-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay heshiiskii xalay magaalada Muqdisho ku wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka. “IGAD waxay si diiran u soo dhoweynaysaa heshiiskii ay wada gaareen Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada, run ahaantii waa qorshe Soomaalidu leedahay ayna hogaaminayso kaas oo khuseeya arrimo badan oo ay kamid yihiin; bad-qabka bulshada, nabad geliyadda iyo xuquuqda ay u leeyihiin in ay si nabad ah u muujiyaan dareenkooda iyo in ay banaan baxaan,” ayaa lagu yiri qoraalka. IGAD waxay aaminsan tahay in wadahadalka uu yahay sida keliya oo lagu xaqiijin karo in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah, IGAD waxay u mahad celinaysaa, ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, madaxweyniyaasha Galmudug, Hirshabeele, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Midowga Murashaxiinta kaalinta ay ka qaateen in heshiis la gaaro. Urur Goboleedka IGAD ayaa sidoo kale, hogaamiyeyaasha Soomaalida ku boorisay in ay la yimaadaan niyad sami si looga gudbo caqabadaha taagan isla markaana isu tanaasul iyo is qancin lagu dhaqaaqo. Ugu dambeyn, IGAD ayaa dhammaan dhinacyada waxay ugu baaqaysaa in ay taageeraan talaabada wanaagsan oo ay qaateen hogaamiyeyaasha si loo adkeeyo ammaanka, xasiloonida iyo balan qaadyada wadanka u horseedayo barwaaqo, ayaa lagu soo gunaanaday war saxaafadeedka Urur Goboleedka IGAD. View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Beesha caalamka ayaa qaadeysa tallaabo kale oo loogu sii gudbo wajiga labaad ee hirgalinta heshiisyada doorashada kadib markii ay ku guuleysteen iney isu keenaan xukuumadda xil-gaarsiinta iyo midowga musahraxiinta. Wakiilada beesha caalamka waxaa ka go’an iney si dhaqso leh isugu keenaan madaxda DF iyo dowladaha xubnaha ka ah si loo dhameystiro heshiiskii ay wada gaareen guddigii farsamo ee Baydhaba ku shiray 15-kii ilaa 16-kii February 2021. Wakiilada waxey maalmahii lasoo dhaafay wadatashiyo la qaateen madaxda Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo si weyn u diidan waxyaabaha jira, sidoo kalana shuruudo ku xiray iney kasoo qeyb galaan shir loo wada dhan yahay. Ilo xog-ogaal ah ayaa noo sheegay in beesha caalamka ay gacanta ku heyso shuruudo badan oo dhinacyada ka yimid, isla markaana ay raadineyso xal dhex-dhexaad ah oo ay koox walba ku qanci karto. Puntland waxey soo gudbisay 8 shuruud oo ay kaga qeyb gali karann shirka wadatashiga doorashooyinka, sidoo kalana Jubbaland ayaa iyana asoo saartay shan qodob oo xasaasi ah. Maadaama beesha caalamka ku guuleysatay iney isu keento xukuumadda xil-gaarsiinta iyo midowga musharaxiinta oo ka heshiiyay arrimo u dhaxeeyay oo ku qotoma dhacdooyinkii dhacay 19-kii Februry, hadana markaan waxey doonayaan iney wajiga labaad u gudbaan. Wakiilada waxey doonayaan iney muddo dhaw shir isugu keenaan madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, si loo jiheeyo arrimaha doorashooyinka loona qabto doorasho furan oo la isku raacsan yahay.
