
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Wiil yar oo ku nafwaayay rasaas ay fureen ciidamada Dowladda Somalia Baydhabo 06, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa waxaa maanta soo galay biyo ka soo burqaday buundada Isha Baydhabo, iyadoo dadweyne u soo daawasho tagay daadadka ku soo burqaday xaafadaha ay rasaaseeyeen ciidamada dowladda, waxaana rasaastaasi ku geeriyooday hal ruux. Wiil 15 jir ah ayaa ku geeriyooday midkalena waa uu ku dhaawacmay, ka dib markii dadweyne u soo daawasho tagay biyaha ka socda buundada ay rasaas ku fureen ciidamada dowladda sida uu sheegay Taliyaha ciidamada qeybta booliska gobolka Baay Ibraahim Xaashi Gaabow. Arintaan ayaa waxa ay timid, ka dib markii ciidamada militariga ay ka shakiyeen dadweynaha halkaasi soo buuxiyay, arimo la xiriira in qaraxyo ismiidaamin ah ay dhacaan. Daadadkaan oo ku soo burqday xaafadaha qaar ee magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ka dambeysay ka dib markii roobab lixaad leh ay ka da'een deegaano ka tirsan gobolka Baay. Il biyeed oo dhex marta magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo Isha Baydhabo ayaa saakay soo buux-dhaafisay, iyadoo buundooyinka ku yaal magaalada Baydhabo ay biyaha ka saro mareen. Fatahaado ay sameeyeen biyahaasi ayaa waxa ay saameeyeen xaafadaha qaar ee magaalada Baydhabo, iyadoo in ka badan 20 qoys oo daganaa xaafadaha H/wadaag, Busleey iyo Isha ayaa ka barakacay guryahooda. Max'ed Caddaawe Shabelle Media Network Baay E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
-
Men who escape from the Clan Court tell of their plight...Pics + audio
Paragon replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Che-Guevara: Iam more worried how the one on the right is posing with his hand on the chin...loool Hehehehe waryaa what are you implying? I know the pose is less than a man pose...but could it be Militia Model pose? -
Men who escape from the Clan Court tell of their plight...Pics + audio
Paragon replied to General Duke's topic in Politics
The courts said, 19 or was it 17 men who went to baidoa to look for khat . There they are, the culprits . [edit] are being shown this pictures as bandiiradleey? tst tst tst! The guy in the middle must be thinking, 'why the hell did I run?' damn! -
Celebrating motherhood should be the theme for next year's event. Then celebrating parenthood. And sisterhood. It's a yearly event, ain't it? Lol, Castro. Actually, as I am aware of, it is organized by Somali sisters who are the brainchild of this event. We (men, of course) have been busy sitting around engaged in fadh-ku-dirir and now the ladies have gone ahead have done something for fathers. That is what I call Foorjo to men. PS: I am hoping after attending this event (and I am not a father yet, just yet ), we can, as Idi Amin once said to the Queen of England, "we will revenge" your good hospitality ladies when our turn comes. War raggoow boorka ha la iska jafo.
-
Lol@flat earth consensus. Cajiib.
-
An old pensioner use to say 'Hell is other people's children'. As I grow older, especially dealing with unruly kids, I am begining to see the old man's point! If you can avoid having them, by all means do. But knowing we can't avoid it, the sooner you get it done with and put them in a bording school, the better. I say, for girls from the age of 20 and for guys from the age of 24. As an individual, however, my opinion doesn't apply to me, it applies to others . Good luck with the procreation game, all of you. Hope it is fun (sure it would be). The problem is what comes next after the fun.
