b-boy

Nomads
  • Content Count

    138
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by b-boy

  1. ^^^ childish prove my statement was wrong instead of calling me a script this is a discussion forum after all:confused:
  2. NASSIR;786871 wrote: B-Boy, Are you a new script? calling me a script won't change the fact that i am just stating the truth!
  3. Ciidan Beeleedyada Aan La Qaramayn Oo La Amray Inay Bishan Ku Soo Xeroodaan Xeryaha Tababarka “Wasiirka Gaashaandhiga, Arimaha gudaha iyo cadaaladu waa inay cayimaan xerooyinkii lagu soo xerayn lahaa, waxaana mushaharka bisha February la siinayaa ciidamada xerooyinkaasi ku soo xerooda oo kaliya” Madaxwaynaha Somalilan http://waaheen.com/?p=30045
  4. Gaacuur;787669 wrote: Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda.. loool thanks for the laugh!
  5. i'm loyal to the state and it's people not Faroole.Puntland was here before Faroole and will be after his term ends!
  6. Dr_Osman;786292 wrote: yo kingy damnnnnnnn this parliament is going to be massive. Look at the construction worker walking inside under the entrance and the height difference between him and front entrance ceiling. i believe that's just the ground floor.The building is planned to be a two story building:cool:
  7. Ataam has returned to Galgala after having fled to Burco in the breakaway region of Somaliland , in October of 2010 this article just confirms Puntlands suspicions of somaliland aiding atam's terrorist group!
  8. good question indeed. also no one ever mentions the natives of Sool who are also on the front lines in Cayn regions fighting their own cousins!
  9. Aaliyyah;786591 wrote: . adiga cidna wax kuma waydinaso. marka orad shaqa yeelo. exactly what i was referring too!!
  10. finally the maakhiris too are back with their maakhir state.this is the best thing that could happen for Puntland another group that have been nothing but trouble for the state and is a major security risk. after 13 years one wonders what exactly these people have contributed to the state other than waiting for payouts in exchange for loyalty!
  11. BTW why do the SSC folks always call anyone who asks a critical question about the state a anti this & anti that?
  12. Aaliyyah;786583 wrote: ^ xaflad lugu so dhoweenayo?? doesnt sound like a fundraising to you? are you kidding yourself. Xaflada lugu so dhowenayo mamulkeena cusub waan ku uruursan karnaa lacag aan ku caawiyo dadkeena waana ku uruursanay alhamdulilah..taasi cid ugama baryano...and you being anti-SSC/khaatumo won't help you in any way..waqtigaaga waxkale gali wa iga talo!!!. like i said i'm not anti SSC but how exactly have these parties contributed to the cause??
  13. xaflad lagu soo dhawaynaayo that does not sound like a fundraiser to me!! seriously though as a supporter of the SSC cause i'm baffled by these endless parties and thought they would end with the decline of the first SSC state but the parties seem to continue with the new khatumo state!
  14. SMH seriously what is wrong with the SSC diaspora throwing parties every chance they get while their people are under attack or under occupation!!
  15. Somalia Report received reports that al-Shabaab and al-Qaeda fighters had left the southern port of Marka earlier this week in 14 small speedboats heading northwards along the coast. Although local skiffs can easily be fueled to transit the Gulf of Aden, the voyage would necessitate stopping to purchase fuel from local communities, where it would be difficult to disguise the identities of the passengers. Al-Shabaab and al-Qaeda members have frequently travelled along with supplies, between Yemen and the Sanaag region. Al-Shabaab is under significant pressure by the Kenyan Defence Forces (KDF) which along with Ethiopian, Ahlus Sunnah wal Jamaah (AS), African Union peacekeepers (AMISOM), and Transitional Federal Government (TFG) troops have formed a loose semicircle arcing from Burgabo to Jowhar, a noose that is rapidly tightening. Resupply flights into the south and seaborne supplies into Kismayo have been blockaded by the KDF and tracked by foreign support elements that include US and French intelligence , as well as offshore navies. An unknown number of wives and children of al-Shabaab fighters are making their own way northward by minibus, fleeing through Jowhar with an expected end destination of Odweyne in Toghdeer, in southern Somaliland. The 80 militants' westward movement to Somaliland may mean they either seek to link up with Shiekh Mohamed Saeed Atam's al-Shabaab-affiliated forces in Galgala or may alternatively join up with their families Faroole's speech was not aimed at the IDPs already camped in PL but the arrivals expected to enter the state in the coming days and weeks!
