Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. The best news JB has thus far copy-pasted. Thanks.
  2. The best news JB has thus far copy-pasted. Thanks.
  3. So, beryahanoo dhan warkii naloo sheegayey been buu ahaa? I thought the hell-raisers were already in Xamar? Muxuu la soo daahey Turki, ma xaaji qamsiin lagu soo qariyo ayeey gadiidleeydu diideen ineey ka kireeyaan? The seem bemused, to say the least. Lost, more like.
  4. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: NONE Good. You are not Somali.
  5. How about dadkeey SL tribe laayeenna? Yaa loo haystaa?
  6. Stop this! Here's United Somalia http://www.youtube.c om/watch?v=Y82tzNdeF Pc
  7. Siren, did you say filth? No it isn't my dear. Heck, I'll have you know that it's the beautified version what society shuns. Just imagine a human devoid of all morals, where matter is matter and mind is mind. Just imagine the honesty to flashy desires fulfilled without any moral inhibitions. A sort pleasure-seeking similar to that of the Greek cynics but yet done for money. Then turn around and look at the environment that had produced such pleasure-seekers of today. So what is a harlot? The whore or the capitalist that worships money but pretends not to? Who as a result claims the lives of many for his excesses? In my view thus the out-right harlot is more honourable one between the two today. I'll befriend her more than the other. So you see? It's not filth, its metaphoric.
  8. X. D. Aweys diin meesha kuma hayo, Soomaaliyeey. Wixiisu waa xin ka dirir iyo magac/xukundoon.
  9. Horaa loo yiri “Labadii xaq darro ku heshiiso, xaqa ay ku diriraan” Xisbul Islaam iyo kooxda loo yaqaano Al-Shaab, markii ay isdoor bideen maalmihii lasoo dhaafay awood u suurta galin karta inay xukunka qabsadaan ama ku dhawaaqaan dawlad Islaam ah oo ka dhalatay dalka Somalia. Laakinse waxaad moodaa in dabeeshu dhinici la filayay maahee dhinac kale ka timid. Al-Shabaab waxay wateen qorsho aan cidna la ogeen, Xisbul Islaamna waxay wateen qorshihii dawladda ku meel gaarka looga adkaan lahaa. Labada kooxna midba mida kale ayay is lahayd awrka ku kacso oo ku dan gaar. Xisbul Islaam dharbaaxo aad iyo aad u culus ayaa run ahaantii ku dhacday oo aysan filanaynin maadaama dhanka siyaasadda aad moodid inay xoogga saareen, dhanka ciidankana ay islahaayeen Al-Shabaab maadaama aad isku aragti dhawdihiin kaalmeeysta. Xisbul Islaam muragada ka muuqato maanta oo ah luda jecli lafta jecli, ayaa waxa amakaag iyo wax aan la filanaynin ku noqotay in kooxda Al-Shabaab heshiiskii ku xirtay arrimaha soo socdo: Somalia waxaa ka dagaalamaya AL-Shabaab oo ukala qeeybsan (Al-Muhaajiriin iyo Al-Ansaar) Al-Muhaajiriin waa dadka shisheeye ee aan Somalida ahayn ee dagaalka ku jira. Al-Ansaar waa Shabaabka Soomaalida ah. Waxaa xukunka qabanaya kooxda Al-Muhaajiriinta ah. Sidaa darteed AL-Shabaab waxay go’aansadeen in ninka la yiraahdo Abu Yaxaya Al-Leebi oo u dhshay dalka Liibiya inuu Dawladda Islaamka Soomaaliyeed Madaxwweyne ka noqdo. Fadhigaas lagu gor gortamayay sidii loo qeeybsan lahaa xukuumada cusub ay dhisi doonaan Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa lagu kala dareersaday oo heshiis ka dhici waayay kadib markii Shabaabka ay shuruudahaas kor ku xusan soo sheegteen, Xisbul Islaam wax aysan qaadan karin oo aad moodid laf dhuun gashay ayay ku noqotay arrintaas ayada ah. Waayadanba arrinkan ah inay AL-Muhaajiriin dalka ka taliyaan waa ay socotay laakinse in badan oo dadka ka mid ah maanay ogayn, waxaase moodaa inuu arrinkan fahmay Mukhtaar Rooboow oo intaan asaga irrida laga saarin isdaba qabtay, idaacadaha iyo dadka ka faalooda arrimaha Shabaab waxay inoo sheegayeen inuu Abuu Mansuur (Mukhtaar Rooboow) uu goballada