sharma-arke451

Nomads
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sharma-arke451

  1. Xalay waxaa ka dhacay Madaxtooyada Villa Somaliya arin aad loola yaabay oo fajacisa ku noqatay dadkii ku sugnaa Xarunta Madaxtooyada Somaliya, kadib Markii Madaxweynaha Somaliya oo siweyn uga Carooday Shirka ka furmay Magaalada Kismaayo uu Tarmuus shaah ah ku halgaaday ama ku tuuray Raisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon , isagoo waliba canaan xoogan u raaciyay. Ilaalada labada Mas’uul Raisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa soo kala dhex galay gacan ka hadalka dhex Maray Madaxweynaha Somaliya iyo Raisul Wasaaraha Somaliya Saacid. Wararka waxay sheegayaan in Raisul Wasaaraha dhaawac ka soo gaaray Lugta Midig Bowdada oo uu diirka ka dhacay. Madaxweynaha Somaliya oo aad u careysnaa ayaa la sheegay inuu Saacid ku eedeeyay in uu ku guuldareystay wax ka qabashada arimaha Jubboyinka iyo Gedo ee aheyd ujeedadii ugu weyneyd ee loogu dhiibay Xilka Raisul Wasaarenimo , waa sida uu hadalka u dhigaye Madaxweynaha Somaliya. Sidoo kale Madaxweynaha waxuu aflagaadeeyay Raisul Wasaare Saacid oo uu ku sheegay nin Jilicsan oo ku guuldareystay howlahii loo igmaday. Raisul Wasaaraha ayaa lagu soo waramayaa inuu isku dayay inuu qanciyo Madaxweynaha Balse waxaa xaajidi oo dhan dhoobeyay Madaxweynaha Somaliya oo caro xoogan ka qaaday Shirka ka furmay Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan Maxamud Culusow ayaa waxuu ku dhawaaqayay sida wararku sheegayaan ” Kismaayo beel Kenya taageereyso ayaa qabsatay, umana dul qaadaneyno dagaal ayaan ka xinaa, Kismaayo dadka ku shiraya uma dhalan , Dadka Kismaayo u dhashay Muqdisho ayay ila joogaan” Iwm. ” Puntland ayaan qaatiyaan ka taagneyn oo dowlada dhabar jebisay sharcigana ku tumatay, Maamul kale oo carqaladeeya dowladeeyda uma dul qaadanayo, Koonfur kalama qeybsanto ,mana yeeleyno in beelaha qaarkood ku fikiraan Maamul gobaleed” waxaa sidaas yiri Madaxweynaha Somaliya sida ay noogu soo waramayaan Shaqsiyaad goob jooge ahaa. Arimahan foosha xun ee naceybka qabiilka ku saleysan ee ka soo burqanaya Madaxweynaha Somaliya ayaa ah mid sii kala fogeynaya Shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah, waana mid hor seedeysa burbur deg deg ah oo ku yimaado qarinimada iyo midnimada Soomaaliyeed. Dhanka kale Ra’isul Wasaare Saacid ayaa lagu soo waramaya inuu ku dooday in uu ku dadaalay wax ka qabashada iyo is hortaaga Maamulka Jubaland ,balse uu wax ka qaban waayay. Isku soo wada duuboow Madaxweyne Xasan Culusow ayaa waxaa ka dhex qarxay foonkaanadii qabiyaalada iyo Cadaawada aheyd oo Calooshiisa ku jirtay. Hadal haynta ugu badan ee maanta taalo Villa Somaliya ayaa ah dhacdada xalay dhex martay Raisul Wasaare Saacid iyo Madaxweyne Culusow. Waamonews.com Wal cowdatu cala naaqil
  2. maaddeey, maya sxb, ee jidka ayaan soo maray. Haatu, warka wuxuu kubiya shuwani, in dad waqtigiisa galay, no matter what the cause was. Murug aya hareesa qalbiya hoyoyiin, allah haunaxaristo once again. qabri weyn ayaa loo qoday, oo lagu wada aasay,
  3. ina lilahi wa ina ileyhi rajicuun Bas kasoo amba baxay nairobi, caasimada dalka kenya oo usocday gobolka waqooyi bari, magaalada mandera ayaa ku gadoomay mwingi sokodeeda. Waxaa kudhintay ilaa 41 qof, oo ubadnaa arday jaamacad, iyo rikaab kale, oo somali wada ahaa. In kale oo badana weey dhaawacmeen. Waxaa kol dhow lagu aasay mwingi, oo hal qabri oo weyn loo qoday. Cagacagaf ayaa qoday qabriga. Allah yaraxma. Am just past mwingi.
