-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Masuuliyiinta caafimaadka dalalka Malaysiya iyo Taywaan, ayaa war ay soo saareen saddex toddobaad ka hor waxa ay ka digeen baastada diyaarsan ee Induumi (Indomie) oo ay sheegeen in ay sababi karto noocyo ka mid ah xanuunka kansarka. Waxa ay caddeeyeen in baastada Induumi (Indomie), gaar ahaan nooceeda digaagga ka samaysan ay ku arkeen isku dhiska lagu magacaabo Ethylene oo ah gaas laga soo saaro khudradda noocyo ka mid ah, taas oo sababta in cuntadu ay dhaqso u bislaato, in dhadhan ay u samayso iyo in cuntada diyaarsan ay ka ilaaliso bakteeriyada iyo jeermiska. Laakiin hay’adda dhowrista deegaanka ee dalka Maraykanka iyo dalal kale ayaa hore uga digay suurtagalnimada in gaastani ay keento kansar. Sida ay ku warrantay shabakadda wararka ee CNN, Masuuliyiinta Malaysiya iyo Taywaan ayaa amray in suuqyada labadan dal laga saaro baastadan. Masuuliyiinta caafimaadka ee dalka Indooniisiya oo ah xarunta shirkadda soo saarta baastadan dunida caanka ka ah, iyo masuuliyiinta shirkadda ayaa ku dooday in nidaamka samaynta baastada iyo waxyaabaha lagu darayaaba ay yihiin kuwo la waafajiyey halbeegga ay shuruucda dalkaasi u dhigayaan badqabka iyo caafimaadka cuntada. Waxa se ay qireen in gaasta Ethylene ay ku jirto samayska baastadan. Iyada oo dhinaca kalana ay masuuliyiinta dawladdu uga digeen shirkadda soo saarta Induumi in ay baastada ku daraan xaddi badan oo Ethylene ah. Induumi (Indomie) waa baasto diyaarsan oo si fudud loo isticmaali karo, waxa aanay ka mid tahay cuntooyinka dalkeenna loo soo dhoofiyo. CNN Source
-
Sida aan ka xaqiijinay xubno ka tirsan dhinacyada muransan, weli laguma guulaysan xallinta xiisadda la xiriirta doorashooyinka qof iyo cod ee ka taagan Garoowe. Ciidamada taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah, ee raba in ay joojiyaan doorashooyinka ayaa sida la xaqiijinayo jihooyin kala duwan kaga sugan caasimadda Garoowe. Sanaadiiqda cod-bixinta degmooyin ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sidoo kale ku xanniban Garoowe, kadib markii ciidamada taabacsan mucaaradka ay xirteen jidadka ka baxa magaalada. Wararka ayaa intaas ku daraya in ay weli socdaan wada-hadallo lagu xallinayo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan barnaamijka qof iyo cod, inkastoo aan ilaa iyo hadda wax heshiis ah laga gaarin murankaas. Dhinaca kale, Madasha siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa war-murtiyeed ay maanta soo saareen mar kale ka digay in xiisadda taagan ay isu rogto dagaal hubaysan, waxaana ku baaqeen in wada-hadal lagu xalliyo. PUNTLAND POST The post Xogtii u danbaysay ee xiisadda ka taagan doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ka baaqsaday inuu ka qeyb-galo dood dadweyne oo loo ballansanaa galinka dambe ee maanta, taasi oo qorshuhu ahaa in su’aallo lagu weydiiyo. Xamza oo ka cudur-daartay madasha dadweyne ee lagu weydiin lahaa su’aalaha, ayaa waxa lagu sheegay inuu uga baaqsaday kadib markii shaqooyin qaran oo dalka iyo dadka muhiim ah ay kusoo kordheen ra’iisul wasaaraha. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta Facebook ee Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu yiri “Cudur-daar: Shaqooyin Qaran oo Dalka iyo dadka muhiim u ah oo kusoo kordhay Ra’isulwasaaraha Xukuumadda aawgeed waxaa dib loo dhigay Barnaamijka Dood Furan oo galabta aan ku ballansaneyn.” Waxa kale oo lagu yiri qoraalka “Waqtiga laga dhigi doono Dooda dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonnaa insha Allah . Mahadsanidiin.” Arrintan ayaa durba waxaa ka dhashay fal-celin xooggan, ayada oo dadweynaha saacado un kahor xilligii loo ballansanaa madasha (barnaamijka dood furan) ee su’aalaha lagu weydiin lahaa Xamza, lagu wargeliyay inay baaqatay, taasi oo u cuntami weysay dadka qaar. Haddaba, Sidee ayaa looga fal-celiyay arrintaan? Caasimada Online, ayaa idin soo aruurisay aragtiyada ay bulshada Soomaaliyeed kaga fal-celiyeen ka baaqsiga Xamza ee madashaan, oo cudur-daarkeeda lagu baahiyay warbaahinta dowladda, Hoos ka aqriso: Saddam Cabdi Cabdille: “Maxaad nooga baajiseen waa laga oohin lahaa raysal wasaaraha.” “Shaqooyinka Qaranka muhiimka u ah waxa ugu weyn uguna fiican