OdaySomali

Nomads
  • Content Count

    2,209
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by OdaySomali

  1. Wouldn't it be great if they could talk without the bloody amxaars and resolve their conflict.
  2. Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadin ka dhex wada maamulada Somaliland iyo Puntland Wargeysa Todobaadlaha ah ee ka soo baxa Magaalada Addis Ababa ayaa qoray warbixin dheer oo uu ka diyaariyay wada hadalo ay Dowlada Itoobiya ka dhex wado labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo muran dhanka xuduuda ah ka dhex taagan yahay wixii ka dambeeyay 15-10-2008. Wargeysku waxa uu xusay in wada hadala ay yihiin kuwo la xidhiidha sidii xal looga gadhi lahaa khilaaf xaduudeedka u dhaxeeya labadaa maamul ,waxaana laguw adaa ayuu yidhi wargeysku in todobaadyada soo socda arintaas ay labada maamul ka wada hadlaan iyadoo dhex dhexaadin ahaan ay kulankooda goob joog uga noqon doonto Dowlada Itoobiya mas’uuliyiin matalaya. Dhanka kale wargeyska Barajeder oo soo xiganaya qunsulka u fadhiya Itoobiya Somaliland oo lagu magacabao Berhanu Tesfaye ayaa sheegay in xukuumadoodu ay isku howleyso sidii xal looga gaadhi lahaa qadiyada ka dhex aloosan labada maamul sidoo alena ay u jeedisay labada dhinac hadalo talo ah oo la xidhiidha in ay yareeyaan khilaafka jira . Berhanu Tesfaye waxa uuintaa raaciyay in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska qaateen in wada hadalkoodu ka dhoco magaalada Addis Ababa hadana uu jiro diyaar garow arintaa loogu sii gogol xaadhayo wuxuuna yidhi isaga oo arintaa ka hadlaya “ Itoobiya waxa ay jeceshahay xasiloonida Gobolka waxayna ka shaqeynasaa sidii labada dhinac ay xal uga gaadhi lahayeen khilaafkooda ayna isku soo hor fadhiistaan miiska wada hadalka halka wada hadalkaa lagu xalin lahaa xasrad iyo colaad hurin” Waxa u sidoo kale yidhi “ Somaliland iyo Puntland waxa ay kalsooni weyn siiyaan dadaalka dhex dhexaadinta ee ay Dowlada Itoobiya ka dhex sameynayso taasina waxaa lagu tirinayaa in ay ka timid xidhiidhka dhow ee labada maamulba la wadaagaan Itoobiya”. Khilaafka ka dhex taagan labada Maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa soo xoogeystay wixii ka dambeeyay 15-10-2008 xiligaa oo maamulka Somaliland uu gacanta ku dhigay caasimad goboleedka Sool ee Laascaanood iyo degmooyin kale oo isla Gobolkaa ka tirsan ,sidoo kale waxa ay xiisadaha caynkaas ah mar kale sare usoo kaceen khilaaf beeleedkii ka dhashay Deegaanka Kalshaale.
  3. Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadin ka dhex wada maamulada Somaliland iyo Puntland Wargeysa Todobaadlaha ah ee ka soo baxa Magaalada Addis Ababa ayaa qoray warbixin dheer oo uu ka diyaariyay wada hadalo ay Dowlada Itoobiya ka dhex wado labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo muran dhanka xuduuda ah ka dhex taagan yahay wixii ka dambeeyay 15-10-2008. Wargeysku waxa uu xusay in wada hadala ay yihiin kuwo la xidhiidha sidii xal looga gadhi lahaa khilaaf xaduudeedka u dhaxeeya labadaa maamul ,waxaana laguw adaa ayuu yidhi wargeysku in todobaadyada soo socda arintaas ay labada maamul ka wada hadlaan iyadoo dhex dhexaadin ahaan ay kulankooda goob joog uga noqon doonto Dowlada Itoobiya mas’uuliyiin matalaya. Dhanka kale wargeyska Barajeder oo soo xiganaya qunsulka u fadhiya Itoobiya Somaliland oo lagu magacabao Berhanu Tesfaye ayaa sheegay in xukuumadoodu ay isku howleyso sidii xal looga gaadhi lahaa qadiyada ka dhex aloosan labada maamul sidoo alena ay u jeedisay labada dhinac hadalo talo ah oo la xidhiidha in ay yareeyaan khilaafka jira . Berhanu Tesfaye waxa uuintaa raaciyay in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska qaateen in wada hadalkoodu ka dhoco magaalada Addis Ababa hadana uu jiro diyaar garow arintaa loogu sii gogol xaadhayo wuxuuna yidhi isaga oo arintaa ka hadlaya “ Itoobiya waxa ay jeceshahay xasiloonida Gobolka waxayna ka shaqeynasaa sidii labada dhinac ay xal uga gaadhi lahayeen khilaafkooda ayna isku soo hor fadhiistaan miiska wada hadalka halka wada hadalkaa lagu xalin lahaa xasrad iyo colaad hurin” Waxa u sidoo kale yidhi “ Somaliland iyo Puntland waxa ay kalsooni weyn siiyaan dadaalka dhex dhexaadinta ee ay Dowlada Itoobiya ka dhex sameynayso taasina waxaa lagu tirinayaa in ay ka timid xidhiidhka dhow ee labada maamulba la wadaagaan Itoobiya”. Khilaafka ka dhex taagan labada Maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa soo xoogeystay wixii ka dambeeyay 15-10-2008 xiligaa oo maamulka Somaliland uu gacanta ku dhigay caasimad goboleedka Sool ee Laascaanood iyo degmooyin kale oo isla Gobolkaa ka tirsan ,sidoo kale waxa ay xiisadaha caynkaas ah mar kale sare usoo kaceen khilaaf beeleedkii ka dhashay Deegaanka Kalshaale.
