ADNAAN

Nomads
  • Content Count

    377
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ADNAAN

  1. Who said the life of a reer mii wasan't fun, watch this documentary guys. Tolow what would have happened if they had to ride the camels instead of walking next to them for 7 days and I wonder what have become of that young man, ismaciil?
  2. 1. Al mujaahid Cabdilaahi Askar 2. Maxamed Cilmi Samater ( ina cilmi galaan) 3. Cabdi Shukri Xuseeen 4 . Cali qawdhan xuseen Xaaji.Magan(middle) 5.Al mujahid Kayse Cumar Cabdi
  3. Bristol MP from Bristol East (Kerry McCarthy) M. Ali Xeydar (far left)
  4. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Nin baa laga hayay "Alla maxaa dhakh nebiga baratay" ,,, Aar ninyo waali casidaa, show iska abu jeerrin baad aheyd JB . Dadka qaar baa yidhaa somalidu wey isku dayataa, oo hadaad maanta tukaan yar oo saalada geela iibiya furatid magaaladuba saalo iib ayey wada bilaabasaa. Imika bal eeg timo weyntan, meel eey shabaab iyo rag adagi isku heystaan ayey kuwani imika tusbax la dhex ordayaan. waxan garan waayey xagey qalbiga lagu dagaalamyo eey ka keeneen. waar qardaasihii iskaga noqda yaa yidhaa.
  5. ^glad you liked it inaabti, i just love to come on SOL when am revising and the 15 mins break turns out to be an hour but that is it am gonne diconnect the internet now. tcare
  6. As che said this war is not winnable but pleasing uncle tom is costing the Pakis very dearly. The repercussionsof this war might even lead to the destabilisation of this country of almost 200 mln. Swat valley could be worst refugee crisis since Rwanda, UN warns Almost 1.5 million people have registered for assistance since fighting erupted three weeks ago, the UNHCR said, bringing the total number of war displaced in North West Frontier province to more than 2 million, not including 300,000 the provincial government believes have not registered. "It's been a long time since there has been a displacement this big," the UNHCR's spokesman Ron Redmond said in Geneva, trying to recall the last time so many people had been uprooted so quickly. "It could go back to Rwanda." The army reported fierce clashes across Swat, a tourist haven turned Taliban stronghold. After a week of intense aerial bombardment with fighter jets and helicopter gunships the army has launched a ground offensive to drive out the militants to rout the militants from the valley. Commandos pushed through the remote Piochar valley, seizing a training centre and killing a dozen Taliban, a military spokesman, Major General Athar Abbas, said ---> guardin
  7. lol sabriya, dhaan dhaan buu matalayaa, waa wax waaln laakiin. check this one
  8. One more thing to watch out for Five Muslim community workers have accused MI5 of waging a campaign of blackmail and harassment in an attempt to recruit them as informants. The men claim they were given a choice of working for the Security Service or face detention and harassment in the UK and overseas. They have made official complaints to the police, to the body which oversees the work of the Security Service and to their local MP Frank Dobson. Now they have decided to speak publicly about their experiences in the hope that publicity will stop similar tactics being used in the future. cont. reading
  9. I watched it, he acts very silly in this one but the one I love most is the one where he sings: oh michale dhagjar...samad kasoo dhac. give us the link if you can find it yaa sabriya
  10. waar ninyow who needs these newcomers when you have legendaries like this guy
  11. lol @ the jewish conspiracy , the guy is the Somali version of Alex Jones
  12. where is the source yaa xaajiyo?
  13. Interesting topic we have here, It is true not many people have a strong idea of how an Islamic Somalia will look like. Adeer it will be Taliban style where there will be no borders, it will call for a perpetual jihad and strive to spread Islam in the hope that the mahdi or some other miracle of sorts will rescue the muslims , It is not easy I tell yaa, it is much easier to have a secular government inline with what the west wishes for us. This obviously entails not to take Islam too literal.
  14. ^^ she is referring to this http://www.somaliaon line.com/ubb/ultimat ebb.php?/topic/6/122 22
  15. Originally posted by Kashafa: Most people are just scared of telling the truth but wallahi that is the epitome of iimaan and tawakul alla allah. Keep up the good work brother.
  16. Cumar hashi and sharif are more or less the same, is the sharif yesterday and today.
  17. ^^lol, that is common sense. But we will prevail and protect our woman inshallah..amiin dheh
  18. ^^ lool, ragani dagaalk ma in la xadreynayo ayey u heystaan. shabaabku koob biyo ah u kaban maayaan kuwan.
