Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qayb-galay munaasabad ballaaran oo ka dhacday Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, kaas oo muhiim ah marka laga hadlayo doorashooyinka qof iyo codka ah ee lala rabo dalka. Munaasabadda daah-furka ayaa waxaa lagu soo beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha ee 16 Sebtembar oo maanta ku beegan. Xamza oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in Aqoonsiga Dadweynuhu yahay Xuquuq Dastuuri ah oo maanta dowladdu hirgelisay, ayna heleen Shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in aqoonsiga Qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta bulshadeenna, kuwaasi oo ay kamid yihiin, amniga, bixinta adeegyada, dimuqraadiyeynta, doorashooyinka, maalgashiga, isu socodka iyo dammaanadda qofeed ee muwaadiniinta Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in Xukuumaddiisa ay meel marisay shuruucdii ilaalin lahayd xogta muwaadiniinta, hagina lahayd Hay’adaha ku shuqul leh bixinta iyo keydinta Aqoonsiga Qaran. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in helitaanka kaaran uu fududeyn doono in xuquuq dhammeystiran helaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed. “Maanta laga bilaabo dadkeennu waxay heli doonaan Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha oo ah xaq dastuuri ah, taas oo u fududeyn doonta in ay helaan xuquuqda buuxda ee ay dalka ku leeyihiin”. ayuu ku yiri khudbad uu Ra’iisul Wasaare Xamsza ka jeediyay munaasabadda. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in hannaankani uu ka tarjumayo dowladnimada casriga ah ee dalkeenna ka hana-qaaday, isagoo u mahadceliyey Dowladda Pakistan oo gacan weyn ka geysatay iyo hey’adaha kala ah Bangiga Adduunka iyo UNDP. The post Sawirro: R/W Xamza oo qaaday tallaabo la xiriirta doorasho dadweyne appeared first on Caasimada Online.
  2. Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa go’aan ka soo saaray dacwad la xiriirta cidda rasmiga u ah guddoomiyaha xisbiga shaqaalaha ee Puntland. Guddiga doorashooyinka ayaa go’aamiyay in guddoomiyaha rasmiga ah ee xisbiga shaqaalaha uu yahay Cabdirashiid Shiikh Maxamuud. “Guddiga waxaa 10-09-2023 soo gaaray dacwad ay u soo gudbiyeen Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha” ayaa lagu yiri war ka soo baxay TPEC. “Qiimayn Guddigu ku sameeyay dacwadaas wuxuu go’aan ku gaaray in Xisbiga Shaqaalaha Gudoomiyahiisa rasmiga u yahay Cabdirashiid Shiikh Maxamuud” ayuu sii raaciyay qoraalka. Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa sheegay in go’aankiisu yahay mid ku qotoma Xeerarka Doorashooyinka Puntland iyo Xeerka Xisbiga Shagaalaha. PUNTLAND POST The post Guddiga doorashooyinka TPEC oo go’aan ka soo saaray khilaaf hareeyay xisbiga shaqaaalaha Puntland appeared first on Puntland Post.
  3. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn xoogan oo saaka aroortii hore diyaarado dagaal ay ka gaysteen qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya halkaas oo ay ka socdaan dagaallo. Duqeynta ayaa waxaa si gaar ah loola beegsaday deegaanka Ceel-lahelay iyo agagaarkiisa oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu garaacay goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyada Al-Shabaab, balse ma cadda inta uu la’egyahay khasaaraha soo gaaray. Mareykanka ayaa loo badinayaa inuu fuliyay howlgalkan, maadaama diyaaradihiisa ay dhanka hawada ka taageerayaan ciidamada huwanta ee la dagaalamaya Al-Shabaab. Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah kasoo baxay Galmudug iyo dowladda dhexe oo ku aadan weerarkaas dhanka cirka ah ee lagu qaaday kooxda Al-Shabaab. Duqeyntan lagu garaacay Ceel-la helay ayaa daba socoto dagaal culus oo shalay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ku dhex-maray deegaankan, kaas oo la’isku riiqmay, isla-markaana gaystay khasaare lixaad leh oo soo kala gaaray labada dhinac. Xaaladda ayaa weli ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa qaybo badan oo kamid ah gobollada dhexe. Sidoo kale waxaa shalay weerar is-miidaamin ah oo lagu beegsaday madaxweyne Qoor Qoor iyo mas’uuliyiin kale uu ka dhacay deegaanka Laas-Gacamey ee gobolka Mudug. Dagaalkii ugu cuslaa ayaa Shabaab hadda kaga furan Galmudug, ugu yaraan seddax jiho oo kala ah Ceel-lahelay, Xinlebi iyo Laas-gacamey ayey kala joogaan ciidamada dowladda, deegaanadaan iyo kuwo kaleba waxaa kooxda laga xoreeyey toddobaadkaan dhamaaday. The post Duqeyn culus oo ka dhacday deegaanka Ceel-lahelay appeared first on Caasimada Online.
