Jiir-Jiroole

Nomads
  • Content Count

    52
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jiir-Jiroole

  1. what happened that is obvious aint it? The natives got out of the reservation and were allowed to run wild for 22 years result ............................
  2. Lool the situation will still be the same after ramadhan, xaraan ku naax go burn in hell haye dheh
  3. Oh brother please nigga is dead I dance on his grave which is also probably a looted piece of land...
  4. Hope his death was as brutal and painfull as the ones he caused over his short and pathetic life. They said he had heart problems hope he was lucid and shittting himself till the last moment amiiiiiiiin.
  5. We hope that the documentary liberally peppered with the dead bodies of reer triangle state will not be heeded by the youth of SL haaku sirmiin walaleyaal all the old men trying to convince you to spend your life in the failure they created as they engjoy the british passports they gained by claiming to be prosecuted jareer, all they are trying to do is hold you as political hostage to their insipid dream that even several khat sessions and doses of viagra will not happen.
  6. Jubbaland soldiers back in kismayu after treatment by their brothers in puntland
  7. ***************please respect the rules of the website and stop the insults*************** Admin
  8. Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu xiriirka uu la lahaa dowladda Fedaraalka Soomaaliya uu go’ay, waxaana arrintan ay daba socotaa markii dhawana madaxweynaha maamulka Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) hadal uu ka jeediyay magaalada Garoowe, halkaasoo ay ka dhacday xaflad lagu maamusayay sannad guuradii 15-aad ee ka soo wareegtay dhismihii maamulkaas. Tan iyo dhisidii 1998-kii Dowladda Puntland waxay dadaal dheeri ah u gashay inay hirgaliso hey’daha dowliga ah, sharciga iyo kala dambaynta, iyo gaarsiinta adeega bulshada ee shacabka Puntland, iyadoo qeyb wayn-na ka qaadatay dib u dhisida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tan iyo 2004-kii. Puntland waxay taageero muhiim ah ku bixisay Soomaaliya iyadoo wakhti, juhdi badan, iyo dhaqaale intaba galisay nabadeynta iyo dib u dhiska Federaalka Soomaaliya. Dadaalkaani waxaa laga filanayay Soomaaliya cusub oo madaxbanaan, kuna dhisan nidaamka Federaalka iyo xisbiyada badan. Haseyeeshee, tan iyo September 2012-kii markii la dhisay Dowladda Federaalka, dalkii Soomaaliya wuxuu dib ugu noqday colaadihii, barakicintii, qabyaalad iyo kala fogaansho, isqabqabsi siyaadeed, iyo iyadoo tixgalin la’aan iyo xadgudubyo dhinac kasta ah lagu sameeyey Dastuurka Federaalka Soomaaliya, oo kan rasmiga ah ay Saxiixayaashi Roadmap-ka iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ku saxiixeen Nairobi June 22, 2012. War saxaafadeedkii ka soo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee July 25, 2012, wuxuu aqoonsaday Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah, waxaana ku qornayd “inuu soo dhaweeyey hormarkii laga gaaray Roadmap-ka iyo heshiisyada la xiriira, uuna ka mid tahay Heshiiskii June [2012] ee Nairobi Protocols iyo baahinta Dastuurka qabyada ah”. Iyadoo qiimaynaysa dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska dalka, Puntland waxay sii waday wadahadaladii siyaasadeed ay la lahayd Dowladda Federaalka waxayna Puntland soo dhawaysay Rai’sul Wasaaraha Dowladda Federaalka Dr. Cabdi Farah Shirdon safarkiisii Garowe (March 