Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Condemning the one who utters the word genocide while excusing the one who commits genocide. Thats a very neat logic, innit?
  2. ^^Lol. Oh no, never I mean. He's using sugar-coated words in a bid to arrive at the word you bravely, (without crying or geed ku gabasho) spelt out . MMA: lol, maybe the sister just wants peace? Which is these days' strongest excuse for changing one's political stance.
  3. Lol@East Africa Travellers. Northerner, Since I am in Mombasa now, which is as usual, beautiful and classy, I might provide alittle info and pics of the city and overall Kenya (to the places I will be travelling to). Note on the side: former reer Utanga, Majengo boys among us can recognize that Mombasa is wonderful place and really enjoyed everything among the city. Seen many fellow Londoners (moving families and starting businesses here) and they seem really content. Insha-Allah, will post some pics of Mombasa(in Ganjoni and Bondeni for the time being- Maybe also Bamburi) and Nairobi.
  4. BOOSAASO : Xaaladda ammaan ee Boosaaso oo aan wanaagsanayn Posted to the Web May 23, 16:00 Boosaaso:-Xaalada-ammaan ee Boosaaso ayaa ka soo daraysa beryahaan , waxaana muuqata cabsi laga qabo in ay magaalada ka bilaabmato fawdo salka ku hayn-karta arimo-siyaasadeed iyo waliba kuwo burcadnimo. Waxaa magaalada laga dareemayaa dhaq-dhaqaan ciidan oo ay wadaan dad horay uga tirsana maamulka Cadde oo laga saaray , iyo kuwo aan ku qanacsanayn siyaasada Cadde ee wakhtigan. Cadde Muuse M.waynaha Puntland , ayaa dhawaan mar uu ammaanka magaalada dakada ah ee Boosaaso ka hadlayay wuxuu sheegay in ay xaaladdu ay khatar tahay , oo ay jiraan dad doonaya in weeraro bambaanooyin iyo waxyaalo kale loo adeegsado ay ku weeraraan xafiisyada dawlada iyo kuwa hay’adaha samafalka , wuxuuna sheegay in Boolkisku ay qabteen dad badan oo qorshanayay weeraradan. M.waynaha , ayaa sheegay kadib kulan uu la yeeshay saraakiisha ammaanka ee gobolka Bari in uu fariisan doono xafiiska taliska Ciidanka Booliska ee Boosaaso ilaa laga xalinayo xaaladda ammaan ee magaalada. Xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso , ayaa waxaa ku nool kumanaankun oo qof oo isugujira dadka deegaanka iyo kuwo kale oo yimid Koonfurta dalka iyo waliba dalka Ethiopia ku waa soo kugadajira hawlaha ganacsiga ee magaalada ka socda. C/laahi Cali Ciise Boosaaso , Puntlandpost.com
  5. Warar sheegaya in Dowlad Goboleedka Puntland ay qarka u saaran tahay bur bur Garowe:- Warar si kalsooni ah nagu soo gaarey ayaa waxay sheegayaan in Dowlad Goboleedka Puntland ay qarka u saaran tahay in lagu kala dareero iyadoo ay is mari waayeen masuuliyiinteeda sar sare oo isku haya siyaasada ay qaadan lahayd Puntland. Wararkan oo naga soo gaarey ilo war qabeen ah oo ku sugan magaalada xarunta u ah Puntland ee Garowe ayaa waxay intaa ku darayaan in is qab qabsashada hogaanka sare ay keentey in beelaha qaarkood uu ku yimi gadood iyagoo ka biyo diidan qaabka wax loo wado. Waxaa intaa dheer in siyaasada ay inta badan ee xubnaha wasiiradu kasoo horjeedsadeen uu rabo inuu meel mariyo Cade Muuse oo wasiiradiisu qaar ka mid ahi ay ku eedeyeen siyaasad xumo iyo jaah wareer. Continue reading LaasqorayNET/Garowe.