  16. dont even know why they were given the position in the first place having said that the VP should from one of the involved clans that took part in building PL from the get go starting with the first meetings in the early 90s unlike the SSC folks who were never fully part of PL only certain subclan were ever fully part of the state.PL will gain much more when the the SSC folks establish theyre own admin no more pay outs to their corrupt leaders no more boys from mudug dying in vain for territories allegedly "occupied" no more politicians,elders,officers and hardware running back and forth between Garowe and Hargeisa and the PL troops can finally focus on the internal security rather being on standby at the border since the whole "occupation" is a sham! as for those that blame Faroole the failures of the SSC community the man was not in power when locals welcomed and brought somaliland troops to lasanod and when they finally fully withdraw from PL (not that they ever contributed to the state in any manner) we will see who they blame next!
  17. Bosaso,Jan 02 – Waxgarad kasoo jeeda degmooyinka Caluula iyo Baargaal oo katirsan gobolka Bari ayaa maanta kulan balaaran la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Puntland. Kulanka oo lagu qabtay Guriga Gobolka ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay sugida amaanka iyo sidii bulshada deegaankaasi gacan uga gaysan lahaayeen mashaariic dowladda Puntland ay sheegtay inay ka fulin doonto deegmooyinka Baargaal iyo Caluula. Kulankaan ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax,gudoomiye kuxigeenka gobolka Bari Yuusuf Muumin Bide,Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo katirsan baarlamaanka Puntland,xubno katirsan golaha deegaanka ee degmada Boosaaso iyo Ugaas Axmed Xaaji Faarax oo ka mid ah isimada kasoo jeeda degmada Caluula. Wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo waraysi siiyay warbaahinta Daljir markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa waxaa uu sheegay,kulanka in la isku afgartay dhamaan qodobadii looga hadlay ee ahaa amaanka iyo hormarinta deegaanka. Wasiirka Beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo la weydiiyay qaabka maamulka Puntland uu mashaariic uu uga fulin karo deegaanada Baargaal iyo Caluula xilli siyaasiyiin kasoo jeeda degmooyinkaasi ay ku dhawaaqeen maamul ka madaxbanaan dowladda Puntland ayaa waxaa uu ku jawaabay. "Siyaasiyiinta aniga ayaa ka mid ah oo ugu horeeya raga kasoo jeeda deegaanadaasi,waxaana joogay mudo bil ka badan,shacabka reer Puntland waa u sheegay dadka iyo dhulku inay yihiin Puntland,mana jiraan maamul ka baxsan dowladda Puntland oo ka jira deeganada Caluula iyo Baargaal"ayuu yiri wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo intaasi raaciyay inay jiri karaan wax qabad la'aan deegaanadaasi,bale waxaa uu hoosta ka xariiqay deegaano badan oo ka baxsan laamiga inay ka jirto wax qabad la'aan taasi oo ay ugu wayntahay dowladda oo awood badan aan u lahayn inay *****sho baahiyaha guud ee deegaanada ka baxsan laamiga. duke the development plans for eastern bari are well under way the president himself have busy all week having meetings with elders and business community of the region!
  18. ^^ how come your "national army" have not been able to close the borders for 21 years??
  19. ^^^ don't wish your self inflicted problems on others!!
  20. FreshPrince;771410 wrote: That's right! It's MY LAND. SSC is my LAND and not yours. So don't let me hear you talk about it, clown. yet you have the right to talk about rascaseyr which is his land....the hypocrisy!!