9-11, 2013) iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Dr. Xasan Shiikh Maxamud safarkiisii Garowe (April 28-29, 2013). Madaxweynaha Puntland wuxuu qoraalo u diray madaxda Dowladda Federaalka ee ku sugan Muqdisho iyo Qaramada Midoobay, wuxuuna Madaxweynuhu cambaareeyey Dastuurkii Federaalka oo sharcidarada ahaa ee la faragaliyay, Dastuur-beenaadkaasi oo loo qeybiyey Golaha Shacabka (Aqalka Hoose) ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya September 7, 2012. Puntland waxay soo dhaweynaysaa Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC Resolution 2111) ee July 24, 2013, qaraarkaasoo ku dhiirigaliyay Dowladda Federaalka Soomaaliya “inay sameyso barnaamij siyaasadeed oo cad kuna aadan hirgalinta nidaamka federaalka si waafaqsan Dastuurka KMG ah”; sidoo kale, Puntland waxay soo dhaweynaysaa War saxafadeedkii ka soo baxay Shirkii Madaxda IGAD ee May 3, 2013, oo ay ku qornayd mabaa’diidii lagu isku raacay ayna ka mid tahay “Tixgalinta Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”. Hasayeeshee, si aan waafaqsanayn mabaa’diidii la isku raacay iyo waxyaalihii la filan karay, Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay ku dhaqantay arrimaha hoos ku xusan 1. DFS waxay diiday hirgalinta iyo ku dhaqanka Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah iyo dib u eegis Dastuur oo sharci ah; 2. DFS waxay diiday inay dhaqangeliso Heshiiskii ay la gashay Puntland, March 11, 2013; 3. DFS waxay weecisay hadafkii la dagaalanka kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab oo khatar wayn ku ah nabadeynta Soomaaliya; 4. DFS waxay faraha la gashay dagaal beeleedyo dhiirigalinaya haysashada sharci daradda ah ee hantida dadweynaha iyo hantida dowladda iyo deegaanada taasoo horseedaysa cadaalad darro ka dhacdagobollada Banadir, Jubbada Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose; 5. DFS waxay diiday inay la wadaagaan Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalkaawoodda siyaasadeed, kheyraadka iyo deeqaha caalamiga ah oo lagu helo magaca Soomaaliya sida deeqaha waxbarasho; 6. DFS waxay diiday inay wax ka qabato burburka dhaqaale oo ay sababtay lacagtii Shillin Soomaaliga oo suuqa ku yaraatay, iyadoo daabacaada lacag cusubi ay tahay mas’uuliyadda Dowladda Federaalka; 7. DFS waxay saxiixday heshiis amaanka xeebaha ah oo khatar ku ah madaxbanaanida Soomaaliya; 8. DFS waxay taageertaa kooxaha khalkhalgelinta oo ka qeybqaata kicinta iyo degenaansho la’aantasiyaasadeed ee deegaanada dalka Soomaaliya; 9. DFS waxay inkirtay dib u heshiisiinta qaran iyadoo diiday wax ka qabadka barakicinta iyo dib usoo celinta hantidii la kala boobay tan iyo dagaaladii sokeeye ee bilawgii 1990s; 10. DFS waxay tarjumaad khaldan ka bixisaa dalka iyo dadka Soomaaliya goobaha caalamiga ah iyadoo ku guuldaraysatay soo bandhigidda arrimaha qaran ee muhiimka ah. Sidaa darteed, Dowladda Puntland waxay hakinaysaa wadashaqayntii iyo xiriirkii ay la lahayd Dowladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo intii ay Dowladda Federaalka: 1. Dib u soo celinayso kuna dhaqmayso Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah; 2. Wadatashiyo la yeelato Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalka ee arrimaha dib u eegista Dastuurka, arrimaha Federaaliga iyo arrimaha amniga Qaranka ah, arrintaasoo waafaqsan xuquuqda dastuuriga ah ee Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalka; iyo 3. Hirgalinayso nidaam lagu xaqiijiyo