OdaySomali

Nomads
  • Content Count

    2,209
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by OdaySomali

  1. BBC - http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-13625609 Burundian peacekeepers deployed to Mogadishu in 2007 Continue reading the main story Burundian soldiers serving with the African Union peace force in Somalia have told the BBC they have not been paid since January.The five months of arrears total an estimated $20m (£12m) for the nearly 4,000 Burundian peacekeepers. Burundi's army spokesman Col Gaspard Baratuza said the African Union had paid the money into the Bank of the Republic of Burundi.But he said the central bank had not disbursed the salaries to the soldiers. 'Serving our nation' The African Union pays the Burundian soldiers, who make up the 9,000-strong Amisom peace force battling Islamist militants in the Somali capital, Mogadishu, slightly more than $1,000 each every month. The BBC's Prime Ndikumagenge in the Burundian capital Bujumbura says the salaries are not paid in Somalia, but directly into their accounts through Burundi's central bank so the soldiers' families can access the money more easily. "Now our families think we get the money and hide it from them” Two soldiers, requesting anonymity as they are not allowed to discuss army issues publicly, told the BBC the situation was not sustainable."The Amisom force commander from Uganda has told us that the money is being paid on a monthly basis. But in Burundi we do not know where the money is going," one of them told the BBC's Network Africa programme. They said some soldiers believe the money has been diverted by the government to serve other purposes before being paid to them. "In short we do not want to be used as commercial objects. We are serving the name of our nation; let it serve ours by paying us on a monthly basis as this has to be," he said. Col Baratuza, who in an interview with the BBC's Great Lakes Service in April had promised the arrears would be paid that month, said on Wednesday evening the problem would be sorted out soon. The AU force in Somalia deployed to Mogadishu in 2007 to back the weak interim government. Somalia has been racked by constant war for more than 20 years - its last functioning national government was toppled in 1991.
  2. Gaalkacyo-hobyonet)Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta ahna afhayeenka maamulka galmudug axmed maxamuud xasan (axmed baasto) ayaa ugu baaqay maamulada puntland iyo somaliland iney joojiyaan dagaalada u dhexeeya. Axmed baasto oo u wararmayey warbaahinta gudaha ayaa sheegay iney ka xunyihiin dagaalada kasoo cusboonaaday tukaraq islamarkaana ay ugu baaqayaan iney xabada si sharuud la,aan ah ku joojiyaan maamulada puntland iyo somaliland, ayna fiiriyaan waxa ay maslaxadu ku jirto maadaama buu yiri laga daalay dagaal sokeeye mudo 20sano ah. Dhinaca kale afhayeenka Maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay dhinacyada Soomaalida iney ka qeyb galaan shirka 12 june lafilayo inoo ka dhaco magaalada muqdisho,isagoo sheegay in looga baahan yahay maamulada dalka kajira iney ka fakaraan xalka soomaaliya. Ugu danbeyn afhayeenka ayaa sheegay in ergo ka socota Maamulka Galmudug ay tagi doonaan shirka 12 June lagu wado inuu ka furmo magaalada muqdisho.
  3. Al~Shabab flag being taken down!!
  4. Aaliyyah;725255 wrote: ^ lol I skipped answering his question on purpose. How devious of you :eek::D
  5. Mahadsanid The Zack for the clear explanation and analysis.
  6. I think paying taxes is fine but more than that politics and business should not be mixed and we have done well to keep keep our private sector just that. There is a danger that we will see the politicisation of business which will be of no benefit.