  4. "Taliyaha guud ee malatariga Sland" speaks about the conflict: http://saraarnews.com/?p=7844 http://www.togaherer.com/wp-content/uploads/2011/05/Nuux-Taani.mp3 Similar to what Pland were saying about SSC.
  5. "Taliyaha guud ee malatariga Sland" speaks about the conflict: http://saraarnews.com/?p=7844 http://www.togaherer.com/wp-content/uploads/2011/05/Nuux-Taani.mp3 Similar to what Pland were saying about SSC.
  6. AfricaOwn;725099 wrote: i hate coke. I think that sh!t poison. YES! I am meeting more and more coke-haters. iTS a filthy drink that tastes like Sh*t, burns your mouth and gives you hickupps lol. I never understand what ay people ku falaan. GO FANTA, DR PEPPER !! lol
  7. Manshallah. Modern looking plant from the outside and hopefully this will create some jobs for the locals. --- This reminds me of a documentary about Coke factories in latin america that I watched. They treat their employees terrible and create unbelieve amounts of pollution in the local environment; not mentioning the high amounts of water this plant will need in this water scarce region. So somewhat of a mixed blessing...
  8. Now i'm confused. Is the conflict between Pland-Sland or Sland-SSC ? I think Pland is playing a clever game here...
  9. Leezu;724682 wrote: Qabiil is a disease that only the Westernized Somalis can fix in the future They themselves are also not short of the qabyaalad. By westernised if you mean those young Somalis who don't speak Somali and know very little about the culture etc. then perhaps yes.
  10. AUN --- Ragah Omaar did a report on the Somali gang issues in the U.K.
  11. Cool thread. Keep it going :cool:
  12. Somalina;723881 wrote: Instead of burning down Somali businesses why don't they start their own businesses. Xaasidnimo. Somalis should start a 'Somali defence league' or at least a security company for their little shops. Rapid responde team will handle them niggaz Somali style :cool:
  13. Saalax;723837 wrote: Alla ha uu sahlo. Somalina;723881 wrote: May Allah save our people living in South Africa. Amiin.
  14. A_Khadar;723882 wrote: In the mix of all these, news surfaced from the city that most somalis populated in the USA, Minneapolis. Law enforcements and public health officials are investigating and collecting these products from some of the somali owned shops that sell these products. <o:p</o Health officials are investigating reports that these products contain high level of Mercury which may have some to do with the children autism that is very high with Somali children in MN. This is "Waxaa lalahaa" <o:p</o Color coding is getting more interesting... <o:p</o Interesting indeed...