qeybinta deeqaha caalamiga ee lagu helo magaca Soomaaliya. Tan iyo intii laga xallinayo arrimaha kor ku xusan, Dowladda Puntland waxay ku dhaqmaysaa xuquuqda iyo awoodaha ku xusan Dastuurka Puntland iyo Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee rasmiga ah, Dowladda Puntland kaliya ayaa wakiil ka ah dhammaan arrimaha Puntland gudaha iyo dibedda. Talooyin ku socda Maamuladda Soomaalida: 1. Taageeridda Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah, kaasoo xaqiijinaya hirgalinta nidaamka Federaalka iyo xaquuqda Maamullada dalka, si loo xaqiijiyo dib u midaynta Soomaaliya; 2. Taageeridda dhismaha Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalka iyadoo loo raacayo nidaam xor ah oo ku salaysan dib u heshiisiinta deegaanada, si waafaqsan Dastuurka Federaalka; iyo 3. Hirgalinta hey’adaha amniga si loola dagaalamo kooxaha xagjirka Al Shabaab iyo wixii khatar ku ah nabada iyo xasiloonidda deegaanada Soomaaliya. Talooyin ku socda Beesha Caalamka 1. In la isku raaco lana cadeeyo Dastuurka Federaalka ee rasmiga ah, sida lagu xuso qoraalada iyo war saxafadeedyada ka soo baxa Beesha Caalamka; 2. In Somaaliya lagu caawiyo dib u dhiska Ciidanka Xooga Dalka oo deegaanadooda lagu dhiso si mustaqbalka loo mideeyo loona xaqiijiyo isu dheelitirka, wadashaqaynta iyo sharafta ciidanka; 3. In la xaqiijiyo qaab cadaalad ah oo isu dheelitiran oo lagu qeybiyo deeqaha caalamiga ee lagu bixiyo magaca Soomaaliya; iyo 4. In taxadar iyo faragelin deg deg lagu sameeyo barakicinta iyo cadaalad daradda lagu hayo dadka deegaanka Gobolka Shabeellaha Hoose xadgudubkaasoo ay qeyb ka tahay Dowladda Federaalka iyo maleeshiyoyiin isbiirsaday, arrintaasoo dib u abuuraysa colaado bulshada dhexdeeda ah, siinaxoojiso kooxda xagjirka Al Shabaab inay ay xoog ku yeelato deegaanada. — DHAMMAAD — Xigasho: Xafiiska Madaxweynaha Puntland
  9. Xaaji Xunjuf;968735 wrote: Democracy is not part of the political culture of the Pirates they have no grasp of how it works how elections should be conducted. I think they should stop wasting their times and just give it a rest. How can all the regions qardho galkacyo rejected the elections. Oh please more info thine might troll....
  10. Wasiirka Duulista Somaliland oo Hayada ICAO/CACAS oo ay la macaamilkeeda joojiyeen ka codsadey inay $50.000 ugu soo shubto Account Numbarkiisu uu yahay Do2315, oo uu ku leeyahay mid ka mid ah xawaaladaha Nairobi-(Qaran-news)-Inkastoo xukumada Siilanyo joojisey la macaamilka ICAO/CACAS hadana Wasiirka Duulista iyo hawada Somaliland ayaa ka codsadey Hayada ICAO/CACAS inay $50.000 ugu soo shubto Account uu leeyahay. corruption and slime the "principled" stand of the SNM mafia comes to broad daylight as a shakedown of international agencies. Trully a BIG fail
  11. The only info I found was this on google!!! Oil company threatens to pull out of Garissa Saturday 13th July, 2013 on Kenya Broadcasting Corporation An oil prospecting company in Garissa County is now threatening to pull out due to endless wrangles with area residents. Vanoil Energy Company from Canada which has been prospecting for oil in Modogashe area of the County is threatening to suspend all its activities until contentious issues raised by area residents are ironed out. The County risks losing out on billions of shillings that could have emanated from oil proceeds. However , County Governor Nadhif Jama is urging the residents to let the company to continue prospecting oil