Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Shabelle Net Wararka aynu ka helayno magaalada Roma ee Xaruunta dalka Taliyaaniga ayaa xaqiijinaya in Ambassador Soomaaliya u fadhiya Talyaaniga iyo Midowga Yurub Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) marna noqday R/wasaaraha Soomaaliya uu kireeyay dhismihii safaarada soomaaliya ee Dalka Taliyaaniga. Xariir aynu la samaynay dad kala duwan ayaa noo xaqiijiyay in Nuur Cadde uu 18 Sano ah ka kireeyay dhismaha Safaarada shirkad la yiraahdo Italian Tourist service oo laga leeyahay dalka Taliyaaniga. Shukri Said oo ah Saxafiyada ka shaqaysaa Wargeyska ugu balaaran dalka Taliyaaniga ee la yiraahdo La republica sidoo kale wax ku qorta Wargeyska kale ee lagu magacaabo Unita ayaa dhankeeda u xaqiijisay Shabelle in Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga iyo Midowga Yurub uu Dhismaha Safaarada kireeyay. “Waa run arintaasi waxbaa ka jira waana arin xaqiiqo ah, aniga waxaa ila soo xariiray Daraad khamiistii qaar ka tirsan Shaqaalaha Safaarada oo ii sheegay in Safiirka uu isagu yeeray dhamaan Shaqaalaha kadibna uu ku wargeliyay in dhismaha Safaarada Taliyaaniga Safaarada Somalia oo ka kooban 4 dabaq oo ku taala meel qurux badan oo qiimo leh laga kireeyay Shirkada Italian Tourist service laga bilaabo Bishan November aynu ku jirno, Shaqaalahana waxa ay ii sheegen inay markii wax ka weydiiyeen Nuur Cade sababta uu u kireeyay waxa uu nagu yiri adinkama jawaabayo Su’aalihiina,” sidaasi waxaa tiri Shukri Said. “Aniga Shalay waxaan tagay Dhismaha Safaarada , waana soo xaqiiqsaday arintaasi waxaa qadka Telphone-ka kula xariiray Nuur Cadde waxaana dhahay arintaasi maxaa ka jira, ma waxaad Amar ka haysataa madaxweynaha iyo R/wasaaraha in aad iibiso ama kireyso dhismaha Safaarada, iigama uusan Jwaabin, wuxuuna igu yiri shan cisho kadib ayaan soo laabanayaa markaasi ayaan kaaga Jawabaayaa. Shukri Said waxa kaloo ay intaasi ku dartay hadalkeeda inay Shaqaalaha qaar ay u sheegeen in Nuur Cadde uu aaday magaalada Brussels ee Belgium, qaarna waxa ay ii sheegeen inuu aaday dalka Switzerland kadib markii uu heshiiska lagu kireeyay Safaarada Soomaaliya ee dalka Taliyaaniga uu kireeyay. Sidoo kale Shukri Said waxa ay sheegtay in iyada iyo Wiil kale oo Hooyadii Soomaali tahay ay shalay ilaa xalay ( Jimce ) ku sugnaayeen Safaarada oo ay isku dayeen inay is hortaag ku sameeyaan Shirkada Dayactiraysa Safaarada,waxaana ay intaasi ku dartay In Sharciga Taliyaaniga uu dhigayo haddi Shirkada ay shaqo ka bilowdo aan laga hor istaagi karin, iyadoo xustay inay adkaan doonto in dib looga wareego Shirkada laga kireeyay Safaarada. Dhinac kale AVV Xasan Ducaale oo ah Abukaate ku nool dalka Taliyaaniga oo Qadka Telefoonka ay kula xariirtay Shabelle ayaa sheegay in Safaarada lagu kireeyay 9 Sano ee hore Lacag gaaraysa Tobada kun Euro ( 10,000 ) halka 9 Sano ee dambe lagu kireeyay 15,000 Euro. “Arintaasi waa arin jirta, Safiirka markii uu la saxiixdat heshiiska ayaa waxa uga warbixiyay Shaqaalaha inuu ku kireeyay bishii Euro 10,000 sagaal sano ee hore, sagaalka kalena 15,000 Euro, warkaasi markaan maqalnay aad baan ugu xumaanay waayo Shirkada waxa ay bedelaysaa qaabka ay hadda u dhisantahay Safaarada, waxaana adkaan doonta in mar kale ay noqoto Safaarad,” sidaasi waxaa yiri Abukaate AVV Xasan Ducaale . Abuukaate Ducaale waxa kale oo uu sheegey in Shirkadaasi ay tahay shirkad caan ah oo aan la isku aamini karin dhinaca kalena waxa uu madaxda dowladda Soomaaliya ka dalbadey in wax laga qabto arintaasi . Shukri Said ayaa waxa ay sheegtay in wax laga xumaado ay in Shirkada ay dejisay Calanka Somalia ee ku xirnaa Safaarada mudadii 22 Sano ee lasoo dhaafay oo dad Somali ah degnaayeen. Si kastaba Shukri Said iyo Abukaate AVV Xasan Ducaale ayaa ugu baaqay madaxda dowlada Somalia inay badbaadiyaan Safaarada oo ah hanti qaran oo ay shacab soomaaliyeed loogu adeego. Cudur Daar : Warqada Saxiixan Qoraalkeeda khadda awgeed ayaa si fiican loo aqrin karin hasa yeeshee isla warqadaas oo aan saxiixnayn waa warqadda labaad Warqada Heshiisaka hordhaca ah ee lagu kireyey dhismaha Safaarada Soomaaliya ee Talyaaniga oo saxiixan
  2. oba hiloowlow;893134 wrote: yeah bruv cause the soldiers of yeey didn't loot bakaara market i dont wanna mention what darwiish did too stop the BS right there son. Not only that, they shut the whole place down due to your terrorist activities. AMISOM destroyed Bakaraha to get Al-Shabaab out, where's your peep about that, one could call you a two timing hypocrite, that is possible. BUT For 21 years, what has been described as Hutunized children have been putting isbaaros across the south and in 2012 you still have isbaaro, and you talk about governance, peace, progress and education, where are you my friend :eek: PS, it's called assistant not assistent, you should have learned that before taking up the AK