  4. Tirada dadka ku dhintay magaalada xeebeedka Derna ee dalka Liibiya ayaa kor u dhaaftay 11,300 oo qof, iyadoo ay socdaan dadaallada baadigoobka dad hor leh, musiibadaan ayaa timid kadib markii daadad xooggan oo ka dhashay in ay karkaarada jabsadaan laba biyo-xireen iyadoo ay da’ayeen roobab xooggan, sida laga soo xigtay hey’adda Bisha Cas ee Liibiya. Duqa magaalada Derna, Abdel-Moneim al-Ghaithi, ayaa sheegay in tiradu ay kor u dhaafi karto 20,000 marka loo eego tirada xaafado ay dadku ku rogmadeen oo ay musiibadu ka dhacday, iyadoo ay wali socdaan baadi goobka iyo samatabixinta dadka ay waxyeelladu soo gaartay, marka la eego in magaalo dhan ay duntay. Daadadku waxay qaadeen dhammaan qoysaskii ku noolaa magaalada Derna habeenimadii Axadda, waxaana sii kordhaya musiibada arrintaan ka dhalatay, marka la eego in dalkaan qaniga ku ah Saliidda uu yahay dal la daalaadhacaya colaado, kadib markii xukunka laga tuuray hoggaamiyihii ugu xukunka dheeraa Mucamar Al-Qadaafi sanadkii 2011. Maamullada Liibiya ayaa beeniyay eedeymaha ah in ay ku guuldareysteen in ay u digaan dadka deegaanka ayna siiyaan xogaha ku aadan duufaanta Daniel ka hor masiibada fatahaadda ah , Afhayeen u hadlay dowladda Bariga ayaa sheegay in dadka deegaanka ay soo gaareen digniino ku aadan sidii bulshada ay uga tigtoonaan lahaayeen. “Biyaha wasakhaysan bulaacadaha ayaa noqon doona walaaca ugu sarreeya”, ayay yiri afhayeen u hadlay xukuumadda bariga Liibiya oo ah mid ka mid ah labada dawladood ee ka wada shaqeeya wadanka, waxaana wali sii kordhaya walaaca laga qabo kororka dadka ay waxyeelladu soo gaartay, kuwaas oo galaya xaalad adag. Waxaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray dalka Liibiya gargaar kale duwan , kaas oo ka kala imaanayay wadamada caalamul Islaami oo ay ugu horeeyaan Turkey, Imaaraad, Sucuudiga, Baxreen iyo Kuweed, waxaana sidoo kale jira wadamada reer Galbeedka iyo Mareykanka in ay sheegeen in ay garab taagan yihiin Liibiya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Nairobi (Caasimada Online) – Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa si faah-faahsan uga hadlay arrimo ku aadan wixii dhex-maray Farmaajo iyo mucaaradka. Mursal oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa bixiyay xog ku aadan arrinta dhex-martay madaxweynihii hore ee dalka iyo mucaaradka, kahor doorashadii dhacday. Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka, isla-markaana haatan ah xildhibaan ayaa si weyn u dhaleeceeyay xubnaha mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay burburin rabeen dalka. “Mucaaradka markaas howsha watay iyaga laftooda kaliya waxay arkaayeen Farmaajo oo kursiga ku fadhiya ee waxa kale ma arkeyn, laakiin sida ay rabaan haddii aan u dhaqmi lahayn waddanka waa burburi lahaa cid kastana waa ogtahay” ayuu yiri Maxamed Mursal. Sidoo kale wuxuu difaacay Farmaajo oo ay saaxibo yihiin, wuxuuna tilmaamay in isagu aanu kasoo horjeedin qabashada doorahada, basle dhibta ay ka socotay ragga kale. “Mid kale aan ku xaqiijinaa Farmaajo m hortaagneyn doorashada ee waxaa hortaagnaa mucaaradka taas in maskaxda la geliyo waayay, marka dambana mucaaradka waxa ay rabeen inay fowdo ku dhamaanto kadib hay’adihii dowladda ay dumaan, yacni wayna ka shaqeeyeen arrintaas dhinacaas in loo fahmo waa muhiim” ayuu sii raaciyay. Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa ku dooday in baarlamaanka uu hoggaaminayay uu qaatay go’aan ka duwan midka mucaaradka, sidaasna lagu badbaadiyay dalka. “Annaga waxaan bad-baadineynay in hay’adaha dowladda aanay dumin baarlamaanka, baarlamaankii ayaa beddalay, madaxweynaha, madaxweynihii ayaa beddalay, ra’iisul wasaaraha, ra’iisul wasaarihii ayaa beddalay dhinacii la rabay in naloo wado waan ka diidnay” ayuu mar kale ku yiri wareysiga guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka. Dhanka kale, mar wax laga weydiiyay inuu ku biirayo xisbiga Farmaajo ee Nabad iyo Nolol ayaa waxa ku jawaabay “Xisbi siyaasadeed oo la ictiraafsan yahay oo la yiraahdo axsaab siyaasadeed ayaa loo wareegay ninba waa qorshihiisa ama saaxibadey xisbiga ay dhisaan ayaa ku biirayaa ama xisbiga ay markaas ila noqoto ayaa ku biiri doonaa,”. The post Daawo: MURSAL oo xog ka bixiyay arrintii dhex-martay Farmaajo iyo mucaaradka appeared first on Caasimada Online.
