Mahiigaan

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mahiigaan

  1. What about AMISOM that is in villa Somalia, at the airports, at the sea ports and in every village in Somalia. Is that OK?. Somalis don't have any authority over their destiny.
  2. Ma Xamar bay u heesi rabeen? Aqoon baa ugu laaban. Waxaan uga baqayaan inay qarxiyaan, waa inay is ilaaliyaan riwaayadaha intay iska dhaafaan.
  3. Nice pics indeed. Kalluun, i am expecting more pics from other cities and towns and our beautiful landscape including the virgin beaches at the Red Sea.
  4. Somalis are destroyers not constructive, we learn NOTHING for we are 'ma gudbayal, biya aja ah cabbey qalbiguna naxaas noqday. That is what we are if not in denial.
  5. Dalkaba waxaa laga xukumaa Mineapolis &Saint polis. Waa qolo soo dhoweyn iyo qabanqaaba badan. Annagu (reer Europe) lacag raadiskaa nagu yar baan u malaynayaa. Dhaqanka Maraykanka lacagtu safka hore ayay ku jirtaa. Dalkaan joogu sheekadooda ugu badan waa fasaxii hore xagee ku qaadatay iyo fasaxa sannadkan xagee tegeysaa, siyaasadduba buugooda kuma jirto.
  6. Somalia is has been a sick nation in its death bed for the last two decades with no pathalogical diagnose to what ails it. I used to be an ardent unionist but realised that the advocates of Somaliweyn are mostly the thieves, organized mafia and dishonest. Somalis should be prescribed the suicidal poison they love it. The International community and the world at large will be relieved of their never ending begging and constant niic and naac. Somaliland should go its way, Khatumo and Awdal their way, Puntland its way, and lastly but not least Koonfur and their Bantu brethren their way as well. Good for you Maryooley, who cares when you perish. At least others with little space to live will have a free land to benefit from.
  7. Cadale, sxb. Waad kululaatay ee aan isa saamaxno. Caadi bay idiin tahay in qofka reer waqooyiga ah aad ku caydaan qat, iyadoo laga yaabo inaanu qofkaasi cuninba bahalkaas. Runta haddaad doonayso qaatka afkayga ma saaro, mana jecli meelaha Somalidu istaagtaagto ee waqtiga ku lumisana ma tago. Have a nice one.
  8. Cadale, Waa maxay doc ka yeedhnimadu?. Nin baan u jawaabayayee, xagee igala qaadday, mise laba username baad leedahay?. Calaacalkee dee, waar anigu Xamar guri kuma lihi wax iga yaallaana ma jiraan ee adiga ha ku deeqdo.
  9. Maxaad tidhi, Negro Please?. dadkan aad Negro ku caayaysid waa kaa aqoon badanyihiin waana kaa horamarsanyihiin, waana kaa qurux badanyihiin. Ma garatay dee?
  10. Waryaa Xamar waan kaaga war roonahay. Anigaa khuraafaad igama dhhadhicin kartid, waana kuu sheegay in inta AMISOM joogto la dhisay. Sheeka kale ma haysaa? Dameerkan aad igu tilmaantayna adigaa iiga aqoon badan ee taa la soco.
  11. Waar Cabdi weli waxaa jecel Dumarka. Bal eeg gabdhaha quruxda badan ee soo dhoweynaya O:-) Faroole waa cow boy wareersan, reer Puntladna qatyaan bay ka taagantahay, lkn meelna uma socdo hadduu wax qoonsadana dagaal inuu ka rido Puntland baa dhici karta. Waa oday aad u xukun jecel.
  12. Koonfuriyaanku soo dhoweyntoodu waa... Booom..booom..hadhowna waxay yidhaadaan: Alxmdullilaah, maanta nasri baa u soo hoydey mujaahidiinta!. Ajaanibtu way barteenoo ma soo dhaafaan Madaarka oo AMISOM ilaaliso. Culusow markuu dhhoofayona Taangi AMISOM leedahay baa lagu qaadaa. Madaarka dibadda markuu ka dego ee gaadhi caadi ah uu raaco, dhooshuu kayar qoslaa isagoo ku fekerayaa: Ilaahay baa naga keenay meel baastii.