-
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa habeenimadi xalay Gurigiisa laga baxay Sida ay Wararku sheegayan Suldaanka ayaa waxa Xalay Gurigiisa kala baxay Ciidan hubaysan kuwaas oo la sheegay inay isla markiiba toos Magaaladda ugal baxeen ila hadan lama oga in Hargeysa loo gudbiyay iyo in Meel kale lagu xidhay sidoo kale Albaabka hore ee Guriga ayaa la dumiyay kadib markii Gaadhi ciidan lagu dhuftay markii Markii Suldaanka la xidhayay Dhanka Xukuumada ayaan ilaa hada kamay soo bixin wax war ah oo la xidhiidha Xadhiga Suldaanka Sidoo kale waxa isagana Xalay Gurigiisa laga qabtay Maxamed Faarax Aadan oo kamid ahaa Shirgudoonki shirkii Shalay uu qabtay Suldaan Cismaan Xadhiga Suldaanka iyo Maxamed Faarax ayaa waxa uu ka danbeeyay Shir ay shalay uu Suldaan Cismaan ku qabtay Magaaladda Burco kaas oo uu Maxamed Faaraxna kamid ah Shirgudoonki shirka waxan Shirkaasi ka soo baxay Qdobo iyo gudi la sheegay in ay Beesha Habar Yoonis ku dhaqi doonan Shareecada islaamka isla markaan ay Beeshu qaadatay ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Wixii Warar ah ee ka soo kordha Xadhiga Suldaanka kala soco Togdheer News ----- My hunch is that the above report has something to do with this: Bayaan uu ku saxiixan yahay Sulaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo na soo gaaray
-
Abwaan, thanks for the article. Informative. It seems unlike the 77 war, this time we have a sizable number of the Ethiopian population that is unwilling to engage in an unjust war with Somalia. Maybe it is time we get to know more about Ethiopians. Which ethnic groups share our concern about Meles' transgressions on his own people and others like us. Organizing a coalition of peace-campaigners across the spectrum of both Somalis and Ethiopia would be a useful tool to pressure Meles to stop the internal and external war he is conducting. Anyone who knows Ethiopians who are against Meles' war? We need to organise a big demonstration ASAP! In london and all other major cities- I am sure we can persuade Respect and Stop The War Coalition to help organise the protest.
-
This is the second time Tabliiqis have been arrested, the first time in Baidoa (18 Tabliiqis still in jail) and now in Gaalkacyo! ---- Culuma udiin tabliiq ah oo lagu xi xirey Mag. galkacyo Galkacyo 01, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Maleeshiyada Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta waxa ay soo xir xireen qaar ka mid ah culamada Tabliiqa oo ku guda jirey howlahooda baraarujinta diinta Islaamka ee deegaanada Gobolka Mudug . Sida uu idaacadda Shebelle u sheegey goob jooge sheegey inuu arkey culumada la soo xir xirey waxaa maleeshiyada Cabi qeybdiid maanta ay ka soo xireen illaa iyo 4 ka mid ah culumada diinta faafisa ee Tabliiqa. Goobjoogahaasi oo codsaday inaan la sheegin magaciisa sababo amaan waxaa uu intaasi ku darey iney ay ka dib soo qabasha culumadaasi lagu wareejiyey ciidamada Ethiopianka ah ee la tilmaamay iney ku sugan yihiin magaalada Gaalkacyo,waliba si aan leex leexad laheyn oo ay dadku ka war ogyihiin lagu wareejiyey ciidamada Ethiopia. Gobjoogaha ayaa waxa uu hoosta ka xariiqey in culumadan laga soo qabtey agagaarka deegaanka Bandiiradley ee duleedka Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Waxaana ay xilligaasi ku guda jireen ku baraarujinta diita islaamka dadka deegaanadaasi. Ninkaasi codsadey inaan la magacaabin waxaa uu intaasi ku darrey in dhawaan sidoo kale nin shiiq ah oo meel macmacaan ku lahaa magaalada Gaalkacyo oo ay ka shidneyd goobtiisa dersiyo diini ah iyo muxaadarooyin ay si xun ula dhaqmeen ciidamo halkaasi joogey iygoo wailbana garka ka jiidjiidey... Deegaanadaasi ayaa waxaa sidoo kale aan xittaa loo ogoleyn sida uu sheegey goobjogahaasi iyo dad kale oo ay ku waramayaan in idaacaduhu ay ka waramaan waxa quseeya ciidamada Ethiopia ee halkaasi la tilmaamo iney jogaan iyo kuwa kale ee C/qeybdiid. Tallaabadaasi lagu xir xirey culumada Tabliiqa ayaa waxaa ka xumaadey qaar ka mid ah culumada joogta Gaalkacyo oo aan iyagu awoodin qaarkood iney ka hadlaan xarriga Culumadaasi. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
-
The claim of clan courts.. quote: -------------------------------------------------------------------------------- In Mogadishu, a senior Islamist security official said the bombing was an attack on an Ethiopian military post and an Islamist commander in Bay region where Baidoa is located said it was carried out by "Islamic suicide bombers." -------------------------------------------------------------------------------- SOURCE....AFP quote: -------------------------------------------------------------------------------- Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga ah ee Al Bayaan Maxamed Ibraahim Bilaal ee beelaha Digil iyo Mirifle ayaa Wakaaladda wararka AFP u caddeeyey in howsha qarxintaas ay ahayd shaqadii Maxkamadaha Islaamiga ah. isagoo sheegay inay qaraxaas ku dileen 24 askari oo Ethiopia-yan ah. -------------------------------------------------------------------------------- source quote: -------------------------------------------------------------------------------- A “senior official” with the Islamic Courts has claimed responsibility for the attack, reported AFP. The official told AFP that “24 Ethiopians” were killed in the attack. -------------------------------------------------------------------------------- source in English Actually, all the above news articles got their cue from AFP news article hence the followed up mixed up. What you have here is multiple Somali websites that feed off each other, plagiarism of reports en masse'. If the primary gets details of the news wrong, they all follow the same path. This is what has happened in this instance. MMA , coming back to the issue of the bombing, I condemn it unequivocally and I do not welcome such acts on anyone- Muslim or non-Muslim. The ugly and tragic consequences of these acts shows the ugly game Meles is playing within Somalia with the help of some Somalis. This is what the Courts' response on yesterday's happenings. Maxkamadaha oo iska fogeeyey eedeymihii dowladda Somalia PS: No need to fabricate, it is self-defeating really .