Bay iyo Bakool ka eryay Shabaabka aan u dhalan goblladaas. Mukhtaar wuxuu yiri, (Shabaab waad mahadsantihiin Jihaadka aad ilasoo gasheen, laakinse aniga Muhaajiriin ma ii talinayso) oo laakinse hab dadban ah. Dadka waxay ku dhaleeceeynayeen ina Rooboow oo maalmahaanba ka gaabsaday arrimaha Shabaab iyo hawl galadooda inuu qabiil ahaan u leexday. Ninku qabiil wax ka weeyn ayuu arkay waana nin taliye ahaa oo dhariga wax lagu karinayo xaabadiisa ninki hayay waaye, marka fiiradiisu waxay tusisay inuuu Shabaab meel iska mariyo intaan asaga dariishada laga bixinin. Midda kale, Abu Yaxya Al-Liibi waa kuma: Soomaaliyeey barta madaxweeynihiina mustaqbalka hadiinaan ogayn, Abuu Yaxya wuxuu u dhashay dalka Liibiya, wuxuuna ahaa dadkii AFGHANISTAN ka dagaalami jiray laakinse dhanka dagaalka kuma xeel dheereen, waxaa loo diray dalka Muritaaniya inuu aqoon diineed soo kororsado ka dibna kusoo noqdo AFGHANISTAN. Nasiib darro, LIIBIGA intuu maqnaa ayaa Taalibaan oo sheeganayso inayba diinta ayaga yaqaanaan dagaalna uga adkaaday kooxihii soo jihaadi jiray ayaa waddanka qabsaday, marka Abuu Liibi dantii loo diray cid uga baahatay maba jirto. Haddana wuxuu xiddigiisa soo ifay mar labaad qaraxyadii 9/11 ee maraykanka ka dhacay, wuxuu ahaa ninka u qaabilsan inuu wacdiyo dhallinyarada yar yar ee loo taba baro kooxda la magac baxday Al-Qaacida. Waxaa kagu xiray Pakistan kadibna uu ka baxsaday xabsiga muddo ka dib. Waayadan danbane wuxuu aad iyo aad isugu mashquuliyay arrimaha Soomaliya iyo inuu Shabaabka Sooamliyeed u noqdo ninka ay ku halqabsadaan. Wuxuu usoo diraa wax loo yaqano WARAAQADO oo ah hawlihii ay ku fal gali lahaayeen, waxa ay sameeyn lahaayeen, wacdiga jihaadka, in gaalada la diriro, madaxda la laayo. Soomaaliyeey ninkaan oo kaliye maahan dadka waddanka rabaan inay ka taliyaan, waxaa jira kooxo kale oo ku yimaado ururo sama-fal. Oo keeno raashin iyo lacag intuba. Waxay mararka qaarkood ku dhiiradaan inay dawladda ku meel gaarka ah kula gor gortamaan haddii aan Mucaaradada lala shaqayn waa Shabaab iyo Xisbul Islaamee, ay ku hanjabaan inay taageero fara badan siin doonaan mucaaradada. Waxaa ka mid ah ninkaan sawirkiisa aad hoos ku aragtaan ee la yiraahdo Cabdiraxmaan Al-Nucaymi, dalka Qatar ayuu u dhashay, wuxuu waayo dhexdaas ah yimid dalka ha ugu danbeeyso bishii February 2009 ee lasoo dhaafay isagoo hogaaminayo wafdi isku sheegay inay dhexdhexaadin doonaan dawladda iyo mucaaradada. Dadkaan shisheeye haba ahaadaan dad Muslim ah, waxay wataan qorsho ayaga u gaar ah oo ay kula dagaalamaayaan dawladaha reer galbeedka, Somalia waxay u noqotay goob ay usoo raadsadaan inay danahooda ku fuliyaan. Dhaqaalaha ay Shabaabka siinayaan ama leeyihiin waxaan ugu tala galnay ummadda Soomliyeed waxaa ka weyn danaha kale. Waa musiibo runtii in dad aanan dhaqanka Soomaalida aqoonin inay hadana yiraahdaan waxaan u imaanay hishiis inaan sameeyno, islamarkaana ay dhinaca kale hoos ula shaqeeyaan Shabaabka ayagoo danahooda fushanayo. Waxaa ka mid ah dadka ku kaalmeeynayo arrimahan ayaga ninkaan Qatariga ah dad Culimo isku sheegayo oo Soomaali ah rabaana marna inay dawladda jilaafeeyaan, marna inay dadka u muujiyaan inay heshiiska ka shaqeeynayaan, sida ninka la yiraahdo Maxamad Sheekh Cusmaan. Waxaa Nasiib darro noqotay caruur aan aqoon badan lahayn iyo caqli toona inay adeegsadeen oo hooyooyinka soomaaliyeed iyo caruurti ku dhamaatay. May dalkooda maraykanka jooga ee xeryahay ka sameeystay la dagaalamaan hadeey run sheegayaan. Waa ayaga baabuurta kala jiidan wata oo guryaha waaweeyn dhistay ee nolasha wanaagsan ku jira. Maxay ka rabaan Somalia oo waddankeena u burburinayaan? Soomaaliyeey barta dadka rabaan inay dalkiina u taliyaan Good question. Caruurtaa Kashafa ka mid ah.