-
Tan iyo markii xalay magaalada Muqdisho heshiis ku wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka ayaa waxaa isa soo taraya hambalyada iyo soo dhaweynta is afgaradkaas. Qoraal lagu daabacay barta Twitter xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskaas. “QM waxay si diiran u soo dhaweynaysaa heshiis ay wada gaareen Ra’isul wasaare Rooble, hogaamiyeyaasha Galmudug, Hirshabeele, Banaadir iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada waa talaabo wanaagsan oo horey loo qaaday,” ayaa lagu yiri qoraalka. Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale, sheegay in uu ku faraxsan yahay heshiiskan danta u ah shacabka Muqdisho, waxayna dhinacyada ugu baaqeen in ay sii wadaan wada xaajoodka isla markaana qodobada harsan lagu xaliyo isu tanaasul iyo niyad wanaag. View the full article
-
Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa sheegay in aanay aqbalayn Qofka Musharraxa ah ee aan Shahaadooyinkiisa Waxbarasho aanay soo marin Wasaaradda Waxbarashada. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac) oo Shalay u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa waxa kale oo uu sheegay in aanay aqbalayn Musharrax aan Warqadda Dambi la’aanta ka sidan Xeer-ilaalinta Qaranka. Guddoomiyaha oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Shahaado aan soo marin Wasaaradda Waxbarashada Qaban mayno oo aan la soo xaqiijin, waanu ku kalsoon nahay Wasaaradda iyo shaqada ay soo qaban doonto, Cabatin iyo Caddaymo kale way iska iman karaan ama shahaado Wasaaradda si uga siibatay, taana Annaga iyo Wasaaradda Waxbarashada ayaa isku noqonayna oo ka wada shawrayna.” Guddoomiyaha Komiishanka oo la waydiiyey waxay ka yeelanayaan Musharraxiinta aan buuxin Shuruudaha ay soo saareen ee ay ka mid tahay inay haystaan Shahaadooyinka Waxbartashada, balse hore Xisbiyadu u aqbaleen, ayaa sheegay inay arrintaa hore ugala hadleen Xisbiyada “Xisbiyada waanu isla qaadanay, Sharcina waa sharci, Xisbiyada waanu ka ballanay inay halkooda ku reebaan, haddiise ay ka soo siibtaan ama cod ha eexaynayaan ama si kale ha ahaatee waxaanu ka ballanay inay muddo cayiman ku soo beddeshaan, qofkaa waalla celinayaa maaddaama oo aanu sharciga buuxin, warqad ayaanu u qoraynaa Xisbiga aanu ku celinayno oo aanu ku leenahay Musharraxaasi ma buuxin shuruudihii sharciga ahaa ee soo beddesha, muddo ayayna haystaan ay ku soo beddeshaan, kii Tanaasula, kii dhinta, sidaana waanu isla qaadanay.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Qof aan Warqad dambi la’aan ah ka sidan Xeer-ilaalinta ma aqbalayno, markaa Qofku waa inuu Xeer-ilaalinta ka soo qaataa Warqaddii dambi la’aanta..” Geeska Qaran News
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/02/Warka-Subax-2622021-Sax.mp3 View the full article
-
Dar'ül Eytam Foundation also provides financial support to over 500 orphans Source: Hiiraan Online
-
African Union peacekeeping forces known as AMISOM have been in Somalia since 2007 Source: Hiiraan Online
-
When we intend to elect new legislators, we must be sure to replace bad legislators with good legislators, otherwise we will be like “sitting ducks” just waiting to be devoured by the adversary, the devils within. The triumph to elect decent, delligent, devoted, dedicated, and degnified parliament always lies in how well people are prepared to ensure that what went wrong in the past would not go wrong again in the future. In times of legislative elections, what literally leads us (voters) to victory is a shared language that nurtures culture in ways that can become guiding principles that are actionable and achievable. The pathway from culture to conviction marks the beginning of an evolution; a change-making movement that will bring clarity to selfish candidates that should be out and selfless candidates who should be in (those who are naturally cash-oriented and those who are cause-oriented). But, what if we found the courage to elect those we really liked to elect and electing them didn’t change our whole life? What if those who we elected followed the footprints of those before them and unfortunately things got very much up in the air – inflation remained unchecked, food prices skyrocketed, corruption practices continued to lead from one avenue to another avenue as before, state policies continued to remain under the control of one man’s outlook, unemployment increased and so on and so for? It means that the battle we fought and won won’t get us there, where we wanted to reach, simply because something was wrong in the ways we, the voters, picked candidates. It means that voters have no concept of who the candidates they elected are as a people. It means voters have no clear idea of what the criteria to judge a candidate is exactly all about and could not understand by definition what a legislator is? It boils down to the fact that voters are just a bunch of scared people in kraals who voted for the candidates that are endorsed by few ignorant tribal elders, whose eyes are always glued to a candidate’s ledger account. Accepting responsibility for choosing your representative (legislator) starts with the understanding of what a representative is. How a representative can be picked? What is the criteria to judge or choose a representative? What is a