-
Originally posted by Red Sea: If only hospitals and schools were built in place,we would have something to be proud of.This isn't bad development at all,however,they need to work on the more important infestructures such as schools and medical institutions. Lol, redea. Stop being a spoiler man, just enjoy the aesthetics (or shall I say the beauty) of the architecture! ah! Royal-ly done!
-
^^ Waxaan ka hadlayaa 'arms embargo' sxb. Peace-keepers in ay iman karin dalka baan ogahay illeene. Peace-keeping force la shaagayo xitaa u malayn maayo ineey suurta geli doonto, balse waanba wada joognaa oo sidey wax noqdaan waa la arki doona, Insha-Allaah.
-
UN approves Somalia arms embargo Published: 30-NOV-06 Mogadishu - The United Nations (UN) Security Council has unanimously approved a resolution enjoining all member states to comply fully with the 1992 arms embargo on lawless Somalia. The resolution, sponsored by Qatar, was adopted just as the council was mulling a Unites States draft calling for an easing of the embargo to allow plans for a regional East African peacekeeping force to deploy to Somalia. The proposed 8 000-strong peacekeeping mission would be manned by troops from the seven-nation East African regional Inter-Governmental Authority on Development (Igad). The Qatari text stresses the obligation of all member states to comply with the measures imposed in resolution 733. That resolution, adopted in January 1992, one year after the fall of dictator Mohamed Siad Barre, slapped an arms embargo on Somalia. Wednesday's council resolution stressed the need for specific measures to improve implementation of the embargo and called on UN chief Kofi Annan to extend for six months the mandate of a panel of independent experts tasked with monitoring enforcement of the arms ban. The panel said the embargo was regularly violated just as Somalia is on the brink of an all-out war between the weak, transitional government, which is said to be backed by Ethiopian forces, and powerful Islamist forces. The US draft would authorise Igad and African Union member states to "establish a protection and training mission" in Somalia. That mission would protect transitional federal institutions based in Baidoa, located about 250km northwest of the capital Mogadishu, and maintain security there. The US draft would ease the arms embargo to allow "supplies of weapons and military equipment and technical training and assistance intended solely for the support or use by the (Igad) force." Diplomats have warned the conflict in Somalia could engulf the entire Horn of Africa region. The Islamists, who have vehemently opposed the planned deployment of the Igad force, seized Mogadishu in June after months of fighting and then grabbed most of southern and central Somalia where they have imposed strict Sharia law. Analysts have accused Horn of Africa arch-foes Ethiopia and Eritrea, who are still at odds over their unresolved border dispute, of fighting a proxy war in Somalia. Addis Ababa denied claims that it had sent thousands of combat troops to Somalia, insisting that it has only deployed a few hundred military experts to train and advise the Somali government. Eritrea has also flatly rejected the claims, but said Ethiopia should stay out of Somalia. Sapa-AFP Source: Bussiness in Africa
-
Lifting Arms Embargo On Somalia Rebuffed As UN Monitoring Group is Given Extra Six Months Shabelle Media Network (Mogadishu) NEWS November 30, 2006 Posted to the web November 30, 2006 By Aweys Osman Yusuf Mogadishu After Hours of debate about the worsening situation in the war-ravaged country Somalia, UN Security Council has finally urged members to abide by preserving the arms embargo imposed on Somalia in 1992, condemning countries letting flow of weapons in Somalia. Security Council member states including the United States were expected to pass a draft resolution to partially ease the arms embargo on Somalia so that African peacekeepers from the Intergovernmental authority on Development (IGAD) member states would be deployed in Somalia. The most anticipated resolution of alleviating the embargo on Somalia was postponed indefinitely as UN Security Council instead turned their concentration on a report posted on the internet by UN monitoring team, which revealed ten countries that breached the arms embargo by supplying Somalia's vying sides with weapons and money. Most of the countries blamed have denied any involvement in arming the transnational government or the Union of Islamic Courts. UN monitoring team for Somalia's arms embargo has had their work approved by the