  10. It's over, boys. Tell your mad men to run now while they can.
  11. Xiin, amba Makayte oo la yaabban Cali Bafis duulduulkiisa, oo yiri: Orgiyahow adoo waalidii, alamba duulaaya Aar miciyo dhaadheer adaa, galay afkiisiiye Adhaxdiyo hadduu kaaga dagay, oofta feedhaha e Haddaad ee’ataan sida riyaha, kaa aqbali maayo
  12. X. D. Aweys is in search of Islamic validity for the harm he has caused Somalia from '93 to today, marka filo inuu doqonku doqon ku yiraahdo intaadan oran. He really is looking for a way to justice for all the carnage he has unleased with his arrival to Xamar. Kani Soomaalinimo ka dheer, he's a pseudo-religious mercenary, to say the least. Ahmed Ould Abdullah on the other hand, is a wise, peaceful man thinking of what becomes of Somalia 100 years from now. To be quite honest, the man has shown more Somaliness that any Somali in recent years. He, along with Nur Adde, should be awarded the highest medal of honour (and noble prize) for being genuine and truly wise.
  13. ^Xiinoow wallee waa la heshey awoowe. 'Dar Iimaanka laga qaadey baa noo aloogsadaye Waa kuwuu I. Mire ka yiri oo kale.
  14. Malika, good questions sister. But I am afraid Kashafa is the last person to answer them. His thinking doesn't stretch that far. Give him another 10 or 15 years of contemplation. ^^ As I have asked other nomads and still have not recieved an answer, Sister: What is the alternative to armed combat against Amisom and the TFG ? If you say wadahadal iyo musaalaxa, the question becomes: On whose terms ? The UN's ? The warlords ? The Clannists ? 4.5 ? So Kashafa, what you want is power and political office. Why target the Amison and the TFG if the public is happy with it? Or is it because the The Dalanbaabi Crew fear being forgotten out of the sharing of the national cake? It's not really about religion but few gutted men who want to bring true: 'Cadyahaw ama ku cunay ama ku ciideeyey. Is it not?
  15. ^Haaheey. Waxaan ku soo xusuustaa sheeko carruureeddii Dhegdheer
  16. ^So, err, you are very beautiful?
  17. ^Adigu you are a late-bloomer sxb. I thought we're brothers, waxaanan kugu tuhmayey waxoogaa caqli ah balse hadda caddaatay! Anigu marna waan dirirnaa marna waan heshiinnaa. Wakhtiyo ku kala habboon ayeey leeyihiin. Markii Sheekheenii dalkii Sharci Islaami ah ku soo rogay inaan ogolaanno caqligaa nagu qasbaya. Adiguse nimankaa ilmahoodii iyo xaasaskoodii wadamo nabad ah uga soo tegay ee u yimi ineey maxasta Soomaaliyeed a macho 'Nintendo Game' ku cayaaraan, weligaa faraqa ugu jir, wiilyahow. Soo laabad ma tihide bal waad arki doontaa ineey ku ogolaadaan inaad dalalkooda nabadda ah ay kuu ogolaadaan inaad rabsho ka dhex kicisid. Waa lagu sittaa adeer, one-track war mentality waa kaaga dhegtay. Allaha kuu sahlo. Amin.
  18. "Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dalaq tidhaahdaane" sizes you up, Fakkadoow.
  19. Originally posted by Farancab: The guy is the middle looks like the hallow-man.
  20. Adeer In X. Aweys inuu xukkun-doon yahay goor hore caddeeysto ayeey ahayd, intuu masaakiinta meel cidla ah ku leeynayo just to prove that point. Both Al-shabaab and him are simply afraid obscurity.
  21. ^Af-Somaligaa luuq kaaga jiro aan u maleenaa?