  6. Madaxweyne Cadde Muse oo Garowe looga yeeray 22 May 22, 2007 - 3:48:19 AM Faddhi ay yeeshen Guddiga Jogtada ah ee Golaha Wakiillada Puntland maalinimadii Isniinta 21/05/2007, ayaa waxaa ka soo baxay in Madaxwenaha DGPL oo hadda ku sugan magalada Bossaso dhaqso u yimaado magala madaxda Garowe, iyada oo uu soo dhawyahay furitaankii kalfadhiga GW ee bisha June. U yeeritanka Madaxweynaha ayaa waxa lala xiriirinaya kadib gudomiyaha ku-xigeenka koowad ee GW uu xukuumada u jeediyay in ay dib ygu soo noqdaan magaalo madaxada isla markaan xukuumada ka xaq baxdo shaqaalha Puntland oo in muddo ah aan qaadan mushaarkoodii. Dhinaca kale waxaa la ogsoon yahay in khilaaf ka dhexjiro xukumadda laftigeeda, kaas oo wejiyo badan leh isla markaana kallifay in Wasiirki Xanaanada Xoolaha is casilo, ka dib markii heshiis ku saabsan dhoofinta xoolaha, oo muran badan dhaliyay, ay isku khilaafeen Madaxweynaha. Ka akhri halkan Waxaa kale oo jira muran la sheegey ka dhex aloosan yahay Wasiirka Maaliyada iyo Madaxweynaha, sida lagu shaciyey Warsidayasha qaarkod kaas oo la xiriira dhagxaan Puntland laga dhoofinayo iyada oo Maxamed Cali Yusuf (Gaagab) ka hadley, iyo Madaxweynaha oo la sheegey inuu Wasiirkiisa eedeeyay markii uu dibadda ka soo laabtay. Shacabka Puntland oo maamul-xumada ka jirta MGPL ay saameyn weyn kaga yeelatay xagga bulshada iyo dhaqaalahaba, ayaa is weydiinaya muranka u dhexeeya GW iyo Xukumadda in uu yahay kii hore looga bartay oo ahaa geedka rux-rux qobcadu ha ka daadatee iyo in arrintu marakan tahay mid salka ku heysa xisaabtan dhab ah oo shacabku ku qanco. Garowe Online,Garowe
  7. Golaha Wakiilada Puntland oo ugu baaqay Cade Muuse inuu soo galo Caasimada Maamulka Puntland ee Garoowe ugu Danbayn ilaa Maalinta Sabtida ah Garoowe:- Golaha wakiilada Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay Madaxwayne Cade Muuse Xirsi inuu soo galo Caasimada Maamulka Puntland ee Garoowe, taas oo in mudo ah ay ka maqnayd Xukuumada Cade Muuse Xirsi, Goluhu waxay kaloo sheegeen inay ugu danbayn Cade Muuse laga rabo inuu soo galo Garoowe ilaa Maalinta Sabtida ah si loo lafa guro Amaanka Caasimada oo aad uga soo daraya ayaamahakan oo ay soo bateen dhaca gawaadhida Xukuumada iyo kuwa Hay"addka, Gudoomiya Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa saxaafada u sheegay in Madxwaynaha la waydiin doono arimo la xiiriira waxqabada Xukuumada iyo Amaanka oo ka sii daraya maalinba maalinta ka danbaysa, gudoomiye Axmed Cali Xaashi,waxa kale uu intaas ku daray in loo baahanyahay Inuu Madaxwaynuhu ka soo qayb galo shir maalinta sabtida ah ka dhicidoon Magaalada Garoowe ee xarunta u ah Maamulka Puntland, iyadoo ay shirkaas goobjoog ka ahaan doonaan Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada puntland laguna jeex jeexi doono Amaanka Puntland sidii wax looga qaban lahaa. Shirkaas maalinta sabtida ah la filayo inuu qabsoomo ayaa waxa ka soo qayb galaya Gudiga joogtada ha ee golaha wakiilada Puntalnd, Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisaba Maamulka Puntland ayaa ayaama hakan waxa ka soo darayay amaankiisa iyadoo ay u badan tahay Caasimada Garoowe oo aad looga soo dayrinayo amaankeed, oo ay ka dheceen falal amni xumo, oo hurseedi kara Amaanka,oo faraha ka baxa iyo Maamulka Cade Muuse Xirsi oo Burbura iyadoo awalba laga caga jiidadayay, Maamulka Puntland,oo Bulshadu ka biya diid sanayd Jaamac Ayaanle Feyte LaasqorayNet/