  7. I suppose so sxb but I don't think the Pland initiative is exclusively concerned with SSC. From what I understood the Pland gov. is saying the the bus. comm. need to pay their taxes + more if possible to support the government in the many security operations. ”Ganacsatada waxaa jira howlo,halkaan buurihi waa la degay,Sool waad aragteen,Mudug waxbaa ka jira, kuwa kalena halkan wax bay ka baaqeen.Ganacsatadu waa laf dhabarka dalka oo maalin weliba dalka ayaa loo dhinta,idinka shaqeysanaayo oo ku jira guryaha waad cabataan.marka waxaan idin soo jeedinaaya Ganacsatooy dalka xaaladiisa ka war haya”,
  8. So is AllSSC interpretation the correct interpretation of the events?
  9. Here is Allssc's take on it: Budhcadii Faroole Oo Dagaalkii Mujaahidiinta SSC SNM-ta kula Galeen Aaga Gambadhe ku Lacag Uruursanaya. Wararka naga soo gaadhayaa magaalada boosaaso ayaa sheegeya in budhacada ku hadhey maamulkii la odhanjirey Puntland ay maanta ku dhawaaqeen iney sameynayaa gudi ganacsatada boosaaso lacag lagu sheegey in Puntland ay i ku difaaceyso gobalka sool. Arintaa oo dadkii maqley aad ula yaabeen, sababtoo ah iyadoo la wadaa ogaa in isla maamulkaa ”Puntland” uu u hibeeyey gobalka sool cid kasta oo damacda iney xoreysana lugaha u qabanay iyaga iyo kuwo dh******te sheegta oon marnaba ogaleyn in dh*******te taladiisa gacantiisa kula soo noqdo iyagoo u arka ineysan noolaankarin hadii aan qabiil kale u talin. Gudiga uu magaacabey maamulka budhcad badeeda ee puntland ayaa la sheegey iney ka shaqaynayaan sidii ganacsato aan waxba ogeyn shilimaadka uga furan lahaayeen dabadeed ugu qayili lahaayeey ayaa kala ah. Wasiirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Jaamac Gudoomiye Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Gen Cabdulahi Axmed Jaamac Ilka Jiir Ninka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Eng Saciid Maxamed Raage Ka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Xasan Faarax Jaamac iyo sarkaal katirsan laamaha amniga ee Puntland, oon magaciisa la cadeyn. Nimankan ayaa sheegay in dowladda ay maalinta bari ay isugu yeeri doonto 34-xubnood oo katirsan ganacsatada Puntland kuwaasi oo uu sheegay inay la kulmi doonaan wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland inkastoo uusan si rasmi ah u sheegin waxa kulankaasi ay la qaadanayaan ganacsatada looga hadli doono. Waxaa uu ugu dambeyntii sheegay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland in dowladda ay u baahantahay taagerada ganacsatada ee difaaca Puntland, isagoona sheegay inay jiraan canshuur ay bixiyaan ganacsatada taasi oo uu sheegay inay dowladda ay ku bixiso mushaarka ciidamada oo uu sheegay inay u joogaan jiidaha gobolka Sool sidii ay u difaaci lahaayeen shacabka iyo dadwaynaha Puntland. Cismaan Qandala. Garoowe,Boosaaso. Allssc.com
  10. A_Khadar;725190 wrote: What are you going to say after you signed in as XX... loool XX sas ayuu kugu reebay mas tidhi
  11. haye Somalina, after Tiicey who else's on your list ?
  12. That was certainly an interesting read and much went on in that article. Lots of emotive language. Lots of vilifying. Lots of hyperbole. Lots of artificial facts and few convincing points. In terms of achieving what I presume were his aims, the author, typically, assumed completely the wrong strategy. It'll be applauded by the opposition, apposed by the proposition and the status quo shall continue.
  13. TBH, for you to fully understand the sentence you have quoted, you need to read my earlier posts, particularly the one's in which I explained my viewpoint and I reffered to my previous views before I 'refined' those views. Make of it what you will.
  14. bilan;725145 wrote: lol, Talexi just want you to continue to be pretending to be neutral oday, Laakiin hadaan sax u xasuusato, maaha aniga iyo Aaliyah dadka ku gartay, war heedhe liisku waa dheer yahay, marka naga daa is yeelyeelka, you are not neutral person. loool the only issue is that for some people 'SSC at all times' = Neutral I have refined my position to be pro peace for all Somali people. I am officially, though self-declared I may be, though mucaarid I may have, neutral. I will leave the rest to argue for against their 'camps' Your interpretation of 'neutral' may differ to mine though, that's the only catch.