  6. Beledweyne (HOL) - Beledweyne's Ugaas Khalif Airport has remained closed since last Friday due to a dispute among Hirshabelle state officials over tax revenue. Source: Hiiraan Online
  7. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sameeyay Wafdiga Dowladda Djibouti ee maalmahaan Magaalada Muqdisho u joogay ka qeybgalka Bandhiga Filim-ka dib-u-curushada Qaranimada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Cadaladda iyo Diinta ee Jamhuuriyadda Djibouti, Ahna Madaxa Wafdiga Mudane Muumin Xasan Barre ayaa Duqa Magaalada Muqdisho kaga mahadceliyay marti-soorka heerkeedu sareysa ee uu u sameeyay Wafdiga dalka Djibouti, asigoona xusay in ay taasi xoojineyso xariirka Walaaltinimo, dhaqan iyo dhiig wadaag ee ka dhaxeeya labada shacab. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Shacabka iyo Dowladda Djibouti kaga mahadceliyay dadaalka iyo juhdiga ee kusoo bixiyeen Dowlad-dhiska Soomaaliya iyo garab istaaga Hiilka Walaaltinimo leh oo ay weli ku taageerayaan Dowladda Soomaaliya, iyagoo weli u huraaya Naftooda sidii xasilooni waarta loogu heli lahaa gayiga Soomaaliya. Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga XFS, Xildhibaano ka tirsan BFS, Danjiraha Dowladda Djibouti u jooga Soomaaliya, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Aqoonyahano, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaal Degmo iyo Agaasimeyaal ka tirsan Maamulka G/Banaadir & Dowladda Hoose ee Xamar. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka ayaa ka hadlay muhiimada aqoonsigu leeyahay. Source: goobjoog.com
  9. Warar hoose ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda. Xildhibaannada ka tirsan xisbiga Kaah ee xukuumadda Siciid Deni ayaa sida la xaqiijinayo muddooyinkii danbe Baarlamaanka ka dhex waday ololaha mudda kordhinta dowladda. Mudanayaasha ku biiraya ololahan ayaa marba marka ka danbaysa sii kordhaya kadib markii sida la sheegay loo sameeyay ballan-qaadyo kala duwan. Wararka ayaa intaas ku daraya in dhawaan la diyaarin doono mooshin lagu ansixinayo mudda kordhin laba sano ah oo dowladda loo sameeyo. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa la rumaysan yahay in uu gadaal ka taagan yahay arrintan inkastoo uu hore u sheegay in doorashada lagu qabanayo wakhtigeeda. PUNTLAND POST The post Baarlamaanka Puntland oo doonaya in ay mudda kordhin u sameeyaan dowladda appeared first on Puntland Post.