in the area as the proceeds from any resources will directly benefit them. Francis Karanja who is one of Vanoil company directors says, the company plans to start the drilling of the first of its two exploratory wells in the next two months at Modogashe-1 on the South Anza basin at a cost of at least 2.2 million shillings, though he was quick to warn against unprecedented expectations for now. Recently Tullow Oil Company discovered oil at Ngamia-1 in the Lokichar basin in Turkana County, amid high expectations the discovery is set to bring with it good tidings for the country.... Read the comprehensive news article and discuss at Kenya Broadcasting Corporation
  12. 1. B cup breasts A young woman with B Cups is going to be proportional and in shape overall. After the kids those puppies are going to morph into C Cups and C Cups are absolutely perfect. Enough for a handful, they crush against your chest when you kiss just right, they fill out a shirt, cleavage gets activated and they don’t suffer from sagginess like D or larger does. Miss D Cup at 22 is Mrs. EE Cup at 42 and her back always hurts and she’s cranky from the pain half the month. Her asss is wide as well. Be advised. [Typical situation faced by farahs when the wifes turn 30]. No Smoking.Not even shiisha. Basically it’s a nasty habit but it’s also a serious health risk. The woman that smokes will age much faster and become much less sexy over time. Also you risk lower weight babies and birth defects if she can’t stop during pregnancy. Also importantly people that smoke just smell so powerfully bad that it overrides even their own sense of smell and much of sexual attraction is smell based. Positive Family History. Did she have a reasonably intact family home and childhood? If she’s from a divorced family then you will have a higher likelihood of divorce in your marriage to her. Again the purpose of your marriage is not to save a woman, it’s to have a happy productive life with someone. Is the rest of her family basically normal and generally free of mental illness, developmental disabilities, crime, cancer and drama? Virgin. You heard me. The fewer sexual partners a woman has before marriage the higher her marital satisfaction and the sexual satisfaction she has within marriage. You very much want your wife to sexually imprint on sex with you and completely bond to you. The sex is just going to be that much better over the long term. Not to mention no other ex-lovers lurking on Facebook, sexual diseases, bad experiences and regrets to worry about. The harsh truth to the modern hook up girl is that yes indeed every time you sleep with another man, you damage your long term wife potential. Plus the best predicator of future behavior is past behavior and highly promiscuous women before marriage are probably far more likely to cheat on you during marriage. Can problem solve with tools other than emotion. If you’re running into excess drama over minor issues, and the woman using tears, anger or moodiness as a problem solving tool, this will not get better over time. Treat it like a shit test a few times, but if you find it keeps coming back at you again and again, just move on. Who wants to spend 50 years with a screechtard whose hobby is giving you a colonoscopy?
  13. Now rain is something to start a thread on? does it happen in all its glory only in somaliland? Even if it did not rain for 100 yrs there it would still be wet from all the spitting around the natives do....
