Inkastoo aanan reer Puntland ahayn, haddana waxaan la yaabaa dada kala dawlad kala damabayn, sharci iyo hab maamuus leh marka qolooyin kale oo jahawareer ka dhammaan waayey ay wax ka sheegaan Puntland iyo Somaliland.
Somalidu waa reer miyi wax aanay shaqa ku lahayn oo Saancaddaalu ku magcaabo "politics" sanka laga soo geliyey. Aakhirkiina jahawareer bay ka qaadeen illaa waa xoola dhaqato magaalooyinkaba dhowaan soo galaye. Waxay ku wanaagsanaayeen inay geelooda iska raacdaan oo bahashan siyaasadda lagu sheegayo iska dhaafaan.