
Dhubad.
Nomads-
Content Count
1,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhubad.
-
Originally posted by Muslim Somali: By:Osman Jama Adam The Vice-President should be commended for his candor. He is popularly known in Somaliland as “WayDhaqaaq’day!” meaning “Somaliland is on the Move”. It is a popular phrase he uses when addressing the masses on public events. But based on his presentation on August 3, 2008, it seems Somaliland “May Dhaqaa’qin.” i.e. Somaliland is not moving. /fullpage.php?sscid=6796]Source [/url] Now I know where brother RedSea got the phrase Way Dhaqaaqday from
-
^ Adiga, Mr-Unknown, is it ok to call someone Murtad ? Like someone who supports TFG and so on....?
-
Somaliland minister Talaabo held prisoner in Ethiopian hotel
Dhubad. replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by unknown1: general'murtad'duke. who said asmara? where is your adeer? ^Subhanallah, plz refrain using that word "Murtad". Lately people started using that word loosely which is not right. -
^ Thanks Ibti. JB Dhiibaad kaga keentay keyboardka.
-
...That I am Mujaahid/Freedome fighter willing to die by the sword one day Inshallah.
-
Originally posted by Al Haashimi: It's a slow news day,,,, Duke can make his own news....watch him come back with countless articles on the security clampdown in Mogadishu and MO Dhere is doing great job
-
lool@nuune, Yaaba Form Four dhigtayba sxb....waa la ibootiyay. You didn't include the secret number that you have deducted from the total in your previous formula, hence why I ended up 12 So what is the secret number? Mise X baan ku raadiyaa
-
Abtigiis, I like your stories keep them coming. I guess most of your stories based on true events that has happened in that region? If that is the case Soomali Galbeed waa meel shidan. No wonder it produced a lot of our great poets, this is usually influenced by the cultural and intellectual tradition of the inhabitants of the region.
-
^^Nuuune your formula is wrong, I ended up 12 brothers and boy we are no where near at that number.....see wax u jiraan sxb.
-
Originally posted by Naxar Nugaaleed: If you ask me, the are themselfs terrorist and if i was a supposed dictator, i'dd round them up and have them executed or jailed. That is exactly what the warlords AKA TFG are doing already, killing and arresting innocent Odayaasha Dhaqanka so don't worry you wishes have been granted for now!!
-
^^Hassan6, I know the guy personally and he is anti-Ethiopian occupation so I don't know where you got your info from.
-
Maxamed Dheere oo lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey qaraxii lagu riiqmay ee shalay ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama Afhayeenka dhinaca siyaasada ee golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha ****** C/llaahi Xasan Abuukar (C/llaahi Dheere) ayaa ku ku eedeeyey guddoomiyaha uu muranku ka taagan yahay ee maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (M/dheere) inuu ka dambeeyey qaraxii shalay lagu laayey haweenkii nadaafada gobolka Banaadir ee ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho. C/llaahi Dheere ayaa intaa ku daray arintaasi ay ka dambeysay ka gadaal markii haweenkaasi ay ku dacweeyeen Maxamed Dheere inuusan wax dhaqaale ah siin jirin oo isla markaana uu lunsan jiray lala bar raashinka ay shaqadooda ku bedelan jireen ee ay bixiso heyadda cuntada Aduunka ee WFP, wuxuuna xusay in Maxamed Dheere oo taa ka xumaaday uu ka dib ku dhaqaaqay falkan, isagoo ka faa’iideysanaya xaalada adag ee magaalada Muqdisho, kana aargoosanaya falkii ay haweenkaasi ku dacweeyeen oo qeyb ka ah sababihii xilalka looga xayuubiyey sida uu sheegay. “Dad badan oo ay ku jiraan haweenkan markii xilka laga qaaday Maxamed Dheere waxay ku dhaqaaqeen banaanbaxyo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho kuwaasoo ay ku soo dhoweynayeen talaabada xilka looga qaaday isaga, Waxaan ugu baaqeynaa heyadaha samafalka ee dadkan masaakiinta ah cuntada ku shaqaaleeyey iyo shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iney gargaar la gaaraan lagana fiirsado shaqooyinka aan munaasibka aheyn ee ay xiligan loo dirayo iyadoo aan wax naf leh oo noloshooda kaafinaya la siineynin” ayuu yiri afhayeenka.