representative’s first obligatory job? Why the representative wants to be a representative, to figure out the candidate’s motivational element? What does electing a representative mean to a voter? Could the contending candidates be accountable to their constituents, and how this accountability could possibly be lawful? Is the contesting candidate actually a figure of his/her own word, who can deliver what he/she has promised in the campaign trail? Has the running candidate ever played a credible or even a recognizable role in any developing program for the country or the county of his/her own constituents? Are Somaliland people (voters) actually aware of what elections mean to them? A representative is a lawmaker or a legislator whose first national/social responsibility is to make and pass state laws. A representative (lawmaker) can be picked by two ways: the position he/she takes on pressing issues and what change-making opportunities a candidate would contribute to his/her own constituents or to the entire nation as a whole. Why both ways are important? Both ways are important because looking at the candidates’ background, their abilities and experiences is one of the most decisive factors in choosing one candidate over another. How well prepared are they for the job is also another important quality to pick the best candidate. Elections always decide who makes the calls on issues people care about, and this is the reason why the public should periodically elect representatives who craft policies for the country. Every policy that impacts people is decided by representatives who are supposed to be answerable to their constituents. A voter’s selection to vote for a candidate does not depend on what they are hearing from the candidates. Telling the voters more of the same will not change their mind. The only thing that can trigger a voter’s choice to pick a reputable and rigoorous cadidate is a combination of the sum results of a cadidate’s character. Fake promises, hyperbolic claims, pretension, and slogans, are often all that crap which every candidate could easily come up with in campaign trails, and voters must not take for granted. The real reward for the voter is a margin of assurance of how he/she could get the accurate evaluation and authentic information he/she requires to cast his/her vote with confidence. Having said that, here is the big question: Do Somaliland voters basically believe their vote will make a difference? Looking back, elections in Somaliland have been potential disappointments, if not total disasters. On practical level, democratically elected presidents and parliament members have thematically failed to live up to the demands of democracy, leave alone that they have even tried to cherish its basic principles. Corruption has flourished on unprecedented scale, instead of seeing corruption and injustice being diminshed. All elected politicians and unelected powerful public institutions like the Guurti have failed to build public trust, a vital prerequisite for a functioning democracy. It is a must to know a candidate’s integrity and ability as a representative who could succeed to fulfill in what those before him/her failed to accomplish. But common sense suggests that there is no way to know what a candidate might hide in his/her heart of hearts? When do we pretend? When we can make it real? We like pretending to be someone else, but the truth is that we can’t change what we are and who we are as a people. As the old gag goes to say, “The song is not the song that is being sung. The real song is the character of candidate that pretends to be someone that he/she is not”. How voters will deal with this character with dual faces is a another debate for another day. By:Jama Falaag Hargeisa, Somaliland. jamafalaag@gmail.com Qaran News
-
By Dr. Mohamud Uluso Thursday, February 25, 2021 The political and security situation of Somalia is ominous after former president Mohamed Abdullahi “Farmajo”, whose mandate ended 15 days ago (precisely February 8, 2021) ordered a midnight military assault against former presidents of Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Hassan Sheikh Mohamud, and former parliament speaker Sharif Hassan Sheikh Adam, who were sleeping at Ma’ida Hotel near Daljirka Dahson monument where peaceful demonstration was to be held in the morning of Friday, February 19. The sound of heavy gunfire in the middle of the night woke up and terrified the entire Mogadishu population. The former presidents and speaker survived but some of their security staff were killed and wounded. In the morning unarmed protestors, including presidential candidates Hassan Ali Kheire (former prime minister), Hussein Guled (former President of Galmudug state), Abdirahman Abdishakur (former minister of planning) were attacked with live bullets. They had to run for their lives. This was flagrant violations of articles 13 and 20 concerning right to life and freedom of assembly, demonstration, protest, and petition. The use of government forces against peaceful demonstrators has elevated the real risk for civil war, which could precipitate Al Shabab takeover of Mogadishu. The Federal Government of Somalia (FGS)’s contention that the security forces