Abdul

Nomad
  • Content Count

    1,157
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Abdul


  1. Jacaylbaro;753443 wrote:
    Nairobi(HWN) Sarkaal sare oo ka mida ah shaqalaha hay,ada Action Aid ee ka hawlgala degmada Isyalo oo mid ah degmooyinka aad ka ugu dhaw dhaw maglaada Nairobi ayaa waxa lagu dilay sarkaalkani gurigiisa oo ku yaala degmadaasi.

     

    Dilka sarkaalkani ayaa waxa lagu xidhiidhinayaa in ay ka danbeeyeen kooxo dablay ah oo aan la garanayn.

     

    Dhanka kale waxa maalamahanba ka socday deegaankaasi Isyelo dagaalo u dhaxeeya qabaa,ilka wada dega deegankaasi waxaana boqolaal ka mid ah dadka deegaankaasi ay ka qaxeen guryahooda iyagoo magangalyo weydistay 4- xero oo militari oo ku yaala deganka.

     

    Dagaalkani ayaa waxa u dhaxeeyaa dad xoolo dhaqato ah oo wada dega deegaankaasi waxaana uu bilaabmay maalintii sabtidii ee todobaadkan waxaan ilaa sidaasiana waxa sheegay taliyaha ciidanka Isyalow Ausgtiisna Nthumb.

    This was a clash between two tribes living in the same area.


  2. Abokor Omar;753055 wrote:
    I agree god will bless those who chose life over death, peace over war, statehood over criminality, good over bad. Here is to you Somaliland and may your haters never prosper.

    For a moment i was thinking this was from some jewish guy till i got to 'somaliland'.Loooool.


  3. Jacaylbaro;752574 wrote:
    This is what i expected to happen as soon as the Kenyan troops entered Somalia. One of things those who are applauding the action will not like it. Innocent people will be arrested, others will be harassed and others will be gone missing. The Kenyan police will have all the freedom to abuse anyone they think is Somali and even beat them in the middle of the streets.

     

    Mark my words ,,,,,, all these will happen

    I thought you are one of the guys applauding kenya's invasion or did you change your position?