ballanta oo waqtigeeda lagu ilaaliyo,” ayuu yiri Yaasiin A.Malin oo kamid ah dadka ka fal-celiyay cudur-daarka iyo baaqsiga Xamza ee madasha dadweyne. Xasan Cali: “Su’aalihii iyo jawaabihiisa maa isku aad-aadin ku wadiin micnaha.” “Wan sugaynaa doodda lagu waydiinayo su’aalaha Raysalwasaaraheena sharafta leh,” ayuu sidoo kale yiri Cabdirisaaq Cumar. Cabdicasiis Waddani ayaa isagna yiri: “Su’aalihii baa naga si lumineysaaan miyaa?.” “Hadda waxaa na leedihiin Xasan ma shaqeyste waaye oo marwalbo waa la heli karaa,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cali Nuur oo isagu kamid ah dadka u cuntami weysay in Xamza uu ka baaqsado madashaan, halka kal hore madaxweyne Xasan Sheekh waqtigeeda kusoo xaadiray. Axmed Nuur ayaa isagna yiri: “Awalba dood furan ma sugayn anigu.” The post Fal-celin xooggan oo ka dhalatay madal dadweyne oo uu ka baaqsaday R/W Xamza appeared first on Caasimada Online.
-
Madasha Siyaasadda Puntland ayaa ka digtay in muranka siyaasadeed ee taagan lagu xalliyo gacan kahadal hubaysan iyo dagaal ka dhaca Puntland, waxayna ugu baaqday dhinacyada kala aragtida duwan in miiska wadahadalada lagu dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee hadda Puntland ka aloosan. Madashu waxay caddeysay in uusan jirin wax wadahadal ah oo ay xukuumadda Siciid Deni dalbatay inay kala hadasho madasha, iyadoo dhowr mar ay madashu ku celcelisay in la hakiyo doorashada socota oo laysugu yimaado wada tashi lagu jiheeyo mustaqbalka dhow ee siyaasadda Puntland. Sidoo kale Madashu waxay caddeysay in aysan saamayn doonin aqbalka natiijo xisbiyo oo kasoo baxda doorashadda goleyaasha deegaanka Puntland, maadaama sida ay sheegtay aan laysku waafaqsanayn. Madashu waxay sheegtay in xukuumadda Madaxweyne Deni garwadeenka ka yahay ay sabab u tahay khilaafka hareereeyay doorashada golayaasha deegaanka Puntland, maadaama bay dheheen ay dhegaha ka furaysatay talo bixin kasta ay u soo jeediyeen siyaasiyiinta iyo waxgaradka reer Puntland. Hoos ka akhriso war-murtiyeed ay soo saartay Madasha Siyaasadda Puntland. PUNTLAND POST The post Muxuu yahay Mawqifka Madasha Siyaasadda Puntland ee muranka doorashada golayaasha deegaanka? appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka ayaa amray in si dhakhso ah loo joojiyay dhisme ka socda xaruntii hore ee iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee degmada Warta Nabada, gaar ahaan waaxda Barwaaqo ee magaalada Muqdisho. Hanti-dhawrka ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in dhismahaasi uu yahay mid sharci darro, islamarkaana dhismaheeda ay waday shirkad ay heshiis la galeen dad gaar ah, oo uusan magacaabin. “Waxaa hay’addaha dowladda ee ay warqadani sida tooska ah ugu socota waxa lagu wargelinayaa in si deg-deg ah loo joojiyo dhismaha sharci darrada ah ee ka socda xaruntii hore ee Iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee Degmada Warta Nabadda, gaar ahaan Waaxda Barwaaqo,” ayaa lagu yiri qoraalka. Warqada uu soo saaray hanti-dhawrka ee lagu joojinayo dhismahaan ayaa waxaa si toos ah loogu socod-siiyay; Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. “Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XHGQ) waxa uu mas’uul ka yahay ilaalinta hantida umadda iyo u hoggaansanaanta sharciga si loo xaqiijiyo bad-qabka hantida Qaranka.” Hanti-dhawrka ayaa waxa uu sheegay in dhulalka ay leedahay dowladda Soomaaliya uusan jirin qof gaar ah oo yeelan kara dhul aan dowladdu siin, ka iibin ama u ogolaan, islamarkaana ay sharci darro tahay “hibeynta, bixinta iyo wareejinta dhulka dowlada.” Qoddobada uu go’aankan u cuskaday Hanti-dhawrka Qaranka ayaa waxaa kamid ah qodobka 43-aad (2 & 4) ee Dastuurka Ku-meel gaark ah JFS iyo Qodobka 50-aad (1) Xarfaha (b & t) ee sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Sharci Lr.17, ee 25/12/2019). Waxaa xusid mudan in go’aankan kasoo baxay hanti-dhawrka ee lagu joojinayo dhismahaan oo faah-faahin dheeraad ah laga bixin, ay ka wada socdaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, sida ku xusan qeybta hore ee warqadda kasoo baxday xafiiska. The post Hanti-dhawrka oo soo saaray amar lagu joojinayo dhisme sharci darro ah oo ka socda… appeared first on Caasimada Online.