-
Odayaasha Beelaha ****** oo maamulkii hore ee gobolka Banaadir ku eedeeyay in uu ka danbeeyo weerarkii shalay lagu qaraxiyay haweenkii howlaha nadaafadeed ka waday Muqdisho. Odayaasha Beelaha ****** ayaa qaraxii shalay ay haweenka badani ku dhinteen ku eedeeyay in uu ka danbeeyay duqii hore ee magaalada Muqdisho ee xilka laga qaaday. Cabdullaahi Xasan Abuukar (Cabdullaahi Dheere) oo ah afhayeenka Dhanka Siyaasada golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ****** oo maanta u waramaya Shabakada Warbaahinta Shabelle ayaa ku eedeeyay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ee uu xilka ka qaaday Ra’isul wasaare Nuur Cadde in uu ka danbeeyay qaraxii haweenka badani ay ku geeriyoodeen ee ka dhacay wadada Makka Al Mukarama. Waxaa uu Cabdullaahi Dheere uu sheegay in hawenkasi ay gudbiyeen Cabasho ku aadan maamulkii hore in uusan wax dhaqaalo ah siin jirin isla markana dilkooda looga faa’iideeystya qilaafkii soo kala dhex galay Maamulka gobolka iyo xil ka qaadistii lagu sameeyay Max’ed Dheere sida uu sheegay. “ Dadkani waxaa ay dhibaatada ku dhacday mar ay soo gudbiyeen cabasho ka dhan ah maamulkii hore ee gobolka Banaadir ee la badalay” ayuu yiri Cabdullaahi Dheere. Afhayeenka Dhanka Siyaasada golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ****** ayaa ugu baaqay hay’adihii howlaha nadaafadeed ay u hayeen haweenkaasi in naftooda aysan Qatar u galin iyagoo aan la siin xuquuq ku filan iyo damaanad qaad buuxda. Iyadoo shalay ay aheeyd markii qarax shalay ka dhacay qeeybo ka mid ah wadada Makka Al Mukarama ay ku geeriyoodeen haween gaaraya in ka badan 10 isla markaana ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 50 haween ah ayaa hadana dhinacyada isku haya Siyaasada Dalka uu midba midka kale uu ku eedeeyay in uu ka danbeeyo. Shebelle Media Network - Source of Somalia News
-
^Do you mean the Ethiopians and the warlords AKA TFG? if so, you are right that is all they know, shelling indiscriminately, raping , looting etc. But don't you worry the good guys will take them out soon IA .
-
^Allah Yarxam, is sad news indeed.
-
^That picture is Ali Madoowe not the said commander. However, the news could be true .
-
Radovan Kradzic arrested! Now lets get Gen. Morgan!
Dhubad. replied to MAXIMUS POWERS's topic in Politics
^^^Bring Riyaale to justice as well....hadii kale nagadaaya sheekada -
lool@Dubad, I actually have a friend whose family's name is Dubad so maybe he is that family you are referring to. Reer Kanada waa laga yaabanyahay saaxbiib, wax walba way u horeeyaan.....Waa dadkii sheekada Bacmadoow bilaabay, qatar iga dheh! Malika, Faarahyaasha waxba iskumahayaan lugahaan baastada ah ma u malaynaanyo inaan model ku noqon karon!
-
^ Soomalidu Model badanaa, waaba layaa banyahay!
-
^Faarah, Welendo hadaad ahaan laheed you would have known better Good project indeed.
-
I love the lyrics. Dal shisheey Diidnay, Dalka ....jooxa Daadsan, Dalka Hooyayaalo Ku Dagaalamaynaa Aarlibaax indeed, their moral is too high, you can see it in the video and that is why they are winning. Thanks Abdiladif
-
Maxaad ka taqaan degaanka Haylaan iyo Qabrigii... Pics.
Dhubad. replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
^^^Odayga in taalo loo dhiso afadiisana dhagaxaan loo oodo xaq ma'aha. -
http://uk.youtube.com/watch?v=Eh234NN2cPw
-
Xasan dahir Aways Al Shabaab clan network blamed for Galkacyu murders
Dhubad. replied to General Duke's topic in Politics
Duke, could the mercenaries who work for the Ethiopians be behind this? Mise Ethiopiaku waa blameless..! -
^^lol@nimcatulfashuuq , it took me for a while to decipher that.