protecting the protestors – opposition, politicians, demobilized security officials – represented a security threat is disingenuous and laughing because it’s well known that the FGS lacks the capacity and concern to protect its people from the deadly attacks of Al Shabab. The Somali citizens have the right to protect themselves. At the same time, the FGS failed its obligation to provide government paid security forces to the demobilized government officials vulnerable to the persecution of Al Shabab and other terrorist groups. The peaceful demonstrators wanted to protest against the unconstitutional seizure of state power by the members of the federal parliament (MPs) and president Farmajo after the end of their constitutional mandates. Articles 60 (term of office of the members of the federal parliament), 91 (Term of Office of the president of the Federal Republic of Somalia), and 132 (provisions applicable to an amendment to the constitution proposed after the expiry of the first term of the federal parliament – which was 2016) establish the end of terms of both institutions. The outstanding question is, “Do Somali citizens have the freedom of article 20 or don’t have?” The FGS banned with force the exercise of that freedom, which eliminates the rationale for free and fair election. For the continuity of government functions, article 103 stipulates that the Council of Ministers that existed on 27 November 2020 – the date marked the election date of MPs – is vested the authority to act as caretaker government with the capacity to carry out routine duties. The end of the mandates suspends the exercise of the responsibilities and powers of the Federal Parliament (FP) mentioned in the articles 61, 63, 69, 71 and of the President in article 90 and limits the working relationship between the FGS and the international partners solely on ongoing initiatives.advertisementshttps://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?gdpr=1&us_privacy=1—&gdpr_consent=CPBfb7aPBfb7aEsABBENBMCoAP_AAG_AAAQAGjpD7T5FbSFCyO55dLsAMAhXRkCEAqQAAASAAmABQAKQAAQCkkAQlASgBAACAAAgICJBAQAMCAgACQABwABAAAAAAAAABAAIIAAAgAEAAAAIAAACAIAAAAAIAAAAEAAAmwgAAIIACAAAAAgZOACIKkUBAEJI4Ek0KQAgAABGAAQAoAAAAIACYAAAABAABAIQQAAAAAAAAAAAACAgAgEAAAAACAAAAAHAAEAAAAAAAAAAAAgAAAAAAAAAAAAAAAIAgAAAAAAAAAAAAACBAAAAAAAIAAA.f_gAAAAAAAA&addtl_consent=1~574.66.1765.1577.2202.1248.1716.70.2357.1301.93.864.2526.571.108.122.1878.440.1097.2253.167.2373.2571.317.311.1276.184.817.2575.196.89.1365.2072.241.1201.259.149.338.253.1211.1095.2568.1651.1449.1570.1205.1051.2299.1171.162.1415.415.1126.1127.1870.448.449.1753.486.540.495.494.482.2677.981.1889.323&client=ca-pub-9082264144657552&output=html&h=100&slotname=1857936309&adk=814508107&adf=1350861312&pi=t.ma~as.1857936309&w=320&lmt=1614294293&url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fop4%2F2021%2FFeb%2F181787%2Fun_security_council_should_not_empower_mohamed_farmajo_former_president_of_somalia.aspx%3Futm_source%3Ddlvr.it%26utm_medium%3Dfacebook&flash=0&wgl=1&dt=1614294292570&bpp=10&bdt=505&idt=206&shv=r20210223&cbv=r20190131&ptt=5&saldr=sa&abxe=1&cookie=ID%3D2f6da66ef6a09187-2220349783ba00b8%3AT%3D1613867709%3ART%3D1613867709%3AS%3DALNI_MYf4LJu2bTYWz50Sv3wI_Z2cXb6lQ&prev_fmts=0x0%2C320x100&nras=1&correlator=5779841992803&frm=20&pv=1&ga_vid=1138625128.1613114543&ga_sid=1614294292&ga_hid=1559801111&ga_fc=1&u_tz=60&u_his=1&u_java=0&u_h=869&u_w=412&u_ah=869&u_aw=412&u_cd=24&u_nplug=0&u_nmime=0&adx=46&ady=2358&biw=412&bih=732&scr_x=0&scr_y=0&eid=21066651%2C31060288%2C31060049%2C21066973&oid=3&pvsid=252678795645574&pem=783&ref=http%3A%2F%2Fm.facebook.com%2F&rx=0&eae=0&fc=896&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C412%2C0%2C412%2C732%2C412%2C732&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=8192&bc=31&ifi=3&uci=a!3&btvi=1&fsb=1&xpc=xSyhdVlAEy&p=https%3A//www.hiiraan.com&dtd=526Therefore, the UN Security Council (UNSC) should not empower Mohamed Farmajo, former President of Somalia, who deliberately derailed in multiple corrupt ways the holding of free and fair elections on time. Some of the many corrupt ways former president Farmajo derailed the election process were the prolonged campaign to replace all presidents and members of the state parliaments with loyalists, the disabling of the FP, and the proposal of an electoral law that authorizes “direct popular presidential election” in violation of the article 89 (1) of the provisional constitution which establishes that the two houses of the Federal parliament (FP) – the House of the people (HPFP) and the Upper House (UPFP) – elect the president. The facts mentioned above have revealed the devious intention of power grab of president Farmajo through rigged election or through protracted dispute over electoral model and implementation process. Opposition and regional state leaders have declared their firm decision of not working anymore with former president Farmajo who conducted fraud elections in Southwest, Galmudug, and Hirshabelle States. He publicly disowned the electoral agreement of 17 September 2020. It’s irrational to rely on regular and sustained dialogue with Farmajo. The hollow trimestral reports of the Special Representative of the UN Secretary General (SRSG), Mr. James Swan have