  19. JZK Sabriya walaal. When it comes to recitations my favourite sheikh is Mahmoud Khalil Al-Husary (Ala yarhamu)--
  20. Salaanta islaamka ka dib, waxaa dhawaan khadka Telephonke ku wada hadley Sheikha jecel inuu maruun M/weyne noqdo, waa Hasan Dahir Aweys iyo Sheikha kale ee sida hawsha yar ugu fadhiistey kursiga dhiiga badani ku daato ee M/weynanimada Somalia. Wahadalkan Telephoneka oo ah mid caajib badan ayaa wuxuu u dhacey sidan soo socota. Dhaaaaalaaaaaaaaaaaa aaala, dhalalalaaaaaaaaaam, dhaaaaaaaalmam. · Xogheynta Shiriifka : Hello, Salama Caleykum · Sh.Hasan Aweys: Adeer Galaadu salaanta xaq uma uma laha ee ma jooga Ninkii murtidka ahaa, ee ridoobey · Xogheynta: Adeer cid murtida ahi halkan ma joogto ee yaad rabtaa. · Sh.D.Aweys : Adeer ma la hadli karaa ninka aad M/weynaha ku shegeysaan ee Muslinka ka weecday. · Xogheynta : Madaxweyne nin dagaalansan baa ku raba. · Sh.Shiriif: Salaama Caleykum Akhii waa kuma!!. · Sh.H.Aweys : Waar shiriif Salaanta islaamka ha yeerin, sowtaad muslinka ka baxdey. · Sh.Shiriif : Waan ku gartey inaad Saxiibkeygii Sh.Hasan Dahir tahey, walaal aniga Islaamnimo ma ka bixin, ee ma laga yabaa in adigu adgu qarda jeexdey ama aad dayaysan tahey, hada maxaad ii soo wacdey, sow maad go`aamin in Muqdisho iyo Koonurta Somalia dhiigii daadanayey ee aan is lahaa jooji, uu halkii ka sii socdo. · Sh.H.Aweys : Anigu Mujaahid Alla yaqaana oo xaq wada ayaan ahaa, hadana aan ahey. Adigaa na khiyaamey oo gaalada raacey, hadana waxaan kuu soo wacey in hadhow intii la dhihi lahaa nin baa la diley aad meesha iskaga cararto ciidakeena Mujaahidiinta ahi dhawaan waa soo galayaan Madaxtooyada. Dhiiguna wuu daadanaya inta ujeedadeena aan gaareyno insha Allah. · Sh.Shiriif: Ina Daahir Aweysow labadeenu weynu is ognahey, waxan dadka caamada aad ugu sheekeynasana weynu isla garananeynaa, walaalow maad qunyar iska dhahdid, kursiga ii banee waan u dhimanaya si looga fogaado dhiiga barbaarta Somaliyeed oo qubta iyo maatida barakaceysa. Nin dad maata ah oo muslina hoobiya ku garaacaya oo hadana leh Muslin baan ahey, mujaahidiina waan wataa adiga hortaa lama arag. · Sh.H.Aweys : Shiriifow adiga waxoogey waa run waa is ognahey, lakiin wixii aynu isku ogeyn sow adiga maad ka bixin, oo kursigii aan idin dhahey waar walaalow hadee aniga reer Gaalkacayo ahe ha la ii daayo, marka uu Cabdilaahi Yusuf tago, sow intaad dustey maad aayar ku fariisan , oo imaanad daba marteynin. Sidii ku heshiin karaa oo dhiig loo joojin karaa anigoo aan Madaxweyen noqon. · Sh.Shiriif : Haa waad nagu dhahdey lakiin sow ma ogid in adigu aad macangag aheyd oo markii aan ku dhahey, aynu miiska wadahadalka fariisano oo Abdilahi Yusuf iyo Xabishadana dalka ha laga saaro sidaana aan dhulkeena, Somalida Koonfureed ee colaada, Barakaca iyo abaaruhu ay dileen aynu ugu talino, sow maanad diidin oo maad dhihin, Asmara iyo Erateria oo Xabashi 2 ah, oo teedii u qiil la aynu iska dhex joogno. Markaa ayaan anigu tashadey oo aan ku dhaqaaqey in aan xalka meel kale ka doono · Sh.H.Aweys : Hadee walaalow Shiriif, waa laga yabaa in markii aad wada hadalka gashey aad sax aheyd balse waxaad khaldantey markii aad ogaaltey in adiga M.Weyne laguu doorto. · Sh.Shiriif : Maxaan ku khaldamey Ina Dahir Aweysow, sow koley meesha ninuun M/weyne kamuu nodeen. · Sh.H.Aweys : Hadee waxaad ku khaldantey waxey aheyd inaad tiraahdo Duqa Sheikh Hassan Aweys ee Asamara jooga ayaa kursigaa jecel ee