogaatay Caasimada Online musharaxiinta mucaaradka ayaa dalbaday marka hore in xukuumadda ay raallo-gelin buuxda ka bixso wixii dhacay 19 Febraayo, taas oo uu ganafka ku dhuftay ra’iisul wasaaraha xilka sii haya ee Mudane Maxamed Xuseen Roobe. Sidoo kale xukuumadda ayaa dhankeeda dalbatay in la joojiyo dibad-baxyada ay baabulayaan mucaaradka, islamarkaana la dajiyo xaaladda, balse waxaa shuruudaasi iyana ka biyo diiday xubnaha midowga musharraxiinta ee mucaaradka ku ah dowladda. Intaas kadib xukuumadda ayaa shalay ku dhowaaqay in Muqdisho aan lagu qaban karin dibad-bax, islamarkaana uu halkiisii yahay go’aankii lagu mamnuucay isku imaatinka. Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa aad u kacsan, waxaana laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwa ciidan oo iska soo horjeeda.
-
(SLT-Hargeysa)-Dawladda Taiwan, ayaa siisay Jamhuuriyadda Somaliland lacag laba Milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ay ugu talo gashay in ay kaga qayn qaadato Doorashooyinka is isku sidkan ee Wakiillada iyo Deegaanka ee la filayo in ay qabsoomaan bisha May ee sannadkan. Taiwan oo dhawaan xidhiidh dublamaasiyadeed oo cusub la yeelatay Simaliland, ayaa waxa ay xaga hore ka gashay dalalka taageera dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland, iyada oo toos u bixisay lacagtan laba Milyan ee dollar ah, oo aan cid kale soo marin. Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, oo ah Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Waddani, ayaa lacagtan Taiwan bixisay ka dhawaajiyey markuu ka warbixinayey kulan ay la yeesheen Safiirro iyo dublamaasiyiin ka socday dalalka caalamka ee Somaliland ka taageera dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka. Dhinaca kale Midowga Yurub, Sweden iyo Ingiriiska, ayaa iyagu lacag gaadhaya lacag Milyan oo dollar ku bixinaya qabashada doorashada Wakiillada iyo Deegaanka iyo weliba hawlaha diiwaan gelinta ee socda. Xukuumadda Somaliland, ayaa iyadu Laba Milyan oo kale ku bixinaysa hawlaha doorashooyinka iyo diiwaan gelinta, iyada oo Xukuumaddu bixisay inta badan dhaqaalihii diiwaan gelinta socota lagu qabtay. Source
-
Bilayskeenna waxaad moodda hab-dhaqankooga in weli ay joogaan waqtigii kelitaliska (Autocracy system) ee kacaanku hoggaaminaayay, illaa uu kuu hanjabo oo goolaaftamo oo giir iska kiciyo waxba kuuma sheegi karo askarigu, Haddi uu qaadayo tallaabo sharci illaa uu ku argagax geliyo tallaabo qaadimaayo. Waa sababta bulshadu u ixtiraami weyday, waxa ku jira shacabka iska caabbin iyo xasuustii askartii kacanaakii ee kibirka badnayd ee la gaadshsiiyay dadka kabtan kufay ku qosle. Waxa loo baahan yahay dub u habayn Boolis oo sal iyo baar ah, in la dhiso akhlaaqiyaadka iyo qiyamka qofnimo ee askariga oo la fahmisiiyo shacabka in uu yahay adeege bulsho oo kaalin ugu jira ee aanay jirin caddaawad iyo dagaal ka dhexeyaa, in la dhiso aqoontooda oo la siiyo tababaro ka caawiya xuquuqda muwaadinka iyo xaqa ay leeyihiin maxaabiista gacantooda ku jirta. Waxa aad arkaysaa askari jidh dilaaya qof maxbuusa ama edaysane u gacanta ku hayo oo u haysta addoon la yidhi ciqaab. Suuqyada marka aad marayso dhibta weyn ee lagu hayo dadka masaakinta ee wadhatada ah sida loo bahdilaayo ee alaabta looga daadinaayo ee aan loo moodayn in ay baahiyi soo saartay oo ay yihiin noole u baahan xurmo iyo xaqdhawr ayaad is weydiinaysaa, xorriyadii loo soo dagaalamay maxay ahayd? Dadka muwaadiniinta ah tacadiga ku dhacaaya miyaanay jirin dawladnimo darenta oo joojisa dhacdooyinka maalin laha oo u hiilisa hooyooyinka dulman ayaad niyada kanodhanaysa. Haddi la dhiso qiyamka askariga ummadda u adeegaya way sahlantahay in shacabku fahmaan muhiimadda Booliska oo ay garab siiyaan, waa in la sameeyaa (community policing) ardayda da’da