  8. 22-05-2007 C/qaadir Cashar Nadaara iyo Weriyeyaashii la xirnaa oo maanta la sii daayay C/qaadir Cashar Nadaar oo ah Agaasimaha Universal TV xafiiska Muqdisho, Wariye Bashiir Diiriye Naaleeye Iyo Camera Man Xaamud Max’ed Cusmaan ayaa manta laga siidaay xabsigab kadib markii maxkamada la saaray ay ku weysay wax danbi ah. Sii deeynta Nadaara Iyo labada wariye ayaa waxaa xaqiijiyay mid ka mid ah howlwadeenada TV Universal. Iyadoo ay Nadaara iyo labada wariye ee kale y ku xirnaayeen mudo bil iyo bar ah xabsi ku yaala magaalada muqdisho. Maanta ayaa Maxakamda La soo taagy C/qaadir Nadar, Bashiir Naaleeye iyo Xaamud Max’ed oo dhamaatoodab ka wada tirsanaa TV Universal Xafiiskiisa Muqdisho, iyadoo la weydiiyay su'aalo dhowr ah, waxaana ugu dambeyntii xubnahan lagu war geliyay inay fasaxan yihiin isla markaana aaney jirin dembiyo waaweyn oo lagu helay. Agaasimaha TV Universal iyo Labada wariye ee xirnaa muda kabadan 45 maalmood ayaa si xaqdaro ah u gu jiray xabsiga kadib markii uu si gardaro ah ku xiray Afhayeenka C/llahi Yuusuf Xuseen Max'ed Maxamuud (Xuubsireed) oo si ulo kaca ah u xiriye, kadib markii uu ugu yeeray in ay soo xaadiraa shir jaraa’id uu ku qabanayay hotel Ambassador amaran uu ku bixiyaya in la xiro.
  9. ^^^Amiin. This is strange. WAR DEG DEG: Prof. Dufle oo oo beeniyay geerida madaxweynihii hore ee Soomaaliya. 22. Maj 2007 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland)- Gelinkii hore ee maanta waxaa soo baxday warar sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) uu ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Nayroobi, warkaas oo ay faafiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliya hase ahaatee daqiiqado ka hor ayaa Prof. Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan sida gaarka ah ugu dhow dhow Aadan Cadde waxaa uu sheegay ineysan geeridaas jirin balse, Aadan Cadde uu ku jiro xanaanada gaarka ah ayna ku xeran yihiin mashiino neefta soo celiya. Dr. Dufle wuxuu diiday wararka ay faafiyeen warbaahinta Soomaaliya balse qiray in waaberigii saakay Aadan Cadde neefta ay ku dhegtay kadibna la geeyay Isbitaal, wixii war ahna ee ka soo baxana dib uu ka soo sheegi doono. Afhayeenka Guddiga dib u heshiisiinta Qaran C/qaadir Maxamuud Walaayo ayaa isagoo ku hadlaya codka Guddoomiyaha dib u heshiisinta Qaran tacsi u diray eheladii iyo umada Soomaaliyeed isagoo ugu tacsiyadeynayey geeri uu sheegay walaayo iney ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, balse beenintan ayaa timid saacado kadib. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  10. Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia oo geeriyooday Mogadishu 22, May.07 ( Sh.M.Network) Alaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi goordhaweyd ku geeriyooday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia Aadan Cabdulle Cismaan sida ay sheegeen ilo caafimaan oo ku sugan Kenya. Aadan Cabdulle Cismaan, Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan ayaa ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee qabtay xilka madaxtinimada Somalia, bishii June sanadkii 1960 kii markaasi oo ay aheyd xilligii dalka uu xuriyadda ka helay gumeystihii talyaaniga. Alaha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan ayaa waxa uu ku dhashay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan sanadkii 1908 dii. 1944 tii waxa uu ku biirey kooxda xurnimo doonka Somalia ee leegada, isagoo ka tirsanaa ilaa u ka qabto xilka madaxtinimada Somalia 1 dii bsihii June sanadkii 1960 kii xilligaasi oo si dumuquraadi ah loogu doortay in uu noqdo Madaxweynaha Somalia, waxaana lagu tilmaamaa in uu ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee African ah oo si dimuquraadi ah lagu doorto, xilkana laga daga si dumuquraadi ah. Waa madaxweynihii 3aad ee soo mara Somalia ee geeriyooday, iyadoo ay horey u geeriyoodeen Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Maxamed Siyaad Barre. Click here to find shabelle news in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  11. http://www.afmaal.com/videos/gabay.caashaq.html