  10. Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in saraakiil ka tirsan Al-Shabab lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladdda iyo saaxiibadooda caalamiga ah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda federalka. Howlgalkaan ayaa si gaar ah 12-kii bishaan uga dhacay deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayey dowladdu shaacisay magacyada saraakiil sare oo laguna dilay weerarkaas oo ahaa intiisa badan duqeymo. Bayaalka kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay Salaad Dheere, Cabdullaahi Ciilow, Shucayb, Cabdullaahi Xuseen Qodax, Cabdullaahi Madoobe, Bagaax, sargaal kale oo lagu magacaabo Saylici iyo Axmad Maxamed oo loo yaqaanay Xerow iyo Nadiir, ay yihii dhammaantood saraakiisha ka tirsan Al-shabaab ee lagu dilay howlgalka Shabeellaha dhexe. Howlgalkaan lagu dilay saraakiisha ka tirsan Al-shabaab oo dowladdu ay shaacisay ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii ugu dambeeyay ciidanka Africom ee dowladda Mareykanka ay howlgallo kale duwan oo dhacka circa ay ka fuliyeen dhowr goobood oo kale duwan iyaga oo taageeraya kumaandooska Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Wasiirka amniga gudaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Aadan (Madoobe) oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ah ee VOA ayaa ka hadlay xaaladda madaxweynaha maamulkaas, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo isaga iyo mas’uuliyiin kale shalay qarax lagula beegsaday deegaanka Laas-Gacamey ee gobolka Galgaduud, kadib weerar ay kusoo qaadeen maleeshiyda Al-Shabaab. Wasiirka ayaa xaqiijiyay in xaaladda madaxweynahaee wanaagsan tahay, isla-markaana uu fashilmay isku daygii dilka ee ay la damacsanaayeen xoogaga Al-Shabaab “Madaxweynaha wuu fiican yahay Alxamdulilaah, waxaana fashilinatay dhagartii Khawaarijta, Ilaahayna wuu ka nabad-geliyay shacabkii, ciidamadii meesha joogay iyo dhammaan mas’uuliyiinta, marka waa fiican yahay madaxweynuhu” ayuu yiri wasiirku. Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay in madaxweynaha iyo raggii kale ee dhaawacmay loo soo qaaday Muqdisho, isla-markaana ay waxyeelo aan badneyn ay kasoo gaartay dhismaha guriga kusoo dumay oo qaraxu halakeeyay. “Xamar wuu gaaray laakiin wax dhib ah oo maanta la dhihi karo culays iyo dhib wayn oo gaaray ma aysan jirin, marka xaaladda waa sidaa” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in arrintan aysan saameyn ku yeelan doonin howlgallada socda iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, haddana uusan jirin dhib weyn. “Meel hadii uu dhib ka dhaco qarax waa taqaanaa guryo dumay iyo jiingad qof meel ka xagatay waxaas uubnaa dadka kasoo gaar gaaray” ayuu mar kale yiri wasiir Axmed. Waxaa kale oo uu yiri “Meesha aan joognay furin-bey ahayd oo ah ciidanka difaaiicsa hore ah furinta marka loogana looma tegin in la’iska dalxiisee waxaa loo tegay xabad iyo dagaal inuu dhaco”. Gobollada dhexe ayaa waxaa haatan ka socd guluf dagaal oo ay ka qayb-qaadanayaan madaxda sare oo uu ugu horreeyay madaxweyne Xasan Sheekh oo weli ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug oo uu tegay dagaalka Al-Shabaab. The post War cusub oo kasoo kordhay xaaladda Qoor Qoor oo la keenay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  12. Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo dhaxeeyey ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa deegaanka oo isku dhinac ah iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceellahelay ee bariga gobolka Galgaduud. Dagaalka oo qarxay shalay galinkii dambe ayaa la isla soo gaaray xalay fiidkii, waxaana lasoo warinaya inuu jiro khasaare soo kale gaaray labada dhinac, wallow aan si dhab ah loo xaqiijin karin baaxaddiisa, xilli deegaanka ay ka maqan tahay Isgaarsiinta. Dagaalka ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii dambe ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa deegaanka ay wadaan howlgallo ay ku doonayaan in ay Al-shabaab kala wareegaan deegaanno hor leh oo dhaca bariga gobolka Galgaduud ee Galmudug. Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa sidoo kale saacadihii ugu dambeeyay ku sii qulqulay deegaanno ka tirsan gobolka, waxaana wararku ay sheegayaan in qorshuhu yahay in ciidanku ay isku balaariyaan deegaannada u dhaxeeya Ceellahelay iyo Ceelbuur.. Sikastaba ha ahaatee weerarka lagu qaaday deegaanka Ceellehelay ayaa kusoo aadaya xilli aroornimadii jimcaha weerar Ismiidaamin ah lagu qaaday deegaanka Laasgacameey oo hoostaga Bacaadweyne lagu weeraray madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo ku sugnaa deegaanka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. STERN WARNING TO RADICAL RELIGIOUS GROUPS IN SOMALILAND The Radical I’tisam Group in Somaliland opposes the colonial borders in Africa without having a peaceful substitute solution that would not lead to endless violent, continental