yar waa in lagu baro dugsiyada muhiimadda Booliska iyo adegga ay u hayaan bulshada oo lays fahamsiiyaa shacabka iyo Booliska xidhiidhka ka dhexeeya, xaaladda hadda lagu jiro ee u muuqa eeg kacaankii awoodda badnaana laga gudbaa oo ay jiraan dabbaro qabta askariga gefa ee adeegsada awood ka baxsan sharciga waxaana muhiima in la dhisi komishan madaxbanaan oo askarta ku ilaaliya sharciga. W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Hindiya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadashay xaaladda dalka & rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho. Safiirka Hindiya u qaabilsan Qaramada Midoobay TS Tirumurti Addresses ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yahay in xal deg-deg ah laga gaaro muranka doorashooyinka. Sidoo kale wuxuu ka digay sii socoshada khilaafka ka jira dalka, isaga oo tilmaamay in culeyska uu kasii darayo, haddii aan meesha laga saarin muranka ka taagan dalka. Mr. Tirumurti ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida inay wada-hadal ku dhammeeyaan xiisadda, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2021-ka. “Hadii shakiga ku aadan in doorashooyinka aysan qabsoomeyn uu sii xoogeysto, waxaa sii cuslaaneysa xaaladda, waxaana muhiim ah in hoggamiyeyaasha Soomaalida ay ka heshiiyan khilafka doorashooyinka,” ayuu yiri Danjire TS Tirumurti. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in dib u dahc kasta ee ku yimaada doorashooyinka ay ka faa’iideysan karaan Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee kajira Soomaaliya. Si kasta digniinta kasoo baxday Hindiya ee xaaladda Soomaaliya ayaa kusoo aadeysa, xilli weli dalka uu ku jiro marxalad adag oo kala guur ah, islamarkaana aan weli heshiis dhab ah laga gaarin hanaanka doorashada dalka dhaceysa sanadkan aynu ku jirno ee 2021-ka.
-
Ugu yaraan saddex Ruux ayaa ku geeriyooday, laba kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii xalay laba gaari isku dhacday duleedka bari ee magaalada Garoowe. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Puntland, ayaa xaqiijiyay in shilkaas uu ka dhacay halkii laga raray Kantaroolka dhanka bari ee caasimadda Garoowe. Sidoo kale waxay saraakiishu sheegeen in ay isku dhaceen laba gaari oo midkood ISKA-ROGO ahaa, halka kan labaad uu ahaa nooca loo yaqaan Brobox. Saraakiisha ayaa sidoo kale tilmaamay in ay weli baaritaan ku hayaan sababta keentay shilka, islamarkaana dib ka faahfaahin doonaan. Shilalka gaadiidka ayaa muddooyinkii dambe ku soo badanayey Puntland, waxaana inta badan sababa gaadiidka xawaaraha saa’idka ah ku socda iyo burburka jidadka. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay halka uu marayo dhamaystirka heshiiskii Dawladdaha Somaliland iyo Kenya wada gaadheen Dabayaaqadii sannadkii hore. Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa sheegay in ay hawsha ka midho dhallinta heshiiskii Kenya iyo Somaliland meel wanaagsan marayo, isla markaana kulamo ay labada dhinac ay yeesheen, kuwa kalana ay hadhsan yihiin. Baashe Cawil oo u warramayey Wakaalada Wararka ee Solna, ayaa waxa uu yidhi, isaga oo ka hadlayey heshiiskii Somaliland iyo Kenya “Kolay War murtiyeedkii ka soo baxay labada Madaxweyne markii ay Kulamada ku yeesheen magaaladda Nairobi oo arrimo badan ka hadlayay waxay qayb ka mid ahi ahayd in bisha March ee soo socota dhamaadkeeda uu dalka Kenya xafiis ka furto Somaliland, dhanka kalena ay bilaabmaan oo la gaadho heshiis dhanka duulimaadyada ah oo Shirkadda Kenya Airways iyo diyaaradaha kale ee ganacsiga iyo kuwa rakaabka qaadaa ay duulimaadyo ka bilaabaan Somaliland, hawshaasi way socotaa runtii ma odhanayo waa gabo gabo laakiin way dhamaanaysaa oo waa lagu gudo jiraa Kulamo iminka dhacay oo labada dhinac ahina way jiraan, Kuwo kale oo hadhsanina way jiraan markaa ma doonayo runtii inaan ka hordhaco balse waa hawl socota inshaa allaah waxaan rajaynaynaa inay wakhtiga dhow hawlahaasi bilaabmaan marka heshiiska la kala saxeexdo’’. Source