contributed to the buildup of the ominous political and security situation gripping Somalia and emboldened the autocratic and deceptive practices of president Farmajo. The reports omitted information that could have predicted the dire political and security situation in the country or included information that hided the deteriorating security and governance system. Indeed, the trimestral reports never addressed the crumbling of democratic governance, the dysfunction of the FP, the lack of financial accountability, the lack of implementation of all priorities promised during London Conference on Somalia on May 11, 2017, President Farmajo’s efforts to weaken the federal system, the bullying of Galmudug, Hirshabelle, and Southwest states by the federal government, and the unaccountable abusive National Intelligence Service Agency (NISA). A recent independent assessment report on the security situation in Somalia commissioned by the UN Secretary General has exposed the sluggish progress made after 10 years of huge investments by the international partners. The intertwined causes that impeded tangible progress and identified by the report are the lack of coherent clear domestic political framework, and the lack of recognition of the interdependence between the effectiveness of governance (public administration) dimensions and the security dimension at all levels of the federal government, and finally the erosion of social contract that intensified social fragmentation. The hollow report freed the FGS from accountability and criticism for corruption, incompetence, and non-transparent decision making process. As quick and clear as necessary, the international community must tell former president Farmajo that “February 8, 2021 matters and marks the end of his term in office and his authority to lead legitimately the Federal Republic of Somalia” and that “his midnight order to attack former presidents and fire peaceful protesters in broad day light is immoral and criminal acts subject to prosecution.” The preservation of the federal institutions depend on the restoration of calm, stability, and confidence before return to political dialogue. Fifteen (15) presidential candidates have suggested the establishment of new council to diffuse the flames of civil of war fueled by the schemes and divisive ploys of former president Farmajo to rig the elections. One important constitutional breach overlooked for so long is the crisis that has paralyzed the functioning of the UPFP for almost two years after President Farmajo unashamedly and aggressively attacked, undermined, and marginalized the Speaker of the UHFP, H.E. Abdi Hashi as retaliation for rejecting to be among his diehard loyalists. There have been important laws approved only by the HPFP and signed by president Farmajo in violation of the articles 79 -86 of the provisional constitution. The consideration of Articles 79—86 and 132 is also germane to reject the illegal claim that the FP approved the term extension for former President Farmajo and MPs on September 27, 2020 until new president and new FP are elected on an indefinite date. The amendment of the articles on “the tenure in office of the elected bodies” is restricted and must follow the process outlined under the articles 79-86 and 132 of the provisional constitution. It’s absolutely hard if not irrational to believe that former president Farmajo who unapologetically defied the obligations of the constitution, refused to engage the FMS for 2 years without concern, ignored to speak publicly and honestly on any issue of national interest, will have the will and interest to have genuine dialogue with stakeholders to implement credible competitive free and fair elections. It is common knowledge that he engaged the FMS after the international partners cajoled him to participate Dhusamareb FGS-FMS meetings on elections. However, as he said in public, his main goal for participating Dhusamareb meetings was to divide FMS leaders and to deepen the political stalemate. The guiding principle of President Farmajo and his allies is either to do what they want or to freeze the tasks at hand until they find a way of winning their way. In the last four years, former president Farmajo and his allies with the support of influential foreign powers have not been bound by any public accountability and ethics. After the international community reacted with dismay and condemnation to the unlawful attacks on unarmed protestors, the FGS embarked on propaganda campaign to mislead the members of the UNSC and the international community at large for questionable complaints. On February 20, the FGS issued a press statement filled with lies, distortions, and blatant admission of unconstitutional wrongdoings. The statement accuses unnamed countries with unspecified wrongdoings. This is to create confusion and divert the attention of Somalis and international partners to bogus enemies. For example, the statement says that “the influence of external forces has remained an obstacle to finalizing the agreement to pay the way for the election,” which is far from the truth. President Said Abdullahi Deni of Puntland has dispelled all the lies and intrigues of former president Farmajo in well publicized and