FBISOMALIA

Nomads
  • Content Count

    180
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by FBISOMALIA


  1. 39 minutes ago, cadnaan1 said:

    Still no words from Guinea on this issue I have checked their government website no word mentioned on muusa biixi visit or Somali government cutting diplomatic relations with Guinea

    Ilaa iyo hada maaryooleey uun baa diidaysa oo is daalisay.

    It seems there miscalculation on their approach to Somalia affairs. N&N since Kenya our waters dispute they acting hard in anyone against Somalia sovereignty. Its good warning.   


  2. 16 minutes ago, cadnaan1 said:

    Somalida ayaa qeylada isku daalinayso mooyee Guinea weli booqashada biixi kama hadlin iyo wax jawaab ah ma siinin dowlada Somalia qeyladeeda taasi waxay muujinaysaa no one is taking Somalida seriously.

    Warning was not only to Guinea, but to other countries used to do this things for 30 years. The message was clear!. 


  3. SL should understand that the Union 1960 and constitution on union was voted by all Somalia people on 1960. Since then the only one legal constitution was at that time. How you make your own state with out votes of all somalia its just illusion. Jeegaan boys should understand Ictraaf comes from villa Somalia and to secure British borders that till today they didn't achieve it . 


  4. 1 hour ago, Amigos said:

    It was not Guinea that the talks were planned to be held in, it was actually Ghana. There goes your whole argument.

    Teeda kale, if you can not differentiate Guinea and Ghana, what makes you think anyone should take your fob-level posts here seriously? 😁

    Name is not big issue here , but mean point is your Jeegaan president didn't meet Guinea president till now , even there is no official announcement of your visit to their country. Dont get hope on this cause as they say " Fly high,fall hard". 


  5. Guys, I feel you losing the true meaning of jeegaan visit . If anyone remember before couple of months Musa jeegaan said we want our talks to be hold on Guinea. Guinea will try to be middle ground for the talks in future after Kenya project failed. Even the president of Guinea didn't meet Musa jeegaan till now. Jeegan now in full force  to fight for Ictraaf cause South Somalia start to wake slowly from the 30 years coma. Its now or never to Jeegaan project. The funny thing is those Jeegaan dont see what is happeing in berbara by harming innocent workers. My advice to N&N ban any talks with this Jeegaan and let them burn from within. 


  6. 47 minutes ago, Peace Action said:

    As usual you are wrong. All politicians have their price. Ahmed Madobe went from ICU to shabaab Hiz Islam to TFG. The people of Jubba will decide their next regional leader. Current rule in effect for the last 30 year is one term of 4 years for any Somali leader unless they cheat or stay by force.

    As somalis we should proud for our self on changing rulers every 4 years. 


  7. 29 minutes ago, maakhiri1 said:

    There's no other major markets that are that close, AND this huge demand, specially for live export. 

    Maybe we have to find other means  to get hard currency and not continue  this very unreliable business model.

    Deni start to make Fish market industry in PL. After 5 years we will the main hub for it inshalla.  


  8. spacer.png

     

    Shirka dhameystirka maamulka Hawada Soomaaliya oo lagu soo gaba-gabeeyay Addis Ababa 
    Waxaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka iyo Maareeynta shaqaalaha.



    Shirkan oo socday muddo Afar Cisho ah ayaa looga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, dedaalkii loo galay in ay Soomaaliya la soo wareegto Hawadeeda iyo dhamaystirka wixii haray.

    Sii hayaha, Maareeyaha hay’adda duulista Hawada Rayidka Soomaaliya,Axmed Macallin Xasan, ayaa sheegay in tallaabadan ay soo jiitamaysay muddo dheer, laguna bixiyay juhdi fara badan tan iyo markii ay maamulka Hawada si toos ah ula soo wareegtay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), ayaa sheegay in shirka ay la yeesheen Hay’adda ICAO uu geba-gebo u ahaa, dhammeys tirka guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya, ee ay ugu dambeysay wareejinta shaqaalaha oo haatan la saxiixay.