clan wars that would return Africa to Stone Age. It would be great if each African country has population of the same ethnicity but it is impossible to have that in the Third World (Africa, Arab World, Asia and South America). In Africa, subclans of the same clan inhabit different African countries due to colonial demarcations without considering clan lineage or ethnicity. That is why the Declaration of African Conference in 1964 of Reaffirming Colonial Borders of Africa was issued to recognize and protect African colonial borders as they are in order to prevent tribal secession wars seeking postcolonial reunifications that would plunge the whole continent of Africa into endless violence, anarchy and chaos that could bring down African states. If African colonial borders are challenged to have postcolonial tribal reunifications based on lineage or ethnicity, the consequences in the continent would be dire and devastating because endless, violent wars would erupt between states defending their territorial integrity defined by colonial borders and clans or tribes seeking reunifications with their own lineage or ethnicity. Las Anod, a semi city in Somaliland transforming and flourishing peacefully before the current conflict, is a good example of what would happen if colonial borders are challenged. Traditional leaders of Las Anod challenged the colonial borders of Somaliland then turned the city into a place of chaos, anarchy and lawlessness. Colonial borders of Africa, Arab World, Asia and South America were all drawn by European colonial powers and are based on land, not on ethnicity or clan lineage. Existence, peace and stability of these continents depend on respecting, recognizing and implementing colonial borders which are unchangeable. Tribal armed factions driven by tribal emotions or tribalism, as it is happening now in Las Anod city of Somaliland, tried before to change African colonial borders by force to unite their clan or tribe after independence but all ended in failure like Biafra in Nigeria in 1967 and Katanga in Congo in 1960 because no country accepts to divide its territory and people as colonial borders are recognized and internationally legitimate. Colonial borders define the territorial integrity, people, independence and recognition of each African country. Trying to change African colonial borders is like opening a can of worms that would return Africa, Asia, Arab World and South America to Stone Age as subsequent results would lead to endless clan wars seeking postcolonial reunifications at gun point and as no country accepts to lose part of its country and population. It is easy to oppose colonial borders but it is difficult to replace them peacefully. There is no single African, Asian, Arab World or South American country that made its own borders. Respecting and recognizing colonial borders of Africa as well as of Asia, Arab World and South America make their nations live in peace and stability from destructive clan and territorial endless wars. FEW EXAMPLES OF CLAN DISTRIBUTION IN AFRICA To mention few, Afar Clan inhabits Ethiopia, Eritrea, and Djabouti. Tuareg Clan inhabits Senegal, Nigeria, Mali and Niger. Fulani Clan inhabitis Mali, Nigeria, Chad and Cameroon. Lunda Clan inhabits Congo, Zambia and Angola. Yoruba Clan inhabits Nigeria, Benin and Togo, Somali Clan inhabit Djabouti, Somalia, Somaliland, Ethiopia and Kenya etc. It is rare to see an African country whose population is based on single ethnicity. So, no country or region in Africa has the right to claim the land of a subclan inhabiting another African country for reasons of tribal lineage or ethnicity. WHY IT IS DIFFICULT TO REPLACE COLONIAL BORDERS If the politicians and traditional leaders of Fulani Clan decide to unite their clan in Mali, Nigeria, Chad and Cameroon after the independence of these countries, the governments of those countries would simultaneously attack and crush Fulani people in all the four countries to protect their territorial integrity and national unity each. Recognizing and protecting African colonial borders prevent such frightening massacre of Fulani people. That is why it is difficult to try to change colonial borders. As colonial borders of Africa are unchangeable and all borders are based on land, not on clan or tribal lineage, so are Somaliland Republic borders. As any other African country did, Somaliland inherited its colonial borders from Somaliland British Protectorate. Somaliland colonial borders cannot be challenged, its territory and people cannot be divided, and tribal borders cannot be drawn in Somaliland in order to destroy its territorial integrity and national unity. Every government has the right to defend and protect its colonial borders with its army. It is not about a tribe attacking another tribe as some members of Radical I’tisam group