Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. ^Exactly. Ma fiicna in goroda layska laalaado since we currently see things in the same way. Let's work on that folks and strengthen it. Nin waliba maalin buu tala go'aansadaa, Horn-na maantuu go'aankiisa inoo caddeeyey. Let's accept it. Please.
  2. ^So Horn hasn't spoken and doesn't speak against the Ethiopians?
  3. ^Anigu I can already guess halka laygu darayo adeer .
  4. ^LOl. War Castro waxaaseey iska dhaadhiciyeene adna madaxa ha u sii buurin . They 'll start building argumentative scaffolding around it soon enough lol. Horn, kugu raacsani ra'yigaaga sxb balse qolyahan kale ma iyagaaba garashadaa leh .
  5. 98 days to carry out an extensive extermination programme.
  6. ^It's sad to hear, Horn. I am reading about this tragedy. Gaalka dhulkayaga inoogu yimi ee sidaa maatada gumaad iyo barakac isugu raacshey ayeey heeshiis la gala leeyihiin.
  7. Originally posted by Koora-Tuunshe: Paragon, In that case, you have my word to be an ONLF member. Boloh boloh, I don't take blessings and permissions from any master .
  8. Alloow maatada badbaadi. Amiin. PS: Horn has always spoken against the Ethiopians. And that is a fact!
  9. Paragon

    SOL Cafe...

    Awrka dooba dhabayee Dareenkuna dulleeystoow Kolkaad ciinka daaqduu Uurka dacar ku gaadhiye Hadba dibbiro daciye Deedna dabarka goosane Oo uu orod ku daashane Mawkuna ku daariye Nafta qunyar deeyniye Dugaagtuna u loogiye Diiqqa ciyey ma tihide hoy wixi daantaa garo! Waxa iga dardaarane Wanaag laguma diimee Nimanyahow dadkeenii Dacdaraysan weeyee Nimanyahow dalkeenii Dukumdaakum weeye Nimanyahow dirkeenii Waa wada dallaganee Dumarkii dhamaantood Deebaaqi saaqdaye Nimanyahow duqeydii Darxumaysan weeyee War hoy danabadeenii Daacuumaysan weeye Ma wax loo dulqaataa? Dalku waa lama huraanee! Dib u socodku waa maxay? Samaan diidku waa maxay? Qaran dumisku waa maxay? Diin nacaybku waa maxay? Dugga gubada waa maxay? Dab u shidida waa maxay? Waran daabku waa maxay? Maata dooxu waa maxay? Damaq li'idu waa maxay? Gaala doonku waa maxay?
  10. Paragon

  11. ^Looool. Poor fellow. I like this one;
  12. Lol. Anigu dee xeelad iyo xirfad ayaan warka ku dabbarayaa adeer. Ragga bawdka jooga ayaan u duurxulayaa .
  13. Originally posted by Haneefah: Paragon, Car haku maqlo. Hal bacaad lagu lisay weeye wanaada lasiiyo, saa nin aan waaniyey oo i maqli waayey ninkan umbaan waligey ka arkay. A&T, drop the fake tusbax, will ya. Haneefah, anaa abti u ah marka anagaa ka garba-duubi doonna SOL. Xiin baa waxaa la sheegey inuu yiri A&T waa la soo dirsadey! Balse anigu waxaan leeyahay, war wiilku waa 'Keli Duul' or 'One Man Army, furun kastoo la geeyana isaga oo miciya dhiig leh ka qoslaya ayunbaa la arkaa. Waa ma baqe, loo baqe Haneefah, anaa A&T ugu gabyi doona Salaan Carabeey sidiisi oo oran doona 'Colka Jooji Wiilyahow' . Igu daa...
  14. ^lol A&T, anigiyo adigiyo dhawr odeya kaleba waa inaga kaftaniyo kifaax, balse, dadyowga qaarkii iyo kaftan waa kaaf iyo kala dheeri sxb. Marka taako taako u luud
  15. ^^U qaleey nooh A&T Mar dhaw Ashuun-ku-aadaan ayaad geli doontaa hadaad af la fakadnimada dayn weydo adeer. Warku waa tuuryo oo kale, meelaadan ka filanayn ayuu ku bus-kiciyaa. Is-dhawr .
  16. ^War anigu waxaan wiil ahayn layma dhalo adeer Waa iga kaftan! Yaan la soo gegebin! Koolkaat, lol. Thanks. I thought Bratz was somethng else /
  17. ^Waxaan is iri, war ninkii NGONGE ahaa has been informed of my clandestine activities . Labadan beri, I think my old Uni spy pals are on my back again ... I am watching myself ...(ya hear that boys, I aint guilty)...
  18. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: ^^ MA haweenkaa 'Sh!t' ah waryaa Paragon??????????????? Waryaa, waryaa ceeb ceeb...waryaa! Ha isku keen dirin aniga iyo hablahan, anigu maan caayine! Adigaa in 'deep shit' ku jira... mirif mirifta iyo galaafashada jooji adeer... I love my Somali sisters anigu... I am sure there's even a evidence thread buried somewhere in SOL .
  19. ^Lol. As Odey reer Waamo ah use to say, 'Eeboow waan dhax fadhaa' . Macnaha, in deep sh!t!