  14. loool sorry I seemed to have stumbled in to the somaliland mirqaan dreams thread when there is any sort of reflection of reality in the crap that this thread has degenerated to perhaps I shall deign to participate in this befouled discussion..........
  15. loool just because this man is trying to cut a deal to get his cabal into government with Somalia, the other cabal starts attacking the survival instincts that feisal is displaying in saving his own skin?
  16. Wasiirka madaxtooyada maamulka Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay inuu eedeyn kulul u soo jeediyey gudoomiyaha xisbiga mucaadradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe asagoona ku tilmaamay inuu yahay qaa'inul wadan xasuuq ka geystay Soomaaliland. Wasiirka madaxtooyada maamulka Soomaaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wafdi uga qeybgalaayey maamulka Soomaaliland wadahadalada ay la leedahay dowlada Soomaaliya oo dhawaantaan la filaayo inuu ka dhaco dalka Turkiga ayaa waxaa la sheegay inuu weerar afka ah uu ku qaaday gudoomiyaha xisbiga mucaadradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe asagoona ku eedeeyey inuu yahay nin u taagan bur burinta Soomaali;and islamarkaana u dhuumanaayo dowlada Soomaaliya oo uu sheegay inuu kala dhexeeya xiriir hoose, Wasiirka madaxtooyada oo ka jawaabaayey hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ahaa inuu ka reebay wafdiga ka qeybgalaaya wadahadalada dalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID inuu yahay nin qaa'inul wadan ah islamarkaana Ugu dambeyntiina iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey uu sii kordhaayey qilaafka u dhexeeya gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe iyo xisbiga talada haya ee maamulka Soomaaliland ayaa arintaan waxay imaanaysaa ka dib markii laga reebay Faysal Cali Waraabe wafdiga Soomaaliland uga qeybgalaaya wadahadalada ay la leedahay dalka Soomaaliya kaas oo uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe uu ka qeyb galay shirkii kol hare ka dhacay dalka Turkiga, Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uua yahay nin ku caan baxay mar walba hadalo adag inuu shaaciyo waxa uu aaminsan yahay iyo sida ay wax ula muuqato asaga oo aan u aabe yeelin waxa ka imaan karo Abdirizak M. (Xiireey) Holland Abdirizakxiireey@hotmail.com
  17. After 22 years of false bunker mentality these closely related habro cant get their minds out of the banana republic shenanigans they accuse others of having done to them!!! When you cant win the game you take the ball home looool
  18. 15) – Waxaa ay xukuumada Siilaanyo bur-burisey sunihii iyo halbeegii lagu cabiri-jirey is-xisaabintii iyo xil-gudashadii ka-dib markii ay xukuumadii gundhada u-gashey dherigii ay saar-naayeen sadexdii dhar-dhaar ee isu-ahaa ( isu-dheeli-tir ) ama kor-meerka iyo daba galka ee qaranku ku-fadhiyey , kaas oo hada looga baqaayo in uu dherigu dheeliyo oo ay halkaa ay ku-daataan oo afka u-dhacaan tacabkii ay shacabka Somaliland ay ku tamayeen ee ay soo miiqayeen ilaa iyo 22 kii sanadood ee la soo dhaafey. 