Security Council and was given extra six months to proceed their work of preserving the embargo and report to the Security Council about countries that violate UN resolutions of the arms embargo on Somalia. Analysts said if the embargo on Somalia were lifted, the country would fall back to civil war as famine, starvation and malnutrition would once again wipe out the civilian population in the Horn of Africa like early 1990s when US military forces went to Somalia for relief operations but ended in disaster. The Islamic Courts leaders who spoke at a massive rally in the capital Tuesday stated they would invite world Muslims to come to Somalia and fight alongside the Islamist fighters against the foreign troops in the country, Ethiopia in particular. The unanimous resolution by member states of UN Security Council has called on the weak transitional federal government based in Baidoa, 250 km southwest of the capital and the Union of Islamic Courts based in most central and southern parts of the country to go back to the negotiating table in the Sudanese capital Khartoum for the third round of peace talks without a delay. United States assistant secretary of state for African affairs Jendiya Frazer said the US government campaigned for partially lifting the arms embargo on Somalia to let peacekeeping forces from East African states go in Somalia to consolidate the tenuous government. She said the transitional government lacks military muscles to face the powerful Islamic Courts forces that sieged the small town of Baidoa headquartered by the government. Frazer also indicated that US government's objective in Somalia was to form a sort a military balance between the Somali government and the Union of Islamic Courts so that Islamic Courts would not claim military dominance but rather should yield to peace talks with the government. Islamic Courts defeated US backed warlords in deadly battles in which several hundreds of Somali civilians have lost their lives early June this year and then expanded to most central and southern provinces in Somalia, including the capital Mogadishu. The country's central authority collapsed in 1991 when tribal warlords ousted former president Siad Barre and then turned on one another throwing the country into factional clan and sub-clan wars.
-
There seem to be a deliberate mixing up of reports for two totally different events, with the intent to mislead. But when the dust settles and we get the correct details of what had happend, old tendencies become only reaffirmed. Lol, for now, how expediant! Here is the report GaroweOnline got misplaced and our friend presents it as a new report: Maxkamadaha: Gaari nuuca Uralka ah oo laga gubay ciidamada Ethiopia
-
I thought the Courts were talking about a different ambush on an Ethiopian truck when they put out that statement? I read it first in Allpuntland and then the other incident. The admittance statement as far as I am concerned, regards the ambush but on the later event, the Courts have yet to offer any statement on it. Here the separate reports of both events: Muqdisho: Maxkamadaha oo sheegtay inay Itoobiya khasaare ciidan gaarsiiyeen. Muqdisho(AllPuntland)-Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inay qarxiyeen gaari ay leedahay Itoobiya oo ah nooca waawayn ee xamuulka qaada. Sheekh Mukhtaar Rooboow oo ah kuxigeenka madaxa difaaca midowga maxkamadaha ayaa sheegay in kooxo diyaarsan oo maxkamadaha ka tirsan ay miino u dhigeen gaadiid ay wateen ciidanka Itoobiya. Allpuntland reported that at first, then after some time it reported the other explosion, this time at a CRTL in Baidoa: Baydhabo: Qarax loo adeegsaday gaari lagu soo rakibay wax yaabaha qarxa oo ka dhacay magaalada Baydhabo, khasaare badanna gaystay. Khamiis, November 30, 2006 Baydhabo (AllPuntland)- Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku geeriyootay dad kalana waa ay ku dhaawacmeen qarac ka dahcaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Qaraxaas ayaa waxaa dhaliyay gaari oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ayaa waxa uu ka dhacay Kaantaroolka Bari ee dhanka magaalada Muqdisho xiga ee magaalada Baydhabo. Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan oo ku sugan magaalada Baydhabo qaraasi ayaa gaariga gaystay waxa uu ka yihid dhanka magaalada Muqdisho. Now you see, it is abit misleading reporting two seperate reports as one and then using one source relating to the earlier event for the later, for argument's sake.
-
OK, to be fair I can accept the claim that Eritrea has given arms to the Courts, but presence? I honestly don't think so.
