Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maqane


  1. THE HAGUE, Netherlands -- Pakistani schoolgirl Malala Yousafzai, who survived a Taliban assassination attempt last year, was honored Friday with the Children's Peace Prize for her work promoting education for girls in her homeland.

     

    The 16-year-old said she accepted the prize in the historic Knights' Hall in The Hague "on behalf of all of the children in the world who are trying to go to school, and all of those parents who are overcoming fear and intimidation – or cultural opposition – to give their sons and daughters the chance of an education."

     

    Malala was 15 when she and two of her friends were attacked on their way home from school in Pakistan's northwest Swat Valley. She survived a gunshot wound to her head and now attends school in England after being flown there for treatment.

     

    She harked back to the attack that turned her into a household name in her emotional acceptance speech.

     

    "In my home country of Pakistan, the Taliban uses terror to try and stop girls going to school," she said. "I was just one target for their violence. There are many others whose names are not known. It is for them that we must continue our campaign to ensure that all children in the world have the chance to go to school."

     

    Yemeni Nobel Peace Prize laureate Tawakkol Karman handed Malala the prize, calling her "my hero" and saying "you have become an inexhaustible source of inspiration to millions of girls."

     

    Malala celebrated her 16th birthday on July 12 by giving a speech at the U.N. in New York, telling the body that the attack gave her new courage while demanding world leaders provide free education to all children.

     

    The U.N. had declared her birthday "Malala Day," but she insisted it was "the day of every woman, every boy and every girl who have raised their voice for their rights."

     

    The Children's Peace Prize is awarded each year by a Dutch foundation to honor the achievements of an inspirational child activist. The first prize was awarded posthumously in 2005 to South African youngster Nkosi Johnson for his work on behalf of children in his home country with HIV.

     

    The award carries a prize of (EURO)100,000 that this year will be invested in education projects for girls in Pakistan.

     

     

     

    Malala-kindervredesprijs-ANP_0.jpg?itok=

    Video source

    Article source:


  2. Hobbesian_Brute;976256 wrote:
    Alphow maxaad ka rabtaa script-kaaga inaar, even scripts are accorded freedom of speech. ka daa

    Hobbesian_Bruteoow, Inaar, baal waxani wax u sheeg dee :mad:

     

     

     

    Alpha Blondy;976254 wrote:
    ^ listen you little tribalistic reer weasel-faced doofar,

     

    why are you being rude and asking me not to ruin your pathetic thread. you can't say things like that and expect me to ignore it, ma garatay? you've really embarrassed me and i'm shocked at your behaviour towards Al.

     

    sidadaraadeed, you must apologies
    at once
    or i'll BAN you from this thread, ma fahantahay?

    On behalf of reer weasel-faced doofaar,

     

    I/We hereby condemn the aflagaado that's been lala kacay againt you. We believe that reer weasel have the rights to defend themselves from Cantarabaqash if it is unjust but this time it was far from just and was considered pathetic and rude.

     

    We will try our best to stop this from happening again but can't promise if this will happen again in the future as we don't know what the future holds for us.

     

    Regards,

     

    h5m3.png

     


  3. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;976273 wrote:
    Mashruuc miyaa mise mashaariic? Maadaama afcelinta tahay hal 'keli' ah (singularity), uunan ahayn jamac (plural) marka waxaa ku haboon mashruuc u maleynaa. Teeda kale Afsoomaali maxaa lagu dhahaa 'mashruuc?'

    Sidiisaba Mashruuc (مشروع) waa kali afka caribiga buu ka yimid marka wadartiisa waxaa la dhihi karaa afsoomaali ahaan Mashruucyo laakiin inkasta uu afcarabi yahay asalkiisa waxaa ku haboon Mashaariic (مشاريع)

     

    Afcarabigii baa afduubtay Soomaaliga intiisa badan, waana arrin aan aad uga xumahay. Ummad kasta waxay leedahay af u gaar ah. anagana wixii oo dhan baan isku dhex wadnaa :(

    Waxaa fiicnaa lahayd in aan dib u eegno buugagtii hore.