16) -Waxaa wax-garadka wadanku ay isku raaceen in ay xukuumadu u-fududeysey in ay maanta golihii baarlamaanku noqdaan kuwo noloshooda iyo aayahooda oo qudha ka shaqeeya oo wada dilaaliin ah, kuwaas shebekadihii ay ku-ugaadhsanayeen meel walba daadsadey ka soo bolow madax-tooyada ilaa dhulkii danta guud ahaa oo ay shirkado aan bireysneyn oo shaqsi qudha ah ay u-fududeeyeen sidii uu ugu tagri-fali-lahaa dhulkii danta guud ahaa iyo kheraankii maguuraanka ahaa ee ummadda ka dhexeeyey. Waxaa wax laga yaq-yaqsiyooda ah in ay golaha barlamaanku ay mushaharka isu kordhiyeen waqitii ay joogeen ilaa iyo mudo sadex-jeer ah iyada oo uu maanta haldoorkii dhalinyarada Somaliland ay tahriib ku dhamaadeen markii cabashooyinkoodii dheg-jalaq loo siin-waayey ee laga-ga baxey balamihii afka baar-kiisa ahaa ee loo qaadey oo dhan, gaar-ahaan shaqo-abuurkii iyo mashruucii gurmadka qaranka. 17) – Waxa ay xukuumada Siilaanyo ay si indho-la’aan ah ay u-baah-martey xeerarkii iyo sharciyadii dhulka danta guud gaar ahaan u-yaaley sida: Xeerkii Lr 23 , qodobkiisa 34 farqiisa 10aad kaas oo timaamaaya in golaha degaanka ee doorashada ku-yimi iyo gudi hoosaadkiisa loo doortey ay maamulkeeda iyo maareyn-teeda ay leeyihiin dhulka danta guud ah iyo dhulka la-bixinaayaba, xeerkaa ayaa isna ay xukuumadu si cadaan ah u-baal-martey kadib markii ay golihii degaanka ee Berbera ay ku bedeshay una wakiilatey cid kale oo metesha soona saartey Digreeto aan lagala tashan golihii degaanka, taas oo lagu jooji-naayo isticmaalka dhulkaa danta guud ee magaalo xeebeedka. dhulkaas oo u-jeedada ka danbeysaa ay tahay in si-sharciga baal-marsan looga iibiyo shaqsiyaad shirkado sheeganaya.oo wata shirkado maxali ah kuwaas oo dhawaan isku wada daba qabanaaya dhismahooda dhul-xeebeedkii dhulka danta guud ahaa ee berbera. taas oo kuu cadeyneysa Xaqdarada xadhkaha goosatey ee S/land maanta ka jirta in si badheedh ah muwaadina dhul looga qaado ka madaxtooyadu wadatana la siiyo. 18) – Dhamaan Habsami u-socodkii hawlihii qaranka a noqoto wasaarad/ wakaalad ama hayad oo wada marin habaabsan ku waas oo aan ku jaheysneyn qorshe-hawleedyadii waqtiga badan iyo lacagta badan lagu fadhiisiyey. Ku waas oo aan habka ay hada ku socdaan aanu laheyn Saadaal, Hilaad, Hadaf, Higsasho, Odoros , Yool ( target) iyo qorshe loo raaco aan intaba laheyn. Gebeo-Gebo: Siyaasada guracan ee xukuumada Siilaanyo waxay lumisey haykalkii, hanaankii iyo karaamadii dawladnimo,taasna waxaa kuu cadeynaayaa qobada aan ka kor kaga dhawaajiyey iyo sidii ay ka yeeshay xukuumadu Doorashadii dhacdey ee ay ku-boobtey una afduubtey ilaadadii iyo rabitaankii shacabka S/land, Taas oo raad ma guuraan ah ku yeelan karta Danta guud ee shacabka reer Somaliland ka dhexeeya waqtigan xaadirka ah iyo mustaqbalkaba.Danta guud ee Somaliland waxay ku jirtaa in Xal la raadiyo oo wadanka la bad-baadiyo. , Alleh ayaa Mahad Leh, Wa-laahum-Aclum- Waa Billaahi-Taw-fiiq, A/rahman fidhinle UK
  19. 4- Shilkii Berkedaha la isku maan-dhaafey ee kal-shaale taas oo sii fogeysey beeshaa darafka inaga xigta ilaa imikana sii daba qoyan oo aan saani loo soo afjarin. 5- Raashinkii danyartii- waxma-garatada aheyd laga duudsiyey oo dhamaa 2 doonyood oo buuxa ee dib lagu eedeeyey madaxtooyadii iyo madaxdii xukuumada ilaa iyo hadana aan la garaneyn Lunsigaa raashinka cidii masuuliyadeeda laheyd.Musuq-maasuqaa raashinka ayaa ilaa iyo hada xukuumada ku ah bar-madow.oo ku sawiran. 6 - Ciyaarihii Sanadlaha ahaa ee kubada cagta Gobolada lagu qaban-jirey oo nabad-gelyo daro daraadeed ka suurto geli-waayey in Caasimadii Hargeysa lagu Qabto waqtigiii loogu talo galey markii mudo kadib ciyaarihii la qabteyna ciyaartoydii ayaa qabyaaladii duluca furatey ee ay ka barteen xukuumad qabyaaladeeda Siilaanyo awgeed ay ciyaartoydii Midiyo isla dhaceen. 