SomaliaRising

Nomads
  • Content Count

    491
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SomaliaRising

  1. One ethiopianized small minority holding referendum is like donkeys telling their owners that they wont do heavy job. You think the owner will listen to disobedient donkey? Same way, we wont listen to some disobedient woman who cries every day and night: I WANNA DIVORCE YOU! Nah orod, you will not and cannot divorce me. Iam your eternal husband.
  2. Your appeal has been going on for 23 years. Somalidiid are so desperate and ignorant. You dream everynight about some sort ictiraaf, in reality unionist siil aanyo accepted being regional state within Somalia. Niyoow hurtada ka kac.
  3. LOL Referendum. You can hold 10000 referendum, at the end of the day we hags will block that. Gaalos dont give a trash about some snm referendum.
  4. Nonsense, we wont accept a small clan to break part Somalia. War and lots of bloodshed is better than that. No recongition for ethiopianized gaaloraac.
  5. Is this DumbLander dumb or what? War we will never recognize your snm land, we will always oppose you, never recognize it even if gaalo recognizes you. Niyoow you live in dreams. Go to Ethiopia for protection, they created snm to break somali backs. Somalidiidka are so stupid thinking that they make chance of recognition.
  6. ^ No we will not leave you alone. Go to adis ababa, leave our land.
  7. ^ So why are Alshabab rules obeyed in Heliwaa, Yaaqshiid?
  8. May he be cursed and killed. For what reason? Dividing Somalis and obeying Ethiopians!
  9. Sheekh Xasan Dahir Aweys oo markii u horeysay 11-bilood kadib ka hadlay arrimo badan oo muhiim ah Hogaamiyihii hore ee Ururkii Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ku jira gacanta dowladda ayaa markii u horeysay hadlay 11-bilood kadib, iyadoo khudbad uu uga hadlayay xaalada dalka oo uu soo duubay laga sii daayay Idaacadaha Muqdisho. Sheekh Xasan Dahir oo xabsi guri ah, walina la rumeysan yahay in aan mowqifkiisa ka tanaasulin ayaa khudbadiisa aheyd mid ka duwan hadaladiisa hore, iyadoo sheegay in dalka wali gumeysi ku jiro. Khudbadiisa ayuu ku soo beegay maalmo kadib 15-ka May oo ku beegnneyd 71-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay ururkii gobonimo doonta ee SYL, waxaana uu sharaxaad ka bixiyay halgankii loo soo maray dalka iyo meesha hada taagan yahay. Sheekh Xasan Dahir ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay cadawgii ku dareen shacabka oo dagaalkooda ku soo leexiyeen, isagoo xusay in taas tahay arrin aan la qarin karin oo ceeb ku ah Shabaab sida uu yiri. "Umadii soomaaliyeed ee dhibka heystay, oo cadaw heystay islaamka laga fogeeyay dantoodi laga fogeeyay oo la kala qeybiyay oo la rabay in cadawgii laga fujiyo, ayagii la isku soo celiyo ayay aheyd, intii yareyd oo SYL ay keentay aheyd in hal umad inay noqoto ayaga dantooda la fahamsiiyo, dantooda loo dagaalamo, dantooda loo soo celiyo ayay aheyd ayaa waxaa moodaa in dagaalkii ku dareen Soomaalida oo dhan, dagaalkii cadawga lala dirirayay in shacabka lagu daray"ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir. Xasan Dahir oo sii hadlayay ayaa yiri "waxaa dhacday oo faasiladaas xun ayaa ka timid dadkiiina cadawgii lagu daro, maanta aan jihaadkii la maqashiin karin, islaamiyiinta la maqashiin karin, cadawgiina ay gacal moodayaan runtii ceebtaas weyn ayaa timid, waa ceeb weyn shabaabka ay sameeyeen waaye, wax la qarin karo ma ahan oo qof walba garanayo" Waxaa uu sheegay in wali dalka uu heysto cadaw, isagoo tusaale ahaan u soo qaatay Itoobiya oo uu xusay in dalka maamulo qabiilo ah ay u kala qeybisay, isla markaana maamul walba uu iyada u tagayo, lana soo shirayo sida uu yiri. "Wadanka cadaw baa heysta Itoobiya ayaa heysata kuwa ayaga la mid