Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^It's all Af-Soomaali. No foreign word there. But let others figure it out.
  2. ^Waxaasi waa cadoow aan ku cuno ama aan ku ciideeyo!
  3. Haa nooh. Cabdiyo Cabdi oo reer Luuq ah ayaadba sii tahay? Xaa ka fiican? Waa runtaa, Ciise ok buu ahaa balse waa abtirsiinyo Awoow oo qadiim ah. Marka waxaan is tiri bal yaanan odey da' ah habluhu ku moodine, balse magac casri ah soo bax. Ma garatey?
  4. ^Lol@Feeri eleganto. Oo waabad ka heshaa hadda?
  5. Maxaa iga dambeeyey oo dadkii qoorta isu gashey?
  6. So the TFG is finished right? We are dealing with Amxaaro now. Join the fight 'former traitors' . Dambi dhaaf, sidii Qanyare, shacabka weydiista .
  7. ^Hell is other people's children! I like them though. From a distance. Mute.
  8. Acuudu Billaahi mina sheydhaani rajiim PS: Lol@Mfundishe adabu. Mwache tu. Thanks for the offer . I'm into hunting. The humans.
  9. Paragon

    Hi

    Welcome. If you must.
  10. The sun can fall from the sky....? :confused: I'm in a shidh mood today... :mad:
  11. At least 26 killed in central Somalia fighting MOGADISHU, SOMALIA Jul 01 2008 17:32 At least 26 people, mainly combatants, were killed on Tuesday in fighting between Ethiopian forces and Islamist insurgents in central Somalia, residents said. The incident was one of the most serious in months and came a week before a deadline for the implementation of a truce agreement signed by rival factions last month in Djibouti was due to expire. The insurgents ambushed an Ethiopian army convoy travelling from Guguriel near the Ethiopian border to Mataban town, about 450km north of the capital Mogadishu, they said. "I counted 18 bodies in and around Mataban town," said Hussein Moaliam Aden, an elder in Mataban, adding that he had seen the bodies of at least seven Ethiopian soldiers lying near the ambush site. Mataban residents said a child was killed as the clashes spread into the town in Galgudud region, confirming that 26 people had been killed. "One child was killed in the crossfire in Mataban," said one resident, Mohamed Hadi Ali. Residents reported that the fighting, in which both sides used armoured vehicles, was the heaviest in the region since Ethiopian forces entered Somalia in late 2006 to bolster the country's weak government. "Most of the dead are from the rival sides. We have never seen such a heavy fighting since the Ethiopian forces entered our country," local resident Feisal Mohamed said. Sheikh Abdirahim Isse, a spokesperson for the insurgents, confirmed the clashes and claimed the Ethiopians had suffered heavy losses. "There was heavy fighting today and the Ethiopian forces suffered huge losses. Many of them were killed and their armed vehicles destroyed," Isse said by phone from an unknown location. The Ethiopian army, which rarely comments about such incidents, has pledged to pull out once the United Nations deploys a peacekeeping force to bolster an embattled African Union peacekeeping force confined to Mogadishu. Since they were ousted from power last year, the Islamists have waged a bitter guerrilla war, targeting Ethiopian, government and African Union targets almost daily. According to several international rights groups and aid agencies, the fighting has left at least 6 000 civilians dead and displaced hundreds of thousands in the last 12 months alone. On June 9, the Somali government and its political opposition signed agreements, including a ceasefire scheduled to enter into force within 30 days, but a radical wing of the Islamist fighters called Shebab has refused to recognise it. Instead, it has vowed to keeping fighting until Ethiopian forces pull out of Somalia, a nation that has been plagued by an uninterrupted civil war since the 1991 overthrow of president Mohamed Siad Barre. The African Union has deployed some 2 600 peacekeepers in Mogadishu but the contingent on the ground still falls far short of the 8 000 troops pledged by the continental body and has failed to stem the violence. At least 2,6-million Somalis are facing hunger due to acute food shortages spurred by a prolonged drought, insecurity and high inflation. United Nations famine monitors have warned that the figure could hit 3,5-million by year's end. - AFP Source: Mail & Guardian Online Web Address: http://www.mg.co.za/article/2008-07-01-at-least-26-killed-in-central-somalia-fighting
  12. ^So are you contemplating a switch? Typical Somali .
  13. 'Frankly dear, I don't give a damn!' borrowed from Gone With The Wind . Hello, MsDD. You good?
  14. ^No, this is just the quiet before the storm. He's coming back, I promise you. Like a Katrina duufaan . Cabdiyo Cabdi waan ku salaamay walaale. Magacaagaanba ka helay .
  15. ^How about those who camped themselves in the middle of civilians as cover and now cry for them? You don't see the irony I guess. If you say you are concerned about civilian security, which is what the resistance movement is fighting for, and you know your presence amid them will bring them harm, then, as military combatants, why don't the camp you support move to military barracks rather than civilian areas?