7- Liisankii ama rusqadii shirkada ninka keliya leeyahay ee loo caseeyey Buurihii Sibidhka ahaa ee ummadda Somaliland oo dhami wada eeganayeen taas oo aan ilaa iyo haddana aan Labadii shirkadood ee madaxa is-darey aan la kala maareyn.dacwadiina dilaaliinta gacan-wadaaga yaqaan ee caanka ka ah S/Land lagu wareejiyey. 8- Dabar, la,aanta kooxaha dilaaliinta ah ee xukuumada iyo golayaasha ku fasaqmey ee hada wadanka ku soo badanaaya ee isu baheystey in ay qarankan yar ee raad- qaadka, ee raranka maanta saaran in ay-ragaadiyaan oo qaadhiyaan oo danahooda gaarka ah ay ka fushadaan iyaga oo ay ka go’antahay in ay dha-dhamo dheecaan siistaan maadaama ay dalqada indhaha ku-leeyihiin kana go’an tahay in ay hantida ummadda ay suuqyada aduunka ku xaraashaan. Waxaana hada jira shaqsiyaad wax-garadku isku raacey oo la-isu tilmaamey lana Habaarey. 9) – Waxaa shacabka Somaliland u-cadaatey in maanta fikradaha wax lagu kala wado ee maamulka madaxtooyada S/land uu halbeega cabirkeedu yahay qabyaalad sibiq-dhaqaagdey oo duluca furatey taasna waxaa kuu cadeyneysa waxa xubnaha fulinta qaar kood ka dhigay ceeb-ka-saliim lama taab-taan ah.iyada oo ay sheekh iyo shariifba ka qayliyeen kadib markii ay ku-fashilmeen hawshii ay ummadda u-hayeen. hadana laga waayey in ay isku-shaan-dheyntii ay iyaga saamesyso.( hada-waana -layara-bedelaaye ) waxaa kale oo kuu cadeynaaya sababta Liisamaha iyo qandaraasyada wadanka laga la bixiyey loogu xaq-soori waayey ee ay dhina uga ran-yihiin. 10) -Waxaa kale oo iyana maanta xukuumada S/land ka jira oo ummaddu wada dareentey in ay maanta jiraan dad aaney ummaddu dooran oo talooyinkii iyo awoodihii madax-weynaha fara-maroorsadey oo qalinka wax-ku-xada ,kuwaas oo had-iyo jeer isku daya in ay kooxda qawleysatada ah ee ay ka midka yihiin ay sii-badiyaan si-hawlahooda u-gaar ahi ugu-fududaa-daan.inkasta ay hadana jiraan qaar kale oo aan la jaan-qaadi karin oo kolba xukuumada ku-soo gala si yar oo sibiq ah oo wasdo ah, kuwaas oo loo keenay si ay awrka haamaha saaran uun u-dheeli-tiraan, kuwaas oo aan iyagu had–iyo jeer aan hore ula jaan-qaadin, dus-duska, malabsiga iyo af-dhuunyaaleynta ay kooxdaasi ku-caan baxdey. 11) – Waxaa cadaan ah in xukuumada Siilaanyo uu musuq-maasuqeedu uu ku-saleysan yahay hadaf waqti-dheer ah oo ay u-meel-sameysanayaan sidii ay hantidii ummadda ka dhaxeysey ay ugu noqon-lahaayeen mulkiilayaasha mustaqbalka aan xaaraanta ku-mergan.Taas na waxaa u-daliil ah sida ay u-baa-biisey hal-doorkii mucaaridka wadanka hadii uu ahaa, xisbi, ama golayaasha wakiiladaba.ama hayadihii xuquuqal-insaanka ee madaxa banaanaa,Waxaana marag-madoonto ah in xukuumada Siilaanyo ay ku fashilantey in adeegyada bulshada iyo fursadaha dhaqaalaha gaar ahaan sahamintii iyo soo saarista kheyraadka dabiiciga ah ee wadanka sida macdanta, batroolka, sibidhka, kaluumeysiga, iyo kontaratyada in lagu wada qaybsadey cadaalad-daro oo xukuumadu ku wada bixisey si Qusum iyo Qoon ah oo baal-marsan dastuurka qaranka u-yaala.Waxaa ay maanta hantidii maguuraanka aheyd ee wadanku ku ragaadeen oo ku baa’ba’een gacmihii xukuumadii lagu aaminey in ay ka odayeyso oo bad-baadiso oo ku qaybiso sife sharciga wadanka waafajisan. 