Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Jabuuti (RBC) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay wadanka Jabuuti ayaa u hambalyeeyay maamul goboleedka Somaliland oo ay maanta ka dhacayso doorasho golayaasha deegaanka. Madaxweynaha oo ka hor intii uusan ka dhoofin wadanka Jabuuti u waramay VOA ayaa sheegay inuu rajeynayo in si nabadgelyo ah ay ku dhacdo doorashada dawladaha hoose isla markaana la dhawro xasiloonida. “Waan soo dhoweynayaa in shacabka ku nool deegaanadaasi ay u suurtagashay inay doortaan cidii maamuli lahayd, waxaana rajeynayaa in si nabadgelyo ah ay ku dhacdo” ayuu yiri madaxweynaha. Wadahadalkii labada dhinac Mar madaxweynaha la weydiiyey sida uu noqon doono wadahadalkii u bilawday dawladii hore ee ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka isku magacaabay Somaliland oo sheegta inay ka go’een Soomaaliya, ayuu madaxweynuhu sheegay in wadahadalkaasi uu sii socon doono isla markaana si wanaagsan ay u dhici doonaan wadahadalada labada dhinac. Dhanka kale madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa maanta soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood qaadatay oo ay ku joogeen wadanka Jabuuti halkaasoo kulamo kala duwan isaga iyo wafdigiisa ay kula yeesheen madaxda dalka Jabuuti. Wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh ayaa duhurnimadii maanta u dhoofay wadanka Itoobiya halkaasoo booqasho kale ay uga bilaabatay, kadibna waxaa sida wararku sheegayaan ay uga gudbi doonaan wadanka Kenya oo casumaad rasmi ah u fidiyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
  2. This rivalry is getting heated up during this election season. Mr Y feels that Mr J is not giving him the capacity to hold a free and fair election. From a neutral stand point, Mr Y is right as Mr J has the capability to hold elections in many more villages due to the ballot box distribution. Lets hope it cools down.
  3. Good development project, they should install these in many areas of Nugaal and Karkaar.
  4. Mooge and Apophis made good impact on SOL arena. 1. Mooge introduced a sense of honesty regarding political views, he acknowledged what the seniors such as Abwaan, Abtigiis and Xiinfaniin wouldn't, his source is the local fadhi ku dirir, Hotel Something in Eastleigh. We must commend this action. His outspoken nature against HAG was also something we have yet to come across. 2. Apophis, though he reminds me of a said banned member (or one that is here already *wink* *wink* *wink*), he is a new sense of originality. An Atheist Jubbaland supporter, Apophis has understood and mastered the fine line between trolling exacting no toll, to cleverly hit between the lines. His adversaries see none of it. Writing god instead of God will go unnoticed by the masses, but some see it, some see his work at first hand, and we shall commend it. I vote for Apophis. I will send him a friend request.
  5. Xaaji, I am hearing its been tough for ciidamada qaranka ee jamhuuriiyadda Soomaaliland, maxaa ka jira wararkaas?
  6. What puzzles me most is that the articles all say that he rented it out for 18 years, is that even possible? And how can a diplomat sign off on this as it is the property of Somalia?
  7. Abtigiis;893301 wrote: This was one big mistake. Mahiga is not to blame. What happened is Mahiga instructed one of his assistants to prepare letters to Puntland and Somaliland. Apparently the guy wrote one for Puntland and forgot to change the content when we did the same for Somaliland. He only changed the names of the two entities but the content was the same!!!!!!!!!!!!! That is how this debacle happened. I think some heads will roll in UNPOS Nairobi. But the sheer overreaction of Silaanyo lives up to rer-hebel sal-fududaa...tag! All they needed to do was to call Mahiga's office and ask for clarifications. They could have received a different letter in minutes!
  8. Egypt’s secularists and youth groups are massing for rallies today after President Mohamed Mursi’s bid to defuse tensions over a decree extending his authority failed to meet their demands. Police fired tear gas at protesters gathering in Cairo’s Tahrir Square after Mursi said yesterday that the Nov. 22 edict, which places his decisions above judicial review, applied to “sovereign” matters, according to his spokesman, Yasser Ali. Mursi met with the Supreme Judicial Council yesterday to discuss the decree that sparked days of unrest without rescinding the edict that critics including Nobel Laureate Mohamed ElBaradei said turned him into a “pharaoh.” http://www.bloomberg.com/news/2012-11-27/egypt-readies-for-protests-as-mursi-appeasement-bid-fails.html .
  9. Sxb, it says the contract is for years and it's 10.000 a month. Surely, the 200 million we just got in aid could have done the work. That's what the Italian media is also pointing out. And when asked he says he didn't know how much will be needed to renovate it. Just listen to the interview.