-
The President of Puntland, Said Abdulahi Deni, was elected January 8, 2019 in a process to which all stakeholders agreed. The moment he was elected, the candidates running against him congratulated him. The election was not based on “one person, one vote,” but it was the system that Puntland had used since 1998, always successfully, despite minor disagreements before elections took place. When President Deni was elected, he stated that he would implement a one person, one vote election at the end of his term. Most Puntlanders welcomed that news, thinking he would probably be the first president who would accomplish that goal. Immediately after his election he moved to implement an election based on one person, one vote. Three districts were chosen as test areas, before the rest of the districts were added. Today, those three districts are being run by those who were elected. President Deni’s party, Kaah, even though accused of using government resources in its campaign, unexpectedly did not win. Immediately, President Deni put a stop to open elections based on one person, one vote, where individual candidates ran for city council positions, and people knew who they were voting for and what they expected the candidate to do for their city, because that is what the candidate campaigned for. It was said that when he realized that the one person, one vote system was not something with which he could win the presidency, President Deni tried to run for the presidency of Somalia. He won the first round, but lost that election. Upon his return to Puntland, with less than two years of his term remaining, he restarted the implementing of elections based on one person, one vote. This time around, the two people leading the election committees were removed from their posts due to disagreements and their rejection of government interference in the process. The Minister of Internal Affairs was also replaced. The new team put in place, under President Deni, was able to change the whole election process. In the first three districts, the election had been based on one person, one vote. The candidates campaigned for their positions. The constituents were able to elect the candidates they believed would fulfill the promises made during their campaigns. The new election, planned for the other districts, has a voting system where people cast their votes for a party. The party would then submit a list of candidates ranked from, for example, first to fifth. If there are five candidates from a party running for a city council, and that party secures enough votes to win one seat, then the person ranked first on the list will be allocated that seat. The other four candidates would be unsuccessful. The problem arises when the person ranked second on the party list, who lost in the election, believes that more people in the county would have voted for him or her. It is deemed unfair for the person ranked second to have lost the vote. In essence, the election, which has been altered from the approach used in the first three districts, cannot be considered a true “one person, one vote” system. It has been suggested that President Deni believed his party, Kaah, could benefit from this arrangement due to the extensive use of government resources, and the fact that government officials, ranging from the Vice President, Chairman of the Parliament, Ministers, and even clerks, are members of the party. When President Deni’s plan to change the election process became apparent, eight opposition parties opposed it. Eventually, six of those parties reached an agreement with Kaah on nine of the eleven matters they had requested. The other two matters required reopening the Puntland constitution, which is not feasible, considering the limited time remaining in President Deni’s term. That was the situation last year. President Deni has now come to realize that after the council election on May 25, 2023, the three parties most likely to win are his party, Kaah, and two others, Mideye and Sancad, which competed against Kaah and emerged victorious in two of those first three districts. As a result, he has requested a change in the constitution, whereby the first three winning parties in the election will be the permanent top five parties. It is worth noting that this is the same president who stated last year that the constitution cannot be altered due to the limited time remaining in his term. He now wishes to modify the constitution because he believes it will benefit Kaah. The Puntland Political Forum (PPF) held a press conference asking him to clarify his intentions following the council election on May 25. He has not yet announced what steps the government will take after the council election. Individuals familiar with his plan have stated that he wants to assess the outcome of the election, to gauge his party’s performance. If Kaah secures a majority of votes, those acquainted with President Deni’s intentions claim he will proceed the current election system to parliamentary and presidential elections, as he is confident of winning. However, if Kaah appears to be losing the council