-
(SLT-Ottawa)-Dowladda Canada ayaa xasuuq u aqoonsaday hagar-daamada uu Shiinuha ku hayo qowmiyadda Muslimiinta Uyguurka ama Wiigariska ee dalkaas. Go’aankan ayaa waxaa si aqlabiyad leh ugu coddeeyey baarlamaanka dalka Canada. Canada waxay noqonaysaa dalka labaad ee tallaabadan qaada, iyada oo dalka Maraykanku horay falka dawladda Shiinaha uu xasuuq ugu aqoonsaday, Halkan hoose ka DAAWO Source
-
Garowe (PP News Desk) — Puntland State has proposed a national consultative council to break the electoral deadlock in Somalia. In what appears to be an expected change of policy that runs counter to the position staked out by Puntland President Said Abdullahi Deni in which he argued “that February 19th events in Mogadishu had invalidated the September 17th electoral agreement”, Puntland State recognises the September 17 th Agreement and recommendations of Federal Member States’ committee following the 16th February summit in Baidoa. Puntland demands from the incumbent Somalia President to sign a decree limiting executive and legislative powers, fire the Commanders of the Somali Army, Police Force and National Security and Intelligence Agency. Other conditions put forward by Puntland include the appointment of a fact-finding committee to investigate the government’s response to February 19th demonstrations in Mogadishu. Puntland sees the role of the International Community as a guarantor of any agreement on the electoral model. In 2016 Tedros Adhanom Ghebreyesus, the former Ethiopia Foreign Minister, acted as a guarantor of an electoral agreement between Puntland State and the Federal Government of Somalia to ensure that Somalia would not return to indirect elections after 2017. Puntland State rejected the Somali Electoral Law that could pave the way for one person, one vote elections in 2021. An EU delegation paid a visit to Garowe and met Puntland President on Monday. Puntland State has not clarified the make-up of the national consultative council council. The National Leadership Council that prepared Somalia for 2017 elections had comprised Federal Member States and the Federal Government of Somalia. © Puntland Post, 2021 The post Puntland Proposes National Consultative Council appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si weyn uga horyimid go’aankii kasoo baxay dowladda federaalka ha ee Soomaaliya ee lagu mamnuucay isku imaatinka dadka, si loo xakameeyo cudurka faafa ee Coronavirus. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiraxamaan Shakuur Warsame oo ka mid ah midowga musharraxiinta ayaa ku gacanseyray gabi ahaan go’aankii kasoo baxay dowladda. Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaca ka qaaday in dibad-baxooda aysan u joojin doonin go’aanka dowladda ee lagu mamnuucay isku imaatinka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in shalay dibad-bax lagu taageerayey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday uu ka dhacay Beledweyne, koodana uu la mid yahay midkaasi. “Markii ay dowladdu go’aankan ku dhawaaqeysay maalintii shalay magaalada Beledweyne waxaa ka dhacayay dibadbax lagu taageerayay madaxweynaha xilhayntiisu dhamaatay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Muxuu yahay sharciga fasaxaya dibadbaxa madaxweynaha lagu taageerayo ee diidaya kan looga soo horjeedo.”ayuu yiri . Hadalkan ayaa kusoo aadayao, iyada oo shalay dowladda Soomaaliya ay markale ku celisay in dadweynaha aysan isugu imaan karin hal goob, sidoo kalena aan dibad-bax lagu qaban karin magaalada Muqdisho, xilli Jimcaha ay qorsheynayaan xubnaha mucaaradka ah.