  4. http://youtu.be/mjvr_k1IiEM" frameborder="0" allowfullscreen>
  5. http://youtu.be/6Xtoo-MShpo" frameborder="0" allowfullscreen> Talow juxa iyo ngonge maku jiraan dadkaan,:confused:
  6. Of all the bigotry a brain can bear, killing an innocent is never JUSTIFIED. of equal evil lies in the mind that sees it a victory, even if thousands miles away. allah yaraxmah to gabadha, and condolence to the grieving family
  7. i wonder when a mature nomad differentiates between foreigners. Kenya, ethiopia, djabouti, uganda and burundi all are equally foreighners, and all share a common denominator. To brand some as better than others, is madness by the word.
  8. 1) bodily nourishment and balanced diet feed 2) maintain general healthy environment 3) playing with and giving time 4) training, teaching and coaching 5) advisory and counseling exercises 6) discipline and reward system 7) befriend
  9. Labadii sir ku heshiiso Caad bay u Coloobaan , Isbaheysigi Madaxweyne Culusow iyo Siilaanyo oo burburay kadib Aqoonsigi Mareykanka dowlada federaalka siiraayo-ee-jabuuti Sidaan la wada soconaba waxaa muddoyinkan socday is xulufeysi siyaasadeed oo ka dhaxeeyay Maamulka Somaliland, Maamulka Muqdisho iyo Dowlada Jabuuti, kaasoo ka dhan ahaa ama loogu heshiiyay in lagu wiiqo maamulada qaar ee ka jira dalka Somaliya iyo kuwa haatan wadada ku soo jira ,Sida Maamulka Jubaland. Maamuladan kor ku xusan waxay si bareer ah oo aan gabasho laheyn dagaal siyaasadeed ugu soo qaadeen Maamulka lagu guda jiro ee Jubboyinka, waxayna go’aan ku gaareen inay fashiliyaan oo uu wax talaabo ah qaadin. Sedaxdan Maamul isma rabaan iyaga laftooda ,Laakiin waxay ka siman yihiin Siyaasadaha ku aadan ka hortagida Jubaland iyo carqaladeynta Puntland. Jabuuti Marna ma ogola dowlad rasmiya oo awoodleh oo ka dhalata dalka Somaliya, Maxaa yeelay Jabuuti waxay ku hormartay Burburka Somaliya, si ay ufushato danaheeda Guracan waxay ku awr kacsataa kooxaha nabada xasaasiyada ka qabo ee Muqdisho, iyadoo dhanka kalena heshiis afka baarkiisa ah dhex dhigto Somaliland iyo Maamulka Xamar. Sidoo kale Somaliland waxay isku magacowday dowlad gooni ka ah Somaliya, Iyaduna ma dooneyso in Koonfurta nabad ka dhacdo oo waqooyiga loo aqoonsado Maamul gobaleed. Maamulka Xamar iyagu dowladnimada iyo nidaamka waxay ka door bideen fowda iyo qas aan dhamaad laheyn inuu dalka ku jiro, Maxaa yeelay Maslaxadooda ayay sidaas u arkeen, ileen hadii ay nabad dhacdo iyo cadaalad waa la is xisaabiniye, iyaguna xisaabtanka iyo in dalka cadaalada lagu soo dabaalo oo waxii xooga lagu haystay guri ilaa gobal la isku soo Celiyo waa tan ay ka cararayeene. Hadaba Heshiiska isbaheysiga ee ka dhaxeeyay dhinacyadani ayaa ahaa mid ku saleysan Khiyaali iyo iska ilaali iskuna ilaali. Horey ayaa loo yiri Labadii Sir ku heshiiya Caad bay u Colobaan, Hadaba Aqoonsigii dowlada Mareykanka Aqoonsatay dowlada Federaalka Somaliya ee Madaxweynaha ka yahay Xasan Culusow ayaa waxaa afka furtay Maamulka Somaliland oo sheegay in ay iyagu quseynin isla Markaasina uu saameyn ku yeelaneynin Aqoonsigaasi Maamulkooda , Halka isla Siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ay sheegeen inay dhabar jab ku tahay Arintaasi oo ay cambaareynayaan. Dhanka kale waxaa farxay Saaxiibkood Xasan Culusow Madaxweynaha Somaliya oo Maskaxda ku qortay inuu Yahay Madaxweynaha Sharciga ah ee Saylac, Raascaaseyr ilaa Raskamboni isla Markaasina aysan jirin cid hor istaagi karta. Inkastoo dad badan ay rumeysan yihiin in Aqoonsigan uu wax badan ka badeleynin ama ku soo kordhineynin dowlada taagta daran ee Somaliya hadana waxuu wadna qabad ku noqday Maamulka Somaliland oo haatan ay ka dhex tolatay iyaga iyo Maamulka Muqdisho,Waxayna bilaabeen dagaal siyaasadeed oo ay iskaga moosayaan Madaxweyne Culusow iyo waxii la halmaala. Si kastaba ha ahaatee waxaan ku soo gaba gabeyneyna , Laba is Jecel waax isugu dar ha coloowaane. http://waamonews.com/?p=23557 Waamonews.com This is also another version news, they say.