ah ayaa heysta kuwo ayaga la mid ah oo cadaawo naga dhaxeyn jiray baa heysta waxa weeyaan dad la heysta baa nahay oo cadaw na heysta, gumeysigii waa soo noqday asagoo kii ka xun, ka culus, ka badan oo waliba si caalami nagula daray, waagii hore dowlad dowlad u duuli jireen Talyaaniga meelu qabsan jiray Ingiriiska meeluu qabsan jiray, Faransiiska meeluu qabsan jiray, laakiin hada waxa weeyaan kuligood inta isu keen tageen ayaa kuwii ugu liitay ee qabaanada ahaa ayaa nalagu soo salimay, hada waxaa nagu soo socota 1-July waa gobonimo loo dabaal degayo wadankiina waa la heysta waa la og yahay, maxaa loo dabaal degaa Gobonimo"ayuu yiri Xasan Dahir Aweys. Mar uu soo hadal qaaday maamulada gobolada laga dhisayo ayuu xusay in qabiil kasta oo Soomaaliya ku nool uu dowlad noqday, isagoo xusay in taas ay tahay qatar weyn oo ku soo socota Soomaaliya. "Hada gobol gobol naloo qeybiyay gobol walba Itoobiya ku xiran yahay hadii Puntland tahay Itoobiya ku xiran tahay, Madaxweynahooda addis ababa ayuu iska xaadiranayaa ayaga u warbixinayaa, Somaliland sidoo kale, Jubaland ayaga gacal u ah ayage u ordayaan, kuwa Muqdisho ayage u tagayaan, sida hada dhacday markee is qabtaan ayage ku ordayaan oo kala bixinaya. arrintaas waa arrin qatar, soomaalidiidka waa dowlad waaye, baidoa waa dowlad waaye, HAG waa dowlad waaye, sahal bari dowlad waaye, sahal Jubba dowlad waaye wixii dhamaana addis ababa ayaa laga xumaa"ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir. Ma cusba in Xasan Dahir uu ku eedeeyo hogaanka Shabaab inay ka leexdeen jihaadka ama arrimo kale, iyadoo markii uu taagnaa khilaafka u dhaxeeya ragg uu Xasan Dahir ka mid ahaa iyo hogaanka sare ee Al-Shabaab uu marar badan ku eedeeyay keli talisnimo iyo in awooda isku koobay. Bishii June ee sanadkii hore ayay aheyd markii Xasan Dahir Aweys loo soo gacan geliyay dowladda Soomaaliya, kadib markii uu dooni kaga soo baxsaday degmada Baraawe, kadib markii Al-Shabaab ay dileen saraakiil ka tirsanaa oo khilaaf kala dhaxeeyay hogaamiyaha Shabaab. The Ahraar Soomaal mujahideen condemns the cruel occupation by terrorists, invaders and puppetgovt.
  10. Al-Shabaab oo amar ku soo rogay shacabka ku dhaqan Xaafadaha Huriwaa Al-Shabaab ayaa la sheegay in amar ku soo rogeen shacabka ku dhaqan Xaafadaha degmada Huriwaa, kaasoo ahaa in xilliyada habeenkii aanay wax nalal ah shidi karin. Amarkan ayaa ka dambeeyay markii maamulka degmada Huriwaa uu ku amray dadka deegaanka in qof walba gurigiisa hortiisa uu ku xiro Nal, xilliyada habeenkii la shido. Laakiin amarkaas ayaa dhaqan gelin, kadib markii waraaqo lagu daadiyay maalin ka hor xaafada Suuqa Xoolaha looga digay shacabka inay wax nal ah shidaan, isla markaana cidii lagu arko tallaab laga qaadi doono. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo saakay la hadlay mid ka mid ah idaacadaha Maxaliga ayaa sheegay in amarka la dul dhigay shacabka uu dhaqan galay, isla markaana habeenkii xalay xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo Huriwaa uu ka dhaqan galay. "Waxaa jirtay in maalin ka hor waraaq lagu daadiyay xaafada Suuqa Xoolaha oo dadka looga digayay in nalal ay shidaan habeenkii, xalay waa dhaqan galay, dhamaan nalalka xaafada waa dansan yihiin, xataa xalay Xaafada Waxar Cade sidaas ka dhacday, dadweynaha amarka Shabaab u hogaansameen"ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadaha Muqdisho. Shacabka ku dhaqan degmada Huriwaa ayaa ku jahwareersan qaadashada amarada iska soo horjeeda ee ka soo baxaya Maamulka degmada iyo Al-Shabaab. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa horay dadka ku dhaqan degmooyinka ku wargeliyay in guryahooda hortooda ay nalal ku xiraan, si bilicda xaafadaha u soo baxdo, cid kasta oo mugdiga ku dhuumaneysa loo arki, si aanay u dhicin nabadgelyo daro.