-
You must know something I don't becouse there have been several terrorist acts. Among them the multiple attempts on the lifes of the president and Prime minister along with these suicide bombers. Regardless of who the are ( highly doubt meles is baidoa blowing things up)the fact that they are there is really indesputable so forgive me if I find your reponse a little silly or even miss cleo-ish. Lol, yeah I know something you don't know. But, I am not yet at the level of Miss Cleo. Meles' Woyanite boys are not in Baidoa? Waw, but Meles himself admits his boys' presence lol. Why deny it? I mean the Courts are in Mogadishu, nearly 250 km from Baidoa, in Xamar. They have no presence there (Baidoa, of course), maybe they have become the matrix . On the contrary, you can't deny 'The Emperror's Boys'' presence in Baidoa, can you? PS: Eritreans controlling Mogadishu ports and airports? No! Never! You have to believe me on that one.
-
Naxar, ah! I see you have been brief . 'Terrorists are blowing up people; they are here, they are there - they are everywhere !! Help, please help, Meles'. I guess that is the hymn sheet given to many TFG supporters. Well, have I got news for you, Naxar. There are no terrorists, I tell. The bombs in Baidoa are imitations, very bad ones at best, engineered by none other than your protector Meles Zenawi. The people being blown to bits? Just poor by-standers, reer-Baidoa. It is unfortunate they are under ethiopia occupation. But still, Meles' mechanization to create a more dynamic condition of war isn't succeeding. He can blow bombs in Baidoa or he could air bomb villages in Central Somalia. Nothing'll work for him. Get that from me, Naxar. Now all unbecoming behaviours seem to come from the TFG; inviting Gaalo (thusly becoming Gaala-raacyo) and keeping silent while bombs are targeted at innocent civilians. So you see, I don't need any help son. In fact, I have this feeling that your conscience is calling out for help! It is reflecting its own condition to others- they have a term for this syndrome, Naxar. I read it in some book!
-
Now quit the preaching, Naxar. You are not at a higher moral group to be granted time on the podium. Not yet at least. Have you forgetten that the so-called terrorists in xamar have no good relationship with Meles. Remember, the ethiopians are your uncle's acquaintances . So, what does that make your argument, erm, Islamically?
-
Was Kismayo captured by SICU solely for Alqaeda's use
Paragon replied to Somali_Friend's topic in Politics
^ Emotional diatribes, you say? Originally posted by Socod_badne: ^Why don't you just disappear? Why are you even posting in this site? Or do you mistake the verbal miasma you spew as something worth considering? Hint: NO! Lol, Socod Badne. God knows how many times I came close to saying the exact words to the ethio in our midst, but civility holds me back. I am sure if one of us was in their midst, they would have him/her for launch (raw with raw red peppers) . -
^^ A celebration bang? Or a bang to drive Meles' Message home- when was the vote passed and what time has the blast occured? Any idea? We need to consult East African time to learn about the time differences.
-
What makes you smile? Why can't you wait for the identities of the terrorists? The rest has been there for 16 years, only the new arrivals bring new culture and methods of fighting. The only new arrivals are in Mugadishu. But I don't know if its them or their guests invited by shiek IndaCadde? What makes me smile? I smile because a Somali proverb has rung true in my mind; the proverb says: Nin Abeeso koriyow, adigaa u aayi, which roughly translates to: 'He Who Natures a Puffadder, only you would regret it!'. Now, the TFG invited Meles, the Wolf, into their midst and occassionally, he bites. It is what Somalis call 'Nabsi' biting back at them. They deserve such treatments- as the stooges they are. On the new arrivals, I think you should turn the microscope on your Woyane brothers enjoying buffet at the expense of reer-Baidoa. They are the new arrivals (and mind you, they control the airport of Baidoa). They control the roads too, the hospital and the town itself now. There are no other new arrivals man, only them have the time or freedom to fit 3 vehecles with bombs and drive them into the midst of people unstopped by even the guards! PS: Where is PM Gedi? Away, isn't he? or is he still in Baidoa... welcome to CSI BAIDOA
-
Puntland Vice President returns after State Visit to Ethiopia
Paragon replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Lol- Che. He comes around praising Cade, well this friend of ours surely has alot of disappointment in store for him. Is it navette that makes him harbour such perceptions or just plain old 'tow of Woyane (and her peripheral colony's)line'? Don't know for now but we shall learn more of his state of mind as matters progress. The jury is out on him currently. -
^^ Amiin. I guess Meles never learns; trying the same trick twice . Well, if this act was meant to implicate the UIC then, I say, what a futile exercise! Meles, try something else-