election, he will likely seek an extension and devise another plan to ensure his party gains an advantage. This election cannot be deemed fair, as President Deni’s actions regarding the election depend on how Kaah performs under the previous measure he has taken. However, he is placing blame on the opposition group and the PPF, accusing them of not supporting an election based on one person, one vote and being financially backed by the federal government. In reality, these groups have never said that they oppose one person, one vote. All they have requested is for the president to declare all the steps leading up to January 8, 2024, when the presidential election is due to take place. Many Puntlanders believe President Deni gained popularity due to statements made by President Hassan Sheikh and his prime minister, who warned that if President Deni did not heed the people’s demands, Puntland may cease to exist within 24 days, after its 24-year existence. Furthermore, more Puntlanders are now supporting President Deni not necessarily because they believe he will lead them to democracy, but because they want to prove President Hassan Sheikh and Prime Minister Hamza wrong. Last week, when Puntland forces attempted to transport election equipment from Garowe to Bossaso, it was reported that other Puntland forces, who support the opposition and perceive the election as unfair, opposed the transport. This led to fighting, resulting in two deaths and seven injuries. Traditional elders intervened and reported that they had reached an agreement with President Deni, stating that if the May 25, 2023 city council elections take place, the president is willing to meet the opposition group. An analyst familiar with Puntland politics stated that this is not a new agreement, as it was the president’s plan all along to wait and see how his party performed. Additionally, the president did not hold a press conference to announce the agreement with the traditional elders. Furthermore, during a speech in Iskushuban town, he described the opposition as a small group that opposes the one person, one vote system. He accused them of daydreaming. He added that if someone is dreaming, it would be better to dream while sleeping. With such an attitude, President Deni does not appear willing to reach an agreement or come to the negotiation table. The best way forward is for him to come to his senses and recognize that he was elected into a system that all stakeholders agreed upon. If that system is to be changed to one that everyone desires, including the opposition, the president must ensure that it is agreed upon by all stakeholders. If the president attempts to dictate the process and extend his rule, he will end up in the same situation as the two other presidents, Faramajo of federal government last year and Muse Bihi of Somaliland, who took a similar path. President Deni may have briefly won over the opposition, but in the end, Puntlanders will come to realize his true colors and he will be responsible any consequence of an election which the process was not agreed upon. His proper course of action is to negotiate and to reach a compromise agreement that establishes a level playing field, giving the winner of that system a legitimate mandate to govern. By: Mohamed Abdiqafar Haji Hussein Email: Mohabdhus@gmail.com Atlanta, Georgia, USA The post President Deni’s Controversial Election Plans in Puntland: A Quest for Power appeared first on Puntland Post.
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Macllim Fiqi ayaa maanta muqdisho daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya. Kulanka waxana ka qeyb galayaan 19 Maayir oo ka kala socda gobollada dalka ayaa lagu soo badhigi doonaa horumarka, caqbadaha iyo arrimo kale, waxaana khudbooyin kookooban ka jiiyey mas’uuliyiin kale duwan. Madashaan ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta, inta uu socdo ayaa looga hadli doonaa arrimo dhowr ah oo ku aadan hormarinta magaalooyinka dalka. Guddoomiyayasha degmooyinka ee kala duwan ee dowlad goboleedyada iyo qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay madasha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa dalbaday in lasoo bedalo ergayga wada-hadallada Somaliya u qaabilsan Somaliland. Faysal Cali Waraabe, ayaa Cabdikariin Xuseen Guuleed ku tilmaamay ‘Asaasaq’ wuxuu yidhi:- “Cabdirakiin Guuleed, Caqli u kordhimaayo Guuleed waxa dhaama, wuxuu leeyahay wax baan mideynayaa Gaalkacayona ma mideyn karo. Agtiisa marimayno halla soo beddelo waa beenaale asaasaq ah.” Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in halista ugu weyn ee wajahayo hana-qaadka dowlad dhiska dalkeena iyo dimuqraadiyada curdanka ah ay tahay hoos u dhac ku yimid kaalintii bulshada rayidka ah. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu soo saaray oo ugu hadlay arrintaan, sidoo kale ku sheegay in warbaahinta madax-banaan ay qeyb ka tahay hoos u dhacaas ku yimid kaalinta bulshada rayidka ah. “Halista ugu wayn ee hanaqaadka dawlad dhiska dalkeena iyo dimoqoraadiyadda curdunka ah soo food saartay waa hoos u dhaca ku yimid kaalintii bulshada rayadka ah iyo warbaahinta madaxa-bannaa,” ayuu yiri Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada. Xildhibaan Shakuur ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in arrintaan ay qeyb ka noqotay kadib markii ay hoggaamiyayaashii bulshada rayidka ah ay noqdeen kuwo geeriyooday, kuwa ku biiray siyaasadda iyo kuwa howl-galb noqday. “Halka la kala garan waayey warbaahintii dawladda iyo tii madaxa-bannaanayd,” ayuu qoraalkaasi ku yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Ergey Cabdiraxmaan ayaa ugu dambeyntiina waxaa uu ka dhawaajiyay in xilligaan loo baahan yahay jiil cusub oo dhiirranaan iyo ku dhac leh oo hoggaamiya bulshada rayad ah iyo warbaahin madax-banaan. “Kuwaasi oo kaalin mug lehna ka qaata qaata xakamaynta siyaasiyiinta, xasillinta dalka, dawlad dhiska iyo dimoqoraadiyeynta.” The post CC Shakuur oo shaaciyay 2 arrin oo hoos u dhacay oo halis ku ah dowlad dhiska dalka appeared first on Caasimada Online.
-
Doha (Caasimada Online) – President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has announced that his country is seeking to deepen its economic ties with Qatar. During a visit to Doha, Mohamud met with Qatari Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani and discussed a range of issues, including trade, investment, and security. Mohamud said that Somalia is eager to benefit from Qatar’s expertise in several areas, including infrastructure development, education, and healthcare. He also hoped Qatar would invest in Somalia’s natural resources, such as oil and gas. Amir Al Thani said that Qatar is committed to supporting Somalia’s development. He pledged to provide financial assistance and technical expertise to help the country rebuild its infrastructure and economy. The two leaders also discussed the security situation in Somalia. Al Thani said that Qatar is ready to work with Somalia to combat terrorism and extremism. Mohamud thanked Qatar for its support in the fight against Al Shabaab, a terrorist group that has been waging an insurgency in Somalia for years. The visit of President Mohamud to Qatar is a sign of the growing economic and political ties between the two countries. The two countries have a long history of cooperation and are now working to deepen their relationship in many areas. Background Somalia has been in a state of conflict for decades. The country was plunged into civil war in 1991, and the internationally-backed government could only return to Mogadishu in 2012. However, the country remains plagued by violence and instability. Qatar has been a critical player in Somalia’s efforts to rebuild. The country has provided the Somali government with financial assistance, technical expertise, and military support. Qatar has also played a role in mediating peace talks between the Somali government and Al Shabaab. Economic potential Somalia has a population of over 15 million people. The country has a young and growing workforce and is rich in natural resources, including oil and gas. Somalia also has a strategic location in the Horn of Africa, which makes it an important transit point for trade between the Middle East and East Africa. Qatar is a wealthy country with a strong economy. The country has a population of over 2 million people and is a major natural gas exporter. Qatar is also a major financial center with a strong track record of investing in developing countries. Mutual benefits The deepening of economic ties between Somalia and Qatar would benefit both countries. Somalia would gain access to Qatar’s expertise and financial resources, which would help the country to rebuild its infrastructure and economy. Qatar would gain access to Somalia’s natural resources and strategic location, which would help the country to expand its trade and investment opportunities. The visit of President Mohamud to Qatar is a positive step towards deepening the economic ties between the two countries. The two countries have a long history of cooperation and are now working to build a stronger relationship that will benefit both countries. The post Somalia and Qatar to deepen economic ties appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (Caasimada Online) – Kenya has constructed 14 fully equipped Forward Operating Bases (FOBs) along the Kenya-Somalia border as part of efforts to bolster security in the area. The FOBs are located in strategic areas along the border and are equipped with various weapons and equipment, including artillery, armored vehicles, and surveillance systems. Kenyan troops will man the FOBs, and they will be used to monitor the border and to respond to any threats from al-Shabab, the militant group that is active in Somalia. A strong defensive line The construction of the FOBs is part of a more significant effort by Kenya to improve security along the Kenya-Somalia border. In addition to the FOBs, Kenya has also deployed additional troops to the border region, increasing its intelligence-gathering activities. The Kenyan government is concerned about the threat posed by al-Shabab. The group has carried out several attacks in Kenya, including the 2013 Westgate shopping mall