ha loo daayo, oo dawlada inteeda kale ha la dhiso. Maanta dhiigaasi muu daateen. Alshaababkan iyo nimankan hada saaxiibka ku nahey in adiga lagu rido markaa meel ay markeen lama arkeen. Inkastoo hadaba aan ka cabsi qabo in dhexdayada ay ka qarxdo. Waxaan ka cabsi qabaa in Marka uu Afewerki i soo waco, ay dhahaan ` Gaal baa ku soo wacey dabadeed waad gaalowdey` · Sh.Shiriif : Waar Sheikh Hassan kursigan Xaga rabi ayaa laga qoraa, anigana weligey isma dhihin M/weyen noqo, dhiigna maan ku daadina, hadadana dalka ayaan rabaa in aad badbaadiyo, marka adiga diintan iyo Jihaadku waa kaa afka baarkiisa ee Kurisgan ayuun baad rabtaa, adiga mooyee cidii kale ee ku fariisatana waa gaalo murtidiin ah. Alshaababna waad ogtey in hadii aad dawlada rido in markaa sheekadinu aynu noqoneyso labadii dhurwaa ee Libaaxa raqda ka eryay ee dabeed ay dhexdooda ka qaraxdey. Hada maxaad xalka u aragtaa, dagaalka se ma joojineysa, oo dawlada ma soo raceysa · Sh.Hasan Aweys : Shiriifow nin aad kursigisii aad ku fadhido xalka lagama warsado , xalkana adiga ayaa haya, dhiiga Somalida ee dadaadanayana anigu ninkii kowaad ee daadiya ma ihi,raga iiga horeeyey waad garansyaa:- Siyaad Bare, Caydiid, Cali Mahdi, Cabdilaahi Yusuf, Yalaxow, Maxamed dheere, Moorgan gar dheere, Bare Hiiraale, Indhacadahan muslinka nasakhan ah iyo qaar kale oo badan, markaa mar hadii la joogo xiligii aan anigu ugu jaaniska fiicana dagaalku wuu soconaya inta Mujaahidiintu ay kursiga igu hubsanayaan. · Sheikh Shariif : Aweysow Ragaa aad sheegtey, Shiikhyo iyo diin midna mey sheegan jirin,ajanabi Afka duubteyna maatida Somaliyeed kumey karbaashi jirin, adigu maxaa diidaya hadii aad dhahdo Kursigaan rabaa ha la iigu dhinto. · Sh.H.Aweys: kkkkkkkk. Shirifow filimkan Shiekha iyo Mujaahidka ayaa imika socda, hadii aan dhaho Kursigaan wax ku dilayaa Mujaahidinta Qaadka cuneysa , dagaalkuna wuu karaar jabaya, markaa adiguba kurisga waxaad ku heshay Shiikh Qunyar Socad ah , anigu Shiikh xoog u socda ayaan ahey waxaa inoo balana Villa Somalia. Ama Afircan u yeero ama Reer Galbeed u yeedho ama Carab u yeero ama Mududool oo dhan u yeero kursigaa ku fadhiyi maysid. Mida kale Ajanabiga Afka duuban waxba ha dhihin adba African fuq waaweyn ayaa ku waardiyeeya · Sh.Shiriif: Ina Daahir Aweysow, rag hadii uu caaro dhuubta isla dhaco ninkastaa cidii uu doonayo ha u yeerto ee adiguna ama Daaliban u yeero ama Carab u yeero ama qaar diintu jiidhey u yeero, ama Indha Cade ha yiraahdo waleekeen oo Muslina ayaan hubkii ku wareejiyey, waxaanse kuu sheegaya wadadii saxaabiinkagii reer Galkacayo ee Cabdilaahi Yusuf marey ayaa ku huran ama meydkaaga Muqdisho la jiidjiid. Aniga Africanka i waardiyeeya Dal baa soo direy oo ay ka yimaadeen. Waxaase cajiiba nin Afka duuban oo dalkii uu ka yimid aan la garaneynin oo carruutaadii iyo maatidaadii qixinaya. Misana ku leh Muslin khaalisa oo diin iyo xaq ku taagan ayaan ahey. Aweysow wixii dhaca waa adiga iyo kuwaa afka duuban dumadiina. Waa mataalad iyo mala awaal. Waa Qalinkii Osman Omar Dool Oslo Norway source
  21. Paraganoo waxaa tidhiba lagu yidhi, gabeygaasi wuu ii gooyee..amiin to the rest
  22. ehm..ehm, I think this is a bit of a shukasi gone wrong guys..cheer up
  23. tu yar eey dhashey ayuunbaa igu fiicneyd . very touching buraanbur (gabay raguun baa tiryee )
  24. lol @ huufarka. this is one kiswahili gone wrong, very funny even though i didn't understand a word they said.