Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. War deg deg ah : Beesha Sede oo Caawa sheegtay in dagaalkii ay ku qaadi lahaayeen Xoogaga Maxkamadaha iyo Al Shabaab ay joojiyeen kana doorteen Wadahadal. 19 May 2008 Posted to the Web 19 May 08, 20:25 Mas'uuliyiinta magaalada Kismaayo xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo Xalay iyo Maanta ay ka jireen xaalada Coladeed ayaa Caawa Shaaca ka qaaday in ay baajiyeen gebi ahaanba Dagaal ay damacsanaayeen in ay la galaan Xoogaga Al Shabaab iyo Maxkamadaha oo maalmihii lasoo dhaafay isbalaarsi ka weday Jubbooyinka. Afhayeenka Beesha Sede Nabadoon Xasan Dheere ayaa Caawa ka dhawaajiyay in ay joojiyeen dagaalkii ay damacsanaayeen islamarkaana ay Wadahadalo la bilaabeen Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Maxkamadaha sidaasna lagu baajiyay Dagaal uu dhiig ku daadan lahaan. Nabadoon Xasan Dheere oo Goordhaw lahaday qaar katirsan Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Beesha Sede ay tahay Been Nabdeed oo aanay doonayn in ay ku dhax milanto Ururka Diimeedyada Soomaaliya " waxaan ogaanay in Kooxaha Jubbooyinka soo galay ay yihiin Kooxa Diimeedyo aan qabiil ahayn sidaas darteed waxaan Go'aansanay in aan Nabadda ka wada shaqaysno ayuu yiri Xasan Dheere arrintan ayay ku farxeen Boqolaal qoys oo Qax ujoog ahaa Cadaado.com Muqdisho
  2. Dagaalkii ka dhacay Gal Galato iyo Suuqa dayax oo uu ku geeriyooday Taliyhii Maleeshiyada Bashiir raage, C/qaadir beebe iyo ilaalo gaar ah.. 19-5-2008 Waraka ka imaanaya dagaal manta duhurkii ka dhacay suuqa dayax ka dibna ku fiday duleedka Muqdisho gaar ahaan bar koontarool oo ku taala gal galato una dhaw Dakada macmalka ah ee Ceel macaan loona sii maro garoonka cisanley ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday sarkaal beeleed ahna sarkaal ka tirsan maamulka tabarta yare ee Maxamed dheere. C/qaadir beebe oo ahaa gacanyarihii Bashiir raage shiiraar ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac ka soo gaaray dagaalkii manta gaaray galgalato balse uu isbitaalka Keysaney ku dhintay galabta sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya isbitaalkaasi. Dagaalkani oo markiisa hore ka bilaawday suuqa dayax ayaa ku fiday soonkaasi kadib markii ay ka carareen maleeshiyadii kadibna ay galeen koontaroolkaasi taasi oo sababatay in dagaal halkaasi uu ka dhaco halka warar aan ka xaqiijina ay sheegayaan in halkaasi lagu gubay gaari tikniko ah midkalana ay ku qaateen xoogaga is garabsanaya. Ku dhawaad 2-qof oo rayid ah halka ciidan gaaraya ilaa 4- ay ku dhinteen oo uu ku jiro C/qaadir beebe waxana la sheegay in suuqaasi uu haawanayo haatan xoolo badana ay ka carareen dadkii lahaa haatana suuqaasi maranyahay. Dalkanews Mogadisho Posted by wadanka on May 19 2008 09:56:33