  15. bilan;725138 wrote: since the day he said people of LA are pro Somaliland. Nice to meet you too Bilan. Remind me when did I say that... I said that some might be (if I remember correctly, of which i'm positively confident) and I do think that that is the case. I'm not just going to say what you'd like to be the case/ me to say that 150% are against Somaliland and not even 0.0001% if for loool It seems dhehaagu/dhegihiinu waxay u nugulyihiin waxaay jecelyihiin abaayo.
  16. ^ loool Oo hablaha why iigu diidaysaa yaa Taleexi, Ha isoogakay sheekeeyaan ee let them be
  17. Wasiirka Ganacsiga Puntland:Ganacsatooy dalka xaaladiisa ka war haya Wasiirka Ganacisga iyo Warshadaha Puntland Mudane Xassan Faarax Jaamac ayaa ugu baaqay ganacsatada Puntland in ay ka shaqeeyaan nabadgalyada isla markaana gacan siiyaan Dowlada. Isagoo khudbad ka jeedinaayay munaasabad ka dhacdey Xarunta rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ee magaalada Bosaaso ayuu sheegay in Dowlada Puntland ay magacawday guddi la magacbaxay difaaca iyo dhaqaalaha Puntland,guddigaas oo xubno ka yihin Wasiirada kala ah; Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka Badda Eng.Siciid Maxamed Raage Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada Xassan Faarax Jaamac Wasiirka arimaha gudaha C/laahi Axmed Jaamac ‘Ilkajiir’ Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Shire Wasaaradda amniga Sarkaal sare oo ka tirsan Booliska ”Ganacsatada waxaa jira howlo,halkaan buurihi waa la degay,Sool waad aragteen,Mudug waxbaa ka jira kuwa kalena halkan wax bay ka baaqeen.Ganacsatadu waa laf dhabarka dalka oo maalin weliba dalka ayaa loo dhinta,idinka shaqeysanaayo oo ku jira guryaha waad cabataan.marka waxaan idin soo jeedinaaya Ganacsatooy dalka xaaladiisa ka war haya”,ayuu yiri isagoo tilmaamay in Ganacsatadu ay ku marmarsiyoodaan in ay canshuurta bixiyaan balse aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin ganacsigooda. Wasiirka Ganacsiga ayaa xusey in ay casumeen 34-kamid ah ganacsatada kuwaas oo tegi doona Xafiiska Wasiirka dekaddaha iyo Gaadiidka Badda halkaas oo ay kula kulmi doonaan Wasiir Siciid Maxamed Raage. Sanadkii lasoo dhaafay ayay ahayd markii Dowlada Puntland ay ka codsatay ganacsatada in ay ka caawiyaan dagaalka ay kula jiraan xoogaga Attam,balse waxaa kasoo horjeestay dalabkaas ganacsatadii la kulantay Dowlada oo uu hogaaminaayay Madaxweyne kuxigeenka Gen.C/samad Cali Shire.