    Qodobbada shirkanTaariikhiga ah waxaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u saxiixay, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar).

    Dhanka ICAO waxaa hoggaaminayay una saxiixay Agaasimaha Hay’adda ICAO Technical Cooperation Bureau Mr;Jorge Vargas, ICAO reginal office Director Mr; Kashambo, ICAO Air Navigation Bureau iyo madax kale oo ka socotay xarunteeda dhexe oo ee Canada.

    Shirka Dowladda iyo ICAO waxa uu gabo-gabo u ahaa dhamaystirka guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya oo ay ugu dambeeysay wareejinta shaqaalaha ee maanta la kala saxiixday .

    Shaqaalaha ka shaqaynayay xarunta maamulka Hawada Soomaaliya waxay 31/7/2019 ku wareegayaan Dowlada Soomaaliya, iyadoo shaqaalaha Ajaaniibta ah ay tiradoodu hoos u dhacaysay tan iyo markii ay Dowladdu billoawday soo wareejinta maamulka Hawada, waana tiradii ugu badnayd ee ay Dowladda Soomaaliya ruqsaysayso 31/7/2019, iyadoo boosaska ay banneeyeen buuxinayaan khubarada Soomaaliyeed oo aqoon u leh arrintan.

    Dhanka IATA Waxaa uga qeyb galay shirka, Luis Arce, oo ah madaxa uruurinta dakhliga Diyaardaha laga qaado, Magdy Reda , Madaxa kharashyada Diyaaradaha laga qaado iyo ,Sidy Gueye, oo ah xiriiriyaha Bariga Afrika.

    Waxay IATA cusboonaysiisay heshiiskii ay la gashay Dowladdii Kacaanka 1989-kii, oo ahaa in ay Soomaaliya u uruuriso Lacagaha laga qaado Diyaaradaha mara Hawada Soomaaliya.

    Heshiiskani wuxuu meesha ka saaray hay’adda ICAO oo IATA u shubi jirtay Lacagaha laga qaado Diyaaradaha mara Hawada Soomaaliya, iyadoo dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah ula wareegtay lacagaha laga qaadayo diyaaradaha isticmaala hawada Soomaaliya.


  9. FB_IMG_15617200295681938.jpg?w=1000&ssl=

    Quote

     

    War-murtiyeed maanta oo Jamce ah ka soo baxay kulan khamiistii yeesheen labada dhinac ayaa lagu sheegay in lagu heshiiyay qodobo ay kamid yihiin, in la dajiyo geeddi socod iyo hannaanka dib u heshiisiin iyo doorasho si loo helo Galmudug mideysan, in Galmudug ay qaadato kaalinta kaga aadan arrimaha dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka iyada oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka, in Dhuusamareeb ay si buuxda uga howl galaan hay’adaha amniga Federaalka iyo Galmudug si ay u noqoto caasimad loo dhan yahay, iyo in dowladda Federaalka ay soo celiso kabistii miisaaniyadeed ee Galmudug.

    Lama yaqaano in heshiiska Kheyre iyo Xaaf uu soo afjari doono iyo in kale khilaafka Galmudug curyaamiyay ee taagnaa mudada dheer.

    Hoos ka akhriso war-murtiyeedka labada dhinac.

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27ka Juun, 2018.

    Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay qodobo muhiim ah oo la xiriira arrimaha dib u heshiisiinta, doorashooyinka Galmudug iyo sidii loo dhammeyn lahaa kala aragti duwaanshaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug.
    Falanqeyn iyo wadatashi dheer keddib waxaa la isla meel dhigay qodobadan hoos ku xusan:

    1-Madaxdu waxay si wadajir ah u bogaadiyeen soo dhaweyntii diirranayd ee 26kii Juun, 2019 loogu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre magaalada Cadaado.

    2-Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Xaaf waxa ay isla garteen in la dajiyo geeddi socodka iyo hannaanka dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka si loo helo Galmudug mideysan.