  3. JB how come you are always happy, please answer that question?
  4. oba hiloowlow;893081 wrote: war this has been going on since Abdullahi yusufs day the only solution is to pay them simple. Even the alleged resident HAG didn't buy this line, these isbaaros were brought by none other than your own kind. That said, this is not the president's job but the mayor and district commissioner.
  5. No I haven't. The two previous cabinets have been good except there was an interior minister I didn't care for but he was not of the secessionist sect. But this one is different, I just showed you proof, why you turning this into a clan thing :confused:, that interview is from April. Some people can't help facts, you know what Fox News once said, facts are not irrefutable.
  6. If I disliked her clan, then I didn't like other wasiiro, Mr Carab Ciise did not adhere to this secession ideology. Her clan however is very irrelevant to my political view, like a side show sxb, the real games are in Mogadishu, my eyes are focused there. Take a few villages there, and here, who cares man, the big boy game is on, play your cards.
  7. I don't like it, a known secessionist who has campaigned to divide up Somalia is foreign minister. M/s Fozia Haji Aden made the statements during an exclusive interview with somalilandsun where she also revealed that six groups are going to hold demonstrations against the decision made to disqualify them even before the elections are held Read Below the verbatim excerpts of the interview which was at times very emotional Q. What is your position on the government's decision on withdrawing from talks with Somalia? A. I support this decision 100% as it was a very wise move because the TFG team was unacceptable to Somaliland's interest. At the same time I congratulate the minister of foreign affairs Dr Mohamed Abdilahi Omar, who has performed commendably in his duties which have seen resulted in the country shining at the international stage, he is a true son of Somaliland. What do you think is the position of women politically especially in lieu of your removal from the male dominated process? http://www.somalilandsun.com/index.php/politics/601-somaliland-convince-us-aspirant-tells-committee
  8. Puntland says it will cause instability, Somaliland must come with peace. Puntland Minister of Information Mohamud Aideed Dirir gave a press statement in Garowe on Monday describing Somaliland’s deploying their military forces near Dhahar located in Haylaan region in Puntland as “naked military aggression”. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Somalia_Somaliland_destabilizes_regional_security_Puntland_warns.shtml
  9. Somaliland forces are the most powerful ever, they will karbaash Puntland whose forces are weak right now. And they go months without salary as well as depleted weaponry without spare parts. vs Somaliland has tanks, aircrafts and a navy. Also its stocks include T55 upgraded tank.
  10. The brave forces of Somaliland are just doing what is best for their country.
  11. He should be brought to the King's justice.
  12. oba hiloowlow;892871 wrote: well when the adoption takes place make sure the kids are the same qabiil as the foster parents, kinship is very important! J/k smh
  13. This is the most positive article this secessionist website has ever written of Somalia, and it's because a secessionist is at the centre of it. :eek:
  14. Anti-Federalist is Abdiqassim advisor so maybe part of the HAGuminati Pro-federalist is part of SAHAL organization which is pro-Jubbaland.
  15. But he's former advisor to General Aideed, so why do we care about that , I think people like Abdirazak Haji Hussein speaking out would make more of an impact. But federalism is voluntary, all of these regions that are against it, can opt for a provincial administration.
  16. Also right after that when he started mentioning ports he went with Bosaso first, I think he was going to talk about taxes and how he believed they were holding out while taking from Mogadishu but he took the smart road instead, you can't say two inflammatory things like that
  17. This looks like some good fadhi ku dirir. The debate was the talk of the town, did you finish it Mr Xaaji, I will start now.
  18. Secularism is too progressive for some Somalis, they are not ready for that.
  19. Play with federalism and some of us will make sure this Balkanization theory comes true.
  20. Yes, I understand they were not there, but the Empire will be back soon. Why is this village important? Edit: Border control.
  21. Yes, forewarning of the implications such measures might bring is false.
  22. Why Beled Xaawo, what's there, is the Ethiopian Empire going to rescue the district again?
  23. Che -Guevara;892565 wrote: You are comparing Egypt to Somalia? I'm comparing Islamists.
  24. This is why many Somalis won't allow Islamists to take control, use and abuse our religion for ones own needs.