  18. Puntland oo Gudi U saartay Difaaca iyo Dhaqaalaha Dawlada Caalami.com Dowladda Puntland ayaa maanta sheegtay inay magacwaday gudi ka kooban difaaca iyo dhaqaalaha Puntland kuwaasi oo isugu jirta wasiiro iyo saraakiil katirsan maamulka Puntland. Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Xasan Faarax oo maanta ka hadlay munaabsad ka dhacday magaalada Boosaaso,ayaa waxaa uu sheegay inay jiraan dhibaatooyin soo food saartay maamulka Puntland oo ay ka mid tahay dagaalka buuraha Galgala,xaalado soo foodsaartay gobolada Sool iyo Mudug,waxaana uu sheegay sidaasi darteed in ganacsatada Puntland looga baahanyahay inay u istaagaan sidii ay taageero balaaran ay u siiin lahaayeen maamulka Puntland. Waxaa uu sheegay wasiirka ganacsiga Puntland in gudiga ay dowladda Puntland u xilsaartay arimaha difaaca iyo dhaqaalaha Puntland inay kala yihiin: Wasiirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Jaamac Gudoomiye Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Gen Cabdulahi Axmed Jaamac Ilka Jiir Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Eng Saciid Maxamed Raage Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Xasan Faarax Jaamac iyo sarkaal katirsan laamaha amniga ee dowladda Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda ay maalinta bari ay isugu yeeri doonto 34-xubnood oo katirsan ganacsatada Puntland kuwaasi oo uu sheegay inay la kulmi doonaan wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland inkastoo uusan si rasmi ah u sheegin waxa kulankaasi ay la qaadanayaan ganacsatada looga hadli doono. Waxaa uu ugu dambeyntii sheegay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland in dowladda ay u baahantahay taagerada ganacsatada ee difaaca Puntland,isagoona sheegay inay jiraan canshuur ay bixiyaan ganacsatada taasi oo uu sheegay inay dowladda ay ku bixiso mushaarka ciidamada oo uu sheegay inay u joogaan sidii ay u difaaci lahaayeen shacabka iyo dadwaynaha Puntland.
  19. Aaliyyah;725120 wrote: OdeySomali lol why from your posts I have the feeling you are odeySomaliland lol, no hard feelings. Just an observation And, amxaaro funds both pl and SL..and the ethiopians simply cant risk conflicts btw those two marka dhagta intay so qabato ayeey waxay xabashi rabto adacayaan! it is all politics lol.. Why else do you think PL turned their back on SSC?? even though they had history together...simply xabashi is playing the chess pieces and putting PL and SL where it wants when it wants..neither group really have a say in anything! salaam I'm not so sure about everything that you have said. I would have thought they couldn't care whether they fight each other or not. Can you explain to me "the ethiopians simply cant risk conflicts btw those two". As for Pland support for SSC. I think they are trying to play a clever game as I said before, or they are just tryna stay out of it possibly?
  20. Saraakiil iyo Ciidamo Ka Tirsan Dawlada Puntland oo La Geeyay Jiida Hore Caalami.com Waxaa barqanimada Maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa meelo hoosyimaada Ganbara & Tukaraq oo kawada tirsan gobolka Sool ee Puntland halkaas oo ay shalay ka dheceen dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamo ka kala tirsan Puntland & Somaliland kuwaas oo xalay maqribkii isla tagay deegaanka Ganbara ee gobolka Sool oo ku dhow magaalada Laascaanood halkaas oo la geeyey ciidanka Somaliland oo markii hore qabsaday Tukaraq. Dhaqdhaqaaqyadan ciidan waxaa qeyb ka ah gurmadyo xoogleh oo ka yimid meelo kamid ah gobolada Puntland gaar ahaana tuka Sugurre oo katirsna Galgala halkaas oo ay ka yimaadeen ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Puntland oo dhawaanahanba kusugnaa halkaas oo ay kula dagaalamayeen malayshiyaadka uu hogaamiyo Maxamed Siciid Atam oo Puntland ku eedaysay inuu xiriir la leeyahay Alshabaab & Somaliland. Ciidankan ka yimid togga sugurre oo xalay saq dhexe ilaa saaka waaberigii ka gudbay tukaraq waxaa horkacayey Abaanduulaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland Gol.Goranyo Cowl waxaana kamid ahaa saraakiil caan ku ah jiidaha dagaalka & ka qeybgalka dagaalada guulaha dhaliya ee dhulka Puntland lagu difaacayo. Sidoo kalena Somaliland ayaa saaka iyana aaga Gambare ka wada dhaqdhaqaaq xoogleh, Waxaana saaka xiran isku socodkii ganacsiga,Gaadiidka & dadka ee Somaliland & Puntland oo ahaa mid joogto ahaa, waxaana jira dad ku xaniban magaalada Laascaanood oo ay Somaliland ka hor istaagtay inay u gudbaan dhanka Puntland, waxaana saacad kasta dhici kara dagaalo & hujuumyo dhinacyada dhexmara.
