Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maqane


  1. *Ibtisam;975273 wrote:
    This piece by anonymous is rubbish, statistics are made up for the most part and most Somali parents worked their a*ss off to ensure their kids took part in the opportunities they never had. That we have some kids who under performed or criminals etc like any other community is a given- but the writer is trying to connecting FAILING with being SOMALI!

     

    MAybe the Economist could not tracked down any successful Somalis due to their poor research skills- I would be happy to provide a list!

     

    Somalis in the UK should write a rebuttal and complain.

    +1


  2. Hola my fellow Nomads,

     

    Waxaan biloownay mashaariic kala duwan oo kusaabsan horrumarinta Afsoomaaliga heerka uu ka joogo "The World wide Web or the Internet World". Marka way fiicnaa lahayd hadii aad ka qaybqaadan lahayd halgankan. Mashaaricdan waxaa ka faa'iidaysan doono reer Soomaal ama inta afsoomaliga ku hadasha oo kala jooga dunida daafaheeda.

     

    Waar, hadal badan haan ma buuxsha ee la soco "Topic" gan iyo wixii soo kordha, waadna ku mahadsantahay your Aqris



  3. Google Africa is asking volunteers to judge the quality of beta translations for African languages Hausa, Igbo, Somali, Yoruba and Zulu. That means it's likely only a matter of time before they're added to the 71 current Google Translate lingos. Users on a Google+ page who speak one of the languages were asked to rate the translation of passages to and from English on a scale of 'poor' to 'excellent.' While it still seems a bit buggy, it looks to be a great start -- though users in isolated areas might need to wait for Facebook's internet.org initiative.

     

    http://www.engadget.com/2013/08/27/google-translate-africa-somali-zulu/

     

    -------

     

    Do you speak Somali and English? Help Google Translate support Somali!

    https://translate.google.com/about/intl/en_ALL/volunteer/somali.html


  4. Wadani;975168 wrote:
    'Goordhawayd' ayaa ku habboon. 'Goordhow' waxaa loo adeegsan karaa oo kaliya waxa soo socda (future). Reer koonfur haddaad tihiin eraygaas waad ku ciyaarteen.
    :D

    Thanks for monitoring me inaar :mad:, markii aan qorayey sifiican dib maanan u eegin (qaamuus maan adeegsan, lol), Soomaaligayguna waa mixed ee taas la soco, waa koonfuriyan iyo waqooyiyan ee Check your PM dee :D and join the project.


  5. ^^^ Nuune 90 words is too much, just take your time and let us focus on the commenting widget only for now.

    Haatu thanks for joining sxb.

     

     

     

    @Cambuulo iyo bun, sorry for hijacking the thread inaar, thanks for sharing the video, Somali language needs a serious attention!

     

    :D Reer burco ceeb baa ku dhacday haduu seedigood suuriyaanka ah Afsoomaaliga Ku sheegay nambarkiisa iyaguna ay ku sheegi waayeen. Mida kale ma haboonayn in uu wariyaha Qof nambarkeeda shaqsiga ah ku waydiiyo bulshada dhaxdeeda. Waxaa haboonaa inuu warqad ku qoro nambar caadi ah kadibna uu waydiiyo si ay afsoomliga ugu sheegaan.


  6. Haatu, some of these words would have surly revived back to life if our Afsoomali speaking governments considered it as an important language (first class). The problem is that the Afsoomaali of today is only ' ifaham nooh '


  7. Haatu;975137 wrote:
    Abbaas, also, image in af soomaali is hummaag. Sawir means picture which is not quite the same as image.

    Haatu, internet speaking language (tech jargon); picture and image 're the same (i.e change your picture/ upload your image). The project is not about correcting the Somali language but using it "si webka afka sooomaliga heerka uu ka joogo loo horumariyo"

     

     

    Fore example if you visit http://www.google.so/ you're gonna see that sawirrada 're picked (by google translation bots )as default because it's most used on the net. I'm not saying let us not use "Hummaag" but i'm saying let us use one that's easy to understand.


  8. Haatu;975134 wrote:
    Abbas, I don't think jawaab means comment. Also, 'jawaabaha waa ineey ugu yaraan 2 xarfo ka koobnaadaan' doesn't seem right. Shouldn't it be '..2
    xaraf
    ...'? I don't think you're supposed to make the noun(?) xaraf a plural in this case e.g. 2 wiil, shan maalin, toban gaari etc.

    Haatu, waad saxsantahay, markii hore waan iska turjumayey (tijaabo ahaan) laakiin kor iyo hoosba dib u eege waa muhiim. Fadlan iska diiwaan geli oo kusoo biir Mashruuca, hadii aad doonaysid inaad "Dib u eege" ahaan laguu casumo ila soo socodsii. Let's move to a new thread for now. I'll open it soon. Sidoo kale consider discussions section on Disqus. Thanks


  9. ^ Waad ku Mahadsantahay wadashaqayntaada Nuune, waan dareemay inaad mashquul tahay, waxaan is iri bashqadii baa ka buuxsamtay sidaas owgeed baan halkan kugu sugayey. Haa, waa fikrad cusub in aan halkan topic cusub ka furo laakiin waxaan is iri fadhi kudirir iyo siyaasad dad ku mashquul san waqti u mahayaan, laakiin i'll give a try. Sidoo kale waxaa qeybta " discussions " ka bilaabi kartaa/naa hadii ay jiraan arrimo muhiim ah oo aan ka wada hadli lahayn.

     

    Thanks again for joining :)


  10. Alpha Blondy;972697 wrote:
    ^ sidoo kale, halkan waxaan ka salamaaya walalkay Diktoore Abbas iyo xaaskiisa oo dagan magaalada Marka Cadey ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose iyo Biyomaalka. walalkay waxaan kusoo diraya salan qali ah oo kashka iyo laabta ka soo go'day. waxaan mar labaad kugu salamaya salanta islaamka assalaamu caleykum warraxmatullaahi wa barakaatuhu. intaa kabacdi, inaar so xalaadu dhag dhag maha, dee?
    :P:D

    Salaantaada qaaliga ah aad baan kaaga gudoomnay. Xaaladu waa iska caadi inaar, Biyomaalka waan ka guurnay ee sidaa ula soco hadaba, waxaan dagnay Cali Baqaaq district sabata oo ah xaqal ciid lagama yaqaano meesha, wax isgaarsiin ahna ma leh, ma garatay?

     

     

    PS: Imam Oba iigu salaan hadii aad is aragtaan.

     

     

    wyre; wrote:
    My eid didn't go well, I was broke, so i was sleeping till now, getting back to sleep bye

    Sorry to hear that your midnight plan didn't go well sxb, wish you better luck next time ;)


  11. @Maaddeey both are correct :)

     

    Maadaama Af-soomaaligu, qoraal ahaan, aanu weli si fiican u wada midoobin, waxaa ku badan ereyo isku mid ah, laakiin Soomaalida ku kala nool gobollada qaarkood ay ugu dhawaaqaan/u qoraan siyaabo yara kal duwan.