  10. in my opinion the recognition is will yield more economic burden than welfare development for the common citizens of somalia. The usaid and the world are not friendly institutions that deliver general good, they rather sow debts. Having said that, the hard question is '' ma aqoonsi baa mise wada shaqeyn?? The latter never ceased in play. From the fall of the central government in 1991 upto now the usa was always at large. Aqoonsi is misplaced. Somalia is not a new state
  11. the stolen heart, the unlimited desire for having such a boy, the beauty and the calm feeling, the wonder,......are all symptoms of bla bla,,,,,., aaliyyah inadeero masha allah ayad tahay. And life is always like that. No one always gets what he/she wants, and the funny thing is, you like someone, the someone likes someone else, the else likes some other person,.,,, that is what makes life so beautiful and charming. So sweet
  12. in badan sxb. @ngonge then lucky you juxa. welcome them dearly. it is a nostalgic moment. i say, enjoy it.
  13. ``````At this juncture we have the household, with damage control mechanisms in place. we wish it prospers. hopefully, the next turning point is being blessed with a child. a child is among the biggest blessings a household can ever receive. a child means a new addition to the household treasure, a new life, a challenge, a responsibility, essence of kind, and many more. the arrival of a child will shape the future for good. it will create a binding forever relationship between the spouses. it will deliver a gentleman the tittle of father, and a lady, the tittle of a mother. The highly held prestigious post, ever known to man. the most dearly held person on earth. parents mean the essence of life, a source of living and a reason for happiness and joy. parents are really held high in this life. a child will inherit the meaning of life from the household. this brings us to the integral part the household plays in molding the essence of living in the child, and defining the who in him/her. as we know, people are the product of a grown up children, each acting upon the ideologies taken from home. therein comes the dictator, the innovator, the man of the people, the thinker, and the list is long. the responsibility and the role of the household towards the child, will be our next discussion, insha allah.
  14. Jimce wanaagsan ya jamaacah. Ngonge salan sare
  15. if the claim is really true, the murderer should be executed, and the rapist is to be killed if viewed a muhaarib or is/has married, hadd will apply.
  16. how would the final moments in life be like? some argue that, the good thing about firing squad is that, you know you exit moments.
  17. nuune;909053 wrote: ^^ Seems like you didn't have a family when you posted this thread . We all have familes and friends, unless you are not ready to explore outside your family boundaries, but online, or anything to do with online has being the most connecting method of humanity, you can be based in Fiji, and find your partner in Iceland without the assistance of your family, and seek advise that are totally different from your family's normal ways of thinking. A comment worth a million. nuune, that made my day. :cool: i hate people who pretend. somalee, be yourself. pretence will haunt you forever. hypocrisy in its best.
  18. N.O.R.F;908538 wrote: Saw this a couple of week ago. Football is big money now. So true. to some, it means the essence of life. dad isku dilay darteed, waaba la sheegaayay. :confused:
  19. http://aje.me/Tl5KSq" frameborder="0" allowfullscreen> bal si dheh adi,,,
  20. it would have been better than the latin, i think. haatu, good research.
  21. Aaliyyah;908406 wrote: And, I second Haatu. Stay away from your relatives. Ilaahay dhulkisu wa balaadhanyahay. horaa loo yidhi, feynuus mininkaa ubaahan, minin dadoow lama geeyo. calashaan, inadeerka haduu dhag yahay, maxa kudideee? bal waxaan qabaa, haduu hagaago, waa GUURKA OOGU FIICAN. waa caano iyo biyo, habaryartaa oo sodoh kuu ah, iyo ilmahaada ayeeydood,,, yaaba heli karaa,,,, if only dabci wanaag is an integral component of the mix, it is doable.
  22. Haatu;908329 wrote: Sharma'arke, don't look at a relative like that in the first place LOL haatu, in the first place qaraabo goys aa tahay adi,,,,
  23. Haatu, in the first place, you can fall in love with a relative, in the second place she can be so cute, that,,,, bla bla bla,,,,,, aaliyyah, lakiin wa suale, gormaad afsomaliga saan oodhan ubaratayna? lol. ayeeyo ayaad badisay lafadhigeeda, me thinks.