  15. Waa halkuu timacade yiri Somaalay "dadka kama yaraateene, ways dabarjaraysaane".
  16. Dhanbaal, Ciidamada SSC ee kusugan deegaamada Nugaasha ayaa caawa fiidkii dagaalku sooqaaday ceedamada Somaliland ee jooga jiida hore ee tuulada Gambadhe ciidamadda SSC ayaa beryahan gurmad uga iimaanayay dhinaca Hawdka waxayna kusoo qulqulayeen deegaamada ay hawgalka kawadaan ciidamadda SSC ee uu hogaaminayo ku xigeenka HMB SSC Col. Cali Hasan Ahmed ( Sabarey). Dagaalkan ayaa weerarkiisa waxaa lahaa ciidamadda SSC waxayna khasaare ugaysteen ciidamada soomaliland ee kusugnaa Deegaanka Gambadhe waxaana magaalada Laascaanood lasoo gaadhsiiyay labo nin oo dhaawac ah kanatirsan ciidamada Somaliland ee halkaasi kusugnaa, sidoo kale waxaan wax wara laga hayn ciidamada SSC waxa iyaga dhinacooda soogaadhay waxayna shegeen hogaamiyayaasha SSC inay wakhtigan xaadirka ay kusugan yihiin deegaankaasi Gambadhe oo ay iyagu gacanta ku hayaan. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa kusugan wafti ay soo direen Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade islamarkaana shirarkaladuwan lagalayey dadka reer Laascaanood shirarkaa oo macnahoodu yahay sidii lookala furfurilahaa midnimada reer Laascaanood ama umada SSC, magaalada Laascaanood ayaa hada waxaa dhexmaraya ciidamo gurmad ah oo military iyo tikniko Somaliland ah. Wixii warar ee kasoo kordha dagaaladaasi kalasoco shabakada dhanbaal.com oo idinka haqabtiridoonta wixii warara. Ciidamada SSC ee Aaga Tukoraq oo la wareegay Tuulada Ganbadhe. - Horufadhi Waxaa dagaal xoogani saacado ka hor ka dhacay tuulada Ganbadhe oo dhanka bari 35km ka kaga aadan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ciidamo uu hogaaminayey Hogaamiye ku xigeenka SSC Col: Ali Sabarey oo doonayey inay deegaankooda yimaadan ayaa waxaa dagaal kala horyimid maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa halkaas. Wararku waxay sheegayaan in hal dhimasho ah iyo labo dhaawac ah ay dhanka SNM soo gaadheen, halka ciidamada SSC aan la sheegin wax soo gaadhay. Mar aan isku deynay inaan la xidhiidhno Hogaamiye ku xigeenka SSC waa noo suurageli weydey. Waxaase magaalada Laascaanood la soo gaadhsiiyey dhaawac ka tirsan maleeshiyaadka SNM. Wararku waxay xaqiijinayaan in Tuulada ay la wareegeen ciidamada SSC, walow war hada na soo gadhay uu sheegayo inay joogaan dhanka bar Kaantarool oo dhanka bariga ah. "Maleeshiyada Puntland oo weerar gaadmo ku soo qaaday ciidanka qaranka, dhirbaaxo kululna kala kulmay"::: http://www.berberanews.com/2011/05/27/maleeshiyada-puntlnad-oo-weerar-gaamdo-ah-ku-soo-qaaday-ciidanka-qaranka-dhirbaaxo-kululnka-kala-kulmay/ .jn
  17. We should raise more awareness of this. It is being called 'the silent genocide' [in the above video] in South Africa as Somalis are targeted and murdered.
  18. 700 Somalis were murdered in South Africa between 2002-2010. A short report be warned, graphic images ^
  19. It is not neccessarily about features as such. It seems that for these people it is not about beauty as such but about who they are. Even if a women doesn't have the 'ideal features', she is still a beautiful creation of Allah swt and for people to say or for the woman herself to believe that she is less worthy than the other creation of Allah is just wrong. Like someone said before, people will put you down if you let yourself down. Beauty is subjective but humans are equal.
  20. Allah made everyone into different colours and races. It really shouldn't even be a topic for discussion. You are who Allah made you, accept it and stop crying would be my message to those women. If they want to do something about what the media is pushing and/or the prevailing cultural ideals being pushed by certain groups of society go ahead. African people, that is those from Africa, tend to have less of an issue with their identity, their colour, their hair and so forth. If they feel they are too black to be beautiful in a white country they can move to Africa; problem solved.
  21. Politically there does need to be a better leadership and strategy no doubt. Media, resources and diplomacy will all play a decisive role if Somalis are to win. If they want to win they can but it is all about strategy.
  22. Politically speaking, could the somalis not use the fact that there is oil and gas in their regions to their favour. I do see some parallels with South Sudan. They should have allowed the chinese to invest in their regions so as to 'alarm' the West and since Zenawi was playing the west off agains the chinese this was simply a card handed to them. After the chinese invested they then, like the south sudanse, should have mobilised massively for independence in terms of media, politics and military actions. The west would have wanted to thwart chinese investments by 'engaging' the Somalis/ONLF; though this was complicated by the fact that Ethiopia has been pro-west for centuries. Am I getting ahead of myself or could this have been a potentially successful strategy; after all it did work in South Sudan and Oil, it seems, is the kingmaker, from south-sudan to Benghazi. Any thoughts on this?