-
Somalia, a country of many political fault lines that indicate looming earthquakes of great magnitude, now has a new one — the Farmajo fault. Mohmed Abdullahi Farmajo is the malignantly polarizing president of Somalia. Source: Hiiraan Online
-
(SLT-Garoowe)-Maamul gobolleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xidhay inuu ka qeyb gallo shir dambe oo lagaga hadlayo arrimaha doorashada, taasi oo sii wiiqeysa rajadii laga qabay in laga gudbo is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada Soomaaliya. Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay caqabad ku noqdeenn fulinta heshiiskii doorashooyinka ee 17ka September iyo habraacayadiisa. Halkan hoose ka akhriso qoraalka Puntland soo saartay Source
-
(SLT-Muqdisho)-Rabbi ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa Ugaaska Beesha Xawaadle. Ugaaska ayaa ku geeriyooday Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan in maalmihii u danbeeyey uu haleelay xanuunka COVID-19 oo hadda faro ba’an ku haya dalka Soomaaliya. Ugaas Xassan ayaa ka soo jeeda guri dhaqan oo facweyn waxaana la sheegaa in uu ahaa Ugaaskii 20aad, waxa uu xilka kala wareegay walaalkiis Ugaas Cabdiraxmaan oo ku geeriyoodey Beledweyne. Ugaas Xassan ayaa xilka hayey muddo 5 sanno ah, waxaana si rasmi ah loo caleema saarey bishii Julay 2016. Allaha u naxariistee Ugaaska ayaa lagu xusuustaa go’aanadii adkaa ee uu qaadan jirey, markii uu dalabanaayey in gobolka Hiiraan loo qaybiyo labo gobol, ka hor dhismaha maamul goboleedka Hirshaballe. Source
-
At 19 years old, Asha Mohamed is divorced and drives a taxi in Somalia, defying conventions to support her family in one of the world's most conservative and dangerous countries. Source: Hiiraan Online
-
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo caawa Muqdisho ugu geeriyooday cudurka COVID-19, sida ay qaraabadiisu sheegeen, waxaana uu Ehelka, qaraabadiisa iyo Ummadda Soomaaliyeedba uga tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee Ugaas-ka oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka ugu muhiimsan gobolka Hiiraan. Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskiisa iyo qarabaadiisa uga tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Ugaas Xassan Ugaas khaliif ugaas Rooble oo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho. “Innaa lillaah wa innaa ileehi raajicuun Waxaan Umadda Soomaaliyeed guud ahaan qoyskiisa iyo ehelkiisa uga tacsiyadeynayaa geerida Allaha ha u naxriistee Ugaas Xassan Ugaas khaliif ugaas Rooble Waxaan alle uga baryayaa in hoygiisa uu ka dhigo janatul fardowsa kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo” ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Mursal. Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dawladda iyo madax dhaqameed ayaa ka tacsiyeeyey geerida Ugaas-ka oo muddo dheer ka mid ahaa cuqaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, kaalina ka soo qaatay dib u heshiisiinta bulshada. View the full article
-
Siciid Deni oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sanaag
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Guddoomiye u magacaabay Gobolka Sanaag, Iyadoo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sanaag isna loo magacaabay La taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dar-dar gelinta howlaha maamul iyo horumarineed ee Gobolka Sanaag. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Siciid Axmed Jaamac Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag. Waxaa Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomaali loo magacaabay La taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD View the full article -
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/02/Warka-Subax-2422021.mp3 View the full article
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo caawa uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Madaxweynaha ayaa xusay in Ugaasku uu ahaa hurmuud dhaqan oo lagu soo hiran jiray, door muuqdana ka soo qaatay dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed, adkeynta wadajirka iyo dadaalladii dib u dhiska dowladnimada. “Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ahaa tiirarka dhaqanka Soomaaliyeed oo caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ugaasku waxa uu astaan u ahaa saldanad dhaqan oo facweyn oo kaalin muhiim ah kaga jirtay wada noolaashaha bulshada Gobolka Hiiraan iyo guud ahaan dalka.” Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday. View the full article
-
After facing criticism from multiple community organizations for creating a “divisive” school renaming process, Trustee David Sherman presented the proposed new name for a Vaughan high school: Mary Ann Shadd. But in a night full of twists, Sherman’s fellow York Region District School Board trustees all opposed his name choice, Source: Hiiraan Online
-