12) – Waxaa cadaan ah in ay meesha ka baxdey daacadnimadii, hanaankii iyo haykalkii dawladnimo taas oo ay bedeshay kooxeysi xukuumada dhexdeeda ka dilaacey taas oo wax badan qashaa-fadaha TVyada laga daawadey iyada oo xukuumada xubno golaheeda fulinta ahi ay mar-marka qaar-kood ay kala socodaan, isla faqaayaan, geeraarayaan,goolaaftamaayan oo dhegaha is-haysataan oo aan isla jaan-qaadi kareyn oo bilaa-bara-takool ah. 13) – Waxaa cadaan ah in ay xukuumada qaar ka mid ah xubnaheeda ugu culusi ay ganacsato isu rogeen qaar kalena ay shirkado wakiilo u-yihiin taas oo ay ka mashquuleen shaqadii ay ummadda ay- u-hayeen iyaga weliba masabka ku-ugaadhsada oo mudnaantana siinaya ganacsigooda u-gaarka ah. 14) – Waxaa ummaddu wada aragtey in shaqada, qandaraasyada, Liisamada macdanaha, batroolka, kaluunka, shibidhka,dhulka danta guud ilaa iyo ciyaartoydii gobolada in aan loo soo marin sifihii sharciga ahaa ee mar-walba loo soo maro oo lagu qaybsado sifayaal silan oo aan ku-saleysneyn sinaan iyo cadaalad oo baal-marsan dastuurka wadanka. ee lagu qaybsado Qabyaalad cadaan ah iyo iskooxeysi
  20. Faallo xiiso leh:Mahadhooyinka lagu xasuusan karo xukumada Siilanyo ee sadex jirsatey!. Qormadii 12 aad iyo Mahadhooyinkii Qusumka iyo Qoonta ahaa, kuwaas oo lagu xusuusan doono Xukuumada Siilaanyo ee sadexda-sano buuxsatey ( 27/6/ 10 – 27/6/13 )‏ Muwaadinow bal dib-u-yara milicso sadexdii sanadood ee ay xukuumada Siilaanyo doobineysey ee ay doogsin carareysey ee ay shacabka S/land ay ku-jireen Qar-qarsiga iyo Qoor-qabadka iyo dhacdooyinkii Tabanaa (-) ee is-dabo yaalka ahaa, ee ay xukuumada Siilaanyo ku hafatey kuna asqowdey kuna-simbiririxootey sidii ay ceebahaa dul-hoganaaya isaga meydhi-laheyd iyada oo wadanka hogaanka u-haysey mudo sadex-sanadood ah, ayaa waxa aqoon-yahanka iyo wax-garadka S/land ay isku raaceen in waxyaabaha ay xukuumadani ummadda u- qabatey in ay ka culus yihiin colaadaha iyo afooyinka ay kala -dhex-dhigtey beelahii S/land, degaanadii iyo bulshadii walaalaha aheyd ee reer Somaliland iyo cadaalad darada ay ummadu wada aragtey ee ay xukuumadu u-qaybisey manfacii, mansabkii,fursadihii dhaqaala, kontartyadii iyo Liisamadii hantida maguuraanka ah ee loo baahnaa in ummaddu wada-yeelato.Wadaagayaal bal-ila wadaaga dhacdooyinka hoose ee wada runta ah ee ay maareyn-toodii xukuumadeena booshaaqan ku-dul-gel-gelimeysatey, kuna dhaba-baceysey, kuna ceyn iyo baydba godey hadana ay ku-adkaatey sidii ay isaga maydhi laheyd ceebihii goobahaas ka soo gaadhey oo ilaa iyo maanta xukuumada ku-ah bar-madow oo aaney iska meydhi karin, shacabkii reer S/landna wada arkeen laguna xusuusan doono taariikhdaa madow ee ay ummadda uga tagtey. 1– Dilkii-foosha xumaa ee Seemaal ee loo xidh-xidhey dad aad u-fara badan oo uu kamid yahay la taliyihii hore ee siyaasada ee madaxweynaha ee hadana cadka quudheed loo siiyey (Wasiirnimo) isla markaana xilka laga qaadey taliyihii ciidanka qaranka.Bal-iyana yara xusuusta ceebihii ka dhacey Ceel-bardaale oo iyana weli huursan. 2- Dagaalkii dhiilada badnaa ee ka dhacey degaanka Buuhoodleh ee xilkiisa uu ku waayey taliyihii ciidanka qaranku, ciidamona ay ku naf-waayeen qaarna ay ku dhaawacmeen. 3- Diyaaradii sidey saanadda ciidamada ee Puntland ee waxoogaga lacagta ah laga qaatey, kadibna lafasaxay.ee ooda laga qaadey.
  21. loool all these meetings are is the psychological preparation of a certain segment of the triangle state for the still birth of their pathetic aspirations 22 years ago, they have not noticed their worshiping of a putrid caracass.
  22. uchi;967215 wrote: This Garoodi character, Jiir (fella with pirate avatar) & Salaax need to be sent to Somalinet where they will be more at home. What the? Nigga get my name out of your mouth.....