attack, which killed 67 people. Al-Shabab has also been accused of recruiting Kenyan citizens to fight in Somalia. The construction of the FOBs is a significant step by Kenya to improve security along the Kenya-Somalia border. The FOBs will help to deter al-Shabab attacks and to protect Kenyan citizens from the threat of terrorism. Somalia has been plagued by instability for decades. The country has not had a functioning central government since 1991, and a series of warlords and militias have ruled it. The Islamic extremist group al-Shabab has emerged as a major force in Somalia in recent years. Al-Shabab controls large swaths of territory in southern Somalia and has carried out several terrorist attacks in Somalia and Kenya. The drawdown of Kenyan troops from Somalia Kenyan troops have been deployed to Somalia since 2011. The Kenyan military intervened in Somalia to oust al-Shabab from power. Kenyan troops have made significant gains against al-Shabab, but the group remains a major threat to Somalia and Kenya. The Kenyan government has announced plans to withdraw its troops from Somalia in 2024. The drawdown of Kenyan forces will be part of a more considerable effort to transition security responsibility in Somalia to the Somali National Army (SNA). The SNA is a Somali military force supported by the African Union Mission in Somalia (AMISOM). The drawdown of Kenyan troops from Somalia is a significant challenge. The SNA is still a relatively weak force, and it is not clear whether the SNA will be able to secure Somalia after the withdrawal of Kenyan troops effectively. The Kenyan government is working to strengthen the SNA. However, it is unclear whether the SNA will be ready to take on full responsibility for security in Somalia by 2024. The construction of the FOBs is a significant step by Kenya to improve security along the Kenya-Somalia border. The FOBs will help to deter al-Shabab attacks and to protect Kenyan citizens from the threat of terrorism. The drawdown of Kenyan troops from Somalia is a significant challenge. However, the Kenyan government is working to strengthen the SNA to take on full responsibility for security in Somalia. The post Kenya strengthens security on Somalia border with 14 FOBs appeared first on Caasimada Online.
-
Buuhoodle: wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknolqjiyada DFS oo safar shaqo ku marayay degaanada maamulka SSC- Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle. Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa wasiirka kaga horyimid duleedka magalada Buuhoodle. Widhwidh: wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta DFS oo booqasho ku maraya gobolada SSC ayaa booqday cisbitaalka guud ee magaalada Widhwidh, oo ay yaaliin dhaawacyada ciidanka Khaatumo-SSC. Laascaanood: wasiirka Boostada iyo isgaadhsiinta DFS ayaa kulan la qaatay isimada dhaqanka SSC. +4 Qaran News
-
Bu’aale (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay in lasoo gaba-gabeeyay shirweynihii labaad ee wada-tashiga wax ay kooxdu ugu yeertay Jihaadka ka socda Bariga Afrika, kaasi oo ka qabsoomay gobolka Jubbada Dhexe, inkasta oo aan la shaacin goobta uu sida gaar ah uga dhacay. Shirkan oo ay ka qeyb-galeen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira madaxda, culimada iyo odayaasha kooxda Al-Shabaab, ayaa waxay warbaahinta kooxda ay shaacisay inuu ka qeyb-galay Amiirka Al-Shabaab Axmed Cumar Abuu Cubeyda. Sawirro ay kooxda baahisay ayaa muujinaya Abu Cubeyda oo dhex fadhiya shirka balse kooxda ayaa qarisay wejigiisa oo sawiradiisa ku furtay humaag. Kooxda ayaa sheegtay in shirkan uu socday muddo siddeed maalmood ah, ayada oo warbaahinta Al-Shabaab ay baahisay war-murtiyeed iyo fatwo kasoo baxay shirkan, oo ay u dhan yihiin dhamaan dhinacyada kasoo qeyb-galay. Kulankan ayaa waxaa lagu gorfeeyay marxaladda uu marayo wax ay kooxdu ugu yeerto “Jihaadka Bariga Afrika iyo shirqoolada kala duwan ee uu cadowgu usoo maleegayo si loo xagal daaciyo halganka Jihaadka,” sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay shirkaan. Shirweynahan oo ahaa mid qarsoodi ah ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhacay deegaan kamid ah Jubbada Dhexe, waxaana ka dhex muuqday sawirada laga baahiyay dhamaan culimada kooxda Al-Shabaab ka tirsan. Waxaa xusid mudan in qofka kaliya ee wejigiisa la qariyay uu ahaa Amiirka kooxda Al-Shabaab, oo muddooyinkii dambe warar la faafiyay ay sheegayeen inuu xanuunsanayo. Amiirka Al-Shabaab, Axmed Cumar Abuu Cubeyda oo ah nin aan wax badan laga aqoon, marka laga reebo beesha uu kasoo jeedo, ayaa sidoo kale la hayn muuqaallo rasmi ah oo lagu aqoonsan karo. Si kastaba, Arrintaan ayaa waxaa durba ka dhashay hadal hayn xooggan, ayada oo dadka qaar ay ku macneeyeen inay tahay dib u dhac sirdoon, maadaama ay hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ay ogaan weyday dhicitaanka shirka intaas la’eg ee kooxda Al-Shabaab ay ku qabsatay gudaha Soomaaliya, xilli ay muddooyinkii dambe soo warineysay waxa ka socda gudaha kooxda. The post Sawirro: Amiirka Al-Shabaab oo lagu arkay shir ay kooxdu ku qabsatay Jubbada Dhexe appeared first on Caasimada Online.