In light of recent political developments in Somalia and the current national electoral gridlock, Puntland reaffirms its commitment to continue finding solutions based on broad consensus to the contentious issues and related disputes arising from the implementation of the 17 September electoral agreement. Therefore, we seek to address the major impediments hindering the commencement of an inclusive and transparent national election. Puntland has undoubtedly played a key role throughout the election process, and we remain indebted to the international community for their tireless encouragement and support in this process. This invaluable input has been instrumental for Somalia’s recovery and steers us forward to the path of a stable and secure Somalia. For the past two years, Puntland spearheaded consultative meetings and forums aimed at bringing together stakeholders from a wide range of political spectrums. Within this conciliatory space, we have facilitated constructive and inclusive dialogue in which to reach an acceptable election model for all stakeholders. For instance, Puntland hosted, and participated in several important national meetings including FGS and FMS consultative meeting held in Garowe on April 2019, subsequent Dusamareeb 1, 2 & 4 meetings and September-October 2020 meetings held in Mogadishu. Puntland fully supports the model envisioned in the 17 September election agreement and procedures, as it was an important outcome from all of these consultative meetings held thus far. The 16 February technical committee provided recommendations which laid out the core framework for addressing the contentious issues. We believe that this election agreement remains the only viable option. The spirit of cooperation and compromise which led to the signing of the 17 September agreement must be sustained in order to move past this current political impasse. Key challenges. To move forward, we must now focus our attention to removing the obstacles in our path which has greatly hindered the smooth implementation of the election agreement. In doing so, we create the conditions that guarantee a consensus-building approach to the election process. The 19 February violent incident in Mogadishu has created a tense security environment, deepening mistrust and reversing the positive momentum gained thus far from the consultative meetings. The dire turn of events, in which protesters were met with live bullets, was a clear violation of basic constitutional rights including freedom of assembly and speech. Such abhorrent infringement of civil liberties not only suppresses civilians and opposition candidates alike to express their views peacefully, but also risks providing the space for violent extremism to take hold amid the escalating chaos. The peaceful protests and the subsequent violent clampdown that swiftly followed has culminated into the current political standoff, leading to the improbability for further talks to materialize as planned previously. This current political stalemate is further exacerbated by the absence of FOS’s commitment in upholding the integrity of consultative meeting proceedings and reaching inclusive resolutions, as exemplified in the last meeting in Dhuusamarreeb on 4-6th February, whereby President Far majo regrettably walked out of the meeting without a consensus in sight. Enabling conditions for the implementation of the 17 September Agreement Given the context of the current constitutional crisis resulting from the expiration of the constitutional term of the President and Parliament, the following parameters are of most importance and must be applied in order to resume the national consultative electoral processes. To address the constitutional crisis, President Farmajo must sign a decree limiting executive and legislative powers of the presidency and the parliament, as well as nullifying all legislations approved by the parliament after 27 December 2020, as well as any executive orders issued by the president after 8 February 2021. Following the February 19 violent incident, and the army’s unfortunate involvement, the three senior officials of the security forces, namely the commanders of the military (NSA), Police Commissioner and the Director General of NISA, must be replaced. Trusted interim security commanders should be appointed in their place through a consultative approach. In order to observe the impartiality and the neutrality of the process, and to regain the trust amongst stakeholders and citizens, the security forces should not interfere in the political process. 3. A fact-finding independent committee should be established to investigate the full accounts of the February 19 incident in order to establish accountability. 4. Considering that FGS has failed to uphold the provisions of the previous agreements, Somalia’s international partners should further expand their role as guarantors in the implementation of the agreed election process. 5. It is imperative that the National Consultative Councils work on a schedule-based arrangement to effectively oversee the implementation of the national electoral process. 6. Somali political stakeholders and civil society should be permitted to participate in the electoral process in order to foster mutual trust for all sides and maintain transparency in the process. 7. The promotion of freedom of speech, free assembly and the right to protest are the cornerstones of all democracies. This principle must be embedded in the national political framework and intensely preserved throughout the entire electoral process. 8. All future national consultative meetings should be held in a safe and protected venue in Mogadishu. PUNTLAND POST The post PUNTLAND GOVERNMENT’S POSITION ON THE CURRENT POLITICAL SITUATION AND THE ELECTORAL IMPASSE appeared first on Puntland Post.
-
A UN agency has warned of more difficulties in East Africa's long-running battle against desert locusts. Source: Hiiraan Online