well received speech delivered on Sunday 21, 2021 in Garowe. It’s my fervent hope that the members of the UNSC and international community will read the transcript of the speech for way forward. The FGS chose to embrace false nationalistic posture to attack and accuse neighboring countries and other countries of the international partners for disagreeing with former president Farmajo’s power grab strategy. In summary, Somalia cannot endure with demagoguery, deception, and division of society. It needs an end of former president Farmajo’s troubling megalomania and reset for reconciliation, harmony, renewed social contract, and democratic elections. Dr. Mohamud Uluso mohamuduluso@gmail.com The post UN Security Council should not empower Mohamed Farmajo, former President of Somalia appeared first on . Source
-
Heshiiskii caawa ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho wuxuu ku yimid kadib markii uu Raysal wasaaraha KMG uu aqbalay inay qiranayaan Falkii ay geysteen Jamcadii 19febaraayo, ayna Shacabka Soomaaliyeed la wadaagayaan oo Raali galinta ka bixinayaan In Falkaas ay Ciidamada Dowladu u geysteen Mudharixiinta iyo taageerayaashooda, Wuuna aqbalay Raysal wasaaruhu sida ku cad Heshiiska. Siyaasi ruugcadaa Soomaaliyeed ah ayaa sidaan yiri.., Mar hadii Xukuumadu (Villa Soomaaliya) ay Raali galin bixisay ayna sheegeen iney ka xunyihiin isla markaasna ay ka tacsiyeeyeen falkii dahacay 19/2,2021, waxay qirteen Dambiyadii ay lagu eedeynayay ee Mucaaradka, Puntland iyo Jubbaland ay ku eedeynayeen. hada ka hor Turkigu wuxuu diiday oo xitaa uu ilaa hada diidan yahay inuu Raaligalin ka bixiyo Dagaalkii Armenia boqolaal sano ka hor waayo Armenia waxay ku eedeeyaan Turkiga inuu Xasuuq ka geystay Dalkooda, Marka hadii Turkigu Raali galin bixiyo, wuxuu qiranayaa Dambigaas, waana sababta ay u diidan yihiin raali galinta, Laakiin Villa Soomaaliya waxay Caawa qirteen Iney Rasaas ku fureen Dibad baxayaashii iyo Mucaaradka, Waxa hada la baarayo waa Yaa Amarkaas bixiyey iyo Yaa fuliyay. Afhayeenka Villa Soomaaliya oo goor dhawayd ka hadlay Heshiiska, Wuxuu Qoraalkiisa kusoo koobay Mudaharaadka Jamcada qorshaysnaa oo Raysal wasaaruhu baajiyay, sababo Caafimaad iyo Amaan awgeed, Laakiin ma uusan shaacin Qodobadii kale ee lagu heshiiyay oo sababay inay Mucaaradku ay baajiyaan Mudaharaadka. Puntlandi.com Muqdisho The post Xukuumadu waxay qirtay inay Dambi galeen 19.2.2021, Iyo in la baaro cida Amarka bixisay appeared first on . Source
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal goordhow ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyey heshiiskii ka koobnaa lixda qodob ee caawa ay gaareen xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya, kaas oo lagu cadeeyey in xukuumaddu raali gelin ka bixisay, guddi baarana loo saaray wixii Muqdisho ka dhacay 19-kii bishan Febraayo. Sidoo kale heshiiskaas waxaa lagu cadeeyey in dib loo dhigay banaanbixii ay midowga musharaxiintu u qorsheeyeen inuu dhaco Jimcaha berri ah ee 26-ka Febraayo, waxaana tallaabooyinkaas soo dhaweysay beesha caalamka. “Beesha Caalamka ee Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweynaysaa heshiiska ay caawa ku dhawaaqeen ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, hogaamiyaasha Galmudug, HirShabeelle iyo Banaadir, iyo Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha, oo ah talaabo wanaagsan,” ayaa lagu yiri. Qoraalka beesha caalmka ayaa intaas ku sii daray, “Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay bogaadinayaan talaabadan, taas oo dan u ah muwaadiniinta Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya, waxayna ku boorineysaa dhamaan dadka ku lugta leh inay sii wadaan ka qeyb qaadashada dhaqaalaha, si wax looga qabto arrimaha kale ee harsan, iyadoo loo marayo tanaasul iyo niyad wanaag.” Beesha Caalamka ayaa door aan qarsooneyn ka cayaareysa isu keenidda dhinacyada Soomaalida ee ku heshii la’ doorashada dalka, waxayna maalmihii dambe gadaal ka riixeysay qabsoomidda kulanka caawa lagu gaaray heshiiskan oo muhiim u ahaa dadka reer Muqdisho. Wal-wal iyo cabsi badan ayaa ka jirtay magaalada Muqdisho intii aan la gaarin heshiiskan, maadaama uu mucaaradku iclaamiyey banaanbax, halka dowladuna ay si cad u diiday in la dhigo banaanbaxaas, waxaana laga cabsi qabay isku dhacyo hor leh oo ay marti geliso Muqdisho. Hoos ka akhriso qodobada heshiiska
-
Mogadishu (PP News ) — The Prime Minister of Somalia Mohammed Hussein Roble today held a meeting with the Union of the Somali Presidential Candidates in Mogadishu. Attended by two former Somali Presidents and other candidates, the meeting took place one day before planned Friday demonstrations that opposition candidates had called for earlier this week. Roble and Presidential Candidates discussed ways to break the electoral deadlock, and the need to conduct peaceful demonstrations following the 19 February violent demonstrations. The Federal Government of Somalia apologised for the manner the security forces responded to demonstrations. This breakthrough was made possible by the Presidential Candidates who distanced themselves from Yusuf Mohamud Siyad Indha’ade, who had claimed to have taken over security at the Unknown Soldier’s Monument. Breakthrough: The Union of Somali Presidential Candidates and Prime Minister Roble have struck a deal to ensure that demonstrations will be peaceful. The Federal Government of Somalia and the Union of Presidential Candidates have struck a five-point deal: 1- The Federal Government will be in charge of security at venues where demonstrations will take place. 