-
Booliska Gobolka Nugaal ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ay gacanta ku dhigeen eedaysane loo haysto dil ka dhacay Garoowe. Qoraal ka soo baxay Booliska Gobolka Nugaal ayaa lagu xaqiijiyay in ciidanku gacanta ku dhigay Axmed Maxamed Shire oo ku eedaysan dilka marxuum Cabdiqadir Siciid Cabdi oo habeen ka hor uu ku dilay Garoowe. ” Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal Ayaa Gacanta Ku Soo Dhigay Edeysane Axmed Maxamed Shire Oo Dil Torey U Gaystay Marxuum Cabdiqadir Siciid Cabdi” ayaa lagu yiri warkaas. Taliyaha Qaybta Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa sidoo kale laga soo xigtay in edeysane Axmed Maxamed Shire hadda uu Ku Xiran Yahay Saldhiga Dhexe Garowe Baritaana lagu wado Sharcigana La Hor gayn Doono. PUNTLAND POST The post Garoowe: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay shakhsi ku eedaysan dil appeared first on Puntland Post.
-
Guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa golahooda la wadaagay warbixinaha masuuliyiintii ay la kulmeen mudadii uu golahaasi ku jiray fasixiisi Dastuuriga ahaa. Warbixinaha ay golaha la wadaageen waxa ka mid ahaa warbixinta taliyaha ciidanka booliska JSL, kaas oo ka warbixiyay arrimaha nabadgelyada, dilalka, kufsiga, shilaalka gaadiidka, arrimaha mukhaadaraadka wixii ay ka qabteen iyo xaalada guud ee arrimaha nabadgelyada dalka. Warbixinta taliyaha boolisku la wadaagay guddida joogtada ee golaha guurtidu waxa ay u dhigneyd sidan. “Dilalka ka dhacay dalka bilihii 12-aad, 1-aad iyo 2-aad ayaa waxay ahaayeen 17 dil, waxay gacanta ku soo dhigeen boolisku 15 gacan ku dhiigle, halka ay baxsadeen 2 gacan ku dhiigle. Sidoo kale kufsigii ka dhacay dalka bilihii 12-aad, 1-aad iyo 2-aad ayaa ayaa ahaa 72 fal kufsiyeed, halka 62 danbiilayaashi Kufsiyada gaystay ay qabteen, 10 danbiile oo arrimo kufsi ku eedaysana ay baxsadeen.” Sidoo kale taliska boolisku waxa uu guddida joogtada ah ee golaha guurtida la wadaagay khasaaraha shilalkii dalka ka dhacay bilihii 12-aad, 1-aad iyo 2-aad, waxaanay sheegeen in wadarta guud ee shilalka dalka ka dhacay 3-da bilood ay yihiin kun shan boqol iyo afar iyo labaatan shil, waxa ku dhintay shilalkaasi 43 qof, kun iyo laba boqol iyo afar iyo afar dhaawac ah, khaasaraha gaadiidka, 924 iyo 23 neef oo xoolo ah, dhismaha guryaha lix guri. Geesta kale warbixinta mukhaadaraadka ee ay gacanta ku soo dhigeen ayaa ahayd, xashiishayd 215 Kgr, Khamri 776 litir. Dhinaca kale waxa warbixinta ciidanka boolisku la wadaadeeg guddida joogtada ee golaha guurtida inay qabteen 54 maxbuus oo Al-shabaab ah Source
-
Kenya ayaa degmooyin rasmi ah u beddelaysa labada xero ee ugu weyn qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakumo, isbeddelkan oo la filayo inuu dhaqangalo muddo shan sanno gudahood ayaa la sheegay in dhamaan qaxootiga hadda lagu hayo Dhadhaab iyo Kaakuma aan lagu qasbi doonin ama aan la siin doonin dhalasho balse waxaa la siin doonaa aqoonsiyo gaar ah oo ay si xor ah uga dhex socon karaan , ganacsiga ku sameyn karaan gudaha Kenya, halkii ay deegaannada ahaan lahaayeen magaalooyin teendhooyin