  3. Che, unexpected turn of events might surprise us all. We think we know things but do we really?
  4. ^^This: Ciidamada Al-Shabaab oo gacanta ku dhigay degmo katirsan J/hoose Posted by Kismaayo Monday, May 19 @ 08:40:30 EDT Ciidamo taabacsan kooxda Al-Shabaab ayaa saaka u gacan gashay degmo ka tirsan gobolka J/hoose, degmadaasoo kaga sii horeysay qabsashadeeda deegaanka Kamsuuma ee waqooyiga Kismaayo dhacdo, mana jirin wax rabshado ah oo ay la kulmeen xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab. Ururka Al-Shabaab ayaa si nabadgelyo ah saaka ku galay degmada Jamaame oo kamid ah gobolka J/hoose wax ka yar 90Km-na jihada waqooyi kaga aadan magaalo madaxda gobolka ee Kismaayo,[ tagitaanka Al-Shabaab ee halkaasi ayaa wararku sheegayaan in ay ka danbeysay kadib markii ay kulamo la qaateen odayaasha iyo waxgaradka magaalada Jamaame, ciidamadan tagay magaaladaasi ayaa waxaa hoggaaminayo Sheekh Isxaaq Maxamed oo loo yaqaan Abuu-Muslim, kaasoo markii uu gaaray Jamaame kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada, lama oga waxyaabaha looga hadlay kulamadaasi. Jamaame oo ka tirsan 5 degmo ee gobolka J/hoose uu ka kooban yahay ayaa noqaneyso degmadii ugu horeysay oo ay la wareegeen ciidamada Al-Shabaab oo 32 saac ka hor gacanta ku dhigay deegaanka Kamsuuma ee isla J/hoose. Degamadan Jamaame ayaa muddooyinkii ugu danbeeyey waxaa ka talinayey hoggaamiye dhaqameedyada beesha halkaasi degto kadib markii maamulkii ay dowladda u soo dhistay uu shaqeyn kari waayey. La wareegista Al-Shabaab ee magaalada Jamaame ayaa ku soo beegantay xilli afhayeen u hadlay maamulka Kismaayo oo la yiraahdo Xasan Maxamed Cali Dheere uu sheegay in xubno ka tirsan maamulkooda ay Kamsuuma u aadeen wadahadallo ay la soo yeelanayaan wadaadada horckaceyso ciidamada Al-Shabaab iyo bulshada deegaankaasi ku dhaqan. Hadalka afhayeenka ayaa waxaa ka sii horeeyey hadal kale oo qaar kamid ah warbaahinta gudaha dalka Somalia uu ka sheegay guddoomiyaha Golaha siyaasadda beesha **** Yaasiin Nuur Gaas Raadeer, kaasoo ahaa in ay is difaacayaan oo ay dagaal ku tagayaan sida uu hadalka u dhigay Jilib iyo Kamsuuma oo haatan ay ka arrimiyaan Maxkamadaha Islaamiga iyo Al-Shabaab. Xafiiska warqabadka Gedoweb ee Columbus, Ohio USA
  5. Emperor, perhaps you are right. I may be naively expecting the impossible to happen, but a working between Hiiraale and Al-Shabaab is not altogether unimaginable. That is owing to the fact that 'interests' reign over characters lately. Both Hiiraale and Al-Shabaab, if they come to an agreement of a sort, are in it to gain. Whatever I wrote yesterday was speculative but read below: Sheikh Maxamed Shukri oo Xalay soo galay kismaayo asaga oo ka yimid Kudhaa ciidamo uu wato oo soo dhawayn u samayndoona Ciidamada Maxkamadaha (19-05-2008) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Ciidamada maxkamadaha oo shalay gaaray kamsuuma kuna wajahan saakay sida ay wararku sheegayaan magaalada kismaayo oo ah magaalo dekad leh halkaasina wararka ka imaanayo ay sheegayaan in soo dhawayn diiran halkaasi uu ku sii samaynayo sheikh Shukri oo ka mid ah saraakiishii Ciidamada maxkamadaha ahaa ee ka soo jeeda Kismaayo. Sheekha ayaa la sheegay in uu si deg deg ah uga yimid kudhaa kadib markii ay soo korotay saacadihii la soo dhaafay in ay kismaayo ka socoto is afgaranwaa u dhaxeeya xoogaga maxkamadaha iyo saraakiisha joogta kismaayo oo la sheegay in ay u diyaraargaroobayaan in ay magaaladaasi ama laga yaabo in iska hor imaad uu dhexmaro xoogaga maxkamadaha iyo maleeshiyo beeleedka jooga kismaayo. Shukri ayaa isla xalay kulamo la yeeshay siyaasiyiin uu ka mid ahaa bare hiiraale oo ahaa rugcadaa in badan gacanta ku hayay kismaayo ahaana gudoomiyaha is bahaysiga walaala galgaduud ee 2005-kii lagu dhisay Baraawe. Wararka saakay naga soo gaaraya kismaayo ayaa waxay sheegayaan in xiisadaasi ay qabowday xalay waqti danbe laguna wado in ciidamada maxkamadaha ay garaan kismaayo saacadaha soo socda Dalkanews.com, muqdisho.
  6. ^Oh you haven't seen Somali ruwaayada where the character for youthful lovers are acted out by 50 year olds? They are called wiilka iyo gabadha . Atiriisho iyo Atoore! PS: You need a balance. You can't have the whole place celebrating, 'cause that would be boring, innit?
  7. ^Lol. I know, especially for Emperor who comes out of hiding only for the occasion.