    ---

    Hadii aan taas ka gudbo, soo Mashruuc sidoo kale lama dhihi karo miyaa qorshe (eng. plan) oo wadartiisu noqon Qorshayaal.

     

    Ps: Aaway libaaxsankataabte waxaa laga yaaba inuu naga kaalmeeyo xaga afcelinta


  4. Alpha Blondy;976206 wrote:
    dalka Ukraine bu uu
    tahriibay
    , ma garatay?

     

    raaskiisa wa waada qalooc oo qalooc laga dhortaan jirin, dee.
    :P

    Xaaji Xunuf waa wadani mana u maleynayo in uu tahriib u baxay. that said, i've seen a thread uu waayo waayo halkan soo dhigay, marka ma waxaad leedahay Gabdhihii Ukraine-ka ahaa buu ka doontay reerkooda :P ?


  5. Haatu;976230 wrote:
    Also,

     

    upgrade (might be same as update
    DK
    )

    settings

    Update= fixing some issues e.t.c

    upgrade = fixing and also adding extra features or completely making a change to something.

     

    Tusaale, buug baad qortay online ahaan baana u daabacday (Haatu's book version 1.0 ) kadibna (maalmo kadib) waxaad aragtay iney wax yari qalad ka jiro sida xagga qoraalka ama higgaadiska, waxaad markaas dib u daabcaday buugii. waxaa markaas ka dhigeysaa buuga version 1.2.

     

    Upgrade= waa markii aad buugga aad qortay wax ku saa'idiso adigoo ku daraya waxyaabo kala duwan sida qorraalka oo aad badasho, sidoo kale aad ku saa'idiso higgaadis cod dhawaaq ah i.w.m. , waxaad markaas buuga ka dhigaysaa version 2.0


  6. Coofle;976223 wrote:
    its important to know the context in which each word is used.
    but If it try, Just what coofle could come up with. I am interested to see the proper translation.

    update
    =
    Jaan-qaad
    (Barnaamijkani waxa uu la jaan-qaadsanyahay nuskhadii u danbaysay ee soo baxday)

    avatar
    = Interesting word indeed.....
    Qori-ismaris
    is the only cultural counterpart I could recall now.

    dismiss
    = (according to context)

    attach
    =
    lifaaq
    (dhambaalka ku lifaaq - attach to message)

    post
    =
    qormo
    (Abuur qormo cusub - create new post)

    Well said Coofle, thanks for contributing. Mararka qaar aad beey u adagtahay in lahelo erayo haboon markii laga hadlayo Teknoloojiyada.


  7. ^ ^ Idinkaa mudan :)

     

     

    Nuune, haa, Twitter wuxuu leeyahay xarunta afceliska oo laga codsan karo afaf kale marka taas waan usoo jeesan doonaa (waan ku mashquulsanahay), sidoo kale facebook wuxuu leeyahay qayb oo aad afcelintaada ka dhiiban karto ama aad ka codayn karto, waa 'application' gaar ah oo ay iyaga sameysteen.

     

    Halkan baad ka eegi kartaa, waadna ka qaybqaadan kartaa, qollo (soomaali) gaar ah baa horay u codasatahy una xilsaaran mashruuca: https://www.facebook.com/?sk=translations

     

    Hadii aan taas ka gudubno oo aan u jeesano "the nex somali wajibuug" taas sida aad sheegtay waqti bey qaadan , maal fara badanna wuu ku bixi sababta oo ah waxaa loo baahan sida aad ogtahay "bunch of developers",data structure, features" sida 'security'. Waan kugu raacsanahay in la hindiso platform gaar inoo ah hadii inta aan soo sheeygay lagaa heli karo, laakiin waxaa ila haboon in aan marka hore ku mashaquulno mashaariic laga faa'iidaysan karo oo waxtar leh.