in Somaliland falsely described the conflict in Las Anod. Somaliland achieved independence before Somalia on June 26, 1960 and received International Recognition from 35 countries that included China, Egypt, Ethiopia, France, Ghana, Israel, Libya, the Soviet Union etc. Somaliland achieved independence and recognition before Somalia, Mauritania, Nigeria, Senegal, Gabon, Republic of the Congo, Chad, Ivory Coast, Burkina Faso, Benin, Sierra Leone, Uganda, Kenya, Algeria, Zambia, Zimbabwe, Namibia etc. Without having Islamic State consisting of all Muslim countries in the World with defined borders, opposing colonial borders is absolutely wrong and dangerous for leading to destructive consequences of violence and endless bloodshed to nations. Radical I’tisam Group in Somaliland and Somalia oppose colonial borders to replace them with tribal violence, anarchy and chaos. The deadly Khawarij Group (Known as Al-Shabaab) also hold the same view with Radical I’tisam Group on colonial borders without having peaceful replacement but chaos, violence and lawlessness. Somaliland government must send stern warning to I’tisam Group and other religious groups in the country of taking tough legal measures against them if they are caught involved in subversive activities against Somaliland independence and territorial integrity. Somaliland government and Somaliland people should jointly surveil the movements of Radical I’tisam Group or any other radical religious group in the country and take legal steps against them those who support the terrorists and tribal coalition in Las Anod and those who speak against Somaliland independence and the legitimacy of Somaliland borders and territorial integrity during Friday sermons in Mosques or in public places. Many African elites are not in favor of colonial borders but, at the same time, they support them because there is no other peaceful solution to replace them. They support colonial borders because the peace and stability of every country in Africa, Asia, Arab World and South America depend on recognizing and respecting colonial borders. Author: Ibrahim Hassan Gagale ibrahimgagale@gmail.com Qaran News
  14. St. Paul's Ward One is the city's most racially and economically diverse ward, stretching from financially struggling areas in the North End and Frogtown to million-dollar homes on Summit Avenue, from middle class Midway and Union Park to the west to tony Cathedral Hill to the east. Source: Hiiraan Online
  15. Nuit Blanche is officially at Toronto’s doorstep and that means residents are gearing up to experience the city through the eyes of multi-talented artists. Source: Hiiraan Online
  16. This will grant Amal Bank’s customers access to MasterCard’s global payment services, along with the bank’s enhanced service availability and convenience. Customers will be able to leverage Mastercard’s global footprint and Amal Bank’s National footprint. Source: Hiiraan Online
  17. Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabo yaab leh, kadib markii uu magacaabay wakiil gaar ah oo maamulka Jubbaland u qaabilsanaan doono dalka Kenya. Wareegto uu soo saaray Axmed Madoobe, isla-markaana ay shaacisay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa xilkan cusub loogu magacaabay Sadik Abdullahi Bogale oo hadda kadib noqon doono wakiilka Jubbaland u jooga magaalada caasimada ah ee Nairbi. “Wuxuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland u magacaabay Mudane Sadik Abdullahi Bogale Wakiilka Dowladda Jubaland u Jooga Dalka Kenya” ayaa lahgu yiri wareegtada. Sidoo kale wuxuu qoraalka intaasi kusii daray “Magacaabistan waxay dhaqan galaysaa marka uu Madaxweynuhu sixiixo wuuna sixiixay”. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sidoo kale ayaa magacaabistaan u cuskaday dastuurka Jubbaland, wuxuuna sidoo kale sheegay inuu la tashaday ku xigeenadiisa. “Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Jubaland,Cutubkiisa 4aad,Qodobka 72aad , Farqada(3aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland. Markuu Latashaday Madaxweyne ku-xigeenada Dowladda Jubaland” ayaa mar kale lagu yiri. Arrintan ayaa dhalisay hadal hayn aad u xoogan, ayada oo dadweynuhu ay su’aallo ka keeneen magacaabista uu sameeyay Axmed Madoobe, maadaama uu dalku leeyahay dowlad dhexe oo mas’uul ka ah dalka iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee caalamka. Kenya ayaa xiriir hoose oo xoogan laleh dowlad goboleedka Jubbaland oo ay si gaar ah u taageerto, waxaana la sheegaa in xittaa ay dhismaheeda ay gacan weyn ka geysatay, ayada oo taageereyo Axmed Madoobe. Waxaa sidoo kale Kenya ka jooga gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan milatarigeeda oo taageera Jubbaland, sidoo kalena qayb ka ah dagaalka Shabaab. The post Axmed Madoobe oo qaaday tallaabo yaab leh oo wakiil uu ugu magacaabay Kenya appeared first on Caasimada Online.