2- Both the Federal Government and Presidential Candidates will ensure that demonstrations will be peaceful. 3- The Federal Government of Somalia and the Union of Presidential Candidates agreed postponement of demonstrations slated to take place on 26 February, 2021. 4 – The Federal Government of Somalia and Union of Presidential Candidates agreed to continue electoral talks. 5- A committee to investigate 19 February violent demonstrations will be appointed. © Puntland Post, 2021 The post Somali Federal Government and Opposition Candidates Agree Peaceful Demonstrations appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo shir heshiis lagu kala saxiixday la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa tilmaamay in wadahadalladu ay ahaayeen kuwo miro dhal ah oo ka tarjumaya biseylka siyaasadeed iyo u tanaasulka danta guud ee dalka. Ra’iisul Wasaare ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo, madaxda Galmudug, HirShabeelle iyo duqa Muqdisho uu ku bogaadinayo doorkii ay ku bixiyeen ka miro-dhalinta waan-waantan. Sidoo kale waxuu uga mahadceliyey Rooble madaxweyneyaashii hore ee dalka Xasan Sheekh, Shariif Sheekh iyo xubnaha kale ee musharaxiinta uu dadaalka ay muujiyeen si loo gaaro heshiiskan. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu bishaareynayaa heshiiskan oo muujinaya sida ay nooga go’an tahay ilaalinta xasilloonida iyo amniga dalka. Dowladdu waxa ay garowsan tahay ilaalinta sarreynta sharciga iyo xuquuqda muwaadin kasta uu u leeyahay in uu cabiro fikirkiisa, waxaan rajaynayaa in aan dhammaanteen ka wada shaqeyno qabsoomidda doorashada,” ayuu yiri Rooble Qoraalkan oo ka soo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri, “Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo hor-dhigay masuuliyiinta uu la kulmay duruufaha amni iyo caafimaad ee ka jira dalka ayaa u soo jeediyey in dib loo dhigo bannaan baxa maalinta jimcaha, lagana wada shaqeeyo marxalad iyo waqti kale oo ku habboon, suurtagalna ah.” Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey dadaalka dowladdu ay ku bixinayso badqabka caafimaad iyo amni ee muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyadoo la dhowrayo xuquuqda dastuuriga ah ee qeexaysa in muwaadin kasta uu xaq u leeyahay soo bandhigidda aragtidiisa siyaasadeed. Ra’iisul Wasaaraha waxaa kulankan ku weheliyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud iyo xubno ka tirsan wasiirradiisa.
-
Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in Wasaaradda ay dhaqan gelin doonto heshiiska iyo is afgaradka lagu gaaray shirka wadatashiga ah ee caawa uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya la yeeshay Midowga Musharaxiinta, kaasi oo diiradda lagu saaray qodobo ay ka midyihiin arrimaha doorashooyinka iyo amniga dalka. Wasiirka amniga ayaa xusay in Xukuumadda ay markasta ka go’antahay inay wada hadal la yeelato cidkasta oo qabto tabasho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in caawa bulshada Soomaaliyeed ay u tahay talaabo guul ah, isla markaana wixii hadda ka dambeeya loo istaagi doono sidii wada jir loola dagaalami lahaa cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab. Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in ay tahay wax lagu farxo shirka caawa guusha ku soo dhamaaday oo ay Alle uga mahadcelinayaan in caawa la isku afgartay waxkasta oo tabasho laga qabay, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in dalka ay ka dhici doonto doorasho xaq iyo xalaal ah oo raali la isaga wada yahay, ayna sii socon doonaan kulamada nuucaani oo kale ah. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay falkii dhacay 19-kii February, isagoo mahadcelin u jeediyay cidkasta oo gacan ka geysatay qabsoomidda shirka, ayna sii socon doonaan kulamada lagu sii amba qaadayo hannaanka doorashooyinka dalka. Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu baaqay in cidkasta oo ka maqan arrimaha ku saabsan in dalka ay ka dhacdo doorasho ay ka soo qeyb galaan shirka. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah murashixiinta ayaa sheegay in Midowga Musharixiinta ay ka go’antahay hirgelinta waxyaabaha lagu heshiiyay. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo madasha ka hadlay ayaa xusay in 19-kii February ay ahayd dhacdo xanuun badan, balse kulamo kale oo gaar ah laga yeelan doono, isagoo daboolka ka qaaday in wixii maanta ka dambeeya ay sii socon doonaan shirarka looga hadlayo misiirka dalka. Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hoosta ka xariiqay in wada hadalka ay yeesheen Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Midowga Murashixiinta ay horseedi doonto in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah, isagoo xusay in labada dhinac ay muujiyeen isu tanaasul. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud aya sheegay in hadafka ugu weyn ee la hiigsanayo ay tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho, isagoo bogaadiyay qofkasta oo ra’yi qaba ama tabasho laga dhageysto lagana qanciyo. Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddomiyaha Midowga Murashixiinta Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn uga mahadceliyay dadkii ka soo shaqeeyay qabsoomidda shirka, waxaana uu intaa ku daray in dowladnimada ay aas aas u tahay sharci iyo wada hadal. “Nidaamka dimoqraadiga ah ee aan maanta ku shaqeynayno waa nidaam curdun ah, dadka Soomaaliyeed waa inay daremaan taas, waxaan aamisnaahay in ilalainta sharciga ay tahay mid dastuuri ah, qofkastana uu arrintas gacan ka geysto, dhamaanteen aan wada ilaalino sharciga”. Ayuu yiri Mudane Shariif Sheekh Axmed. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shirka soo xiray ayaa sheegay in heshiis is afgarad ah la gaaray caawa, isla markaana ay Ummadda Soomaaliyeed u tahay habeen taariikhi ah. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay waan idin maqanahay, waa noo muhiim xoriyatul qowlka, mudaaharaad waa waajib dastuuri ah oo qokasta oo Soomaali ah uu xaq u leeyahay, waxaa kaloo waajib ah in laga wada shaqeeyo sugidda amniga, shacabka Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa inay nagu garab istaagaan sidi uu dalkan uga dhici lahayd doorasho xor iyo xalaal ah” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble oo hadalkiisa ku daray in dowladda ay ka go’antahay qabsoomidda doorashada. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Midowga murashixiinta ka codsaday inay gacan ka geystaan sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho, waxaana uu hoosta ka xariiqay in dalka uu ku jiro xaalad adag oo dhanka caafimaadka ah, maadaama uu soo labo kacleeyay xanuunka COVID-19, qofkastana looga baahanyahay in uu ka qeyb qaato sidii loo yareyn lahaa faafidda cudurka. View the full article
-
Xukuumada KMG ee Soomaaliya waxay garawsatay inay khalad ahayd wixii dhacay 19/2, Islamarkaasna ay ka xaalmarinayaan Musharixiinta, una tacsiyaynayaan Shacabkii ku waxyeeloobay. Isla markaasna waxaa Gudi loo saaray Baarista falkaas Qododobkaan wuxuu muujinayaa in Xukuumadu ay qiratay falkii dhacay 19/2, 2021, waxayna guul u tahay Mucaaradka. Dhinaca kalena waxaa la fuliyay qodobkii kowaad ee Puntland iyo Jubbaland ay ku xireen sii socodka Wadahadalka Doorashada, Qodobkasoo ahaa in Raaligalin laga bixiyo falkii lagulala kacay Mucaaradka 19 bishaan Feberaayo isla markaasna Gudi xaqiiqo raadin ah loo saaro. Dhamaan Qodobada lagu heshiiyay waxay muujinayaan in Villa Soomaaliya looga adkaaday halgankii ay ugu jireen iney qabtaan Doorasho ay iyagu Maamuladaan ama waxay u muuqataa in Raysal wasaare Rooble la tusay inuu qaato kaalintiisa uuna ka faa’iideysto Wakhtiga yar ee harsan, uuna kasoo dego Doonta uu saaran yahay. Shalay xogta aan haynay , Beesha Caalamku waxay Raysal waaaaraha u ku cadaadiyeen inuu kaalintiisa ka qaato Wadahadalada Doorashada, Uuna si dhab ah u matalo Xukuumada, Heshiiska caawa wuxuu u muuqdaa in Mudharixiintuna ay taladaasoo kale siiyeen, Waakuwaan Qodobada lagu heshiiyay The post Mucaaradka oo ilkaha kasiibay Villa Soomaaliya, kagana yeersiiyay Xaal baan ka bixinay wixii dhacay jamcadii appeared first on . Source
-
Waxaa shir isugu yimid magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Musharaxiinta. Wada xaajood iyo falanqeyn dheer ka dib waxaa lagu heshiiyay qodobbada soo socda: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay wixii ka dhacay Magaalada Muqdisho 19-kii Febraayo 2021, waxayna uga tacsiyeyneysaa shacabka Soomaaliyeed iyo Midowaga Murashaxiinta ee waxyeelladu ka soo gaartay, waxaana la isla gartay in loo saaro guddi madaxbannaan oo baaritaan ku soo sameeya sidii ay wax u dheceen. Sida uu qabo qodobka 20aad ee Dastuurka KMG ah ee JFS, Qof kasta waxa uu xaq u leeyahay in uu abaabulo, kana qaybgalo bannaabax si xasilooni ah cabasho loogu muujinayo. Sidaas darteed Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxay damaanad qaadaysaa in ay ilaalineyso xuquuqdaas dastuuriga ah. Dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiintu waxa ay ka wada shaqeynayaan sidii loo qaban lahaa bannaanbax si nabadgelyo ah ku dhaca iyadoo dowladdu ilaalineyso amniga iyo badqabka bulshada Soomaaliyeed. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiintu waxa ay isla garteen in dib loo dhigo Mudaharaadkii qorsheysnaa maalinta Jimcaha ee ku beegan 26 Febaraayo 2021. Bannaanbaxa dib loo dhigay waxa uu ku dhici doonaa muddo 10 cisho gudohood ah, waxaana loo xil saaray guddi wada jir ah. Waxaa la isku afgartay in arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka wadahadalladooda la sii wado, si loo gaaro qabashada doorasho xor iyo xalaal ah. View the full article
-
Somali PM Mohamed Hussein Roble has succeeded to convince the opposition to delay the protests planned for Friday in Mogadishu. The good news came after the PM held day-long talks with the union of presidential candidates at an upscale Decale hotel inside the city’s main airport. The Somali government has apologized for February 19 incident and agreed to allow the opposition to hold a peaceful protest in the capital within 10 days. The opposition and the government announced they will continue the talks on the political crisis and the electoral process in the country, a move that paves the way for an inclusive, free, and fair poll. View the full article