  12. The TFG and the Ethiopian brethren are engaged in constitutionalized thuggery. I am afraid nothing changes from their side and unless we get rid of them altogether, these gross abuses would not stop.
  13. ^^Lol I shouldn't be laughing. That is harsh. Its called Happy Slapping and it begun in London some years ago. Blooding yobs.
  14. ^^ D And this video: Geel Jump reminded me of geeljire Aqal ka bood, where a young geeljire would jump over the newly wed's Aqal. Some of them climbing it while running and getting off it the other side still running .
  15. Just re-watched some Arab video clips. Hilarious as always. Arab Snake Attack Pick up the phone
  16. Who is to blame for this? ---- Liberia: Somalian Refugees in Liberia turn street beggars May 19, 2007 by Michael Kpayili / Staff Writer With rather strange look in the faces of Liberians who are just graduating from civil hostilities, the influx of the light skin color as many may termed in Liberia as white people “Somalia Refugees” seen begging people at various street corners in Liberia is getting out of indefinite proportion. Over the week, a local child rights advocacy organization, Fore-running of children’s universal Right for Survival (Focus) called on LRRRC and UNHCR to quickly move in to assist Somalia Refugees who are now surviving inhumanely through street begging around Monrovia and its surrounding cities. According to information gathered from FOCUS, over 500 Somalia refugees mostly women and children fleeing the bloody war currently going on in the Somalia capital Mogadishu have arrived in Liberia via sea. It is not clear whether UNHCR or LRRRC is aware of their presence in Monrovia but their survival here is deteriorating by days indicated upon their physical conditions and constant harassment in street begging. FOCUS further alarmed that those elderly Somalia refugees turn street beggars who are mainly women and children between the ages of 1-12 risk indecent treatment if their plight is not adhered to. According to a release from FOCUS, sexual exploitation of these children remains their primary focus. The children rights group noted that while the coming of these Somalia refugees might not have been registered with LRRRC and UNHCR as means of assisting them benefit from food ration, shelter and other attention, there was an urgent need for both organizations to swiftly address the needs of the refugees. “If the two institutions do not remove these refugees from the streets in a relatively shorter period in time, especially during the rainy season, they might suffer from preventable disease that could lead to an outbreak of epidemic”, A FOCUS release maintained. It is sad seeing other Africans who suppose to be under the protection of the United Nations as the result of war their country being strangulated and barely surviving on a half day meal. Rainy season is very difficult in Liberia and the way things are handled with these Somalia refugees are regrettable. Libera Times
  17. ^Everything is possible, Xoogsade.
  18. At least we're first at something . Not unless the bloody Xabashi TFG bottle-necks private telecommunication and internet providers, which may happen very soon.