  10. I am disappointed not only as a Somali, but as a decent human being.
  11. Fadhigii Maanta Barlamanka ay ku yeesheen magaalada Muqdisho oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Baralamanka iyo ku xigeenkiisa 2-aad ayaa waxaa looga hadlay Kireynta Dhismaha Safaarada dowlada Somalia yak u leedahay dalka Taliyaaniga. Fadhiga ayaa waxaa Mowshin arintaasi ku aadan keenaya Xildhibaano ka tirsan Barlamanka kuwaasi oo ku baaqay in wasaarada arimaha dibada ay cadayso waajibaadka ka saaran badbaadinta dhismaha safaarada ee dalka Taliyaaniga oo uu dhowaan kireeyay Safiirska Somalia u fadhiya dalka Taliyaaniga Nuur Xasan Xuseen ‘Nuur Cadde’. Xildhibaanada ayaa ku doodayay in hantida Qaranka ay u baahantahay xilligan Badaabado,iyagoo xusay in aan marna loo dulqaadan karin in Shaqsi uu kireeyo Hantida qaranka,iyadoo aysan ka warhayn dowlada Somalia. Doodan ayaa imaanaysa xilli dhowaan Nuur Cadde oo wareysi siiyay Idaacadaha Maxaliga ee Muqdisho uu cadeeyay in uu shirkada dhinaca dalxiiska qaabilsan oo laga leeyay dalka Taliyaaniga uu ka kireeyay,iyadoo arintaasina ay si weyn uga soo horjeesteen soamaalida ku nool wadanka Taliyaaniga kuwaasi oo ugu baaqay madaxda sare ee dowlada inay soo farageliyaan.
  12. Why rent out for a measly 10,000 EURO a month if the house is really devastated? This is an embassy for God's sake.
  13. oba hiloowlow;893231 wrote: bacaaaaaac written by known unuka haters aka shabelle Wow, spoke out with the clan cheerleading before I finished posting everything, good job man, good job.
  14. http://shabelle.net/wp-content/uploads/2012/11/lettera-originale.pdf http://shabelle.net/wp-content/uploads/2012/11/lettera-trascritta.pdf
  15. http://www.repubblica.it/solidarieta/cooperazione/2012/07/24/news/somalia_il_rapporto_bryden-39611522/
  16. Nuur Cadde confirms. Says it's still Somali Embassy, we can take it back when we want. looooooooooooooooool Journalist keeps laughing.
  17. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlayey Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa madaxda ugu sareeso Dowladda Soomaaliya waxa uu ka dalbadey iney soo fara galiyaan kireynta Safaarada Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga ee dhawaan uu kireeyey safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen Nuurcade taasi uu ka kireeyey Shirkad laga leeyahay Dalka Talyaaniga . Xildhibaanka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Ra’iisulwasaaraha Gudoomiyaha Baarlamaanka waxa uu ka codsadey in si deg deg ah u soo fara galiyaan isla mar ahaataana ay wax ak qabtaan sababihii dhaliyey in la kireeyo safaarada Soomalaiya ee Dalka Talyaaniga . Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa ugu baaqey Wasaarada Arimaha dibada ee Dowladda Soomaaliya iney baaritaan ku sameenayaan Sabibihii keeney in safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga uu ka kireeyo Shirkad laga leeyahay Dalka Talyaaniga. Tan iyo Markii ay soo ifbaxdey in safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga uu kireeyey safaraada Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga ayaa waxa isi soo tarayey hadalada ka soo yeeraya qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed kuwaasoo wax laga xumaado ku tilmaamey in safiirka in Safiirka Soomalaiya u fadhiya dalka Talyaaniga uu kireesto safaarada soomalaiya ee Dalka Talyaaniga. Kismayo 24
  18. MOGADISHU ( Sh.M.Network )— Dadka Soomaalida ee ku nool Magaalada Roma Ee Dalka Taliyaaniga ayaa waxa ay sheegeen in dadka Soomaalida ee halkaasi ku nool ay rajo xumo ka muujiyeen iibsashada Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Taliyaaniga . Shurki Saciid oo ka mid ah dadka Soomaalida ee ku nool Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga ahna gabar saxafiyad ah una shaqeeesa wargeys lagu magacaabo the Republic oo la hadashey idacaada Shabelle ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegtey in dadka Soomaalida ah ay niyad jab ku hayso iibsashada Safaarada Soomaaliya ee Wadanka Talyaaniga oo la sheegey in Nuur Xasan Xuseen Nuur cade safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga iyo Midowga yurub inuu ka kireeyey shirkad laga leeyhaay Dalka Talyaaniga waxa ayna sheegtey in xukuumada Soomaaliya looga baahan yahay in Arintaani si deg deg ah usoo fara galiso ama ay ka hadasho wararka sheegaya in nuur cade uu iibsadey safaarada Soomaaliya ee Wadanka Talyaaniga . Shukri Saciid ayaa waxa ay ugu baaqdey shacabka Soomaaliyeed iney ka soo horjeestaan iibsashada safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Talyaaniga isla mar ahaantaana loo baahan yahay iney garab istaagaan dadka Soomaalida eek u Nool Dalka Talyaaniga oo ilaalinaya safaaarada Soomaaliya . Maalmihii dambe dadka Soomaalida ee ku nool Magaalada Roma ee dalka talyaaniga ayaa waxa ay rajo xumo ka muujiyeen wararka sheegaya in safaarada Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga laga kireeyey shirkad laga leeyahay Dalka Talyaaniga mana jirto wax war ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta ugu sareeso Dowladda Soomaaliya .