  18. Allen-Vanguard, a global leader in providing customized solutions for defeating Radio Frequency (RF) based terrorist and extremist threats, has a long-established relationship of providing vital ECM and counter explosive threat support to Security Forces across Somalia. This support has recently been increased with the provision of additional ECM hardware to the region and the formal 18-month extension of the in-country Field Service Representative (FSR) team based in Mogadishu. Allen-Vanguard was at DSEI 2023 on to discuss all their RF dominance solutions. Source: Hiiraan Online
  19. Somalia may have been pummelled by drought for five straight seasons, but officials in Mogadishu say the people here won’t give up yet. And Khadija Mohamed Almakhzoumi, the Federal Minister for Environment and Climate Change said this week the three-year dry weather, sometimes punctuated with sudden floods, has forced her government to relook at its climate change policy. Source: Hiiraan Online
  20. Dhusamareb (HOL) - Al-Shabab militants launched an attack on a Somali military base on the outskirts of El-Lahalay, a recently liberated village in the Galgadud region, on Friday afternoon. Source: Hiiraan Online
  21. Mogadishu (Caasimada Online) – In Somalia’s tumultuous landscape, the tug-of-war for control is palpable. With the federal government and Al-Shabab in a relentless battle for supremacy, the heart of this conflict is rooted in the allegiance of local clan militias. August witnessed President Hassan Sheikh Mohamud introducing the ‘second phase’ of Operation Black Lion, shifting its epicenter from Mogadishu to Dhuusamareeb, Galmudug’s bustling regional hub. The motivation? To galvanize better synchronization among security forces and to reinvigorate the allegiance of the formidable Habar Gedir clan militias of Galmudug state. Under the banner of the first phase, the government, despite its constraints, managed to drive Al-Shabab out of numerous strongholds in central Somalia. However, like the shadow they are, the militants retreated to Galmudug’s outskirts, dangerously close to the porous Kenyan frontier. Historically, forging alliances with clans such as the Abgal, Habar Gedir, and Hawadle sub-clans has been a cornerstone of the government’s strategy. Yet, internal political turmoil has impeded the momentum, particularly with the Hawadle. The clan conundrum: Mogadishu Clan at the forefront Recent maneuvers offer insights into the ongoing strategic chess game. The massive Mogadishu Clan clan, spread across central and southern Somalia, has become a prize. Its divided loyalties have made it a pivotal player in the power dynamics. In instances like the negotiations in Ceel Buur town, some factions within the Mogadishu Clan clan see Al-Shabab not as a menace but as guardians of their ancestral land and the tenets of Islamic Sharia law. The government, buoyed by US air and intelligence support, has had a series of victories, notably in regions like Ceel Buur. However, the ephemeral nature of these successes underscores the fragile security situation. Constant Al-Shabab threats have often forced a retreat, leading to a cyclical pattern of gains and losses. Challenges within: A house divided Many scrutinize the current counter-insurgency strategy. Jubaland’s President, Ahmed ‘Madobe’ Mohamed Islam, has been vocal about the pitfalls, cautioning that weapon turnovers to Al-Shabab could be imminent if there’s a falter in government operations. Mohamed Abdi Ware, the former HirShabelle President, underlines the debilitating effects of internal schisms among top military echelons. The government’s strategy, leaning on clan militias, is a consequence of unmet expectations from neighboring nations. This dependence has led to sporadic Al-Shabab inroads. Territories flip their loyalties depending on the dominant force at any given time. Moreover, Galmudug’s political atmosphere is charged. Tensions between the vice president and the state’s interior minister have added layers of complexity, casting doubts over the future trajectory of the campaign in that region. Al-Shabab, constantly vigilant, exploits these divisions. Beyond the battlefield Somalia’s battle against al-Shabaab is not just a military campaign; it’s a test of unity, strategy, and perseverance. For any tangible progress, reliance on shifting clan loyalties must diminish. Drawing lessons from past experiences, it’s vital for the Somali government to bolster its security forces, especially as external military support, like ATMIS, dwindles. The road ahead is undeniably challenging, but the stakes have never been higher. The outcome of this conflict will shape Somalia’s socio-political fabric for generations to come. The post Somalia: A tug-of-war for clan militias’ loyalty appeared first on Caasimada Online.