  8. ^They were the local SL choir boys and girls, adorning the 'samo ku waarihii calanka'
  9. OK. OK. Slow down boys. I think Horn has a point about the direction of Al-Shabaab's strategy this time. I think it'll be advisable on the spear-heads of Al-Shabaab and militias leaders in Kismaayo not to fight. Fighting at this critical junction of Somali resistance would only weaken both sides, and thus put the Ethiopians in a stronger position to overpower them both. Compromise between Al-Shabaab and the folks in Kismaayo could really yield a very good source of military might, which could prove effective in the liberation of the country. The last thing members of Al-shabaab need now is division between them and those folks who can help further the cause of Liberation. After a careful compromise and agreement, what Al-Shabaab would need to do would be to send few of its members to help maintain peace and order in the city. All other efforts that an unnecessary war could waste can then be allocated effectively to attack Ethiopians wherever they're present. My hurried 2 cents.
  10. Paragon

    18th May

    That's more like it. Not I Love 18 of May; what's up with that? C'mon S/landers, tell your president not to dress up like a portable bill board haha .
  11. Originally posted by +Faheema: quote:Originally posted by Haneefah: I just realized I reached a milestone. Heh, five whole years! Faheema, looks like I beat you to it LoL I am glad it was you and not some useless poster 'Some useless poster'? Oh I demand a Xaal.
  12. I think its the short version of 'sweet-heart' that pisses 'em off. They just want to hear the full term said aloud . Anyway, how about 'darling' or 'dear'? Waa sida ninkii yiri 'hadaan hadalnona waa af-sallax ku dheg, hadii kalena waa...'
  13. ^^Somaliland supporters-ka, goormay yimaadeen LaasCaano? Ka hor se yaa ka talinayey? Ciddii ka talineysey haddii ciidan duullaan ah ku yimaado, iyaga iyo maatidoodiina qaxaan, taa maxaad u taqaan? Qaraabo salaan? 'Unaided' local uprising? miyaad tiri? Adeer you got good comedy .
  14. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Waxa anshax xun kuwa dagaal iyo dhiig muslin ku baaqaya ee u guntan habeen iyo maalin sidii ay maatada ugu khamaari lahaayeen ,,,, they should be ashamed. Waxa ka sii anshax xun kuwa kula midka ah ee difaacaya ee raba dadka dhimanaya inay debedda iyo TV yada ka daawadaan lakin aan lahayn xiniinyo ay qori ku qaataan oo ay ragga isku arkaan ,,,,,,,,,,, Belo, war maandhoow wiilku indha adakaa horta? War nimankaad shaley ku soo duusheen ee aad maatidooda barakiciseen 'in the name of Somaliland' ayaad maanta na leedahay inay iska kiin cesheen waa 'diigyo cabnimo'? Adeer if you want to do a hat-trick, perhaps it'd be more fitting if you come up with a more elaborate trick. This one (which by the way comes across as hypocritical) surely is too obvious for even habarta bowd-ka joogta . Pull a different kind of wool over our eyes and we might have delude ourself into thinking you've done it .
  15. Somalia is back, what a long wait. Oh, I'd like to dream so too! PS: On a serious note; though we all want Somalia back to her old demure self, but to bring her back is halkey hashu masaarta ku liqday .
  16. Cor lummy! Of all attributional deficiencies brothers might stand accused, this one shant be one of 'em. I mean, we're in the post-digital world where adherence to strict grammatical and spelling regime is no longer maintained. It's refreshing to say the least. I call it late-modernity's breeze wind of change, with which all pre-existing rules and attitudes give way to new carelessnesses. It's beautiful. At last! Free from strictures of ever naive language. Free from the memories of blasted headmasters and prefects!
  17. ^^No need to change, man. You can write your thesis just within 7 days . But at the back of my mind I know exactly how much time the work is going to take so that I start at that point and not a moment earlier. Does that make sense? Lol. Makes sense. At least to me. I don't think the author of the article has anything on me when it comes to procastination. Some just have a talent for it .
  18. Riyaale's trying his luck in master scheming? Hmmm! Something's not quite right.
  19. The deadline was the 15th of May soo ma aha horta?
  20. ^^My local SL Fadh-ku-dirir professors are lately worried for Hargeysa; what gives?
  21. ^I always liked the 'Batar' part of the ladies' dance. Really cute .
  22. Originally posted by Malika: ^Malaika is a classic! BOB this is for you.. hence your nostaligic thread of the olden days[No Money,No love] By the one and only Mama Africa Miriam Makeba! Here's to you, .