ah, sida uu baahiyay wargeyska The EastAfrican. Guddoomiyaha Gaarisa, Nathif Jamac Aadam ayaa la xaqiijiyay usbuucan inuu saxiixi doono axdi kor u qaadaya Dhadhaab oo laga dhigayo degmo. Si la mid ah Kakuma ayaa loo ansixin doonaa degmo. Qorshaha loogu magacdaray Nashiriki, Swahili ee “Waan wadashaqeynayaa” ujeedadiisu waxay tahay in la hubiyo in qaxootiga iyo magangalyo-doonka la taageero si ay uga gudbaan ku-tiirsanaanta gargaarka bini’aadantinimo una gudbaan isku-tiirsanaan iyo in awood loo siiyo inay ka adkeystaan dhibaatooyinka soo noqnoqda. Guddoomiyaha arrimaha qaxootiga ee Kenya John Burugu ayaa u sheegay The EastAfrican in habka isku dhafan uu u ekaan doono dhismaha miyi iyo magaalo ee Kenya, iyadoo amniga ay ilaalinayso dowladda.Kenya waxa ay sheegtay in ay doonayso in Dhadhaab iyo Kaakuma ay u furnaadaan ganacsi, waxayna ka codsanaysaa maalgeliyayaasha inay gacan ka geystaan dhisidda adeegyada bulshada taasoo sahlaysa in la booqdo xarumaha. PUNTLAND POST The post Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma oo laga dhigayo degmooyin appeared first on Puntland Post.
-
Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa dood ka yeeshay siyaasada arrimaha gudaha. Xildhibaanada qaar ayaa soojeediyay in mudanayaal ka tirsan golaha guurtida loo diro xaalada gobolka Sool, isla markaana wada hadal la furaan Garaadada gobolka Sool si xal loogu helo dagaalka daba dheeraday. Geesta kale guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha ka codsaday ka hadalka xaalada degaanka Cali Saahid, in laga sugo guddidii dhawaan goluhu u saaray, waxgaradka labada dhinac iyo masuuliyiinta xukuumadda Somaliland ee magaalada Burco ujooga xalinta shaqaaqada beelaha walaalaha ah ee wada daga degaanka Cali Saahid ee Hawdka gobolka Togdheer. Waxa kale oo ay xildhibaanadu soojeediyeen in loo yeedho masuuliyiinta laanta socdaalka, wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada iyo cidkasta oo ay khuseyso soogalootiga qaxoontiga boqolka kun kor udhaafay ee gudaha dalka ku sugan oo xaaladooda abni ay ka dayriyeen. Waxa ay xuseen in wax la iska weydiiyo cidda masuulka ka ah wixii falal abnidarro ah ee gaystaan dadka aan dalka u dhalan, cidda wax laga weydiinayo. Source
-
Dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin toddoba ad ah, ka dib wadahadallo ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Heshiiskaan ayaa la saxiixay goor dambe oo sabti ah,waxaana lagu wadaa in 24 ka saac ee soo socda ay dhaqangasho xabad-joojinta,sida lagu sheegay war ka soo baxay Washington iyo Riyaad. Tallaabadaan, waxaa dhaqangalintiisa kormeeri doona Mareykanka , Sacuudiga iyo dalal caalami ah sida kagu xusay bayaan kooban oo aan faahfaahin laga bixin. Heshiisku waxa kale oo uu dhigayaa in la qaybiyo gargaarka bini’aadantinimo, soo celinta adeegyada muhiimka ah iyo in ciidamada laga saaro isbitaallada iyo xarumaha muhiimka ah ee bulshada. Dagaalada ka socda Suudaan todobaadkii lixaad,waxa ku dhintay boqollaal qofhalka dad ka badan hal milyan oo ruux ay ku barakaceen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