     

     

    @Haatu, waa saas arrinka, socod gurguurasha baa ka horreysa. Afkeeni baa wali meel lagu sheeg, Nuune wuxuu ka hadlayaa social media cusub :P


  8. @C&B , @WC has a good point here. Kawaran hadii aad safarkaada soo socda aad booqato Shabeellaha dhexe oo aad sawirro ama muuqaallo nala wadaagto ama saaxiibadaa ka codsato in ay kuusoo diraan sawirro cusub oo sanadkan ah, inta aad Internet-ka kasoo ururin lahayd sawirro hore. Mahadsanid


  9. ^ Alpha, mahadsanid abti

     


     

    Mashruuca koowaad 1: Afcelinta barnaamijka "Disqus"

     

    --> https://www.transifex.com/projects/p/disqus/

     

    Disqus Waa ' web comment platform' ama barnaamij loo adeegsada iswaydaarsiga/ warcelimaha oo u suurtagalinaya website-kaada inaad dhisto bulsho firfircoon, sidoo kale kuu fududaynaya inaad si fudud u maamusho warcelimaha website-kaada la soo dhigo iyo inbadan aan la soo koobi karin. Disqus waxaa lagu qoray (ku dhisanyahay) luuqada loo adeegsado programming-ka ee JavaScript iyo web app framework-ga "Django" waxaana si fudud ugu xeri kartaa Website-kaada, sidoo kale waxaad u isticmaali kartaa "CMS" caanka ah sida Drupal, Wordpress (.org/self hosted), Juumla, i.w.m.

     

     

    Disqus waxay suurta galisay in ay Barnaamijkeeda ku baxaan Afaf fara badan (kala duwan) ku dhawaad 50+ oo ka mid afka Soomaaliga.

     

    Warkii oo kooban (ulajeedada mashruucan)

     

    Waxaanu ku guda jirnaa si aan u dhamaystiri laheen Afcelinta Barnaamijka Disqus [Afka Soomaaliga], marka hadii aad rabtid in aad naga garab siido, waxaad e-mail u diri kartaa "Nuune" "Haatu" "Wadani" iyo Abbaas, waxaa sidoo kale halkan ka dhiiban kartaa ra'yigaada.

     

     

    Fiiro gaar ah: Mashruucan kuma eka Disqus kaliya, waxaan sidoo kale u adeegsan karnaa (u kaydin doonaa ) afcelinta si aan mustaqbalka (haduu eebe idmo) u sii horrumarino heerka uu Afsoomaaliga ka joogo "Aduunka internet-ka"

     

     

    Wixii warbixin ah oo kusaabsan Disqus waxaad ka heli kartaa internet-ka adiga oo adeegsanaya mid kamid ah makiinadaha raadiska sida "Google" bing, yahoo ama midii aad jeceshahay.

     

     


     

    Waxaa mahad gaar ah u dirayaa Nuune oo naga caawiyay xaga afcelinta, doorbidayna in aan halkan ka bilowno mawduuc ku saabsan afcelinta, si ay markaas "Sol Nomads" uga qaybqaataan .

     

    Sidoo kale waxaa mahad mudan "Haatu" oo qayb wayn ka gaystay afcelinta barnaamijka iyo koox kale oo ka socta dibada bulshada Sol.

     

    Dabcan sidoo kale Alpha blondy oo dhiirigeliyey mashruucan :D

     

    --

    Waxaanu filaynaa inuu wadani kusoo biiro kooxda :)


    Doodwadaaga halkan baan ka sii wadi karnaa/doonaa ama Transifex (waa in aad is diiwaangelidaa, marka hore si aad ugu biirto kooxda)


  10. Che -Guevara;975497 wrote:
    01291865444_ARTICLE_IMAGE_SomGirlDyingMe

     

    This picture has nothing to do with the report. Take it down. That child was hit by shrapnel and for all we know, she's dead.

     

    I don't think the other has anything to do the report either.

    AUN

     

    The other one links to this article

     

    AUN her son too

    An internally displaced Somali woman mourns near the body of her son, who died of malnourishment, next to their temporary home in Hodan district, south of Somalia's capital Mogadishu, (File).

     

    __

     

    The article published on Amnesty international site seems to 've been updated and the embedded images used in the report are broken, could it be that the images 're posted/embedded first by {editor/reporter}for the Amnesty itself or did Saalax expressly linked these images?