  11. Shiikh is telling the truth. I hope he makes new group called Ahraaru Soomaal The Free men of Soomaal, free from Terrorists and free from invaders. Wadanka waa la heystaaaaa. Maamulka soomaalidiidka ayaaba ugu daran. The mission of Harakada Islaamiga Ahraar Soomaal is to unify the Somali and to declare the Islamic Republic of Soomaaliya. The difference with terrorists, is that ahraar shaam mujahideen will never commit suicideattacks, never kill workers journalists or xildhibaano. Their target is the terrorists, the invaders and the tfg soldiers. Captured tfg soldiers are giving dhaqan celin, not slaughterd like terrorists do. Captured invaders will be executed or ransom. Major difference with terrorists is that ahraar soomaali will not invade Kenya, Ethiopia, Alaska or Moscow. The main objective of the group is somaliya, to cleanse dabadhilifs from Xamar, Garowe, Hargeisa, Beledweyne, Guriceel and Kismaayo.
  12. Somalidiidka had peace for 23 years still they are collecting money for one road that is not finished.
  13. Xaaji Soomalidiid, kuwaas waa la haystayaal. They cannot move without condoms(working for mamaulka snm) firing at them.
  14. Mid ka mid ah Odayaashii ka tagay Muqdisho oo sheegay inay Somaliland aqoonsadeen Mid ka mid ah odayaal dhaqameedyadii ka soo jeeday Koofurta Soomaaliya ee ka tagay magaalada Muqdisho ayaa xaflad lagu maamuusayay 23-guuradii ka soo wareegatay markii Somaliland ku dhawaaqday inay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale ayaa ugu hambalyeeyay xornimada ay qaadatay. Suldaan C/casiis Suldana Daad Beyle oo ka mid ahaa odayaashii ka tagay Muqdisho oo khudbad ka jeediyay munaasabadii 18-ka May ee ka dhacday Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa sheegay hadii ay yihiin odayaasha ay Somaliland wax badan u halgameysay helida aqoonsi caalami ah, isla markaana dhinacooda u halgamayaan inay sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku hesho aqoonsi caalami ah. "Anagoo Odayaashi Koonfurta ah, waxaana u fasaxeynaa Somaliland midnimadooda iyo qaranimadooda kana go’aan Soomaali weyn inteeda kale, si Soomaalida ku dhaqan Koofurta ee dagaalada diloodeen wax u taraan"ayuu yiri Suldaan Beyle. In ka badan sodomeeyo odayaal dhaqameedyo ka socday Koofurta Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa, iyadoo waayo aragnimo ka qaadanayay odayaasha Somaliland, sida loo xaliyo khilaafaadka iyo horumarada ka jira deegaanada Somaliland. Dhinaca kale Cali Seeko oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ka tagay Koofurta Soomaaliya inay galeen qiyaano qaran, isagoo ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaab ka qaado, maadaama ay dhiira geliyeen gooni isu taaga Somaliland. This elder is from Baidoa, he joined the elders in Xamar. The HAG elders left maamulka somalidiidka before Qashin Day, they did not attend the socalled Freedomday which is not freedom but Slaveryday(Surrendering to Xabashis and British). Somalidiidka knows you can buy off people from Baidoa by handing over money or bread. They know Hag elders are people of dignity and would never sell Nationhood for miserable somalidiid shilling.
  15. http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=8312&catid=34&Itemid=53 They support Unity of Somalia. Maamulka ****land is doomed.
  16. Xaaji Somalidiid, if godane could bring you ictiraaf it would be in 2009-2011. Niyoow, qof idin aqoonsado ma la arko. Not even your ethiopian masters, british godfathers.
  17. kkkkkk xaaji soomalidiid i dont think ictiraaf depends on bombs going off in Mogadishu lol
  18. It looks like that all snm laangaabs are harashing Ina Samatar like they caught the big fish lol. Everyone knows Ina Samatar was nothing, the real people behind punishing the snm terrorists are free and should be free. They were fighting terrorist group sponsored by Ethiopia. I would have done the same. SNM Doing(harashing Samatar) things always wrong. Iam not surprised tho. Like i said LAANGAAB ON LAANGAAB violence.
  19. Doctoore, i think wearing sandals is bigger fitna lol
  20. Qashin Day I cant wait to clean all streets from the qashin hahaha