Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Madax ka tirsan Xoogagga Islaamiyiinta oo kulan la qaatay Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif Posted to the Web Feb 09, 10:34 Muqdisho:-Warar hoose oo naga soo gaaray Muqdisho ayaa sheegaya in madax weynaha DFKM Sheikh Shariif Sheikh Axmed uu la yeeshay kulamo Saraakiil ka tirsan xoogagga Islaamiyiinta ee sida ba,an uga soo horjeeda dowladiisa. Shirkaan ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Saraakiisha uu madaxweynaha la leeyahay kulan ka ayaa waxaa ku jira madax ka tirsan ururka Al-shabaab iyo Xisbi Islaami. Kulankaan ayaa ilaa hadda la aqoon wax yaabihii ka soo baxay waxaan dadwey naha Muqdisho ay aad u hadal hayaan wixii ka soo bixi kara walow aan weli si rasmi ah loo shaacin kulamadaan soconaya. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlayaa sidii loo xoojin lahaa amaanka magaalada Muqdisho iyo in si wadajir ah amaanka magaalada loo adkeeyo warar la isla dhexmarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulankii ka dhacay Villa Soomaaliya ay ka qayb galeen Madax ka tirsan Al-shabaab iyo Xisbi Islaami waxaan dadku aad u hadal hayaa in Sheikh Hassan Turki iyo Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ay ka mid ahaayeen raggii la kulmay madaxweynaha DFKM Sheikh Shariif walow aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay Madaxda Al-shabaab iyo Xisbi Islaami oo ku saabsan wax ka jira kulan kan. A/Cawaale Halgan.net
  2. Abu Mansur oo la kulmay Sheekh Shariif 9 Feb 9, 2009 - 6:56:40 AM Madaxweynaha Somalia Sh. Sharif Sh. Axmed iyo Afhayeenka Al-shabaab Sh. Mukhtaar Roobow [Abu-Mansor] ayaa kulan qarsoodi ah ku yeeshay Villa Somalia, kaasoo ay kaga hadleen amaanka dalka iyo khilaafaadyada u dhexeeya. Sarkaal ka tirsan xukuumada Sh. Shariif ayaa u xaqiijiyay GO in kulanka Abu-Masor iyo Sh. Shariif uu ahaa mid ay albaabadu u xiranaayeen, isla markaana aysan jirin cid ku wehlisay halkii ay ku wadahadleen. "Abu-Mansor waxaa lagu keenay madaxtoyada gaari uu leeyahay Xil. Max'ed Ibraahim Xaabsade, waxaana ka shaqeeyay inay kulmaan Xaabsade" ayuu yiri mas'uulkan oo sharaxayay sida ay ku suurogashay in Abu-Mansur uu tago Villa Somalia. Sheekh Abu-Mansor oo wata gaadiid dagaal ayaa soo gaaray Muqdisho maalin kadib markii Sheekh Shariif uu kasoo dagay garoonka Adan Adde, una sheegay saxaafada inuu u yimid sidii uu kooxaha diidan loogu yeeri lahaa wadahadal. Ilo wareedyo kale oo ayaan kasoo xiganay in labada mas'ul ay kulamo kale ku yeelan doonaan Villa Somalia, iyadoo wararku ay tibaaxayaan in labada ay si weyn isugu soo dhawaadeen, marka loo eego khilaafyada u dhexeeyay. Afhayeenka Al-shabaab ayaa horay ugu tilmaamay shirkii Jabuuti oo Shariifka Madaxweyne loogu doortay inuu yahay mid aan xarakadooda quseyn, isla markaana ay sii wadayaan dagaalada. Sheekh Nuur Baaruud [Gurxan] oo ah Afhayeenka culumada musaalaxada ayaa ka sheegay Muqdisho in kooxaha ku baaqay dagaalada ay ka digtoonadaan talaabadaas, una badalaan mid nabadeed. "Cidii dagaal ku baaqda ha ogaato dhibaatada ugu horeysa iyada ayay taabanaysaa, balse ruuxii doonaya mansab ama darajo ha furto xisbi Islaami ah, hana taageero Sheekh Shariif" ayuu yiri Sh. Baaruud. Sheekh Shariif ayaa tan iyo markii uu Muqdisho tagay wada dadaalo nabadeed oo uu ku doonayo inuu kusoo jiito kooxaha mucaaradsan xukuumadiisa, isagoo taageero ka haystaan shacabka. GAROWE ONLINE, Muqdisho
  3. I trust you to be more acurate on it. I know Mudane Cade's good will work beryahii hore before the xawilaad business started. He was a good samaritan.
  4. ^Lol. I can almost imagine how the conversation goes. But one thing I give them credit for is that they have a way with words, especially when it comes to saying 'anigu markaan yaraa... buurahaan ka duuli jidhay'. They are all Hercules sxb . Waa rageedi. Brother is more hilarious than you are I think .