  21. Saraakiil iyo Ciidamo Ka Tirsan Dawlada Puntland oo La Geeyay Jiida Hore Caalami.com Waxaa barqanimada Maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa meelo hoosyimaada Ganbara & Tukaraq oo kawada tirsan gobolka Sool ee Puntland halkaas oo ay shalay ka dheceen dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamo ka kala tirsan Puntland & Somaliland kuwaas oo xalay maqribkii isla tagay deegaanka Ganbara ee gobolka Sool oo ku dhow magaalada Laascaanood halkaas oo la geeyey ciidanka Somaliland oo markii hore qabsaday Tukaraq. Dhaqdhaqaaqyadan ciidan waxaa qeyb ka ah gurmadyo xoogleh oo ka yimid meelo kamid ah gobolada Puntland gaar ahaana tuka Sugurre oo katirsna Galgala halkaas oo ay ka yimaadeen ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Puntland oo dhawaanahanba kusugnaa halkaas oo ay kula dagaalamayeen malayshiyaadka uu hogaamiyo Maxamed Siciid Atam oo Puntland ku eedaysay inuu xiriir la leeyahay Alshabaab & Somaliland. Ciidankan ka yimid togga sugurre oo xalay saq dhexe ilaa saaka waaberigii ka gudbay tukaraq waxaa horkacayey Abaanduulaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland Gol.Goranyo Cowl waxaana kamid ahaa saraakiil caan ku ah jiidaha dagaalka & ka qeybgalka dagaalada guulaha dhaliya ee dhulka Puntland lagu difaacayo. Sidoo kalena Somaliland ayaa saaka iyana aaga Gambare ka wada dhaqdhaqaaq xoogleh, Waxaana saaka xiran isku socodkii ganacsiga,Gaadiidka & dadka ee Somaliland & Puntland oo ahaa mid joogto ahaa, waxaana jira dad ku xaniban magaalada Laascaanood oo ay Somaliland ka hor istaagtay inay u gudbaan dhanka Puntland, waxaana saacad kasta dhici kara dagaalo & hujuumyo dhinacyada dhexmara.
  22. They are still going to Yemen despite all that is going on there.
  23. GENEVA (BNO NEWS) -- At least 14 people have been killed while a smuggler's boat carrying more than 100 people tried to travel the Gulf of Aden for a two-day journey from Somalia to Yemen, the UN Refugee Agency (UNHCR) said on Tuesday. The agency said a smuggler's boat carrying approximately 115 passengers set sail from Bosasso, Puntland in northern Somalia on early Sunday morning. They were attempting to illegally reach Yemen. According to the survivors, ten Ethiopians suffocated en-route to Yemen when the smugglers crammed and confined 25 people to the engine room which had no ventilation. It happened about seven hours after the boat's departure, and the victims were later thrown into the sea. Four more people died in the sea when the smugglers, fearing detection by the Yemeni Navy, forced all the remaining passengers to disembark from the boat. It happened too far from the coast, causing some of the exhausted passengers to drown in the rough sea. "We condemn the unscrupulous and inhumane treatment of refugees and others who are desperately seeking to flee the violence, human rights abuses and seriously debilitating life options in the Horn of Africa," said Erika Feller, the UNHCR Assistant High Commissioner for Protection. "We have witnessed similar, isolated, individual incidents before – but never on such scale. This speaks volumes about the smugglers' utter disregard for human life." As of Tuesday morning, the Yemeni Society for Humanitarian Solidarity had recovered one male and one female body. They were buried hours later at the local cemetery near Al Hamra. The 101 survivors, mostly Ethiopians, were transferred to Ahwar Reception Centre for care and recovery. According to UNHCR, at least 108 people are known to have drowned or fallen victim to risky crossings on the Gulf of Aden since the beginning of the year. In 2010 this number was only 15. More than 9,000 Somalis and 27,000 Ethiopians have arrived in Yemen by boat so far this year.
  24. Wouldn't it be great if they could talk without the bloody amxaar and resolve their conflict.