  21. Go’aamadii Kasoo Baxay Shirwaynihii Wadatashiga Beelaha Calbari & Laaso Surad Beesha ........... Waxay isugu timi Shirwayne guud oo Taariikhi ah , Shirkaa oo Qabsoomay 10/3/2011 Dhamaadayna 15/3/2011 Kana Dhacay Degmada Baargaal , Shirkaa Waxaa Ka soo qayb galay Beeldaajaha calbari iyo Dhamaan Salaadiinta iyo nabadoonada , Siyaasiyiinta , Aqoonyahanada , Ganacsatada , Qurbojoogta, Haweenka, Dhalinyarada, iyo ururada Bulshada ee beesha ........... ee Degaamada Calbari iyo Laaso Surad. Kadib markii dhinacyo badan laga eegay dhibaatooyinka ka jira ee ragaadiyay degaamada iyo baahida loo qabo maamul hanta arimahooda Dhaqan dhaqaale , Bulsho , Siyaasadeed,iyo amniba, wadatashi iyo falanqayn dheer kadib waxaa laysku raacay Go’aamada soo socda : In midnimada Puntland lawada ilaaliyo , jiritaankeeduna yahay mid muqudas ah In maamul tayo leh oo wax ku ool ah loo dhiso degaanda Calbari iyo Laasosurad Si ay wax uga qabtaan arimaha dhaqan dhaqaale, siyaasadeed,bulsho,iyo amaanka degaanada. In la dhiso Gobol Ka Kooban 7 degmo iyo 73 tuullo oo Lagu magacaabo Ras Casayr kasoo Loo Gudbiyay 2003 dii maamul Goboleedka Puntland marar badana Lagala hadlay arimahaas . In bulshaweynta degta degaanada calbari iyo laasosurad ka helaan xuquuda ay ku leeyihiin Puntland Ha ahaato arimaha siyaasada , bulshada, sugida amaanka , iyo shaqo siinta . In maamulka Puntland uu dhowro kana fogaado wax allaale wixii khalkhal gelinaya nabadgelyada iyo wada noolaanshaha beelaha walaalaha ah ee wada degan degaanka sida degmada baargaal. In degmooyinka Baargaal iyo Caluule ay ka tirsanyihiin 96 dii degmo ee ka jiray Soomaaliya burburka ka hor islamarkaana laga aqoonsanyahay dawlada Soomaaliya iyo Puntlandba, ilaalinta Xudduudahooduna ay yihiin arrin muqaddas ah oo aan gorgortan lahayn. in Guud ahaan ummadda soomaaliyeed ay ku noolaato nabad iyo walaalnimo si loo soo celiyo karaamadii iyo qaranimadii Soomaaliya, lana joojiyo colaadaha ka aloosan soomaaliya , wixii khilaaf ahna lagu dhameeyo isfahan iyo wadahadal .In la joojiyo dagaalada ka dhexeeya beelaha walaalaha ee wada dega Puntland , Khilaafka jirana lagu dhameeyo si nabadgalyo ah oo daacadnimo iyo cadaalad ku dhisan In laga hortago lana joojiyo dilalka qorshaysan ee ka taagan magaalooyinka waawayn ee degaanada Puntland sida Galkacayo iyo Boosaaso. In lago hortago lalana dagaalamo dhamaan burcadbadeeda noocay tahayba iyo meelay joogtaba In laga hortago lalana dagaalamo maraakiibta xaalufisa badaha kuwaas oo sida sharcidarada ah u xaalufisa badaha kuna andacooda inay haystaan sharciyo balse been abuur ah. In la joojiyo Xaalufinta degaanada sida dhirta iyo dabargoynta ugaarta. In la joojiyo wasakhaynta bad iyo bariba lagu hayo degaanada Soomaaliya. Waxaanu Ka codsanaynaa Hay’adaha Dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn inay nagala qaybqaataan dib u dhiska iyo horumarinta degaankan la illaaway ee u baahan kaalmo degdeg ah waxaana diyaar u nahay in aanu sugno nabadgalyadooda iyo hantidooda . waxaanu ka codsanaynaa Dawlada Puntland , Hay’adaha caalamiga , sida UN , Jaamacada Carabta , EU , AU , iyo ururada islaamka inay ka qaybqaataan abaaraha ka taagan Soomaaliya gaar ahaan degaanada Ras Casayr. Waxaanu soo dhawaynaynaa ciddii Danaynaysa inay maalgashato Degaanka Waxaanu Ku boorinaynaa Qurbo joogta degaamadan u dhashay inay ka qayb Qaataan dhismaha maamulka , dib u dhiska iyo horumarinta degaamadan kor ku soo xusnay . baargaal.net
  22. ^^^ somalia..majority of the SSC never was part of or supported PL bro!! so let them go bro