  5. ^If this news is true then the Good Sheikh could have no more 'vital and important meetings'. Che, let's hope so. An agreement would really go a long way.
  6. Ah, Soy Palestina! You should watch 'Soy Cuba' to get the gusto with which the cartoonist says 'Soy Palastina!' Remarkable.
  7. The war-lugeed confirms this news. It even says Mansuur met with the Shariifka. Rumours so far.
  8. In the right direction. The journalists who've refused to broadcast Muxaadarooyinka live are due some credit here. Seems their good will has been picked on.
  9. Brother: Write about a Somali football team. You know, like those that go to play in Canadian tournaments. Lol. Typical of him, innit? Is he still dreaming of producing the ultimate team? NGONGE, adeer sheekadan 'excuse-ka' ah intaad ka baxdid, macawiista xaydo and start writing. Get to it son .
  10. Originally posted by Oodweyne: Mr. Ngonge , That I am wiling to do so (i.e., taking the micky part ); particularly if only such a meagre fare on their part would ever amount to something that could bring their hope of seeing the destruction of Somaliland , as they wishes on a daily basis.... But, I guess, as they say, every man has his own version of what he is only equal to or could only hope so. Hence, theirs is to hope a "mispoken pronouncement" by one single politician can bring the "doom-and-gloom" of Somaliland ever more closer, to their satisfaction. And mine, and those of us who are Somalilanders, are essentially to laugh that sense of desperate hope of theirs, which is that waiting for that "godly miracles" on their behalf. And, therefore, that I guess, is what you will call ( in your uncynical mode ): fair is fair, indeed... Regards, Oodweyne. Two thoughts, or two wishes diverge in their nature. It's only expectable that other Somalis would with banter entertain the wish of re-instituting Somaliland into Somalia, but it's altogether unexpected, and most importantly unacceptable, for any Somali to entertain a wish that prays for Somaliland's destruction. That someone would want Somaliland's destruction is I think partly warranted by the dichotomous and embittered reasoning you publish herein .
  11. Originally posted by Oodweyne: Mr. Ngonge , That I am wiling to do so (i.e., taking the micky part ); particularly if only such a meagre fare on their part would ever amount to something that could bring their hope of seeing the destruction of Somaliland , as they wishes on a daily basis.... But, I guess, as they say, every man has his own version of what he is only equal to or could only hope so. Hence, theirs is to hope a "mispoken pronouncement" by one single politician can bring the "doom-and-gloom" of Somaliland ever more closer, to their satisfaction. And mine, and those of us who are Somalilanders, are essentially to laugh that sense of desperate hope of theirs, which is that waiting for that "godly miracles" on their behalf. And, therefore, that I guess, is what you will call ( in your uncynical mode ): fair is fair, indeed... Regards, Oodweyne. Two thoughts, or two wishes diverge in their nature. It's only expectable that other Somalis would with banter entertain the wish of re-instituting Somaliland into Somalia, but it's altogether unexpected, and most importantly unacceptable, for any Somali to entertain a wish that prays for Somaliland's destruction. That someone would want Somaliland's destruction is I think partly warranted by the dichotomous and embittered reasoning you publish herein .
  12. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: Waxaan filayaa Sheekh Shariif in uu Qaranka Somaliland iyo Soomaaliya si fiican u kala guri doono. And what does this mean you all blind ?? ,, He simply repeated the same statement said by the former President, Igal (AUN) ,,,, Guuri or guri? Now spot that difference, ya Indha-dheere
  13. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: Waxaan filayaa Sheekh Shariif in uu Qaranka Somaliland iyo Soomaaliya si fiican u kala guri doono. And what does this mean you all blind ?? ,, He simply repeated the same statement said by the former President, Igal (AUN) ,,,, Guuri or guri? Now spot that difference, ya Indha-dheere
  14. ^Is it true that the Good Sheikh met with Abu Mansuur? That's the rumour I've heard in the East End. Juje, maanta ma tagtey shirarkii badnaa ee London ka dhacay? I was invited to one in Manor Park but couldn't make it. Insha-Allah will help organise another one soon enough. Today's one was attended by Somalis of all walks. Great atmosphere, I was told.
  15. ^Lol. Our language is beautiful,abti. Che, ol adna meel kale unbaad wax ka eegtaa
  16. I refuse to be emotionally victimised.
  17. You'll find me somewhere in the bottom depths. 'A quick annihilation is too good for humans. A horrible, fatal illness from outer space is only fair.' Bloody sadists. Quick does the job.
  18. ^Abu, yes because this time a national icon is there . And to prove that he is indeed an icon, not a shot was fired back at those qaran-diid militias. Sharif showed he cannot and would not have a single one of his subjects be harmed by exchanged fire, and took as president, the most appropriate decision. Surely that decision is a tactical and moral victory for the Sharif. Smart man.