  16. Ku dhawaad 38- ka mid ah Ciidamada Itobiya oo ku Nafwaayay Dagaalkii Galabta Gabaldhicii ka qaboobay Dhinaca bari ee Matabaan iyo Gaadiid Dagaal oo gaaraya ilaa 7- oo halkaasi ku gubtay Gurmad soo aad [01-07-2008] Dagaalkii saakay Subaxii Hore ka qarxay Magaalada matabaan ayaa haatan la sheegayaa in gabaldhicii galabta uu iskiis u qaboobay walow ay is hor fadhiyaan labadii Ciidan ee isku hertiyay Dhinaca bari ee hiiraan gaar ahaan Matabaan. Inta la ogyahay 7-gaadiidka dagaalka ayaa la xaqiijiyay in ay ka Gubteen Ciidamada Itobiya, halka ku dhawaad Ciidamo gaaraya ilaa 40-meeyo ay Dagaalkaasi ku waayeen Ciidamada Itobiya ee ka soo baxay Guriceel soona aaday Matabaan, waxaana la sheegayaa in wadadaasi ay wali Go'antahay, waxaana dhinac waliba ka fadhiyaba xoogagga xoreynta diinta iyo dalka Soomaaliya, oo maanta khasaarihii ugu cuslaa u geystey ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ah ee xabashida. Weerarrada lagu qaaday maleeshiyaadka codowga tigreega, ayaa ahaa kuwo aad loo soo agaasimey, oo ku kelliftey in ciidamdii cadowgu aad ugu jaah wareeraan, garana waayaan jiho laga xigo, iyo jiho ay u baxsadaan, dagaalkaan ayaa ahaa kii ugu silic badnaa ee soo mara maleeshiyaadka qafaalka lagu keenay ee xabashda. Saraakiil u hadashay xoogagga xoreynta Diinta iyo Dalka Soomaaliya, ayaa sheegay iney ku hareereysan yihiin maleeshiyadka calooshood u shaqeystayaasha ah ee cadowga tigreega, waxayna wacad ku mareen iney cadowga u dhigi doonaan casharro ay kunka sano ee soo socota, xabashidu ka sheekeyso. Dalkanews.com Muqdisho ----------------- Ciidamada Itoobiya oo markii ay ka soo ruqaansadeen Guriceel uu dagaal culus ku qabsaday Matabaan & baabuurtii lagaga gubay dagaalka oo yaala goobihii ay dagaaladu ku qabsadeen Dagaal qaraar ayaa waxa uu ku qabsaday degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee labadii cisho ee u danbeysay ku sugnaa duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, oo saaka ka soo ruqaansaday Guriceel, waxaana ciidamadaasi jidka u galay ciidamado ka tirsan xooggaga maxaakiimta & Alshabaab, halkaasoo ay labada dhinac dagaal jilbaha la isku dhigay uu ku dhexmaray. Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay degmada Matabaan oo aan xiriir la sameynay ayaa xaqiijinaya in in ciidamada Itoobiya oo marayey waddada Matabaan in weerar 4 jiho ah lagu qaaday, lagana qarxiyey labo ka mid ah baabuurtii nooca uuraalka , iyadoo aanan la ogeyn qasaaraha ciidan ee soo gaaray, waxaana labada baabuur ee la qarxiyey saarnaa ciidamo aad u tiro badan, iyadoo dagaalku markii uu socday muddo 40 daqiiqo ah ciidamada Itoobiya loo riixay dhinaca waddada u leexata Feerfeer, lagana saaray dhinaca degmada Matabaan. "Dagaalka wuxuu ahaa dagaal culus, Itoobiyaanka markii waddada loo galay ayey dhowr madaafiic ku soo rideen xaafadaha magaalada, markii uu dagaalku sii kululaadayna waxey u baqdeen dhinaca Feerfeer, waxaana laga gubay labo baabuur oo uural ah" ayuu yiri Muxudiin Xuseen oo ka mid ah dadkii aan la xiriirnay ee aan wax ka weydiinay qasaaraha dagaalkaasi. -------------------------------------------------------------------------------- Xafiiska war qabadka Dayniile Muqdisho Somalia dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
  17. Dagaal Culus oo ka soconaya qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Submitted by wararka on Tue, 07/01/2008 - 15:07. Muqdisho.01.July.2008.(Sh.M.Network)-Dagaal Culus ayaa waxa uu ka soconayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo fariisin u ah Ciidamada dowlada KMG iyo Kuwa AMISOM. Goobaha uu dagaalku ka soconayo waxaa ka mid ah fagaaraha Tarabuunka,Xaafada taleex iyo isgoyska KM4,waxaana dagaalka u dhaxeeyaa Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa AMISOM iyo xoogaga ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Ethiopia iyo siyaasada KMG. Lama oga qasaaraha soo gaaray dhinacyada dagaalamaya,waxaana laysku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan,iyadoo daryanka madaafiicda laga maqlayo inta badan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Wixii ku soo kordha kala soco Shabelle.net.
  18. Morning, ya'll! Barbar hadaan u seexanoo Boggagu ay is gaadhayaan Bowyuhu ay isku marmaan Badbaadaaad aragtiyo Badhaadhoon gaadhnaan Billaahi kuugu madhayaa! C/Nasir Macalin iyo Beledweyney ku nooshahay
  19. Ngonge, We know what side Horn is with now, but you, which side are you on? Rumour has it that you've been evesdroped praising the Ethiopians as 'potentially good masters'. Is that true? We need to set up a McCarthyist Witch-Hunt Committee in these boards horta .
  20. Oh those envious group who 'may be related to Puntland by blood ties' but hide behind the Mogadishu mob, shame on you, shame on you! How can you betray the big 'Dhii' blood tie and support the enemy tribe? Sellouts, you hear, you sell out Paragon! Paragon: Urm, are you finished cousin? Blood cousin: Yeah, I am! Traitor! Paragon: (ala Austin Powers' style) Err, Thank you very much! Err make my order a cup of Somali nationism! Much obliged cousin ...
  21. Maasha-Allah, welcome aboard, Sheikh-al-Xassan Bin Samatar Yaa sheikh, can I call you Al-Beledweyni?