    3-In Dowlad Goboleedka Galmudug ay qaadato kaalinteed kaga aadan arrimaha dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka iyada oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

    4-Si ay u noqoto caasimad loo dhan yahay oo leh maqaamkeeda waa in hay’adaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ay si buuxda uga hawl galaan magaalada Dhuusamareeb.

    5-In Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo celiso kabistii miisaaniyadeed ee Galmudug si loo dar dar galiyo arrimaha amniga iyo adeegyada kala duwan ee bulshada Galmudug.

    PUNTLAND POST

     

     


  10. 26 minutes ago, gooni said:

    Xubinta ugu dhibka badan in laga curyaamo waa maskaxda cafakallah.

    Jaaliyadda soomalida ee  sacuudiga joogta abha ilaa ar'ar  waa isku passport waxaa loogu yeeraa (يا صوماليون)

    Halkaana waxaan lasoo taaganahay jamhuuriyadda qaranka.

    Walaalayaal ariga ama adhiga sidaad ugu yeertaan ama ugu yeedhaan ama xoolaha barabara laga dhoofiyo caam ahaantood waa xoolo soomaaliyeed

    Jamhuuriyadaan aad ku indho beesheen xoolaha ku nool makhaayadaha hargaysa oo qudha kuma filna.

    Waxaad u dawladaynaysaa waa "Ri' iyo Rati aan hadli karin, ama sheegi karin gobolkay ku dhasheen.

    Xoolaha soomaalida khaliijka waxaa looga yaqaan barbaraawi waligoodna waa yaqaaneen, magacu waa meesha ay kasoo dhoofeen oo ah soomaaliya berbara.

    Ganacsatadu ma jecla oo waa xoolo misaankoodu yaryahay oo aan hilib badan lahayn

    Markii la gaaro xajka waa ku waajib in xaaji kastaa neef bireeyo waana suuqa kaliya oo xoolaha soomaalida lagu iibin karo.

    Marka walaalayaal waa isla anagii waxa dawlada daris ah isigu yeeraya, warqadda saxdaa meesha laga rabo waa dawladda dhexe, ma ahan falaago gooni goosad ah.

    Markii maslaxad timaado waxaa loogu yeeraa dad gaaraad tihiin,

    Markaysan maslaxad jirina, carab makala taqaan labo nin oo madaw hadana caato ah, iyo dumar lugaha dhulka ku jiidaya.

     

    This link is from Official website for Saudi food & Drug Authority. 

    Check on the countries name. No Somaliland. 

    I hope one day our brothers and sisters inside hargisa stop spreading lies just they are somalidiid.  


  11. 1 hour ago, Dalmar1 said:

    Don't lie sxb, Hirshabelle is too far to have any remote relations with Puntlands, the only relations they ever had with the pirates is the bosaso port, but once Hobyo port is built that small relations will be gone faster then Usain Bolt.

    And as for Galmudug relations with Puntlands there never was, we only had 2 relations with the pirates and that was Xaaf stooging relations with Puntlands and the bullets exchanged between us, those are the only 2 relations we ever had and now Xaaf is gone there remains one relations Galmudug has with Puntlands and that is Live Fire exchange of hailing Bullets.

    Once Hobyo is built, Puntlands will be isolated and all prosperity that ever came from South Somalia will go to Galmudug.

    Lie is not here to be spread. You think signs from Hirshabelle and Galmudug with PL for economy ties was joke. Those states request Economy ties with PL . Regarding isolation  our eyes now in Ethiopia. We building our infrastructure airports,ports and fish market to sell to them. South somalia market became our second option . Garcaad port will be used by middle and south somalia. 

    Youu still hope to gain something by bullets, Hundred times you fail . Anyway we have base on Towfiiq to watch your activities in south Mudug and for Galgacio security is under our hand north and south. Just be glad we building a police station in south Galgacio to serve your people after 30 years of lawlessness.