  22. Rome (Caasimada Online) – In an urgent plea for support, Italy’s Prime Minister, Giorgia Meloni, has reached out to Brussels seeking assistance as the nation grapples with an unprecedented influx of migrants on the island of Lampedusa. Located 90 miles off Tunisia’s coast, Lampedusa has historically been a migrant gateway from North Africa. This week, however, saw its migration-center, designed for under 400 individuals, completely overrun. An astounding 8,500 migrants reached its shores in just three days—surpassing the entire local populace. The UN migration agency highlighted that these migrants arrived via 199 boats. The sight of thousands outdoors, clambering over barriers, and wandering through Lampedusa town has ignited fury amongst Italy’s staunchly right-wing administration. Government’s response Deputy Prime Minister Matteo Salvini labeled the influx an “act of war.” Meloni appealed to the European Union for a solution, declaring Italy’s migration pressure since the year’s commencement as “unsustainable.” Citing Africa’s challenging international situation as a contributing factor, she beckoned European Commission President Ursula von der Leyen to Lampedusa. She requested European Council President Charles Michel to consider this pressing issue during the October EU summit. On the ground in Lampedusa, throngs of migrants stood under the sun, anticipating transport to Sicily’s larger island, aiming for further migration processing. EU’s migrant quandary Ahead of next June’s European Parliament elections, mass migration emerges as a pivotal concern across EU capitals. In France, far-right factions vehemently oppose admitting Lampedusa migrants. French President Emmanuel Macron countered, championing European unity and underscoring the entire EU’s responsibility to aid Italy. Germany recently halted its acceptance of migrants based in Italy under a European plan meant to alleviate the stress on border countries. The move was in response to Italy’s previous suspension of EU migrant rules, with the German government hinting at resuming acceptance once Italy recommits to its obligations Lampedusa’s center, bursting beyond capacity for years, has faced severe shortages, from water and food to medical provisions. The Italian Red Cross intervened in June, vowing a more humane reception. Yet, the alarming numbers have strained resources. Omar, a young Gambian migrant, recounted the daily skirmishes during food handouts, illustrating the immense stress and struggle the migrants undergo. Tragic losses The Red Cross confirmed the transfer of 700 individuals off Lampedusa, with an anticipated 2,500 more expected to depart. They’ve provided approximately 10,000 meals in a single day. But the perilous journey to Lampedusa remains fatal for many. Over 2,000 individuals have tragically lost their lives during the North African crossing this year. While 127,000 migrants have reached Italy this year, marking a significant increase from the previous year’s 66,000, it’s still below the staggering 181,000 in 2016. The plight of migrants landing on Lampedusa highlights a broader dilemma facing the European Union. As nations grapple individually and collectively with the issue, the underlying truth remains—solidarity and collaboration are paramount in navigating these complex challenges. The post Lampedusa crisis puts European solidarity to test appeared first on Caasimada Online.
  23. Kenyan detectives have arrested a Polish drug trafficking suspect with $22,000 (£18,000) worth of heroin at the main airport in the capital, Nairobi. Source: Hiiraan Online
  24. Laascaanood (Caasimada Online) – Fal-celin kala duwan ayaa ka dhalatay wafdi culus oo dowladda federaalka Soomaaliya ay Khamiistii u dirtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wafdigan oo isugu jiro wasiiro, xildhibaano iyo mas’uuliyiin heer federaal ah iyo kuwa kale oo ka socda dhanka Puntland, ayaa noqonaya wafdigii ugu ballaarnaa oo tega gudaha magaalada Laascaanood Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Jaamac Xasan Khaliif iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka, Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde, waxaana sidoo kale qayb ka ah, xildhibaano ay kamid yihiin Bashiir Ameeriko iyo wasiir hore Xamza Saciid Xamza. Mas’uuliyintaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Gambare kusoo dhaweeyay madax ka tirsan SSC-Khaatumo iyo saraakiil ciidan, kadibna waxaa la geeyay Laascaanood. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa muddo ku dagaalamaya SSC-Khaatumo iyo Somaliland, waxaana horay u tegay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo gagaar gaarsiiyay magaaladaasi. Haddaba, Sidee looga fal-celiyay arrintaan? Maxamed Cumar Indhayare: “Midnimada Laascaanood laga radinayo maxay tahay? Midinmo haddii la rabo Hargeysa ha tagaan, niman deegaankoodii booqday ayaan aragnaa.” “Waxaan guul urajaynayaa shacab waynaha reer SSC, sidoo kale waxaa xildhibaanada fedaraalka, looga baahan yahay in ay shacab SSC xuquuqdooda siin donaan, oo baarlamaanka horgeyn doonaan kadibna xuquuqdooda maamul siin doonaan,” ayuu yiri Xuseen Macalim Aadan. Sahal Liicaay ayaa sidoo kale yiri “Waa in si deg-deg ah loo aqoonsadaa SSC maamul-goboleed dowladda hoostaga.” Cabdulqaadir Faarax Axmed: “Muuse gabalkii baa dhacay maanta tolow muxuu leeyahay yaa inoooga warama!.” “Kuwaan 30-ka sanno waar wax Somaliland la yidhaahda majiro aan haynay ee nala yaabanaa caawa ma quusteen mise weli waa soo taagan yihiin,” ayuu yiri Bile oo kamid ah dadka ka fal-celiyay arrintaan. Cali Maxamed: “SSC hambalyo waad guuleysateen haddii dowladdii dhexe idiin timid.” The post Sidee looga fal-celiyay tallaabada ay qaaday DF ee magaalada Laascaanood? appeared first on Caasimada Online.