  19. ^^ Lol@Nin isigey ma nabad galo ....usheeg... NGONGE, adigu markii Geel loo heeso ayaad Gorayo u heestaa, waligaaba. It looks like in aad sheekada daaqad ka soo gashey.
  20. MMA: Perhaps Siidka should have gone, humiliated himself and sat down with colonial rulers at the "dirin" with a defeatist attitude because his and himself was a 'lost cause,' no Waa sida ay nala damacsan yihiin. Nolosha noocaasi hadey dadyowga qaar u caado tahay, Soomaalida inteeda badan waxay u arkaan dar xumo laga dhiidhiiyo! Horaa loo yiri: Hadaan dhimano geeridu kolbey nolosha dhaantaaye! Dhaqashiyo marbey kaa yihiin dharagtu xaaraan e' Nin dharbaaxo ceebeed dugsaday dhaqashadeed maalye! Dhashaadeey sugtaa xaajadaad dhawrataa abid e' Marka, the Vae Victus of our supposed common-sensical brothers has the scents of defeatism that is 'common' to the less visionary. There is no place for common sense in the face of existential dangers and for those who induldge in it, may they find professional occupations among appeasers. Wax la yiraahdo heshiis marka maatidaada dhagta dhiigga loo darey ma aha wax nin weyn ku hadlo, waana af-lagaado ula kac ah.
  21. ^No, I am not contradicting yourself. In the first post I mentioned Africa and not Somalia and in the second post i suggested that there are other better places in Africa than Somalia . So, how am i contradicting myself?
  22. Xaalada nololeed ee sadexda xero ee Xagar dheere Ifo iyo Dhagaxlay oo ka sii daraysa kadib 7 maalmoo Warkii 18-May-2007 iyo Qormadii: darwiishland waxaay dawlada kenya si toos ah u joojisay gaadiidki dhamaan isaga goooshi jiray xeryaha qaxootiga iyo magaalada nayroobi talaabadan ay ku dhaqaaday dawlada kenya ayaa ahayd mid qaxootiga soomaliteed ka hor joogsatay adeegyadoodii u gaar ka ahaa magaalada nayroobi ayaa ahayd laf dhaba ay uku xidhan tahay inta badan qaxootiga somalidu noloshooda iyo adeegyadooda Talabadan ayaa waxaa xigtay inay dawawlada kenya xuduuda heeda ka xidhato boqolaal qaxooti soomaliyeed ah oo ka soo bara kacay dagaaladii dhawaan ka dhacayay magaalada muqdisho oo ay isku hortaagto xuduuda u dhaxaysa somalia iyo kenya kadibna ay ka dhalatay inay halkaasi ku tabaaloobaan qaxooti aad u tiro badan oo soomaliyeed Si kas taba ha ahaatee waxa cidhiidhi gaashay xaalada nololeed ee qaxootiga ku dhaqan saxedda xero ee Ifo Xagardheere iyo Dhagaxlay kadib markii ay hay,adaha UN ka iyo dawlada kenya albaabada isugu laabeen dhaam goobihii aadeegyada bulshada sida makhaayadaha laga shaaho iyo hodheelada laga cunteeyo caanaha hilibka iyo dhamaan wixii cabitaan ah ama sharaab Waxaad ku arkaysaa goobaha qaarkood hablo soomalaamileed oo si dhuumaalaysi ah ku iibinaya shaaha ama Qaxwada oo mar marka qaarkood ay ka soo gaadho dhibaatooyin isugu jira jidh dil xadhig iyo wixii la mid ah talaabadan ayay ku sifeeyeen dawlada kenya iyo hay,adaha UN ku inay la xidhiidho nadaafad xumo sababikarta inuu ka dilaaco cudurka daacuunku ama shiban biyoodka Afnugaalnnews Dadaab kenya darwiish
  23. ^^Lol, Aaliyah. Hey, you encouraged us . There are better places than Somalia when it comes to shopping, you know ?
  24. ^^looks like Meles has alot of fronts and the blames that come with it. Can he take on all of them? I am not sure.