  13. It was wrong for Somalis to accept the legality of Muuqdisho after the civil war. You can't share the capital with those folk like Tarzan and all those cheer leaders with same mindset. In fact Somalis have become experts in the culture of Mogadishu and that is why people are selling their properties in the city, because no body other than Unuka who wants to live that city. People have returned to their motherland and have said goodbye to Mogadishu for good. The honeymoon in Mogadishu is over, no big construction is underway except the Turkish projects and few refurbishing of older houses around the where the government is. The rest of the city which is not less than 80% looks like Hiroshima of the WW 2. If they want to loot the rest, which are already been destroyed, then no one will be surprised. Somalidu waxay tidhaahdaa: ninna caaddi ma baajo. Bililiqadu waa dhaqanka meesha, marka nin aan u dhalan Xamar oo isku aamminayaa ma jiro. Somalida dhaqankeeda ma ahayn in hantida ma guuraan ka ah si badheed hadh cad looga dhaco, lkn waxaa ku caan baxday Xaramar. Kuwan Tarzan u jaamaynaya waa dhashii looters Inc. Ee ha la yaabina. Qof xaaraan ku lagu canqiriyey maxaad ka sugaysaa?.
  14. The Cushitic race has no albinos, it is only found among the Bantus.
  15. Oodweyne, I have a chance if the black gold is found in Oodweyne. My best buddies are from the area, weliba cadrad ( a gal ) reerka ah baan raadin doonaa haddaaney qaaligaroobin. Lol
  16. Correction Against secessionism...
  17. My understanding of Khatumo politics is that they are successionism, not against Somaliland per se. The problem in Greater Somalia is the art of dialog is non existent. Somali political framework revolves around emotions not rational thinking. At the end of the day the concerned parties turn out to be loosers. What i don't understand in Somali politics is this new phenomenon of clan enclaves. As an observer of current Somalia, the root of the problems everywhere are the so called Diaspora, especially the loosers. I mean in plain English, the jobless and those irresponsible whose families are shattered. They grab a ticket, which could be collected by the 'tolka'and head for the promised good life and Lala Land. One can manage to gather few semi naked nomads with their AK-47s, make his own little flag and thinks of a moniker with a Land suffix. Hoopla, he is done!. Better knock down some of his manfactured enemies and he is a hero of that little patched no mansland!. I think of Somalis like 5 year olds in the nursery where if someone takes the toys of others, they fight over b/c their cognitive development is incapable of tackling the problem in dialog.
  18. Did the FG build their properties?. Tarzan is up to something ma istidhi? Let us download the new update of bililiqo V.2.0. Registration is required but it is free.
  19. I have noticed that Khaatumo is not recognized by neither the International Community ( the real authorities in Somalia ) and the 'Federal Government'. In my opinion, the IC and the weak FG regard Khaatumo as part and parcel of Somaliland, though Puntland claims it. What is your take on this SOLers?
  20. Wax qarsoon maaha inay Xamar qabyaaladi googooysey. Waxaa nimankan laga furfuri la'yahay bahal qabiil la yidhaahdo oo soo kadallooba cimaamadna la saaray, shaalna la huwiyey -waa 4.5. Xitaa waa la soo indhacadyihiin iyadoon geedna loogu soo gabban. Odayaashooda ugu waaweyn yaa tv caalami ah la soo taagan: annagoo odayaasha dhaqanka beesha. X ah. What dhaqan? Cajiib!
  21. Waa inaan horta isla fahamno in kii la keenaaba ( Prime Minister ) waxba soo kordhineyn, sababtoo ah Somalia waxaa xukuma International community, waxaana wakiil uga ah ninka lagu magacaabo Nikolas Kay. Somalia waxba ma go'aansan karto, Mr. Culusowna iyagaa meesha keenay sidii Sheikh Shariif. It doesn't matter who fills the vacant post, which I presume wil be occupied by someone who is appointed by the White guys in Brussels.
  22. Xaji, Waxaa iyaguna dhaqankaa leh Masaarida (Egyptians). Kuwa shaaha kuu keenaya ee makhaayadda ka shaqeeya kulligood waxay ku odhanayaan: waxaan ahay lawyer, engineer iyo wax la mid ah. Waxayna isugu yeedhaan: yaa muhandas, yaa afandi iyo huu haa aan waxba ka jirin. Haddaad Roma tagtona ha illaawin inaad kabar yeeriga ugu yeedhid dottore ama enginerr, haddii kale waa iska kaa dhaaf-dhaafayaa sidii wax aan ku maqlayn.
  23. The Somali politics is kinda like ' oh birds, sing for me' (shimbirayohow heesa), we have never seen a Prime Minister who has finished his tenure. There is nothing spectacular in the political arena of Mogadishu, the same ol' boring Italian style.
  24. Dam Jadiid will party in a 5 star hotel tonight. Gosh, what a night!.